"Isku dayga Somalia, waa quus muujinaysa, halka cadaawadoodu gaadhsiisan tahay" Aqoonyahanno

  Рет қаралды 24,899

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 169
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 2 ай бұрын
Dowlada soomaaliyeed weysoo cesheneysaa maamulkedi dalka oodhan. Waxaan aad kuhadleysaan waxba kamajiraan. 2 soomaali majirto dalka waa mid. Ma isaaq iyo soomaliba sisiman uwada hadla, xishooda. tankale kala jarida dalka maxa ka qatarsan, insha Allah himilada umada soomaliyeed walagaraaya war umadiina dhinackaraaca qabiilka kagudba, welcome to hargeisa somalia, insha Allah midnimadaa guuleysaneysa
@abdihassan-m3d
@abdihassan-m3d 2 ай бұрын
Muqdisho xoraysta caqligii baa zero idin noqdayee
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
Somalia Waxayeeeli karimayso Jamuhriyada Barakaysan
@ajm13131
@ajm13131 2 ай бұрын
😂😂😂
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 2 ай бұрын
Wariye suleyman adiga nagu matala tvyada somaliland adigana wax khayrleh soo tabiya guulayso
@mohamedosman6020
@mohamedosman6020 2 ай бұрын
Two smart and informed men!!
@maxamed4yare
@maxamed4yare 2 ай бұрын
How 😂 ? one nation or death 💀 that’s how I see this situation
@ozzylink
@ozzylink 2 ай бұрын
Somaliland should create a system that allows Somaliland owned organisations to travel abroad. We need to create a system that does deep research and influences Somalia government or citizens in order to support them instead of them relaying on African Union peace keepers. We need to spread and do something about the terrible mismanagement of Somalia
@Zara1168
@Zara1168 2 ай бұрын
Guul Somaliland in shaa Allah 💚🤍❤️
@HamseDucaale
@HamseDucaale 2 ай бұрын
MMTV iyo Wariyo Suleiman Aad iyo Aad Ayaad U mahadsantihiin, جزاكم الله خيرا وأيدكم الله بنصره ❤❤❤❤❤
@Xamseqalinle-k2f
@Xamseqalinle-k2f 2 ай бұрын
Waa guuuulasanay shaba waynayh soomaalilaan
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
nin lagu seexdow ha seexan ! ha seexane soo jeed !!! berbera maanta halkaa may gaadheen haday geesiyaal jirin somalilanders u dhabar adaygay culaysyada somalia 4.5 failled state !!!! from saylac city ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 2 ай бұрын
kkkkkkkkkkkk waxaasi waa dhamaatay 33sanoo been ah soomaliya waamid geesiyaashu waa kuwee kuwii kabaha gacanta kuqaatay ee hubkoodii kiyo ragoodii kayaacay maaydan ahaayn ee nasabkoodii ku sheegay irir carab yuhuud oromo fulaynimo aawgeed
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 ай бұрын
@@ShaaficiMaxamed-q3w qajeelaan guusha la noola oo dhinacayga joogte kalabaro farqiga u dhaxeeya weerar maalin gulaystay iyo dagaal lagu guulaystay ee soo jeed beriba waan soo roogaalceline !!!!!! from saylac baladka geesiyaasha somaliland ❤❤❤❤mashallah
@omarabdisalam6807
@omarabdisalam6807 2 ай бұрын
Dad aan lahayn indheer garad aqoonta ka curyaansan qalbiga ka bukka . Aan la socon halka maanta adduunyadu marayso .islaamnimo iyo walaalnimo meel iska dhigay .kufaanaya gaalkaa axmaarkaa iiga dhow soomaali. Aakhirona kaa umbaad la macag noqon haddaad ka toobad keeni weeydid. Dhalinta soomaaliyeed weey caafimaad qabaan laakiin kuwo waqtigoodi tegay ayaa mustaqbal kooga ku ciyaaraya iyagoo qabiil iyo qudhun ku afuufaya .ilaahay ha kalaayo cuqdad qabayaasha xanuusan een daawada lahayn .ilaahayoow kaqbo soomaali wey israaciye 50jir iyo wixii ka sareeya
@mychannel-bq1mq
@mychannel-bq1mq 2 ай бұрын
Guul somalilnad
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 2 ай бұрын
Hadii aad keento warriye kuwan lagu khasaarey illaa cigaal waa kuug'
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 ай бұрын
Hargeysa somalia
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk 2 ай бұрын
INTAAD KU XIIQAYSO DAD IYO DAL AANAD WAXBA KATARAYN WAXAAD KUU BAAHAN DADKA SIDA ARXAN DARADA AH LOOLAAYO EE QOF KALIYI UU. 400 OO QOF UU DILO MARKII UGU DA.MDAN BAYSAY XEEBTA LIIDA WAADIGII ARKAYAY. UBIXII SOOMAALIYEED WAXAA KUDHACAY MARKII UGU HORAYSAY WAXAY ISKU DAYAYEEN SOOMAALLD WAXAY NAGA QARXIYEEN SAFAARADA ITOOBIYA MADAX TOOYADA WAXAANA UDHINTAY DAD SAMAROONA IYO ISAAQ INTAA WWIXII KADAN BAYSAY TALAABADAY QAADAANBA WAANU QABANAYNAY MARKII INBADAN AANU QAB QABANAY. DIB ISKUGU MAY DAYIN. ILLAA IYO IMIKA
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 2 ай бұрын
Buundada Aqoonsiga waxaa gooyay SSC.😂😂😂😂😂
@Seeykulatahy
@Seeykulatahy 2 ай бұрын
@HamseApdirahman-ur2zk adna noqon maysid😂
@ShakuurMudane
@ShakuurMudane 2 ай бұрын
Mm somali idinku qarankiina Iyo dalkiina in Lagu soo duulo dhex bad ka tihin bilaa damiir ayad tihin wariyasha Somalia eeg mid walba wuxu difacaya dalkiisa xata isago ben abuuraya qof reer Somalia oo social media isticmaala oo qadiyadooda dhex ka ah ma arkaysid mana jiro lkn inaga doqmaha inagu badan inay dalkoda dafacan ay ka dafacan hadawga waxay ka door biden inay dhex noqdan waa wariyaasheni dadka qadiyadooda Iyo in Lagu soo duulo dhex ka noqo naya✍️
@mohamedyussuf9079
@mohamedyussuf9079 2 ай бұрын
Waad asiibtey wale , masha allah, afkaaga caano lugu qabay .
@archialleli6516
@archialleli6516 2 ай бұрын
Wariyayaasha isaaqu waad dad aan caadifad lahayn marka sababtu waa taas
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 2 ай бұрын
MEDAX TUUG AH AMA LIIDATA' WAA SIDDA HEYSTA SHABKA S/LAND HUBAAL WEX AH' SHABKA OO AH' MISKIIN' SHABAKA' MEEL U BANAAN IYO DAD HOGAMIYA MA' JIRTO CADAMI MIDKATA MINNA DHEGAYSAN MEYNO SHABKU HADII U MIDKASTA YEHAY TUUG AMA BEDDOW FORGET ABOUT IN.S/LAND
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 2 ай бұрын
Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanidin muwaadiniinta dhabta Ah ee Aqoonyahanada somaliland
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 2 ай бұрын
Dacawo mexay tidhi awelba maan rebin
@mustafesaluute6237
@mustafesaluute6237 2 ай бұрын
❤❤❤❤ Guul Somaliland, miyaa aniga lay tudhay ninkii taagyaraa dhimaye.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
Somaliya Waxaykufoogan Tahay Inay Albaabwalba Inagasooxidho. Waana Jilicsanantay Inaga Arkeen😕
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 2 ай бұрын
Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland
@FalasCadey
@FalasCadey 2 ай бұрын
We are the people of the world we identified somaliland to be region of somalia
@ismailjama178
@ismailjama178 2 ай бұрын
Stupid is what stupid does.
@AbdiAbdifatah-g8x
@AbdiAbdifatah-g8x 2 ай бұрын
Hadoo kale ayay habartu cabaadaye idinkoo aan qashar la idinku ridin aya hab diplomacy ah tamartiina la idinku tusayaa horaa la idinku seeta dheereeyaye
@gjama9511
@gjama9511 2 ай бұрын
Habar Awaleey Xukunka Somaliland sitoos ah u wereejiya
@Abdirahman-o7v
@Abdirahman-o7v 2 ай бұрын
Zxp qabiil mahayo xilka shaqsi baa haya
@abdit8270
@abdit8270 2 ай бұрын
Well said
@munirkh
@munirkh 2 ай бұрын
Somaliland ❤❤❤❤❤❤
@Khalil112-d4p
@Khalil112-d4p 2 ай бұрын
Absolutely ❤❤❤❤❤❤
@mustafaismailhashi8667
@mustafaismailhashi8667 2 ай бұрын
CADAMI NINKII MUSUQA LOO XIDHAY SOOW MA’AHAYN
@MaryamaSaleebaan
@MaryamaSaleebaan 2 ай бұрын
Mansha Allah weriya qudha ee Aaminsan qaranimada somaliland waa weriye Sulayman ku soco shacabka somaliland wuu ku ogyahay. Ee
@alihassandaksale2866
@alihassandaksale2866 2 ай бұрын
BAL ORDA HARGAYSA IYO BURCO KALIYA QARAN KA DHIGA. ADUUN IDINKA AQBALANA SOO HELA.......
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 2 ай бұрын
Wexa kaa gelley hishiskoda Belwuxu ku hadlayo eeg Cabdilahi aqoonta wexad kalla midtahey kuwii hawadda iibiyey' Kuwii shabka dhulkiis iibseday Ķuligii wexad tegtaa mudisho Xataa ciro ina bixi. Faysel carablo' wex shabja aad u sheegi kartaa thanks Calanka somaliland iibiya ina Sheekh u rebaa?
@MohamedFarah-z9d
@MohamedFarah-z9d 2 ай бұрын
Reerkiina sheegta laangaabyahaan soomaali ka tihiine
@da8660
@da8660 2 ай бұрын
Etoobiya waxay so wadaa majirto....Somalida ayay rabtaa inay iska hor gayso
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 ай бұрын
Markay Somalia diyaaradaheedii nagu garaacaysay Hargaysa, Ethiopia waatii magangalyo nasiisay sxb
@da8660
@da8660 2 ай бұрын
@@HassanBasri725 hahaha,'... caruur baatahay etoobiya iyada ayaa jabhado so hubaysay...teeda kale dadku dhulkodii ayay uqaxeen etobiya umay qaxin ..rashinkana waxaa nasiiyay Haayado..dadkii dulcad uqaxayaan kamid ahaa
@ajm13131
@ajm13131 2 ай бұрын
@@HassanBasri725itobiya in lagu garaaco ayadaa ka dameysay oo dawladii somaliyeed jamhado ku kicisay itoobiya ayadaa gubaneysa waxba maanta kuma tari karto.
@ismailjama178
@ismailjama178 2 ай бұрын
Haddaad intaa og tahay maad u sheegtid xukuumada Xamar ood tidhaahdid aqoonsada Somaliland markaa MOU looma beehdeene.
@ajm13131
@ajm13131 2 ай бұрын
@@ismailjama178aqoonsi ay itoobiya ku siiso meelna kuma geynayo itobiyana dhul somaliyeed ma bixin karto, iska dhaaf dad xamar iyo somali inteeda ku dhaqane kuwa hargeysa jooga iyo magaalooyinka kale ayaan ogoleyn in ay dhulkooda xabashi u daba fariistaan. Somaliya kuma aqoonsaneyso oo waa wax aan dhici doonin aduunkuna kuma aqoonsanayo oo cidna waddo isku furimeyso oo keligaa ama ahan waxa aqoonsi raadinaya ee dunida dhan baa aqoonsi doon ah , aqoonsigu golaha amaanka ayuu ka go‘aa oo isku raaca. Ayana kuma dhacaan oo wadan walba dantiisa ayuu ka fiirinayaa iyo waxa caqabad uga imaan Kara marka walal oday 80 jir ah iyo islaan 100 jir ah yaaney mustaqbalka kaaga dheeline iska so laabo wareertaye.
@MaxamudCabdi-br9jj
@MaxamudCabdi-br9jj 2 ай бұрын
Guul somaliland 💚🤍❤ Xasan gurgurte ha is xoreyo isagu somaliland waxba ka qadi mayse
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 2 ай бұрын
ictiraafku markuu yimaado ,waxaan oo dhan daaqaday ka baxayaan. agagas fawqal agagas bay yihiin labadaan tuke "xasan dheeqo iyo ismaaciil uus wayne".
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 ай бұрын
Somaliya xirta ah Waa from lowyacade to raas kabooni Waana jamuriyada somaliya beenta dhafa mushruuca oromeyta ee gebeley Waa laga hortagi shababka ay soo malgelido amniga umada somaliyeed bey dhibaato ku yihiin iyago u adeega ya Oromo
@Xasmas
@Xasmas 2 ай бұрын
Ethiopia 🇪🇹 Somaliland 1❤
@AbdirisaqMahamud-lc4gw
@AbdirisaqMahamud-lc4gw 2 ай бұрын
Hargeysa somalia😂
@Feeedomlove
@Feeedomlove 2 ай бұрын
Umada yaan leesku dirin somali somali baa leh somalian
@omarabdisalam6807
@omarabdisalam6807 2 ай бұрын
Acuudu billaahi minasheedaani rajiim waadad bukka oo lagaranayn halka ay usocdaan.
@CabdiqaadirMuxumed-z1b
@CabdiqaadirMuxumed-z1b 2 ай бұрын
Madaxyare xasan durable quuso kaquuso somalilaan way fogaatee tashatay isbixisay shaqaysatay
@Hurshe
@Hurshe 2 ай бұрын
Aaway somaliland ta aad sheegaysid maba xishoonaysiin isxaaqow qabiil miyaa qaran noqda siyaad bare aqoon ayuu idiin lahaaa lkn hadda in la iska kiin qabto waaye
@faizasaid3803
@faizasaid3803 2 ай бұрын
MM t.v waxba hays wanaajin, waa ku ognahay, Xirsi, Ciro iyo intiina Xamar laga masruufoba
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 2 ай бұрын
Faaisay cid xamar laga masruufa oo muwaadin xalaalahi ma jiro
@faizasaid3803
@faizasaid3803 2 ай бұрын
@@ahmedabdi5805 kuwa xaaraanta ah, ayaa laga musruufaa, waa kuwa ku farxa marka Somaliland dhibigaadho.
@WadoCad
@WadoCad 2 ай бұрын
Xaqiiqadu waa in JSL ay badasho istaariijiyadda ay ku wajahdo Somalia una aragto cadow jiritaan ayna arintu marayso in ay Villa Somalia jirto ama Somaliland jirto.
@Abdiqadir_Omar
@Abdiqadir_Omar 2 ай бұрын
Somaliland hanoolaato guul iyo gobonimo insha allah marwalba ❤
@AdamJama-v1o
@AdamJama-v1o 2 ай бұрын
Anagaa fahanay waa cadaawad iyo nacayb
@mohamedbahdon2772
@mohamedbahdon2772 2 ай бұрын
UMMADDA DADKII WAAWEYN OO ILMAHOODII BEEN U SHEEGAY 34 SANO,ETHIOPIA 🇪🇹 MAXAY UGU HADLI LADAHAY ETHIOPIA, KHAYAALI IYO DAD AQOONTA KA.ARADAN KKKK
@drs.yusrabile6023
@drs.yusrabile6023 2 ай бұрын
Somaliya nacaybka ay somaliland u qabto ma qarsato lkn somaliland waxba kama qaadi karan aqoonsiga somaliland miiska saaran yahay
@saadoali5930
@saadoali5930 2 ай бұрын
Somalia maanaga oo keliyaa ayaa nacnay aduunka oo dhan ayaa nacaye, maxay duniida ku soo kodhisay ee aan tuugo iyo dhac ahayn
@babusalma5137
@babusalma5137 2 ай бұрын
Haddii aqoon yahankoodu sidaan yahay jaahilkoodu waa sidee?
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 2 ай бұрын
Kuwiina farta ku fiiq halkan lagagama baahnee
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 ай бұрын
Waa. 7ntaa ku taalisa ee ku harta degmadada kugo maampshaa
@HassanBasri725
@HassanBasri725 2 ай бұрын
Sidaad adigu rabto maaha sida dantaydu ku jirto 😂😂😂
@husseinissa2595
@husseinissa2595 2 ай бұрын
Shid
@dahiribrahim831
@dahiribrahim831 2 ай бұрын
Erayada "cadaw iyo nacayb " xagiina ayaan ka maqalnaa uun marka joojiya. Hashu ayadaa cunaysa cabaadaysana!!
@gjama9511
@gjama9511 2 ай бұрын
Hakudhex waalanina Jamhuuriyadee Awaloow wareeji talada !!
@da8660
@da8660 2 ай бұрын
Abiye wuu isticmaalay Muse bixi
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 ай бұрын
Waa nimanka lacag gaalo bexiso cid kale igu hanjbya ayga ku nool lacagta xaaranta gaalada laga so qaado ku gor gortama si mid walba dantoda igu gaadho
@hasansalad9058
@hasansalad9058 2 ай бұрын
xataa waalajoojiyay qaraalka somali hargesa
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 2 ай бұрын
Faqashta iyo qadaadweynta iska dhigayaa somalilanders ee soo qoraya qoraalo khaldeysaan idinka.horreynaa waana.idin ognahay na khaldi karimaysaan haaweeyahay
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 2 ай бұрын
Heegooy qadaadweeyn mahaanee Hargeisa iyo burco joogaan imisaa sanoo ba dadkaa been uu sheegi kartaan?😂 Somaliya waxaay awood uu ledahay inaay tiraahdo haal diyaar oo hargeisa kaso dagaysa majiraayso markaa magaca yaar hadaad ka booday markaa doon inaa racdo lagugu qasboo wa walaniin
@gjama9511
@gjama9511 2 ай бұрын
malasyiin Dolar baad sitoos ah iyo si asn toos ajsynba Somaliland soogala Habar awalbaana Cunta
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 2 ай бұрын
Ethiopia air line hadey magacii Somaliland ku adkeysan weydey, waxey idin cadeyneysa Ethiopia ineysan aqoonsigan aad ku waalateen eysan idin heyn. Meeshey ugxantiinu taalo waa Somalia.!!
@CabdiraxmaanibraahinXuseen
@CabdiraxmaanibraahinXuseen 2 ай бұрын
Hore ayaanu u dhah nay cadow aan ahayan xamar ma lihin
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg 2 ай бұрын
wada hada ladii Somaliland iyo Somalia ceeb beiku noqotai Somaliland oo lakhiyaa meeyey !
2 ай бұрын
odayga cadani wuu is yeel yeelayaa, Arrinta meesha ey ka dhabaqday wuu ogyahay laakiin afka ayuu ka dhowrayaa. Bad iyo dhul in Cadow la siiyo danbi ka weyn ma jiro.
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira 2 ай бұрын
xasan shiikh wuxuu yiri:Somaliland waxay khatar kutahay amniga qaranka somalia! haday sidaas tahay maxaad faraqa noo haysataan?
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 2 ай бұрын
Somaliya wa cadowoga adamaha nolosha kucadow
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
Jaha xuma
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 2 ай бұрын
Hanbalyo Hanbalyo Wali waa banaan yahay booskii aqoon yahanka halkaa halaga sii wado
@hassanomar8696
@hassanomar8696 2 ай бұрын
Sida ay Dunidu U Macaamisho -------------------------------------------------- Waa sax oo quluubteena lagama masixi karo Somaliland, laakiin taasi inaguma filnaa. Waa in baarlamaanka iyo guurtida Sonaliland at curiyaan qodob ah: Soomaaliya wlla khatarta 1aad ee Soomaaliya. Internetka caalamku dheehanayaa waa u muhiim Somaliland, si loo arko magaca weeyn ee J. Somaliland.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
Qodobkaa Wallahi Soomaalia waa lagu dacwayn karaa Somaliland Caalamka ayey qodobkaa ay Soomaalia sheegtay Ee ah in ay Somaliland cadaw ku tahay Soomaalia, Somaliland Wey ku dacweyn kartaa Soomaalia
@ajm13131
@ajm13131 2 ай бұрын
Somaliland in ay somalia amnigeeda faro gelin ku leedahay waa xaqiiqo , taas waxaa tusaale ugu filan nimanka alshabaab maamula ee ugu badan waa rag beesha dhexe ah , ina godane sanad walba hargeysa ilo ayaa ugu dhalan jiray oo markuu xamar kaso dagaalamo ayuu ku nasan jiray hargeysa marka Maxaad ku dacwootaa walaalow , aduunkii 33 sano lafaha aad dhabarka ku sidatay wax kugu siin waayey ma hadal waraaq ku qoran buu wax kugu siinayaa???
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 2 ай бұрын
Somaliya waxa wanaga aha Somaliland kamarabto wayo wixi hore kadib heshiski anugala waxan ayafilnalahayen
@samih6613
@samih6613 2 ай бұрын
Anigo reer somaliland ah somaliweyn ban rabna😂
@legacyofafricakooshinducaa146
@legacyofafricakooshinducaa146 2 ай бұрын
Waxaa isku hadaaf ah manta oo isku hadaal ah Somalia iyo xusbika Wadani Somali heeshiis ah oo aduunkana laa heeshiis ah baal uu fiirsada Hadalka?
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 2 ай бұрын
Wan iiidiiin soo dhaweeynaya. Lakiin farba iiidiinku goodane iscaadeeya waayo kuwiii iiidiiinla miidka ahaa dagaalbayku jiiraan iidiina dalkiinii baad leediihiiin dheexdheexaadbano nahaay
@abdihamidkashka
@abdihamidkashka 2 ай бұрын
Dhibaatadas oo dhan musa inooguwacan. Iyo taladiisa qaldana. Waa in an iska qabana hadii an doonayno xasilooni siyasaded iyo mid midimo.
@gjama9511
@gjama9511 2 ай бұрын
waxbadan baa shacabka Somalilan ogaandoonaa dhowaan 😅😅😅😅
@MusaMusa-vs8yg
@MusaMusa-vs8yg 2 ай бұрын
Snm great war music
@saidmm9953
@saidmm9953 2 ай бұрын
Isaaqland raali ahaada. La idinka yeeli maayo in aad iibisaan dhulka Samaroon.
@moeawale4891
@moeawale4891 2 ай бұрын
Iyo Dhulmahante inaad xasuuqdan oo dhalka ka qaadaan.
@nimcoawil-gr3mk
@nimcoawil-gr3mk 2 ай бұрын
MARKA AY GANACSIGII SOODHEXGALAAN WAXAY U EEEGTAHAY IN RAGA KASOOJEEDA GAAR AHAAN BEESHA ISAAQ AYUUNBAA GANACSIGA LE EE WAA KALA GUURKII. OO AY DAMCEEN CADAAWADNA MUUJIYEEN INAY LAWAREEGAAN GANACSIGAA LAÀKIIN WAX MACNO AH MAJIRTO OO AY SAMAYNAYAAN
@alihassandaksale2866
@alihassandaksale2866 2 ай бұрын
MMTV. Dood hadaad qabaneysaan. Keena labada dhinacba. Fair and balance ka.dhiga dooda. Laba nin oo isku feker ah maxaa laga faa iidi....
@soraya.a7956
@soraya.a7956 2 ай бұрын
Ethiopia iyadaaba rabta in Soomaalia la heshiiso Ra'isal wasaare xamse ayaa sheegey habeenkii wareysiga 4 dowladood ayuu Abiy u tagay Kenya, Qatar, Saudi Arabia, iyo Turkey intaba Soomaaliya way diiday in ay lafariisato ilaa Abiy ka noqonaayo waalidiisa, marka maxay kuugu caawin kartaa
@gjama9511
@gjama9511 2 ай бұрын
walee waxbadsn bas fashilmaya haday taladu gacantiina kabaxdo
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 ай бұрын
❤️🤍💚Hawaarto
@cabdalacawilyoohiye3
@cabdalacawilyoohiye3 2 ай бұрын
Odayaashii 1960 orday wasakh ayey ahaayeen wuxu ma naago L qabo ayey ahaayeen biLaa shuruud ayaanu ku bixinaynaa dhuLkayaga iyo baddahayaga iyo shacabkayaga wax cawaan ah ayey ahaayeen oo wasakh ah
@alikaafi3793
@alikaafi3793 2 ай бұрын
Isaaqoow from 1991 ilaa 2024 hadaa cadaalad sameylahedeen waxwalba waa idin hagaagilahayeen hada calaacal lee sooharay😂😂😂
@alikaafi3793
@alikaafi3793 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkk Soomaaliland tii lasheegi jiray qaluubta dadka meeykusooharay walee waayaab
@AdamJama-v1o
@AdamJama-v1o 2 ай бұрын
Hayna waalin nimanku hooyadood hawaseen waa ninka yidhi aynu heshiisiino xagaynu u heshisiiinaahaysku baabe.aan
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 2 ай бұрын
Ethiopia hadiiba aay idiin aqoon sato maxay soo kordhinetsa Teeuwen 40 dowladod aya aqonsan hadana dowlad mahan
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 2 ай бұрын
Somaliya waxad ufahanta waxa iyadu isu cadowo aha adigan kucadowo aha adunkan halisi ku aha
@nimojirde8252
@nimojirde8252 2 ай бұрын
Kuwii dabada u dhaqayey ee Isaaqa Ahaa u sheega daarood iyo hawiye iney idin cuna qabateeyaan baa lagu heshiiyey markaa Isaaqow ka tashada Soomaliya
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 2 ай бұрын
Itoobiya waa cadowga ugu Wayne hadii ay noo yimaado yaa naga qaban xamar baan ka cabaadeynaa
@faysalmire7624
@faysalmire7624 2 ай бұрын
Indha bel
@سلامأدم-س9م
@سلامأدم-س9م 2 ай бұрын
Cidwalba miyaa waraysanaysaan kanu waa xoolo caadi ah
@Hassan-shiddo
@Hassan-shiddo 2 ай бұрын
Dulli duqobey oodoqomo ah hamarin hababina dhalinyarada
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 2 ай бұрын
Waxaa soo noqdey soomaaliweyn isaaqow waqtigiina heyska dhuminina . Odayaashaan meesha beerta iyo riyada kunool .qaad kasoo dhergey iska qabta oo merqaansen.waligey ma areg qof soojeeda oo riyoonaya isaaq ka hor maan areg 😮
@MohdAli-ur4cz
@MohdAli-ur4cz 2 ай бұрын
war odaygaan cimrigiisa dhamadaay aqoon yahan ayuu sheganayaan hadana run kama hadlayo dhulka waa dhul falastiin wuxuu leyahay dal yuhuud iyo arab waaye subxanalaan xitaa wuxuu quuri waaye inuu yirahdo dhulka waa dhul falastiin hadana laga qabsaday oo been been yuhuudu ugu balarteen taa waxey kuu cadeyneysaa wuxuu kahadlaaya oo dhan ineyn been iyo mana awaal tahay teedakale dal la'aqoon san yahay iyo dal aqoonsi raadinayo aduunka isku si ulama macaamilo awood iyo isfahan intaba wey ku kala duwan yihiin ani ahaan waxaa soomaaliya ka weysaan in cidkale ka heleyn si kastoo u cabadaan iyo cidkastoo u tagtaan meshaan sharci caalamiyaa gacmaha idinka hayo siyaasiintiina aqliga alle ha u soo celiyo oo soomaaliya wax waliba xal ah ka radiyaan hdii kale been been ayaad u kala tageysaan cadiifad iyo caay iyo cabaad waxba idiin tari meyso
@Somali3000-
@Somali3000- 2 ай бұрын
Isaaqow yaad beenta u shegeysaan. Somaliland = isaaq & everyone knows this. Isaaqland democracy ma aha Ugaaska samaroon ma imaan karaa? Samaroon/Ciise dadkooda elite ka ah Awdal ma imaan karaan like Nimcaan Reer Awdal aamin san somaliweyn ma free baa? All waa No Democracy Isaaq ayey u tahey. SNM waa Daalimiin
@rashidmoh7262
@rashidmoh7262 2 ай бұрын
Somalia somaliland siyaasinta Hogamineysa ayey teqaan Iney beddow yihiin? Xaqiiqadu waa beddaow nimo
@abokorahmed9064
@abokorahmed9064 2 ай бұрын
Bal kan adigu eeg somaliland u dhashay ee hadana sida babqaaqa waxii Xamar laga yidhi ku hadaaqaya.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Iyo in adiga lagugu fakirmo oo horomar lagu diido wa ta iman donta hadi diib logu noqdo Somaliya. There s no way to go back
@mohameddarar4813
@mohameddarar4813 2 ай бұрын
Somaliland waxa looga baahanyahay ga aan sharci oo adag hakaqaa dato samalia
@abdullahroubleh6059
@abdullahroubleh6059 2 ай бұрын
Qaladka ugu weyn ee somaliland gashay waa la heshiiska Itoobia. Baddeenu iib ma aha xeelad amba xoog na laguma qaadan karo. Abiy waa damaaci.
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 2 ай бұрын
War 34yrs oo beena miyaana ku filayn dadka masaakiinta
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
Haday Somaliland doonayso in ay Soomalia dhulka la jarto waa in ay laba talaabo Oo keliya ay Qaadaa Wasaaradda Arimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland kow waa in Soo saartaa Warqad Official ah taasoo Wadamadda Caalamka ku wargelinayso in Aanay Safiiradda u Fadhiya Muqdisho Soomaalia Aanay cag soo dhigi karin Hargeisa Somaliland Laakiin dhinaca kale ay Safiiradda Wadamadda Caalamka u fadhiya Wadamadda Geeska Afrika sida Kenya, Ethiopia, Uganda Tanzania South Sudan iyo wadamo kale Oo badani iman karaan Laguna Soo Dhaweynayo Hargeisa Somaliland balse ay mamnuuc tahay in Safiir wadan kiisa u fadhiya Muqdisho yimaado Hargeisa Somaliland. Laba, in Warqadii ay golaha fulinta Dawladda Federalka ah Ee Muqdisho soo Saartay bishii July badhtama heedii Ee ay ku cadeeyeen in ay Somaliland tahay Cadaw ga labaad Ee ay Soomaalia leedahay loo bandhigo Caalamka Dal wal Oo Caalamka ka mid ah warqadaa iyo qodobkii ka khuseeyey Somaliland Ee ahaa in ay Somaliland tahay Cadaw ga koobaad Ee Soomaalia Oo ay Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland ku hawl gasho una gudbiso kuna war geliso safaaradaha Caalmka Oo dhan iyadoo ay Somaliland Caalamka u cadaynayso in ay Soomaalia Afkeeda ka Qiratay in ay Somaliland tahay Cadaw geeda koobaad sidaa si la mid ah na Anaguna hadaanu nahay Somaliland Dawlad iyo Shacaba Waxaanu Aamin sanahay in Cadaw gayaga koobaad yahay Soomaalia markaa waa In Uu Caalamku Ogaado In Aanay jiri karinba haba yaraatee Wax Aanu ku wada hadli karaaba Ama naga dhaxayn karaa Oo Aan ahayn Colaad iyo In Aanu is dilo sidaa ay Soomaalia goleheeda fulintu Ansixiyeen iyo In Aanu Ahaano Laba Dal Oo Jaar ah Nabad gelyona isku baal yaal . Hadaba waan hubaa Hadii Somaliland labadaa talaabo qaado in aynu Soomaalia baal isaga leexin karo meela iska saari karo laakiin weli waxaad moodaa in Aanay siyaasadeena Arimaha dibadu ahayn mid serious ah Oo Aad moodo in ay weli xeebasho inagu yerehe Jirto intay Xeebadhadu inagu jirtona ka badbaadi mayno Cadaawda iyo Hagardaamada Maamulka taagta Daran Ee Muqdisho ka Arimiya .
@ahmedadanali7380
@ahmedadanali7380 2 ай бұрын
Waryaada dad runta u sheega qiyaaliga iyo cadayda iska daaya.hadaat tahiin dad wax taxliiliya sidaan maha sida wax loo taxliiliyo.
@abdiqaniadem9488
@abdiqaniadem9488 2 ай бұрын
Kkkkkk Ethiopia na aqoonsaneyao ku lahaa xoolo miyaa isaaq marqaanland ka qayila adduunka waxna kuma heysaan
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Wax dhacay ma jiree beentiinii ayaa la faragaliyay kkkk Berntii Habar ee ay dadka lagu seexinjiray ayaa la faragalayay. . Wada hadalkaasj wuxu ahaa 2012kii ilaa maanta dhaqaale ayaa laga guran jiray badan oo dadka lags qariyo. Somsliland iyadaa ka xun Alshabaab. Alshabaab dhul ma siiso Ethopiya..Somaliland Ethopiya ayay ku soo hogaamiyeen Somaliya.
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 6 МЛН
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
"Cayayaanka Madaxtooyada ayaa Beenta sheega oo..."Maayar Mooge
12:43
GARXAJIS XABADO KU RIDAY INA KAAHIN QORULUGUD NAXDIN SALAMAAD
12:52
Friends make memories together part 2  | Trà Đặng #short #bestfriend #bff #tiktok
00:18