No video

Iskalaaji Hees Cusub Dhameys ( Lyrics ) 2018

  Рет қаралды 1,007,088

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

Күн бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 408
@faatmafatumi
@faatmafatumi Ай бұрын
Qof baa jiray dartiii wx wliba u maray heeer wxn gaaray inaa iloowi waayey si wliba uu ii xumeeyey wng buu i ahaan jiray ma arki jirin wx wliba ilaa aan somalia kasoo tago si u ilaaawo isaga 😢dhowr sano ka dib wn ilooway nolol cusubna wn sameystay alxm ducadana Alle waa iiga aqbalay alxm Hda wxaa ku suganahay 🇸🇦Arabia Wxna ahay umul 7 beri dhalan Alle gabar ayuu hadiyad iigu dhigay dhowr sano ka dib Alle ha ii daayo gabadheyda curada zahra intaa heysana rabi ha siiyo inshaa Allah احبك أبو زهراء ❤❤
@XamseYiroowe
@XamseYiroowe Ай бұрын
Nolol wacan baan ku rajayna wll from burco
@abusuomaya2013bawlaa
@abusuomaya2013bawlaa 19 күн бұрын
Nolol cusub
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 5 жыл бұрын
heestan mar waxaa jirtay aan ooyi jiray hadaan dhagaysto gabadhaan jeclaa ayaan isku dhacnay Kadib way iga tagtay murugtii aduunka anoo kujira ayaan heestan udiray iyo qoraalo qiirole oo qalbiga kasoo go,ay dhambaalo jacayl oo dhab ahana waan udiray kadib way iisoo laabatay ilaa hadana waan wada joognaa anagoo isku faraxsan Alx ❤ sidaasi darteed ayaan heestan u jeclahay ❤😪 Allow isku keen intii is jecelba🤲
@idileeyabdirahman3408
@idileeyabdirahman3408 4 жыл бұрын
Mansha Allah
@faizahibrahim4509
@faizahibrahim4509 4 жыл бұрын
Anas Cabdi Razaaq amin walalkey macan farxad warto
@ridhwancumar7472
@ridhwancumar7472 4 жыл бұрын
Walaaaloo saas dhan maa daciif u tahay markad u oynyso gabr hhh kaalay hooyadaa miyaa
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 4 жыл бұрын
@@ridhwancumar7472 hhhh wll jacaylka hadaad wax ka taqaano sidaa ma dhahdeen jacayl aan loo ooyin lamaba runaysan karo inuu dhab yahay waxaan rajaynayaa inaad ila arki doonto mar uun🙂
@ilhamadam8768
@ilhamadam8768 4 жыл бұрын
Masha allaah farxd waarta wlll
@kingdayax7389
@kingdayax7389 6 жыл бұрын
hadii aad tagrto Abdicasis iskalaji plze like iZaaar faniska Iskilaaji dhabban hadlayaaaye intaan dhulka joogo jaceylku dhankeygaa inuu ka dhamado horaa ugu dharteee
@ckariimmaxamudsamatar4323
@ckariimmaxamudsamatar4323 6 жыл бұрын
King Dayax aad baan utaageera
@farhiyoqali7989
@farhiyoqali7989 6 жыл бұрын
King Dayax wlhi anigabo wan tager
@sundusmohamed2145
@sundusmohamed2145 6 жыл бұрын
Mazha alaah izka laji
@zahratifow4139
@zahratifow4139 6 жыл бұрын
King Dayax is
@xayaattv1368
@xayaattv1368 6 жыл бұрын
Www sdkle yaqey king dayax
@sabasaleh2978
@sabasaleh2978 4 жыл бұрын
Marka hees kan maqlo waxan mooda in wadnaha leyga bixi rabo naxdin io cabsi I qabaneyso mxa yeelay wiilka jaceylka naga dhaxeeye wxan ka daremay gaabis fara bdan xiriir kisana wxba so af jaray mudo ku dhaw 3 sano iyo bar aan so wada soconay illahy jaceylka managu imtixaano 2018 ahaa waqtigas hdana Alx qof I jecel hystaa Hooyo noqon rabaa💔
@saidadan9248
@saidadan9248 2 жыл бұрын
Iskuwara abaayo
@SucdiAbdiaziz-co4hq
@SucdiAbdiaziz-co4hq 10 ай бұрын
Hestan xanuney igu ledahy ani😢
@walalaarka9302
@walalaarka9302 5 ай бұрын
Mashalah waxa rejnya ina hooyo Noqoto nolsha na kuma xumeyso
@hamisare6735
@hamisare6735 5 жыл бұрын
Waleee waa legend ninkan la isma xasdo ! Somaaliyeey u camaamada iskalaaji ✍✍✍✍✍✍
@realwaryawarya2126
@realwaryawarya2126 4 жыл бұрын
Pro wlh waa hre bn ku tuury cimmda wa tubeec 2
@AhmedAli-yy3nd
@AhmedAli-yy3nd 5 жыл бұрын
Intaad Dhinaceyga Dhameysee U Joogto Ku Nooshahay Dhaxdeeyda Walee Ma Dhibtoodo Dhabban Hadlayaaaye Intaan Dhulka Joogo Jaceylku Dhankeygaa Inuu Ka dhamaado Horaan Ogu Dhaartay ❤️
@safiyodhaqane2263
@safiyodhaqane2263 2 жыл бұрын
😒😒😒😒🫀
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 Жыл бұрын
Alla maxad farxadayda ahay markan heesta oo dhan Intan ku so qoro ku so dirayey anon is ogayn goor aan qoray waxaso qorala adna aad igu ilawday qol madaw oo xata iftiin yar lahayn 😭😭😥nabsigu hadu jiro jawaab tiisa wad heli insha allh qof fican ayan helaya inkasto aad noloshaydii oo dhan aad adigu wada qadatay🥺🥺🥺
@mariayasin6307
@mariayasin6307 Жыл бұрын
Ax 😭 Abayo iska cafi
@sihaamcabdilahi4063
@sihaamcabdilahi4063 Жыл бұрын
Sorry abyo😭💔
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
WHAT A MUSIC MUSTAF KARAMA 🔥 😘 intaan Dhulka joogo 😘 jacaylka dhankeyga 😘 inuu kadhamaado 😘 Horaan uga dhaartay
@abdiwahabsml
@abdiwahabsml 3 жыл бұрын
iskalaji waa fanaan runtiii qaali ku ah bulshada somaliyed mufti iyo midho iyo cod halaasi ah intaba inoo soo ban dhiga aadbuu umahadsan yahay
@amalqueen9380
@amalqueen9380 4 жыл бұрын
alx heestan cawa waxa dhagaysaneyna aniga iyo saygeyga ❤❤😗😗 farxada illahay hagno siyadiyo nolosheydii
@munooxuseeni2193
@munooxuseeni2193 3 жыл бұрын
Aamiin
@hanadabdi5230
@hanadabdi5230 3 жыл бұрын
Amin amin abyoo🤲
@abdisamedcumar8262
@abdisamedcumar8262 5 жыл бұрын
Heestan ma jecli in laygu shido meel aan joogo wlhy markaan maqlo wadnaha ayaaan ka baqaa in uu i istaago neeftana wey igu laabataa🙏🙏🙏
@moustapheabdihafid962
@moustapheabdihafid962 4 жыл бұрын
ZHp Ma ziDayday Wax Kaasoo Mareen ax KaXumaHay 😢😭❤👏
@inasharrif6842
@inasharrif6842 4 жыл бұрын
Sawabna wll
@azmodhohl8959
@azmodhohl8959 4 жыл бұрын
Ilahow qalbiga kaga masax wax walbo dhibaato kugu ah
@azmodhohl8959
@azmodhohl8959 4 жыл бұрын
Ilahow qalbiga kaga masax wax walbo dhibaato kugu ah
@azmaaxmed1222
@azmaaxmed1222 3 жыл бұрын
Ilaahay qalbiga hakagag masaxo wax kastoo dhiba
@cqadirfaarax6411
@cqadirfaarax6411 3 жыл бұрын
qof jaceel aan soo marin heestan shaqo kuma lahan runtii axyaaa erayo qalbiga soo jiidanayo iyo dareen jaceel allow intii is dooneysaa oo is daneysa rabow raali uga noqo ha waaro jaceel 💝💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💥🙏
@ayan.3hassan968
@ayan.3hassan968 6 жыл бұрын
Hadad qof islam ah tshay like ii saar ooh iskalaji na ad tageero u tahay fadlan like ii saar
@rwhdhddwrysyduug4361
@rwhdhddwrysyduug4361 6 жыл бұрын
waaae
@rwhdhddwrysyduug4361
@rwhdhddwrysyduug4361 6 жыл бұрын
waaaaw cod macan
@fatahcrisaq2124
@fatahcrisaq2124 6 жыл бұрын
dhabbaan hadlayaayee intaan dhulka joogo jacaylku dhankeygaa inuu kadhamado horan uga dhaartay esh calaaa hees fanaan qaliya Iskalaji tegero wacan kuhaya
@faraxsanmuuuqsan1075
@faraxsanmuuuqsan1075 6 жыл бұрын
Wooow xbbkayga ayaa codkiiso iskalaaji ka mcaan iiguso qaaday mrkasu wattaspka iiguso duubay isagoo magacyga kadhex buuxshay caawa uun arkay heesta mba garnyn cidqaadaye Lkn caawa iga xanuusanayh yaarabi iicafi waafarxada nloshydee asxpey aaminta kusoo dara
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
ameen
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
kuligeenba
@mumtazrashidabdi4223
@mumtazrashidabdi4223 6 жыл бұрын
Allaaah Ku Caafiyo
@ibrahimmohamedishak3834
@ibrahimmohamedishak3834 6 жыл бұрын
Umalkhayr Maxamed kkkkkkkkkkkkk ha waaro jaceylka
@ibrahimmohamedishak3834
@ibrahimmohamedishak3834 6 жыл бұрын
Umalkhayr Maxamed aaaaaamiin yaa allaah
@mizzsmile5583
@mizzsmile5583 6 жыл бұрын
Intad dhinacyga dhmays u joogto ku noshahay dhexdayda wale ma dhibtoodo💑💑 izkalji allah yacisak eryada best wlhy😍😍😍😍😍
@sirhayow7199
@sirhayow7199 5 жыл бұрын
Dhab baan hadlayaaye..... Intaan dhulka joogo Jaceylku dhankeyga Inuu ka dhamaado Horaan uga dhaartey 😍
@ahmedaurixii1649
@ahmedaurixii1649 5 жыл бұрын
Jacaylku dhankayga inuu ka dhamaado horaan uga dhaartay babe ❤️❤️🌹 heestan aniga ayay igu socota wlhi
@ayafaiseli45
@ayafaiseli45 8 ай бұрын
Jacayl aad arkayso ba kugu dhacaya hadad heestan dhegysato😢❤
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 4 жыл бұрын
Xasuus Gaara ayey heestani ii leedahay ❤️ 09.feb.2020 06:33 AM,Shanghai
@khadroqalbiofficial6563
@khadroqalbiofficial6563 5 жыл бұрын
mahadsanid macan my loyankeyga wad igu ogtahay intas iyo kabadan inad igu timado my love xajiyayga ❤❤😍❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤💘
@moustaphezapanle5916
@moustaphezapanle5916 3 жыл бұрын
Maalmo iyo Wakhti Aan Qurux Badnayn Hees aan Niyada Kudhizan Jirey Waxaan daawanayaa 2021/3/18 Habeen Jimce Ah😔❤
@Axyaadunya
@Axyaadunya Жыл бұрын
Rabiyow nasiibka ii hagaaji 2023❤🤲🏽
@Farduso4089
@Farduso4089 2 жыл бұрын
Heestan waxan isla dhageysan jirnay wilka jecla lkn asaga iqiyano nagkale iga gursaday xasus ayey itahay markan wada dhagesan jirnay aya igudambeysay hada TikTok kuso arkay😭😭😭😭😭
@iziina
@iziina 10 ай бұрын
😢
@yaasmiinapdisalanhirsi
@yaasmiinapdisalanhirsi 7 ай бұрын
Sorry abaayo😢
@CabdiqadirCabdishire
@CabdiqadirCabdishire 6 ай бұрын
Sorry
@ubaxabdullahi6947
@ubaxabdullahi6947 Жыл бұрын
heesatan waxan ku xasuus taa qofkii aan jeclaa o waqtigu na kala waday ilaa hadana wan jeclhy balse Meel kuma sheegi karo American 🇺🇸 u tahriibay Aniga balse hadi calf jiro Mar un wan arki Dona hadi La Nool yahy😢
@saidhashi496
@saidhashi496 4 жыл бұрын
Iskalaaji wa hobal awood uleh ka dhex hadalka lamanayaasha,waana dareen xanbaare xul ah. Mulkiyalaasha jacaylka waxaad utahay dha-dhaab adag..!!!!
@nasrrahassan1089
@nasrrahassan1089 6 жыл бұрын
Inuu halyaay fanka yahay yaa moog. Hadii uu fanka kusoo geli lahaa 20 jir Wacdaro intaan ka badan ayuu dhigi lahaa lakin 40 jir ayuu kusoo galay walina waa mid kamid kan ugunfiican Somaliarts
@shamsoali6783
@shamsoali6783 6 жыл бұрын
Nasrra Hassan hhhhhh Inkaar Qabto aamus
@zahraosman3216
@zahraosman3216 6 жыл бұрын
Nasrra Hassan taariikh faneedkiisa soo baar 20 amuuba ka yaraa 👩
@leomessilionel2505
@leomessilionel2505 6 жыл бұрын
Nasrra Hassan wll wlhi been madan shegin wacdaroo dhigi lahay haduu 20 jir kuso kali lahay
@faraxsanmuuuqsan1075
@faraxsanmuuuqsan1075 6 жыл бұрын
Nasrra Hassan kkkkkkk xbbti waad iga qoslisay wlahi
@xersonali1635
@xersonali1635 5 жыл бұрын
Alaaaa Run mabadnidaaaa.. Nasra hassan. I love him so so so much
@khairecadde6262
@khairecadde6262 4 жыл бұрын
Saaxibayaallow heesta aduun waa is dhalan rogaa ee iskalaaji qaado isheega bal
@raliyamohamed3328
@raliyamohamed3328 2 жыл бұрын
Intaan dhulka joogo Jaceylka dhankeygaaa Inuu kaa dhamanin Horee ugu dharte Ziz Jaceyl hada aniga ankuqabo wa si xad daaf Ilahay calaf haikadigo Aniga nolasheydi aya tahay
@nacimaosman7632
@nacimaosman7632 6 жыл бұрын
Iskalaji fanan jiro big respect ❤️
@qosaliyoqaraaxo7697
@qosaliyoqaraaxo7697 6 жыл бұрын
Heestan waxaad midaa in aniga iyo xaaji geega in ay ka turjumeeso ❤️❤️😘
@xersonali1635
@xersonali1635 5 жыл бұрын
Wooow
@opaamadaahir7548
@opaamadaahir7548 6 жыл бұрын
Heestaan Laxankeeda Iyo codkuba Waa 100% Aadbay Umscantahay Iskalaaaji fanaan qaaliya
@samsammuhamed2241
@samsammuhamed2241 2 жыл бұрын
iso duceya inan helo qofka aan jeclhy 😥🤲
@IganHappy
@IganHappy Ай бұрын
Hestan waxa daremi karaa qof qofkisa😢 hesto wlhi o balantu ka qaade oga sobaxe hadana garab Gagan wlhii Ina Axmed carab nolow Happii😢❤
@Hajjey6217
@Hajjey6217 5 жыл бұрын
Master in Editing MashaAllah ..Probs to you bro ilkacase👌👍
@gorgo4446
@gorgo4446 2 жыл бұрын
Intaad dhinaceyga dhameysee u joogto ku nooshay dhexdeyda wlle . Ma dhiptoodo👍♥
@Kayf_Ali
@Kayf_Ali 10 ай бұрын
Jacylku dhankeyga inuu ka dhamado horaan uga dhartay😢❤
@SaadaqHaasan-yc7hj
@SaadaqHaasan-yc7hj 4 ай бұрын
23/4/2024 waxay iiga qabatat inaan dhageysto heestan xasuus❤❤❤❤❤
@daariqabdull938
@daariqabdull938 6 жыл бұрын
Wooooow iskalaaje kutaagera wlly Like zaar hadaad taagera weyn tahy 👍
@axmedbebe7144
@axmedbebe7144 6 жыл бұрын
Axsan yaa fanaan iskilaaji codkaga mcn ilaahay hakuu barakeyo sxp ILKACASE LYRICS thanks sxp dadaalka aad wadid come on
@lamiislove394
@lamiislove394 5 жыл бұрын
waaaw hes io badh iskalaji fanan jira codkaga dhagaha culay😎👌❤👈
@queentufaal1293
@queentufaal1293 2 жыл бұрын
Hestaan si Qaas ah ayeey ii tabataa runtii 😊 my forvite song
@sabahdagan9410
@sabahdagan9410 6 жыл бұрын
Dhaban hadalyey intan dhulka joogo jaceylku dhankeyga in uu ka dhamado horaab uga dhaartay axsan hees iskalaaji geyga cashaqa👌👌👌👌👌👌👏👏👏
@ifrahgaleyr5280
@ifrahgaleyr5280 2 жыл бұрын
Intaad dhinacayga 👫 Dhameysee ujoogto🙈 Kunoshahay dhexdayda💞 Walle madhibtoodo🙏 29 Nov 2021.....🥰
@khadarmooge3254
@khadarmooge3254 2 жыл бұрын
M Allah Alle farxad iyo cfmd tamam ah
@kawsariinakunkaroon5665
@kawsariinakunkaroon5665 6 жыл бұрын
Hampalyo intee soomalinida kuweenthy 🇸🇴🇸🇴 26/june malin xusid mudan
@fardowsamohamed6824
@fardowsamohamed6824 5 жыл бұрын
Edo MCN heestan wanbku heesta
@khadarmooge3254
@khadarmooge3254 2 жыл бұрын
Hesstan waa igu xasus an ad uu jclhy waxa jira gabar an ad iyo ad an uu jclhy oo hata ibartay shukansiga mise sheekada sidad uu taqanan aniga Marka waxan aha arady school dhigtaa markan an isku filnan BLS aniga iyo gadhah ab jclhy wxn ogan ku wada garnay Inan inta nolashydaa ka dhiman Mel nah kala adin BLS mar walipa waxa so dhonani jiray niman kaa imaday qurbah ayadanh waye did jirtay ruun ahantii qof ad jcshy mise la so dhontay waa drmi karta xanunkii ledahay Malin ayan go,an saday Inan tahrib galo wan so galiye dhip badan ka dip Alxm Europe ayan imaday markad hesstan waqtiiga an kaso maqnaa ila hada aye iso dirta waa xasusta jclkyga Inan is jcl Alle ha isku keeno 💝💝
@asiaabdi488
@asiaabdi488 Жыл бұрын
ya salaam ma guursatay inant hader bowe alle ha isku kiin dayo
@MaryanDagan
@MaryanDagan 7 ай бұрын
Ma gurstay gbdhi gobta ahyd hada
@wanaagsansidiihooyadeedwan3068
@wanaagsansidiihooyadeedwan3068 6 жыл бұрын
in taad dhinacayga dhamaysoow joogto ku nooshay dhexdayda walee ma dhibtoodo 😍
@nageyecismanxanaf710
@nageyecismanxanaf710 5 жыл бұрын
wow Al.fanan cabdi casiis iskalaaji
@raaqiyaahmed4093
@raaqiyaahmed4093 2 жыл бұрын
Hees Qiimo leh Ilaahoow nasiibka ii hagaaji 8:25 pm 🥰
@naaanqurux4982
@naaanqurux4982 5 жыл бұрын
Wan kuu xiisay qofaan ogahay yarabi anago nabada isku ken so celi
@Casmicarafaad
@Casmicarafaad 6 жыл бұрын
Dhabban hadlayaye intaan dhulka jogo aakhirana janadii aan dhexjogo jacaylku dhankayga inuu kadhmado horaan uhaga dhaarty
@qalanjadrerahmed7873
@qalanjadrerahmed7873 6 жыл бұрын
ha waro jacelku
@Casmicarafaad
@Casmicarafaad 6 жыл бұрын
Hawaro jacayku nolol intay jirto wuu jirin
@nasradahir4354
@nasradahir4354 6 жыл бұрын
Fanaan aan aad utaagero wana jeclahay iskalaaji jacayl buuran deeee
@suhaypmaxamed3426
@suhaypmaxamed3426 Жыл бұрын
2023 june 19 best song
@SumayoSumayobakarsayidali
@SumayoSumayobakarsayidali 29 күн бұрын
Favoriete heestan jaceyl ima haayo haatan aan dhageysanayo heestan hadana waa jeclahay illahy dadka is jeceyl calaf ha usku daro Aniga iyo adigana alla wax qeereysan hanoola kulan siiyo wlll😢❤️😭🫶🏻
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 6 жыл бұрын
intaan dhulka joogo jacaylku dhankayga inu kaa dhamaado horan uga dhaarty 😍😍😍😍
@feysalnapuli623
@feysalnapuli623 5 жыл бұрын
Oo lhuna
@maxamedcabdulahi4785
@maxamedcabdulahi4785 Ай бұрын
Intaad dhinacayga Dhameysaa U joogto Ku Noshahay Dhexdeeyda Wales ma Dhibtoodo Dhabban Hadlayaaye Intaan Dhulka joogo Jeceylku Dhankeygaa Inuu ka dhamaado Horaan oga dhaartay❤
@mustafomarisaak600
@mustafomarisaak600 3 ай бұрын
I watch this Song 5/2024🎧❤️
@Alonebird575
@Alonebird575 7 ай бұрын
My song 🎧 maalin Axad ah 28/01/2024 ❤
@maxamedxasancuraagte9349
@maxamedxasancuraagte9349 Жыл бұрын
* Waxa dhumuc yeesha jacayl U dhaxeeya lamaane dhigeenaa * * Dhawro dhismihiisa U dhaaabad samaystaa * * Intaad dhinacayga dhammays yhy joogto * Ku nooshahay dhexdayda wallee ma dhibtoodo * Abwaan Axmed cantar Erayo mug iyo miisaan leh Waan ku wataa cantarka .
@awoelmi4697
@awoelmi4697 4 жыл бұрын
Hees Xasuus Igu Leh Malinki Halkan laso dhigay Iyo Manta Laba Jawi bay ii Kala Tahay😭👋
@zalmanpinuozman8250
@zalmanpinuozman8250 6 жыл бұрын
Maclimuu izkalaaji Sound Qurux ilXun Rabbi kumma tuzo 😍 more than
@aishaahmed7352
@aishaahmed7352 6 жыл бұрын
Heestan waxanba moodo in ay aniga iga hadleeyso aad ayan aga helay runti
@hudaali7403
@hudaali7403 5 жыл бұрын
I liked this song inta jecel like
@abdirahmansamaanaden3570
@abdirahmansamaanaden3570 5 жыл бұрын
Huda ali i like this’s song waa hes Qimo badan
@ShuceybAbuukar
@ShuceybAbuukar 9 ай бұрын
​@@abdirahmansamaanaden3570😊😊
@najahkeyf7826
@najahkeyf7826 6 жыл бұрын
Isko waa Baalayo aduun hessahiisa mala dhacaan midba mid ka daran Aniga isooo hees
@sathammehmet84
@sathammehmet84 6 жыл бұрын
Iskalaje Madaxad iisaaranThy Fanan Qaran💪🙏🙏🙏🙏
@abdazwilkishaadiyasharaf6375
@abdazwilkishaadiyasharaf6375 2 жыл бұрын
Hestaan gawaar katish ladaxaa ad ujeclaa hasid baa nadax galaay Erayadhan iskallaji wlhi run ahanti waheey hanbarsanyihin darenki sidhisa aaah Eboow isoceli wahoo wanagedhaa iyo qadarintedha ad ujeclaa 😭💞❤️💞
@saadaqcade3192
@saadaqcade3192 2 жыл бұрын
Thanks cabdi caziz iskalaji jacelka wakuficantahay
@mustafeayaanle5332
@mustafeayaanle5332 Жыл бұрын
Wallee hees qiimo badan oo aad u macaan marwalba marka aan keli ahay waan ku celceliyaa dhagaysigeeda
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 6 жыл бұрын
wwwwwww iskalaaji aha fanaankayga 😍😍😍😍😍❤❤
@minaali5295
@minaali5295 6 жыл бұрын
Waaaw qofki 2 aa ahah like igu qabta
@muqdishoboy4650
@muqdishoboy4650 6 жыл бұрын
Legend From Minneapolis heesta ciid mahaan
@yahyezadiiq7106
@yahyezadiiq7106 2 жыл бұрын
Minneapolis mad ku cudubtaY waadigaN ka sheekaynayee 😅😅
@xildhibanadfadimaguutale2036
@xildhibanadfadimaguutale2036 2 жыл бұрын
Heees aan jeclhy weye ruunti oo xasus ii gara leh😪❤
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 6 ай бұрын
Adaan dhicaaga isoo dhalan dhoolay dhamaan geyaanka intaa wada dhaafay nin og naaagtiisa ❤❤❤❤❤❤my husband allow ikaa daaaa❤❤❤❤❤
@SalmaMaxanuud
@SalmaMaxanuud 18 күн бұрын
Waaaaw hees way dhaaftay 👌👌👌👌👌👌
@AbdullahiLiil
@AbdullahiLiil 6 жыл бұрын
*wow Best Song Nice Doing*
@AbdullahiLiil
@AbdullahiLiil 6 жыл бұрын
Mustaf Hassan 👍
@mynnurcaade3941
@mynnurcaade3941 6 жыл бұрын
I love all his songs....inspirational.
@abdisamadfaysal8041
@abdisamadfaysal8041 6 жыл бұрын
Abdullahi Liil ghost. U
@abdisamadfaysal8041
@abdisamadfaysal8041 6 жыл бұрын
myn Nurca'ade?
@AbdullahiLiil
@AbdullahiLiil 6 жыл бұрын
Nimco Maxamed What do u mean?
@naasirqeys1396
@naasirqeys1396 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭waan qirooda markan dhagesto hestan xqiiq ilma ader yaal iamiin nooh waa hees qiro iska leeh xqiiq ......lakiin mahaan in aan isaaga waji ka raabo wax wad joogan ladaan xqiiq
@jamilamohamed9584
@jamilamohamed9584 6 жыл бұрын
😍😍axsan fanaan jiro 👑Iskalaaji💯👈
@abdikaafimumin3466
@abdikaafimumin3466 6 жыл бұрын
Inta dhulka Jogo jaceelka dhankayga inu ka dhamado horaan uga dhartay. Legend 🎤
@hothomoh77
@hothomoh77 6 ай бұрын
Heestan hadyad balaygu so direy 2018 HARGEISA and qatar ❤️❤️
@beer-lula_22
@beer-lula_22 Жыл бұрын
Dhabaaan hadlayaaye Intaaan dhulka joogo Jacaylku dhankeyga Inuuu ka dhamaado Horaan ugu dhaartay😩🫂💋
@mosuldan3319
@mosuldan3319 5 жыл бұрын
Run ahanti jeclka wa nolol aad u qurxon hadi ad hesato jecyl dhaba ama qof dhab ku jecel ilaali oo ka dhig boqor ama boqorad ilhow isku wanaji lamanaha nolosha ku midoby ama rajenaya iney midown
@Fartuumaati
@Fartuumaati 6 жыл бұрын
Iskalaaji meeqo hees oo dhameys ah ayuu qaaday kuli dhameys miyaa magacooda rafaad aaba kamareesaa heestan aniga waan ka helay lkn raadin aan galay magaca iga badal plz adiga iyo abwaankaba waad ku mahadsan tihiin heestan 🤩🤩🤩❤
@abdisalansiyadyusuf1403
@abdisalansiyadyusuf1403 6 жыл бұрын
Axyaaa cod talow maxaa iskalaaji loo siin waayey bilada codka wale waa fanaan buuxa
@amiiraluul8441
@amiiraluul8441 6 жыл бұрын
Habiibi.. MA hees cusub keentay... 😇😇😇
@inamohamed2491
@inamohamed2491 6 жыл бұрын
Waaaw iskalaji sxb jacaylka dharbankubaray inu igadhaman adigana MA ilaqabtaaa
@shirwacshirwac4627
@shirwacshirwac4627 6 жыл бұрын
wllhi ninkaan codkiisa waan ku raaxeystaa igu weyn tahay pro
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 3 жыл бұрын
2021 April ayaan dhageysanaaya, best somali musician ever mustafe karaama ❤❤ ilaa iyo 2010 you are number 1 mustafa karaama
@naemamohamud1668
@naemamohamud1668 6 жыл бұрын
fanaanka fanaaniinta😍😍😍
@raabiyare3065
@raabiyare3065 3 жыл бұрын
Supper iskalaji nin aan aminsanhy 🔥🔥
@jeedalcas4899
@jeedalcas4899 6 жыл бұрын
"Adaa dhinacaa u soo dhalan dhoolay dhamaan gayaanka intaan wada dhaafay"
@saalimcumar1960
@saalimcumar1960 6 жыл бұрын
Ax Yaaa Jacel Allow Sahal Amuuraha 💝💝💝💝💝💝👍
@inasharrif6842
@inasharrif6842 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin macaney
@ceelbarafgirl2215
@ceelbarafgirl2215 6 жыл бұрын
Skilaji heesa hiisa wan iska jeclahay💯✔
@inasharrif6842
@inasharrif6842 4 жыл бұрын
Asxaabta iisooduceeya wiilbaan ifka ugujeclahy inaan iscalfano
@Mowbinali
@Mowbinali 5 жыл бұрын
Wxkle ibar wye heysta tlh octoper10👏👏
@user-km6vx4qd2i
@user-km6vx4qd2i 6 ай бұрын
Haben sabatiya 1 mar /2/2024❤
@hooyoxaawa9448
@hooyoxaawa9448 Жыл бұрын
2023 dawatay farta taaga ❤
@HARAMCADFAMILY
@HARAMCADFAMILY 6 жыл бұрын
IZkalaaaJi laxan paad ku eryatey FanaaninTa RiJaaaal😎
@wiiloali1802
@wiiloali1802 5 жыл бұрын
Wlh i like this song😍😍😍👌
@cutiebun566
@cutiebun566 6 жыл бұрын
Ninkan codkiiiiza😢😢
@gucci5661
@gucci5661 6 жыл бұрын
Nin bitaarta ku kalsoon kanaa ka arkay 😄
@Abuqayska
@Abuqayska 3 жыл бұрын
Iso qabo
@kingtyga9599
@kingtyga9599 6 жыл бұрын
Hees shidan Azl ax Ya sawot🙏💪🏿
@mustafomarisaak600
@mustafomarisaak600 3 ай бұрын
I watch this Song 5/24❤🎧
ISKALAJI || Laba Wajiile || hees lyrics +2018
4:45
ZAMI FILMS
Рет қаралды 7 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,5 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 46 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,3 МЛН
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
Qiiro - Maxamed Siciid BK
7:18
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 2,8 МЛН
Fariin
5:18
Iskalaaji - Topic
Рет қаралды 917 М.
ISKILAAJI |  FARTUUN  | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)
6:04
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,5 МЛН
ISKALAAJI┇"NOLOSHAADA MAAREE" ᴴᴰ┇LYRICS ©2016-2017
8:29
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,4 МЛН
Nimcaan hilaac | dabar | Lyrics 2018
5:42
GiLaawe
Рет қаралды 3,4 МЛН
Hani
9:37
Release - Topic
Рет қаралды 24 М.
ISKALAAJI HEES QISO DHAB AH l QOFBAA JIRA l LYRICS 2019
6:02
Kabarai Films
Рет қаралды 4,7 МЛН
КАКУЮ ДВЕРЬ ВЫБРАТЬ? 😂 #Shorts
00:45
НУБАСТЕР
Рет қаралды 3,5 МЛН