ISKALAAJI 2019 HEES CUSUB GUHAAD IYO CIIL KAREYSO SHOWGII SWEDAN

  Рет қаралды 1,625,273

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Hoyga Murtida Iyo Madadaalada Balanbaalis Studio

Пікірлер: 318
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 2 жыл бұрын
The best song fanaanka iskalaaji Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Codka aad buu umacaan 100% Heestaan aad bey umacaan tahay Waana iga gadan tahay Inta taageerto iskalaaji like ta isaar
@AS4DINHO
@AS4DINHO Жыл бұрын
😎🦁
@moemahir3384
@moemahir3384 5 жыл бұрын
Iskalaji heesahisa Dhamaan Waay ii wada tabtaan Waar yaa ilaa qaawo
@shaarubsulleiman9229
@shaarubsulleiman9229 5 жыл бұрын
Aniga waa abaha jacaylka iskalaaji Wllhi waayo jacaylka ayuu wax ka yaqaana iskalaaji qalbiyada dhalinyara ayuu og yahay Wllhi ilahay ha no ka dhaafo iskalaaji 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@moemahir3384
@moemahir3384 5 жыл бұрын
@@shaarubsulleiman9229 bentaa maa ahan wll mcn runtaa shegtaay Dhamantaayn Allhaa inawada dhaafo
@axmedjaamacbararaf2308
@axmedjaamacbararaf2308 5 жыл бұрын
muhiim. Ilkacaz
@sadikbarud268
@sadikbarud268 5 жыл бұрын
Aniga bro🥰
@abirmahmud1895
@abirmahmud1895 4 жыл бұрын
Mahamed Abdullahi maxaa ku qaawiyey🤣🤣🤣🤣🤣
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka Жыл бұрын
Wlhi maxemed bk io iskalaji dadka fanka igu hayo waye nolada inte nolol jirto 🎉🎉🎉❤❤
@MohamedAhmed-eq5pg
@MohamedAhmed-eq5pg 5 жыл бұрын
Mucjisada fanka iskaLaaji keep going 100% cod 100% ereyada. 100% style4
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 5 жыл бұрын
Wiilka dharka buluuga xidhan baan ka helay masha allaah ilaahay ha daayo wiilkaas ag taagan fanaanka waaah waaah naftaydaa jeclaatay allow dhawr wiilkaas aaamiin yaaa Rabbi
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 5 жыл бұрын
Yarkaasi waan ka weynahay uma dhawi lkn naftaydaa isks jeclaatay gabadhaydu waa 3 sanno waan siin lahaa bilaa shuruud haday qaan gaadh tahay waaah waah yarka buluugle masha allah
@kashifayealiahmed5321
@kashifayealiahmed5321 5 жыл бұрын
Anaa kula eg kaalay wllo
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 5 жыл бұрын
@@kashifayealiahmed5321 🤣🤣 waar hooyo ayaan ahay subxaanallaah mid khayr qabta alle haku siiyo wllo kk
@kashifayealiahmed5321
@kashifayealiahmed5321 5 жыл бұрын
Waa caadi anbo single waynada ahay
@hanicadey6081
@hanicadey6081 5 жыл бұрын
@@somalidhabah1485 kkkkkkk saxiibey nimco jookar Maa tahay Nimco ayaa ku yaacday qofkaas kkkk
@sahraosman318
@sahraosman318 4 жыл бұрын
Hestan sxbkayga ba jecl asagan ku so xasusta mar kasto wlhi i love you iskalaji ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sucaadmuhudiinmohamed5137
@sucaadmuhudiinmohamed5137 5 жыл бұрын
Iskilaaji iyo xariir ahmed iyo bk iyo nimcaan hilaac iyo cabdi yare iyo cabdikiriin cali shaash iyo qamar suugaani iyo dayax dalnuurshe intaas ku hystaaa legeno qadar keyow😍😍😍😍😍😍🙏🙏
@hanuush6787
@hanuush6787 5 жыл бұрын
Sax wlhi waa wada legends gaar ahaan. Nimcaan iyo iskalaji iyo bk iyo qamar
@nacimohuseein6674
@nacimohuseein6674 5 жыл бұрын
iskalaji fanan jiro waye wlh jir jog waligaaa
@ikraanamaansanikranmaxamud4382
@ikraanamaansanikranmaxamud4382 5 жыл бұрын
Hi
@aizaana7031
@aizaana7031 5 жыл бұрын
Sucaad Muhudiin Mohamed me too hhh
@ahmedadanmire700
@ahmedadanmire700 4 жыл бұрын
Isku dookh baynu nahay
@abdishakurmohaali9241
@abdishakurmohaali9241 3 жыл бұрын
Heesta dhaxdeda calanka puntland ban kadhax arkay 🇺🇿🇺🇿
@mohamedalibajaa1540
@mohamedalibajaa1540 5 жыл бұрын
Fananka an kuhesto waye full respect ✊ always I like your songs big man iska hes loma heso wlh cajiba waxan hesa laga dhaha
@queenelmira8520
@queenelmira8520 5 жыл бұрын
waad ka wadataa woooooow
@awilismail742
@awilismail742 4 жыл бұрын
Iska laaji waa fanan aan fankisa aad u tageero ✅
@abdihakiimmohamed68
@abdihakiimmohamed68 4 жыл бұрын
Gabadhaha Midaan Haybinayay haween kaba taan ka goobay gayaan midii aan ka doortay gulahay miduu iigu deeqay❤❤❤
@maryamojamal5475
@maryamojamal5475 5 жыл бұрын
Wow heestan cadi mahan iskalaji hore u soco ♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hargeisahadhwanaag3266
@hargeisahadhwanaag3266 5 жыл бұрын
EREYADA HEESTA ...CABDIRAHMAN ODAY CAJIIB QISADA HEESTA ANIGA Codkii Iskalaaji
@sayidsahal6717
@sayidsahal6717 2 жыл бұрын
26 /12/2021 dadka iga danbeeya like dhaca ku siiya😁💗💗💗👏
@ifrahabdullahi880
@ifrahabdullahi880 5 жыл бұрын
Waaaar lyrics keda lsodaqsada inta iguracsan like 👅👅
@abdirahmanmustaf2913
@abdirahmanmustaf2913 5 жыл бұрын
Ninkan waala mucaaradi Karaa Lkn Ma xaqiri Karno codkiisan Mucjisada ah iyo teembadan la Jaan qaadeyso Musiga.. Legend iskalaaji
@kiincali1881
@kiincali1881 5 жыл бұрын
Waxa jirta heesahaga hes qiiso ahan An modo inad isameysay wana heesta oraneysa xiskaga kadhowr xajin kale 😥thank wllks waxan kaheley adeyg
@axmedsaki1887
@axmedsaki1887 4 жыл бұрын
Hhhhhhh yaa ka yaa dawaanayaa 2021 ilaa 2025
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 5 жыл бұрын
Bk iyo iskalaji❤😍👌
@boqoradadhaharguuul5565
@boqoradadhaharguuul5565 5 жыл бұрын
Ax yaa hees dareen leh fanaankaan heesihiisa waa jaclahay waxaa ku jirto murti wllhi waa nin waaya arag eh guuleeso ❤❤💌💌🙏
@sadikbarud268
@sadikbarud268 5 жыл бұрын
Garadka inuu xasusta garasha nafyehay bal yeelo💋
@muparicfarah2056
@muparicfarah2056 5 жыл бұрын
Fanaaninta kan io Cabdi Hani io suldan serar mooye inta kale Fanaanin uma Aqaano inta igu Raacsan like ii saara
@mookieibra6376
@mookieibra6376 4 жыл бұрын
Kkkkkk waad hurudaaye kac ninyaw
@alisalah671
@alisalah671 4 жыл бұрын
Iskalaaji legend 🎧🎧💯💯boqorka codka
@kossaidabdulahi7698
@kossaidabdulahi7698 5 жыл бұрын
Waw fanan jira hore usoco
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Nimo Always Alxamdulillah the ONE Always Alxamdulillah ♥!!!!!
@fatumahaji9021
@fatumahaji9021 5 жыл бұрын
Fanankeyga iskalaji big respect ✊❤️❤️😍
@karon1401
@karon1401 3 ай бұрын
Alfanaan iskalaaji oh alfanan fanaanadooda❤❤
@riyaaqabdi3112
@riyaaqabdi3112 5 жыл бұрын
Legend iskalaji jecliyaa hesahaaga 🙏
@nasraahmed8810
@nasraahmed8810 4 жыл бұрын
Hulu 78u♤¡♤》¡♤♡♡♤♤♤♡♡♡♡£¿♡99♧:♡€9€£}{Mike hj,;^^>
@muniracadey440
@muniracadey440 4 жыл бұрын
Nin somali oo bidaarta kunuuraayo, Iskalaaji leeba ka arkey
@lovecorridor6039
@lovecorridor6039 4 жыл бұрын
Hahahaha illahey Ayaan kaamangalnay bidarta
@ahmedyazin720
@ahmedyazin720 4 жыл бұрын
Munira Cadey hhhh sheekadaadu way fogtahay alle hakuu fudaydiyo🙈
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 жыл бұрын
Ahmed Yazin 😂😂😂😂
@abdilatif7577
@abdilatif7577 4 жыл бұрын
Nin aan fananita somalida utagero❤❤❤❤
@princesszouzan6193
@princesszouzan6193 4 жыл бұрын
iskalaaji jiro joog😍 you're my favorite😚😚
@wiilkaxaaafada5685
@wiilkaxaaafada5685 4 жыл бұрын
fanan buuxa waye ninkan cudkiisa ayow fanka ku jogaa horay usoco fanan ku tageera
@hothonuurto6104
@hothonuurto6104 5 жыл бұрын
First ☝️
@abdiqaniqadar4095
@abdiqaniqadar4095 5 жыл бұрын
Inabti subscribe izaar🙏
@NajaxibraahimNajax
@NajaxibraahimNajax 3 ай бұрын
Hestaan 2019 anoo murugeeysan Ayaan dhageeysn jiry kadib ilmeeynjiry alx maanta murug iyo ciil waanka reeysty waxwalbo weey ii yihiin
@karon1401
@karon1401 3 ай бұрын
Legend somali singer iskalaji😂😂😂
@adnaanabadi6004
@adnaanabadi6004 4 жыл бұрын
xaliyan boqrka codka iskalji keep going slmu lahaaa
@hassanceydiid2744
@hassanceydiid2744 4 жыл бұрын
MAANTA HEESTU ANIGA IGA HADLI LKN BARI MA OGI WAY NOQON WAXA AAN AHAY NIN BARI TALOSARTAY MA HUNGOOBI DOONO INSHA ALLAH
@basheali683
@basheali683 3 жыл бұрын
ILAHAY HASO HAADEYO MASKIIN KAN WAKHTI BU JOOGA WAAR NIN YOHOW SXP MANTA NIN WEYN BATAHAY BAL XAGA DIIN TA USO NOOQO WAKH TIIGU WA GAABABSIYE
@fadumoaadan8403
@fadumoaadan8403 5 жыл бұрын
Fanaankayga qaliyaa xalaad walbaa oo aan marakaa ku jiro ayaad ka heesta alxm heestaan maantaa anaay iga ahaday alle ayaa mahad iska leh iskalji alle ha ku xafiido iska hees loma heese murtii ayaa lagu heesa iyo waqicaa marakaa tagaan
@sakariyefiqi5954
@sakariyefiqi5954 4 жыл бұрын
Real legend absuletly best singer
@kulmiyeabas8298
@kulmiyeabas8298 Жыл бұрын
ISKALAJI...FULL...RESPECT
@ilwaadboqoradamj1964
@ilwaadboqoradamj1964 Жыл бұрын
This is one of the best song praise for girls 🤛
@khadjiohassan7348
@khadjiohassan7348 5 жыл бұрын
Wala Nayroobi imaaw waa laku soo dhawaynayaa
@moemahir3384
@moemahir3384 5 жыл бұрын
Waan u kalaa. Kicin lahayn
@nafyarofficialtv2986
@nafyarofficialtv2986 4 жыл бұрын
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 5 жыл бұрын
Sidii caadiga ahayd C/CASIS CALI CIISE $$$$$$$ ISKALAAJI $$$$$$$
@madinabashir702
@madinabashir702 Жыл бұрын
I really love this song ,much love from me
@adamamir3512
@adamamir3512 4 жыл бұрын
ManshaALLAH you’re the real legend and you have changed our life 4 real God bless you bro. Adam. A. Amir
@nasra6098
@nasra6098 4 жыл бұрын
Adam Amir really 😂😂 waxana dambii aheen
@mohamudjamac1213
@mohamudjamac1213 4 жыл бұрын
Xabiibu malayiin iskilaaji🖐👏
@muxammadxuseen6025
@muxammadxuseen6025 5 жыл бұрын
This is one of the best song praise for girls
@adansantur4677
@adansantur4677 5 жыл бұрын
Asc, you guys , you need to work , you Somalis in Sweden, majority of you don’t work, and that stop laziness, drug ,and sex.
@ayaaancabduqaadir4433
@ayaaancabduqaadir4433 5 жыл бұрын
Fanaan aan jeclhy😍
@sadikbarud268
@sadikbarud268 5 жыл бұрын
Kula jeclahay❤
@carabyare8510
@carabyare8510 4 жыл бұрын
Hesaha iskalaaji walahi wey isoo jitan
@asedmossco3084
@asedmossco3084 9 ай бұрын
Legend iskalaji heesihisa kama xiiso guuyo december/2023 habeen sabtiya 1:55 am
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf Жыл бұрын
Dhalashadii Puntland meesha wala soo Camiray Majerteeen...... Warzangali ...... Dhulbahante..... Dalshiish....... Puntland. Hore u socday abayashada iyo hoyooyinka dhulka uduga Puntland. Majerteen Mareexan Ogadenia Leelkase Ortable Warsangali Dhulbahante Dalshiish Iyo darood ismacil oo dhan Viva Puntland !& Jubaland Iyo dhulka uduga aan ku dhashay oona ku koray Jubaland. Boqotoyo Ogadenia Majerteen Marexaan Ortable Leelkaze Iyo wixii darood oo dhan
@maryamamohamed3269
@maryamamohamed3269 5 жыл бұрын
Balanbalis ugu imow wx tayeesan oo tifaftiran dadkana ka ah dhexdhexad💯💯
@maxamedamiinahmed6675
@maxamedamiinahmed6675 5 жыл бұрын
Dadkan Xaflada U soo qatay calanka Putland Maxaa ka qaldan Balanbalis Abti Waan kula socda big respect ✊
@Kqueen_bellla
@Kqueen_bellla 4 жыл бұрын
Waleee skalaaji gacan iyo luga iskugu daray
@aliabdillahi4747
@aliabdillahi4747 Жыл бұрын
Oui bor merci bien es bonene chanson bien today kkkk
@suhaybcabdi182
@suhaybcabdi182 Жыл бұрын
Iskalaaji kuma arag haL hees oo aan qancin umada soomaliyed 🎤
@saadiomoalin5296
@saadiomoalin5296 5 жыл бұрын
Xaqiiq iskalaaji afkaaga malab lagu qabay wixii galbadee Ku dhaafay inaa goobtoo kubdaasho 😭😭
@najmahannie9388
@najmahannie9388 3 жыл бұрын
Nafteydaa man gardadsho guhaad iyo ciil kareyso wanka reysanaa mar daw heestan qiso igu socotaa moda😢😭
@khalid_Abdirahman4846
@khalid_Abdirahman4846 Жыл бұрын
Like me
@munaahmedaadan3248
@munaahmedaadan3248 3 жыл бұрын
Iskalaji wa fanan aad utagyero👌👌
@NoloshaNoolaha
@NoloshaNoolaha 5 жыл бұрын
War ninkaan haloo codeeyo waa fanan jira
@beerlula8986
@beerlula8986 4 жыл бұрын
Iskalaaaaaaji ninkaaz ha lay doono asxaaabeey
@khadarbuush4893
@khadarbuush4893 5 жыл бұрын
Balaayo il la'atey ama lug la'atey Wlhi somali ben wey shegta lkn been ma maahmahdo Number one inta somali hesta weyi ninkani
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 5 жыл бұрын
Show caajis ah qofki rabo ninkan ha aado! Sariirta qof murugo la saaran wuu dhaheysan karaa lkn show wada murugo ah qofki rabo ninkaan ha u tago
@bibabooz1923
@bibabooz1923 4 жыл бұрын
boqorada yar 🤣🤣🤣 marax miyaaa showgiisa
@hawaaliibrahim1863
@hawaaliibrahim1863 5 жыл бұрын
My fanankeygaa 💞💞💞💞💞💞
@maariamaanka4406
@maariamaanka4406 4 жыл бұрын
Hesaha iskalaji iyo sakariye kobciye waa wada dareen wlhi 😭😭😭😢😢
@hamdaa.zalaan3528
@hamdaa.zalaan3528 5 жыл бұрын
Cabdi casiis iskalaaji legend ❤
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Siyaad cali Shire/ the Knowledge people 💯. 👌!!!!!
@farxiyociisecigaal2468
@farxiyociisecigaal2468 2 жыл бұрын
Wow axsn cod alle ha ku deysto
@oumahawa1250
@oumahawa1250 3 жыл бұрын
Waw machallah best chanteur Keep going
@shukrimohamudabdirahman4042
@shukrimohamudabdirahman4042 4 жыл бұрын
❤❤❤❤ my aaran jankeyga caashaqa fiqfiqfifiq
@mohaeddhuudhaa3253
@mohaeddhuudhaa3253 5 жыл бұрын
Legend always legend
@aminahussein1534
@aminahussein1534 5 жыл бұрын
Abt keep going I love ❤️🇨🇦🙏🏾
@mohamedshaam3412
@mohamedshaam3412 2 жыл бұрын
waaw iskalaji watagera🌹✅✅🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️mdaxsare
@hawonasir6584
@hawonasir6584 5 жыл бұрын
Alfa abti horay usoco 💞🙏
@cabdiqanihussain3352
@cabdiqanihussain3352 5 жыл бұрын
Iskaalaji resbect lkn odey abwaan buxa ayan udoortay
@raxmomaxamud8493
@raxmomaxamud8493 5 жыл бұрын
Hees shidan fanankeyga
@zaadakchannel1291
@zaadakchannel1291 5 жыл бұрын
good fanan. this sa horey. usoco
@farxanadaan1505
@farxanadaan1505 2 жыл бұрын
Farxaan waye sxb guul
@Haji-kader
@Haji-kader 2 жыл бұрын
Iskilaaji fanaan qaran weeye
@sahrayar2525
@sahrayar2525 4 жыл бұрын
Iskalaaji heesihiisa ma dhagaysan jirin lkn heestan markaan arkay ayaan DIB u dhagaystay heesihiisa🤘🏽🙏🙌👂
@ramzamohamed7148
@ramzamohamed7148 4 жыл бұрын
Wllhi aniga iyo adi aya isku mid ah abayo❤
@xasanyare7660
@xasanyare7660 5 жыл бұрын
Hees iyo bar dheh 😍😍😍
@RiyaaqFarxaan
@RiyaaqFarxaan 7 ай бұрын
4/3/2024 dadka iga danbeeyo like isara❤😢
@yassinzander9261
@yassinzander9261 Жыл бұрын
l realy love this song much love from me
@abshiroha2072
@abshiroha2072 2 жыл бұрын
Legend isklaaji baba 🙌 🙏 ❤ 👏 👌
@Samira-Hassan124
@Samira-Hassan124 Жыл бұрын
Iskalaji my fanan ❤
@cabaadeoday3216
@cabaadeoday3216 5 жыл бұрын
Abwaan Cabdirixamaan caydiid odey waan taageerta fanaan cod wacaleh ah laxamiiste ah majajiliste ah hal abuur erayadiisu miisaan leeyihiin Sidoo kale fananka sanadka legend aan taagero iskalaaji noolow sxbow ugu dambayntii bahda balanbaalis noolada shaqo culusbaad noo haysaane
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Legnd iskalaji❤️
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 5 жыл бұрын
Erayada: odey Codka iyo laxanka:boqorka codka maxamed sulaymaan dabadii iskalaaji keep going Music by:mawliid xasan faarah wiilka music ga qalbiyada aadamaha udhaadhiciya hees laga shaqeeyay Waaban la dhacay anigu Markaad walaaalahaa intooda u qirto adna waxaad tahay ayaa la qirayaa
@ajayqiyanada6407
@ajayqiyanada6407 4 жыл бұрын
Fanaanka ugu fiican Soomaaliya
@ajayqiyanada6407
@ajayqiyanada6407 4 жыл бұрын
Fanaanka ugu fiican Soomaaliya
@yaxyerableeye1067
@yaxyerableeye1067 5 жыл бұрын
Iskilji in ukarayatay u.s.e ya igu raacsan
@fitahkassim
@fitahkassim Жыл бұрын
Fananka dhaawac naftiisa ah ayaa ku dhacay wlhi mucashaqiinta oo idil ayuu qalbiyadooda ka hadlaya yaa ila qaba taas
@iqra_billanahmed7717
@iqra_billanahmed7717 4 жыл бұрын
Hees xasuus igu yeelan doonto🥰🥰❤️❤️🥰🥰with my crush
@maamaanmk6277
@maamaanmk6277 4 жыл бұрын
Me2
@hakiim7408
@hakiim7408 5 жыл бұрын
Ninkan bidaarta Lee...Codbu ilahy ogu deeqey
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
berri dhaweyd timuu raadin jiray cid u feedha kkk
@omarawil8600
@omarawil8600 4 жыл бұрын
War bidaar ma aha adiga mooday si ficn u fiiri
@MahadhIman-id9xt
@MahadhIman-id9xt 5 ай бұрын
mashallah I luv his song mwaaah to u 😍
@samiyocadey181com3
@samiyocadey181com3 5 жыл бұрын
Jcli yaa iskalaaji tageero buuxdo ku ahay sidii dadka u guubabisid nolow abaha fanka
@mohaasalah1873
@mohaasalah1873 4 жыл бұрын
I respect Wlhi iskilaji keep going bro
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 5 жыл бұрын
rijaal fanaan jira
@xildiid6708
@xildiid6708 3 жыл бұрын
heestan sxbtey o mudo sbuuc ah ssfar kujirta kuso xasusana in kasto xoga hurguf ah naga dhaxeyso waxa xuba ina marna ayadana marxalad kasto kusugan tahay qalbiga iga heys
@hamdimocow1594
@hamdimocow1594 5 жыл бұрын
Fanaan caadi maho. Cud daganasho noloow😍👌
@abdirizakliyo7860
@abdirizakliyo7860 5 жыл бұрын
IzkalaaJi Madax ilHaY THY
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 506 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 6 МЛН
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 13 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 4 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 14 МЛН
ISKALAAJI ANOO URKIYO QALBIGA KA JECEYL DJIBOUTI SHOW 2021
5:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 662 М.
ISKALAAJI NEW SONG HABLAHA BILICDA LEH SANADGUURADII PUNTLAND
4:39
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1,3 МЛН
ISKILAAJI | DADKII I DHALIILI JIREY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:04
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,7 МЛН
SULDAAN SEERAAR IYO KIIN JAAMAC | MY LOVE | SHOWGI LOND 2021
3:10
Himilo Films
Рет қаралды 13 МЛН
ISKALAAJI, HEESTI HOOBEYOOY 2019 STOCKHOLM MD PRODUCTION EVENT
5:12
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 307 М.
ISKALAAJI HEES QISO DHAB AH l QOFBAA JIRA l LYRICS 2019
6:02
Kabarai Films
Рет қаралды 4,8 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - May ichsam (Official Music Video)
4:35
NevoMusic
Рет қаралды 4,1 МЛН
Sevinch Ismoilova & Alisher Bayniyazov  - Oh yarim (Official Music Video)
3:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 2,9 МЛН
Asik - CONTROL
3:51
Asik Music
Рет қаралды 165 М.
Davvi x ADAM, 2Pac - Zhurek All Eyes On Me (Mash Up)
6:19
ESKO - Папа қасыңда (Mood Video)
2:23
ESKO
Рет қаралды 664 М.