Isku Xirka Trends Iyo Zones Iyo TimeFrames-ka Suuqa + Daily Pip goals (Live Webinar 30-Nov-2022)

  Рет қаралды 8,474

Moalimuu fx

Moalimuu fx

Күн бұрын

Muuqaalkan Waxa uu ahaa Live Webinar aan Galnay 30-kii November 2022✍🏾
Qaybta hore ee Muuqaalkeena waxa aan si faahfaahsan oo qoto dheer aan ugu sharaxnay Qaacidada uu suuqaani ku socdo iyo sida ay waxa dhan isku mid u yihiin Hadii Higher Time frame la joogo iyo hadii Lower time frames la joogo intaba ✍🏾
Waxaan ku dheeraanay in aan idin tuso sida suuqu uu adiga mar walba kuula hadlayo, tradeska shaqaynaya iyo kuwa aan shaqayn doonin ee kugu kala wareegayaba sida looga arki karo haddii aad u dagatid lower time frameska, Sirtuna ay tahay in aad il gaar ah ku haysid 5/1 mins waxa ka dhacaya adiga oo aan ilaawin Suuqa kor wixii ka socday isla markaana la rabo in aad mar walba isku xirkaas qalbiga ku haysid✍🏾
Qaybaha Dambe ee Muuqaalka waxa aan sidoo kale si gaar ah ugu dul istaagaya Sida Suuqaan ganacsi looga dhigto, iyo sida la iskugu diyaariyo maalin walba shaqadaada adiga oo samaysanaya Caadooyin yar yar oo aad samayso maalin walba ka hor inta aadan Shaqda soo galin ✍🏾
Trading Pip Goals iyo sida ugu fiican ee la rabo in aad u samaysato qorshe cad oo aad maalintaas suuqa ka leedahay✍🏾 Qof walba oo fahamsan nidaamkeena soona dhistay xirfadii suuqa, intaa kadib qofka si uu xirfadii ganacsi uga dhigto waxyaalaha ugu muhiimsan ee la rabo in uu fahmo waa sida suuqa loogu samaysto daily Pip goals uu qofkaasi suuqa ka raadiyo markii uu ka helana uu oran karo maalintayda halkaas ayay ku dhamaatay oo uu maalinta xiga uun suuqa usoo laabto ✍🏾

Пікірлер
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 117 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,6 МЛН
Podcast Episode 13: Investor Workshop
58:05
Victor H Investing
Рет қаралды 10
Liquidity and Manipulation
27:03
Moalimuu fx
Рет қаралды 3,8 М.
Viral Video of a Man's Crazy Job Interview
16:02
Darryl Vega TV
Рет қаралды 1,4 МЛН
Trading for Beginners Part 1 - FULL TRADING COURSE TUTORIAL
2:26:40
Jason Graystone
Рет қаралды 5 МЛН
The Future Skills of FP&A's and CFO's ft. Dr Tamer AlSayed & Mohamed ElRouby
2:25:04
Hub of Finance Transformation
Рет қаралды 1,9 М.
Baro Sida Fa'idada Shirkadaha Ganacsiga loo Qeybiyo Af-Somali.
3:30