Is-afgarad Hordhaca & Somliland oo dib loga maqlayn dadkena DDS lagu xasuqay !

  Рет қаралды 51,584

Dal Jire Tv

Dal Jire Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 277
@MaxamuudMeecaad-b6j
@MaxamuudMeecaad-b6j 18 күн бұрын
Jamac maanta waan ku taageeray run sheeg ❤
@ImraanIbraahim-b7x
@ImraanIbraahim-b7x 18 күн бұрын
Jaamac waa yeel baad uhadashay itoobiya inama kala jecla from isaaq
@biletosane
@biletosane 18 күн бұрын
Shacabka dacawalay way is xoreeyen.
@SacdiyoNuur-u1l
@SacdiyoNuur-u1l 18 күн бұрын
All side take the peace NOTHIN IS IN SOMALI v SOMALi CONFLICT if you GONNA fight ANYONE it should be OROMO AHMARA etc BE SMART my PEOPLE
@SaleebaanMaxamuud-c5j
@SaleebaanMaxamuud-c5j 15 күн бұрын
Aar dadka aad xasuuqdeen dib uma xasuuqaysaan insha allaahu waxaana iska kiin celin doona rag alle meesha ku abuuray
@9Warda
@9Warda 18 күн бұрын
Laba maamul ismay layne dad shacaba iyo liyuu bolis ayaa is laayey oo liyuu boliska shacabka xasuuqay
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@loo6837
@loo6837 18 күн бұрын
Sanadkii 35aad ayaan galnay oo aan xabad kali ah xal ku raadinaynaa anagoo isticmaalayna qabiil iyo koox ilaa aan wadanka gaarsiinay haadaan aan kazoo noqosha lahayn!
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 18 күн бұрын
Allaah , nabad , dadka hakala dhex dhigo .
@Jabrillq-z3u
@Jabrillq-z3u 18 күн бұрын
Somali meelkasta ay jogaan waxaan urajaynayaa cafimad qab, nabad, barwaaqo, iyo in aan midowno, Jamac runtaad kahadashay mahadsanid.
@aliismael585
@aliismael585 18 күн бұрын
Dadka la xasuuqay cid iskaga hadhaysaa xita somaliland haddii heshiis la tahay killinka dacwada way socobaysaa ilaa federaalku soo dhexe galo
@MaxamedCishqi-o4q
@MaxamedCishqi-o4q 18 күн бұрын
Mansha allaah somali dhimataa waa udan itobiya waa runtan ee alle somali alle is af garad iyo xall iyo nabada iyo xaqa hagarnsiiyo insha allaaah aamiin aamiin aamiin
@MahadFaarax-u7k
@MahadFaarax-u7k 18 күн бұрын
Ilaahay haku sharfo Walaal Suxufi Waayo -arag nimo iyo Lexejeclo umadiisa ka leh ayaad tahay.
@khadijac9841
@khadijac9841 18 күн бұрын
😂😂😂😂 mamaanta ayuunbaad dhagaysatay jaamac berina waxkale ayaad kamaqli
@jamahussein6860
@jamahussein6860 18 күн бұрын
Faragod: 😂 wali wey wadaan afxumadii iyo hanjabaadii 😮 caqli waa baa dhacay ilaahay mooyee yaa daweyn kara 😂 .?سبحان الله العظيمولا حول ولا قوة الابالله العلي العظيم
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 18 күн бұрын
Ilahayow maxaa inamo yaryar inaga gumadmay hubka culus alayle hubsiniyi hakad buu ubahanaa alahayow xaqa natus oo isukaya sakhir amiin
@HardTalk1
@HardTalk1 18 күн бұрын
***Rag badan oo hadla waad dhaantaa, laakiin waad la raagtay***
@seed3966
@seed3966 18 күн бұрын
Asc 👉👉👉war qolada hargeisa wax eeyna aheyn yeey ismoodeyn gooxdaas soomalidiidka ah waa dad sarqaansan werye bal ayagoo shufto ah ayey bey police kiibey laayeyn misana waa ooyaayaan waa xanuunsan yihiin baad moodaa runtii 🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰🪰
@maryanmohamed6688
@maryanmohamed6688 18 күн бұрын
Waaryaahe Cagdheer Baa Sakhraan Leh Oo Qadhmuun Iyo Farsho Samaysta Oo Caba.
@quruxsan70
@quruxsan70 18 күн бұрын
@@maryanmohamed6688hoyadaa idooortaa aheeey aya marqaaan iyo quruuun iyo folxumoo kugu dhashaaay ilma qomuluuud ilma marqaan
@somalew39
@somalew39 18 күн бұрын
Kilil dir leedahay waa in dhakhso loogu dhawaaqaa oo lahirgaliyaa hadii allayidhaahdo
@xagar77
@xagar77 18 күн бұрын
kililka dirtu waaba jiraaye maku labaad baa loo baahday? kililka 6aad caasimadiisu hargaysa ay tahay waxa isla leh dir iyo lafta nagaa iyo urur samaale. if you need another one let's know.
@Abdinoor51
@Abdinoor51 18 күн бұрын
War iska aamu
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 17 күн бұрын
Dir waxay wa ka degan kili4 oromoya .ee kilil5 a degane hawiye iyo cise ays degan iyagana dir ma ahan
@xiinfaniin1757
@xiinfaniin1757 17 күн бұрын
@@xagar77 wuu jiraa ee ku biir kan oromada
@maxamedkaahin8637
@maxamedkaahin8637 18 күн бұрын
0:44 0:46
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 18 күн бұрын
Walalayal kibirka jojiya aniga kaso jedo ethio makala jecla qabiilkad tahay kuwa imika dhibatada shidaya ogow ALLAH SWT wu idin arka dadka walalaha kala qeybinayzan jojiya wana unastexen
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 18 күн бұрын
masha Allah one love somali
@MaxamedAxmed-w9d
@MaxamedAxmed-w9d 17 күн бұрын
Warkii ogaadeen loohiilinwaayay ahead itoobiya waxkasheegaysaa daalin
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 18 күн бұрын
Alhamduulillah ! InnshaAllah nabad Soomaali
@sabaahhersi1909
@sabaahhersi1909 18 күн бұрын
Jamacow somalida kuno Itobiya isujiid wll waa dad walaloha
@maxamedkaahin8637
@maxamedkaahin8637 18 күн бұрын
🎉war ya cag dheer noomatali nayso wa bilaa cadaalad
@Jabrillq-z3u
@Jabrillq-z3u 18 күн бұрын
Waxii qilaf ama dhib dhacay nabad halagu xaliyo
@abdulhussein873
@abdulhussein873 18 күн бұрын
Absolutely you right sidii ugu wanagsaneyd ii ugu macquulsaneyd ayaad ula hadashay labada dhinacba
@MustafeAbiib-w8b
@MustafeAbiib-w8b 18 күн бұрын
Way.kaaga.dhagtay.soomaaljnd.bee naale
@biletosane
@biletosane 18 күн бұрын
Shacabka kale ee deegaanka waxaan leeyahay ku daydan shacabka dacawalay.
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 18 күн бұрын
Maashallah
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 18 күн бұрын
Walalayal nabada ilaliya o diintina ilashada dagalka diinta aya so dhaw ethiopia waxay la safan donta yehuda imikaba way la jirta ciidamo habashi ah aya ka dagalamya imika Gaza xasuuqaya falesfine yehuda waxay rabta inay xoog ki qabzato aduunka xita marekan ayay qadka kasari donta already inside ayay ka dishay bulshada waxa qudhunka ah o dhan waxa gacanta kuhaya wa Yehuda. Allah swt xarigisa qabzo insha Allah ❤
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 18 күн бұрын
Ly police is ex ONLF.
@YasiinXasan-g8p
@YasiinXasan-g8p 18 күн бұрын
Arab reer Isaaq is dilay
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh 17 күн бұрын
New boolis iyo samane weeye😅
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 18 күн бұрын
Dagaalkii Ogaadeen iyo Arab iyo Dayuus boliiska oo garabka saaray ogaadeenkoodii
@AhmedAbdallah-nm7fm
@AhmedAbdallah-nm7fm 18 күн бұрын
You are talking about your own point of view or your opinion in general, not about the event that took place or the areas where the war took place. I see that you do not know the names of the delegation from Somaliland, while the Somali Ethiopian figures did not make a mistake.
@XasanMaxamed-ei9le
@XasanMaxamed-ei9le 18 күн бұрын
Waligeey.jaamac.maantaan.taageeray.
@farhiyajama2510
@farhiyajama2510 18 күн бұрын
Ilahayow maxaa inamo yaryar inaga gumadmay hubka culus alayle hubsiniyi hakad buu ubahanaa alahayow xaqa natus oo isukaya sakhir amiin isku soo wada duboo imisaa Somali kadhntay buu yiri mingiste
@Ahmed-n6r1k
@Ahmed-n6r1k 18 күн бұрын
Amnesy ayay Dacwadu talla. Izaaqu Wadan kasta oo Ay jahliyad ku leeyihiin waxay Sawiradii Xashuuqa shacabka reer Dacawalay ay gaadhsoiyeen Amnesy internal.. Cagjar meela uma Bixi karo . Ogaada
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 18 күн бұрын
Ogaden wa dad Ethiopia madxa kaqa estaqtoo qoofk duuly ku nuul dadka kale sede lu bahdly bo u bahdlya .
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n 17 күн бұрын
Iidoor waa argagixiso waa la soo afjaraayaa
@MukhtaarCabdilaahi-c5f
@MukhtaarCabdilaahi-c5f 18 күн бұрын
Ninkani waa nin wax garad ah walahi
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 16 күн бұрын
Jaamac siwaalnimo leh baaddashay maanta
@axmed8798
@axmed8798 18 күн бұрын
WALLAAHAY JAAMACAW WAA RUNTAA ANNAGA XAGGA SOMALILAAND WAXAA NAGUBADAN DAD BILAA TAARIIKH AH OO GAALADA AAD UJECEL OO LAGA BUUXIYAY SOMALINACAYB
@shadiaali2750
@shadiaali2750 18 күн бұрын
Somaliland ha sheegan beenaalayahow nacska ahi
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 18 күн бұрын
Subxanalah subxanalah war ilahay ka cabsu munaafaqyahaw maa da isaaq gaalo ku shegayaa reer shiikh isaxaaq sharaf ialahay udhameyeya dhulkoodana u barakeeyey ilahaya ka cabsoa somalilaand meekasta maxamedo jaamacada ilaamiga ju yaala Sanad kasta Tabliiqa aduunkoodhan isuyimaada Hargaysa hadad qabiilka Isdawee cudurbaa ku haya xaasid munfaq ah
@LilyR-sd1lt
@LilyR-sd1lt 18 күн бұрын
Isaaq baa idin bartay diinta sh Mustafe sh Barbarawi ah Sh Dirir iyo kuwa kale badan idin Macalin ah. Somalia Gaalo ilaalineysa oo Kenyati iyo Amxaaro iyo Afrikano gaalo ah haysato ba kula fiican?. Munafaqnimada iska daaya.
@truthinyourface7345
@truthinyourface7345 18 күн бұрын
Waar naga aamu laxyay
@ahmednur2922
@ahmednur2922 18 күн бұрын
Maad xeerisid kuwan yar yar eed waraysato ee argagixisada dadka shacabka ah ku sheegaya
@jaroosecumardheere8723
@jaroosecumardheere8723 18 күн бұрын
Itoopiya iyada waxaa dhacay iyada raali ka ah waayo arin anay wadan kama dhici karo
@Dhabiile2024
@Dhabiile2024 18 күн бұрын
Somlnd inaad tidhaahdo waa khalad
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 18 күн бұрын
SOOMAALI HAWADA HADASHO WAA SAX NINKA ETHIOPIAN KA NIMA KALA JECLA
@DaalloSurad
@DaalloSurad 17 күн бұрын
Maxaad u qabiil hadlaysaa nayuu bolisku sawdigii ka soo cararay waana gaalo maaha islaam afkooda waxaan nacdal ay ilaahay iyo nabiga nacdalayaan mooyaane ma wax kalay yaqaanaan ma dil iyo gubis ay guryaa gubayso ahayn ayay ku dhaqmaan waa kufaar
@AdaniHusen
@AdaniHusen 18 күн бұрын
Asc jamac galad wll waa mahadsantahay itopiya inama kala jecla walhi inan is dilno iyaga waa ufarxad
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 17 күн бұрын
Ethopia waxba kama galin somaali isleyneysa
@SaadHayd-q7m
@SaadHayd-q7m 18 күн бұрын
Jaamacow waan kutagersanay lakin kadaa laba ciidan
@abdirahmanmohamed3968
@abdirahmanmohamed3968 18 күн бұрын
Dadku wa dad walaalo ah oo iswadadhalay abti iyo ilma abti wada ah, way isogyihiin khasaaraha labada dhinacba marki nin ladilo wa laga baroorta dhinac walba waayo wa abtiga ama ina abtiga
@jamaadmedia8054
@jamaadmedia8054 18 күн бұрын
Waanadada ilahay iidooor haku anfaco wayeelkooda ayaa waxaan arkay soo shubaya DDS wax u jawaabay majirto
@SultanAhmed-et3vc
@SultanAhmed-et3vc 18 күн бұрын
SOO RAAC, WAABAD DAGAALAMEYSEY OO QAAR YUUTUYUUBKAN KA MID AHI QORIGEY SITEEN MOO MALAYSHIYADA IYO LIYUUG AYEY KA BARBARDAGAALAMAYEEN
@IstaahilAli-uy1tv
@IstaahilAli-uy1tv 18 күн бұрын
Waa runta ee allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@dahirelmi4716
@dahirelmi4716 17 күн бұрын
Kililka 6 aad ayaa soo biiraya, haddii aad joojin weydaan sida xun ee aad wax u maamulaysaan ee la isku xoog sheeganayo tii oo la xidhan yahay shaadhkii dawladda. Beelaha Dir ku abtirsada ee Soomaaliyeed. Sidii sheekhaal idiinku dhex baxeen ayay samaysan maamul gaar ah. Rag ciil cadaab buu ka doortay. Isku noqda oo wax is weydiiya Ogaadeenow.
@dawand6946
@dawand6946 18 күн бұрын
Beena le qudhmuun
@ice-cold4342
@ice-cold4342 18 күн бұрын
Wuxuba waa DDS
@AhmedSonte
@AhmedSonte 18 күн бұрын
Somalida iyadaay isdhameeysay ayaay tiri misaa
@cabdilahcali4259
@cabdilahcali4259 18 күн бұрын
Hada maxanolayeen
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 18 күн бұрын
Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah.
@khadijac9841
@khadijac9841 18 күн бұрын
Jigjigana waa soomaaliya waayo soomaali waa 5
@Abdinoor51
@Abdinoor51 18 күн бұрын
Waa xaqiiq 34 sano iyo in kabadanba haddii ay maqantahay hargaysa waxay kamid tahay kana mid ahaanaysaa dalweynaha somalia 🇸🇴
@SahraSalah-p2f
@SahraSalah-p2f 18 күн бұрын
So​@@Abdinoor51somaali maanta midi caradeed ba naga dhexysa ama gar ha oqoto ama gardaro somali weyb uyo wax aan loo fadhiyin bad ja hdliye
@LilyR-sd1lt
@LilyR-sd1lt 18 күн бұрын
​@@Abdinoor51Horta dawlad dhista oo isku xishooda Somaliland waxba haku mashquuline
@khadijac9841
@khadijac9841 17 күн бұрын
@Abdinoor51 kolay soomaali gebiahaanba wax gacan ugujira majiraan waana dad iyagoo soojeeda riyoonaya markaa weynu eegi cidii cimrigu kusimo
@DaalloSurad
@DaalloSurad 18 күн бұрын
Ogadeenkui dhuiga doonayay oo maydkoodii halkii yaallo
@AbdikarimNuur-d8s
@AbdikarimNuur-d8s 18 күн бұрын
Benaale ciidamo somaliland majiraan ee waa beel iyo cidanka kililka 5aad
@Amiin1234Messi
@Amiin1234Messi 17 күн бұрын
Janacow nabad ina gama dhaxayso Abid
@apdilahimoha5492
@apdilahimoha5492 18 күн бұрын
Shly ogden adyaad ahayden tv manta ma somali ba hhh
@amiiribraahimjibriil7055
@amiiribraahimjibriil7055 17 күн бұрын
Maamulaka maa hooyada ba nadhitgaty caadif iyo qabylad kugu jira ayaa kasoo burqanyasa dulimga reekagu gaysaty ma qiyaamaha ayay ku shefeecayn ninyaw illahay ka baqa
@fmou1283
@fmou1283 17 күн бұрын
Isaaqo waa eiin daatka laiidin qaab too somaali diid all of you guys should stop talking about this nonsense 😅
@amiiribraahimjibriil7055
@amiiribraahimjibriil7055 17 күн бұрын
Soomali diid waan ahy ee maxad ka badeli
@fmou1283
@fmou1283 17 күн бұрын
@ waa laiidin gaaracii daaqan malaahidna edoor waaqash
@mohamed88466
@mohamed88466 17 күн бұрын
​@@amiiribraahimjibriil7055 hhhhhh ma hooyadaa baa dhashay markuu dawlad kugu sheegayo
@saeedofficial
@saeedofficial 18 күн бұрын
Dagaalkaa fiicane federal hana soo dhex gelin ogaadeen anagaa cishib tiraynee
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 18 күн бұрын
Dacawalay dadkii lahaa baa jooga hal Askari oo liyu boolisi ma joogo markaa ha fannin waxa is dhibataynayaa waa dad labada dhan ka soo jeeda nacaybka somaliland waxba kuu tari maayo waayo waa inan iyo abtigii adigu abtigaa miyaad dili lahay
@xasan-yn5mp
@xasan-yn5mp 18 күн бұрын
JAAMACAW WAXAAD ARKAYSAY N.BOLISKII IYO SHABKII LASOCDAY INAY GUBEEN GURYIHII BILIQAYSTEEN HANTIDII ISLAMARKAANA JIINGADAHA KAGOOSANAAYAY GURYIHII KUWA NOOCAA ILA UDHAQMAYA SHACABKII AY XUKUMAYEEN SIDEE AYAY UXUKUMIDOONAAN SHACABKAA
@Asmafaysal9745
@Asmafaysal9745 18 күн бұрын
Jaamac galan waa badaw saxafad galay isaga isduqaynaya
@ahmedmohammedibrahim4781
@ahmedmohammedibrahim4781 18 күн бұрын
Fiir fariita jamac Telefk kaga isodir wll mahadasanid
@SiciidMaxamed-u8c
@SiciidMaxamed-u8c 17 күн бұрын
Ciidankuna ha isu arkeen ciidan dad u dhexeeya
@aliismael585
@aliismael585 18 күн бұрын
Adeer arab somaliland waxba kama qoro kilinkana waxba kama qoro godobtiisa waa yaqaan
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 18 күн бұрын
Walee xabashigu mid buu inoo arkaa balse soomali iyadaa cadow isugu filan
@Siyaad-g9v
@Siyaad-g9v 18 күн бұрын
cagdheer ma arki karno gungunta dhashay ciidamada faderalka haloo soodhaweeyo degamyna hadii laarko dayuusbolis cagdheerta waa laiska dhiciyaa
@saadhussein5466
@saadhussein5466 18 күн бұрын
Jaamac galadow kugu wareersan maantana sifiican baad uhadleysaa shaley af qabiil baad kuhadleysey JENERAL Galadow idiga laftada xishoo mise markad wariye kale oo ogaadeen ah is heshaan baa islawalataam
@DeeqaCali-m2c
@DeeqaCali-m2c 17 күн бұрын
Alla yaqaan matihid
@Yousuf-q3v
@Yousuf-q3v 18 күн бұрын
Dhinaca Somalidu xagay joogan,wuxuu adeer ahaa Jamac Ganadow,masaakiin Arab,oo uu Ogadeen uu xasuuq,dadkaasi la xasuuqay,waxay ahayeen sumar iyo Caruur. Laakiin,waxaad ogataa, in Ogadeen aanu ku ladies doonin,wixii ay gaysteen.
@tawakalnuur6675
@tawakalnuur6675 17 күн бұрын
Jamacaow oday somaliyeed baad tahay walee
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac 18 күн бұрын
JAAMAC OGAADEEN WAA BEENAALE UGU WAYN 😢
@wacyigalintadad-weynaha1361
@wacyigalintadad-weynaha1361 18 күн бұрын
Ilaahay ka cabso waa dad shacab ah iyo ciidanka new police ka
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 18 күн бұрын
Ogaden iyo calcal time
@Naasir-1
@Naasir-1 18 күн бұрын
Marlabaad jaamacow raganimo si caafimaad qabtaad u hadashay
@ahmedgureyismail9440
@ahmedgureyismail9440 18 күн бұрын
Qodobada heshiska wanu ARAGNAY CIIDAMADAA federalkana la kenay dacawalay
@hassankossor3920
@hassankossor3920 18 күн бұрын
Taasi waa runtaa in liyuugu reero badan yahay
@khadaryusuf8200
@khadaryusuf8200 18 күн бұрын
Arab baa la dagaalamay. Xagee ayay joogeen somaliland
@quulefaarax6513
@quulefaarax6513 18 күн бұрын
JAAMAC GALAD WAA NIN ODAY SOMALI AH
@khadijac9841
@khadijac9841 18 күн бұрын
Soo dhagayso 4 casho kahor siduu uhadlaayay
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 17 күн бұрын
😂😂 waaxaqiiq
@mkrdahran6783
@mkrdahran6783 18 күн бұрын
Jaamac galad(cagdheer)caawa sida dadkaad uhadlaysaa hadaad sidhexa u hadli lahayd laguma quudhi lahayn waayo waadigii lahaa argagixaad sheegaysay
@hyusuf2207
@hyusuf2207 18 күн бұрын
Ugaadeenkii iyo isaaqii ma heshiiyeen mise waa ha socoto
@jubbavalleycarrierllc9319
@jubbavalleycarrierllc9319 18 күн бұрын
Maamulka lamagac baxay somaliland waa iska waalayaa
@MaxamedAxmed-ug9wi
@MaxamedAxmed-ug9wi 17 күн бұрын
Jaamac maanta waa O'Day soomaliyeed laakiin Sealand Masooduulin waa been degank atirsan Ayaan dagaalamay itoobiya waa isgumid
@ahmednur2922
@ahmednur2922 18 күн бұрын
Arab iyo ogadeen dheh dee
@SaharaJamac-g9g
@SaharaJamac-g9g 18 күн бұрын
Cidanka itopia dhar no soo gashtay ugaaden waxaba anaga Ka adag cagjar iyo ugaaden jamac galanaw qabtalada
@MohaAbdi-v2y
@MohaAbdi-v2y 18 күн бұрын
Beenaleh,beenaleh,beenaleh,dadka,shacbaka,xasuuqay
@mahamedwali8730
@mahamedwali8730 18 күн бұрын
Xaji jamac Ha isdaalin sxb tani way kudeysay
@ahmedcabdirashiidcabdilaah7560
@ahmedcabdirashiidcabdilaah7560 17 күн бұрын
Ma ciyaalbaad usheegaynaysaa Markaad ku tilmaamayso dadka degaanka somaliland ayaad kutilmaameysaa jamac caqli darradaasi ha idin wado Waa meeshey idin gaadhsiiso Hoyadaa dawladnimadeeda wasse
@XiinfiniinXawaareye
@XiinfiniinXawaareye 18 күн бұрын
Somaliland xageebay qabanaysaa waligeed halkaasay ku oolaysaa DDS halkaasay ahaanaysaa wax iska badalayaana ma jirayso markaa isaaqbaa wax laayay iyo liyu boolis baa wax laayay iyo waa meel soke waa uun dawlada oo is muujinaysa oo shacabkeedi gumaadaysa dagaal sii siconayaana ma jiri doono lama kala macaashaayo
@farhanyasin-w6h
@farhanyasin-w6h 18 күн бұрын
Jamac wa laba wajiile, shalay luuqad kalu ku hadlayay.
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac 18 күн бұрын
😂SOMALILAND AYAA DAGAAL GASHAY.😢WAA FULAY XAAR WAYN OO OGAADEEN DHABAR MACAAN OGAADEEN 😊
@aminajama160
@aminajama160 18 күн бұрын
MuxuyidiinJamac Axmaarkii waligaa madaxa kaa garaci jiray ayaad u xiistay
@hassannur8022
@hassannur8022 18 күн бұрын
Dhulka Reer Sheikh Isaxaaq degan yahay waa in aanu hoos tegin Jarar iyo hooyadeed Gaashaamo waa in ay hoos tagaan
Xaalada Guud ee Geeska Afrika M. Xasan ma Gaadhi Doona u jeedkiisa?
43:14
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
SABABTA MW XSM U TAGAY ITOOBIYA | SIRTA KU GADAAMAN ?
27:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 45 М.
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН