ISKILAAJI | WANAAG BADANBA KU SEEGAY | New Somali Music Video 2024 (Official Video)

  Рет қаралды 905,064

Tusmo Films

Tusmo Films

3 ай бұрын

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.kzbin.info?su...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:6128015665
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
MIDHAHA:ABDIRAHMAN QOSLAAYE
LAXANKA :ISKILAAJI
MUSIC : CABDIQAHAAR
CAMERA: ABDULLAHI KING
PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
MANAGER: M.ABSHIR
want to support tusmofilms produce more high quality songs
paypal.me/tusmofilms?locale.x...
we constantly produce songs from your favourite somali artists
awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

Пікірлер: 397
@khaleddaherr
@khaleddaherr 3 ай бұрын
Inaan sida dhaayahayga Dhabtii saxar ka ilaasho Sal bay ani iga ahyde Markan sawirkaan raacay Soolan galay sooryo oodan Inaan sigto may xumayne Sursur aan horay u eeday Inaan mar labaad ku siibto Ayaa badawnimo sifaysay Nafyaydana eeda saartay Wadnaha inta aad ku soorto Usii hadyad baan lahaye Qalbiga inta aad u siibto Ka saar gacantaan lahaye Sidaan kula rabay sideeda Habeena adaan ku seexan Nafaan sina kaaga maarmin Si wayn ku lexi jeclaysa Markaad sirtay eed salugtay Wanaag badan baa ku seegay Wax fiicana maadan samayn La yiri midi saawirteda Amaba madax saan ku taalo Ayaan midna laga samrayn Sii soco soo soco naftaydu Saakana waataa is keentay Wadnaha inta aad ku soorto Usii hadyad baan lahaye Qalbiga inta aad u siibto Ka saar gacantaan lahaye Sidaan kula rabay sideeda Habeena adaan ku seexan Yaaaa Wuduuud❤
@marwaibraahim7059
@marwaibraahim7059 3 ай бұрын
Mhdsanid wllo❤
@noaraage
@noaraage 3 ай бұрын
Gacan dahab
@abdimahadmahanad4196
@abdimahadmahanad4196 3 ай бұрын
Thanks legend
@KingHamada1
@KingHamada1 3 ай бұрын
SHURKAN WLALKA
@filsanmohamed4468
@filsanmohamed4468 3 ай бұрын
3:33
@abdirizakmuuse2005
@abdirizakmuuse2005 3 ай бұрын
Heestan miraha mcn hdaa soo raadisay like dhac❤❤😅
@user-qr8yy5jm9j
@user-qr8yy5jm9j 3 ай бұрын
Dhacbaankusiiyau😅😅
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 2 ай бұрын
Wad iga haysa😅
@AnnoyedMartialArts-uf6ew
@AnnoyedMartialArts-uf6ew Ай бұрын
Xjxhcivzdijgvocublb😢njv💋🖕🏻💍👌🏻b xhzgckvivi. J kvkvjvkh🥰🖕🏻🖕🏻🫂🫂🫂🫂🫂🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻🖕🏻🎉 k jcjghxuxixuvkcjcixuh🖕🏻🖕🏻
@abdikadircabdimohamed6992
@abdikadircabdimohamed6992 3 ай бұрын
Heestan waxay so baxay wakhti aan isku dhacnay jacaylkaygi manta ayay thy tarikhdu tahay April 12/2024 time yahay 3:22 Am yaan soo boqday hestan waa malin ayay I tahy black day hadi aad iga danbayso like i saar si aan dhiri galin igu noqoto 😢
@IdilRashiid
@IdilRashiid 3 ай бұрын
Wll bini adamku way wajiyo badanyihiin be strong blse waa balan malintaad horumar gaadho cidwlba oo ku cidlysay way kaa daba ooyi
@aragsanshire6527
@aragsanshire6527 3 ай бұрын
😢sorry
@Yasmin-fx5bs
@Yasmin-fx5bs 3 ай бұрын
Ma heshiiseen jacaylkaaga😢
@abdikadircabdimohamed6992
@abdikadircabdimohamed6992 3 ай бұрын
Wali ma heshin runti 😢
@abdikadircabdimohamed6992
@abdikadircabdimohamed6992 3 ай бұрын
​@@Yasmin-fx5bs😅
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 3 ай бұрын
Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 0:23 ❤❤❤❤❤
@habonmed-fn9qt
@habonmed-fn9qt 3 ай бұрын
@HafsaDheman-md8bs
@HafsaDheman-md8bs 3 ай бұрын
Haddi aad ogtahay maxaa kasoo doontaya meesha heesaha nio alle kuqaada Kuma odhan karne kadaa quraanka illahaya like kuraadinayso
@Jannah6981
@Jannah6981 3 ай бұрын
@@HafsaDheman-md8bsbal ma aragtay
@Fatushaqasin
@Fatushaqasin 3 ай бұрын
B​@@Jannah6981Bnubhnhb
@YussufBare-qy8sz
@YussufBare-qy8sz 3 ай бұрын
Inuu majerten uwaniyo adokal​@@HafsaDheman-md8bs
@user-nn8sy9dd9p
@user-nn8sy9dd9p 3 ай бұрын
wali naftaydu may helin qof darema ish Allah waxan ku so noqon doona markan helo qof an naftayda ku aamino❤
@yeabyeab9449
@yeabyeab9449 3 ай бұрын
labada fanan ee sumcadoodu dhiiciin 1 awaleh adan❤ 2 iskalaji❤ ya igu racsaan
@fatxibashiir8723
@fatxibashiir8723 3 ай бұрын
Ani wllhi
@kiincumar-gx7st
@kiincumar-gx7st 2 ай бұрын
iskaaji 2
@jegantavic6635
@jegantavic6635 Ай бұрын
Aniga wllhi❤❤
@AHMEDt459
@AHMEDt459 18 күн бұрын
Lafoole😢
@user-bs558
@user-bs558 2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@QueenJijah
@QueenJijah 3 ай бұрын
Wadnaha inta aad kusoorto, Usii hadyad baan lahaaye, Qalbiga intaad u siibto, Kasaar gacantan lahaaye, Sidaan kula rabey sideda, Habeena adaan ku seexan. 😢😢😢😢😢💔💔💔💔😪😢
@safiyaqueen-bi2dm
@safiyaqueen-bi2dm 3 ай бұрын
Qalbiga intaad u siibto Kasaar gacantan lahaaye ❤❤
@MunaAden-ee3eh
@MunaAden-ee3eh 3 ай бұрын
Wali waan laaahay qofkaygiii iyo qofkiii aan is fahmaynay shalay good madow ayaan kaso baxay mantanah kiii kuka daran ayaan kujiraaa😢 Allow culaysaka iga duuulqaaad heestan aniga yay iga hadlaysaaa🥺🥺
@abdiqaniyoonisfggsadql7020
@abdiqaniyoonisfggsadql7020 3 ай бұрын
Aamin😢
@Redz63
@Redz63 2 ай бұрын
Sorry abayo nolosha lagama quusto kaliya naftadada mesha u roon udoor ❤️🙏🥲
@abdisamed-cd8xd
@abdisamed-cd8xd 2 ай бұрын
Waxan diyaar u ahay inan kU guursado wll😢
@edilhassan7542
@edilhassan7542 2 ай бұрын
Sorry Muna waa aduun iyo xaalkiis allahabyasiro
@user-ei1cr6bb9b
@user-ei1cr6bb9b 3 ай бұрын
Axyaa faanan ninka kaliya ee qalbiyda dadka ka hadla ❤❤❤❤❤❤ sharaf io karaamo ❤❤❤
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 3 ай бұрын
Iskalaji Qalbiyadena Miyuu Ka Hdalaa Horta😢 Hees Kast Waqtigeeda Buu Noo Soo Saara😢
@malyuunmaanka5645
@malyuunmaanka5645 3 ай бұрын
Sidaan kula rabey Sideeda Habeena Adaan ku seexan😢😭💔
@amranmacalin379
@amranmacalin379 3 ай бұрын
Fanaaniinta midka aan ugu jeclahay iskalaaji wye hees walba waxad modaa iney ani igu socto Iskalaajiyooow one day wn kula kulmi doonaa 😢❤
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 3 ай бұрын
Bilad Ayan sin laha hadi Somali suganteeda qiime la idhihi laha nolosha dhanac walba wakahesay ❤
@abdinasirabdirizakali6617
@abdinasirabdirizakali6617 2 ай бұрын
Iskalaaji wa fananka kaliya an hesaha somaliga ka dhagaysto Waxan niyada ku haya sidada oo kale in an malin un la kulmo hees walba u qaado Waxa moda in ay aniga iga hadlayso qisoyin igu dhacay 😢
@amranmacalin379
@amranmacalin379 2 ай бұрын
@@FaraxMaxamud-dt5gn sow maha
@amranmacalin379
@amranmacalin379 2 ай бұрын
@@abdinasirabdirizakali6617 sow maha wlh ninkaan gacanaaa utagay
@soumayaabdourahman4822
@soumayaabdourahman4822 3 ай бұрын
Illahay aya yaqana hesaan amin yare iskilaji 2024 maa aniga aya layso diray
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 3 ай бұрын
Fanaanka kaliya ee qalpiyada dhalinyarada u hadla wn ku wadanaaa qalpiyada iskalaajiyow ❤somali jacaylkoodu waa qabyo mar walba nala dareen baa tahay😢waxa jirtay hees hore oo ahyd naf nafteedu dhibayso dhana show uma roona 😢fanaaankiii bulshada
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 3 ай бұрын
One and only boqorka codka iskalaji welcome back after ramadan bro ciid mubarik muslimiinta oo dhan aduunka ku nool , palestine u duceeya iyo somalia inee nabadooda soo noqoto, qabyalad allaha naga dul qaado ramadan ka bacdi wax badan baan soo bartay.
@khadrahassa321
@khadrahassa321 3 ай бұрын
Acuudu ninkan waa wata wuxu ka hadala oo uu kahesa xaqiiqoyin jira wixi iska hees maaha macno ayuu kufadhiya ❤❤💯♥️
@khadarhassan9786
@khadarhassan9786 3 ай бұрын
The legend is back 🐐🐐💯💯💯💯
@zuhaip9985
@zuhaip9985 3 ай бұрын
Ninkan hal abwaan ayaa u hagar baxa hesihiisa abwaan abdiraxmaan qoslaaye waa waxkle🔝🔥
@AnnoyedMartialArts-uf6ew
@AnnoyedMartialArts-uf6ew 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AnnoyedMartialArts-uf6ew
@AnnoyedMartialArts-uf6ew 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@garyaqandaakir
@garyaqandaakir 3 ай бұрын
❤❤ waa Jacaylki oo qofah wale iskilaji eshacala fanan wan ka dabeya wlhi ❤❤❤
@A.Muslim.girl.from.Yemen-
@A.Muslim.girl.from.Yemen- 3 ай бұрын
انا اختكم من اليمن والله ماتكلمت الا من جوع ومن ضيق الحال انا وامي واخوتي نستقبل رمضان بالعبرٱت والدموع نحن في حاله لايعلم بها الا الله حسبنا الله ونعم الوكيل في من اوصلنا الى هاذا الحال 💔💔وًّالَلَهَ الَعَظَيَمَ مَا كتَبَتَ هَذا الَمَنَاشَدَهَ غَيَرَ مَنَ الَضَيَقَ وّالَفَقَر يَاعَالَمَ حَسَوّا فَيَنَا ارَجَوّكمَ وّالَلَهَ الَعَظَيَمَ رَبَ الَعَرَشَ الَعَظَيَمَ انَه الَاكلَ مَا فَيَ عَنَدَيَ بَالَبَيَتَ وًّالَلَهَ يَا اخَوّانَيَ انَهَ اخَوًّنَيَ بَقَعَدَوًّ بَالَيَوًّمَيَنَ مَافَى اكلَ وًّالَلَهَ وًّضَعَنَا كثَيَرَ صَعَبَ نَحَنَ 4 نَفَرَ دَاخَلَ الَبَيَتَ وًّابَيَ مَتَوًّفَيَ وًّلَا يَوًّجَدَ مَنَ يَعَوًّلَ عَلَيَنَا وًّسَاكنَيَنَ فَيَ بَيَتَ اجَارَ لَانَسَتَطَيَعَ دَفَعَ الَاجَارَ الَلَيَ بَاقَيَ عَلَيَنَا ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' اخي اول كلامي انا اقسم بالله على كتاب الله اني لااكذب عليك ولا انصب ولا احتال اني بنت يمنيه نازحين من الحرب انا واسرتي بيننا ایجار الشهرب 20 الف يمني والان علينا 60 الف حق 3 شهور وصاحب البيت من الناس الي ماترحم والله يا اخي انه يجي كل يوم يبهدلنا ويتكلم علينا ويريد من البيت للشارع لانناماقدرنا ندفعله الأجار شافونا الجيران نبكي ورجعو تكلمو الجيران ومهلنالاخره الأسبوع معادفعنا له حلف يمين بالله هذا بيخرجنا إلى الشارع رحمه واحنا. بلادنا بسبب هذا الحرب ولانجد قوت يومنا وعايشين اناوامي واخوتي سفار والدنا متوفي الله يرحمه ومامعنا أحد في هذا الدنيا جاانبنا في هذه الظروف القاسيه اخوتي الصغار خرجو للشارع وشافو الجيران ياكلو واوقفو عند بابهم لجل يعطوهم ولو كسره خبز والله الذي له ملك السموات والارض انهم غلفو الباب وطردوهم ورجعو یبکو ایموتو من الجوع ما احد رحمهم وعطلة ردها لقمت عیش والان لوما احدنا ساعدنا في إيكيلو دقيق اقسم بالله انموت من الجوع فيا اخي انا دخيله على الله ثم عليك واريد منك المساعده لوجه الله انشدك بالله تحب الخير واتساعدني ولو ب ||| ماتستطيع مع تراسلي واتساب على هذا الرقم 00967716649494 وتطلب اسم بطاقتي وترسلي ولاتتاخر وايعوضك الله بكل خير اخواتي سغار شوف كيف حالتهم وساعدنا وأنقذنا قبل أن يطردونا في الشارع تتبهدل أو نموت من الجوع وانا واسرتي نسالك بالله لولك مقدره على مساعد لاتتاخر علينا وجزاك الله خيررا`/-~~««« ~: ~؛ΠΠΠΠΠ💔💔💔πππππ↑^]’`--’`--’`--’`--’`--’`--’`--’`--’`--’`--’`--’`--’`--’
@AnnoyedMartialArts-uf6ew
@AnnoyedMartialArts-uf6ew 2 ай бұрын
'"$&24$68$2#&("#*+)"#@:+&$
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 17 күн бұрын
Aniga Xamarayey ku taaba❤❤❤❤ guuul Soomaalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Love you mwaaah ❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 3 ай бұрын
Wexey jawab utahay heestii ex Yada loso qaday thanks iskalaji waaad nooohadashay 🎉
@user-gk2tq2gw3f
@user-gk2tq2gw3f 12 күн бұрын
Haa warun ses kalesoo.amyee tanokale oanighaiga soctoo❤❤
@YussufsacdiyaYussuf
@YussufsacdiyaYussuf Ай бұрын
Alla ya music cadabay cabdigahar nin gacanta ufadhido❤❤
@abokorcabdi-rg1jr
@abokorcabdi-rg1jr 21 күн бұрын
Wanaag badanba ku seegay😢❤️‍🔥
@shilhaanbashir2179
@shilhaanbashir2179 3 ай бұрын
Yaa salaam wng pdn baa ku seegay wle❤️🔥🔥🤘🏻
@zucaadinappeh6980
@zucaadinappeh6980 3 ай бұрын
Heestaan bukano badan bay xanuunka ku kicineysaa 2024 my favorite song this time 😮😢
@MarwaAli-zb8od
@MarwaAli-zb8od 3 ай бұрын
Iskalaaji boos wyn bu nogu jira❤🔥
@hiddenqueen8060
@hiddenqueen8060 3 ай бұрын
"La yiri midi saawirteeda Amaba madax saan ku taalo Ayaan midna laga samreyne Sii soco soo soco naftaydu Saakana is keentay....😭😭" 14 April 2024 11:42am Waka samri wayay😢💔
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 3 ай бұрын
Wahalkaan unacay heesta sidaan umacansanayay marku halka sogaray qacba igayertay😭
@hiddenqueen8060
@hiddenqueen8060 3 ай бұрын
​@@FaraxMaxamud-dt5gn si xuno no galy😢
@FaraxMaxamud-dt5gn
@FaraxMaxamud-dt5gn 3 ай бұрын
@@hiddenqueen8060dhib maleh ab Wan go aan leh aya mid kamacan kasugaynay🥰
@cabdikariim571
@cabdikariim571 3 ай бұрын
Song lyrics wanaag badan baa ku seegay Inaan sida dhaayahayga Dhabtii saxar kaa ilaasho Salbay aniga iga ahaydee Markaan sawirkaaga raacay Soolaan galay, sooryo oodan 2x Inaan sigto may xumayne Sursuur aan hore u eeday Inaan mar labaad ku siibto Ayaa badownimo sifaysay Naftaydana eeda saaray 2x Wadnaha inta aad ku soorto Usii hadyad baan lahaaye Qalbiga inta aad usiibto Kasaar gacantaan lahaaye Sidaan kula rabay sideeda Habeena adaan ku seexan 2x Naf aan sina kaaga maarmin Si wayn kuulexa jeclaysa Markaad sirtay eed saluugtay Wanaag badan baa ku seegay Wax fiicana maad samaynin 2x Layiri mindi saanwirteeda Amaba madax saani ku taalo Ayaan midna laga samrayne Sii soco, soo soco naftaydu saakana waa taa iskeentay 2x Wadnaha inta aad ku soorto Usii hadyad baan lahaaye Qalbiga inta aad usiibto Kasaar gacantaan lahaaye Sidaan kula rabay sideeda Habeena adaan ku seexan 2x Thank fanaanka u hadlaya qalbiyada mucaashaqiinta 🐐
@MaxamedAadancaydiid
@MaxamedAadancaydiid 3 ай бұрын
😢❤
@KingHamada1
@KingHamada1 3 ай бұрын
Thanks lpx
@Minhaj23456
@Minhaj23456 2 ай бұрын
Aniga iga xadleysa hestaan wlhy 🥹 sedhan kula rawe sedheda xaawena adakusexan 🫠
@ZaamZidra
@ZaamZidra 3 ай бұрын
Si soco so soco naftaydu sakana wata iskentay😢sideba nayeshay fanankeni iskalaji❤
@abdikadirknaan4206
@abdikadirknaan4206 2 ай бұрын
(Layiri midi saawirteeda ama madax saan kutaalo ayaan midna laga samrayne siisoco sooco saakana wataaa is keentay) These words are really so touchy Thanks For the Arts and @Tusmofilims thanks for making these incredible and amazing Job you’re doing for us GOD BLESS YOU guys. From Borama
@aqaayare6766
@aqaayare6766 3 ай бұрын
The king is back " : iskalaaaji
@Mojidibnuarap
@Mojidibnuarap 3 ай бұрын
KI OGU WAYNA FANKA SOMALIDA ABDI AZIZ IZKALAJI THE ONE 🎤
@nimcoabdi9791
@nimcoabdi9791 3 ай бұрын
Jah❤ king of voice from samaroon sicid we love you bro 🫶🏼
@sagalbarre4482
@sagalbarre4482 3 ай бұрын
Ayaa kugu idhi wa samaroon ninkani ha degdegin qalbi😂😅
@jabirsayid9960
@jabirsayid9960 3 ай бұрын
Iskadaa waa iska soomaliya ayay kawadaaa
@AnnoyedMartialArts-uf6ew
@AnnoyedMartialArts-uf6ew 2 ай бұрын
No no zlamlo wpkod jspa kd😮😮😮😮😮😊😊😊😊😊❤❤❤
@AnnoyedMartialArts-uf6ew
@AnnoyedMartialArts-uf6ew 2 ай бұрын
Dgf
@AbdifatahSuldan
@AbdifatahSuldan 3 ай бұрын
My favourite singer Ustaad iskalaji East and West you are the.best singer bro 😮
@fathiafany1918
@fathiafany1918 3 ай бұрын
Ar iskalaaji I geeya hesihiisu wa dawadayda I hope one day inan live u arko your fans from Djibouti ❤❤❤❤❤❤
@KhadarAbdiAbdilaahi
@KhadarAbdiAbdilaahi Ай бұрын
School
@KhadarAbdiAbdilaahi
@KhadarAbdiAbdilaahi Ай бұрын
Ndnbndjr
@xaatimkayare4106
@xaatimkayare4106 10 күн бұрын
Inan sigta may xumayne susuub aan hore U eeday inan marlabad ku siibto ayaa bodownimo sifaysay Naftaydana eeda saarta 😊😊😊😊😊
@user-dp3pg1gv4e
@user-dp3pg1gv4e 18 күн бұрын
Adiga yakudhiba hesaha waxfican madsamayn legend iskalaji 😮😮qofkz qalbigisa kasogo en erayadan nolol dhabu arkay😮
@user-zt7sg5go2r
@user-zt7sg5go2r 2 ай бұрын
Kalmad xuman ah ma mudnid af an shalay kugu amaanayna maanta kalmad qaldan kaagama so saaro xanunkasta o an daremayo hadana waxan ku leyahay teena wad ilalin weydee taada ilaali dhiggaa ugu sharaf badnow.
@HindaAbdilahi-ps6dj
@HindaAbdilahi-ps6dj 3 ай бұрын
Abwaan cabdirahman qoslaaye ❤
@MaxamedMukhtaar-ux8rq
@MaxamedMukhtaar-ux8rq Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ wadnaha intad kosorto
@ayuubmohamedkhalif8572
@ayuubmohamedkhalif8572 2 ай бұрын
Best of singer voice ❤
@safasalleban
@safasalleban 2 ай бұрын
Sidaan kula rabey sideeda habeena adaan kuseexan❤😢 Iskilaaji boqorka fanka❤ 2024,5 ,11
@farhiyajama3142
@farhiyajama3142 3 ай бұрын
❤🎉 masha alaah waxaas Ayaan cod ah
@Jookar1
@Jookar1 3 ай бұрын
Fanaanka calankiisu damin guulayso awoowe❤
@Sunshinequeen1
@Sunshinequeen1 3 ай бұрын
Sidaan kula rabay sideeda habeena adaan ku seexan😭😭😩 Somaliyeey Fanka iskalaaji haloo daayo😢
@abdikanihassan6459
@abdikanihassan6459 3 ай бұрын
The one and only waa loga hadhey
@CaliInakaahin
@CaliInakaahin 2 ай бұрын
Nice
@user-ij8fr9xl3c
@user-ij8fr9xl3c 3 ай бұрын
Wewe 😮😮
@ugbaadaragsan9592
@ugbaadaragsan9592 Ай бұрын
Cajiib iskalaaji❤
@hamdabaashe3265
@hamdabaashe3265 3 ай бұрын
Iskalaaji fanaanka qudhee wato😊
@omarbilal7510
@omarbilal7510 27 күн бұрын
Waoooo iskalaaji zxb
@asmacali4054
@asmacali4054 2 ай бұрын
Sidan kula rabay sideed habena adaan ku sexan😢❤
@souadali8929
@souadali8929 3 ай бұрын
Best song 2024 iskalaaji😊🎉
@xullmedia8848
@xullmedia8848 29 күн бұрын
2017 ila maant 2024 yaa dhagyst isklaji
@SaidIsmail-gj2sf
@SaidIsmail-gj2sf 2 күн бұрын
Sidaan kula rabay sideeda habeena kumaad sexan😢 ❤
@thekingmohmeth1435
@thekingmohmeth1435 3 ай бұрын
My favorite singer iskalaaji ximaad noloshu deeqsii ❤😊 1:34
@munodaahir-mw7nz
@munodaahir-mw7nz 3 ай бұрын
Dambi Hees hadii layGa qorayO iskalaji halayGa Qoro fanan Kale maY❤ SidaankUla Rabay Sideeda😢
@happyibrahim356
@happyibrahim356 3 ай бұрын
Axsan hees wàaar sidaaà heesta😮😮
@CabdaleIbraahimcabdi
@CabdaleIbraahimcabdi 3 ай бұрын
@KingHamada1
@KingHamada1 3 ай бұрын
MA FV FANAAN NOLOW 🔥✌️
@user-ym5ew9lr2x
@user-ym5ew9lr2x 3 ай бұрын
La yidhi mindi saawirteeda Iyo madax saan ku taalo Ayaan midna laga samrayne Sii soco soo soco naftaydu Saakana wataa is keentay Cajiib abwaan aragti fog oo tusalayaal badan iyo waayo aragnimo ku jirto ayaan heestan sameeyay tollow magacii abwaankan
@Ck_durdur
@Ck_durdur 3 ай бұрын
Waa wax kale runtii iskalji❤
@aaskalyrics
@aaskalyrics 2 ай бұрын
Nafbaan sina kaaga maarmin si weyn kuu lexe jeclaysa markad sirtay ee saluugtay wanaag badan baa ku seegay wax fiicanna maadan samayn hees iyo bar iskalaji waan wataa
@SalmaLiban-ze2zg
@SalmaLiban-ze2zg 2 ай бұрын
❤ hees aan aad uga helay 🔥
@m.hannad_6709
@m.hannad_6709 Ай бұрын
Iskalaaji waa fanaan midhaha kusoo baxaaya yaqaana, heestan midhaheeda iyo da'da iskalaaji way is qaadanayaan. Maaha hantaatac
@husseinhared
@husseinhared Ай бұрын
Alla kusiiyey cod dahab caqilow marwalba waxa fanan edeb badan heesa macan hore usoco ❤❤❤❤ustaad
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 ай бұрын
Naftydaan eeda saartay 🥺💔
@hanamahamed4622
@hanamahamed4622 2 ай бұрын
Jecliyaa heesaa abwaan qoslaaye wll heesahaaga waan isku dhayaa ogow illaahay ha ikaa tuso iskalaajina waan salaamayaa
@abdirahmanqoslaaye3469
@abdirahmanqoslaaye3469 2 ай бұрын
dee xaadir😂
@madaarisbaarka
@madaarisbaarka 3 ай бұрын
3 hawar cida iga dambaysay ❤😁
@muuqsanproduction8438
@muuqsanproduction8438 3 ай бұрын
Abwaan Qoslaaye is the best🎉
@macalimaadxaliiso2192
@macalimaadxaliiso2192 Ай бұрын
Sidaan kula rabey Sideeda Habeena Adana ku seexan💔💔💔💔💔💔🥺
@user-oz9fl1ss3v
@user-oz9fl1ss3v 2 ай бұрын
Wanagbadan baa kusegay wax ficana maad sameynin ❤❤❤😊
@RoodaAhmed-cm8km
@RoodaAhmed-cm8km 2 ай бұрын
Iskalaji wax jira moye iskama hadlo🎉
@user-uk6xs6fe9p
@user-uk6xs6fe9p Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FAAD21
@FAAD21 3 ай бұрын
Legend iskalaaji✌️
@SalmaLiban-ze2zg
@SalmaLiban-ze2zg 2 ай бұрын
Hees aan aad uga helay🔥
@GuuleedYG
@GuuleedYG 3 ай бұрын
C casiis iskalaaji waa fanaan jiraaa
@nuradinaxmed5962
@nuradinaxmed5962 3 ай бұрын
Iskilaaji waa nin iska shandheeya heesaha
@YonisXusen-pq5cf
@YonisXusen-pq5cf 3 ай бұрын
Abwaan cabdiraxman qosalay eraydaadu waa top abwaan hambayo
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 3 ай бұрын
Sidaaan kula raby sideedah habeenah adn ku seexn 😮
@user-wd5cx5dw2m
@user-wd5cx5dw2m 3 ай бұрын
😢Sidan kula rabaY sideda hbena adan ku sexan 😭 iakalaaji my goat🐐🥰
@heersare3662
@heersare3662 3 ай бұрын
-inan sida dhaayahayga dhabtii saxar kaa ilaasho 😢....... -inaan sigto may xumayne sursuur aan hore u eeday in aan marlabaad kusiibto😢❤ yaa salam fanankii Qarnigan
@Hamdaartiofficial
@Hamdaartiofficial 3 ай бұрын
Sursur aan hore u eday inan marlabad ku sibto ayaa badawnimo sifaysay naftaydana eda saartay😢qalbiga ayaa iholcaya
@hazanadki577
@hazanadki577 Ай бұрын
Sida dhaayahayga dhabtii😂sahar kaa ilaasho 🤗🤗
@ahmedrasta9046
@ahmedrasta9046 2 ай бұрын
In'aan sigto mey'xumeyne Susur aan'horey u eedey In'aan mar labaad ku'siibto Ayaa badownimo sifeysey Nayteydan eeda saarey
@khaalidaxmed3094
@khaalidaxmed3094 2 ай бұрын
Sidaan kula rabay sideda , Habeena adaan ku seexan 😢💔
@samerayasin7253
@samerayasin7253 3 ай бұрын
Iskalaaji is the best ❤😢
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 2 ай бұрын
Ex ama u dira heestan marka jecldaybo iga fogaaday 💔🥹😂
@ciisesamatar195
@ciisesamatar195 3 ай бұрын
Axya fanan ninka kaliyaa xaqiiiqda ka hadlaa hada dumar nahayna dhirigalin bay hesahagu na siiiyan wlhi🎉
@GALOOL.
@GALOOL. 3 ай бұрын
Waah waah🎉
@dheereyshaafi8454
@dheereyshaafi8454 3 ай бұрын
2020 ayaan bartey waxaan ku iri habenkii u horeysey aaan wada hadlney xaas hadda ledhy wll waxba ha ila sii hadlin dooqeyga ma aha raga xaaska leh waligeyna lama shekeysan wuxuu iyiri malihi Sheeko 2 sano socotey kadib aaad baan u jecladey o indhehyga ayaan ka jeclaa 😢 2022 ayaan is guursaney ilaahey bisha kowaadba uur buu isiiyey wiil baan dhalay kadib uurkale ayaan qaadey isla umusha waxaan ahaa 4 bilood uurkeygii labaad waxaan arkey isago fpga lagu leyhy isku waara waanka naxay waan weydiiyey wuxu yiri waa been gabadha ciwaankeda ayaa la iiga so qorey wll ninkaaga iso wacay igu yiri xaaskeyga u sheeg iney wax naga dhexeyn 😢 wan aminey kadib tiktogiisa ku arkey hadana markas ayaan keyga kala hadley na saw imaad oran sidaas 😢waxay igu tiri waan is qabnaa mudo 10 sano ah 6 caruur ah waan u haayaa kenya ayuu idajiyey 2021 anigana waxuu iiga tagi jirey safar shaqo u socdaaa ileyn naag buu u socon jirey 😢 marku imanayo wuuku xiisey isugu diyaarin jirey 😢 jecelkii guurkii farxadii daacadnimadii wixii o dhan 1 daqiiqo ayey isku badaleen 😢 hada waxaan la noolahy qofkii aan adunka u jeclaaa o adunka u necbahy wajigiisa ma fiiriyo 😢 hadaan fiiriyana xanuun baan ka qaadaa 😢 isgaana wuxuu ku marmarsiyonaa xaaskeyga dartaa u fogeeyey si ay habeen kuula qebsan o aan kaligaa kuula noolado ilmeheyga dartaa u fogeyey una qariyey inaad kaligaa thy cmld 4 sano kuula nolaa kecel aan kuu qabo dartiis baan qof ijecel kaligaa ilmahaaga la noololw iri 😢 hadaan ku jecleyn intaas ma sameyeyn hadaan kuu sheegi lahaana waad iga tagi leheed hadana kama tagi karo o waalid baaa igu dhagan kaaga darene uurkuu aaanlahaa walwalka iyo argagaxa aan qiyaanadiisa ka naxay dartees caloosha ayey igaga dhimatey gabadheyda o waala iga soo saarey 😢 waana aasey o qabri baaan ku tabaayaaa dartiisa aasiya una hesto niyad san uma heato 😢 maxaan ka sameeyey o uu saas iigu galay 😢 aniga waxba kama hagran jecel ayaan siiyey haduu idhihi lahaa xaas baan leyhy dhibkaan im gaaareen waan iskaga tagi lahaaa 😢
@DeqoCiro
@DeqoCiro 3 ай бұрын
Sorry pyo aduunka qiyaanada ugu xun😢💔
@nimcodareen470
@nimcodareen470 2 ай бұрын
Sorry xppti ilhy qalbiga hku qabojiyo😢😢
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq
@AsmamohamedmohamoudAsmam-wi3nq 2 ай бұрын
Ilahay baa qoray wll oo caruur inaad isku dhashaan baa qornyd ee ilahay bari istiqfarta badso reerkagana iska hayso wll wad iska dagaysaye inshalah ilahayna murugada ku hysa haka saaronwll❤
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 14 күн бұрын
Abyo wooku jecelyahay wlhi ilaasho ninkaas asoo xaaskiisi u jeedo adoo kusoo aade yaa heli karo quruxeey nin ku dooqde oo lagula ogyahay is soo bandhigay ku guur sade naag maxee kaa qaadee dhaqo abyo waaku dareemaa kadis iyo naxdin ayee kugu noqote lkiin waxaan hubaa inoo ku jecelyahay abyo 😢😢
@dheereyshaafi8454
@dheereyshaafi8454 13 күн бұрын
@@NasroXamud-lu6mf ima jecla hadu ijeclyhy intu igu kalsonado ayu runta ii sheegi lahaa marka oganayey 4 bil ur lahaa staresska igu dhacay dartis bey ilmihi igu dhex dhinten 🥲 dartis gabar ba qabriga iga taal 💔 ma cafinayo mana cafin doono never ever
@hanimaxamed134
@hanimaxamed134 3 ай бұрын
😢😢😢 hees dhaafty tani😢😢😢
@HanadArab-jc3hw
@HanadArab-jc3hw 3 ай бұрын
Allayacizag inta ani cml e kaligooda seexda heyla dhaafina ❤🩸🫀
@YBVLOGS-ms6jx
@YBVLOGS-ms6jx 2 ай бұрын
Kalmad xuman ah ma mudnid af an shalay kugu amaanayna maanta kalmad qaldan kaagama so saaro xanunkasta o an daremaya hadana waxan ku keyahay teena wad ilalin weydee taada ilaali dhiggaa ugu sharaf badnow.
@A.zhakur_Cr
@A.zhakur_Cr 3 ай бұрын
Legend Is Always Legend Iskalaaji👏
@aish_Abdi_mohamed
@aish_Abdi_mohamed 3 ай бұрын
Fankii oo qof ah 👑❤️🔥
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw 3 ай бұрын
Da best song ever 2024 🎉🎉🎉
@sagalabdinour9819
@sagalabdinour9819 2 ай бұрын
Ninkan hesaha halo daayo❤❤
@BarqaSeexde
@BarqaSeexde 3 ай бұрын
Iskilaaji my fav 🔥🔥
ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024
6:39
Kaarshe Production
Рет қаралды 618 М.
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,9 МЛН
ISKILAJI - MAXAAD BEEN II DHANSIISEY - OFFICAIL MUSIC VIDEO - 2024
4:23
Iskilaaji Official
Рет қаралды 778 М.
ISKILAAJI |  RAJO  | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
5:05
ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,5 МЛН
SAALAX SANAAG 2024 | GAARISA WAA II BERBERA | HEES CUSUB
5:48
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,4 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 339 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 531 М.
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 2,7 МЛН