iska daansho daansho SIIDII CALI WINKEY

  Рет қаралды 424,382

Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta

Haqabbeel.com Hoyga Aqoonta

Күн бұрын

Пікірлер: 244
@farahsos
@farahsos 3 жыл бұрын
2021 hade aad dhagesaneysid 🙅🏼
@munaxirsi3359
@munaxirsi3359 5 жыл бұрын
Wwww heestii uu qorey sodogii oo ahaa marxuun cumar dhuule alleh dhamaan wuxii dhintey ha unaaxriisto
@hibaxuseen2754
@hibaxuseen2754 7 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso al fanaan Cumar dhule Cali Cumar mahdi waaaa qiso kudhacde oodhaba fanaanka heestan wuuu sameeye intuuna qaaadina wuu geeriyoode😢😢😢😢 Heestan qiso xanuun bdn ayee ximbarsantahay Qofki taarikhdeeda og unba fahmi kara
@ikraanmohamed7276
@ikraanmohamed7276 7 жыл бұрын
Hiba Xuseen qisada manala wadaagi kartaa wllo
@walaxwalaxbeauty7533
@walaxwalaxbeauty7533 6 жыл бұрын
ikta mohmed waxay ahayd cumar dhuhle gabar oo aad ujeclaaa ayaaa khayantay ooo iyadaa sababtah oo udhintay lahyd oo cudurbeey ku ridey HIV la yidhaa waa qiso aad udheer aaadnah u murugu badan😷
@ffggycade688
@ffggycade688 6 жыл бұрын
walax walax Aad iyo Aad qisada waa heesa walax walax saas waye lkn wee dheertahy
@cabdinasiralfaara7964
@cabdinasiralfaara7964 6 жыл бұрын
walax walax
@yasir2771
@yasir2771 6 жыл бұрын
Baba heestaaaa hadiii la fasiro qisadeed dad badan baan u qaadanayn
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
Ala heestan yay ka ohisaa markay dhagaysanayaan😓😓😓 wlhi wa murugo idishaye wll haygu digan daadki jacaylkaa iqaday dareenkagiba iqaday ala waxandaayey ban dib ubilaabay😓 naag aydhis qabta aya nin u qarisay o wanjashay wuna dhintay marku hestan sameyey kadib waka yiri iska daasha daashod idishaye wll haygudiganin dibnahagu yayqosol darwmin😓😓 yaa ila mida odawanaya 2021ka
@mustaphekablalaxofficial3525
@mustaphekablalaxofficial3525 4 жыл бұрын
2020 hadd dawanysid ismuuji like
@khadiraspapas4126
@khadiraspapas4126 2 жыл бұрын
Mirihii omar dhule allaha u raxme waxay ahayd hees qiso xanun badan oo ku wajahned isaga uuu kasameyey intii garanaysa 😭😭😭 itan garanayn hayska dhagaystan wey macantahe😫😫doonidad isarta dagayse dabnahagu yey qosal daremin ilkahaga diirka haka qaadin idishaye walal haygu diganin 😭😭
@saxafdawareegta659
@saxafdawareegta659 5 жыл бұрын
2019 cidii dhagaysanaysa like ku qabo
@ayanhirse1
@ayanhirse1 4 жыл бұрын
Ila 2029ya ila dhagysanya🤦🏻‍♀️❤️Iska daansho dashonya
@WaayoArag.
@WaayoArag. 3 жыл бұрын
It is among the best songs I have ever heard, particularly the deep sense it exhibits seems like real experience from the composer. May Allah give our most beloved Cumar Dhuulle Cali jannah. Aammiin
@ZabrinaJama
@ZabrinaJama 11 ай бұрын
Ameen. He was one gifted man, one of the best in his time in the Somali music industry back.
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
heestan waxan maqlay inuu qiso kudhacday ka sameeyey cumar dhuule cali isagoo qadina inuu geeriyooday allaha unaxariistee kadibna waxa qaday sxbkiis oo ah sidii cali wiikeey qisadaas sida aan umaqlay hadii aytahay waa xanuun badan tahay dumarka qaar inee halis yhiin ayaa daremesaa doonidaa isaartaa degeysee dibnahaadu yey qosol dareemin
@deqofarah3136
@deqofarah3136 4 жыл бұрын
I love this song I used listen when my husband got second wife lol
@Nimo-abiib
@Nimo-abiib 4 жыл бұрын
Omg 😢😢😢😢it’s sad wlhi when the man y love and u give ur life gonna share his love other girls sorry abaayo😢most of mans don’t know the capacity of love wlhi.
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 4 жыл бұрын
😢😢😢😢😢inkastoo afar naloo baneyey adana raganimadu maaaha in jacaylka dhabta ah ilaabo Sheet most of somali mans can't never knows the meaning of xubi❤💋
@deqofarah3136
@deqofarah3136 4 жыл бұрын
@@gamaadiidmedia9553 ani ma aaminsani gabdha hadii lala guursado lama jecla macnaheedu maaha but as women we don't like to share our husbands, but because as Muslim women I don't believe if your husband got second wife the love is over.
@yummyyummy8263
@yummyyummy8263 4 жыл бұрын
😂
@bernardogattuso3554
@bernardogattuso3554 4 жыл бұрын
@@Nimo-abiib maya wall sidaa ha odhan raggu isku wada mid ma aha
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 3 жыл бұрын
From beledwein to mogadisho 2010 Gaari waaraad ah Dushiisa! Kama daalo dhageysigeeda. 11sano kadib cwa ayaan jawi dagan ku dhageysanayaa 07/08/2021.
@alimohmed160
@alimohmed160 4 жыл бұрын
2020 plz like wa codsi
@fatimaessa2841
@fatimaessa2841 4 жыл бұрын
2020 waa sanad ay faniin yihiin #fartun #balbalaarka iyo #faladagn duni macnki ka dhamaday iyo fankii o dhintay
@KingAbdifahi1010
@KingAbdifahi1010 3 жыл бұрын
Bartan ama heestan waxaa ku kulma dadyoow qalbigooda la soo jabiyay😭😭
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 жыл бұрын
Haa wlhi
@naciima7117
@naciima7117 2 жыл бұрын
Excellent
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
iska daan daansho dhulkaagoo.. i dishaye walal ha igu diganin 😢
@keysekeyse8246
@keysekeyse8246 7 жыл бұрын
Anoo dumar iyo shekadooda iska daayey oo aan ilaaway wwwwwwwww allaaha ha unaxariisto cumar dhuule
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Fanaan musigiiste siidii Ali winkeey
@mohamedyusuf7370
@mohamedyusuf7370 4 жыл бұрын
Mudo hadallo iguma dureenin Iska daansho daansho dhulkago I dishay wll ha igu diganin 12 june 2020 💔
@AhmedMohamed-vp6rx
@AhmedMohamed-vp6rx 3 жыл бұрын
Markastoon dhagaysto waxan dareema damqasho iyo wakhtigi caruurnimo ee aan schoolka dhigan jirnay. 08:2021 ma lagu hayaa kkkkkkkk
@najwahaji6035
@najwahaji6035 3 жыл бұрын
Doonidaa I saartaa dageeeysee Dibnahaagu yey qosol dareemin Ilkahaaga diirka haka qaadin Idishaye walaal haygu diganin 😢😢😢
@aslamoska7670
@aslamoska7670 3 жыл бұрын
Isku waqti dhageysaneyna najwoy
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
2021 ka bishii 8aad 5 teeda😥😥😥
@aslamoska7670
@aslamoska7670 3 жыл бұрын
@@asmaaragsan3792 rux qof kujecel yahay wayay xanunka kaligis hayo lee hestan micnaheda daremi karo
@hamdasaeed8822
@hamdasaeed8822 4 жыл бұрын
18:08:2020 yaa dhageesanooya farta taaga?
@abdiraxmaanawil9708
@abdiraxmaanawil9708 3 жыл бұрын
Heestan waxa horey u qaadey Cumar dhule Aun
@abdiwahidboodaalejournalis9596
@abdiwahidboodaalejournalis9596 6 жыл бұрын
Hmmmmm siidii legend dhan walba wuu ka dhameestiranyahay fankiisa Waa musigan mulaxamiiste heesaa intuba, Maashalah
@cabdiqanimaxamed7142
@cabdiqanimaxamed7142 4 жыл бұрын
AXA Heeztan waxan dHaGeeezanayaa Maalin sabtiya ... 9/26/ 2020 wlhy waa Heez iyO BadH
@Nimco696
@Nimco696 3 жыл бұрын
Sanad kadib ana dhagaysanaya 09/09/2021
@abdimuse7526
@abdimuse7526 3 жыл бұрын
Waan yaabay dadkaan somali maaha miyaa heestana soomali maaha miyaa maxaad dhamaan tiin luuqad kale ugu hadleey daan xushmad u muujiya afka hooyo oo kubadla dhalin yaro
@waxwalba1408
@waxwalba1408 3 жыл бұрын
Heestan waxay ku jirtay riwaayad la odhan jiray JUXA waxa lagu jilay Djibouti 2002dii kooxdii deegaan ee caan bacday ayaa jilaysay waxad ka xasusan kartaa alle ha u wada naxariiste jilaagii waynaa ee gaafane
@nuhadan8512
@nuhadan8512 3 жыл бұрын
Songs of the century, no one is near this song. Pain of the love in a distinction love from a lover
@sulubmohamed1584
@sulubmohamed1584 4 жыл бұрын
Markan heestan maqalay waxan xasuustey barigaan yaraa 2008-2014 azxaabtii aanu isla ciyaari jirney dhulkaanu soo wada mari jirney alla maxuu aduun dhamaadey
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 жыл бұрын
🥺🤐🙄
@hanadsamadoon305
@hanadsamadoon305 3 жыл бұрын
Hees mar xalad gaar ah ka hadlaysa 🥰❣❣ Alla jaceelaa
@dhussein7284
@dhussein7284 3 жыл бұрын
Cumar mahdi allaha u naxariistee Xanuunka Jooniska layiraahdo ayuu u geeryooday sida uu sheegay Wiilkiisu waxba kama Jiraan HIV
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Cumar mahdi kan heesayo miyaa
@dhussein7284
@dhussein7284 3 жыл бұрын
@@liibaanliiburuuj maya kani waa Siidii Cali winkay Cumar mahdi waa cumar dhuule AUN
@fadumomayow7659
@fadumomayow7659 4 жыл бұрын
🇸🇴❤️👍🏼🥰Siid Cali winkey hor uu soco
@ajr8256
@ajr8256 7 ай бұрын
Heesta waxaa lahaa cumar dhuulo
@cabdixukunmuxumed6205
@cabdixukunmuxumed6205 4 жыл бұрын
Dookh iyo naftaada ii heshiiyay alla,waxaan daayaybaa dib u bilaabay durba nabad xanuun leh baan usarisay adiguna ima daweynin iska Daansha Daanshoo dhulkaadoo iDidhayee abaayo haygu Digan "shaqsiga wax jecel ee aan lajecleyn waxaa lamoodaa Doqon"
@barkhaddhoke1756
@barkhaddhoke1756 4 жыл бұрын
💯
@inaahmedmaliza6456
@inaahmedmaliza6456 6 жыл бұрын
ilhy haw naxristo fnan cumar dhule 😢
@msszoya4410
@msszoya4410 3 жыл бұрын
Idishaye wll ha igu diganin💔😢🤦‍♂️
@apdallacujeeri8939
@apdallacujeeri8939 3 жыл бұрын
2021 Cidii dawanesa blz like
@ilkoilko5722
@ilkoilko5722 4 жыл бұрын
Durba nabar xanuun laanu darisnay iska daansho daanshoo dhulkaagoo heeskan ruux kastoo jacayl lagu daadiyay ama lagu diiday runtii wuu garan karaa heeskan isagoo isku dawayn kara liq sida kaabsoosha
@djkhaledvevoofficial4878
@djkhaledvevoofficial4878 5 жыл бұрын
Wlahi xasus heetaan anoo baadiye lukaynaya ayaan maqlay maalintaas ayaan kahelay
@hawohashi5699
@hawohashi5699 5 жыл бұрын
DJKhaledvevo official Anigaa kula midaa Aniga oo yar oo iskoolka la ii xiray oo abtigay baadiye ulagaynaayo Ayaan maqlay ilaahada ma ilaawo☺️
@aliabdullahi1410
@aliabdullahi1410 4 жыл бұрын
Oo duurka baadiyaha ma heesaa la iska maqmaqlaa?
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 жыл бұрын
@@aliabdullahi1410 hhhhh
@aminamuhumed8644
@aminamuhumed8644 4 жыл бұрын
2021 Hadad dawatay isku muuji like
@izaaahmed4575
@izaaahmed4575 6 жыл бұрын
Waxaan daaye baa dib ubilaawe durbo nabar xanuun laa darisay adiguna ima aadan daweynin wlhi😢😢😢
@khaledosman3690
@khaledosman3690 6 жыл бұрын
2018? Idishaye walaal ha igu digan 💜💯❤️
@maanmohamed
@maanmohamed 4 жыл бұрын
2007 ano safara dhageysty ano ad uyar 🙌🙌🙌
@ameinofficial7747
@ameinofficial7747 4 жыл бұрын
This month i was remembered when i was a young man 2004
@ruushruush1894
@ruushruush1894 7 жыл бұрын
Heestani horaa loo qaday Allah h cumar dhule
@maxamedshariif4046
@maxamedshariif4046 6 жыл бұрын
wuu samyey uun muu qaadin libaax
@muniirxhaka8518
@muniirxhaka8518 6 жыл бұрын
Musan qaadin wuuka dhintay marxumku
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
Mu qadin wu sameyey un asago isle qaad ayu dhintay madama ay hestan qiso xanbarsaned😥😥gabadh aydhis qabta aya uqarisay wu gursaday marki ay qadsiisay ayu is ogaday kadib heeatanu sameyey asago isle qaad ayu dhintay😥
@mubaarikahmed3606
@mubaarikahmed3606 4 жыл бұрын
Anoo dumarka iyo sheekadooda Iska dayay oo aan ilaway Dabin sow adigu iimad qoolin Ala anoo daalan hawl ilma doonan 2:57am 13/may/2020
@Abdirahmangs
@Abdirahmangs 3 жыл бұрын
Idishaye wll ha igu diganin 😩
@ckhaalaqmawliit4151
@ckhaalaqmawliit4151 2 жыл бұрын
Heestan yaa soo xasutay 2022 like plsss
@nasramohamed8287
@nasramohamed8287 3 жыл бұрын
Dareen kaag ila fogaaday 😔 3/7/2021 💔🤦‍♀️
@husseinmohamed6543
@husseinmohamed6543 3 жыл бұрын
Xageee?
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
5 bishii 8aad 2021ka xili habenima dawanaya from hargaysa😥😥
@yaxyemalaakh496
@yaxyemalaakh496 3 жыл бұрын
I love songs 2021 ila daawanyaa from borama
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
Ani 2021 ka bisha 8aad night from burco and hargaysa🤣
@hanatosman6075
@hanatosman6075 6 жыл бұрын
Walahi hestan I love it
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Donida i sarta degeyse iska dansho dansho dhulkaga i dishaye walal heygu diganin waxu gursaday gabar ad u qurux badan hadey is ag jogsadan ad ugu qurux badan jarer ad u qurxon aheyd don la degtay
@jaaryare8760
@jaaryare8760 5 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso wll heesta queleylkkkkkkkkkkkkkllllllllll
@malmahaaduun6469
@malmahaaduun6469 4 жыл бұрын
Abtigey ayaa heestan iqaadi jirin wlh wxan dareeemi jiray abtigay inuu qalbiga dhawac ka gaaray inkastuu uusan ishegin Balse an.gadaal kamaqlay inay gabar uga taktay xanuun.kadib markii u galay shilgari taaso kentay inuu maskaxda dhawac kaso gaaro Balse aaay ka taktay Naag dhan maba amini karo ani
@munajama6102
@munajama6102 4 жыл бұрын
😭😭
@daymoofficial4833
@daymoofficial4833 5 жыл бұрын
Heestan markaan dhagaysto rabi hanoo danbi dhaafee naftaa iga dalbata lkn waan ladanahay hada kkkkk
@حنانيوسف-ك2ر
@حنانيوسف-ك2ر 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Allla yaa raxama cumar dhuule abo somaliyed
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 5 жыл бұрын
Eesh calaa hees weeye laakiin waxaan u baahanahay qof ii sharaxa qisada dhabtaaa ee heestan ku duugan fadlan
@fatouali7310
@fatouali7310 5 жыл бұрын
Huno gabadh uu jecela ayu la galmoday kadib inay xanunka sida gaa ledahay ayey uu shegtay iyado ku diganayaasa allahow Haa uu naxaristo cumar dhuule
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 4 жыл бұрын
wll waxan maqlay in uu mudo gabadh jeclaa asagoo wakhtigaa uu iska dayay shukaansiga dumarka uu gabadhi xadhiidh jacayl oo dheer dhex maray ka dibna gabadhii ay galmo sameyeen una sheegtay inay qabto xanunka aydhiska ayadoo ku diganaysa adigu so dabin ima qolin ano dalan hawl ilama donan qalbigayga so soma doco docaynij muda hadal iguma durayn cml wan fakaray. wana dhintaye haygu digan ax 😭😭😭😭😭😭
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
Hno cumar dhule aya heesta laha gabadh ayu jecla aydhis ayay qabtay isna ma ogen ale hawnaxariste waxaykutiri galmo ila same wulasameyey markay hawshi dhameyen ayaytiri cudurkas qabaa naxdin iyo amakaag dabadeed hestan bu sameyey kadib isagon soqadin lkn ay qorantahay hestu bu dhinta😥😥😥😥
@maasshaaalaahindho6457
@maasshaaalaahindho6457 7 жыл бұрын
waaaaaw dookhiyo naftaa ii heshiiyay
@mohammedhusseinxaglatoosiy3071
@mohammedhusseinxaglatoosiy3071 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa laqaaday 2004
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
Wle ani hada 4 sano jiray markas walji wa wakhti fog lkn hestan wanla ilmeya wayo naagta aydhis bay qabtay ban maqlay o ninka uqarisay ale hawnaxaristo cumar dhule😥
@xasanyasin9137
@xasanyasin9137 4 жыл бұрын
2020 intii jiif ku daawanayza
@c.rahmanjaban4170
@c.rahmanjaban4170 3 жыл бұрын
Xasuus aanan ilawi karin runtii 2013 when i was somalia jwigu aad u macaanaa
@simranabukarabdulkadir2388
@simranabukarabdulkadir2388 2 жыл бұрын
Daadkii jclka iqaaday darenkisa baa illa fogaday 🥺🥺🥺🥺
@deeqomaxamedibraahim3214
@deeqomaxamedibraahim3214 3 жыл бұрын
Jawi dagen walhi m.a 😪😔
@ccadeaxmedawcabdiccadeaxme230
@ccadeaxmedawcabdiccadeaxme230 2 жыл бұрын
Sido kale qali
@sakaroseerka4191
@sakaroseerka4191 6 жыл бұрын
idishaye walaaal ha igu digan runtiii waa qiso dhaba🤕🤕😪😪
@hibokhalif8822
@hibokhalif8822 2 жыл бұрын
Wow hees wacan
@caytocali6988
@caytocali6988 3 жыл бұрын
Axyaa hees 2021 yaa ila daawanaya✌️
@kunsports2144
@kunsports2144 6 жыл бұрын
Heeso iyo bar wlhi yaranteydaan soo xasuustay
@Qani_10
@Qani_10 2 жыл бұрын
any time, this song will safe my feelings.💔❤️‍🔥🥺
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Nagtisa farhia codey u qaday last time don qaday farhia iyo walashed
@faidbarre4533
@faidbarre4533 7 жыл бұрын
winkey my man bravo gr8 song .love u 4 ever.
@sahuuryuusuf9780
@sahuuryuusuf9780 3 жыл бұрын
2021-1 -22 ayaan daawanaaya
@abdi_khafar250
@abdi_khafar250 3 жыл бұрын
2021 baan dawan anigu yaa ila mida
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
Ani wanba la ilmeeywy😥😥naagta say cumar dhule ugashay
@fatuabib4915
@fatuabib4915 2 жыл бұрын
Heesatan ya ila dawanaya 2022
@nabhaanpoi646
@nabhaanpoi646 3 жыл бұрын
2021 qofkii eh ismuji😁
@qarniigihore3636
@qarniigihore3636 6 жыл бұрын
Mirihi cumar dhuule Allah ya raxma
@robleismail407
@robleismail407 4 жыл бұрын
19 years from now, we got old really, once upon time my uncle had punished me because of why u listening this song you’re kid, and it’s haram, he passed away now.😰AHUN.
@loyerabdala1796
@loyerabdala1796 4 жыл бұрын
Ax ax this was bad event
@muunasaleebaan5670
@muunasaleebaan5670 3 жыл бұрын
2021 hadad dawnayso
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 3 жыл бұрын
Cmumar mahdi allah unaxaristo
@al-irshaad2835
@al-irshaad2835 7 жыл бұрын
Doonidaad Isaartaa Dagaysee Waaw
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 5 жыл бұрын
Daa ha iska daansha daanshotee 😊
@cabdirisaqmohamedaden3267
@cabdirisaqmohamedaden3267 4 жыл бұрын
Isku keen daa inagana
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
Maxay daansha daanshon ayaba aydhis bay qabta o waydhimane😥 nin islamedbay dishe xage daansho daanshodku ujogaa
@hanadabdi1956
@hanadabdi1956 7 жыл бұрын
Hesstan ad ban uu jecla markan ayara
@idildaahir6085
@idildaahir6085 6 жыл бұрын
Hanad Abdi anigaba
@stg-somalitradinggroup9096
@stg-somalitradinggroup9096 6 жыл бұрын
hhh hanad Anigaa kula mid ah anigoo 6yiran walalaheyga iga weyn daran jireen anigana sidii fadaxadan uxafiday 20years kahor wagii radiyaha iyo cajalada la istimali jiray xasuus
@فاطمهمحمد-ز9ب7و
@فاطمهمحمد-ز9ب7و 5 жыл бұрын
F dbgvbn vu
@dananmedia2867
@dananmedia2867 5 жыл бұрын
2019?
@iamaworrier3649
@iamaworrier3649 4 жыл бұрын
Dhab ahaantii heestaan waan raadinayay lkn waan helay "Isla dansho daasho " cajiib Soomaali maryooley
@zaamumahmed9664
@zaamumahmed9664 3 жыл бұрын
This song makes me carrying. 🥲😭😭
@updirahmannbashir3194
@updirahmannbashir3194 3 жыл бұрын
Sorry wllhi niyada allh ku qaboojiyo
@ummadamedia6785
@ummadamedia6785 2 жыл бұрын
Sorry sister
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 3 жыл бұрын
2021 hda dawanyeso like
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Gabadhas daruf iyo bahi familkeda heysay u gursatay sidi ugu jirto bondhere so degay shibis hawada ka qabsaday mar lagu kacsana fanankan
@cashosumayo3395
@cashosumayo3395 2 жыл бұрын
2022 hada dhageysaneyasida 💔💔
@ceynimahomed4339
@ceynimahomed4339 3 жыл бұрын
2021 hada dawanayso like isar
@SomaliEastrp
@SomaliEastrp 4 жыл бұрын
Asc Sxb sidi waa Bashiir Cade Gurya samo
@kamaalmohamedali3925
@kamaalmohamedali3925 4 жыл бұрын
Hees dareen keeda wadataa
@fuaadxaashi4536
@fuaadxaashi4536 3 жыл бұрын
2021 ISCADEYA
@aishadheman5154
@aishadheman5154 3 жыл бұрын
Hee
@muhiyadiin9624
@muhiyadiin9624 3 жыл бұрын
Maxan dhahna marka 😂
@akramyare5444
@akramyare5444 3 жыл бұрын
Who is here 2021
@ibrahimcowke
@ibrahimcowke 3 жыл бұрын
i was heard from my mother when i was so young.
@ziisoofficial
@ziisoofficial 3 жыл бұрын
2021✌
@msomahy9087
@msomahy9087 4 жыл бұрын
Idishaye walal ha igu digan
@bilebulsho
@bilebulsho 6 жыл бұрын
Libaax
@seidabdi751
@seidabdi751 Жыл бұрын
30/09/2023 JALHAYEH = PHARMACIST = AGZAKHAANAH HAYE = APOTEK = AUN MAAMA
@mohamedabdulahi6248
@mohamedabdulahi6248 7 жыл бұрын
waaaw cadi mahan
@shuushunasir3860
@shuushunasir3860 4 жыл бұрын
2020 💔
@frontendprodesigner4299
@frontendprodesigner4299 5 жыл бұрын
Qiisadhaa hestaan wàn maqlee lakin wali sii ficaan umaa rumeysaan😦😢
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 4 жыл бұрын
Alinoor Abdi sidaan umaqlay ayaan kaga shekenaa walal camar dhuule ayaa guursaday eydhis inee qabto uqarisay kadibna cudurki ayaa ku dhacay heestan ayuu sameyey isagoo qaadina waa dhintay
@asmaaragsan3792
@asmaaragsan3792 3 жыл бұрын
Wlo anba saan umaqlay hadan kaga shekeyo waxan maqlay cumar dhule ale hawnaxariste aya gabadh aydhis qabta uqarisay kadib galmu lasameeyey kadibna xanuunka ayu isku ogaday😥😥😥markaas ayu hestan sameeyey intuna qadin ayu dhintay jeebkisa aya laga helay ayado dabacan kadib wala qaday😥😥😥adban uga murugoda hestan 2021 ka ayan dawanaya xili habenima
@abdirahmanmohamed1621
@abdirahmanmohamed1621 6 жыл бұрын
Xasus AHA hestan
Sidi Cali Winkey | Heesta Iska Daansho Dhaanshood - Idishaye
8:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 157 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,9 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,5 МЛН
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 33 МЛН
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 517 М.
SIIDII ALI WINKEY HEESTA SHA'NI (SHACNI) BEST SOMALI SONG
5:42
xusuusonline
Рет қаралды 93 М.
siciid cali winkey | Hal yaabin foolxumo | hees cusub 2022
6:26
Qorshe media
Рет қаралды 4 М.
Universal TV fanka iyo suugaaanta sayidii cali 28 12 2013
51:15
Universal Somali TV
Рет қаралды 7 М.
Iska Daanshood
5:04
gaadh2010
Рет қаралды 103 М.
Heesti hala yaabin fool xumo codka sayid cali winkey
6:40
Omar Hiro Official
Рет қаралды 12 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 325 М.
SIIDI ALI WINKEY  -  HINDI AF SOMALI
4:37
BabuNL Production
Рет қаралды 280 М.
Siidi Cali Wankey l Allah Faxane l Xasuustii Maxamed Mooge Ahun
5:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 65 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,9 МЛН