Abdijaliil waa ku salaamay xagee kala so xiriira please
@liibaan12311 сағат бұрын
Qabyaalad hadaad maqaahay waa tan dowlada soomaaliya buu ku sheega yaa maamulka muqdisho mareexaan iyo majeerteen Hawiye waa ku wan neceeyb ka qarsan waayay hadii xasan shekh Madaxweyne soomaaliya nimada ku darsado horta waa mareexaan iyo majeerteen in aad ohaa taan ninka waa Hawiye hadana hiraab hadana mudulood yaa u iman kara ama la hadli kara takale farmaajo waa nin minority ah Caabudwaaq iyo gedo koronto iyo biyo maleh
24/06/2018. Hadii ey tahahay, gabogabadii mudoxileedkii dowladii hore, anigu magarayo macnaha muda xileed. Ileen xiligaas ayaa lagu heshiiyey nooca doorasho magaalada beydhabo. Mise kadib ayaad xog aruurin bilawdey🤔
@marianhassan951512 сағат бұрын
Face siyaasi malihid gooman qabyaaladeed bad teedahay.cashadi xalay ayaa caloshadda
@mohamudulusow36688 сағат бұрын
Jaceylkaaga miyaa rabtay inuu u hadlo Weji siyaasi ma jaalaa mise buluug
@aminaahmed602312 сағат бұрын
Nin kani siduu jeclaa buu u falanqeeyey. Waa nin iyo aragtidiis. Xasan teendhadii uun baa sugaysa, shaadh uu tosho walay ka tahay, ama mooryaanta barlaman ku sheegu ha u snsixiyeen ama hayska daayeen waa inoo teedhadii iyo xasan oo la rifo oo isagoo bahdilan daadku qaadi.
@mohamudulusow36688 сағат бұрын
Xaquuqdaada ayaa qof kale siinee mana tihid mid ka faaiida ya teendhada qalbig aad la adahay nacas
@ShirkaaraXuseen13 сағат бұрын
😂😂😂😂😂 farmaajo maxuu qabtay hal gobol uu shabaabka ka saaray ma noosheegi kartaa farmaajo dal jirka dahsoon ayuu xureeystay mucaaradkana waa ladagaal yey😂😂
@batulasmail826113 сағат бұрын
Farmaajo wuxuu qabto way muuqata halkaan Kuma soo koobi Karo. Laakiin Hassan Wax uu qabto iska daaye Ciidamadi ayuu laayey Umadi ayuu isku diray Dowladiina wuxuu Ka dhigay Maqaaxi Qoys Wax kale iska daaye maytidii ayaa Qabuurihii loogu dhacay Sharaf way dhamaatay.
@ShirkaaraXuseen12 сағат бұрын
@batulasmail8261 Haa waaruntaa afar degedood ayuu abii axmed usaxiixay siyaasiyinta hawiye wuu leeyn jirey qaraxii soobana wuu ku faraxsanaa dal jirka dahsoon dufaac ayuu kaga jirey shabaabka degeda ayuu canshuur kasiiyey villadana qeeyb bashuuqsi ayuu reerkiisa uga furay malxiisna waxuu u ahaa walaalkiis abii axmed ma kuu sii wadaa
@aminaahmed602312 сағат бұрын
@@batulasmail8261xasan munafiq xaguu xoreeyey, ciidankii uun buu shiqoolay oo xasuuqay. Huuno xarash qaran xabake qufte waxba ma dufaaci jartid isagii oo laba ah buu mediaha ku jiraa ee keebaad difaaci xasan shalay mise xasan maanta?