ISKAABULO WAA DADKA UGU QOSOLKA & XARAABAHA BADAN SOCIAL MEDIA-HA 🤣 | ARAGTIDA DAD WAYNAHA

  Рет қаралды 143,266

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

Күн бұрын

Пікірлер: 705
@Sad3367
@Sad3367 3 жыл бұрын
waziir views kaaga oo Yar baan kugu soo xirmay channel kaan shaqo adag iyo dadaal badan kadib maanta cirkaa mareysaa wey adag tahay inaa adoo copy iska dhaafay reaction iyo challenge dil ama dooro inaa Heer gaarto waxaad lee dahay baa la timid keep going for ever
@mutawakilmustafe6739
@mutawakilmustafe6739 3 жыл бұрын
Wankuwata lpx
@mawliidozillyricz5425
@mawliidozillyricz5425 3 жыл бұрын
Buumo wasaQ hhhhh
@fartuunkhaliif9864
@fartuunkhaliif9864 3 жыл бұрын
@@mawliidozillyricz5425 hhhh war adi dhib dnidaa sharbo dheeryahow
@mawliidozillyricz5425
@mawliidozillyricz5425 3 жыл бұрын
@@fartuunkhaliif9864 Fartuun Foox 😅💔✌
@raaxilaa.a9234
@raaxilaa.a9234 3 жыл бұрын
Masha Allah u dheh
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 3 жыл бұрын
Ana sameyn doono Insha Allah Hada guursado Lkn Hada ma haayo 😁🙋‍♂️
@naimomohameddahir6650
@naimomohameddahir6650 3 жыл бұрын
Dadku ciyar ayey kadhiganayan lkn ariinkan wa suni yaan laguciyarin
@sumaya-ce1dj
@sumaya-ce1dj Жыл бұрын
warhdaba ninkan hlagacararo😅😅😅
@marianhalane4927
@marianhalane4927 3 жыл бұрын
Www wasir zaki bin haji wn ku slme so fanny wllhi zaki wxu so dayo o qosol lahen wayey tiktokna adaa nagu hayo yutupna sido kle wasir hore u soco
@najmacadayuuu5124
@najmacadayuuu5124 3 жыл бұрын
alxamdulilaahi ducadaas iyo saladuba namay dhaafin habeen kii xusida mudnaaa
@ayuubabdullahi6443
@ayuubabdullahi6443 3 жыл бұрын
Sobadi barnamijkena sxb zaki bin xaji keep going
@raaqiyahmohamedloved6312
@raaqiyahmohamedloved6312 3 жыл бұрын
Walahi soomaali waa mucjiso😂😂
@kayse8254
@kayse8254 3 жыл бұрын
Waziir reer somali hdaa nahay wax cayaysiin ah kaamo hayno waziiiiiiir
@feisalalimahamed3741
@feisalalimahamed3741 3 жыл бұрын
allaahumma innii oskaabulo huwa iskaabulo😁😁😹😹😹😹😹😹
@ifrahkhalif4956
@ifrahkhalif4956 3 жыл бұрын
Zaki sheikh iweydiii ma madaxaa fodiisa yacnii timaha lagu dhagayaa waa cilmi iga danbeyey oo miyuu irifayaa
@haala552
@haala552 3 жыл бұрын
Duco waye kitaabka xisnul muslimka kutaala
@somboyofficial952
@somboyofficial952 3 жыл бұрын
Wazi darbiga naga cun niyahoww🇩🇯🙏
@wizzabdallawizzabdalla6494
@wizzabdallawizzabdalla6494 3 жыл бұрын
Hello 👋 mudane wazir ma i aragtaa 😂🤣
@zakibinxaaji
@zakibinxaaji 3 жыл бұрын
(Kkkk salamulaah ugaas
@ikraamcaddey9934
@ikraamcaddey9934 2 жыл бұрын
Guuuuul waad Naga qoslisay walhi
@haboonabdilahi1414
@haboonabdilahi1414 3 жыл бұрын
Ilahy amarkii waziir barmaamujkan aragtida dadweynaha imba dhaafo😂✌
@armaan5646
@armaan5646 3 жыл бұрын
Ani adaba iga qosliyo😂😂 Big Fun legend😂😂
@sucdikhalif8032
@sucdikhalif8032 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@ibrahimdjamal1715
@ibrahimdjamal1715 2 жыл бұрын
😅😅😆😆😆😁😁😁😄😄
@ibrahimmohamoud8236
@ibrahimmohamoud8236 3 жыл бұрын
Dadka ducoyink rasuulka Si funny ah usoo comment gareeyaa Waziirow haka falcelin allh ku xifdiyo wllky Asc
@sahroali2647
@sahroali2647 3 жыл бұрын
Waziir wlhi anoo xanaaqdan xataa hadaan ku fiirsado waan Iska qoslaa 😄😄😄😄
@fadumomohamud5709
@fadumomohamud5709 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣😂 wlh waziirka qofka kaliyee iga qosliyaa
@mohamedomar8538
@mohamedomar8538 3 жыл бұрын
Wasiir videogas waa arkay commentyadas waa akray lkn kuma qoslin hada ku qoslay wllhi thanks lpx🤝🤝
@mushtaqeytaninmadownagtii1808
@mushtaqeytaninmadownagtii1808 3 жыл бұрын
Viva iskabulo comment ku dhiigla yaal wan idinwataa 😀😀😀😀😃
@alexnajiib3424
@alexnajiib3424 3 жыл бұрын
Waziir aniga weligey pin malii saarin wlhi 😥🙏
@cmn1290
@cmn1290 3 жыл бұрын
Anaa kuu saaray 📌
@djmame6045
@djmame6045 3 жыл бұрын
Wasirow iskabulo ayan kumodijiray🤣lkn tiktok var aya ku ogaday🤣ee hampalyo wasir🤣wasiradana igu salamay🤣🤣🤣🤣
@suomonkhan5579
@suomonkhan5579 3 жыл бұрын
Hhhh oosaas ahaa
@amranibrahiim5220
@amranibrahiim5220 3 жыл бұрын
Waad waalateen shiiqa yaan laguciyaarin
@Qosol_qaraaxo22
@Qosol_qaraaxo22 3 жыл бұрын
Kaftanki baa diinta xitaa nala galay illahow na hanuuni yaarabi😭🤲
@muhiiz4728
@muhiiz4728 3 жыл бұрын
Wᴀsɪɪʀ 17 sᴀɴᴏ ɪs ʙᴜʟᴏ ᴀʜᴀʏ ɴᴀᴀɢ ɪɢᴀ sᴏᴏ ʀᴀᴅɪ ᴍᴇsʜᴀ ᴊᴏɢᴛɪᴅ ❤️
@abdirahmandhagacadde8214
@abdirahmandhagacadde8214 3 жыл бұрын
Wasir horta dacwaa kaa ahay dhiiqaa lugaheyga kudoontay Saxibtey ayadoo ixanaqsan aa wxa udaray videoyadada kadib xanaqi wukadagay ano isdhahayo walagu cafiyay Wxaaba laidhahay zaki number kiisa iikeen Wala igu booday Marka xaas labaad kusogacangashay 😀😀😀😀
@zakibinxaaji
@zakibinxaaji 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkk
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 3 жыл бұрын
Wasiir aad baad nooga qosolsiisay wlhi 😅🤣🤣
@abdirahmaanmahamud7761
@abdirahmaanmahamud7761 3 жыл бұрын
Duco ma anaaba so xasuusanaayo
@zadaamask2021
@zadaamask2021 3 жыл бұрын
Waziir wxn ahy sarkaal ka tirsan wasaarada waliba wakhti Badan ka tirsanaa next video igu Sharaf
@zema_c5294
@zema_c5294 3 жыл бұрын
Waziir❤✊in loo Dadanaayo wnpa Ogaay😆😆
@boqoradamancity6488
@boqoradamancity6488 3 жыл бұрын
Sidoo kale 😂
@zema_c5294
@zema_c5294 3 жыл бұрын
@@boqoradamancity6488 🙈😆
@wllmayman666
@wllmayman666 3 жыл бұрын
Wasiir frist COMMENT pin plz🤤🤤
@xamdi1480
@xamdi1480 3 жыл бұрын
Barnaamig kii aan jeclahay 🥰🥰💘
@zuu_zuuquenofgirls679
@zuu_zuuquenofgirls679 3 жыл бұрын
Zaki bin xaaji ani meela kugu soo mention gareeyey ma arkin miyaa😭
@Daada_haaji
@Daada_haaji 3 жыл бұрын
Waziir Hadda Ka Gaar Dumashi Foodda uqabo😂😂
@cmn1290
@cmn1290 3 жыл бұрын
Magacayga akhri ❤
@amiiraahmed5253
@amiiraahmed5253 3 жыл бұрын
Inta iskaabulanimo kujirta weli love dhac igusiiya😛
@activeacademy7623
@activeacademy7623 3 жыл бұрын
Masuul pin igu qabo caawa cimaamada ja iga ridine🙏🙏
@boqorkasomaliya2670
@boqorkasomaliya2670 3 жыл бұрын
Zxp keep going zxp hore u soco brother aad Ayan Ku jeclahay wllhy wasiir i.a kheyr baan Ku rajeynaya keep going Aya Ku leyahay
@Ali-uh4lo
@Ali-uh4lo 3 жыл бұрын
Wasiir first ahay Ii cimaamad❤
@ayuubkeey
@ayuubkeey 3 жыл бұрын
Fire🔥🔥🔥🔥🔥
@abdirahman418
@abdirahman418 3 жыл бұрын
War waan cusbahay bal mesha ha la igu so dhaweyo🥶😁😅
@sahroyusuf9195
@sahroyusuf9195 2 жыл бұрын
Haye 😆😁
@abassrastaman9992
@abassrastaman9992 3 жыл бұрын
So funny wlhi legends
@spiderfilmsvlogs3342
@spiderfilmsvlogs3342 3 жыл бұрын
#zakibinhaji Wazir heesta ugbad aragsan ee qoyskaaga mamulo comments so qaadho Heesta qamar kusocota cml lashegi haya
@muhiimjalato440
@muhiimjalato440 3 жыл бұрын
Ala wll wlhi markasta waa iga qos lisaye😂😂 ale ha ku daayo❤
@apdirizakmohamedlucky7646
@apdirizakmohamedlucky7646 3 жыл бұрын
So funny zakiow 😂
@cabdiyare1340
@cabdiyare1340 3 жыл бұрын
Lagend alwayslagend zaki binu xaaji
@ShahidNasri
@ShahidNasri 3 жыл бұрын
Waziir salaan sare waa waziir dowlahaga 🥰
@naciimofaraxsan1592
@naciimofaraxsan1592 3 жыл бұрын
Hhhhh manta ana uhoreyo wasir
@cabdalemaxamed4110
@cabdalemaxamed4110 3 жыл бұрын
Sakibinixaaji
@birlaqe7429
@birlaqe7429 3 жыл бұрын
Wey dhagu dhamaden gabdhaha 🤣🤣🤣
@najmajamaal3753
@najmajamaal3753 3 жыл бұрын
Wasiirka waan ku salamay
@somalisujuu2592
@somalisujuu2592 3 жыл бұрын
Wazir this is my favorite program MashAllah. I'm Generalka wazarada👀 from GARISSA Kenya
@hanadabdinasir7283
@hanadabdinasir7283 3 жыл бұрын
Wazir ❤️❤️respect 🖤🖤
@KOfficial-gh2od
@KOfficial-gh2od 2 жыл бұрын
Sheikh ducadisa markan hasheda dhamestahy ayan akhriyay. Zki bin xaji sheikh..
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 3 жыл бұрын
gabadha foodo qabo kulahaa 😂 ninka mala qabanaayo gabadha lee miyaa shar qabta
@abdinasirgadhle8502
@abdinasirgadhle8502 3 жыл бұрын
slamaullah
@husseinyarow5063
@husseinyarow5063 3 жыл бұрын
Zaki mashaAllah ur very funny indeed
@simansahal9658
@simansahal9658 3 жыл бұрын
Zaki mansha llh niyahow ani qosolkagaba iga qosliyo wlh funny aaathy barnamijkaaan wan jeclagy🤣🤣🤣🥰🥰
@jamacabdi8662
@jamacabdi8662 3 жыл бұрын
Fi🔥🔥
@najumav6045
@najumav6045 3 жыл бұрын
walala 🥰🥰🥰
@hamzacarabstudio3462
@hamzacarabstudio3462 3 жыл бұрын
Team zaki bin xaji ayan dhaxda oga jira😍😍
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 3 жыл бұрын
Waziir si qaldanaa u fahantay dhalinta si khaldan ha uga dhaadhicin. Gabadha shaydaan maaha ee ayadaa loo duceynayaa oo shar iyo shaydaan inuu illaah ka xijaabo. Ducadaan waa aasaas
@_afardhaan8250
@_afardhaan8250 2 жыл бұрын
Fooda lays qabanaya maxay tahay🤣🤣ducada mu bananka ka aqriyo
@nabaoonelmi5654
@nabaoonelmi5654 3 жыл бұрын
Waziir waa kuwataa barnamijkaan imadhaafo 😅😅😂😄😄✌
@sheikhgadhwayne3647
@sheikhgadhwayne3647 3 жыл бұрын
Halaygu soo dhaweeyo wasaarada nacala shaydan ku yaalee
@walalka3078
@walalka3078 3 жыл бұрын
Wazirkeena wllhi Halka qof IGA qosliyaaa 😂😂
@makoislaw
@makoislaw 3 жыл бұрын
Wey buuxaan gabdho bidaar le halkee laga qaban🤣 kaftan ok
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Team comments ku dhiigle yaal💭💪💪
@abdulaahiahmedaddow6855
@abdulaahiahmedaddow6855 3 жыл бұрын
Wziir cisho hdee Dukadaan nassib leyihiin
@naimoali214
@naimoali214 3 жыл бұрын
Kkkk
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 3 жыл бұрын
Hhhh vedio waa daawaday wlhi waziir keep going
@yaxyecali6232
@yaxyecali6232 3 жыл бұрын
Xaliimo food ma arag miyaa kuwaas camal buxaan
@wlldarmaa8871
@wlldarmaa8871 3 жыл бұрын
SXB MCN ANIGA ISKAPULO KOW AYAN AHY LKN AMITETKA IMA FUR NO WAZIRKA SALAMAN WLL MCN MA GARANYO GORTA WAJI KA WAJI AN ISKU ARKI DONO
@elnino6892
@elnino6892 3 жыл бұрын
Somali waa funny 🤣
@leadersharma8056
@leadersharma8056 3 жыл бұрын
Waziir keep going🇸🇴💥🥰
@raaqiyaaxmed7079
@raaqiyaaxmed7079 3 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@aboojo3626
@aboojo3626 3 жыл бұрын
Tha only lagende IGA qusliya tahay waziir keep
@asmarxakiim9370
@asmarxakiim9370 2 жыл бұрын
Lagenow wllhi caadi uqoslay
@abdinasirsheikhmohamoud931
@abdinasirsheikhmohamoud931 3 жыл бұрын
Waziir kuwataa gar iyo gardaro 💯💯❤️❤️😂😂😂👋👋👋 keep going
@abeyfatax6724
@abeyfatax6724 3 жыл бұрын
lpx comentgeyga so qatho plz tagera weyn from Kenya 🇰🇪...runti can,t believe in add comentigan so qathaneyso🇸🇴viva wajir county
@abduahiabdirishiidhajji1252
@abduahiabdirishiidhajji1252 3 жыл бұрын
Wasiir shiikhaas waana waali gaaray
@mahanafcadechannel8415
@mahanafcadechannel8415 2 жыл бұрын
Lqmaha gaaro ee Allah ha isku keen barakeyo unba la dhahaa😂😂
@abdirahmanmohamed7317
@abdirahmanmohamed7317 3 жыл бұрын
Wasiir ducada inaad ilowdaa laga yabaa 🤣🤣
@safiadhool8626
@safiadhool8626 3 жыл бұрын
dalanyarao wax walba ciyar ayaa ka digaten ducadas waa waajib qofka an aqrisanina masaldigo🧡
@sarmaakecali6468
@sarmaakecali6468 2 жыл бұрын
Adi fooda makaqabaty wasiir
@munomaxamede1726
@munomaxamede1726 2 жыл бұрын
Waleee waa yabey shiiq ka yaabey
@maxamadaadan996
@maxamadaadan996 2 жыл бұрын
Adkaar nabiga صلى الله عليه وسلم uu jideyay weyaan marka Wax funny laga dhigto ama lagu ciyaaro ma ahan ee Yan la dhaylsan
@axmad911
@axmad911 2 жыл бұрын
Zaki adi foods maku dhagtay
@zuldanofficial5100
@zuldanofficial5100 3 жыл бұрын
Hahaha hadaan ahay sarkaal kamida saraakisha wasirka hoos imaada igu cimaamada lipaax waa kuwaatah nio
@daadaali5742
@daadaali5742 3 жыл бұрын
Wasiir go head 🤞👌
@fatimaabdi1568
@fatimaabdi1568 2 жыл бұрын
FArax logo.baasto😂😂😂
@amiirashraf8427
@amiirashraf8427 3 жыл бұрын
Legend wasiir vediogii kan ka horeeyey wxn islahaa madama ad codsi dhiibaty oo adna in mudo ah saraakiisha ka mid ahyd wasiirku waa ku cimaamadayaaye Wasiir bal kan veduoga xiga igu cimaamad waa sarkaal in mudo ah ku xirnaa koontadeenane Adbana kuu salaamayaa adiyo saraakiisha wasaarada Shaqada ad noo hysona wasiir ad bd ugu mahadsantahy 🙏🙏❤
@asliabdulkadir1182
@asliabdulkadir1182 3 жыл бұрын
Faarax lugu baasto oo qooq dartiisa 20 jir timihi kaga guren wajigiisa aad modo meel dooro masago logu firdhiyey sidi fin qooq ugu so baxayey ma ka yelayo aan ducesano😂 alla xaliimo qurux badan maxey dhibaato aragtey illaahow faarx lugo istakiin nala garab gal ada naga dhaliyee😂😂
@mryammaryam8818
@mryammaryam8818 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@ladanladan2363
@ladanladan2363 3 жыл бұрын
Saki bin xaaji. Adigaa iga. Qosliya. Hada tiktok. Ma xiiseeyo waayo. Adigaa wixii. Qosol leh. Soo daaya. Gur yahaha. La jabsaday.
@dowzahhassan9016
@dowzahhassan9016 3 жыл бұрын
Iskabulo baragtis si qadanayan 😹
@josephpeace1461
@josephpeace1461 3 жыл бұрын
waziir adi ducada ma aqrisaty
@hamdraabi5239
@hamdraabi5239 3 жыл бұрын
Wllky wan Ku tageera wlhi mar walba waad IGA qoslisa guuleyso❣️🥰🥰🥰
@mohamett_hassan_official2355
@mohamett_hassan_official2355 3 жыл бұрын
Lkn Adiga waxaad iska dhaadhicisey inaad shiine culey oo kale Noqoneyso Just Balaaqad ama Nuxur adiga ku gaar ah u Hadal 😅
@Abdull_shire
@Abdull_shire 2 жыл бұрын
Comment aan qoray ban halkaan ka arkay wasiir🤣🤣👍
@liyanayarey2440
@liyanayarey2440 2 жыл бұрын
Zakiyow powe san barnajmka ubarty ninki xita waa ncy 90ki marka sexanayo adiga lee ku dawada 😅🤣😂
@farahdeek1926
@farahdeek1926 2 жыл бұрын
Bal adigu dhaftay iskabule ma aqrisy ducadas😅🙂 anaga wxeni oganaye
@qalbijabay5291
@qalbijabay5291 3 жыл бұрын
Keep going abowe zaki legend baa thy
@qarandoonyusuf1668
@qarandoonyusuf1668 2 жыл бұрын
ASALAMU CALEYKUM , Wasiir ISKAABULO ma ahan ee WAA KALIGAA ISKA CABUULEEYSO.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 129 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 6 МЛН