ISKILAJI - MAXAAD BEEN II DHANSIISEY - OFFICAIL MUSIC VIDEO - 2024

  Рет қаралды 1,105,358

Iskilaaji Official

Iskilaaji Official

Күн бұрын

ERAYADA
ABDIRAHMAN QOSLAYE
MUSIC
ABDIFATAH YARE
LAXANKA
AXMED AWIL

Пікірлер: 521
@IskilaajiOfficial
@IskilaajiOfficial 4 ай бұрын
Mahadsanid qof walba oo dhalinyara ah oo fankayga taageera please subscribe kiina waa ii muhiim si aan halkaan wixii cusub oo dhankayga ah idinla wadaago
@cabdikariim571
@cabdikariim571 4 ай бұрын
Iskalaaji mean g.o.a.t 😮🐐
@kabaweyneofficialchannel5541
@kabaweyneofficialchannel5541 4 ай бұрын
Wallahi waqtigaan qisada heestaan ayaa ku suganahay
@farhansandheere-sx9zz
@farhansandheere-sx9zz 4 ай бұрын
duruuftiyo wayahayga markaad deristoo ogaatey hadaad iga dhowri weydey ada nabar igu dhameeyey waa hees aan kudhibi rabo Mr iskalaji
@BadriyaYusufabdilahi
@BadriyaYusufabdilahi 4 ай бұрын
Ninka kaleya hesihisa dhagaysto 😢
@mohamedawil2680
@mohamedawil2680 4 ай бұрын
Iskalajow naar bay kugu hagayan dadku e kawantow
@alhamdulilaahalluakbar595
@alhamdulilaahalluakbar595 4 ай бұрын
Jacaylba. Qof aad nafta siisay hadana aad ogtahay In uu dacad kuu ahayn wakhti lumis aan loo ooyin ayuu ahaa jacaylkaygii wakhtiga dheer ahaa alxd badal khyr qaba yaan sugayaa wuu imanayaa mid ii qalma oo qimahayga garanaya exkaygii xuman uma hayo 13/5/2024❤❤❤❤waiting dajiye
@YacinibrahimYacinibrahim
@YacinibrahimYacinibrahim 4 ай бұрын
À
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi 4 ай бұрын
Wll qalbi wanagsanide qodhaa iyo xedhadaa
@guuledxuseen4474
@guuledxuseen4474 4 ай бұрын
inshallah wll alle badal khyrqaba hakuso dhaweeyo
@yassinhassan2566
@yassinhassan2566 4 ай бұрын
Asaga kulaaabo saasa mcan wlhi Ani exteydi hada caruur wada dhalnay alhamdulilah
@daahirmaxamed6739
@daahirmaxamed6739 4 ай бұрын
Iam from Germany u welcome
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 4 ай бұрын
Fanaankii bulshada dareenkooda ka hadli jiray iskalaaaji si gaar kuu jecelnahay hadaa nahay dhalinta soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤Fanaankeeniiiiiii
@hasanmaxuud4472
@hasanmaxuud4472 4 ай бұрын
😮😅😅😮😊
@hasanmaxuud4472
@hasanmaxuud4472 4 ай бұрын
😮😅😅😮😊
@hasanmaxuud4472
@hasanmaxuud4472 4 ай бұрын
😮😅😅😮😊
@cabdikariim571
@cabdikariim571 4 ай бұрын
Song name ( Maxaad been ii dhansiisay ) Erayada abwaan: qoslaaye Music: cabdifataax yare codka: Iskalaaji 🐐 🔥 Sidaan nafta kuugu dhiibay Kashaydana kuugu dhaabay Inaad adiguna dhankaagah I dheeli tirtaa wacnaydeh Adoo iga dhuuman doonah Maxaad ii soo dhawaysay ? 2x Siduu dhaawaca ku gaadha U yahay ani dhimashadayda Inaad adna dhiiladayda Ka dhiidhidibaa wacnayde Sida aan dhib kuugu quudhin Maxaad iigu dhowran wayday ? 2x Sida aad iigu dhiirinaysay Kal gacalkiyo midho dhalkiisa Inaa wacadkii dhexdeena Dhabaysa ayaa wacnayde Adoo iga dhaaran doonah Maxaad been ii dhansiisay ? 2x Ma dheehanin ruux filkaa ah Kumana dhigin weli da'a daada Dharaar qalad kuuma gaysan Dhibaatana kuuma quudhin Hase inaan kala dhaqaaqno Aday dhadhan kuu samaysay ! 2x Dad dhiigiyo dhuux wadaagay Midiba mid uu ku dheeryay Is dhaarsaday oo is daynin Dhib yari kuma kala lumaane Bal maad kala dhimashadeena Inuun sababteeda dhowrtid 2x
@raxma1004
@raxma1004 4 ай бұрын
Laxanku waa axmed awil
@KingHamada1
@KingHamada1 4 ай бұрын
Mahadsanid wlalka ✌️
@tajudinbayaan2700
@tajudinbayaan2700 4 ай бұрын
Thx man🙏
@abdullahimohamud9466
@abdullahimohamud9466 4 ай бұрын
Legend
@faizabeautysalon605
@faizabeautysalon605 4 ай бұрын
Ay🎉🎉🎉🎉 🎁🎁🎁🎁🎁
@Xafsoahmed-op2ff
@Xafsoahmed-op2ff 4 ай бұрын
Heestan ma anigan lehe walhi yaab alxmdululaah waxa,kasta waa qadar alle lkn ragaa inteeny amiinn gabdhood weligin yaaraanta ha ku deg degin guurka wayo ma jiro nin ogola waa hormarinya nafteeyda naftad adiga leh ciid kle masuul kama aha aan alle ka aheen han ka yeelin waxa ku ganacsane inaa isga ku raali geliso adiga oo dhahahy hadan sida yeelo gurigeyaga iga dumY no wayo horminta naftaada waxay anfcysa adiga waalidk iyo ilmajaga iyo bulshada inshaalaah waa dardaaran wayo Raganimo walaal
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 2 ай бұрын
Sax quruxeey ❤❤❤
@abdirahmanmohammed4335
@abdirahmanmohammed4335 4 ай бұрын
Adoo iga dhuuman doona maxad isoo dhawaysay 😢❤❤
@herarimediapro3671
@herarimediapro3671 4 ай бұрын
Adon iga dharan dona maxad been idhansisay best fanan cabdi casis iskalaji gulayso sxb
@umalkhayrahmed1388
@umalkhayrahmed1388 3 ай бұрын
2018 Ilaa Hada Nolol aan Gacanteyda Ku Sameysatay Ayaan ku Noolahay Jaceylna Waanba Isdeynay😢
@suleekhosiman3490
@suleekhosiman3490 4 ай бұрын
Jcylow Daawo & Quran saar midna kuma baxdide maxaa naftena ku xaalmarin 💔💔💔😭😭😰😰
@najmanashaa1436
@najmanashaa1436 4 ай бұрын
abyo gabdha marwaliba maxaa qalbiyadooda loo dhacwaa
@zihaamlovechannel7764
@zihaamlovechannel7764 4 ай бұрын
Abayo anba idin lamid ahy wiil kasta oon xiriir la sameeyaba intu marka hore wanaag badan iimuujiyo ayu hadhowna idhaawaca malaha nasiiba uma lihi farxad 😢adoo iga dhaaran doona maaxad been iidhansiinaysay
@mariaadan4822
@mariaadan4822 3 ай бұрын
😢😢mar uun nasiibkeena wuu hagaagi doono abayo​@@zihaamlovechannel7764
@khaleddaherr
@khaleddaherr 4 ай бұрын
Sidaan nafta kuugu dhiibay Kashaydana kuugu dhaabay Inaad adiguna dhankaaga I dheelitirta wacnayde Adoo iga dhuuman doona Maxaad isoo dhawaysay Siduu dhaawaca ku gaara Uu yahay ani dhimashadayda Inaad adna dhiiladayda Ka dhiidhidoo baa wacnayde Sidaanan dhib kuugu quurin Maxaad igu dhawran wayday Sidaad igu dhiirinaysay Kalgacalkiyo mira dhalkiisa Inaa wacadkii dhexdeena Dhabayso ayaa wacnayde Adoo iga dhaaran doona Maxaad been ii dhansiisay Ma dheehanin ruux filkaaga Kumaan dhigin wali d'adaada Dharaar khalad kuma gaysan Dhibaatana kuuma quurin Asee inaan kala dhaqaaqno Aday dhadhan kuu samaysay Dad dhiig iyo dhuux wadaagay Midiba uu mid ku dheeryay Is dhaarsaday oon is diidin Dhib yari kuma kala lumaane Bal maad kala dhimashadeena In_uun sababteeda dhawrtid Sidaad igu dhiirinaysay Kalgacalkiyo mira dhalkiisa Inaa wacadkii dhexdeena Dhabayso ayaa wacnayde Adoo iga dhaaran doona Maxaad been ii dhansiisay Yaa Wuduuuud❤
@qadraasad6120
@qadraasad6120 4 ай бұрын
😢
@aminajamac9549
@aminajamac9549 2 ай бұрын
😢😢
@ifraxmaxamed-um7fv
@ifraxmaxamed-um7fv 4 күн бұрын
😢😢💔
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 4 ай бұрын
Ma ihi dhibane jacayl balse waxaan aad u xiisaya heesaha qalbiga tabadka leh alfanaan iskalaaji wuxu si toosa ula hadla qalbiyada dhibanayaasha !! Alle ha isku soo dhaweeyo lamanayaasha is jecel 🤲🤲
@ayaaninamustaphe
@ayaaninamustaphe 4 ай бұрын
Xaqiiq hno😢
@fodatehneima2588
@fodatehneima2588 4 ай бұрын
hot-cougars-banged-hard à votre disposition si l est à la
@adnanismacil
@adnanismacil 4 ай бұрын
My fav singer Ustaad Iskalaaji! 👏
@maxamedcali796
@maxamedcali796 4 ай бұрын
Legend ka inta igu raacsan Si dhaqsi ah 100kun in uu ugu gaaro like iisaar ❤❤❤
@isro-Tilikh
@isro-Tilikh 4 ай бұрын
Hestaydi 🥺
@SaacittShiine12
@SaacittShiine12 4 ай бұрын
Labedanah Iska LeH 😢
@yaaskayare4127
@yaaskayare4127 3 ай бұрын
Quruxy kly noh
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 2 ай бұрын
Ax 😢😢😢😢
@AnnoyedMartialArts-uf6ew
@AnnoyedMartialArts-uf6ew 2 ай бұрын
Haaa
@naggahabdikorane773
@naggahabdikorane773 2 ай бұрын
@somaliyouthlove2428
@somaliyouthlove2428 4 ай бұрын
wow, waxaan hees way dhaaftay, waxaad modaa xaladayda in ay ka dhex hadashay, cajiib war iskalaaji madaxa baan saartay, waa fanaan abwaan ,musician, laxamiste waa in uu helaa tageerada ugu badan ee dhalin somaliyeed meelwalba
@Zack-B4
@Zack-B4 4 ай бұрын
Horta Ninkan ma qoslaaye uunbaa erayada u sameeya !!!!
@Awale.british
@Awale.british 4 ай бұрын
Legend Abdi Aziz Ali Isse “Isklaaji” 🔥🔥🔥
@daahirmaxamed6739
@daahirmaxamed6739 4 ай бұрын
Ninkan kabtiisa I'ma gasho dalka Germany ayan kasoo salama
@NaimaAhmed122
@NaimaAhmed122 4 ай бұрын
Wan ka qaadey wll
@CaptainDj143
@CaptainDj143 3 ай бұрын
Sidan nafta kugu dhiibay Kashaydana kugu dhabay Inaad adiguna dhankaga Idheeli tiirtaa wacnaydee Adoo iga dhuman doona Maxaad iiso dhaweysay 😢 Legend Abdi Aziz Ali Isku doon ayaan saran ahay wllhi 👇Haddii aad iga danbayso like isar 👍
@MuntasYusuf-uu7tx
@MuntasYusuf-uu7tx 4 ай бұрын
Wlhi fanaan an iskalaaji ahayn majiro the one and only ❤
@shuceybcxakiin7598
@shuceybcxakiin7598 4 ай бұрын
Calankiisa ma dhacoo Cabdicasiis waligiisa Abid cirkuu jiraayaa🔥 Nin weyn.
@MohamedMahmud-if8hy
@MohamedMahmud-if8hy 2 ай бұрын
Kingof citen dalka nuurkisa waka hayaa intaan wa iga gadan thy.22
@Bishaarmohud
@Bishaarmohud 4 ай бұрын
Ereygii ugu horeyay ee an u shegay wuxuu ahaa hadad iga fogaan dontid hadaba ha isoo dhawan weyna dhacday taas oo anon wax qalad ah kaga lin ayay wax walbe soo dhamaaden 💔😢
@mohamednur506
@mohamednur506 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢 aniga xita sas ban dhahay
@asiaosman-se6he
@asiaosman-se6he 4 ай бұрын
Hasee inaan kala dhaqaaqno aday dhadhan kuu samaysa. Walhy heestan way itaabatay waxaa jira jira wiil aan aad ujeclaa lkn isagu imuu hayn wax dareene dhamaadkii 2021 dareenkaa uqaaday wuxuu iga dhamaday bilowgii 2024 isaga dartiis waan u oyay lkn imuu ogayn hada alx jacaylku xumaa markaan lagula wadin💔😢😭
@jamilahabdi7337
@jamilahabdi7337 4 ай бұрын
Oh hees io bar my favourite fanan iskalaaji ❤❤❤
@Kajol833
@Kajol833 4 ай бұрын
Iskilaaji fanaan tageero like dhac kusii pls ❤❤❤
@kaabanuura6974
@kaabanuura6974 2 ай бұрын
Magaceyga wa ifrah runtii heestan waxa mooda in aniga iga socoto runtii adunka ruuxa aad aminto mise neh aad jecelato qalbiga ka jabinaya tallow gabar kasto nasibka ka xumaday ma laga yaapa in farxaad an dhaamad lehen hellan 💔💔 qofkasto qoralkeyga arko please iso duceeya in nasiibka iyo wakhti i wajiyo hadii an dhinto in u allah i naxriisto 😢😢😢💔💔 15.07.2024 sacad ee tahay 21:58 habenimo 😮😮
@Shukri127
@Shukri127 2 ай бұрын
Jaceylkale sameyso, kii hore ka meyro i hope in nolosha iyo dareenkaaga ku hogaamin .❤
@guledomar8304
@guledomar8304 4 ай бұрын
War Legendka Halaysoo dhaweeyo my fav Singer Iskalaaji Ninka Fanka Qurxiya Axyaa Fanaan 🔥🔥🤴
@Hamdanagad
@Hamdanagad 4 ай бұрын
Waw 1millon markay gadho like ii taboo
@kifaaxsiyaad
@kifaaxsiyaad 4 ай бұрын
Iskalaji qlbiyadena haku dhelin wllow xazuz hanagalin🥹😭
@ahmedyaasiin7808
@ahmedyaasiin7808 4 ай бұрын
Legend iskalaaji fanaan qaaliya 🙏🙏🙏🙏
@Ifrahaden4464
@Ifrahaden4464 4 ай бұрын
Heestan wxey ka hadlaysa aniga marxalad an so maray wax walba way soo dhamaaden💔 Dharaar qalad kuma gaysan Dhibaatana kuma quurin Balsa inan kala dhaqaqno Adiga dhadhan ku samaysay 💔
@Mr.Beddal
@Mr.Beddal 4 ай бұрын
Cabdicasiis Cali Ciise iskalaaji cimaadiisa lama haysan karo❤
@YsufAyuop10
@YsufAyuop10 4 ай бұрын
Legendary Ustaad iskalaaji❤❤
@yazinahmed6812
@yazinahmed6812 4 ай бұрын
Hase inan kla dhaqaqno aday dhadhan kuu samaysay wcnan lahaydaa hadad ogaan lahayd sidaan u tabay 😭 like saar qofkastoo tabaya qofkiisa
@chamsadinabdi337
@chamsadinabdi337 4 ай бұрын
Le meilleure chanteur du monde on SOMALI ISKALAJI je te respecte c'est mon chanteur préféré🙏❤️💪
@JamiiloAbuukar-mr6qq
@JamiiloAbuukar-mr6qq 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@Ikran_isse4890
@Ikran_isse4890 4 ай бұрын
Iskalaji big fun hesihisa dhan aniga iga hadlan😢😢😢
@mohamowlitt5269
@mohamowlitt5269 4 ай бұрын
Qalbiya ka dhex hadlaaa ninkaan
@xamseciyoonbadhan7377
@xamseciyoonbadhan7377 4 ай бұрын
Fananka kaliye la socda dareenka tagerihisaa❤❤❤
@Blaaackhorse
@Blaaackhorse 4 ай бұрын
Qof wacaad ka dhabayne wayay lajogisu waa adagyahy teedakalee qof aad dhiri galinaysiid hadu arkayne wanagaga iyo isla joga hadafkiisa dee waxba soconmayaan any way heestu waay iga gadanthy legend ISKALAJI
@faraxmahdi-7478
@faraxmahdi-7478 4 ай бұрын
😢
@Maxamedcali-xb2dr
@Maxamedcali-xb2dr 4 ай бұрын
Zxp fanka ka bax😢😢🖐️✋
@AsmaaAbdirashiid-l9y
@AsmaaAbdirashiid-l9y 4 ай бұрын
Mxa usarin 😢
@Bureeqo-c2r
@Bureeqo-c2r 4 ай бұрын
Iskalaaji iyo qoslaaye oo is helay💯💯💯🙏🏽
@FadumoMaxed-v1v
@FadumoMaxed-v1v 2 ай бұрын
Iskalajii dadbadan dareemahooda kahadlay 😢😢😢😢😢
@kaafi26
@kaafi26 4 ай бұрын
Hawenkuu balanta ila galaye wan usheegay Hda idhawacyso hadabo waa dhwdahye iska joog wallnimadena norone balse balantu ila galay waxy in uu ila jogi dono intu nool yahy balse mxa dhacay ugu danben waka adunkiis dhinac kagaly 😢 adun qof wacad kula galay oo wacadkiisaka dhabeyo lama arag 😢🙏
@KaphiyaAxmed
@KaphiyaAxmed 4 ай бұрын
Sorry sami😢😢
@simanabdisamara
@simanabdisamara 4 ай бұрын
Maxaa been idhansisey wan kaheley iskalji ninka fanka ugu sidta❤❤❤❤
@IidleShire
@IidleShire 4 ай бұрын
Wooooow dalajan weyn iskalaaji qookhka fanka maanta jooga dalajan ❤❤❤
@Gabobe_jr
@Gabobe_jr 4 ай бұрын
Iskalaaji my fovarite singer ❤❤
@Alitarabie
@Alitarabie 4 ай бұрын
Wuxu hees way dhaaftay ereyada iyo laxanka baa wax kle ah fanan iskalaji abwaan baa kufarayaraystay Af calek
@MaryanSaitt
@MaryanSaitt 4 ай бұрын
Fanan bulshada❤la dareena 🙏🏻 sidu dhawaca ku gaaara uyahay ani dhimashadyda 🥺
@AxmadCabdi-iv9lz
@AxmadCabdi-iv9lz 4 ай бұрын
Sidaan nafta kugu dhibay Kashaydana kugu dhaabay Inaad adiguna dhankaga Idheli tirta wacnayde Adoo iga dhuman doona Maxad iso dhawaysay Siduu dhawaca ku gaara U yahay ani dhimashadayda Inaad ani dhiila dayda Kadhidhido ba wacnayde Sidaanan dhib kuugu qudhin Maxad igu dhawran wayday Sidad igu dhiirinaysay Galgacalkiyo mira dhalkisa Inaan wacadki dhexdena Dhabayso ayay ahayde Ado iga dharan doona Maxaad been iidhansiisay Madheehanin ruux filka ah Kuman dhigin wali da daada Dharaar qalad Kuma gaysan Dhibaatana kuma quurin Balse inan kala dhaqaqno Aday dhadhan kuu samaysay
@MowliidMaxamed-x1j
@MowliidMaxamed-x1j 4 ай бұрын
best song ado iga dhrandoona maxad been iidhansiisay😢😢
@MudanAkon
@MudanAkon 3 ай бұрын
Adoo iga dhuuman doona Maxaad iisooo dhawaysay😢😢😢
@adnanjonzayjonzay3638
@adnanjonzayjonzay3638 3 ай бұрын
Dumari badan hdey ogan laha yen jclka mac nihisa wey ila lin lahaye blse waqti lumis aya loqa tay runti jclki iyo wixi soo raco ❤❤❤❤❤❤❤waa muhim inlaga hadlo daren jclka xanunka uu leya hay wlhy ana wan kugo rac sana hay runti😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢😢allow nosi yadi dumar kena inbadan
@josephlyrics1480
@josephlyrics1480 4 ай бұрын
Ninkan qalbiyada dadku ka hadlaa iskalaji fanaan an tageero jacaylka daacadi ha guulaysto
@MunaCalidiriye
@MunaCalidiriye 4 ай бұрын
Hees waa dhaafty almanac iskalaaji fananka keliya ee xaqiiqada jirta ka hadla
@MahamudSalaad
@MahamudSalaad 4 ай бұрын
Waxaan heestan soobooqday cawe oo eey tarikhdu tahay /13/5/2024 waxaan kuganahay boosaaso waxaan moodayaa in uu aniga iga qoray abwaan ku heesta hadada iga dhuumaneyso waxaad iisoo dhaweeysay 😢😢 😢 illahey waxaan weediistay badal kheeyr qaba 😢😢😢😢😢😢😢 waxaan soo booqan doona markaan bogsado cawe waan ilmeeynayaa waan is xakameyla ahay yaa rabi😢😢😢😢😢😢😢😢
@MuuseMaxamuud-gq2be
@MuuseMaxamuud-gq2be 4 ай бұрын
BaDaL khaYr qaba illahaY haku siiyoh MidkaN cashaR haku noqdoH 😊
@MahamudSalaad
@MahamudSalaad 4 ай бұрын
​@@MuuseMaxamuud-gq2be aamiin
@Mayaastories4556
@Mayaastories4556 4 ай бұрын
Waad ka bixi Inta aad ooyneeso sa ficn u ooy kadibna Hal mar ka jafjafo waad ka bixi kadib baro sida emotional intelligent loo noqto ,ilaa cafimaadka maskaxda iyo ruuxdada
@MahamudSalaad
@MahamudSalaad 4 ай бұрын
Waan mahadsantahay taladada waan qaaday 😊
@sucaadsiciid1921
@sucaadsiciid1921 4 ай бұрын
Wllo wakhtigan la joogo jacayl dartii looma ilmeeyo noloshu adayg bay ubahan tahay wixii tagay ilow mustaqbalkaagana hore uwado
@abdirahmanmohamed3822
@abdirahmanmohamed3822 3 ай бұрын
Duni Wa dhalan ted qof ad nftda kal gacel deeq siyay kolko igu kordhay aye iga dhumaty khald ku wu dhaca ma ehen inad inad sixad dhaf idha wacdo anigo nftda ku deeqay bey igu tiri jacel ka ikhabto lakh & wxd u cabta sida galas biyo miyn ka ista hila dadow 2022😢😢
@hanadyare7047
@hanadyare7047 4 ай бұрын
Adoo iga dhaaran doona maxaa been i dhan dhansiisay😢😢 dareenka tageerihiisa buu ka hadlaa cajiib❤❤
@BureeqoMaxamad
@BureeqoMaxamad 4 ай бұрын
Iskilaaji attty hees way dhaaftay ❤❤😮
@ibnumadaxay1
@ibnumadaxay1 3 ай бұрын
❤❤❤fanaaankii faaanki laaayeu❤❤❤❤❤
@aboubakarbilan2767
@aboubakarbilan2767 2 ай бұрын
No amxaar inshallah meel ay somali jogtoo han uu didnee waa inan midowna sii gud ahaned iyo sii hosee naa form jabuti dhigu biyo maha yakhii i love my somali community ❤❤❤
@RaxmaSalah
@RaxmaSalah 4 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@axlaancali6831
@axlaancali6831 4 ай бұрын
Adoo IGa DharaN DooNa mxaaD Been IdhaNSiSayy🥺😯
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 4 ай бұрын
Waan kuwataa sxb iskalaji
@Bigboss-b4h
@Bigboss-b4h 4 ай бұрын
The best singer of Somalia Sxp horey usoco
@CshakurCsalan
@CshakurCsalan 3 ай бұрын
Wow nin weyn
@AyannaQalbi
@AyannaQalbi 3 ай бұрын
Wllhi sanad kasto markan is dhaho hada bogsatey baa hees i tabato so qaadan nabsiyow aqiro waxba jiro allh qalbiga i qaboojiye iso duceeya jcel dambo xita amu ku gali doona ma is lahi wllhi 🥹😢😭😭😭😭😭😭
@Cawilaadan-yx3py
@Cawilaadan-yx3py 3 ай бұрын
Ilaahay haku qaboojoyo qalpiga wll insh.allah malmo fican aya ku hadhey marka hays dhibin wlo hore Usoco🤍👏
@mabsuudaadam211
@mabsuudaadam211 6 күн бұрын
Anaa ley qadeyba heestan 🥺
@Deeqo245Deeqo24
@Deeqo245Deeqo24 3 ай бұрын
Xanunka Jcyl xisaab maleh Heesaha Iskalaji Xaqiiqda io Qalbiga bey tabanyaan wlli❤
@dekainaibrahim8750
@dekainaibrahim8750 4 ай бұрын
Is the only somali singer oo wali heesi murtida laaha kuu heesa😍😍
@Mss.hungry
@Mss.hungry 4 ай бұрын
Legendary iskalaji ❤
@ziizozaki5655
@ziizozaki5655 4 ай бұрын
Malaha adu Ka hadlaya 😂❤
@NeimaHassan-um7lu
@NeimaHassan-um7lu 4 ай бұрын
Asc
@maxamedxasan5578
@maxamedxasan5578 4 ай бұрын
Anoo describtion eegin ayaan gartay inuu qoslaaye Heeskan sameeyan labo sababood awgeed. 1 Inuu yahay nin hada ugu baddan Iskilaaji fan wadaaga la ah dhanka hal abuurka. 2 iyo nooca Heesihii u dhacaan ee ku saabsan xidhiidhada iyo kalsoonida burburtay. waana markii ugu horeysay oo aan arkayo Iskilaaji oo qaadaya Hees isagu uusan laxamayn oo weliba kuwiisii soo shabaha. Big Fun iskilaaji iyo qoslaaye keep moving guys.
@suleekhosiman3490
@suleekhosiman3490 4 ай бұрын
Waa runta heesaha iskalaaji inta badan laxankoda isaga sameysta
@MohamedKeise-ok2pg
@MohamedKeise-ok2pg 4 ай бұрын
Abwaan Qoslaaye wle dad badan Qalbiyadooda ka dhex Hadlay. Aadbaan u slamaya abwanka iyo fananka.
@CabdulahiCabdiWasugeBeynalaah
@CabdulahiCabdiWasugeBeynalaah 4 ай бұрын
Adoo iga dhaara doona maxa been ii dhensiisey😢❤
@Hassan_Gantaal
@Hassan_Gantaal 4 ай бұрын
The goat 🐐 himself 🎉
@NaztehaSammar
@NaztehaSammar 4 ай бұрын
Ado igadhaaran doona maxad been iidhansiisey ohey oh😢😮
@SAYIDKA-19
@SAYIDKA-19 4 ай бұрын
Inta ugu saamaynta badan waayeh 😢
@NaztehaSammar
@NaztehaSammar 3 ай бұрын
@@SAYIDKA-19 ha🥹
@NimcoIbraahim-k2y
@NimcoIbraahim-k2y 4 ай бұрын
runtii iskalaaji waa fanaanka kaliya Ee Aan heesihiisa si dhab ah u dhagaysto hore u soco
@saidnimamiel
@saidnimamiel 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ , waa runta oo heess ah , Ani tano galeh Aya ii guu dacday, intu wadanga joogay uu yimid ayu ii kuu dhahay qurbaha ayad ila aadi visa wadangu kuu nolaa soo qaado ayuu ii dhahay gurikii iyo tickets ana dhibaya Ayan visihii soo qaatay rabi waa ii fududeeyay , margasu Malinta balanta aan Lahey ayu doofay aniguna visihi farxadisi Ayan lasuugayay habeenimadi marga wacay number Magaladan waada joognay uu sitay ayu walalkisu dhahay ninku saaka 5h00am ayu dhuulay ila europe😢😢😢 marga aan ooyay oo qalbiku 30 quurub noogday beerga Ayan kaa ooya ila imiga.
@rahmamohamed8554
@rahmamohamed8554 4 ай бұрын
Jacaylka❤lashegaba wa anige meqa dhibana ah😢xaal ba naga diyaara Iskalaaji 🔥
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 4 ай бұрын
Badana dad badan oo maray dhawac yada cashaqa 😢😢ado iga dharandona
@HassanFatouma-eq4qc
@HassanFatouma-eq4qc 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ légende iskalaji j'aime cette chanteur
@samiraosman1588
@samiraosman1588 4 ай бұрын
Woow iskalaaj boqorka Fanka ❤
@FaadumoCabdi-v1m
@FaadumoCabdi-v1m 4 ай бұрын
Fav fanan long life😘
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 4 ай бұрын
Dad dhiig iyo dhuux wadagay Midiba midna uu ku dheeryey Isdhaarsaday oon is diidin Dhib yari kuma kala lumane Bal mad kala dhimashadena Inan uun sababteda dhowrti😢 Sidad iigu dhiirinaysay Kalgacalkiyo midho dhalkisa Inan wacadkii dhexdena Dhabayso ayaa wacanyde Adoo iga dhaaran doona Maxad been ii dhansisay😢 Wll qalbiyada dadka dhowra oo jacayl beena haku abuurina sidoo kale hadaydan dhabayn karayn balamaha aad qadaysan marka hore haw qaadina balan beena dadkiba wada bukan socod bad ka dhigten😢
@xmdusha
@xmdusha 4 ай бұрын
Dad dhiig iyo dhuux wadagay Midba midi uu ku dheeryahay Is dhaarsaday oon is diidin Dhib yari kuma kala lumaan
@ibnuhajiali3407
@ibnuhajiali3407 4 ай бұрын
Tani waa heestaydii wxad moda in uu iga shekaynayo😮 iskilaaji what a amazing singer ❤
@Fallandurduro82
@Fallandurduro82 4 ай бұрын
Maxaad been idhansiisey what ever💃🏻
@ZamzamZamo
@ZamzamZamo 23 күн бұрын
My song❤
@jimcaale__juni0r
@jimcaale__juni0r 4 ай бұрын
Gafku MaaHan Xaaraan Waase Lawada Xaalaa Qofka Aad Is Xagataan Ama Kala XanaaQdaan😢
@habsahabsa6341
@habsahabsa6341 4 ай бұрын
Fanan jiira iskilaaji ❤❤❤
@TALIYE___UMAN
@TALIYE___UMAN 4 ай бұрын
hees walbo cusub mise queue oon, quraanka ayaa ka macaan 💌
@mohamedabdihassan3295
@mohamedabdihassan3295 4 ай бұрын
Goat 🐐
@user-vs9yh9bx2t
@user-vs9yh9bx2t 3 ай бұрын
Iskalaaji,king of voice ❤
@mmaliosman2332
@mmaliosman2332 3 ай бұрын
Axyaa fnnn isk laji moolo hees mcn so qdye
@deeqoxusen1234
@deeqoxusen1234 Ай бұрын
Tan anigaa igu dhacaday hees aniga iga hadlaysa wlhi. Qof an aminaya o nagta aga dhigay baa igu ciyar ciyaray wlhi lkn waan ka xumahay. Wxaa wlbo igu dhac allah i qoray alx
@mohamedabdilatif
@mohamedabdilatif 4 ай бұрын
Dhabaysaa wacnayde adoo iga dhaaran doona maxaad been i dhansiisay
@AhmedMaayo
@AhmedMaayo 4 ай бұрын
Iskalaaji waan tageera fanaan jira weeye
@abdiwahaabsaciidibrahiim
@abdiwahaabsaciidibrahiim 3 ай бұрын
Taliye Kal iyo heestaadan🎉nice song🎵🎵🎵❤
@Aadan_ciise
@Aadan_ciise 4 ай бұрын
Allow quluubta jaban ,oo jabka soogaaray ukab,,❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmansamaanaden3570
@abdirahmansamaanaden3570 4 ай бұрын
legend iskalaaji father of love ❤️ salan sare my brother 🙏
@RaaxoMaxamad-ke8kj
@RaaxoMaxamad-ke8kj 4 ай бұрын
Waaw.Al.fanaan iska.laaji.runtii heesa haada wey itaab taan mahad sanid❤❤❤
@Mojidibnuarap
@Mojidibnuarap 4 ай бұрын
fav singer iskalaji
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 4 ай бұрын
Iskalaaji best singer holac 🔥🔥🤟
@KaamiloAli
@KaamiloAli 4 ай бұрын
The one and only skaalji my Fav song 🙏🙏🙏🙏
ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024
6:39
Kaarshe Production
Рет қаралды 935 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 50 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 101 МЛН
ISKILAAJI 2024 | DHAQSO IIGU SOO NOQO | HEES CUSUB
6:04
Dalmar Pro
Рет қаралды 48 М.
Iskalaaji Hees Cusub Dhameys   ( Lyrics ) 2018
4:23
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 1,1 МЛН
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 125 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 457 М.
ISKILAAJI / MA ILAAWO INTAAD II TARTAY / TRUE LOVE /  2024 HEES CUSUB
6:39
Iskilaaji official
Рет қаралды 206 М.
MAXAMED MAAME | MUGDI TIRA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:29
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
ISKALAAJI 2024-Hees Cusub Ma Ilaawo Intaad Ii Tartay Video Music
6:40
Bashiir Afrikaanka
Рет қаралды 42 М.
SHAADIYA SHARAF FT AYAAN WADANI HEESO XULA 2024
40:58
Nasir Production
Рет қаралды 181 М.
Шок. Никокадо Авокадо похудел на 110 кг
00:44