Iskalaaji Hees Shidan Cabaadka Yaree Nafyahay Lyrics 2018 Cusriga Yusri Baa Xige

  Рет қаралды 479,889

Arimaha jeceelka nolosha cusub

Arimaha jeceelka nolosha cusub

Күн бұрын

skalaaji Hees Shidan Cabaadka Yaree Nafyahay Lyrics 20

Пікірлер: 281
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 2 ай бұрын
Heestan markaan dhegeysanayo waxaan soo xusuustaa jacaaylkaygii 1aad oon is baranay 12/6/2019.oo ixumaaysay Al xamdulilaah maanta waxan joogaa collompus ohio USE 🇺🇲 iyana soomaalia waxan helay qof nolosha ila fahansan oon kasoo kaxeeyay hargeysa oon keenay America waan is guursanay waxay ii haaysaa 3 caruura Alla haaysku kaya daayo💫💥
@FuadApdallah
@FuadApdallah Ай бұрын
Aamiin
@fitahkassim
@fitahkassim 3 жыл бұрын
Wlhi heestaan waxeey iga soo saartay xld aad udag oo aan dhaxmaquuranaayey waliba waxaan ka qaaday dhiiranan iyo ad adeyg masha allah
@shukriinashacnihappygirl5083
@shukriinashacnihappygirl5083 3 жыл бұрын
😭😓😓😓😓😓😓 qof ila mida aadan kaa arkey
@SurprisedHangingGondola-op5dj
@SurprisedHangingGondola-op5dj 2 ай бұрын
Ana hadan ku jira walhi
@hamdacudoon4946
@hamdacudoon4946 2 жыл бұрын
Markaaste waan soo bookhda heestan hadana dhiranan kama Qaado Allow Culaayska ii saran iga Qaad💔😭😭🤲
@maxamedshariif1689
@maxamedshariif1689 Жыл бұрын
🥲
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 Жыл бұрын
Ani xitaa abyoy 😢
@XaawakhaliifHaawa
@XaawakhaliifHaawa Жыл бұрын
😢😢😢😢sorry wll mcn qalbigaada rabi hakuu dhayo
@nadarmuxumed3064
@nadarmuxumed3064 Жыл бұрын
Ani xitaa abyo💔🥺
@maryan9651
@maryan9651 Жыл бұрын
Amain amain ❤ abayo mcnto way dhaman insha allah❤
@Qalbi_kaaba2211
@Qalbi_kaaba2211 8 ай бұрын
2018 baa la qaaday but ani 2024 baan dhageysanayaa😭😭😭
@CabdinasirAhmed-lw5tf
@CabdinasirAhmed-lw5tf 5 ай бұрын
𝑆𝑒𝑒𝑚 𝑧𝑥𝑏
@bilanibrahim903
@bilanibrahim903 3 жыл бұрын
Marka u baahdo dhiiri galin u baahdo hestan dhagestaa inan qof adag noqdo ayan ka qaada 😭😭😭
@farahhaybe2092
@farahhaybe2092 3 жыл бұрын
anaa cashaqay midaan caynkisa jaceyl aqoon wlhi 😢😭😭😭 ilahow qalbiga ii adkee 😢😢😢
@Mcntooo
@Mcntooo 3 жыл бұрын
Amiin wllo
@amranonlinefamily1491
@amranonlinefamily1491 3 жыл бұрын
Amin walal
@hathiyaaragzan5551
@hathiyaaragzan5551 3 жыл бұрын
🤦‍♀️🥺🥺🥺🥺
@hamdamusa5036
@hamdamusa5036 3 жыл бұрын
Amiiiin amiiin wllo
@maxamedshariif1689
@maxamedshariif1689 Жыл бұрын
🥲
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 Жыл бұрын
Bal ka waran qofka sabab la aan ku baxay anagu habeenki wada faraxsan sexanay subaxdina isagu is badalay fariinta u diray eegay oo dhaafay ila hada ma ilaso hadal naftayda dirqi ayan ku haya waxan ka cararaya inu calaacalkayga arko walhi wan jecla wan ooya marmarka qaar lkn ma moojiyo xata wax calacala maso dhigo status wan is adkaynaya 😢❤
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r 9 ай бұрын
Samir my queen 👑 ❤❤❤❤❤❤😢
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r 9 ай бұрын
Strong 💪 girl ❤❤❤❤❤❤❤midkale cugo hadayn nacs liguma bahdilo garn wayay qiimahaagaa sikasba ha ahaatee kasaar niyadaada
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 9 ай бұрын
@@HiboMaxamad-w4rhye wll ❤
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 9 ай бұрын
@@HiboMaxamad-w4rhye qalih
@suldanfarah143
@suldanfarah143 4 ай бұрын
Sorry be careful urself
@hodancwahabcadeysi194
@hodancwahabcadeysi194 4 жыл бұрын
Bk heesihiisa iskalaaji ku iloobaa One hell of fanaan... 🕺🕺🕺
@MinhajAbdimajid
@MinhajAbdimajid Жыл бұрын
Hestan 😢 💔 markan maqlo waxa igu so dhaco wax padan aan so maray 😭 dadka qar damir ma lahan hada u shegatid jacelka u qaptid ama aa daney neysid 💔😭 wuxu ku moda inta asig la antisa nolan karin 💔🥺 malinta u pahan tahay kuma daremayan Lkn marka qaftada ka goysid si dhip io xasuun 😭😭 aye dip kaso tahayan wn ku tapay 💔🥺 ciriir Ha ugalin qof cisenta jacel paran 😢💔😭 12/11/2022 😭💔 malina ilawi karin💔😭
@XaawakhaliifHaawa
@XaawakhaliifHaawa Жыл бұрын
😢😢😢wll mcn qalbigaada rabi haku dejiyo waan kula dareemaya xanuunka
@idilfeysalcali6920
@idilfeysalcali6920 Жыл бұрын
Ha wallhi maran qalbigayga ka sarny ayey dib usoo noqdan lkn ma mar ann dhib mary aniga 23 /8/2023
@hanamaxamed9069
@hanamaxamed9069 11 ай бұрын
Wa mrki 4 😢xnuun wa wada jogna hdna gidr dhexdena ola 4 years laba bil ka dhiman xidhidhkena intu socdy
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 11 ай бұрын
​@@hanamaxamed9069xariirkaas haka quusan apayo 😭xariir mudo socday waan jeclahay apayo ha sameen inuu dhantaalmo
@ramlaabdinurofficial8530
@ramlaabdinurofficial8530 10 ай бұрын
Jacayl daacada siday daba nasiib umalihi aniga jcl beena marka hore kulaso doonanayaan kadib bilaa sabab kaga tagayaan marwalba waalay nijad jabiyaa ilaahow qof ifahma o iqalma kuwaydistay anigo kabsadayban qalbi jabsanahy wlhi😢
@Ahmed_ilkacase44
@Ahmed_ilkacase44 3 ай бұрын
Amiin wlshy dhamaateen
@BakarBullet
@BakarBullet 18 күн бұрын
sorry wd qurux bdn thy msha allah
@AsmaahmedMuxumed-dm8lm
@AsmaahmedMuxumed-dm8lm 10 ай бұрын
2019 ayan dhagaysan jiray wakhtiga xaladeyda ayey ka turjumaysayy imika ooy tahay 2023 😢😢 isla xalden ayan ku jira wakhtigu waa cajip wlhi😢😢
@abdulqadirabdullahi-re4ed
@abdulqadirabdullahi-re4ed 10 ай бұрын
Sorry 😞 wllo ilahay ha kuu dhib yareeyo wllhi waa arin madax xanuun leh 😢😢😢😢😢
@HaniosmaniilSimon
@HaniosmaniilSimon 2 ай бұрын
Ruunti kula mid Ayan ahay 2020 dhagesan jiray hadana waan uso labtay san qof adag ku noqdo😢
@Arwamohamet
@Arwamohamet Ай бұрын
​@@HaniosmaniilSimon ila hada wa dhegysnaya welina sidii ban ahay😢😢
@NadiiraQaasim
@NadiiraQaasim 7 күн бұрын
& heestan markasta niyadeyda kama baxdo 2018 ahyd ila hadaana kama daalo ❤
@Rashkacaddow
@Rashkacaddow 2 жыл бұрын
2019 igu dambeysay heestan Ilaa hada Magaceda Radinayeh maanta helay 😔🥺🖤
@maxamedshariif1689
@maxamedshariif1689 Жыл бұрын
ereyada lee KZbin lagaliyaa
@maxamedxasan1978
@maxamedxasan1978 2 ай бұрын
Waxana heley boqorad an jeclahay una doran nolosheyda allaha idayo amiin wa xagine
@abdihakimdekow
@abdihakimdekow 4 ай бұрын
Jcyl daacad ah nasib baa uma lehi balse Anaa cashaqay midaan caynkisa jaceyl aqoon😢
@rahmaxussen401
@rahmaxussen401 2 жыл бұрын
Wlhy Waa Hees Aan Jeclahy iskalaji 👑✋✋💎💎💎💖❤
@SubeydaHusein
@SubeydaHusein 4 ай бұрын
Heestaas Waxaan isku baranay qofkan maanta jeclahay 19/3/2019 6/6/2024 arooskeena dhacaya ilhow isku kaaya daaa 😢❤
@MiskiAbdirashiid
@MiskiAbdirashiid 3 ай бұрын
Masha Allah hdda ma dhacey
@yaasindhagayare7214
@yaasindhagayare7214 Жыл бұрын
Heestan xasuus waYn bay iGu leedahay ma ilaawi doono 😢 Hada waa bogsaday 😢❤
@najmaquen7755
@najmaquen7755 Жыл бұрын
Me to 😢
@yaasindhagayare7214
@yaasindhagayare7214 Жыл бұрын
@@najmaquen7755 sorry wll❤️😥
@hoodomohamedali7620
@hoodomohamedali7620 Жыл бұрын
Wllo anigay hada tasi I haysta side isku ilowsiya qofkas 😢
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 4 ай бұрын
🎉❤😢axlm aniga wali qalbi jabanhy
@saadiabille1445
@saadiabille1445 2 жыл бұрын
Hestan wahey kahadleysa darenka hada ankujiro 16 July 2022.waxan qoralkan aqrin dona markan haladan kabaxo
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 4 ай бұрын
😢😢hda kabxday
@abdullahisharuu7806
@abdullahisharuu7806 Жыл бұрын
AX HESTAN WAA QEEB KAMID AH XASUSAHA NOLASHEDA WAXA JECLED GABAR AAN DUNIDA ISKU JECLEN PLSE WAQTIGA NAKALA FOGEYAY XAMDI 😢ILHY MUSTAQBAL WANGSAN HASIYO WALI MEY GURSAN WAN UDUCEYA MAR WALBO FARXAD IGU NOLOW ABAYO MCN ANA ISO DUCEYA WLLYAL 😢WAAD MAHADSANTIHIN INTII QURALKEYGA ARKTY😢😢😢
@Raaqiyamoha
@Raaqiyamoha Жыл бұрын
WaaN jeclaan lahaa Inaad markale is CalFataaN Ilaahay hakula garab galo amuurahaaga
@abdullahisharuu7806
@abdullahisharuu7806 11 ай бұрын
​@@Raaqiyamoha😢mahadsanid wll 😢
@RahmaIsmacil
@RahmaIsmacil 4 ай бұрын
Alle mustaqbal wangsan hasiiyo wll adna alle hakuusahlo amuurahaga😢😢
@HindahasanBadaa-pb6sw
@HindahasanBadaa-pb6sw Жыл бұрын
Ciriri ha ugalin qofaan ciseynta jaceyl ka baran hder xajada cakiran ilmaa kaa shafiyen mid kle cugo oo hadeyn sax wllhi goankii an qaatay qof wanagsan oo ijecelaa kuhelay Ana daqiqad dhib ii qurin qofkii xuma oo biLA NAXARISTa ahaa Wan ku iloby 😏)
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 4 ай бұрын
Hestan❤😢anigo qalbi jaban baa dib uso radiyey😢❤wlhi😘🌹🙏dhiranan baa kaqaday l.a malinta qalbi jabka ka bogsodo baaa solaban waxaa rajeen in dhirnan kaqado hestan❤🎉😢2024
@CABDISMAAN
@CABDISMAAN 9 ай бұрын
CAWABA YEELKEDA JOOG WAA ERAYGA AANAN ILOBIN ❤❤❤❤
@bintuxaji221
@bintuxaji221 2 жыл бұрын
Cabadka yaree nafyhy Cuntada ha udiidin ruux Cishqiga aan kula ogeeyn Cakuna kula qabin marnba Waxaa jira culeesyo bdn oo nasoo wajaha haba udarnaato kuwan jeclaano oo hdana si fudud nagu cidleya weliba anagon khld ka galin Xnnka jacylku wllhi geerida dhanta dad bdn oo nafda jacylja la nol baana jirah ilaahow qalbiyada noo qaboji mrwalba adaa grb nasiiyee marwalba adan xagaga usoo oradnaa ilahow cawitankaga rabnaa anaga bahidena ma dhamatee😥💔😪
@Izzeorgi
@Izzeorgi Жыл бұрын
Adeer fanaan adi ahyn ma jiro I swear❤
@muxtarim4011
@muxtarim4011 3 жыл бұрын
"""Cusriga yusribaa xigee"" Nolasha dhan baa meerto ah dadkuna waxay raacaan dhal dhalaalka dunida
@ina____garaad
@ina____garaad Жыл бұрын
Inkastoon is idhaa iska dhay hadana waan sii xanuunsadaa😢
@sadriahmed875
@sadriahmed875 3 жыл бұрын
2021 💔🥺 ya ilamid ah
@wllzohan7689
@wllzohan7689 2 жыл бұрын
Me😢💔🤕🩹
@abdurahmansaed2080
@abdurahmansaed2080 2 жыл бұрын
Me and my Ex used to be so mad in love, and we had some beautiful years together, we were 20 and 21 when get married both of us, young and been together for 5 years and 4 months, Thanks to Allah we had very beautiful Girl and i think we really tried everything to keep our r/ship, unfortunately we failed and it become so complicated life really hit us very hard, Thank you Hon, You always gonna be in my heart. 💔💞A. Im saying everybody who lost someone have faith in Allah, Shitt happens, But we keep moving.
@mrshassan887
@mrshassan887 2 жыл бұрын
Bless you both , insha allah Allah will unite you both in Jannah again if not this world 🙏 never the less your daughter will keep you together and u will be part of each others lives
@zuhurkahassim6754
@zuhurkahassim6754 Жыл бұрын
Shit happen but we have to move on lees goes on
@umuabdul
@umuabdul 8 ай бұрын
Life 😢
@yaasmiinlove1281
@yaasmiinlove1281 4 жыл бұрын
HEESTU 100% EREYADA 100% MUUSIKA 100% LAXANKA 100% CODKA 100%
@ilwadhassan4817
@ilwadhassan4817 4 жыл бұрын
Been let low
@hodancwahabcadeysi194
@hodancwahabcadeysi194 4 жыл бұрын
Kula mid ahay.. perfect waayey
@abdirahmanyassin7406
@abdirahmanyassin7406 3 жыл бұрын
Perfectly composed and he sung this song as if it was meant for me .
@fadumocawil6700
@fadumocawil6700 3 жыл бұрын
sasa
@abdirahmanyassin7406
@abdirahmanyassin7406 3 жыл бұрын
@@fadumocawil6700 poa
@ubaxosman1898
@ubaxosman1898 3 жыл бұрын
Ax cuntada ha u diidin ruux cishqiga aan kula ogeeen 😭😭😭 2bari wax ma cunin
@wasaraadaxxoolaha2978
@wasaraadaxxoolaha2978 3 жыл бұрын
Alle qalpiga haynoo qapoojiyo
@Scorpionkeeper
@Scorpionkeeper 3 жыл бұрын
Beenta haladhaafin
@hamdamusa5036
@hamdamusa5036 3 жыл бұрын
Illah qalbiga hakuqabojiyo
@hamdaabdirahman8007
@hamdaabdirahman8007 Жыл бұрын
heestan marksta wan iska dhageysta wayo isku daji is dhaha lkn ma awood 💔isaga anaa go'aansadey ina ka tago zbbo jiro awgood waxn ku rajeyna farxadan ku siin jirey oo kle inu qofkle kusiiyo i.allah wad helysa ana uu qalbigu ii qabobo🥺ax mesha aan isku baraney ku kala tagney noloshada hore usii wado🤴
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 4 ай бұрын
😢hda seithy 😢abyo
@hodanibraahim2816
@hodanibraahim2816 2 жыл бұрын
Adaa caashaqay midaan Caynkiisa jacayl Aqoon Cub iyo waa ciree la dheel Ciyaarta garoonka taal Cusriga yusri baa xigee Cabaadka yare nafyahay Cuntada ha u diidin ruux Cishqiga aan kula ogeyn Cakuna Kula qabin marnaba Ciriir ha u galin qofnaba Cisaynta jacaylka baran Hadeer xaajada cakiran Ilmaa kaa shaafiyee Mid kale cugo oo ha dayn💔😍😪🎵 Waa hees Aan jeclahay markastana waa dhagaysta 16\10\2022 💔💯
@Farxiya-e8c
@Farxiya-e8c 5 ай бұрын
Dhiira galiye waaye iskalaji watching 2024❤🎉 thnks iskalaji ❤
@hanadosman469
@hanadosman469 Жыл бұрын
2019 aya jcla mrka mudugodo dhageysa jiire😢😢😢
@bfardousa710
@bfardousa710 4 жыл бұрын
Heesta hada igu horayso lkn anaa ligu tala gala umalaynaa cusriga Yura xigii inasha allah
@jamiilojalaqsan2275
@jamiilojalaqsan2275 3 жыл бұрын
Qalbiga Kheyr U Sheeg
@sumayoahmed8710
@sumayoahmed8710 10 ай бұрын
Cabadka yare nafyahay cuntada haduudin ruux 😢
@HiboMaxamad-w4r
@HiboMaxamad-w4r 9 ай бұрын
Boqraka fanka cod iyo qurux dadnimo alow ku dhowr sikalajii fana kudaysho mudan kanh hadlo dhibatooyinka bulshada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤😊
@hibaqissa3615
@hibaqissa3615 2 жыл бұрын
Culeys kaana ha uu nuuglan😥😥✍️
@maryancb1351
@maryancb1351 2 жыл бұрын
2018 Lqaaday lkn ani 2022dawnya 😭😭😭😭😭
@MuscabMuhumed-v6r
@MuscabMuhumed-v6r 9 ай бұрын
Ani hda dawanaya 😂
@cabaasesaleebaan6282
@cabaasesaleebaan6282 5 ай бұрын
7may24😂❤
@ayuunialpi8483
@ayuunialpi8483 3 жыл бұрын
The one and only aan ka helo dhiiro galin heesihiisa legend 🙌
@aaminashiiq4716
@aaminashiiq4716 3 жыл бұрын
Hesaha iskalaaji in aniga la igu tagalay ban modaa
@munamahamed6204
@munamahamed6204 3 жыл бұрын
Dhib mlha wlhi waxan la yabay sidu iga fogaday dadka wey is qabtan isna qonsadan balse marka horeba imu jeclayn sorry 😢sorry 😞
@bilanibrahim903
@bilanibrahim903 3 жыл бұрын
😭😭😭 sorry abayo qof ku jecl kama foganayo wlh ana ku dhahay xanunkas wan daremi karaa qof walbo dhawacan aya daremi kara 😭😭 i feel sorry for you 😭😭
@subeertoni642
@subeertoni642 Жыл бұрын
Heestan markasta on jawi ku jiro waan dhageystaa si aan xasuus hore usoo xasuusto 2017 sanad kawacan ma soo marin nolasheda alle sanado kaloo qurux badan hay gaadhsiiyo 2023/8/22. 9:56 PM haben isiniin ah🎉
@Hawa-u6o
@Hawa-u6o 2 ай бұрын
18baa laqaday lkn 2024baan dhagaysanayaa 😢 Wlhi way igu hadlaysaaa😭😭😭😭😭
@asmahussain4555
@asmahussain4555 3 жыл бұрын
Cusuriga Yusri ba xigee💔
@omarmahamedabdi6124
@omarmahamedabdi6124 2 жыл бұрын
ZzzZzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz
@anisoshariif7697
@anisoshariif7697 2 жыл бұрын
Kkk
@maxamedfaysal516
@maxamedfaysal516 Жыл бұрын
😊
@mushtaqmoh5047
@mushtaqmoh5047 4 жыл бұрын
Keep goin abti qali ku jclhy❤❤❤❤
@fardowsoali8652
@fardowsoali8652 3 жыл бұрын
Hestaan wlhi wankahelay rerkeyga ayaa ubur buriyey wlhi xaqiiqda ayaa tabatay runtii iskalaji waku wataa wll runta ayaa kugu jecladay
@ssh1898
@ssh1898 3 жыл бұрын
Subhalah
@hamdamusa5036
@hamdamusa5036 3 жыл бұрын
Ma qofaa jecled reerkaga ubur burisey😭😢
@fardowsoali8652
@fardowsoali8652 2 жыл бұрын
@@hamdamusa5036 haa gcl iskalaji XaQiiQ da ayuu kahadlay hesiheesa waadku qiiroon xitaa
@caashosiciid9925
@caashosiciid9925 4 ай бұрын
😂😢
@abdulqadirabdullahi-re4ed
@abdulqadirabdullahi-re4ed 10 ай бұрын
Nafteyday mcn cabaadka yaree oo naftaada cuntada ha u diidin mid kale cuga oo ha deyn 😢😢😢😢😢💔
@hananahmed3209
@hananahmed3209 3 жыл бұрын
Hees iyo bar wan jclhy hestan ❤️❤️
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
Yeah ♥️
@ApdirizekMahameth
@ApdirizekMahameth 5 ай бұрын
One of the most difficult task in life, is removing someone from your heart 💔
@cabdifataxlaky8763
@cabdifataxlaky8763 4 ай бұрын
Cup iyo wa ciree la dheel😢💔🪫🔥🔥🔥😭 wlhi Heestan waxa ku xasuusta gabar oo aan aad u jecla Lkn ayada ima jecleen Maxa Ciil dareemay 😢Aduun 🔥🔥🔥💔💔💔😭 lkn gabar Somaliyad waye ha noolato hormar wacan aya u rajayna😢
@MahadMahadbarexasan
@MahadMahadbarexasan Жыл бұрын
Wlhi malinkad qof bini adana jeclaato xanun dhaba kugu horaysa wayo qofkad jeceshahay kama helaysid waxa ay naftadu jeceshahay malinkas u dareemo ina si dhaba u jecedhahay bu ka daneysan waliba kaga tagin mel cidlaa ado gacanta u tagaya o leh kama marmo 😢😢
@Ducaqabto
@Ducaqabto 3 ай бұрын
Beentaa ma ahan jacelow lagu waay
@aasiyaaxmed446
@aasiyaaxmed446 5 ай бұрын
Ma heeztann oo kalE 💔❤️‍🔥😢
@FiyuuzDahir
@FiyuuzDahir 6 ай бұрын
inta 2024 dawaneyso
@nadarmuxumed3064
@nadarmuxumed3064 Жыл бұрын
Anaa caashaqay midaam caynkiisa jacayl aqoon wlh allow qalbiga iiga saar💔🥺🤲😓
@Rana_barbi
@Rana_barbi 3 жыл бұрын
Cuntada ha udiidin rux💔😭laba bilod cunto an cuno way yartey wlhi qofki jcyl arkunba garn kara darenka😭😭😭😭😭😭
@housseinalikaiber624
@housseinalikaiber624 3 жыл бұрын
Qqq
@housseinalikaiber624
@housseinalikaiber624 3 жыл бұрын
Qqq
@hamdamuse6573
@hamdamuse6573 2 жыл бұрын
Yaa allah siday niyadaydu rabto i yeel
@MarwoFatuzh
@MarwoFatuzh 17 күн бұрын
Ana cshaqagayyyy midan cenkis jacyL aqoon 🥺😭💔💔
@ogleali7870
@ogleali7870 3 жыл бұрын
The one and the only legend musician iskajil go forward bro
@fartunmohamedtigow4102
@fartunmohamedtigow4102 3 жыл бұрын
updated
@fartunmohamedtigow4102
@fartunmohamedtigow4102 3 жыл бұрын
8
@alifaarah9227
@alifaarah9227 3 жыл бұрын
2021 yaa ila daawanaya
@queenqadra7496
@queenqadra7496 5 жыл бұрын
Ish calaa fanaan caadi caziiz ali iskalaaji supur hid
@mohamedabdullahinuurarab160
@mohamedabdullahinuurarab160 4 жыл бұрын
Istarliin fanka wax badan ka taqaan sister lol
@AbdinsirMuse-br6wh
@AbdinsirMuse-br6wh 3 ай бұрын
2024 hadad dageysaneyso like egu qaawo
@xamdafahiyeofficial9439
@xamdafahiyeofficial9439 3 жыл бұрын
Heesdan Adbaan uladhacay 💯
@asiyabdirhman9929
@asiyabdirhman9929 3 ай бұрын
2024😭😭
@axmedhayaan5456
@axmedhayaan5456 4 жыл бұрын
Al fanaan isklji hore u soco
@GeenyoQueen
@GeenyoQueen 2 ай бұрын
Hestn Sanad walba Waa Soo Booqda 😢2024 july/ 15/. Just cawa culees baa Daremaya 😢 Ayada Igu sodhcdy 😢inaa Dhiiranan kaqada rajena mar uun 😞
@HaniLucky-f1c
@HaniLucky-f1c 10 күн бұрын
Ala mxaa hees taan iga oysiise ilaa hada 😢
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
2022 yaa joogo inta ✋🌊
@aishagaraad9121
@aishagaraad9121 2 жыл бұрын
Ani
@rayaanosmaan319
@rayaanosmaan319 2 жыл бұрын
Ani
@munoabdinuur5577
@munoabdinuur5577 2 жыл бұрын
Me
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
@@munoabdinuur5577 maxa ka soo doontay ?😅😅
@happyibrahim356
@happyibrahim356 6 ай бұрын
Naftadyyyy cabaadka yaree😢😢😢 caloosha adagyka doon😮
@deeqamohamed7353
@deeqamohamed7353 Жыл бұрын
Wankahely wllhi heesta 🥺❤️
@aarkasoomaaliya7886
@aarkasoomaaliya7886 2 жыл бұрын
Waa hees dhiiri galin ah waxay la hadlaysa qof walba oo ku guul daraystay jacaylkiisa Cursiga yusri baa xiga
@IdilAxmed-mc7xj
@IdilAxmed-mc7xj 23 күн бұрын
Heestan sauus bay igu ledahy😢
@aishaabdi-f3u
@aishaabdi-f3u 5 ай бұрын
2019 bn kahely wan jeclaadey dartisa wax walbo wan usameyey lkin mxu igu awal mariyey 😢😢satarday 11/5/2024 20:00 am😢😢
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 3 ай бұрын
Nafyahay cilcilyowgu hayo canaanta ka da qalbiga ha mudan ciil iyo dhibo dadkuna ceebahaga aragag caloosha adeeg ka don waxaan calaf lagu lahayn jeedalada ha u cayimin cawaba yeelkeeda joog culyskana ha u Nuglaan Adaa Naf yahay niyada dhisi kara ilasho naf yahay niyada cusriga yusri ba xige cabaadka yare nafyahay ciriri ha galin nafta
@abdirahmanahmed8982
@abdirahmanahmed8982 4 жыл бұрын
Eshhhhhhh calaa hees, jaceylaaaaa! Yac!!
@abdikaafi2701
@abdikaafi2701 2 жыл бұрын
Legend iskalaaji wanku wataa lph
@hamdacudoon4946
@hamdacudoon4946 2 жыл бұрын
Hadeer Xajada Cakiran😥
@manoqaali
@manoqaali 11 ай бұрын
Ciriri ha ugalin qofaan cizeyta jecylka baran😢😢😢😢
@SacdiyaBurhan
@SacdiyaBurhan 5 ай бұрын
Heestan Imtixanka ku diyarsada ereyadedana xaraf xaraf bey igu waregayan jacalow nacala abaha ku yAaal😂
@xamdisiciid228
@xamdisiciid228 Жыл бұрын
Cub io waa cire la dheel maanta aye i haysataa ma ilaawi doono 😢😢
@abshircqadir2446
@abshircqadir2446 2 жыл бұрын
Wa hees dareen goniya leh qof nllsha dhex maquranaya bana fhmi kro
@najaxahmed8709
@najaxahmed8709 Жыл бұрын
Xaladn wof jecl hayo ayuunba. Dareemi kara oohinta wan ceshan layahy 😔
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 3 ай бұрын
Nafyahay cilcilyowgu hayo canaanta ka da qalbiga ha mudan ciil iyo dhibo dadkuna ceebahaga aragag caloosha adeeg ka don waxaan calaf lagu lahayn jeedalada ha u cayimin cawaba yeelkeeda joog culyskana ha u Nuglaan Adaa Naf yahay ada niyada dhisi kara ilasho naf yahay niyada cusriga yusri ba xige ciriri ha galin marna naftada
@Barkhadabdilahi
@Barkhadabdilahi 10 ай бұрын
Waxan daawanaya bil ka hadhsan 2024 😢😢
@AbdiQoorgaab-st9le
@AbdiQoorgaab-st9le 4 ай бұрын
Hestan cawo ane I heysata😢😢
@GeenyoQueen
@GeenyoQueen 3 ай бұрын
Qalbiga allaha ku qabojiyo wlshey 🤲 Anna Waa somary lkin alx hadda
@raxeeyeabdi5135
@raxeeyeabdi5135 2 жыл бұрын
Iskalaji hees an jeclhy runti xasus runti
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 Жыл бұрын
Yes Cusriga yusri baa xigi 19 November 2022 1:05 Am LasAnod
@zakariagoh6687
@zakariagoh6687 3 ай бұрын
3 july 2024 2: 40 am Addis ababa
@CaliAbdarahman-l6v
@CaliAbdarahman-l6v 2 ай бұрын
So noqosho wcn dadow 😂😂
@CabdisamadaxmedfarahFarah
@CabdisamadaxmedfarahFarah Жыл бұрын
The only one fanaankeena
@mutazmuhumed146
@mutazmuhumed146 Ай бұрын
Ala qalbigaaa 11/9/24 Wednesday 11:33pm
@Shekhnuur-qi3wi
@Shekhnuur-qi3wi Жыл бұрын
Markan maqlo hestan dhiragalin ka qaada😢😢
@ayanawil964
@ayanawil964 4 жыл бұрын
Go ahead iskalaji🔥
@zuldaanupdilaHi
@zuldaanupdilaHi 2 жыл бұрын
Ax waaa hes igu socotaaaaa aniGa
@akramyare143bwoy9
@akramyare143bwoy9 4 жыл бұрын
Yaa sameeyey heesta
@ashwaakahmed1434
@ashwaakahmed1434 4 жыл бұрын
Akram Yare143 Bwoy aniga boowe
@UbahJama-fr2dg
@UbahJama-fr2dg 7 ай бұрын
😢😢2024😢
@munocabdi6384
@munocabdi6384 4 жыл бұрын
cadi ma ahan wllhi iskalaji
@jamalhasanmabruuk5941
@jamalhasanmabruuk5941 3 ай бұрын
2024 daawanaa😢
@adanmahameth6642
@adanmahameth6642 2 жыл бұрын
Habluhu waxa ay raban inay jecel yihin loola dhaqmo hadii kaso hor jeedatid waxay odhanayan wad I niyad jabisey yaab😏
@aishayusufahmed3059
@aishayusufahmed3059 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😇
Kun Jeer Raali Noqo
6:32
Najiib Alfa - Topic
Рет қаралды 173 М.
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН
ISKALAJI || Laba Wajiile || hees lyrics +2018
4:45
ZAMI FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
ISKALAAJI┇"NOLOSHAADA MAAREE" ᴴᴰ┇LYRICS ©2016-2017
8:29
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,5 МЛН
Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
5:34
Samiir Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
ISKALAAJI NAXARIIS JACAYL WAA HEES AAD U MACAAN!
6:55
engineer abdiqani
Рет қаралды 307 М.
ISKALAAJI|WARKAAGO SUGAN ISII| LYRICS 2021
5:42
MOHAAN LYRICS
Рет қаралды 119 М.
Waano
5:00
Abdiaziz Iskalaji - Topic
Рет қаралды 309 М.
ISKALAAJI DADKOO NACAS IGU OGEYN HEES CUSUB 2022 LYRICS
4:18
DAHSAN LYRICS
Рет қаралды 190 М.
Iskalaaji Hees Cusub Dhameys   ( Lyrics ) 2018
4:23
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 1,3 МЛН