No video

ISKILAAJI | HANTI LEYSASIIYIYO | New Somali Music Video 2019 (Official Video)

  Рет қаралды 3,433,832

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

Пікірлер: 728
@zakimuqdishawi
@zakimuqdishawi 5 жыл бұрын
iskalaaji wallahi heesihiisa erayada qofkii usameeya wallahi caadi maha qisooyin dhacay ayaa ka hadlayaan wa qiiro runtii inta ila argty oo taageerta iskalaaji LIKE
@hawojimale4637
@hawojimale4637 5 жыл бұрын
Qofka.kowad.waaniinkada.qofka.2waa.saaxiibka
@shugriahmed601
@shugriahmed601 5 жыл бұрын
Waw hees murti leh ❤️❤️❤️
@Ahmeto536
@Ahmeto536 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/pauWq3WtitNpfJY Waakan Daaha Gaas Xamar buu kusii socdaa sxp
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
@@Ahmeto536 muu tagay xamar aboowe macaan
@asmaqurux7345
@asmaqurux7345 5 жыл бұрын
Dadbuu horumaarkaagiyo dhibayaa hankaaguye dibnahaaga haysoo Hakka aad u heediyo hadafkaaga Yuu garan 👐👐😍😍👏👏👏🤛 boqorka codka we miss you from🇱🇷😘😘😘
@mmvr1798
@mmvr1798 5 жыл бұрын
Intaa Qurankaa jecel like haaa ilaa dhaafinaaa
@nimcocisman8447
@nimcocisman8447 3 жыл бұрын
9
@bashirgalbayte3601
@bashirgalbayte3601 3 жыл бұрын
Waa
@hassankayd7390
@hassankayd7390 5 жыл бұрын
C casiis cali ciise iskalaaji iyo bahda tusmo films Inta fanaankan taageerta like hala dhaafina
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg 5 жыл бұрын
My legend iskalaaji viva fananka somaliyeed from gobolkaagiii bari kasoo salamaya🇸🇴🇸🇴❤
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg 5 жыл бұрын
Nugaalba waa gobolkayga soo somali ma dagto suhayla abayo
@maria-ij1qg
@maria-ij1qg 5 жыл бұрын
@@umumohammed9961 haa xbbti tnks qali reer bari moodi jiray qaliyay
@mohamedmohamed-vv6ds
@mohamedmohamed-vv6ds 4 жыл бұрын
Apti nugal iyo bari dad walalala baa daga waa. Gobalkisi bari iyo nugal iyo mudug
@subeerosman5811
@subeerosman5811 4 жыл бұрын
@@mohamedmohamed-vv6ds sax nugaal iyo mudug bari gobalkis
@Raaxeeye143
@Raaxeeye143 5 жыл бұрын
Nacalad weeye heestan wlhi ❤❤😥😥⚘ xasus ayey igu leedahay weliba aan ilaawi doonin runta ayey ka hadashey
@mohahukun4291
@mohahukun4291 5 жыл бұрын
HanTi La Isa SiiYiYo Micno Ma Laha HoodiYo 😮Qof DanTaada Kugu haga Talo fiican Kuu Hura Lama Helo AduunYada That’s True Really 👌 Legend isKaLaaJi
@xaraggoelmi4417
@xaraggoelmi4417 5 жыл бұрын
Dadka waxaa layaaba nabiga cs kusoo dhex qaadanaya meelahan cml subxannllh intaas like bis raadinayan war isku xishooda😏
@quendumar7968
@quendumar7968 5 жыл бұрын
waa bilaa asluup waxy kuradinaya common macnohodu nabi csw jeceyl kama aha
@xaraggoelmi4417
@xaraggoelmi4417 5 жыл бұрын
@@quendumar7968 aad iyo aad
@samiiroalikeyf9290
@samiiroalikeyf9290 5 жыл бұрын
Sax wlh
@sumayasubeeda7261
@sumayasubeeda7261 5 жыл бұрын
imaankoda daciifa wll oohinba i qabata wlhy markan arko kuwaa
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
Hamda Elmi waan layaabe heees oo dhageesanaa mar kasoo lik in loosaro kaliya nabiga scw u sooqoraa ma jeceshahay lik saar waan layaabe somali
@moemahir3384
@moemahir3384 5 жыл бұрын
Halka Cise Riyolaa ee Fanan ah Bahdaweynta majerteen like ii Sara 👍👍👍👍👍
@fartuundaahir8272
@fartuundaahir8272 Жыл бұрын
Cumar qoyane io cismaan sanzibarna yaa u ah nasteexo indho io odaygan weyne Ahmed cali cigaal la dhaho sow mahan
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 Жыл бұрын
@@fartuundaahir8272 cumar qoyan ma cumar maxamuud baa kkk 😄
@nalkabea3413
@nalkabea3413 5 жыл бұрын
Iskilaaji hadaa aamiinsantahy inuu The one and only yahy like ta
@cabdisalaansaeed7737
@cabdisalaansaeed7737 5 жыл бұрын
Iskilaaji baabah fanaanadu
@drmowlidahmed261
@drmowlidahmed261 5 жыл бұрын
Hanti laysa siiyiyo Micno malaha hooduye Qof dantaada kugu haga Talo fiican kuu hura Lama helo aduunyada Hiigsigaaga noloshiyo Hamigiyo ujeedada Inta kaa halaysee Ku hanqaarta baa badan Dadbuu horumarkaagiyo Dhibayaa hankaaguye Dibnahaaga haysoo Halka aad u jeediyo Hadaf kaaga yuu garan Hawl yaraan dadkoo dhami Xogahaaga wada helin Haw iloobin barashada Hada ruuxaad kulanteen Degdeg haysu dhiibine Dib wuxuu ka noqon hoge Haki xiisahaagoo Feejignaanta ku horee Hoosaase beenaad In laguu hadoodilo Ka hadhoo ka dheerow Mar hadaan lagula hayn Waa halis jacaylkuye U hubsoo dadkana kii Hibo qaybsi kuu gala Kuu hiishe kula jira Hala simin cidee garo
@hamdihussain487
@hamdihussain487 5 жыл бұрын
Thanks
@hodanishabrownie9834
@hodanishabrownie9834 5 жыл бұрын
Thank you 😍😍😍
@ayn-m266
@ayn-m266 5 жыл бұрын
Zhukria 😍😙
@ayn-m266
@ayn-m266 5 жыл бұрын
Zhukria 😍😙⚘🌷
@abdinasirksa9363
@abdinasirksa9363 5 жыл бұрын
Thx
@nunegaming1536
@nunegaming1536 5 жыл бұрын
Initiii xamse farayoon jecel like hayla dhaafin😊😊😊
@sahrasheikh2158
@sahrasheikh2158 5 жыл бұрын
walal mcn ado raali ah plz heesaha iyo rasuulka scw kala ilaali meel munaasib u ah ku qor thnks
@qamarqaaliqaalidumar3738
@qamarqaaliqaalidumar3738 5 жыл бұрын
War xaywaanyahoo hakeenin rasuulka melahan oo kale
@nunegaming1536
@nunegaming1536 5 жыл бұрын
Sahra Haye wllo anaa ka daynaya
@nunegaming1536
@nunegaming1536 5 жыл бұрын
Amraneey Hoyadaa ziilka ka wase aayar waxnoo sheeg Hana caayime dhilaa the
@nunegaming1536
@nunegaming1536 5 жыл бұрын
Waar Hoyadaadi Ziilka waynayd ayaa i bartay nijaaz yahay nijas tu dhashay
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 5 жыл бұрын
100%wan aaminsany C/casiis cali ciise isklaaji Waxn ku dhaho ma garnyo aan ka ahyn luv uh abti❤
@daadirofficial3294
@daadirofficial3294 3 жыл бұрын
Heesta adiga dawanayo hadi ad commontiga ad aqrineso like 👍 ha ila dhafin
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 5 жыл бұрын
Hanti laysasiiyiyo Micno malaha hooduye Qofka taada kugu haga Talo fiican kuu hura lama aduunyada, Waa sababta aan uga jeclahay qofka ila taliya kan wax isiiya😍
@alicalimuxumedchannel2686
@alicalimuxumedchannel2686 5 жыл бұрын
Walal hees wax inma tareyso fadlan ku so biir macalin qur. Aan online insha Allah share
@mohamedmohamuud343
@mohamedmohamuud343 5 жыл бұрын
Heesta adigo daawanaYo Hadii aad commentska aqrineysid LikeTa Ha ila dhaafin😂😂😂😂
@soubanehnima429
@soubanehnima429 5 жыл бұрын
Vraiment bien dit 👌👌👌
@abdialiadan1402
@abdialiadan1402 5 жыл бұрын
Horay usoco nin culus
@splashigamingz342
@splashigamingz342 5 жыл бұрын
@@abdialiadan1402 qia
@faaraxcali2954
@faaraxcali2954 5 жыл бұрын
manshaalh wlhi run waye aniga hestan le iskajeclahy walalo horey usoco sxb
@ahmatugas9469
@ahmatugas9469 4 жыл бұрын
Hadaa firsanaye dhac kuku siye
@ahmedyasin6906
@ahmedyasin6906 5 жыл бұрын
25 cent aan ku daawanayo heesta 25 like iigu badala somalaay
@moekirish1877
@moekirish1877 5 жыл бұрын
Viva gaajo
@abdihakimyusuf5524
@abdihakimyusuf5524 5 жыл бұрын
Ma .5 baatahey waxay 25 cent sxpnaaa 😂😁
@hassankhalif3651
@hassankhalif3651 5 жыл бұрын
@@abdihakimyusuf5524 hhh
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 5 жыл бұрын
Ahmed Yasin 😂😂😂😂😂😂😂😂 gaajo
@nimcaali1791
@nimcaali1791 5 жыл бұрын
kkkkkkkkk
@marian5607
@marian5607 5 жыл бұрын
Iskalaaji is a legend of the year 😍😍😍 nin heesihiisu xigmad ku salaysan yihiin👍👍👍👍❤
@foosmohamed4195
@foosmohamed4195 5 жыл бұрын
Ninkeyga mustaqbalka inta iga danbeyso like ha ila dhafin please
@xasna3439
@xasna3439 5 жыл бұрын
waad iga masayrisay
@abdibaladahmed5708
@abdibaladahmed5708 11 күн бұрын
Hi
@zacimaspurs9100
@zacimaspurs9100 5 жыл бұрын
Waanba waayey hees uu iskalaji leyhy oo igu socon weysey ereyo xulka io cod dahabi ah laxan music style wada socdo 🤗👏❤🔥👑
@saeddemmis7191
@saeddemmis7191 5 жыл бұрын
Adeer iskalaaji si fcn oo degan ayuu ula taliyey wlaalkeen oomar barbar intii fahanthy heestan like I saara 😂🙈✅
@kiinabdinoor9777
@kiinabdinoor9777 5 жыл бұрын
Ma fahmine iga daba gee
@ademabdi1531
@ademabdi1531 5 жыл бұрын
Omaar bar bar baan maqlay inuu kula taliyay lknshekada dhamaystira mahayo iga dabagee siciid boowe
@hanuush6787
@hanuush6787 4 жыл бұрын
Hhhhh Aar se wax u jiraan heestan waan jecelhy wlhi waan iskaga cesh ceshta lkn xanta MA maqal iyo omaar bar bar see waaye
@libanfaris8532
@libanfaris8532 4 жыл бұрын
@@hanuush6787 OMG same hun loving it right now
@TheSamale
@TheSamale 4 ай бұрын
Who's watching 👀 Eid mubarak ✨️ 💖 💕 ❤love you all 😊MaashaAllah Hanoolaato waa Gobe ♥️. 2024.
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 11 ай бұрын
Cawaan heesakan soo maqlay I’m sorry for coming late Waxan halkan uga tagaya message si hadii bari ama wiiga xiga ama sanadka danbe cidii like isaarta isoo xasuusio inaan mar labaad dawado heesakan❤😊
@adnanjanuzaj6725
@adnanjanuzaj6725 11 ай бұрын
Hye Ku so lawo 😂
@AbdirashiidMohamed-ty6ww
@AbdirashiidMohamed-ty6ww 10 ай бұрын
Noosoo laabo mujaahid 😂
@qoobeeykaliilcawad8027
@qoobeeykaliilcawad8027 5 жыл бұрын
Dumaroow heestaan si fiican u dhageysta idinkooo sharaf iga muddaan
@queenmeeza9707
@queenmeeza9707 4 жыл бұрын
mahad sanid abowe 😍❤
@zamzamabdi7018
@zamzamabdi7018 4 жыл бұрын
Way iga gadantahay 🤐🤐🤐
@fartuuldubad6292
@fartuuldubad6292 4 жыл бұрын
all fanaan iskalaji fananka keliya een taageero viva
@hanicqaadir5519
@hanicqaadir5519 3 жыл бұрын
Heztan gabdha lagu gubabinaya I.a anagane horan u soconena
@abdulrahmanaden9042
@abdulrahmanaden9042 5 жыл бұрын
ninkaan heesihiisa motivatio/ dhiiragalin ayaan u dawada ee hees jacayl igama ahan keep going laged
@hamda2113
@hamda2113 2 жыл бұрын
Sendmail
@hanaappe7593
@hanaappe7593 Жыл бұрын
Haa
@123iskilaaji
@123iskilaaji 5 жыл бұрын
fans anad freinds aadbaan idiinka mahadcelianayaa taageerada joogtada ah ood dhamaantayo hadaan nahay bahda fanka aad siisan thnk s to tusmo films
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
ninkan fankiiba waa soo duuduubeey gacantiiseey kujirtaaa woowww #Iskalaaji Haki xiisahaagoo foojignaanta kuhooreey Mar hadaan lagula hayn waa halis jacaylkuyeee😭😭😭😭😭😭😭😭
@hodanomar4381
@hodanomar4381 5 жыл бұрын
Hees xigmad badan ku jirto😥 Abti iskilaaji nolow waliga ❣ Huno mcn tusmo films guuleyso waliga ❤
@wizzdcd5056
@wizzdcd5056 5 жыл бұрын
Hestan Ma arkin markii höre inta sidayda hada argty isaar Like 👍 Io wixii iga danbeeya
@nafisaahmed2402
@nafisaahmed2402 5 жыл бұрын
Ala ninkaan jecliyaa jir waligaa my legend❤️❤️❤️❤️🙏
@naasirhayaan2899
@naasirhayaan2899 5 жыл бұрын
Qof walba alle riyadiisa haw rumeeyo my frnds waligay like ma hiline like ta igu cawiya plze thnks ❤️❤️👍👍👍
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 5 жыл бұрын
Like mahawl yare qarasha keen lacag weeye✅👀👀😂😂😂😂😂😂😂
@gureymoos4972
@gureymoos4972 5 жыл бұрын
1,0000 klik qaado
@warsamemaxamed2147
@warsamemaxamed2147 5 жыл бұрын
F
@sayidali1697
@sayidali1697 5 жыл бұрын
Iskalaji
@anisoaxmed1373
@anisoaxmed1373 4 жыл бұрын
👍
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 5 жыл бұрын
Saxiiiiiiix wLhi jecliyaa ninkaan heeesahiisa waa dhiira galin ku ligoood iska heees uma heeeeso walhi ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘🥰🥰🥰🥰👑👑👑
@sucadcraxmn6439
@sucadcraxmn6439 5 жыл бұрын
dadbuu horumarkaagiyo dhibayaa hankaaaguye dinahaaga haysoo halka aad u jeediyo hadafkaaga yuu grn fanaan ka kaliyee heesihiisu dhiirigalinta yhin
@asmaladancumar9217
@asmaladancumar9217 5 жыл бұрын
Heestani khadray ku socotaa khadra cabdi silimo 😙😚😍⚘👏
@fadumoadan948
@fadumoadan948 4 жыл бұрын
@@asmaladancumar9217 Hhhhhh alla beerka
@kabtandhufuri5228
@kabtandhufuri5228 4 жыл бұрын
@@fadumoadan948 Awo Awoooooooooooooooooooooooooooooooooooooo waxaa La Arkay Aan U Maneeyna
@faizabullay2330
@faizabullay2330 5 жыл бұрын
Best fanan love from gabadh darwiish❤
@No-lh1rk
@No-lh1rk 5 жыл бұрын
Iskalaaji inta tageerto kumaar snuga somalia like ii saara💪
@majdaahmed5631
@majdaahmed5631 5 жыл бұрын
legend kaasa naga dhaca hadan reer puntland nahy🙏🇸🇱.
@abdirashidhussein339
@abdirashidhussein339 5 жыл бұрын
Lol
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
majda ahmed wlhi beentaa maaha💯
@ashashire1893
@ashashire1893 5 жыл бұрын
Masha Allah legend noloo abit
@duniishcagadahab1321
@duniishcagadahab1321 5 жыл бұрын
Inta quraanka jecel dar allh Like isara
@naimamohamedsharif6179
@naimamohamedsharif6179 4 жыл бұрын
516
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Ha u hiloobin barashada hada ruux aad kulanteen, dag dag ha isku dhiibine dib wuxuu ka noqon hubi, haki xiisahaagoo feejignaanta ku horee👏👏💯👌 ama murti ku danbaaba ama naga aamusa min fadlakum wa ixsanakum🙏
@mawaahipqalbimustafe2197
@mawaahipqalbimustafe2197 Жыл бұрын
Heesta inta igaga socotapa waa inta wlhi😮
@atirashobujaa4640
@atirashobujaa4640 4 жыл бұрын
Favorite fanan iskalaji🤴❤️💯💋
@mariahassan7415
@mariahassan7415 5 жыл бұрын
Haki xiisahaagoo feeejignaanta ku horeee👌👌👌👌cod👌❣
@asaldhaladadnaloveasaldhal5904
@asaldhaladadnaloveasaldhal5904 5 жыл бұрын
iska laaji heesahiisa inta xiisee sa like hayla dhaafin
@hanuushbahdoon6917
@hanuushbahdoon6917 5 жыл бұрын
Waligay kow maanta like an radiyo waxa laga faaido an ogaadee haigala bakhaylina somaliyeey 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
@abdirizakh8217
@abdirizakh8217 5 жыл бұрын
Hhh ani xita ma garanaayo
@Raganimo-10
@Raganimo-10 2 жыл бұрын
Marka ay iga yara qasanto; heestani meel bay ii buuxisaa❤🙏
@atirashobujaa4640
@atirashobujaa4640 5 жыл бұрын
Iskalaji my favorite one❤️🔥😘💯
@Halayaan14
@Halayaan14 4 жыл бұрын
NIN WEYN ISKALAAJI NOOLOOW HALYEEY WAAYO SOO JIRAY MASHA ALLAH NICE SONG
@cadadoboy7822
@cadadoboy7822 5 жыл бұрын
Nabiga yaan like lagu raadsan xarfaaney
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
intaaa jcl heesaha dhiriigaliinta iyo dareenku ku dheehaynyh dhgaaysata markaa ayaaa xqladuuhu jeex jeexan ku tuurta liket haladhaafiiin
@abdirahmansuudi2946
@abdirahmansuudi2946 Жыл бұрын
Real Word Song
@djfarhan2021
@djfarhan2021 5 жыл бұрын
Inta aan Bidaar lahayn like ta ha Ila dhaafinadee
@Milgo258
@Milgo258 5 жыл бұрын
Manta shan jeer cml waa dhageysty waa dardaraan iga dhinaa wlle my only fanan Iskalaji 😘😘😘
@fardowsoallahi4615
@fardowsoallahi4615 5 жыл бұрын
Bbeyeyy aniga xitaa wan dhagaystay wax badan. 😍😘😘😘😘❤️💓💕💘
@Milgo258
@Milgo258 5 жыл бұрын
@@fardowsoallahi4615 Shukran hubby
@habooncadeey91
@habooncadeey91 5 жыл бұрын
heestan intey tabatay like hailadhafina nacalaa aheydaan kuyaal
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 5 жыл бұрын
Abdi Aziiz ciise iskalaaji, Legend teegero num 1😘👆🤘👊✊😍
@aminamxamud3267
@aminamxamud3267 4 жыл бұрын
Ninkan hesihisa 1m kama yaraystaan
@ibromahdi2344
@ibromahdi2344 5 жыл бұрын
Iskalaji is a perfect singer and glorious voice i support him really
@beerlula598
@beerlula598 Жыл бұрын
Deg deg haysku dhiibine dip wuxuu ka noqon hupi 🥺🙆‍♀️
@nafizaabdulahi9871
@nafizaabdulahi9871 3 жыл бұрын
An other one iskalaaji 🥰😍🤪😜😝 like saar hadi 4m gaarto
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle Жыл бұрын
Muxuu Goat yahay iskalaaji 👑
@abdullahiosman5007
@abdullahiosman5007 5 жыл бұрын
HanTi La Isa SiiYiYo Micno Malah HoodiYo Qof Dan Taaada Kugu Haga Talo Fiican Kuu Hura lama Helo AduunYada That’s True Really 👌 legend Iskalaji
@gudgudestudio7568
@gudgudestudio7568 5 жыл бұрын
Hanti laysa siiyiyo Micno malaha hooduye Qof dantaada kugu haga Talo fiican kuu hura lama helo aduunyada Hiigsigaaga noloshiyo Hamigiyo u jeedada Inta kaa halaysee Ku hanqaarta baa badan, Dadbuu horumarkaagiyo Dhibayaa hankaaguye, Dibnahaaga haysoo Halka aad u jeediyo Hadafkaaga yuu garan Hawla yaraan dadkoo dhami Xogahaaga wada helin, Haw hiloobin barashada Hada ruuxa kulanteen Dagdag haysu dhiibine Dib wuxuu ka noqon hubi Haki xiisahaagoo Feejignaanta ku horee, Hoosaaso beenaad. In laguu hadoodilo. Ka hadhoo naftaydaay. Mar hadaan lagula hayn Waa halis jacaylkuye, U hubsoo Dadkana kii. Hilbo qaybsi kuu gala. Hala simin dadkee garo
@apdirahmanhussienali6879
@apdirahmanhussienali6879 3 жыл бұрын
Y
@sundusmoon7004
@sundusmoon7004 5 жыл бұрын
Abdi Aziiz Iskilaaji Fanaan Aan Jeclahy heesihiisa💯♥️
@hsadia2799
@hsadia2799 4 жыл бұрын
My favourite song and singer 🔥🔥🙏
@abdifatahabdulahi6578
@abdifatahabdulahi6578 5 жыл бұрын
Isklaji waa fanan heeso xigmada qaada
@elyahyelaaskawi2341
@elyahyelaaskawi2341 4 жыл бұрын
Legend C.casiis iskalaji Dadka Fanka IskaLeH..❤🔥👏
@queentushey6541
@queentushey6541 5 жыл бұрын
Legend wlhi ninka kaliyeee runta kaheesa fanininta somalida ninkaaan ujeclahay horusocod wcan
@ladhansaid1871
@ladhansaid1871 5 жыл бұрын
Love it the one and only one legend ❤️👌still listening 2019
@deqaomar3773
@deqaomar3773 6 ай бұрын
Iskalaji heesihiisa Xigmada ku Jeclahay ❤
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 5 жыл бұрын
Lenged laba maaha keep going izkalaaji 🔥🔥
@walirastaproduction5678
@walirastaproduction5678 5 жыл бұрын
Fanaanka fanaaniinta Iskalaaji fanaanka kaliyoo subax walba oo waagu baryaba hees cusub dabka kaqaada inta ila aaminsan liketa isiiya
@faarammuran4057
@faarammuran4057 5 жыл бұрын
Xqiiq wye heesta wey isoo jiidaty wlhi xaasid wuu bdn yhy allow ha ii jbin xaasidkeyga
@amaaldegan4156
@amaaldegan4156 5 жыл бұрын
Woow iskilaaji fanaan aan taageero heeso xigmad badanbaad qaadaa hore usoco ❤
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 5 жыл бұрын
I’m big fan of iskalaji because sometimes heso xalada aan kujiro ayu hes qaac kaga siya codna ilaah siyay cute waye hore usoco xaji iskalaji
@aaminaabdi5444
@aaminaabdi5444 4 жыл бұрын
Boqorka codka
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Fanaanka Majeerteen Ee Iska Soo jareen kkkk iskalaaji Tolka Salaan alaa idinku Taal jigjiga IDINKA Soo salaamay
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka Жыл бұрын
Dadbuu dhibayaa hankaagu walle nadiif aya ka ahaya 🎉 Iskalaji zhp heesahaaga waa wada cajiib m.a ❤❤❤
@khadraismail9091
@khadraismail9091 5 жыл бұрын
Iskalaji fanan an ad uu tagero keep going brother I really like Ur songs😭😭
@fahadyare2514
@fahadyare2514 5 жыл бұрын
Absolutely Right...talks on Real issues on daily bases.....#ISKALAJI
@alihassa2295
@alihassa2295 3 жыл бұрын
abwaan daaha gaad ceesh callaa abwaan new laab salaax walahi somaliland caadi maha ilahay ayaa hibo usiiyay suugaanta
@abdallamohammed4856
@abdallamohammed4856 5 жыл бұрын
inta arkin iskalaji oo 😎okiyaale la aan ah like kuso qabta😂
@jawahirjamac2904
@jawahirjamac2904 4 жыл бұрын
Woooow your songs are very nice
@muwahibkhayre3536
@muwahibkhayre3536 5 жыл бұрын
Xaqiiq wllhi hees iyo badh iskalaaji taageero buuxdan uahay ninkas heeso xaqiiqa ayuu ka hadla runti
@ashaabdi4284
@ashaabdi4284 5 жыл бұрын
Ala runbadan my legend iskalaji 💯😍
@ayaana1456
@ayaana1456 5 жыл бұрын
Fanaan xaqiiqda ku heesa🙏🙏dardaaran buuxo wlho❤horay usoco legend
@MohamedAhmed-sh3nl
@MohamedAhmed-sh3nl 5 жыл бұрын
Legend of the year iskalaaji👏👏👏👏👏
@amishabshir1514
@amishabshir1514 5 жыл бұрын
Erayo xigmadesan iska laji😍😍
@muhanadmuhyadiin1665
@muhanadmuhyadiin1665 5 жыл бұрын
Heesa kaliya oo xaqiiqda ka hdla fanaanka kaliya oo si taabasho ugu luuqeya ❤
@moohafittness5429
@moohafittness5429 5 жыл бұрын
Best singer somali Mr iskalaaji 🎶🎶🎶🎶
@djjd9219
@djjd9219 5 жыл бұрын
Heesihi hore o muurtida laha ma la mooda inu Iskalaaji heesihisa suna ee ka dhicin kuwi hore ❤❤❤
@bossgold5405
@bossgold5405 4 жыл бұрын
Wow best song walaahy in this year iskalaaji keep going bro
@ayn-m266
@ayn-m266 5 жыл бұрын
Always heesaha uu qaado izklaji eraya mug wayn ban ka dhaxlaa legend dhiiri gliye wayn inad thy horeba wan u ogaa⚘🌷😙
@ayansaciid7937
@ayansaciid7937 4 жыл бұрын
Wiil tahay oo tilaabsaday my blood iskalaaji🙏❤🔥
@ahmedmohamedhoussein2550
@ahmedmohamedhoussein2550 5 жыл бұрын
iskalaaji sxb aad baan ku salaamay runtii heesaha aad qaado inta badan waan dhagaysta lakiin aad ayaan kugu hambalyeeynayaa erayada waligaa la dhagaysan karayo ee dhagaha dadka ku dhagaysanaya gali karaya waligaa sidaa u xulo abwaanadada erarayada kugu deeqana marlay ma ilaawayo sxb
@bbchahahahah4213
@bbchahahahah4213 5 жыл бұрын
Caawo waano ayuu fanankani wac igu siiyay iskilaaji goormee xaflaad noqabanaysaa maantago xafladaha blse adiga hodan abdirahmaan waan imaanlaha waaliba gurigaayga idiinku casumii lahaa iyo yurubgeenyo jecliyaa sadexdaan sadexda faanan aan qalbiga dhinac ugaqoraay raboow nagamadowee heesaha 🥰🥰
@godblessallofus4233
@godblessallofus4233 5 жыл бұрын
Our legend iskalaali Somali legend best song
@katthys12212
@katthys12212 5 жыл бұрын
iskalaji waxanku jeclahay mar walba waxuka hadla ruunta
@zakariagamadid9395
@zakariagamadid9395 5 жыл бұрын
Hanti la isiiyiyo micne maleh hooduye qof dantaada kugu haga talo fiican kuu hura lama helo addunyada. #WELLSAID #TEAMISKALAJI
@farahnadif2059
@farahnadif2059 3 жыл бұрын
The legend Iskalajii, keep it up.
@nayruusmohamuud8249
@nayruusmohamuud8249 5 жыл бұрын
Hees iyo badh💖💖iskalji ina aderkey rumad💖💖💖❤❤apowe ama abayo like isar baqelnimda iskadah🤓😂💖❤🇸🇴
@ubaxsocodwanag7897
@ubaxsocodwanag7897 5 жыл бұрын
👌👌👌👌👌👌👌
@umulkheyrmaxamed2670
@umulkheyrmaxamed2670 3 жыл бұрын
Heestan sameen igu leedahy iney iga turjumeysad mooda xususaha qar xanun waa
@mohaabdi11
@mohaabdi11 5 жыл бұрын
💥💥Wll sk Muxu idinka mudn yaHay ziiya apTiyal⚠️🇫🇷❤🥰💋♥️
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Dadbuu horumarkaagiyo Dhibayaa hankaaguye Dibnahaga hayso Halkaad ujediyo Hadafkaga yuu garan❤king isklji
@hayadeoubeche7505
@hayadeoubeche7505 3 жыл бұрын
Waa xaqiiq hees waayaha aduunyada ka hadlaysa .......best artist Iskalagi
@tuseawtoosiye3292
@tuseawtoosiye3292 5 жыл бұрын
isaaqban Ahay wixi majeerteni like Haysaran poqortoyo
ISKILAAJI |  GOB XAAFUUN | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
4:59
ISKILAAJI | LABADARAN MID UUN DOORO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:22
Liibaan Jama
Рет қаралды 10 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 427 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 3,5 МЛН
ROLLING DOWN
00:20
Natan por Aí
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,9 МЛН
ISKILAAJI |  RAJO  | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
5:05
ISKALAAJI 2019 HEES CUSUB GUHAAD IYO CIIL KAREYSO SHOWGII SWEDAN
5:44
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1,6 МЛН
ISKILAAJI |  FARTUUN  | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)
6:04
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
ISKALAAJI (TALO) TRUE STORY 2017 SOMALI MUSIC
6:45
TheGobfilms
Рет қаралды 1,5 МЛН
FAYSAL MUNIIR HEES QISO DHABA DHOOLAHA CADEE OFFICIAL VIDEO 2020
6:17
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,5 МЛН
ISKALAAJI HEES QISO DHAB AH l QOFBAA JIRA l LYRICS 2019
6:02
Kabarai Films
Рет қаралды 4,7 МЛН
ISKALAAJI ANOO URKIYO QALBIGA KA JECEYL DJIBOUTI SHOW 2021
5:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 640 М.