ISKA CAABINTA FALASTIINIYIINTA OO DIYAARADO SOO RIDAY + WARARKII U DAMBEEYAY

  Рет қаралды 52,838

HBN Online TV

HBN Online TV

Ай бұрын

Пікірлер: 89
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 Ай бұрын
Diyaar unahay inaan dhagaysano wararka ugu wanaagsan somalida waan ku sugaynaa mawliid iyo maxamed maxamud cade❤❤❤
@nasrabashir3958
@nasrabashir3958 Ай бұрын
Israel ilahay ku burburi awooda allaha ka qaado.
@Qabyaaladiid40
@Qabyaaladiid40 Ай бұрын
Damiirkeena ayaa Mayd Noqdaye Hadaanunahay Muslimiinta Ee Allah waxaan Ka Baryaynaa Inuu Damiirka inoo Nooleeyo Waayo Maanta Yuhuuda iyo Reer Galbeed Marba Wadan Muslim Ah Meelkuma Cuneen Inteena Kalena Madaawaneen Ama Safka Gaalada Kama Soojeedneen Siday Maanta tahay Walaahi Waan Qiirooday Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@adanadow4967
@adanadow4967 Ай бұрын
Aamiin wall xaqiiqada ayad ka hadashay runtii
@rodahussien1993
@rodahussien1993 Ай бұрын
Allah ayaa qaawiyay yuhuud iyo reergalbeed . Bunuqafiirna waarafadkii ugudabeeyay markaa waa inuusiduudoono uhadlo waxaan leeyahay wakhtigiinii wuudhamaaday guul falastiin.
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah Ай бұрын
Cunsuri dhaha, Xagjir, waa magac si dulmi loogu bixin Muslimiinta Diintooda ku dheggan
@nasrabashir3958
@nasrabashir3958 Ай бұрын
Ilahow quwee muslimiinta ilahow guulee reer falistin yaa rabi 😢
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 Ай бұрын
Masha alah alle ha guuleeyo mujahidiinta galadana alle ha jebiyo
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 Ай бұрын
allaha jabiyo Isreal aamiin yaarabi
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 Ай бұрын
Israaiil wa in meesha kabaxda waana Lagasaari kara wa Haddii loo midoobo 🎉🎉🎉😢😢😢
@user-ip3kj4ps4b
@user-ip3kj4ps4b Ай бұрын
Mareeykan waa burburay waxaana burburiyey beeydan
@khadraawale2984
@khadraawale2984 Ай бұрын
Illahayow cawi walalha rer Gaza insha allh yarabi yaarabi ugargar Illahayow cawi walalha rer Fallston
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 Ай бұрын
Waxan waxaba kama Jiran waxay sheegayan dhul waxa le dadka lahay marka maraykanku ISAF’s yaban ilahay ha guuleeyo dadka islamka 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم أنصر الإسلام والمسلمين اللهم أنصر إخواننا في فلسطين 🇵🇸
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 Ай бұрын
اخواننا في غزة يقتلون بالقنابل الأمريكية وقتلهم بالجوع الاالعنة الله الظالمين
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Ай бұрын
Ilaahay ayaa mahada leh
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Mawliid Xaaji aad iyo aad baad u mahadsantahay. Abaal weyn baan kuu haynaa.
@ArrowJubase
@ArrowJubase Ай бұрын
You give concrete and reliable information Gaza
@FardowsaJanaay-yb4pu
@FardowsaJanaay-yb4pu Ай бұрын
ALLAAH, SWT, Xagjiriinta. Yuhuuda, iyo kuwa lajira. Balaayo baas ku RID, iyo Cuduro Baas, ku Rid. Baa, bi I, oo Dhiiga Rer Gasa, Cuqubadooda. Ka soo Bixi. Yaa Xayul qayuum, Caawi Caawi, Caawi, WALLAALEHEEN. Reer Gasa, Amiin. Yaa Rabil Caalamiin,
@saeedwarsame2081
@saeedwarsame2081 Ай бұрын
Thanks, that was great news.
@mohamedkeinan5835
@mohamedkeinan5835 Ай бұрын
Mowliid waxan kaa codsaneyna in ad soo dhigto Liinka waxyaabaha kadhacayo Gaza 🎉🎉😢😢😢😮
@mohamedadowadan325
@mohamedadowadan325 Ай бұрын
alloow xamaas & falastiin guuleey gaaladane jabi alloow muslimiintane guuleey yahuuda & gaaladane baabi'
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Ай бұрын
Illaahow narayan iyo yuhuudba qabo aday qabashadaadu adagtahaye yaa rabi .uslimiinta gacantooda kor ka yeel
@fiidowmrk
@fiidowmrk Ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@user-oi8lu5cq4r
@user-oi8lu5cq4r Ай бұрын
ALLE mahad leh jabiyey yuhuuda
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 Ай бұрын
Muf Allaah ha ka dhiga Cadowga
@cirjiidh77
@cirjiidh77 Ай бұрын
Thnks
@libandahir3719
@libandahir3719 Ай бұрын
Geat and marvelous
@CabdiraxmaanAxmed-sq7yg
@CabdiraxmaanAxmed-sq7yg Ай бұрын
Alaahu ma anta saxiibu arbaca. Wa awlaadi wajiwsati
@CanabJaamac-fi5pm
@CanabJaamac-fi5pm 29 күн бұрын
Ale naarta haku fogeeye naarta israa iil😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-mt9nk2rk4e
@user-mt9nk2rk4e Ай бұрын
Allaahu akbar
@abdiqadarabdiwarsame8005
@abdiqadarabdiwarsame8005 Ай бұрын
Mowliid haji prank arsenal Waa dhamaday wararka sobadi 😂
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Wallee !! Adduunyadaan Ninkii nool - Wax buu usoo joogi doonaa ,
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Maasha allaah guul xamaas
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 Ай бұрын
Nice ❤❤❤❤❤❤❤🇵🇸✅🇸🇴👍
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Wa donfaar bin Qafiir
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b Ай бұрын
Alxamdulilaah
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Ай бұрын
Binu khansiir baa ladhahaa waana dameer iska hadlay Deegaamaynta gumac ololayaa kasoo horeeya
@adanadow4967
@adanadow4967 Ай бұрын
والله غالب على أمره ولكن أكثر الناس لا يعلمون
@MacruufMacruuf-im9dz
@MacruufMacruuf-im9dz Ай бұрын
War yahuda internetka waa ka qarabata
@farxaancabdi6170
@farxaancabdi6170 Ай бұрын
Ilahow guulaha noogu wad qalbiyadana noo adkee qalbiga yuhuudana jabi oo kala didi oo kala furdhi..yahuuda..
@dulxajcismaa9092
@dulxajcismaa9092 Ай бұрын
Mowliido walaal habeen talàdo ah iyo habeen arbaco ah ma kulmaan dheh waa habeen arbaco ah talaadana baxday waa r'yigayga sxb
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Marekan iyo israil same
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
Bina khafira waa Shadanka Afwen inshallaha kuwa guraya oo khaxaya waa adiga masibo iyo Khasar kuwa lakulamaya waa idanka iyo sida loo babinaya Tanakigada iyo Asakartina mida washa iyo mida idhaha ka dhaca allaha ka dhiga inshallaha gush waa walaalah reer Hamas
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Wasiirka amniga aad buu u riyoonayaa walaahi😂😂😂
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 Ай бұрын
Dawladda hadda ka jirta maraykanla waa astaanta beenta Kibirka islaweynida gumeysiga Argagixisada xaqdarrada iyo Munaafaqadda adduunka iyo Weliba cunsuriyadda waana Askarta sahyuuniyadda ee Ma ahan dawlad madax bannaan
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 Ай бұрын
Agooqaxkkti ahaa ayu dadki wadanka lahaa ku leeyahay guura waa yaab isu ceebi maayan mkkryaanimada xaqu ha guuleysto gar daraba ha jabto
@waliyocadga9985
@waliyocadga9985 Ай бұрын
MAREYKAN AYAA UGA DARAN FARLASTIIN, ISRAIIL, KOLEY QOFKASTA WUU FAHMI KARAA LAKIIN MAREYKAN WAA CADAWGA KOOWAAD EE FALASTIIN AY LEDAHEY KAN LABAADNA WAA ISRAIIL RUTU WA TAAS .
@M.somali.143
@M.somali.143 Ай бұрын
Saa usugaaye sheekadi ugudanbesay e barnaamijka waba iloday o dhamesay barnamijki se cml
@farahmohamed6966
@farahmohamed6966 Ай бұрын
🎉
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Marekan wuxu iskadhigaa aduunka inu leyahi lkn diyaarad moye sikale kumadigaalamikara iyo xulufa
@ruqiyocabdullahi3932
@ruqiyocabdullahi3932 Ай бұрын
ilaahay maskaxda dhiig haugu furo
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 Ай бұрын
Allah ha na tuso asaga oo ku jiro gacanta mujaahidiinta xamaas Aamiin Allah musiibo degdeg ah ha ku rido yuhuudkaan kibrey iyo kuwa uu wato aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin
@user-vg1vy7ui7o
@user-vg1vy7ui7o Ай бұрын
Mansha alah mcln Aad iyo Aad ayaad u falanqeysaa warar saxan iyo hdl sugaan Ayaan ka heelna
@naimamuad3140
@naimamuad3140 Ай бұрын
Waa riyonya kana iska daya
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Rabbi Rabbi talo kufilan ❤❤
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 Ай бұрын
ryihii mataanaha ahaa ee maraykanka
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 Ай бұрын
🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🙏🙏🙏🙏♥️♥️♥️🇸🇴🙏🙏
@hawaahmed3816
@hawaahmed3816 Ай бұрын
Ani waxs o dhan wax igag tarn wanting Arpita hadiba madxdi hadli wayen waya shacbki iyo ardaydi erupts wa 100 %63 dadka kabanan baxya uerpta wa kirstn iyo dibo kale imis wadn aya jira o muslimin cil iyo cadho ayan la oya markan u firsato waxybah😭😭
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox Ай бұрын
Usa gubad kii Ruwanda u yaqana 😂😂
@sharmake9889
@sharmake9889 Ай бұрын
Binqafiir miyu oynaya mise dad buu uhanjabaya
@muxumedamir
@muxumedamir Ай бұрын
❤❤❤✌✌✌
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 Ай бұрын
Xag jirkaasi waxa uu kloobay in dhulkaas lagu soo dhaweeyey naclaghulaahi korkiisa ahaatay
@user-yt8xc2kr8x
@user-yt8xc2kr8x Ай бұрын
Bililiqada miyuu garyiqaan kuyahay shaydaan tuuganimo ku caanbaxay alle kusoo qabay sidhakhso leh
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Ай бұрын
.insha.allah.xamaas.ayaa.dhamaan.maamuli.doonta.dhulka.falastiin.xataa.kii.48.argagixisadu.dagtay.
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 Ай бұрын
Falastiin shacabkeda in lahubeya aya kufiicned
@axmedwali7463
@axmedwali7463 Ай бұрын
Hanagubadin dhimaghada hal maan hadal kuma jiro
@gorgorwaa-wz8iq
@gorgorwaa-wz8iq Ай бұрын
Yahuudkan naceeyba islaamka madax maray hadii an qanima ku so qafalan lahay asaga iyo islanta ag tagan beeraha ayan ku falan lahay sidii eygi iridka gurigeyga ayaan habeenki ku xiran lahay
@jmacTruck4860-nn7ii
@jmacTruck4860-nn7ii Ай бұрын
Intaasoo masaajid waa ka tagtey
@deqa868
@deqa868 Ай бұрын
binqafira waa nin waalan meeshan jil jileeca mayaale sool hadadaa caano ka cabeeso sheetan yahoowo
@yaqshidchannel927
@yaqshidchannel927 Ай бұрын
❤🎉🎉🎉
@naimamuad3140
@naimamuad3140 Ай бұрын
Ku noqda dhehmalgoda galaye
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Harta , Falastiin !!! Yaa leh !? Yaa ‘Allah Ku ‘Abuuray ? Maraykanku Doolaalo- Dheeraa !!! Mamulista Dhul kaas maxa Ka galay ?
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Yuhuud cid ka fulaysan ka liidata alle ma abuurin lkn carab ayey heleen oo ah kuwa yuhuudana ka sii liidata lkn waa muus ducafa alle haku mid dunida ku cadaaba sidii Hitler iyo fircoon oo kale ah
@muminaden
@muminaden Ай бұрын
Aalaha oo kalmeya xamas
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 29 күн бұрын
BATSSTANBA ILAAHA WAX DILE HALEYSKU DARO MERYKANKA IYO SRA,ILBA. WELIGEDBA YAANAN LAKALA DAB QAADANINE.
@idrissaidarous-hi3mf
@idrissaidarous-hi3mf Ай бұрын
Caalamka allah ayaa ka talya maraykan iyo israil wxa ku dhaca malmaha nagu soo socda waba loo joogi
@bulohus8548
@bulohus8548 Ай бұрын
Nacalaa dhaladiisa cad ku taal, Ey ey !!
@akrimabdikarim9867
@akrimabdikarim9867 Ай бұрын
Hey'adaha qaxootiga dhamaan waa basaasiin, mareykanka iyo Israel waa isku mid. Naftiisa ayuu meel ula'yahay muxuu guryo dhisayaa? Nin yahuud ah oo islaam jaceyl maba jiro. In hey'adaha islaamka ay geyn karin gargaar Gaza, maxaa kuwan gaalada kaliya loo ogol yahay? Taasi waa jaajuusnimada gaalada. Islaamkii ayaa lawaayey mowqifkiisa. Allow xamaas ugargaar.
@idrissaidarous-hi3mf
@idrissaidarous-hi3mf Ай бұрын
Futada ayaad ka hadashay makafaw uskag fawqa uskag uf adaa ka bixi qasa iyo palasteen walahi inigaa ka bixi qaso
@mahamudfarahali2280
@mahamudfarahali2280 Ай бұрын
%95 waxaa mamusha kooxaha xamaas & islaamic jihaad balse bingafiir & fircoon peiden ka usa maxaa u dhiman 8 bilood 223 malmod dagaalka socda dumar & dhalaan ay duqayn kulayaan maahee meydaanka dagaalka soo muqawamadu kuma gacan saryso ????????? Awooda dagaal ee udhiman usa & nayo jabhad yabnal yahuudiya maxay tahay 8 bilood kadib?
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | ISRAEL - HAMAS WAR
20:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 33 М.
Как быстро замутить ЭлектроСамокат
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 13 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL - IRAN
37:23
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 67 М.
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:03
SHEEG INDHAHAN KU GUULAYSO ABAAL MARIN
10:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 44 М.
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 3,3 М.
Неудачный День 😱🔥
0:54
Смотри Под Чаёк
Рет қаралды 4,1 МЛН
Cute 😱🐒🍭💞
0:11
Tuğkan Efe
Рет қаралды 6 МЛН