XAMDI BILAN IYO MAXAMED JAAMAC | KAAR IYO XANUUN | KARBAASH | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

  Рет қаралды 6,098,105

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Пікірлер: 714
@idiladanali4196
@idiladanali4196 4 жыл бұрын
Walee waxaan qirayaa reer Muqdisho in ay gob yihiin dadka masraxa saaran midba gobol buu ka yimid soomaalinimo taas baan u aqaan wixi la isu qabo meesheeda ha joogto laakiin wada dhalad soomaali waa mid viva magaala madaxda dalkeyga I Love Muqdisho
@hibocabdullaahiofficial8935
@hibocabdullaahiofficial8935 4 жыл бұрын
Thnks wll
@mubaarakloyan3223
@mubaarakloyan3223 4 жыл бұрын
waliigeen gobaan aheen maxaan unoqo weyney hooyada dalkaa nahee hooyo waa tii lagu soo hirtee
@Zizouu94
@Zizouu94 4 жыл бұрын
Taasi wa cadeene reer muqdisho ine gob yihin wa dad qabyaalad aqoon inkasto dhibatooyin bdn la kulmeen lkn still wa dad qalbi furan love my city muqdisho cadeey hooyadi umada somaliyeed 🇸🇴
@cookie1girl284
@cookie1girl284 4 жыл бұрын
1
@cookie1girl284
@cookie1girl284 4 жыл бұрын
A
@queensomali5463
@queensomali5463 Жыл бұрын
Inta Daawanysa Abwan Geesi Marku Dhintay Kadib😭😭😭Illhay Naxaristi jano Haka Waraabiyo isaga Io Inti dhimate Islama🤲😪😪
@amalyusuf1210
@amalyusuf1210 Жыл бұрын
Amin ya Rabb
@CaishoCise
@CaishoCise Жыл бұрын
Aamin yaa rabi Allow Unaxariiso
@dhooldheeman5488
@dhooldheeman5488 11 ай бұрын
Allah ha u naxariisto
@ckariinsuldaan1561
@ckariinsuldaan1561 2 жыл бұрын
Abwaan Geesi ALLE ha u naxariisto 🤲🤲
@zackdollarchannel2321
@zackdollarchannel2321 Жыл бұрын
Aamiin
@AbdulkadirAden-nz3vq
@AbdulkadirAden-nz3vq 3 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa Allah
@miminawewe2809
@miminawewe2809 Жыл бұрын
Abwaan Geesi naxaristo Jano Allah ku siiyo walalo😢😢
@abdullahiibrahim7609
@abdullahiibrahim7609 4 жыл бұрын
Xasuus ayay na galiyeen kuwaan wlhi 😱 Aad ayan u jeclaa dhagaysiga heestaan 2 legend ayaa horay u qaaday Salax Qasim iyo Hiba Nuura. Thanks Maxamad Jaamac iyo Hamdi bilan sida Aad fankii hore uso nooleeseen. Fanku waa kii hore 👏🏽👏🏽.
@muqdishogirl9244
@muqdishogirl9244 4 жыл бұрын
Reer Muqdisho weligiin saas u faraxsanaada waxba naga halaabaayo . somali dhan welcome bay ku tahay dalkooda hooyo caasimada waa hooyada dalka Baashaal wanaagsan 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@xamdibilan475
@xamdibilan475 4 жыл бұрын
Sheekadu waa rag iyo dumar xamdi bilan meeley iga jirto hadal ma leh❤😘isku hlyn bn ku qaba🥰
@ayaanaragsanayaancismaanxa1739
@ayaanaragsanayaancismaanxa1739 4 жыл бұрын
Xamdi bilan fanaandeena nooloow abid
@hodanhashi1844
@hodanhashi1844 4 жыл бұрын
O9
@misraaabdideerquurxled1635
@misraaabdideerquurxled1635 4 жыл бұрын
@@ayaanaragsanayaancismaanxa1739 szSw
@raxmoxirsi1506
@raxmoxirsi1506 4 жыл бұрын
Anigu codkeedaa iga gadn
@osmanabdi4197
@osmanabdi4197 4 жыл бұрын
oh!! m.a ☺☺😍😍
@wayelkajaqafsada3142
@wayelkajaqafsada3142 4 жыл бұрын
Wllhi maxamed jamac waa legend inaba caadi Maha waa bk ga muqdisho🔥way ku raxaysten heestan mo jamac and xamda bilan
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Bk Kan ha agdhigin waa abihiis bk dartii ayay dad bdn Ku barteen anigu ka mid ahay teda kale bk waa legend waligii hees copy muu qaadin se heestan waa copy
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
@@hanuush6787 adna ma ogthy in 1 heso hore loo qaaday dhadhanka ay ledahy aysan lhyn kun heso hada laqaaady kobigaba waxa dhadhan u yelaayo wa iney thy hes hore kana mcn wax jacbur ah bk leyne
@cabdifataxmaxamedbadal5816
@cabdifataxmaxamedbadal5816 4 жыл бұрын
Bidarta aya dishay ninka niyw muu timo beerto maxamed jamac mise waba ku xaragonaya ninku
@fartunabdisalam1006
@fartunabdisalam1006 4 жыл бұрын
Hamda Bilan Dhexyrtaan codkeeda iyo stylekeeda Waaba xidigta Mugadisho Waab athy Reer muqdisha Gabadhaas noo.ilaaliyo bqrtooyo waayee
@istel3283
@istel3283 4 жыл бұрын
Xamar nuurkeedaa u jeedo❤ muqdisho bilacadeed iyo karaamdeedii oo soo laabtaan u jeedo❤fanaanii qaaali ah baa u jeedaa❤❤heestaan waa Keenan Hamdi bilan iyo maxamed jaamac💕✍❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴muqdisho waa meel xor ah loona siman yahay.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MuuseMaxamed-e2v
@MuuseMaxamed-e2v 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@Mesi16
@Mesi16 2 жыл бұрын
Ur fan from Ethiopia!!! Dramatic and lovely song, though can't understand the meaning.
@Ensuldaan
@Ensuldaan 3 жыл бұрын
Hees iyo badh walle heestaan xasuus ayeey igu leedahay saalax qaasim naaji iyo hibo nuura Mesheedi ayey mariyeen maxamed jamac iyo hamdi bilan Mahadsanidiin bahada Abdiaskari tube
@ciisexayaata6161
@ciisexayaata6161 4 жыл бұрын
Labaduba inta codkooda ku heysata aawayxamdI b iyo maxamed j ismuujiya
@aminoomar2072
@aminoomar2072 4 жыл бұрын
@Mustafa Ismail att iyo 5
@mowlidmohamudali3827
@mowlidmohamudali3827 4 жыл бұрын
Anaaa kmid
@abdiahmed9359
@abdiahmed9359 4 жыл бұрын
Good
@monirhirsi4347
@monirhirsi4347 3 жыл бұрын
@@aminoomar2072 Lo
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 4 жыл бұрын
Xamda bilan♥️ Fans from Djibouti
@jawharaxasan5120
@jawharaxasan5120 Жыл бұрын
Xamdi bilaney salaan sare
@horiyoningeeyahaguursado2387
@horiyoningeeyahaguursado2387 4 жыл бұрын
Heesta markay 1 million gaarto isoo waca 👌😘✌️
@liibaandhaanto8828
@liibaandhaanto8828 4 жыл бұрын
Way gaadhay KZbin ka maan kaa soo wacaa
@sihamtahlil9623
@sihamtahlil9623 4 жыл бұрын
Igu halay inaaa kuwaco
@sabiriinfanah3860
@sabiriinfanah3860 4 жыл бұрын
hye mcny wy garty kly bl 🔥😍💋
@horiyoningeeyahaguursado2387
@horiyoningeeyahaguursado2387 4 жыл бұрын
saprina Fanah sapina❤️😘
@sabiriinfanah3860
@sabiriinfanah3860 4 жыл бұрын
@@horiyoningeeyahaguursado2387 🔥😍💋
@guure6838
@guure6838 2 жыл бұрын
Allha ku naxariisto abwaan geesi😢
@MuuseMaxamed-e2v
@MuuseMaxamed-e2v 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@MuuseMaxamed-e2v
@MuuseMaxamed-e2v 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@dhalboqortooyogm5252
@dhalboqortooyogm5252 4 жыл бұрын
Heestaan waxaa hore i qaaday Saalax qaasim from idoorqadaadweyn iyo Hiba nuura maamdii fanka from Aden impire. Laba fanaan ee aan kala dhicin baa qaadaya Barteedi bey dhigeen. 👍❤️😎
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 4 жыл бұрын
Mohammed jamac iyo Hamdi bilan inaba caadi ma ahan heesta mesheedi bay dhigeen😍😍😍😍 Thanks 😍😘
@indhouroonindhodeeraaleey6608
@indhouroonindhodeeraaleey6608 4 жыл бұрын
Ani waaan ku haystaa in heesihii hore lasoo cusboonaysiiyo mahadsanid Abdiaskari
@updykieryoungchannel5640
@updykieryoungchannel5640 Жыл бұрын
This song was my favorite but when abwaan gesi passed away seeing his face on the video always change my mood rest in peace 😢😢
@raaxozak6599
@raaxozak6599 4 жыл бұрын
Shadiyo sharaf iyo subaar abdi fatax yare keep going wlhi wan isga jeclahay ❤❤❤❤
@mohamudovzenden3875
@mohamudovzenden3875 3 жыл бұрын
Even tho its other ppl song bt without doubt Jama & Hamdi have made even So Macan ..can I say Hamdi is the best female musician of this generation her voice inatoa nyoka pangoni & modesty she's Masha Allah good example (always on head gear(
@ifraax14omer35
@ifraax14omer35 3 жыл бұрын
Dfsvsfdxgsgdsfgsxghk HD dghg
@milgomohamed428
@milgomohamed428 3 жыл бұрын
Bnnn
@alioucisse3207
@alioucisse3207 2 жыл бұрын
Nice comment lkin hawa shikanishi kiswa andika kisom tafadhal
@saharaabdi6628
@saharaabdi6628 2 жыл бұрын
Kweli kaka
@killerpriest00
@killerpriest00 Жыл бұрын
Zenden frm ktl?😂😂
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
Xusuustii maamadii fanka Hiba nuura iyo legend saalax qaasim👌👌 Meesheedi bey dhigeen hubaal
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay sidaad u faahfaahisay dsdka qaar waxay moodeen dadkan inay ayaga heestan leeyihiin marka inay Original heesta dad u lahaa waad qeexday si dhalinyarta cusub aan loo marin habaabin waxana laqaday sidan u malaynayo 1979
@anfacitoibrahimm7137
@anfacitoibrahimm7137 4 жыл бұрын
Ma hees hora hestan laxankeda ladhacay
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
@@anfacitoibrahimm7137 haa maadan dhalan markii laqaaday 1979 meelahas ayaa laqaaday
@anfacitoibrahimm7137
@anfacitoibrahimm7137 4 жыл бұрын
@@musemuse6648 bismilahi🏃🏃
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
@@anfacitoibrahimm7137 haa cadeey hiba nuura iyo saalax qaasim iska leh heeska C~Azkari aa qaldka iska leh oo ma uusan xusin dadki heeska lahaa qoraal yar ee uu shaashada soo saaraba ALLAHA ka dhigee
@habsahassan3189
@habsahassan3189 3 жыл бұрын
Manshallah wow labada fanaan si fiican bay oo la keeneen original kii heesta ninka tumay heestaas waa faro dahab Manshallah 💕
@rafiiqofficial
@rafiiqofficial 4 жыл бұрын
Waxan sugayay inbadn Xamda bilaan qof tagero kaligedaah inbadn
@nimcoxirsi4270
@nimcoxirsi4270 4 жыл бұрын
Waxaan
@nimcoxirsi4270
@nimcoxirsi4270 4 жыл бұрын
Hjiek9
@sayeuuuqcade
@sayeuuuqcade 4 жыл бұрын
Be Be in class. v Co c
@sayeuuuqcade
@sayeuuuqcade 4 жыл бұрын
@@nimcoxirsi4270 LL
@suudiyaayedybala1398
@suudiyaayedybala1398 3 жыл бұрын
@@sayeuuuqcade p0weqq
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 4 жыл бұрын
Heesta way keenen labdooduba cod iyo jiliinba👍👍👌 Laakin dadkan faraha badan ee hadana faraha wada taagtaagaya sidi dad waalan oo kale ayaa heestiba nahda ka qaaday. Uuuf goorman arkayna hees loga kala baxay masraxa fanaanka iyo makaroofanka bes.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 4 жыл бұрын
beenta ma aha heesta dadka faraha badan ba dilay
@deeqocali1146
@deeqocali1146 3 жыл бұрын
Hees waa hesihi hore eshcala erayo mcn😏😏😏😏💔❤💘
@salaaniofficial5654
@salaaniofficial5654 4 жыл бұрын
Hambalyo abdi askari the one and only 500k ducada youtubeka halaigu cazuumo hadii kale waan kaala laabana markaa ducada sii diyaarineysid ani iyo kooxdeyda minus ku gelinaa 100k anaa iska leh
@abdirahmannuunow5011
@abdirahmannuunow5011 4 жыл бұрын
jilintanka ka heelay heesta hadey jilintaan la heen ma nuureeso keep going Alfanan maxamed jamac iyo xamfi billan
@shankaronmohamed5078
@shankaronmohamed5078 3 жыл бұрын
Lkn maha gabdha inuu ku dhag dhago🤭🤭
@quenisquen7184
@quenisquen7184 Жыл бұрын
Alle. Waa. Madhinte. Waxaan ujeedaa nin nugu qaliya ilaaahow kuunaxariiso. Aamiin yarabi🤲🤲
@فايزهمحمد-ف4ن
@فايزهمحمد-ف4ن Жыл бұрын
Illahay ha u naxariisto abwaan geesi
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
Xamdi bilan aadbaan ujeclahay😭🌹💖
@mohamedhassanmohamud3651
@mohamedhassanmohamud3651 4 жыл бұрын
Nn reee guricel ah qabo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@mohamedhassanmohamud3651 Labada maku qabi karnaa lol😂😂😂
@horiyoningeeyahaguursado2387
@horiyoningeeyahaguursado2387 4 жыл бұрын
Yaa ila arka in KZbin ka abdi askari have million garay ❤️
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 жыл бұрын
com wllo
@anfacqali4494
@anfacqali4494 4 жыл бұрын
Guul abdiaskari💗✊💪
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 4 жыл бұрын
Waaan jeclhy xamdi bilan in heesaha hore oo dhan dib usoo qaado ❤❤
@ifraahdhiif7684
@ifraahdhiif7684 4 жыл бұрын
Naaa mahaaysaa kalintada 😁👌
@cabdirizaqcali9226
@cabdirizaqcali9226 3 жыл бұрын
6
@hanadhari6062
@hanadhari6062 4 жыл бұрын
Dhashii Hg❤🔥
@oraahsamelyrics7205
@oraahsamelyrics7205 4 жыл бұрын
Saruur io saleeman is Helay✅😁
@Aamaliaaaaa
@Aamaliaaaaa 4 жыл бұрын
Dhal boqortooyo 🔥🔥🔥
@abaadirguulwade1288
@abaadirguulwade1288 4 жыл бұрын
@@oraahsamelyrics7205 hamda saruur miyaa
@daahiryare1067
@daahiryare1067 4 жыл бұрын
❤❤
@canabcabdulaahi7131
@canabcabdulaahi7131 4 жыл бұрын
@@abaadirguulwade1288 haa
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Abwaan Geesi Allah ha u naxariista
@mohamedomar9575
@mohamedomar9575 2 жыл бұрын
Wallahi heestaan!!! ❤️❤️❤️❤️
@geenyadacaad2456
@geenyadacaad2456 Жыл бұрын
Abwaan geesi allah unaxaristo
@ikraanahmed7533
@ikraanahmed7533 4 жыл бұрын
Qofkii sadexad Saan usugeynaay waan dalny thnks wlll
@mohamedabdid7325
@mohamedabdid7325 4 жыл бұрын
Legends Saalax qaasim iyo hibo nuura ❤❤❤❤
@khadardayax7145
@khadardayax7145 3 жыл бұрын
Bk
@basadiir1226
@basadiir1226 4 жыл бұрын
HeestaN 1m way Gaaree iga Qora shacabow✊
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 3 жыл бұрын
2m markey soo garty ban kusoo slamay bro looz
@korneylamiir5623
@korneylamiir5623 3 жыл бұрын
2.5m
@Idiris17
@Idiris17 2 жыл бұрын
Lejenow 4m mar ay dhaaftay baan daawanayaa
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 Жыл бұрын
2023 ayaan daawanaya Mogdisho Soomaalinimo🌷 Abwaan Geesi Alle Ha Unaxariisto
@sylvation58
@sylvation58 4 жыл бұрын
Fanaanka iyo fanaanada codkoodu waan kahelay 😍😍🔥
@sumayocadeey6192
@sumayocadeey6192 4 жыл бұрын
Maxamed jaamac iyo xamdi bilan inaba aadi ma ahan keep going
@daletaalidaleta8838
@daletaalidaleta8838 4 жыл бұрын
Waa ereyadii Abwaan Cabdilaahi Diiriye Sooraan waxay ku jirtay riwaayadii Dhado roob noqon weyday Codkii Saalax qaasim iyo hibo nuura heestan wxaa loola danlahaa jeneraalkii cali samatar oo tumaal haaa KOL BAAN IS IRAA KUFOO KAC BAL KOW DHEE KADAALIGAA AAN AAMINAAYEE BAL LABA DHEE INTAN KADALOOBSADAA BAN HADANA KAMBADHUUDHSADAAYE BAL KAALAY JACAYLKII AAN KA BAQAY BAA KASHAYDA IGU FARIISTAY INTAA IGU SII KORDHAAYOO KILKILIS BUU IGU HAYAAYOO ANIGU KAARKIYO XANUUN BAA KULEYL BAA IGA BAXAAYEE
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 3 жыл бұрын
zhp qisaada noo faafaahi plz oo sbbta noo sheek
@iskaashichannel143
@iskaashichannel143 4 жыл бұрын
waaaw run ahaanti aadbaad umahadsantihiin heestii kabuldhe salax qasin iyo qadra nice song abdi askari keep going boss adina com boss
@horiyo2491
@horiyo2491 4 жыл бұрын
Saalax iyo hibo maxamed
@israladan1431
@israladan1431 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto abwaan geesi 😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdihamidmohamed98
@abdihamidmohamed98 Жыл бұрын
Anba marka ugu horeyse asagan aqoonsade 😢
@danahedataqaano6586
@danahedataqaano6586 4 жыл бұрын
Wax badan ban sugayey hestan ❤❤❤🔥mohamad iyo Hamda❤
@ibrahimabdi2558
@ibrahimabdi2558 3 жыл бұрын
Waa ereyadii Abwaan maxamed aadan dacar
@doolxaaji8176
@doolxaaji8176 4 жыл бұрын
Hees waaa heesihii hore hibo nuura iyo saalax qaasim heesta orjinaal inaad kalgaceyl abuurto ragbaa kaasii koreeyo ereyo micno xambaarsan
@najiibyare4483
@najiibyare4483 4 жыл бұрын
Thanks sxb waan Mali jiray lkn fanaan inta qaaday baa iga maqneed
@tikhboallaabtasanrabaa2650
@tikhboallaabtasanrabaa2650 4 жыл бұрын
waxkale
@Abdikadar.
@Abdikadar. Жыл бұрын
Allah unaxariisto abwaan Geesi 😢😢 Maxamed jamac legendkas cawa baa ludo star kuwada dheeli hayna Talex Aaga pravo😮🎉
@ilwaadqurux5
@ilwaadqurux5 4 жыл бұрын
Xidigaha muqadisho sanda shidan 😁😁 tolowa xidigaha geeska xagee kuu danbeyen 💕
@adanhasan524
@adanhasan524 4 жыл бұрын
Keep going smart
@omars4629
@omars4629 4 жыл бұрын
Naa ma hysa kalintadii😂👆♥️🙈
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 3 жыл бұрын
👌Naa hurdada ilatagtay😂
@aminaadan1087
@aminaadan1087 3 жыл бұрын
M.a wlx keep going
@inyarkuqanci7378
@inyarkuqanci7378 3 жыл бұрын
absolutely the best, ❤️ from hargeysa!!
@abdifatahahmedadoonkialle4797
@abdifatahahmedadoonkialle4797 3 жыл бұрын
M00mm
@Yonisaj12
@Yonisaj12 3 жыл бұрын
I didn't understand a word. Do u?
@inyarkuqanci7378
@inyarkuqanci7378 3 жыл бұрын
@@Yonisaj12 yes, most of it. Do you speak somali?
@karaikulul6146
@karaikulul6146 4 жыл бұрын
Talaxii bariyaxan danbee jclkadaa igubadanayaa xapipty keep going Ayan kuleyaxay xamdiii xaragooy🥰
@qadraabdi1069
@qadraabdi1069 4 жыл бұрын
Heestan sidaa u sugaye lee saacad walba waxan fiirinaaye KZbin ka abdi askari thank u wall
@cabdisamadjamac6771
@cabdisamadjamac6771 Жыл бұрын
Alla Yaa Arxamu raaximiin Abwaan Geesi Shp Rapi Janadi Haku Bishareyo😢
@fatimaadam5760
@fatimaadam5760 4 жыл бұрын
Wow masha Allah waanka helay mohamed jama iyo xamdi bilan ilaahay ha inoo xifdiyo fanaanintena somaliyeed
@mudhialqardhawi9697
@mudhialqardhawi9697 4 жыл бұрын
hamdi waa,so dhawyse hiibo🙏🙏❤
@omermohamed8981
@omermohamed8981 3 жыл бұрын
Cabdi askari tuyube ku soco Malin dhow 1 million insha
@sadiq07
@sadiq07 4 жыл бұрын
adaa gohoshada bilaaway naa ma heysaa kalintada waaw nice song
@abuomar220
@abuomar220 Жыл бұрын
Abwan geesi alaha unaxaris
@ardomuhumed3360
@ardomuhumed3360 Жыл бұрын
Amin Amin yaa rabii 🤲
@HassanJirow-ut4cx
@HassanJirow-ut4cx 13 күн бұрын
he sing a song that make someone his tears to come out, if not by language barrier.exactly the way it is❤
@dahirsirat7975
@dahirsirat7975 4 жыл бұрын
Waaw hees shidan mjq iyo xmdi bln and ❤❤❤
@husseinmohamed573
@husseinmohamed573 3 жыл бұрын
Eid Mubarak
@mohamedfarah5077
@mohamedfarah5077 Жыл бұрын
@karinaali63
@karinaali63 4 жыл бұрын
Xamdi bilan she so beautiful always beautifully keeping going girl
@mohamedxabeeb9163
@mohamedxabeeb9163 4 жыл бұрын
Make up lewaa yala gaaada
@bilannuur4543
@bilannuur4543 4 жыл бұрын
Make up wax ma qurxiye quruxda waa loodhasha
@somalitv9331
@somalitv9331 4 жыл бұрын
@@mohamedxabeeb9163 chanalkeda tag ruwayadaha iyo barnamijyady samyso wx makeup ah ma marsana maseerku waa wx xune masha allh u dheh quruxdeda
@abdihakinibrahimofficial9120
@abdihakinibrahimofficial9120 9 күн бұрын
Allaha unaxaristo
@FuaadAhmed-r3e
@FuaadAhmed-r3e Жыл бұрын
Allaha unaxariisto Inta dhimatay ee kujirta Muuqaalkaan Sida Abwaan geesi iyo Yurub beela
@traderchnnel1159
@traderchnnel1159 4 жыл бұрын
Jilniinka maxamed jaamac👏👌✅
@nickmic3728
@nickmic3728 Жыл бұрын
Allah ku naxariisto abwaan geesi ❤❤❤
@zakariyeabdi1824
@zakariyeabdi1824 4 жыл бұрын
Waaaaw waxn qiray dadku wax mideeya inay layhiin lkn fanku waaa huga wallalanta shanta soomaliyeed
@kalaayofficial4921
@kalaayofficial4921 2 жыл бұрын
3 8m wa cjib
@phaatiibrahim4084
@phaatiibrahim4084 4 жыл бұрын
Abdi askari wllow nooso wada barnaamijka halmar duca qabe🤗❤
@cabdiraxmaanclaahi4401
@cabdiraxmaanclaahi4401 4 жыл бұрын
yaa ilasogahya lamaniyasha qarni CABDIFATAX YARE&SHAADIYO SHRAF
@shariifshaaciyeofficial5502
@shariifshaaciyeofficial5502 4 жыл бұрын
Waaaaw waa leys hayaa maxamed jaamac is adkeey bro 😃😃😃
@ibrahimibrahim7385
@ibrahimibrahim7385 3 жыл бұрын
Thanks biibi xamdi iyo walaal maxamed jaamac
@bareomar4050
@bareomar4050 Жыл бұрын
Dhamaanteen waan dhiman doona Abwaan geesi maanta ma noola Illahy ha u naxariisto
@hakimaawea6203
@hakimaawea6203 2 жыл бұрын
People
@mariyomohamedyusuf4904
@mariyomohamedyusuf4904 4 жыл бұрын
Shaadiyo shraf sey mac uleedahy aan ka heli
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 жыл бұрын
Wow labaduba makala dhaxad sii fican aye u jiilen 💯💯💯❤️❤️❤️
@mohamedfarah5077
@mohamedfarah5077 Жыл бұрын
❤❤❤
@aishaalisuleyman5410
@aishaalisuleyman5410 4 жыл бұрын
Wx kle weyh hala karbazho nimanka 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏😜👏
@gulledyare7852
@gulledyare7852 4 жыл бұрын
Good Waan ladhacay jiliinka Gabadha ha
@osmanabdi4197
@osmanabdi4197 4 жыл бұрын
Tanks mohamed jamac😍😍😍
@farhiyaawil4102
@farhiyaawil4102 4 жыл бұрын
walahi waa fananin cad macaan waliba xamda bilan saaid baan udha giistaa heesa heeda waxyabaha aanku jeclahay waxaa kamida dagananta wiilka xataa waa qatar fanka xamar waain lashidaa
@misraaabdideerquurxled1635
@misraaabdideerquurxled1635 4 жыл бұрын
maa shaallah Xamdi biran 💗💗💗💗💔💓🎂🎧warun
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 2 жыл бұрын
Wa laal jecel channel Wan kuso boqanay e nasoboqo Pro
@mumtaazmuhumed7686
@mumtaazmuhumed7686 4 жыл бұрын
Iftiinka rer muqdisho qalbigaa idin kasalamay wlh muqdisho waan uxiisa😭😭👈
@waaleygudaalay2181
@waaleygudaalay2181 3 жыл бұрын
Heestan Kabankeeda oo horey u qaadeen Saalax qaasim iyo Hiba nuura ninki dhageystay tan wuuba naca😷. i love dadki hore😗.
@mohamedfarah5077
@mohamedfarah5077 Жыл бұрын
😢😢
@kamilaalinor7329
@kamilaalinor7329 4 жыл бұрын
Anige kaar iyo xanuunba kuleel buu igu haaya, adigaa kuhashade bilaabay maheeysaaa kalintaadii
@abdirahmanmohahanshi5770
@abdirahmanmohahanshi5770 4 жыл бұрын
Maxamed jamac codkiisa ayaan ku haaYstaa ani ✔✔💯💯
@abdiwahababdi2242
@abdiwahababdi2242 3 жыл бұрын
Nice video for hamdi bilan
@omarzulekha7305
@omarzulekha7305 2 жыл бұрын
Wow my song 💘🎆🔥🔥🔥🔥🔥
@maryanmuse8506
@maryanmuse8506 3 жыл бұрын
Shib iska dheh!!!
@mowlidmohamudali3827
@mowlidmohamudali3827 4 жыл бұрын
Kar io xnuun
@farxiyaahmed3852
@farxiyaahmed3852 4 жыл бұрын
Labo fanan an tageero xamdi bilan iyo maxamed jamac axla sawt❤🥰
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
Real Man relocate to Remote Controlled Car 👨🏻➡️🚙🕹️ #builderc
00:24
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,7 МЛН
ABDIRISAQ ANSHAX & NIMCO DAGAN | GEELJIRE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:53
dag dag aho  Free  Ahmed Madoobbe
17:11
S Studio
Рет қаралды 3,3 М.
SAHRA CUMAR DHULE IYO DALMAR YARE HEESTII DHABTA MIYAAN KUSAARA
10:10
SOMALI VIP STUDIO AHMED UGAASKA
Рет қаралды 6 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 13 МЛН