ISIRKA SOOMAALIDA - PROF. Maxamed Cabdi Gaandi 22 08 2014

  Рет қаралды 342,583

Somali Channel TV

Somali Channel TV

Күн бұрын

Пікірлер: 412
@rooble14
@rooble14 8 жыл бұрын
prof Gaandi waa Nin wakhti badan galiyey isirka soomaalida mashallaah allaha Ku guuleeyo.
@ahmedsheikdon8402
@ahmedsheikdon8402 7 жыл бұрын
Birta Calanka
@hal-abuursidiiq2761
@hal-abuursidiiq2761 5 жыл бұрын
Mashalah afka soomaliga hala dhawro waxan balan kuqadaya afka soomaliga inan xoojiyo
@hal-abuursidiiq2761
@hal-abuursidiiq2761 5 жыл бұрын
Alana hayla garab galo
@hal-abuursidiiq2761
@hal-abuursidiiq2761 5 жыл бұрын
In shalah
@Thegreatestofalltime1998
@Thegreatestofalltime1998 2 жыл бұрын
Insha Allah 👏🎉
@mukhtarhassan4964
@mukhtarhassan4964 3 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo tarikh ayuu ka tagay 18/04/2021 ayuu dhintay
@naimahussein3911
@naimahussein3911 3 жыл бұрын
Mukhtar Hass Allah u naxariisto janno fardowso allah ka waraabiyo bil Ramadaan ayuu. helay Allah u danbi dhaafo.Allahumaa aamiin aamiin aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽☪️
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 5 жыл бұрын
bye bye carab isaaq ayaan ahy qabiilkaygu waa somali raas kaanbooni iyo raas casayr inta degta ayaan la dhiig ahy
@y4ska37
@y4ska37 5 жыл бұрын
Ku aaminsanahay✌✌
@maryanhassan7386
@maryanhassan7386 4 жыл бұрын
Masha alaah soomali dhaba baad tahay san ku neefle ma jiro kaa sarayn kara
@abdirazaksheikh2512
@abdirazaksheikh2512 3 жыл бұрын
Ilahay ha naxariisto maanta dhintay 4/18/2021 dalka faraniiska Bil ramadan😢😢😢😪
@nastexo2325
@nastexo2325 3 жыл бұрын
Aaaaamin allaaaaah haunaxariisto 🤲🤲
@fadimaahmed8302
@fadimaahmed8302 3 жыл бұрын
Aamin Aamin yaa Rabi
@mustaqiimmh9545
@mustaqiimmh9545 2 жыл бұрын
Naxariistii jano Allaha ka waraabiyo. Caawa wax badn Ayaan ka faa'idey wllhi 25April2022 Ramadaan ey tahay
@IsmacAxmed
@IsmacAxmed 2 жыл бұрын
aamiin ilaahay ha u naxariisto.
@salimsacad
@salimsacad 8 ай бұрын
Amiin
@korontostudio5448
@korontostudio5448 3 жыл бұрын
Professor_ka Allah u naxariisto maanta oo ay taariikhdu tahay 18 April 2021 kuna asteesan 6da Ramadan 1442 maalin Axad ah ayuu ku geeriyooday Dalka franciska
@nimosayid9324
@nimosayid9324 6 жыл бұрын
Soomaalidu intey dhinac iska dhigto 4.5, maamul goboleed iyo Federal hal dawlad oo dhexe Kitaabka Qura'aanku dastuur u yahay. Maamulo dawlada hoose oo u madaxbannaan horumarintooda degaan.
@sharfmow9277
@sharfmow9277 3 жыл бұрын
Prof. Wax badan ayaa kaa qaldan ama waad ismoogeysiineysaa oo waxaad isleedahay difaac Dad si aad ula sinto kuba kale waxaana moodaa in aad Dir aad lasintay Digil iyo Mirifle, Daarood, iyo Hawiye, iyadoo lawada ogyahay in ay Qabiiladaas barkood ay Dir ka soo jeedaan marka Beenta Siyaasadeeysan iskada eexdana iskadaa.
@ziipeak3953
@ziipeak3953 3 жыл бұрын
@@sharfmow9277 adigaa sidey naftaada rabto digil&mirifle in laga soo qaado qabiil aan jirin ama kaa hooseeyo rabay lkn aqoonta saas uma shaqeyso digil&mirifle ne Dir waxba uma galin waa qabiil iskooda u taagan sabab uu borofessor kaan reerkaan si siyaasadeyn ugu hiiliyo ma jirto maadaama wax dan ah kasoo galeynin haduu siyaasadeysan u hadli lahaa adigaas iyo kuwa kula midka ah uu qancin lahaa uu dhihii waa dad aanba jirin.
@ABDIRIZAKSUGULLE
@ABDIRIZAKSUGULLE 9 ай бұрын
اللَّهُـمَّ اغْفِـرْ لَهُ وَارْحَمْـهُ ، وَعَافِهِ وَاعْفُ عَنْـهُ ، وَأَكْـرِمْ نُزُلَـهُ وَوَسِّـعْ مُدْخَـلَهُ ، وَاغْسِلْـهُ بِالْمَـاءِ وَالثَّلْجِ وَالْبَرَدِ ، وَنَقِّـهِ مِنَ الْخَطَـايَا كَمَا نَـقَّيْتَ الـثَّوْبَ الأَبْيَـضَ مِنَ الدَّنَـسِ ، وَأَبْـدِلْهُ دَارًا خَـيْرًا مِنْ دَارِهِ ، وَأَهْلًا خَـيْرًا مِنْ أَهْلِـهِ ، وَزَوْجًا خَـيْرًا مِنْ زَوْجِهِ ، وَأَدْخِـلْهُ الْجَـنَّةَ ، وَأَعِـذْهُ مِنْ عَذَابِ الْقَـبْرِ وَعَذَابِ النَّـارِ
@xurmo4031
@xurmo4031 Жыл бұрын
ilahayow rabiyow unaxariiso adeerkaan aamin aamin aamin yaarabi
@frontendprodesigner4299
@frontendprodesigner4299 5 жыл бұрын
Aniiga qarniigii labatanaad ayaan dashai wixi Allah iga qoro waan calfana wixi kale intaa igadambeyso aan udafai
@drsamadoonbashiirsheekh3977
@drsamadoonbashiirsheekh3977 5 жыл бұрын
Soomaali waa magac waana isirkii dhalay Hawiye irir Samaale
@nurduube9182
@nurduube9182 8 жыл бұрын
wllh waxban kafaa'iday inta soo diyaarisay kheer alle hakasiyo janadana Alle hanagu kulmiyo aamin
@dahudabdi114
@dahudabdi114 3 жыл бұрын
allaha u naxariisto bil ka hor ayu dhintee.
@ibnabdullah11
@ibnabdullah11 4 жыл бұрын
Viva Sheekkhaal!!!!!! Alhamdulilah ana Sheekhaali Alqutbi Albakri!!!!
@AliYusuf
@AliYusuf 10 жыл бұрын
Very enlightening, and great debate I argue and would like Pro Gandi to forget about politics and continue teaching Somalis about the bogus myth of qabilsm
@abdirizakabdulkader3571
@abdirizakabdulkader3571 3 жыл бұрын
Sidaas ayaan is iri.
@ismailtimajilic8542
@ismailtimajilic8542 8 жыл бұрын
meesha laga yimi waxa ka muhiimsan meesha loo socdo
@roomarte3461
@roomarte3461 7 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 7 жыл бұрын
Markaad garatid meeshad ka timid waxaad ogaan kartaa meesha aad u socoto
@osmanm.mohamed4506
@osmanm.mohamed4506 6 жыл бұрын
Maadama aan wada og nahay aduunka wadan kasta dadka ku nool ayan meel ka wada imaan balse wadanku ka dhexeeyo ay ku wada noolaadaan isla markana ilaashadaan isla markaana dhowraan sharciga maadiga ee ay samaysteen iyo waxay diin ahaan aminsan yihiin si ay ku kala nabad gelilahaayeen, Hadaba soomaalidu madama ay ka dhexayso diin dhaqan iyo dhul maxaa u diidayo inay nabad ku wada noolaadaan,
@islam-salam787
@islam-salam787 6 жыл бұрын
hhhhhhhh wlhi waa runta zhp caqli ayad keeday somali meedhy ku socot baany war ba u ahyn misey ka sheekenayan medhy ka imaaddn
@baarla281
@baarla281 4 жыл бұрын
But is good to know where people came from .
@inaaraage7385
@inaaraage7385 8 жыл бұрын
masha allah aad ayaan ugu bahan nahay qof saas noo siiyo fah fahin shukran pr maxamed cabdi gaandi 😍
@Ahmedhanadtv
@Ahmedhanadtv 10 жыл бұрын
Anigu wadamo badan oo Africa ah Ayaan tagay sida Ethiopia Chad Niger Sudan mali Eritrea Djibouti hadaba aadamuhu ma jiro qof kaligii ah ama adeer ama abti ama ilma habreed waa inuu wax uun family lahadaa waxaan la sheekaystay qoomiyadaha Oromo iyo sahuu iyo cafar iyo sidamo bini caamir beja intuba wadamada aan kor kuxusay ayay dagaan mid kasta wuxuu aamin san yahay inuusan carab ahayn dadka somalida ahna ay walaalo yihiin marka suaasha waa wadar iyo waaxid kee waalan jawaabta waa xagiina????????
@rooble14
@rooble14 8 жыл бұрын
war sxb waa runtaa carab manihin ee maamuladii iyo ugaasyadii katalin jiray dalkaaa hunguri noo carabeeyey mana nihin diidnay!
@luqmanha7732
@luqmanha7732 8 жыл бұрын
ninyahow sidoo kale aniguna dadka bariga eriteria daga iyo sudan beja oo bani camrawiynta la dhaho. cafarta. oromada waan iswaydaarsana macluumadka noocas ah. dhawaan waxaan si gaar ah isu wareysane yar saho ah oo waliba waa qabaa'isha ugu dhow somalida af iyo isir ahaanba iyo dhaqan mawqifkoodo waa ka midaysanyihiin inaysan carab ahayen ee laakin ay la dhaqmeen carab lana damcay in lacarbeeyo. sidoo kale kuligooda waxay taaganyihiin inay somalidu ilma adeertooda tahay oo khandaas ayaan ugu jirna. baaritaano badanna waan sameeyay dr gaandi siduu uu dhigay ayaa ii soo baxday inay somalidu kushiyiin yihiin oo ay ilma adeer la yihiin khadka ka soo bilowda bariga sudan dhulka ay nubada iyo karnaka dagaan ilaa kasala ilaa casab iyo masawacda eriteria ilaa somalia
@afbarwaaqo4394
@afbarwaaqo4394 6 жыл бұрын
geesiga geeska Africa wax macqul ah ba shegtay wall Wana kugu racsanahay Somalia abti ama qarabo ma ahe melkale carab kama so galno
@SuperCabdulahi
@SuperCabdulahi 4 жыл бұрын
Prof kaa waalan anaga si fiican ayaan u ognahay in somalida aan carab wax shaqo ah ku laheyn intaan inkireyno african nimadeena waan sii lumeynaa
@samiiralamiir7387
@samiiralamiir7387 4 жыл бұрын
carab ma nahin kushitisna ma nahin somali ayan nahy oromo iyo canfar lidata waxba nagama galin walaga yaba somali oromoeday iyo iyo kuwo canfaroway inay aminsan yahin somali inay yahin midna ku darso tutsiga ku nol Rwanda,Uganda, burundi ila dr Congo inay asalkodu somali yahin e halkas u qaxen waxa kalo jira chad iyo Tanzania gare dagan marka wanu fac waynhy e hos ha isku celinina somaliyey faracinadi somali ayey ahyen iyo najashiba umad tutsi iyo gumaysi isga jira ha is bar bar dhiginina yahud iyo and carab iyo somali aya isku fac ah hadnn kafac waynaynba
@ducaysane1133
@ducaysane1133 Жыл бұрын
Allaah ayaanu janno kaaga barinay Prof. Waad dedaashaye
@abdibaariariif
@abdibaariariif 3 жыл бұрын
Asharaaf Xasan iyo Xuseen ✅
@mikekash1462
@mikekash1462 2 жыл бұрын
The professor Mahamed Abdi Gaandi says in 20:50 minute that : [ The name Somalia came from an Arabic word ( Dhu Maal ), which means the owner of money and wealth . Then the professor says that the Arabs of the south of the Arabian Peninsula ( Yemenis) cannot pronounce the Arabic letter of ḏāl ( ذ ) , so the Arabs of the south of the Arabian Peninsula (Yemenis) used to pronounce it as (Zul Maal ) instead of ( Dhu Maal ). After that, the Somalis pronounced it ( Soo Mal ). ] . But the professor's statement has nothing to do with the history of Yemen and contemporary Yemenis today. This is a list of the names of the kings of Sheba and Himyar, in which there are names that contain the letter D : Yadac EL Dhareeh al-awal يدع إل ذريح الأول , Dhamar'ali Watar ذمار علي وتر , The Yemeni Himyarite State had a royal name, which is “Saba, Dhi Raydan, Hadhramaut, and Yement.” « سبأ وذي ريدان وحضرموت ويمنت » You will not find a Yemeni person who pronounces the ḏāl ( ذ ) as a za ( ز ) . The word “ Somalia ” comes from the Somali language, from the word “ soo ” which comes with the Somali Command verb “ maal ” which means milking animals such as she-camels or cows. So the meaning of the word ( soo maal ) is : go and do milking the livestock and get us milk . or from somali word ( so' ) which means meat and somali word ( maal ) which means ( milking the livestock ) such as she-camels , cows and sheep . As everyone knows that Somalis nomads used to live on meat and milk . The meaning of ( so' maal ) is the nomadic livestock owners ( meat and milk owners ) . NB : in Hebrew language: the word‎ (ṣōn) צֹאן means sheep, flock of sheep. Also in the Arabic language there is a similar word, which is the word (Dha'n) ضأن which means sheep or other the Arabic word ( šāʾ / sha' ) شاء Which also means sheep . As you all knows Somali language , Arabic language and Hebrew langauge are from the same family group of Afro- Asiatic languages and they share Lots of linguistic roots . The word ( Maal ) is of Somali origin and not from Arabic or other Semitic languages, as everyone thinks. As everyone knows the words start from the primitive origins of Hunter-gatherers , shepherds and nomads. Therefore, the word ( Maal ) has an ancient Bedouin origin in the Somali language, but in the Arabic language the word ( Maal ) means money ( coins ) and wealth ( houses , farmes ... ) , which are things that came after urbanization and urbanization .
@khaliifshiikh2289
@khaliifshiikh2289 2 жыл бұрын
Hey Where did you learned all of these
@shakiibasas3228
@shakiibasas3228 2 жыл бұрын
Bro I need to know about history please help how can I contact you ❤
@howraarsanmedia2024
@howraarsanmedia2024 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Prof wax badan ayaan ka faa,iidnay
@awliyoyare8656
@awliyoyare8656 10 жыл бұрын
masha alah pro gandi wa nin aqoyahan ah
@abdibulle4568
@abdibulle4568 6 жыл бұрын
mashaAllah profesorka wa caalim weyn
@nimosayid9324
@nimosayid9324 6 жыл бұрын
Sheeko baraleyda raad ma leh. Sheekadan kushitigga waa mid la baadhay koox afeedka Ay Soomaalidu qeeybta ka tahay sida Wardeyda, Besaha, Rendillaha iyo qolyaha kale sida Bejaha, kunamada, Saaxada, canfarta, oromada, sidamada, hadyada Iwm. Afka Soomaaligu waxuu la waqti yahay kancaaniyiintii.
@husseindirie531
@husseindirie531 7 жыл бұрын
Aniga shaqsiyan ma aaminsani sida somalida u abtirsato ama in dad somali ah awoowa yaashood carab ka imaadeen lkn waxaan aaminsanahay in somaaalidu carab ka fac weeyntahay hal sabab ayaan idin tusayaa gudniinka fircooniga ah ee gab dhaheen la gudo gab dhaha carabta lama gudo waxaa la gudaa oo kaliya gabdhaha bahda kushitiga kaliya iyo kuwa dhaqankaas gaaray dhaqankaas faraaciinta ayuu ka yimid carabtuna nabi ismaaciil cslm ayeey ku abtirsadaaan nabi ismaaciil faraaciinta ka dib ayuu dhashay lkn ma diidani in dad carab ah is dhax gal nagu sameeyeen lkn waa tiro aad u yar
@frontendprodesigner4299
@frontendprodesigner4299 5 жыл бұрын
Waar niyahow athiigaba professor aah.. waa cilmi qoorson
@nonamebeforesuccess1047
@nonamebeforesuccess1047 5 жыл бұрын
Adaa k sxn fikir kaaga ayaan ana aaminsnhy sxb
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 5 жыл бұрын
Iyaaaaa, Adigu sidee ku ogaatey in gabdhaha carabta aan lagudin? 🤔🤔🤔🤔🤔 iyaaaaaa 😂😂😂 Adigaaba profeesar kale ah. 🤔🤔🤔🤔 😂😂😂😂😂😂
@awilll689
@awilll689 5 жыл бұрын
nabi ismaaciil aa faraacintii ka dambeeyey 😂😂😂 waa iga cilmi badisey
@sahra.hassan8328
@sahra.hassan8328 5 жыл бұрын
hussein dirie tusale cad wye somalinimo aa naga badan carabta intaynan Ku cararin
@mikekash1462
@mikekash1462 2 жыл бұрын
At minute 18:20 , the professor Mahamed Abdi Gaandi begins to say that the name of the Barbaria that was given to Somalia and somalis in old ages came from the name of the city of Berbera which is incorrect information . from ( Periplus of the Erythraean Sea ) a Greco-Roman periplus written in Koine Greek that describes navigation and trading opportunities from Roman Egyptian ports like Berenice Troglodytica along the coast of the Red Sea, and others along Horn of Africa, the Persian Gulf, Arabian Sea and the Indian Ocean : The land of the Berbers ( somalis ) , bordered on the north by the land of the Abyssinians, and on the south by the land of the zanj . Barbaria was the name used by the ancient Greeks for littoral northeast Africa ( somalia ). The corresponding Arabic term, bilad al-Barbar (land of the Barbar), was used in the Middle Ages. The name of Barbaria is preserved today in the name of the Somali city of Berbera, the city known to the Greeks as Malao. The name Barbaria is older than the city of Berbera . The Somali city of Berbera, the city known to the Greeks as Malao. What happened is that the port of Berbera acquired the name Berbera, because the port city of Berbera became the most famous port in the land of the Berbers ( the Somalis ) after the decay of the old Somali ports . Then foreigners called the port of Malao with a new name, which is the port of the Berbers people , and then the name of the city became Berbera . An example for clarification: Saudi Arabia The name came from the ruling Al-Saud tribe, not the other way around . Because the ruling Al-Saud tribe existed before the founding of the Kingdom of Saudi Arabia . Therefore, the name “ Berbers ” was given to the Somali tribes in the Somali peninsula from the side of the Greeks, Romans and Arabs before the port of Berbera earns this name because the old name of the port of Berbera was the port of Malao (Ancient Greek: Μαλαὼ) . Because the Greeks and the Romans called the tribal peoples that do not have a central ruling authority, the barbarians such as he Huns, Franks, Vandals, Saxons, and Visigoths (Goths) in Europe and the North African indigenous ethnic tribal peoples in Morocco, Algeria, Tunisia, Libya and the Somalis in the Horn of Africa were called Barbarians. A barbarian (or savage) is someone who is perceived to be either uncivilized or primitive. The designation is usually applied as a generalization based on a popular stereotype; barbarians can be members of any nation judged by some to be less civilized or orderly (such as a tribal society) but may also be part of a certain "primitive" cultural group (such as nomads) or social class (such as bandits) both within and outside one's own nation .
@MrHuska10
@MrHuska10 Жыл бұрын
Berbera and Berbers make sense. That's what, though, always. Well done.
@yaremohamed2579
@yaremohamed2579 2 жыл бұрын
when I saw Somalia people lectures they Are meeting research Somalia original we Are East Africa because we living in East Africa
@mohammedamiin9761
@mohammedamiin9761 Жыл бұрын
Ilaa hada wax sax ma hayo shukran proff
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 3 жыл бұрын
Mashaa alh brfsor Gandhi waxuu ahaa akhonyahankii somliyeed mashaa allh
@dubad73
@dubad73 9 жыл бұрын
walahi somalida qabiil ayaa ka carararay hadii ninkan qabiilkaaga ahaan lahaa waxaad oran laheyd run buu sheegayaa qabiilkale haduu yahana waa beenloow waxaas waxaa nooga wacan jaahilnimada keena wax bartay waxba uma ogolin jaahilin soomaali
@bashiirahmedhalane2967
@bashiirahmedhalane2967 6 жыл бұрын
Somali waxuu ka yimid samaale waana dadkii dekanaa bariga.waqooyiga iyo bartamaha afrika dadkuna waa samaale iyo dadkii u yimid ee la noolaa ee ninyahaw sidaas u ogoow
@baburo101
@baburo101 4 жыл бұрын
Markay identity crises igu dhacdo anaa soo jeedindoona khudbad ku saabsan halkey Somalida u socdaan - anoo la'igu naneyso *Sayidka*
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 4 жыл бұрын
Isirka somalia iinsha allahu
@odimedia4097
@odimedia4097 10 ай бұрын
Baraka Allah Profeser
@shamsudinabdi1288
@shamsudinabdi1288 2 жыл бұрын
Waxbadan ba laga faa'iday, Allaha u naxariisto prof Gaandi
@abdiazizali2963
@abdiazizali2963 Жыл бұрын
Goorma ayuu dhintay? Allah ha unaxaristo
@khadarfaysalmaxamed3302
@khadarfaysalmaxamed3302 3 жыл бұрын
Still watching after 7 years
@zakiiadeeen8875
@zakiiadeeen8875 2 жыл бұрын
Yeah buddy
@Ahmad-sf2rk
@Ahmad-sf2rk 2 жыл бұрын
Same here
@maganjr3262
@maganjr3262 4 жыл бұрын
Thank you professor 👍
@apdikanimuslim4671
@apdikanimuslim4671 2 жыл бұрын
Raximahulah miyuu dhintay pro.
@bashiirxasan2873
@bashiirxasan2873 2 жыл бұрын
Asc Salaam kadib sida,uu,uga hadlay barfisoorku isirkii soomaaliya waa si xaqiiqada kafog waana marin habaabin abtirsiinya soomaaliyeed loogausan hayo waxaan leeyahay halayska jiro yaan lagu kadsoomin siiba dadka irirka,ah ee samaalaha,ah Waxaakale oon idinku barrarujinayaa in isirbaabi,ini ka tujimayso khudbadaa,uusoojediyey barfisoorku samaalana waa somaali saas ayuu kucadyahay lana ogsoonyahay inuu yahay magaca soomaaliya sagaalki ilmasamaale ee loogu wada yimad dalka soomaaliya
@waqtilumis3577
@waqtilumis3577 3 жыл бұрын
Walalayal ninkan wa u dhintay plz taakhirdan o sheegayo waa waxba kama jiraan waa sheeko dhulka somalida o ka dhigayo asal ahan oromada aya laga sartay waa sheeko qabilkisa o dhan wa sidaan marin hababiska wayqayanan arka inta somaliya ay ka dagan iyo ehtopia iyo kenya firi malin kasta qabil cusub igya ah aya arkaysa
@AhmedOmar-no1ci
@AhmedOmar-no1ci 8 ай бұрын
7:54 1493 BC Allaha u naxariisto Prof dembigiisi iyo kii waalidkiiba Allaha dhaafo iyo dhammaan walaalihii muslimiinta dhintay rag iyo dumar intaba.
@mohamedali4145
@mohamedali4145 4 жыл бұрын
Waxaan u baahanay sheekadaan(qisadaan) oo qoraal ah qofkii iga caawin kara reply ha isoo galo fadlan
@somaliman8162
@somaliman8162 2 жыл бұрын
Yaa 2022 may 8 12am yaa daawanaya
@nimosayid9324
@nimosayid9324 6 жыл бұрын
SOOMAALIDU waa hal jidh iyo hal qof. Asalnna waa koox afeedka kushitiga Bari. DIINTA ISLAAMKA weynu qaadanay ee carab umaynaan dhalan.
@abdikaniabdirahmanakhie638
@abdikaniabdirahmanakhie638 3 жыл бұрын
Darood ka Soo dhaadhicin kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk
@nimosayid9324
@nimosayid9324 6 жыл бұрын
Soomaalidu waxay u qeeybsantaa:- SO'MAAL (nimcooleyda hilinka leh kuwa dhaqda) SO' waa hilib. 2) BEEJAMAAL (waa beeraley) Baaji maal ayaa loo beddelay. 3) BIYOMAAL (xeebaleyda kalluumaysatada ah) 4) TUNMAAL ( waa xoogsatada cirfadleyda ah ee birta maala.) Xoola dhaqatadu maadaama ay 85%tahay ayaa magacii la qaatay uu noqday SOOMAAL.
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 6 жыл бұрын
Walaal magaca hakuciyaarin hana ugefin umada Soomaaliyeed. Magacu waa ilma Samaale awowgwen aan kasoo farcanay. Marka hadaad adigu aaminsantahay inaadan soomaali dhalasho ahaan u aheyn ood cidkale kasoojeed xor baa u tahay inaad asalkaada nalawadaagto balse magaca dhabta ah ha qoor jebin oo meeluunan laheyn haku camcamin adoo raaliya. Gabarbaad tahay ilma Samaalane gabdhaha wey qadariyaan sida lagu yaqaan Mahadsanid huuno
@ahmedmoalimabshir4515
@ahmedmoalimabshir4515 2 жыл бұрын
Beeja maxaa waaye?
@OmerHasan-e6c
@OmerHasan-e6c 6 ай бұрын
Wa runtasi qof waxad thy runti aqoon badan le magaca somali halku ka so jeedo uwaliba si xikmad Ku jirto ayad u fahfaahisay hadhagaysan ha u jawaab celin dadka maangaabka ah ee aqoon u lahayn asalkodi mesha u ka so jeedo wadku Sax santahay fikirkaasi.
@abdalla373
@abdalla373 10 жыл бұрын
somalidu asal koodu waa dad african ah manihin carab waxaanu nahay non bantu african country
@samiraahmed7785
@samiraahmed7785 7 жыл бұрын
faarax murtiil
@MohamedAhmed-yt4qy
@MohamedAhmed-yt4qy 6 жыл бұрын
wll bantu ma nihi wxn nhy cushitic people
@بنتالأشرافية
@بنتالأشرافية 6 жыл бұрын
قـــــــــــــــــبيلة دارود الــــــــــــعقيليه الــــــــــهاشمية حياكم الله في صفحة (( آل دارود العقيليين )) (( آل دارود )) هي قبيله عدنانيه تعود الى جدها الاكبر الشيخ العلامة داود الملقب ب(الدارود ) و المولود في الزبيد باليمن هو ابن شيخ الشيوخ أعلم أهل اليمن الشيخ اسماعيل بن ابراهيم بن عبدالصمد الجبرتي العقيلي الهاشمي ( المدفون في زبيد ) ,وهو من هاجر الى بلاد الزيلع ( الصومال ) مع بعض من اتباعه ولها الفضل في انتشار الاسلام في شرق افريقيا وتنتشر هذه القبيله في الصومال و اليمن ( المهره ) وفي عمان في اقليم ( ظفار ) وتزاوجت هذه القبيله مع القبائل الصوماليه الاصليه و بعض العرب متواجدين في الصومال و عندما تزوج دارود من بنت زعيم القبيله التي سكن بجوارها لذلك يتحدثون بلغة الصوماليه وهذا سبب سمرة بشرتهم, و لهم عاداتهم من حيث الزواج والتفاخر بالانساب والشعر والماشيه خاصة ( الابل ) .. ولهم تاريخ كبير من الجهاد وقتال الأحباش النصارى و البرتغاليين بقيادة الإمام أحمد بن إبراهيم الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي و خليفته الأمير نور بن مجاهد الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي وفتح الله على يد الإمام أحمد مناطق كثيره طيلة 15 عام وبعد استشهاده خلفه الأمير نور وقاتل الأحباش وقتل ملكهم .. و استمر جهادهم في طرد قبائل الجالا عن الكثير من الأراضي .. وفي عصر الإستعمار ظهرت قبيلة آل دارود من جديدة كقائد للبلاد وتخليص العباد من الإستعمار وقائدهم الإمام المجدد السيد محمد عبدالله حسن الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي وقاتل ضد ثلاث دول كبرى ( بريطانيا - فرنسا - أثيوبيا ) و استمر الجهاد 21 عام هزمهم في معظم المعارك حتى أستخدم الإنجليزي الأول مرة في تاريخ حربهم ضد المستعمراتهم وافريقيا بشكل عام الطائرات الحربية وتم قصف مدينة الجهاد ( تليح ) و قتل في تلك الطلعات معظم مجاهديه ولكنه نجى ومات في غرب الصومال ( الأوجادين ) .. ولم يكن الإمام المجدد السيد محمد عبدالله حسن الوحيد إنما قاد أ[نائه عه من الإقاليم الأخرى مثل مملكة مجرتينا ( يسكن فيها أحفاد الشيخ محمد الملقبون بالمجيرتين ) تحت قيادة الملك عثمان محمود الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي ضد الأحتلال الإيطالي بعد وفاة السيد محمد عبدالله حسن. و أبناء عمه في مملكة هوبيا بقيادة السلطان يوسف علي الملقب كيناديد الدارودي الجبرتي العقيلي الهاشمي ضد الأحتلال الإيطالي بعد وفاة السيد محمد عبدالله حسن . و كذلك فعل أبناء عمه في مملكة ماخر بقيادة السلطان محمود علي شره الداوردي الجبرتي العقيلي الهاشمي في مساعدة السيد محمد عبدالله حسن في شراء الأسلحة و إدخاله من الساحل وهي المملكة الوحيدة فالعالم التي وقعت إتفاقية مع الإنجليز ورفضت رفع علم على أراضيها . وتم القبض على السلطان محمود علي شره الدارودي العقيلي الهاشمي و إرساله في سفينة واحده مع المناضل المصري سعد زغلول إلى جزيرة السيشل .. تاريخ طويل يحتاج إلى كتب و إنما هذه مختصر للإنجازات هذه القبيلة الهاشمية العريقة
@أسيدعمر-و9ض
@أسيدعمر-و9ض 5 жыл бұрын
ما هذه أساطير كل ما قلت ليس لها وجود. ضحكتني أنتم الهاشميون هههههههههههههههههه 😂😂😂😂😂😂😂 وأمام احمد بن إبراهيم دارودي هههههههههههههه 😂😂😂😂😂
@abdinaaleeye1471
@abdinaaleeye1471 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khalidabdulqadir8316
@khalidabdulqadir8316 11 ай бұрын
@@أسيدعمر-و9ض😂😂😂😂😂
@khalidabdulqadir8316
@khalidabdulqadir8316 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@khalidabdulqadir8316
@khalidabdulqadir8316 8 ай бұрын
جماعة الدارود ما يوقفون الكذب في التاريخ 😂
@galbisabdi5807
@galbisabdi5807 3 жыл бұрын
Fikiradaha jira muu soo wada ban dhigin. Nin si cilmiyeeysan wax u baadhaya maaha waayo fikirkiisu ma balaadhna. Cilmiyan la iskuma raacsana meeshan punt ay ku taalo, ilaa yemen ilaa iyo sudaan ayaa lagu sheegaa.
@abdiahmed3419
@abdiahmed3419 5 жыл бұрын
Waxoogaha balaaqada ayaa ku yar . Waa lagu caajisayaa ama wd ka yara dhacaysaa marba oo kuma soo jiidanaayo siduu wx u sheegayo. Lkn wx badan ayuu ka hadlayaa
@wergoingtothethemepark5581
@wergoingtothethemepark5581 3 жыл бұрын
book mu qoraya?
@somsaid2116
@somsaid2116 2 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto
@barawaupdate
@barawaupdate 7 жыл бұрын
Subtitle please
@habibab211
@habibab211 7 жыл бұрын
Bravanese Songs y u r Somali?
@barawaupdate
@barawaupdate 7 жыл бұрын
Yes, My Somali is not so good, I can only understand little.
@zakariaahmedmohamed4119
@zakariaahmedmohamed4119 3 жыл бұрын
Who's watching 2022.
@nasteexoibraahim-zm7ox
@nasteexoibraahim-zm7ox Жыл бұрын
بونتلانذ waxaa bixiyey masaarudoo taas ay ula jeedo الارض بخور و العطور dhulkii uduga
@zunduscadey2582
@zunduscadey2582 3 жыл бұрын
Alle hau naxariisto 😭
@بنتالأشرافية
@بنتالأشرافية 4 жыл бұрын
Anaguu hadaanu nahay mamlakada Darood ismaciil binu caqiil binu abii daalib binu quraysh waxaanu ka nimi ardul xijaas. Tariikh dayaduu waxaay taal maktabyadaa siiba sacuudi arabia iyo yemen iyo shaam then magaca somalina waa magac lagu midoobay ee maaha magac lagu abtirsado 👍👍
@asma89890
@asma89890 4 жыл бұрын
Waxa uu sacuudi Ku qoray o udorty dadka ugu badan Somali oo daarood ah, waxa uu doonayay inuu isku keen diro Somali iyo dadka kale, waa maskaxda IGA gumayso oo cadsan ah
@بنتالأشرافية
@بنتالأشرافية 4 жыл бұрын
Mona Ali xbbti soo adinka is raacay maaha oo yiri waxaa nala dhahaa iriir samaale iyo dir hno maxaa anaga markaanu dadkayagii raacnay oo la midawnay reer kaanu ka soo jeedno maxaad ugubanaysaan Darood ismaciil binu quraysh somaliya qurasee ma deego sadex wadan buu degaa oo carab kamidaa Yemen 🇾🇪 Oman 🇴🇲 Saudi Arabia 🇸🇦 👍
@asma89890
@asma89890 4 жыл бұрын
@@بنتالأشرافية wll anba Warsangali oo saldanaddi xafadaa ah ban ahay, lkn wll waxaa dhacday in ay macquul naqon wayday O'Day 1500 sano Ka hor dhinthy inuu awoowo noo noqdo oo daarood dhaly wayo wll maanta ogadeen kalyaa ba ah 8 million inta kale hadalkeed ba daa, inta yarı carabta isu haysata waa Somali dhulkaas oodhan baanu maamuli jirnay oo Somalia Ka maamuli jirnay oo anagga carab dhalnay hajar somaliyad bay aheed, aad baa uga da' waynahy carab, waxaa xita awoowayaal u nahy faracinadda, umaada dhan Somali bay Ka soo jeedan, dhiigeena darood hawuye midgaan isxaaq ajuuran gabi marka laga reebo (shaanshiga iyo raxanween) gebigeenu isku dhiig banu noqonay waxana noqonay 100% dhiiga ugu nadiifsan oo cidi Ku soo biirin xita u fiirso dhulka punt bay kuwada aasan yihiin awoowayaasheen calashan waa dhul barakeeysan oo way isu wada yeedhen siday, addunka dhan baa yabay wlhy, E-m35 ba layirahda waa dadkii xadaradha calamka a aasasy banu nahy. Goorta wll addunka dhan dagaal bu nugula jira sidii uu noo bab'n lahaa oo kolba reer yirhdaa carab Banu nahy, carab iyaga Naga soo jeedan waliba kuwa yaman, dhiigeena bay wattan ila iyo sacuudiga.
@بنتالأشرافية
@بنتالأشرافية 4 жыл бұрын
Mona Ali kkkkkk qofkaa aqli xun ma arag wllo. Qabiil iyo qoomiyad kla saar qabiil iLLaahay kitaabkiisu ku sheegay qoomiyad na waa umad ku midowda wadan ama dhul ayku midaysan yihiin then carabtan aad tiri somali baa dhashayna. Nebbi ismaciil عليه السلام Somali aduunkaba may jirin iskaba daa waxay dhalaan then awoowgeen Darood ismaciil binu caqiil binu abii daalib binu quraysh aad nasabkiisa dafiraysid na aadoo abaaha dafiray bay ka dhigan tahay 👍
@asma89890
@asma89890 4 жыл бұрын
@@بنتالأشرافية ma og thy inay xaran thy inaad nasabkaaga gaysid Al albayt adigo og in uu DnA wax kale sheegayo, haddad tiri soomali May jirin barigaas oo hadda maxa afkeena iyo dhaqan keena masar geeyay oo faracinadda u geeyay? Waa suaal kale, ma ogthy in tiradeenuu aad u badan thy daarood ahan oo Shanta korne Kala jirno dhulka somaliyeed , haduu daarood carab noqdo means Somali dhan waa carab oo af somaliga wax lagarneen buu ahaa. DNA ciyaar magalo wll waa labaadhay dad badan ba Ku Kala tgy oo Al albayt lacg bay qaadan jireen kuwa sheegta lkn imika WA laga jaray. carab Somali ba Ka da' wayn, iyagaba naga soo jeeda xitaa Al Albaitka laftarkooda. Kuwaa kale ee qaxtaan iyaguu wa Iran iyo turki is dhex agaly. Lkn carabta saxdda ah waa kuwa dhiigeena watta oo Nebi maxamed CSW Ka soo jeedo. وعلم آدم الأسماء كلها... Ha moodin in carabta kaliyaa Nebi lahayeen, anbyaa badan baa jiray oo geeska Afrika Ka timi. Aduunku wuxu Ka bilabmy geeska Afrika iyo somaliya. Wayo siday waridayaan culimadu islamaka, Nebi adan calayhi salam wuxu aha adamiآدمي اللون وليس ابيض ولا اسود بل آدمي Waa kalrka Somalida saxdda ah.
@mikekash1462
@mikekash1462 2 жыл бұрын
At minute 18:33, the professor Mahamed Abdi Gaandi says that the country of Somalia was called the land of Zanj . That was a historical mistake that came from a great professor who studies and teaches history, ancient civilizations and history of ancient peoples . Correction of errors made by the speaker : From the book ( A Masterpiece to Those Who Contemplate the Wonders of Cities and the Marvels of Travelling) written by the Moroccan Muslim traveler Ibn Battuta in the fourteenth century : [ And I traveled from the city of Aden at sea for four days, and reached the city of Zeila ( magaalada Saylac north of somalia ), which is the city of the Berbers ( Somalis ) , and they ( Berbers ) are a sect from the black people of the Shafi'i school of thought. And their country ( Berbers country which is Somalia ) is a desert of two months’ march, the first of which is Zeila, and the last of which is Mogadishu. And their livestock is camels, which are famous ghee sheep. And the people of Zila'a ( Berbers people ) are black in color . Then we traveled from it (meaning from the city of Zeila) in the sea for fifteen nights and arrived at Mogadishu, which is an extremely large city, and its people have many camels from which they sacrifice hundreds every day. They have many sheep, and their people are powerful merchants, and with them the clothes attributed to them are made, which are unparalleled. And from it carried to the homes of Egypt and others. And the Sultan of Mogadishu, as we mentioned, but they say to him the Sheikh, and his name is Abu Bakr Ibn Sheikh Omar. He is originally from the Berbers (the Berbers here means Somalis ), and his speech is in al-Maqdashi, and he knows the Arabic tongue. Then I rode from the city of Mogadishu, heading to The Swahili coast , heading to the city of Kilwa in the country of the Zanj . So we reached the island of Mombasa , which is large, between it and the Swahili land, a two-day walk in the sea, and it has no land. We stayed on this island of Mombasa for a night, and we rode the sea to the city of Kilwa, which is a great Swahili city, and most of its people are Zanj of very dark black people ( he means the city of Kilwa . ] . The Somalis were not called zanj , nor were they called Abyssinians , as the speaker says . Somalis have been called Berbers since before Christianity and before Islam and even after Islam and in Islamic books Somalis have been called Berbers . The Berbers or Berbera ( Somalis ) , Some Arab geographers consider them to be among the tribes that are attributed to the Hamitic tribes that are neither Abyssinian nor zanj , and they ( The Berbers in Horn of Africa ) are the Somalis in particular. from ( Periplus of the Erythraean Sea ) a Greco-Roman periplus written in Koine Greek that describes navigation and trading opportunities from Roman Egyptian ports like Berenice Troglodytica along the coast of the Red Sea, and others along Horn of Africa, the Persian Gulf, Arabian Sea and the Indian Ocean : The land of the Berbers ( somalis ) , bordered on the north by the land of the Abyssinians, and on the south by the land of the zanj . Barbaria was the name used by the ancient Greeks for littoral northeast Africa ( somalia ). The corresponding Arabic term, bilad al-Barbar (land of the Barbar), was used in the Middle Ages. The name of Barbaria is preserved today in the name of the Somali city of Berbera, the city known to the Greeks as Malao. من كتاب : تحفة النظار في غرائب الأمصار وعجائب الأسفار - ج٢ - محمد بن عبد الله ابن بطوطة وسافرت من مدينة عدن في البحر أربعة أيام، ووصلت إلى مدينة زيلع وهي مدينة البرابرة، وهم طائفة من السودان شافعية المذهب، وبلادهم صحراء مسيرة شهرين. أولها زيلع، وآخرها مقديشو. ومواشيهم الجمال، وهي أغنام مشهورة السمن. وأهل زيلع سود الألوان . ثم سافرنا منها ( يقصد من مدينة زيلع ) في البحر خمس عشرة ليلة ووصلنا مقديشو، وهي مدينة متناهية في الكبر، وأهلها لهم جمال كثيرة ينحرون منها المئين في كل يوم. ولهم أغنام كثيرة، وأهلها تجار أقوياء، وبها تصنع الثياب المنسوبة إليها التي لا نظير لها. ومنه تحمل إلى ديار مصر وغيرها. وسلطان مقديشو كما ذكرناه، إنما يقولون له الشيخ، واسمه أبو بكر ابن الشيخ عمر. وهو في الأصل من البرابرة ( البرابرة تعني هنا الصوماليين ) ، وكلامه بالمقدشي، ويعرف اللسان العربي . ثم ركبت من مدينة مقديشو متوجها إلى بلاد السواحل قاصدا مدينة كلوا من بلاد الزنوج. فوصلنا إلى جزيرة منبسى وهي كبيرة، بينها وبين أرض السواحل مسيرة يومين في البحر ولا بر لها . وبتنا بهذه الجزيرة ليلة، وركبنا البحر إلى مدينة كلوا ، وهي مدينة عظيمة ساحلية، وأكثر أهلها الزنوج المستحكمو السواد .
@abdiahmed1431
@abdiahmed1431 9 ай бұрын
Asc akhi I desperately want to learn the history without getting brain washed you seem like you have decent knowledge about the history of Somalis could share few sources that I can learn from or book or a videos? Thx
@hajidabcasarofficial226
@hajidabcasarofficial226 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@Aliahmed-wd8tb
@Aliahmed-wd8tb 3 жыл бұрын
dabacasar qabiiliste
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 6 жыл бұрын
qoraagii ugu horeeyey wuxu yimi dalka 1313 magaalada saylac uu qoray ( the stink town of the world waayo sariibadaa bada kutaaley oo la odhan jiray ibnu batuta waxaanuu ahaa ninka qudha ee qoray soomalida sinji sinjigaasoo ah bantu xamar ayuu reer xamarka ku arkay oo aanu qorin sinji .
@nimosayid9324
@nimosayid9324 6 жыл бұрын
Markii baadhid koiban la sameeyey magacqabiileedka ay soomaalidu sheegsheegato, waxaa xaqiiq ah qabiilkasta in uu ka koobmo dad usbahaystey oo ka kooban qabaailada Soomaalida ee kale.
@abdiwali40
@abdiwali40 7 жыл бұрын
XAARAAMI BIDAAR WEYN WAR SOOMAALIDU BILI aadam shaly somalia yimid ma ahan nabi ciise waan ka horeeynay ma ahan in aan dad isku dh dhajino somali baan nahay bilaadmka ka duwan xoolo dhaqato lagu yaqaan dhibaato lagu aqoon aduunkale kama soo jeednee hadalakaaga u fiirso
@nimosayid9324
@nimosayid9324 6 жыл бұрын
4.5 maslaxo iyo xal toona ma ahayne waxay ahayd dulleeyn magaca Soomaaliyeed lagj sii kala fogeynayey. Waa 5 qeeybood ee gumeystayaashu u qeeybiyeen oo kale.
@imanliban8274
@imanliban8274 6 жыл бұрын
Mar haddii qabiilada aad tirinayso uu harti sheegayso wll harti waa meel aad u dhow taariikh hore ma sheegaysid . MAreexaan iyo harti Baan maqlay iyo gari iyo hawiye oo Wada jira waxa larabey in aad Daarood kahor wax nooga sheegto hadad taqaaninid lakin anigu harti Baan ahay waana meel dhow oo taariikh shishe oo awoowashay oo aan aqaan kamad hadlin
@abdiazizissa5706
@abdiazizissa5706 6 жыл бұрын
.
@abdirahmanahmed1939
@abdirahmanahmed1939 4 жыл бұрын
No sheeg awoowo yaashaa
@بنتالأشرافية
@بنتالأشرافية 5 жыл бұрын
نحنا ك مملكة الدارودية بن إسماعيل بن عقيل بن أبي طالب رضي الله عنه اصل عدناني ونفتخر 😍😍
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 3 жыл бұрын
وبجينات حامية وكوشة مثل السلالة الجينية E🤭
@hashimmosa4320
@hashimmosa4320 3 жыл бұрын
أنا من دارود وأعترض على مزاعمكي الخيالية والخرافية ولستي متحدثة بأسم دارود تحدثي عن نفسكي فقط
@aliali-il8ng
@aliali-il8ng 2 жыл бұрын
Aniga wiil Hawiye aha oo somali dhalad aha carabe xaal qaado
@حبيبهعلي-م4ف
@حبيبهعلي-م4ف 2 жыл бұрын
@cool Ilahaay bah kah dhigey ee Mahan carab jecel daaroodkah
@Facelessuplouder
@Facelessuplouder Жыл бұрын
😂😂😂
@8987-s8v
@8987-s8v 6 жыл бұрын
Zeila kasoobaadh taariikhda somalida Waxakuyaal masjidki qiblataynka
@noradinosman6951
@noradinosman6951 5 жыл бұрын
somalidu way kala duwantahay, jabuuti ,somaliland , somali galbeed , somali kenya iyo somalia marka la eego habdhaqankooda
@csalaanxuseen8128
@csalaanxuseen8128 4 жыл бұрын
Ok masha allah
@princiousumalbashiir4373
@princiousumalbashiir4373 8 жыл бұрын
maxaad la foorarataa wariye
@medali9480
@medali9480 10 жыл бұрын
i am proud that harla were worriors and i m Issa HARLA
@rooble14
@rooble14 8 жыл бұрын
oh yeah Xarla they got good action on record.
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 6 жыл бұрын
Yes bro that is very true.the details are in futuhul habesha. Bro I had Harla are ethnically Somalis assimilated into oromo So can you plz clarify this Thanks in advance
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 3 жыл бұрын
@@mideyeadde1470 they’re Cissa not assimilated into Oromo
@Abdirahman-shire
@Abdirahman-shire 2 жыл бұрын
قبيلة الشيخال البكرية الصديقية القريشية التيمي
@husseencagta6034
@husseencagta6034 5 жыл бұрын
BOQORTOYADI UGU BAXADA WEYNEYD EE GEYIGA SOOMAALIDU DAGTO XUKUMEYSAY WAXAy AHAYD BOQORTOYADII (AJUURAAN)) MUDO KA BADAN 600 oo sano
@أسيدعمر-و9ض
@أسيدعمر-و9ض 5 жыл бұрын
Abti Adal Empire mad hilmaantay
@Ahmed-r9e2k
@Ahmed-r9e2k 4 ай бұрын
Dadkan afka somaliga ku hadla ayaa ah isk isir ahxn
@moneygang6620
@moneygang6620 6 жыл бұрын
Anaga hadaan raxanwayn nahay carab wax inooma galo waxaa nahay dadkii loogu yimid waxaan ku hadalna lahjad ka duban tiina aan ereyo carab ingriis iyo talyani soo dhexgalin
@Kurtun170
@Kurtun170 Жыл бұрын
the purpose of Eritrean sea 9:31 saas moo uqormaa
@OGSOOR
@OGSOOR 2 жыл бұрын
Bantu Boy🇸🇴💬💯
@AbdiqadiraliFaraax-bo6bd
@AbdiqadiraliFaraax-bo6bd Жыл бұрын
Sheekaxume
@muktarabdullahi1647
@muktarabdullahi1647 6 жыл бұрын
somalidha waa qoomiiyaad ree kush ama cushite eeh kayiimid wooqoyiika sudan illaa koonfurta masar ama egypt kadallacoo tariqda adunka ee kuasabsan boqor Hanibal oon uunaqano Hobal.
@xyman
@xyman 6 жыл бұрын
Af Boni/Weer iyo Af Somali iskuma dhaawa. Af Rendile u dhow af Soomaaliga.
@malaakyakub3853
@malaakyakub3853 6 жыл бұрын
Waxdarot &digil &mirifle & dir & hawiye majeraan??
@tecnomoha310
@tecnomoha310 5 жыл бұрын
Hawiye iyo shiikhaal wax iskagalay maleh.
@ahmedmaalin1559
@ahmedmaalin1559 3 жыл бұрын
That's true we are cushitic 💕💕
@ahmedi_zakid
@ahmedi_zakid 2 жыл бұрын
Dhibaatadeena waxaa ka mida inan luuqado kale faalooyinkeena ku qorayno!
@aqawle782
@aqawle782 9 жыл бұрын
mohamed aden, Abdi Hassan.waxaa habboon inaad prof.ka waxa aad ku diiddey fikirkiisa sheegto ama meelaha aad is leedahay ama aad is dhahayso wuu ku khaldan yahay aad caddeyso.Tusaale ahaan ma waxa qoraayaashii hore soomaalida ka qoreen baa khaldan?mise waxii ay wadaaddada far guriga qoreen baa khaldan?tan kale soomaalidu asal ahaan waa maxay baa laga hadlayaa.marka cuqdadda iska saara oo caadi iska dhiga.
@faleenboos9561
@faleenboos9561 2 жыл бұрын
Boqoradii faraciinti waxad hilmamtay inay tiri waxan ka imid dhulkii awoowayashen iyo aabayasheen
@guuleedsanjuu9286
@guuleedsanjuu9286 6 жыл бұрын
masha allah
@somalilandnews7143
@somalilandnews7143 5 жыл бұрын
Ben iyo run buu is dhex wadaa
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 Жыл бұрын
Waa Bentis Hawiye iriir samale IYO dir iriir samale Ha yelina War Qof Darod So Allifay Sababto ah Wa dagal Siyasadeysan oo Belaaha iriir samale lagu kala dilayo lagu Qeybinayo ha aminina
@waqtilumis3577
@waqtilumis3577 3 жыл бұрын
Waxa arka sheekadan in mid marin habaabis ah inay tahay qabiilo badan aya lagu kala saraya ayago dhalasho an mid aan shaki ku jirin ah ayu shaqi galinaya gaandi waana lagu yaqana qabiilka u ka dhashay marin hababiska
@xanaanxanaan51
@xanaanxanaan51 7 жыл бұрын
waaa arin muhuum ah
@malaakyakub3853
@malaakyakub3853 6 жыл бұрын
Qapilka waa gashan puur lapadii qapiil isladegtoo ayaa isladashay ?
@mikekash1462
@mikekash1462 2 жыл бұрын
The professor Mahamed Abdi Gaandi in 44:30 minute says that the word Abyssinia came from mispronouncing of the Arabic word Habasha ( حبشة ) . He is right but the word habasha also has a somali and Ethiopian roots not only Arabic . The word ( Habasha ) came from : From the Somali word ( xaabsi , xaabso , xaabsasho , xaabsaday , xaabsatay ) حَابْسِي , حَابْسَوْ , حَابْسَشَوْ , حَابْسَدَيْ , حَابْسَتَيْ which means to gather up and collect And also the Somali word ( xafash , cafash ) عَفَشْ , حَفَشْ which means Lots of stuff and mixed and crowded, packed, full, overcrowded, congested, crammed . And also the somali word ( xafiis ) حَفِيْس which means an office or a place where workers and employees gather up and assemble . And also from the old Ethiopian Ge'ez langauge (ḥäfäśä / hafasha ሐፈሠ ) and ( ḥäbäśä / habasha ሐበሠ ) which means “ to collect ” . so Habasha ( Abyssinia ) means collection of people or the people of who gather up and collect frankincense and myrrh from the trees in the Incense trade . Back-formation from (al-ḥabaša ) الْحَبَشَة due to ideas of getting richer through incense trade. Alternatively variant of (ḥafaša) حَفَشَ‎ which means “to gather”), which may be illustrated by the same verb in the old Ethiopian Ge'ez langauge (ḥäfäśä) ሐፈሠ variating too as ሐበሠ (ḥäbäśä, “to collect”). Verb حَبَشَ • (ḥabaša) I, non-past يَحْبُشُ‎‎ (yaḥbušu) to collect, to earn, to reap .
@mubarikabdillahi1991
@mubarikabdillahi1991 4 ай бұрын
15 buug +50 article
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 10 жыл бұрын
In abtirsiintan gelaysa qoyska nebi maxamed ay bug tahay waa arin aan si weyn u aaminsanahay. Sidaas oo ay tahay waxan qabaa in cilmi baadhis lagu sameeyo qubuuraha faraha badan ee sanaag ku yaal lagana qaado DNA si loo ogaado asalka nimanka meesha ku aasan inuu waafaqsanyahay qaabkay somalidu ugu abtiriso.
@mohamedfarah4094
@mohamedfarah4094 10 жыл бұрын
Waxaad aadan ogeyn in aadamigu Adem wadadhalay, cadaan iyo madowba. Marka xaqiiqdu waxa aytahay markii umada somalida ahi aysan kafogayn male odoroska carabta xiitaa markii darisnimada iyo dhaqan ahaanba.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 10 жыл бұрын
Sanooyin badan ayaa ka soo wareegtey, ma kulatahay in DNA laga heli karo dadkaa markaas ku dhinteen gobolka Sanaag ???
@momo49535
@momo49535 10 жыл бұрын
Been ee waa run
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
ha ku guban danhaagaanad u aaminsaneyne kk kulaha baadha dayuuradihii af weyne yidhi qabrigan isaaq ku wareego soo burburiya gebigiisaba ayaa daruuri is qarisey kolkaasey markey is yidhaaheen daruurta waad ka baxdeen ayey badda galaan oo dhulkaba ka baxaan markey dooralaba dhawr jeer sidii ku dhacdey bay iska soo noqdeen markaa adoon isaaq ahayn intaad calankan aanad hoosta ka aaminsaneyn intaad isku qasabtey haddana inaad nasabkayaga tidhaaho hala baadho waabad ladantahay haddaanan gaal kugu tilmaamin walaahi carabkay igaga warwareegaysa inaan ku idhaah haye nabiga na sheegay oo afkiisa laga haya mahdiga cidaan anaga ahayna naga soo bixi maayo yaan lagugu wareerin soomaali carab maaha waar soomaali waa umado isku tagtey duriyatul sheekh isaxaaqna ninkii diidaya iyo ka iska dhega tirayow waa kuwuu nabigu yidhi hambada seefta ayey kasoo hadhayaan adna waarye hana sheegan waxyahow nasab dhimankii malaha nimaan is hubin baa waxaaso kale ka yeedhsiiya.
@husseinmubarak7717
@husseinmubarak7717 5 жыл бұрын
@@Som-Hanoolaato Haa sxb Lafta Ayaa loo baahan yahay
@shaawey1
@shaawey1 8 жыл бұрын
Kushit Iyo Abuubakar see iskugu imadeen Aniga Hawiye Kushitic ayaa ahay. Daarood waa Jabarti.
@KoolViberz
@KoolViberz 8 жыл бұрын
Saxib kushtic waa luqad ma ahaan jensiyad hawiye iyo darood waa aqil bin abi daalib ayee galan
@amaanreer5311
@amaanreer5311 7 жыл бұрын
sxb wa been carab/jabarti ma nihin taasi wa sheeko, hawyie iyo darood wa isku isir.
@maandoon2434
@maandoon2434 7 жыл бұрын
Waryaa Dhamaaw haa somalida oromada anfarta nobia intaasiba coshitic marka la leeyahay waa kush maaha luuqadkaliya kush waa boqortooyadii u horaysay bini aadamka inta taariikhda la ogyahay waxayna talinaysay nabi nuux kadib ilaa nabi ciise 350 sano kadib kushna waa tafiirtii xaam nuux caleyhi salaam
@suhaybosmaan1973
@suhaybosmaan1973 7 жыл бұрын
+khalid Abdi waa tariikhda saxda ah bro
@Mohamed-kv8to
@Mohamed-kv8to 6 жыл бұрын
Beenta wallahi #zinji waxa la odhan jiray kenya iyo sawaaxiisha macrobia ka ogatagtay sootu #Herodotus uu buug ka qoran xitaa xagay adoonka ka taalo uu sheeg xogtaad haysid dib ugu noqaan ku odhanlahaa
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 7 ай бұрын
AHUN
@samewadasamewada
@samewadasamewada 11 ай бұрын
odaigani isagaa garca ciduu sheegto ayuu wayeyi dhiigiisiina waa lagawaeyeyi cidii uu shegan jiryi markaa garxjis baalgu sheegyi lakiin maha
@mohamednur3651
@mohamednur3651 8 жыл бұрын
Mareexan soo maaha daarood
@KoolViberz
@KoolViberz 7 жыл бұрын
unionka ayee kubireen
@siyaad6861
@siyaad6861 3 жыл бұрын
Very powerful message to young people
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
Somaalidu idir malaha
@cadlaacaafuu1127
@cadlaacaafuu1127 2 жыл бұрын
Wll isir waa leenhy carabna ma nihin waxaan rajrynaa inaa taariikhdaada barato
@ismailtimajilic8542
@ismailtimajilic8542 8 жыл бұрын
meesha haloo shaqaysto waa aakhiro markaas waxkasta way saxmayaan
@OmerHasan-e6c
@OmerHasan-e6c 3 ай бұрын
‏ ‏Punt maaha waa boqoortooyadii boonta‏ ‏waxay ahaayeen farascinadu iyo boonta isku‏ ‏dad xiriir wayna weey ka dhaxeeyeen markii‏ ‏faraacinadu la soo jabiyay waxay ku soo‏ ‏noqdeen dhulkii boonta waan dadka maanta‏ ‏loo yaqaan beelaha laga tirada badan yahay‏
Raadraaca Isirka Soomaalida - Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.
1:15:42
Xarunta Ifiye
Рет қаралды 89 М.
ISIRKA SOMALIDA PART 2 - QABIILADA- Prof. Maxamed Cabdi Gaandi
1:22:28
Somali Channel TV
Рет қаралды 396 М.
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
Afsoomaligu waa Afkii Nebi Aadan ( Buuga Adam's Word)
55:58
ASALKA SOOMAALIDA IYO AQOONTA DHAQANKA- MAXAMED SULDAAN SACIID
38:55
WARIYE CABDULLAAHI XAAJI VS SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY
37:48
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
Wareysi Siyaasi Cumar Salaad : Dhalashadii taliskii kacaanka ilaa iyo burburkiisa
44:44
DHAXALREEB - XARUNTA HORUMARINTA HOGGAAMINTA
Рет қаралды 4,8 М.