ISKALAAJI, HEESTI HOOBEYOOY 2019 STOCKHOLM MD PRODUCTION EVENT

  Рет қаралды 307,190

MD PRODUCTIONS

MD PRODUCTIONS

Күн бұрын

MD PRODUCTION PRESENTS ABDIASIS ISKALAAJI STOCKHOLM 2019
VIDEO PRODUCER
EVENT PROMOTER

Пікірлер: 91
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 4 жыл бұрын
Wow waar inanta Diraca xidhan ee Fanaanka la soo gashay heesta ee la Ciyaareysaa Reer Magaalsanaa aad iyo aad ayey ula keentay Heesta , Qaabka ay u Ciyaareyso ayaa aad ii Cajabiyey ,waa Dhal Magaalo .
@habibafarah8586
@habibafarah8586 5 жыл бұрын
Gabadha dharka gaduudan saada cali markey yareyd ayey u eg tahay
@salahmohamed1475
@salahmohamed1475 5 жыл бұрын
Dumarka waxay ku quruxbadanyihiin diraca sababtu jirkooda ayuu asturayaa markii ay surwaal xirtaan cawradooda ayaa muuqanaysa dhamaan dumarkeena way quruxbadanyihiin
@ramlamohamed6309
@ramlamohamed6309 5 жыл бұрын
Waa runtaa walaal guulayso walaahi
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
Hees Astaan u ah Abdirahman Ali Hersi, Djibouti
@sheegowsheegowband6085
@sheegowsheegowband6085 4 жыл бұрын
heestan kama xiisa dhaco iyo fanankan aad u tageero BK meel cidlo uga tagay viva iskalaaji
@maxamuudguuleed1169
@maxamuudguuleed1169 11 ай бұрын
Heestan waxaa qaadey oo midhaha iyo laxankaba iska lahaa Abwaan cabdi qeys 1976
@kaderdjama6949
@kaderdjama6949 5 ай бұрын
Lakin asalked Abdirahman Ali hersi oo reer Djibouti ah lakin Abdi qays ilamderyihiin aya lahaa midhaha iyo laxaanka hees caan ka ah Djibouti laga jecelyahay faduun dualeh ya la qadi jirtay ✌️
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
Inanta toobka cas xidhan Mashallah Toobkeed waa qurux iyo waa qalanjo somali👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@habibafarah8586
@habibafarah8586 5 жыл бұрын
Xjdn Hshxh saado cali ayey u eg tahay
@joonbk7083
@joonbk7083 4 жыл бұрын
Toobka cas ma guduuka aya olajeda.
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
Joon Bk Haa casaan waa guduud Akhatarn waa cagaar Huruud na waa jaale
@joonbk7083
@joonbk7083 4 жыл бұрын
Inantaa sideen kuhelaa yurub inaa kasowadan Rabaa waa Qalanjo I Masha allah.
@reo9475
@reo9475 4 жыл бұрын
Joon Bk Huuno Jigjiga ayaan anigu joogaa markaa inant raadin taada Alle ah kuu dhib yareeyo😂
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 4 жыл бұрын
Iskilaaji legend since 1996 huge fan thank you maylun
@ashalul565
@ashalul565 5 жыл бұрын
Dibadaha waa lagu asaasaqay. ILAAHOW SOO HANUUNI OO DALKEENA NABAD NOOGA DHIG
@zakariyambillow1150
@zakariyambillow1150 3 жыл бұрын
Wow super Fantastic Song.. Xasus 4th September 2021 Nairobi Kenya.. Laviva Lounge..
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 5 жыл бұрын
Waxa aya heesa isku erayo maa nahin reer hargeisa walahi reer djiboutiyow hessaha no xafida archive kaliya
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 3 жыл бұрын
Canbuur.gadood qurux maashallah
@rasmifilmsvlogs5481
@rasmifilmsvlogs5481 5 жыл бұрын
Aniga ugu horeya lik isar
@umusacdobashir675
@umusacdobashir675 3 ай бұрын
Selma Bashir sister casaanka wd ku baxday qurux iyo bar.
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Iskalaji❤❤
@AliAhmed-sc2tb
@AliAhmed-sc2tb 5 жыл бұрын
Alaylaeh ❤️🌷😍
@munadaganmuna2711
@munadaganmuna2711 4 жыл бұрын
FANANKA KALIYA AAN TAGEERO ONE LOVE
@ladyblue6595
@ladyblue6595 5 жыл бұрын
Heesihii Reer Jabuuti ma timir xabaal taal bay noqdeen kkkk sida loogu xaragoonayaa idishay carabtu waxay tidhaa " toobal caara ma yakhabi tiiz" Heestan beri horaa la qaaday ee bal na xada oo xishooda oo sheega ina hore loo qaaday✌
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 5 жыл бұрын
Miss NeverMind nin reer hargeysa iska leh huuno cabdi qeys
@ladyblue6595
@ladyblue6595 5 жыл бұрын
@Omar Junior bililiqo cad ayaa socota ereyeda iyo laxanka Cabdiraxmaan Cali Xirsi ayaa leh ils n ont mm pas froid aux yeux
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 5 жыл бұрын
Yasmin Farah hargeisa aah bisinka waxa heesta leh nin reer djibuti ah
@aminaahmad3435
@aminaahmad3435 4 жыл бұрын
Iskalaaji oo nin cod macan lkn waa hesta hore uqadey 2 fanan oo rer jabuti marka shega wixi xasusia
@MrAli303
@MrAli303 4 жыл бұрын
Heesta cidii leh Maxaa naga galay dance and enjoy lool
@oubahali7216
@oubahali7216 4 жыл бұрын
Iskaalj macalin allow ku dhor
@DJHashTube
@DJHashTube 5 жыл бұрын
Waw waw well done my sista and my legend 👏👏👏
@Hamzalii1
@Hamzalii1 5 жыл бұрын
Malyun dhaaqare shaaqo wacan best camera
@ahmedhashi5723
@ahmedhashi5723 5 жыл бұрын
qofki sadexad ahaye hayla dhaafin like ayar dhc igu si
@cadeycadey3083
@cadeycadey3083 5 жыл бұрын
Dabadaa i hureysa kulahaa kkkkk
@mohamedibrahim8357
@mohamedibrahim8357 5 жыл бұрын
Cadey maxaa shegtay hhhh
@CabdiLovelike-vl6jq
@CabdiLovelike-vl6jq 9 ай бұрын
Heestan waxaan daawan day April 20 2021 inta Ka heshay like
@hassangali1138
@hassangali1138 5 жыл бұрын
Heesti Abdirahman Ali hersi lamade keeniin ee iskalaji runti wa xalaad 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎
@libaaxasomaliland1066
@libaaxasomaliland1066 2 жыл бұрын
Erayadii iyo midhihii hestii abwn cbdi aadan xayd (( cbdi qays ))
@hamsemaxamed2889
@hamsemaxamed2889 4 жыл бұрын
Cabdiqays hesta Manuqaadijirin Oonuerayadanalahayn
@nicimakhadar1166
@nicimakhadar1166 5 жыл бұрын
iskalaji ❤❤❤💋💋
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 5 жыл бұрын
Hadaadrabto in iskalaaji uu kula ciyaaro while he singing dhinaca midigta ka istaag waayo gacanta bidix makarafoonka ayuu ku qabsadaa. Kkkkk lolz inta hagoogan hogaankooda iskalaaji
@khadaraxmed9883
@khadaraxmed9883 4 жыл бұрын
Cabdi qeys ayaa lahaa waa la iska qaadayaa waxaanad laheyn Lama sheegto
@farahnadif2059
@farahnadif2059 3 жыл бұрын
Wa ruunta Cabdi Qeys aya iska lahaa heesta asalkeedii
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 4 жыл бұрын
Heesta Waxa iska leh Abwaan Abdirahman Ali Hersi Oo Reer Djibouti ah waxaana la qaada Fatuun Du'ale Muran uma baahna waatan ee hoosta ka eeg Original Fit. kzbin.info/www/bejne/qqG1mIx9e9Wloc0
@sadibarre244
@sadibarre244 5 жыл бұрын
Meshan wa xagee Stockholm miya mise Göteborg
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 5 жыл бұрын
Stockholm
@nehliitabae75
@nehliitabae75 5 жыл бұрын
Walee inuu shabeel nagoood yahay suu gabadhaha uqab imqabanayo igu daran 😂😂😂
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Nin MJ ah weye naagaha lagama soogara salaamad hhhh
@Lasagedlacornesomalilandaise
@Lasagedlacornesomalilandaise 11 ай бұрын
Thank you ❤
@SAVER_EDITS
@SAVER_EDITS 4 жыл бұрын
Heestan isaku maley abi wasan cibirka.
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 5 жыл бұрын
xuurtan coofka kel ee surwalka xidhan ya iga fadhiisiya inta xuurta ila aragtay like ta igu qabta
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 5 жыл бұрын
Maxaa meesha naag taagan aloow anagoo lugaha utaagin yaanaan kadhimin
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 5 жыл бұрын
Axmed Xaliim bisinka xisho
@axmedxaliimburale1840
@axmedxaliimburale1840 5 жыл бұрын
Adi ma kujirtaa
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 2 жыл бұрын
Waa heesto cabdiqeysa
@nicimakhadar1166
@nicimakhadar1166 4 жыл бұрын
iskalaji ❤❤
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 5 жыл бұрын
Iskilaaji ❤❤❤❤❤❤❤
@mouminharbiste7421
@mouminharbiste7421 4 жыл бұрын
Nice song
@ahmedd84
@ahmedd84 3 жыл бұрын
Qurux
@ladyblue6595
@ladyblue6595 5 жыл бұрын
Ereyada xitaa wuu ku raftay subxaan
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 5 жыл бұрын
Miss NeverMind heesta horay miyaa loo qaaday
@souleimanissa4985
@souleimanissa4985 5 жыл бұрын
@@yasminfarah2280 haa walal fanan Ree jabuti ah oo la yidha Cabdirahman ah aya qaadey mar hore
@hamsemaxamed2889
@hamsemaxamed2889 4 жыл бұрын
Heesti cabdi qays ba.sameeyay Oo.qaadi jiray
@joonbk7083
@joonbk7083 4 жыл бұрын
Ilahow naarta ha geen hablaha somaliyed.
@BeingMalyunDaqare
@BeingMalyunDaqare 4 жыл бұрын
Amiin
@joonbk7083
@joonbk7083 4 жыл бұрын
Showga miyaa jogtay.
@marwodjama2834
@marwodjama2834 5 жыл бұрын
Warya hesta fanan reer Djibouti iskale tug
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Heestan waxaa iska leh originalkeeda waqtiguu Jabuuti joogay abwaam Cabdi Qays isagaana ku qaadi jirey waxaan filayaa xataa laxanka inuu lahaa isagu. Walow laxameystaha weyn ee Cabdiraxmaan cali xirisi hees u eg laxameeyey
@ladyblue6595
@ladyblue6595 5 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed cadeynteeda maad haysaa
@abdiazizali8795
@abdiazizali8795 5 жыл бұрын
Cabdiqays ayaa iska lahaa erayada iyo laxankaba
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
Somalida Waa dad Quruxbadan Oo soojidasho Leeh gabadhaa dresska Cas Xidhan Ayaa Meesha nuurisay Woow MashaAllahh
@mohamedahmedmohamed9606
@mohamedahmedmohamed9606 4 жыл бұрын
Wow Heeskan waxa iska leh Abwaanka , Heesaga , Laxamiista ah weyn ee Cabdi Aadan Xaad , Abwaan Cabdi Qays ayaa sameeyey Heeskan Kuna qaaday codkiisa Dahabiga ah , KZbin kana waad ka heli kartaan Djibouti ayuu ka qaaday .
@saaycn5473
@saaycn5473 5 жыл бұрын
Hees copy ah waakan originalka kzbin.info/www/bejne/qqG1mIx9e9Wloc0
@dullahiayoub2432
@dullahiayoub2432 5 жыл бұрын
Il dhigte caadhi maaaha
DALMAR YARE & GULLED SIMBA -  BAL SOO OROD -  HELSINKI 2022
6:12
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 9 М.
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
ISKALAAJI HAYBIS 2019 STOCKHOLM (PRODUCED BY MALYUN DAQARE)
4:44
MD PRODUCTIONS
Рет қаралды 158 М.
ISKALAAJI - Muqdisho - LONDON NEW YEAR SHOW 2020
6:56
Abdirahman Somali
Рет қаралды 519 М.
ISKALAAJI HEESTII AANO URKIYO QALBIGA 2019 STOCKHOLM LADIES NIGHT
5:11
Cabdikarin Jago | Jacayl Aayatiin Leh
7:42
Djib-LiveTV
Рет қаралды 79 М.
ISKALAAJI HEES CUSUB DOORASHADA HAL QOF IYO HAL COD PUNTLAND.
6:19
Abdirahman Shire
Рет қаралды 122 М.
Heesta Ciida l Iskalaaji l Nimco Yaasiin l Ogoow l 2016
7:12
Jigjiga Tube
Рет қаралды 2,8 МЛН