WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | SOOMAALIDA | ISRAEL - IRAN

  Рет қаралды 67,575

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Ай бұрын

#subscribe
DAB-DAMISKA HADII SHACABKA LAGA BARA-KICIYO MADAXTOOYADA BAAN UGU DAADANAYNAA
• WARARKII UGU DANBEEYAY...
U.S. House Passes $26 Billion in Emergency Israel Aid, Most Significant Step Since October 7
The Senate is also expected to pass the bill, which was opposed by 37 Democrats and 21 Republicans and came a week after Iran attacked Israel with drones and missiles
Israel says it is studying Hamas response to possible deal
The Israeli government has issued its first official remarks on Hamas’s response to a possible truce deal, stating that the group’s comments are being studied by all parties involved in the mediation process, but offering few details.
“Hamas’s reply has been conveyed by the Qatari mediator to the Mossad. Its details are being thoroughly evaluated by the officials involved in the negotiations,” a statement from Israel’s foreign intelligence agency, the Mossad, said on Tuesday, per the office of the prime minister.
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
www.timesofisrael.com/us-isra...
US, Israel believe up to 80% of Hamas tunnels intact after 114 days of war - report
Report: Bullish US negotiators draft phased deal freeing hostages for 2-month pause
The Associated Press confirms a New York Times report on a two-part plan for the release of hostages kidnapped from Israel and a pause in fighting of up to two months, citing two senior administration officials.
Like the New York Times, the AP report notes that CIA director Bill Burns is expected to discuss the contours of the emerging agreement when he meets on Sunday in France with David Barnea, the head of Israel’s Mossad intelligence agency, Qatari Prime Minister Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, and Egyptian intelligence chief Abbas Kamel for talks centered on the hostage negotiations.
DISCLAIMER: BRIT SOMALI TV CANNOT VERIFY THE NEWS COVERED IN THIS VIDEO. WE ARE QUOTING FROM MAINSTREAM MEDIA PLATFORMS SUCH AS HAARETS, ALJAZEERA , REUTERS , TRT WORLD , BBC AND THE TIMES OF ISRAELI MEDIA OUTLETS . ( ISRAEL - HAMAS WAR )

Пікірлер: 142
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
FADLAN #SUBSCRIBE #SHARE #LIKE DHAC KU SIIYA SHARAF IYO DHIIRIGALIN AYAY NOO TAHAY GARAB ISTAAGIINA
@II-vd4ih
@II-vd4ih Ай бұрын
Falanqeynta Injineerka aad ayaan u xiiseeyaa waa nin si hufan hadalka u kala dhigo ❤
@calinurcsalam6072
@calinurcsalam6072 Ай бұрын
Axmed Gurey Welcome
@ismaciilcabdifitaax5951
@ismaciilcabdifitaax5951 Ай бұрын
cabdi xafidow habenka injinerka falaqeynayo adban uxiseya masha alaah alaha idin xifdiyo
@malyunabdile9960
@malyunabdile9960 Ай бұрын
Asc sodhowow abtidon sidaya thnkz brother
@fay6834
@fay6834 Ай бұрын
Salaan la mid ah engineer iyo abdixafid
@reemali6728
@reemali6728 Ай бұрын
اللهم انصر الإسلام والمسلمين يارب العالمين اللهم امين
@libandahir3719
@libandahir3719 Ай бұрын
Mashallah, thnx senior abdihafid for hosting us the engineer i like the way he articulate and explains things.he is transparent and moderate to all sides the government and its people
@mahamedsalman
@mahamedsalman Ай бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين
@Fatimaabdirahman24
@Fatimaabdirahman24 Ай бұрын
Waxa la gaaray waqtiga zahnuunida adunka laga tirtirlahay wax badan kibir ku joogane maanta wa jaben runti wa arken yahuud iyo xuulufadooda wa u dhamatay yahuu yahuu 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@reemali6728
@reemali6728 Ай бұрын
عليك نور كلامك صح والله
@user-ji9fg6xm1j
@user-ji9fg6xm1j Ай бұрын
Brit Somalia tv iam highly greeting you and the professor aim really appreciate the way your helping our community to know more about how the world is going and Somalia community to build their country thanks
@bolididweb23
@bolididweb23 Ай бұрын
❤❤❤❤ ASC BRIT SOMALI TV CAAWO IYO WAXAAN SUGNAABA WAA FALANQEEYIHII WAYNAA ENG ABTIDOON SOODHAWAADA❤❤❤❤ waxaad sugnaaba war xiiso leh
@saidaali412
@saidaali412 Ай бұрын
Ilaahey ayaa ka ween gaalo oo dhan shartooda Allaha ka qabto muslimiinta
@RamloNur-zu7ft
@RamloNur-zu7ft Ай бұрын
Wuxuu ilahy qadaro baa dhi waxay rabaan haku fakaraan tii allah subxaanahuu watacaala yaa meel taala
@mathobeabdull659
@mathobeabdull659 Ай бұрын
Brit Somali Tv waad ku mahadsantihin wararka tayada leh o aad no so gudbisiin
@safiaissa5917
@safiaissa5917 Ай бұрын
Allaa weeyn ninkii aamiina wood leh
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 Ай бұрын
Allah wxan kacodsanaynaa INUU qabasho adag qabto maraykan Iyo yahuud Iyo wixii lamowqif ahba isaga ayay wax walba suurto gal uyihiine🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇵🇸
@abbdll
@abbdll Ай бұрын
Eng. Caawa sigaar ah Ayuu u xanaaqay
@memomm9539
@memomm9539 Ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
@JamahodanMohamed
@JamahodanMohamed Ай бұрын
Inger axmed malintu warka kula daadihinayo ima dhaafto akhbaarta manshlh
@awadnuur8571
@awadnuur8571 Ай бұрын
Amarka ilaahay arimaha Somalia, caalamul islaam, shiico iyo sunni dee injineerku si gedis-gedis ah buu uga faalloodaa!!!
@engyasirhazzen1293
@engyasirhazzen1293 Ай бұрын
اللهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
@abdosalim6636
@abdosalim6636 Ай бұрын
Asc mashaa alaah caawa waa noo nurisay tv ga kheer ilaah haidin siyo
@abdallaabdallah-bb3wv
@abdallaabdallah-bb3wv Ай бұрын
Caribou iyagu daacad ma ka iyihiin in falastin dowlad noqoto???
@awadnuur8571
@awadnuur8571 Ай бұрын
Injineerku taageeradii Damuljadiid wuxuu ku daray taageerada iiraan.
@suleymanahmed8322
@suleymanahmed8322 Ай бұрын
Ilaahay iyo injineerkaan umahadnaqayaa waa shirkiga yar. Sida qumana waa ilaahaybaan umahadnaqayaa kadibna injineerka
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Ай бұрын
Abdi Axmad waxaan anigu la yaabanahay markaad aragtey sida saqiirada la leynaayo wey I dhintey Wlhy tv 📺 ma fiirsado xanuunkaas
@SaidYusuf-fy7mk
@SaidYusuf-fy7mk Ай бұрын
M.a engineer wax sax ayaa ka hadashay wlhi
@user-tg2bg1wu3b
@user-tg2bg1wu3b Ай бұрын
injineer axmed gureey ilahoow madaxweyne nooga dhig 🤲
@XuseenMaxamed-ys3zg
@XuseenMaxamed-ys3zg Ай бұрын
Yaawaay sxipow
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Ай бұрын
Yaabadanaa oromo wali ma dhulsoomaaliyeed ayey dadkii lahaa rabaan inay kaqaataan itoobiya kale majirtee
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 Ай бұрын
maleykan wuxuu rabaa in qof falastiin ah oo nool aanlaga helin oo ay tir traan
@reemali6728
@reemali6728 Ай бұрын
Ilaahey asgaa waxtirtirikara hadii laystirtiraayana cida tirtirmeysa waa israiyl iyo wixii lamida taasina waxaa naloogu sheegay quraanka kariimka
@mohamednur5547
@mohamednur5547 Ай бұрын
Welcome back, Enginere, aad ayaan uga helaaa falanqayntaada.
@AbdirahmanMohamedHaider
@AbdirahmanMohamedHaider Ай бұрын
Cabdixaafid Hadii Dawadu Bukooto Maxaa Lagu daweyn. Waxaa ku haya tacadiyo farabadan oo ay ciidanka Dawladda sameeyaan isoo wac
@marwoali6189
@marwoali6189 Ай бұрын
Uskag carabta yuhuud bay futada u dhaqaan allee ha qabto.
@reemali6728
@reemali6728 Ай бұрын
aamiiiiiiiiiiiin yaaa Rabalcaalamiin
@mustiabukadir1082
@mustiabukadir1082 Ай бұрын
Hassan Sheikh aqiro wara uyalo. Xaran arursi kujira.
@user-yp3wi7qc9j
@user-yp3wi7qc9j Ай бұрын
Dulmi iyo qabiil buu kutaagerayay maantay isagii baa lagalay
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Ай бұрын
Ahafidow Arrinta Falastine oo gaarto xornimo waxaa gominayaa Rabiga weyn,Carapta hogamiyashooda munafyada iyana Fili maayo in eey Gursida madaxtinimo iyo gudasha la'anta wajibkoodi Dadkas maatida Afka iyo Adimada loogu caawin laha eey danahooda gaar iyo fikir xun oo khaldan oo gabsadeyn Cadowga iyo Mateykanka malayinta dhaqal hubkii oogu dambeyay horay iyo haddaba lagarab taagan Yuhudda Cunsurinta,Taladas waxaa goamin Rabiga Awoodisa Cidna aan ka sareyn.
@user-dz1tc9tp7q
@user-dz1tc9tp7q Ай бұрын
Calànka Somalia ee uraaya naaga Qariiya huuno Marka Martida waraysanasaan
@MaxamedDiiriye-nj4vs
@MaxamedDiiriye-nj4vs Ай бұрын
Sida afkaaga u so uraayo miya u malaysaa inay waxkasta urayaan😅
@abdimahamud6165
@abdimahamud6165 Ай бұрын
Engineer ,Hassan Distoorka wuu badalley, Waxaanad Aqoon ulahay inaad kahadasho waa khalad,Waxaad Aqoonta uleedahay kahadal please. Thanks
@mahamudbarre2225
@mahamudbarre2225 Ай бұрын
Asc abdihafid wakusalami adiga iyo engineer abtidoon waa ninka Kali ee sadashisa ankahela
@marwoali6189
@marwoali6189 Ай бұрын
CABDIXAAFID ALLE HA KU XAFIDO.
@SharifHassan-br6pc
@SharifHassan-br6pc Ай бұрын
Hacaayin dowlada
@hiddowacan811
@hiddowacan811 Ай бұрын
Xuduudka caalamku aqoonsan yahay waatii isticmaaladii taasina makusayso soomaali Italian
@yusufbarud2813
@yusufbarud2813 Ай бұрын
Odaygii ina Abtidood xasan wuu Amaanijiray ee mawalaalihiibaa lagararay kan odayga Ah macaawuu runtasheegayaa markaysaamaysay Abtidoon
@mohamedsharif7179
@mohamedsharif7179 Ай бұрын
Tolkiisa la wareeray duqa waa qabiiliiste iska fahan
@Jamaccall-ul4vn
@Jamaccall-ul4vn Ай бұрын
Horay baan umada ugu sheegay adaygu in u qabiileste yahay
@MaxamedDiiriye-nj4vs
@MaxamedDiiriye-nj4vs Ай бұрын
Waxa barta la idinkama karo waxuu ka hadlaa wixi markas jira hduu wax qaldan arko inu sheego ma qabiiliste ayuu ku noqonaa
@WllXoosh-vk2hr
@WllXoosh-vk2hr Ай бұрын
waaba lagaday
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r Ай бұрын
Waa sax arey habsrgidir baa tahay
@OmarHud-bt3rw
@OmarHud-bt3rw Ай бұрын
Yaa unukaaleh
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Ай бұрын
C/xaafid walaa meesha la leeyahay halaga koco waa (Saybiyaano iyo Xiradii debdemiska weyna iska soo horjeedaan waayo waa meesha aan u aqaano .😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 Ай бұрын
ENG. Axmed iyo waa idinka qaadaynaa
@user-dv5wy9mr3v
@user-dv5wy9mr3v Ай бұрын
Run badanaa afku kuma go dhowr qof oosidaas ookale ah hadiii la helo aniga oo reer sland aamisan
@shaaficiabdirahman6876
@shaaficiabdirahman6876 Ай бұрын
Engine ka, Cawa wuu aftirsaday
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
MAREYKAN SOW LAMA BARTO IN UU YAHAY, CADOWGA MUSLIMIINTA.
@crisaaq3877
@crisaaq3877 Ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin from awdal state soomaaliya waa muqadas guul guul Somalia turkey and Eritrea 🇪🇷 Well come Well come Well come Well come Well come turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 turkey 🇹🇷 sea Somalia 🇸🇴 Insha allah aamiin aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw free free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin aamiin 🇵🇸 🇪🇷 🇹🇷 🇸🇴
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Gafiur culus waxba lama odhan Heshiiska J.S/Land iyo Itoobiya been haka sheegina
@sucdisafi3692
@sucdisafi3692 Ай бұрын
Asc Somali weyn ❤dadka somaliyed o dagan melaha dolada ha iskaga baxan qof guri lehen majirto o qof dhulka ka soo baxay malahan waxa aqaana cid daras ehen o badiyo ka imaden guri iska qabsaday laga bixi waye hadana tarabuunka qeeb dhan ka qabsaday ijaar ka qadan jiray marka dolada yala dhibin ee qofkasta gurigiisa ha aado ❤
@yuusufcabdiraman4808
@yuusufcabdiraman4808 Ай бұрын
sxb ilaahy waxba lama dabadhi kaligii ayaa mahadle kadibna dheh wixii kale
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Ай бұрын
.mida.alle.ayaa.kaweyn.kufriga.iyo.munaafaqiinta.
@lakaadan3399
@lakaadan3399 Ай бұрын
Waa inaan afka qabsadaa!!!!! Dowladu waa burcad aaa???‽
@XuseenMaxamed-ys3zg
@XuseenMaxamed-ys3zg Ай бұрын
Iran awood ayay uleedahay inay isdaafacdo
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 Ай бұрын
Ing. Dadkaan mahaa shacab caadi ah ha guuraan Xildhibaan ayaa go’aanka as gaaray ogoladay in dadkaan aad shacab leedahay la raaro lagama yeelayo in ay sii joogaan waa inay guuraan Gobolka . Ing. Adiga xitta guur
@maslax1119
@maslax1119 Ай бұрын
Manta injeerka wuu iscadeeyay lug baaulaabneeed ninkasto qabelkeesa u kacayaa ujeedada wala shagayaay
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw Ай бұрын
odayga qabyaalad ayaa yaraha qaaday.
@yusufbarud2813
@yusufbarud2813 Ай бұрын
Xasan sheekh haduu ufiicanyahay oo wuxuubilaabay inuu lacag urursado waa tuugwayn oo laandheera Ah oo habargidir lafkaga shaqay
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Tuug waxa ah dadki bosaso iyo garowe canshurta dowlada laheyd cuno maxa xamar ka galay xasan hadu cuni wa gofkisa sida tan bosaso rerkaga u cunaan
@mohamedabdul1986
@mohamedabdul1986 Ай бұрын
Injineer xiirane aniga mar horaan ku arkay😅
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o Ай бұрын
Engineerka Runta ayuu ka hadlay wllhi dadkii isbaaro cusub waye...
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Ай бұрын
Eng abtidoon wa runti dawladdu jirimeyso hadi shacabka lagula kaco budhcadnimo, shacabku wa in ay ku kacaan xasn sheikh iyo dawladiisa
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 Ай бұрын
Dadkaas waa in ay guura oo la raraa Shari diidaya ma jiri! Ing. Ku noqo world law iyo policy marka waa soo wacay weliba waa in ay ka guuran oo ay aadan meeshay ka yimadeyn . Waa in ay u noqdaan halkay ka yimadeyn. Ing. Dadkaas waa kuwa qaraxyada ku wadda Muqdidhu ha guuran. Ogow masuuliyadda in ka raraa waxaa iska leh Xildhibaanadooda waa in ay dib u raraan waa in ay guuraan😊
@mohamedhassan-xl7lf
@mohamedhassan-xl7lf Ай бұрын
Cxafid iyo injinerkuba waa mahadsan yihiin Australia kala socda runtii waa meesha keliya ee arimaha somalida kala socdo hore u socda
@abdifatahsarhan7108
@abdifatahsarhan7108 Ай бұрын
Asc wr wb aad baan ugu farxa marka aan arko c/cafid iyo eng axmed oo isku jininaya hadalka waxa u barnamij kiinu iga dhigan yahay sidii koob shaha oo bigeys ah la yiraahdo dhako jabiye buu hadl kiinu u dadagaa maskaxdeyda horay u socda illahayna ha idin la jiiro waa billaahi toowfiiq
@eynihassan9699
@eynihassan9699 Ай бұрын
Kan oo kale oo aqoon yahan sheeganayo waxu ku hadlayo waa wax ceeb ku ah Somali oo dhan
@OmarHud-bt3rw
@OmarHud-bt3rw Ай бұрын
Su all injinerka taageeradaadii D jadiid hada waa sidee
@Aamiin733
@Aamiin733 Ай бұрын
Oo maxaa idinka Khaldan. American oo Palestinian gumaaday sow mahaa
@Jamaccall-ul4vn
@Jamaccall-ul4vn Ай бұрын
Odaygu ma habargidur baa awal xasan waa tageerijiraye
@SharifHassan-br6pc
@SharifHassan-br6pc Ай бұрын
Asc
@cukaashcibaar1607
@cukaashcibaar1607 Ай бұрын
Shacabka iyo dolada❤unuka leh😂😅
@mohamedsalah1819
@mohamedsalah1819 Ай бұрын
Abdixafidow. Ofagaaan waxbaaa kawaldam g7 masooo dhaweenin dasruurka xassan kaligiiiis marsadey laakiiin waxey yiraaahdeen dastuuur loodhanyahey. Oo salweyn leh baanurabnaaa hawiye is hawiye waaa nahaaab hug weye bowe ee dad dhexdhexaaad raadi kan wax lawareeesto maistaahilo
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Mohamedsalah1819. Aboowe adiga ayaa hug ah ee hanacaayni .
@ashaoali8020
@ashaoali8020 Ай бұрын
Reer bari mexeey dheheen aaalatahay ari bowe aaaaaakulatahay.
@saidaali412
@saidaali412 Ай бұрын
Adeer xaq ma aha in dadka ay degaan meel dowlada ugu adeegi laheed umada dadka ku dhashay xamar ayaa magaalada banaankeeda jiingado ka degan iyagana ha degaan saas ayaa xaq ah hadii dadkan laga baxsho oo dadkale lasiiso waa gardaro aan layeeleynin
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 Ай бұрын
Waa wariyihii fashilmay cabdi faraaq (xasus,garaad kakac mesha,ma xabadba daqaday kaso gashay waa jilaagi filmka kkkk)
@drmaahir4864
@drmaahir4864 Ай бұрын
Iiraan waligeed yuhuud dili mayso mana ay dilin waxa dhacayna hadaad aad u fuiriso wuxuu ahaa ruwaayad Yuhuudu mislumka oo dhan ayey cadaw ku tahay iiraanna muslimiinta ayey waligeedba layn jirtay iiraan muslimka oo ciddii aan shiico ahayn gaalo ayey u aaminsantahay waa sida kutubteedu ku xusan
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 Ай бұрын
Injineerka waxaan weydiin lahaa xarumiihii dawlada oodhan dad ayaa degan maxaa lasameeynaa dawladu xagee dhul uga keenee maanta yurub iyo soomaaliya miyaad isbarbardhigtay caawa dawladnimadii aad difaacaysay waad ugeftay afkii baa juuqda gabay ayaan taaganahay
@abdiabdidiriye3856
@abdiabdidiriye3856 Ай бұрын
Hhh.wax
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Ай бұрын
Dadkaan meeshoodii ha aadaan.
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 Ай бұрын
Injineerku wuu dul dhigay iminka Caaba ah madowga waa la dumiyaa waxa la wareega company cadaan ah oo dhisa guryo qurux badan
@mahedali1345
@mahedali1345 Ай бұрын
Kkkkkkkkk wa ka aqonyahankii hayiye maxan waxbadaan ogaday
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 Ай бұрын
Xasan dhiiiqo wxa mesha kuma hayo karaan halo dhibo H G somalia hogamin dinta next 100 years for sure abgal ure hime is karan stay there
@saidasabrie3422
@saidasabrie3422 Ай бұрын
Ing. Dowladda qalad ma laga waa la ogeysiiyay in aysan degin dhul kaa la wada leeyahay in ay reer keliya ku maxaa Shi Keligood waa guur Ayaan wa la rarayaa. Maxaad dowladda ka rabtaa dadkaan waqti la siiyay way guuto wayayn marka dowladda ha csmbareynin dan uma haysid dadka dowlad duid ka waa la raraa waana wada alshabaab maxaa u difaaceysaa wa la rar ayaa h aad aan gobolkooda.
@WiloAbdulahi-pz9yo
@WiloAbdulahi-pz9yo Ай бұрын
Wariyasha somalida xita watugo qiilku usameynayo arak
@Mamar6310
@Mamar6310 Ай бұрын
Somaliland la mid maaha Somalia QABYAALADINA WAY IDIN HAYSAA CABDIKXAAFIFOW
@mohamedsharif7179
@mohamedsharif7179 Ай бұрын
Waa markii iigu horeysay ee aan arko Eng.ka oo dowlada burcad ku tilmaamayo toloow ma H.g baa duqaan waa 2 wejiile weyn
@libanabdi4658
@libanabdi4658 Ай бұрын
Waan arkay mar hor in uu yahay xagjir waalan waan iska daayay habeenka uu joogo
@kadrahadji9734
@kadrahadji9734 Ай бұрын
Mareykanka Waxa xakuma Israël waxa uu ku hadlaya afka Israël.Carabtuna wa Dameero
@MahdiMoussa-yw2lo
@MahdiMoussa-yw2lo Ай бұрын
A s k wayahy sida
@user-tg2bg1wu3b
@user-tg2bg1wu3b Ай бұрын
ilahoow xasan shiiq naga rid yaa allah 🤲🤲🤲🤲
@BaarliinAhmed-zw9wc
@BaarliinAhmed-zw9wc Ай бұрын
Odaygaan shalay Shalay xasan waa saxan yahay wuxuu sameeyoba buu lahaa goorta qoyskiisa lagalayna filadaan ugu dhacaynaa buu leeyahay Soomaali waa noocaas
@sayidbakar9500
@sayidbakar9500 Ай бұрын
Lacag hasa meeso horta dowlada
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 Ай бұрын
Khaatumo waa Gobol ka mid ah S/land
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
Waa siday tahay Xasan garguurte carbuun ayu qaatay sidee buu uga hadli karaa?
@OmarHud-bt3rw
@OmarHud-bt3rw Ай бұрын
Shalay zoo ma aadan laheeyn xasan waa rasuul
@YuusufJeeri-tv2tm
@YuusufJeeri-tv2tm Ай бұрын
Dadka waxaa loobahanyhay dhulkii dowlada waa inshuruutla,an ay kaguuraan waayo xeryaha ciidamada oodhan dadbaa dagan hadii qoladii layiraahdo baneeya dhulhanalasiiyo xagee kakeeneysa waxaas laboring oo waaween intey idaacad sofadhiistan aykugarsiiyan waa ayaandaro dhulkii dowlada xeryo ciidan iyo wasaaradihii halxabo maheeyso sowdhaqan galimeyso cidii layiraahdo banee sowmadhaheyso meel igee yaajidèyay nimankiina idaacada sofadhiistay oo bulshadii dowlada kushidayo waa ceeb iskuxishooda ruushk iyo yukreen kahdl xeryaha ciidamada daayniilè oodhan oodweyne xerada madaaficdà weey maqayihiin yaa dhulsiinayo markaat goaamineÿsiin rakwaaweey iskuxishoodà
@muhudiinyusuf6900
@muhudiinyusuf6900 Ай бұрын
Bur cad ayaat taageerilo u tahay engineere, wax lagu dhageeystana maad istaahishid
@abdulahiadan4331
@abdulahiadan4331 Ай бұрын
Kabtan aabtidoon
KHABIIR MILATARI OO SOO BANDHIGAY 15-QODOB OO KA DHAN ISRAEL
14:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 12 М.
BREAKING NEWS: Israeli PM Benjamin Netanyahu Responds To ICC Arrest Warrant
3:07
IRAN NUCLEAR LA'AAN MA JIRI KARTAA?  SINWAAR OO SOO HADLAY
18:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 45 М.
SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC
24:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? Xogta Daahsoon
1:04:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 300 М.
Caawa iyo Dunida
59:45
VOA Somali
Рет қаралды 43 М.
GUUL SOOMAALI-WAYN | ISKAASHATO MA KUFTO | UNSC
23:02
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.
KHABIIR MILATARI | XIZBULLAH VS ISRAEL | XOGTA DAAHSOON
14:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 37 М.
Kawaii Girl Education #funny #viral #comedy
0:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,7 МЛН
Old man prank 🤫 #workout
0:44
Alisher Style
Рет қаралды 9 МЛН
The cat made a surprise 🥳😥🥰
0:40
Ben Meryem
Рет қаралды 46 МЛН
ХАН АТА НАЛЕТЕЛ НА ХАСАНА
0:45
RFC Fighting Championship
Рет қаралды 545 М.