ISMAHAN DAHIR OO II KEENTAY HADIYAD AAN LA OOYAY 400K SUBSCRIBER AWGEED

  Рет қаралды 199,407

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

3 жыл бұрын

Пікірлер: 1 100
@nasra_abtidoon
@nasra_abtidoon 3 жыл бұрын
Asxaabta Ismahan 100k waxyar uga dhiman aan Gaarsiino Si dhaqsi eh 👇👇 kzbin.info/www/bejne/qaWpXoWff7ydjrs
@caishaapdi5025
@caishaapdi5025 3 жыл бұрын
Ismahaan gbdha mxa biyaha u dex galisay😅😅 afka iney u galan maka baqeysid😂😂
@faadimoxussein8069
@faadimoxussein8069 3 жыл бұрын
Abayo halke takantahay
@faadimoxussein8069
@faadimoxussein8069 3 жыл бұрын
Abayo halke takantahy
@hamdahassan355
@hamdahassan355 3 жыл бұрын
Alx dheh nasra madama allah kusiyay saxib qaliya💗💗⚘🌹🌷Allah ha isku kiin dhaafo
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 3 жыл бұрын
Inshalaah way gaare 100.000 my queen ismahan dahiir
@firdowsamuslimah671
@firdowsamuslimah671 3 жыл бұрын
Saxibtinimada waa shey qaali❤ Ilahey haisiiyo saxib wanagsan🤲
@malapleymacaney1176
@malapleymacaney1176 3 жыл бұрын
Maku noqda sxp fcn🤣
@xayaathussein4665
@xayaathussein4665 3 жыл бұрын
Fardowsa abyo anba saaxiib malihi saaxiib naag waligaa iska ilaali
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo
@khadiijosiciid6841
@khadiijosiciid6841 2 жыл бұрын
MashAllh saxiba ti nima da washayi qaaliya MashAllh ale ha isa ku kiina daayo 💞💞💞💉🩸❤💯💉🩸❤
@marruunali8600
@marruunali8600 3 жыл бұрын
Nasra okiyaala la aanta ku quruxbadan tahay saaid waliba inta ila aragtay like ta haila dhafin masha allh nasro adiyo sxbta gacma dahab ilahay haysku kiin daayo xbbt mcn🥰❤❤❤❤❤❤
@hanaaali4773
@hanaaali4773 3 жыл бұрын
Wlhi wn ilmeeye farxad darteed markey dhahdy ismahan kaalay inta imow masha allah dadka keliya aan sxbtinimadoda ku daydo😘😍
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo 🙏
@caashocuud6959
@caashocuud6959 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah ismahan waa zxp qaali ah wllh deegsiyad waye qalbi saafi Alle sadaxeye idinma so dhex galsho Alfmabruuk xapipti guulaysta😍
@naruronalka
@naruronalka 3 жыл бұрын
Axsan saaxiib wllhi sxbk kliya maaha midka afka lga sheego ee waa midka qalbiga kaa jecel waligiin wada jira 💉🥰❤️❤️❤️👭👑🍁
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
Xaqiiiq sxbtinimadu afka ma aha alle ha isku daayo nice 🥰🥰🥰🥰❤
@faizocabdirashid6129
@faizocabdirashid6129 3 жыл бұрын
Msh allh adowen sxib walb saxib ma noqodo alle ha iskukin dayo ismahn iyo Nasro
@fatuushcabdiraxmam604
@fatuushcabdiraxmam604 3 жыл бұрын
Ilxun idinma Arakto
@nasroxasan3741
@nasroxasan3741 3 жыл бұрын
Xaqqiq wlh allh ha isku daayo Kuwait wanaag isku jeclaado allh ha dhigo marksto inshaa allh
@rahmoshine7144
@rahmoshine7144 3 жыл бұрын
Nasro abayo waan ku salamay adiga iyo sxabtaa ilaahi ha isku kiin daayo abayo suaal baan ku weydinaa sawiradaan meesha lagu sameyo ma igu caawin kartaa waa markii ugu horeysay oon comment kuu soo qoro lkn mar walba waan ku dawadaa 🥰💘
@safioabuuker7879
@safioabuuker7879 3 жыл бұрын
Sxpteey waaa iga dheer tahy 😭😭 xayaat ifka nabad ku dhameeso 😭😭❤️💋
@jafarally55
@jafarally55 3 жыл бұрын
Having a true friend is a divine gift. Congratulations 🎉 sister, be blessed.
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sobooqo
@halimaomar216
@halimaomar216 2 жыл бұрын
Masha allha
@hersare1147
@hersare1147 3 жыл бұрын
M.a sxp tinimo wey dhaaftay balse tani wa mid ka qiima badan runtii wall tinimada keep ging gabdhaheyniyow 🥰🥰❤❤
@queenqamarofficialchennal8868
@queenqamarofficialchennal8868 3 жыл бұрын
Wwwww maasha alaah nasro love sawirkaaaga iyo sawirka ismahaan kujiro waxaan kasooqaaday meel goyada lagusameeyo xariyaale kutaal ismahaan gurigeeda ayaan ugu geeyey xasuus maasha alaah saaxiiib waanagsan ismahaan daahir
@faridabzai5964
@faridabzai5964 3 жыл бұрын
May Allah bless both of you Bi ithni Allah 🙏❤️. Nowadays is hard to find true friend
@ramlaabdi7455
@ramlaabdi7455 3 жыл бұрын
The best gift i have ever seen mashaaaalah ilxun idin maegto my girls
@fardowsosheikhh9251
@fardowsosheikhh9251 3 жыл бұрын
Masha Allah nasro illahey haku xifdiyo wan ku jecelnhy runti
@mosalah8502
@mosalah8502 3 жыл бұрын
INSHAALLAH WAAD GAARI DOONTAA WLLASHY NASRA ABTIDOON 500K 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@hibanuura4233
@hibanuura4233 3 жыл бұрын
Mss qosol wanag ifraax
@Asmaabukar225
@Asmaabukar225 3 жыл бұрын
mrkaa si qalniyan ah qof utaageertyo wax wlba ezzi noqonuaan alah haku xafido qluubta kaajvlnahay nasra ❤❤👏
@yasminabdullahi1001
@yasminabdullahi1001 3 жыл бұрын
masha alah siz ilah haidin xifdiyo labdinaba
@polatalemdar829
@polatalemdar829 3 жыл бұрын
She is one in a million ismahan ❤
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 жыл бұрын
Allha inigama dhigo sxpada qurbaha joga Ee dumarka Ah Allha idinka Dhigo Kuwii Isku Calool xadhnada Ameen ameen
@bilicdumar7403
@bilicdumar7403 3 жыл бұрын
Allah u aqbalo qurbaha saxiib ma jiro walahi waa wada rufiyaan socda
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 3 жыл бұрын
@@bilicdumar7403 Hahahah Dee Sow Adiguna Sogali maysid Arinka Hahahaha
@xaworaajucuun2238
@xaworaajucuun2238 3 жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن عيون الناس عليكن باردة وربي يحفظكن
@user-pq7vv3ne9l
@user-pq7vv3ne9l 4 ай бұрын
Maan sha allaah ilaahay haysu kiin daaayo nasra:ismhaan daahir
@abdinasib9427
@abdinasib9427 3 жыл бұрын
I am watching you from minnesota burnsville I support you sister your happiness is happiness to all girls you good role model You deserve more than that Keep inspiring young people Mashallah barakaallah .
@fahmamohamad4286
@fahmamohamad4286 3 жыл бұрын
Masha Allah allaha idiin xafido Wan ku faraxsan ahay wada jirkiina ogow nasro waxad tahay qof qalbi wanagsan allaha idiin barakeyo Labadiina waan idiin tagera guleysta 💞alxamdulillah waan leyahay saxibad ijecel runtii qofka daacada ah qalbi wanagsan Malin Un woow hela qof wanagsan hadii adan helin ama adan lakulmin qof wanagsan ogow Inad lakulmi doontid ❤️
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo please 🙏
@nasteexoidil677
@nasteexoidil677 3 жыл бұрын
Wllhi wn qiiroody mn sh allah nolosha inta kadhiman sidaa uwada frxsnaada in sh allah Nasra abtidoon iyo Ismahan Daahir wllhi sxb daacad ah silgu helo wy adagthy wyadan danbe isha xaasidka Allah hydinka ilaasho ❤💘
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Masha Allah tabrikllha Allah ismahan waxatahay saxib jirto haidin xafido ilahey codowga Allah idinka qabto hor Usoco xabti ❤❤❤❤❤❤
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 жыл бұрын
Maasha alah horumar iyo guul nasro ayaan ku rajeynaya hambalyo ألف ألف مبروك ⚘❤👍🇸🇪
@iqramohamed5194
@iqramohamed5194 3 жыл бұрын
Waaaaaaaw mansha Allah hambalyo macalimadryda nasriin Saxib fican neh waad ledahay mansha Allah anaaba ka maseroyo macalimadeyda
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo please 🙏
@beelnuursherooone1084
@beelnuursherooone1084 3 жыл бұрын
Long Life Queens Sidaana Wadajir u Ahaada Ilaah idinkiis
@amishmohammed2900
@amishmohammed2900 3 жыл бұрын
Ma sha alha ♥️
@Raabica7961
@Raabica7961 3 жыл бұрын
masha allh hampalyo walashey nasra abtidoon saxiibtinimadu waa shey aad u qaaliya allha kuu daayo saaxibtaa ismahaan daahir gacma dahab walashay iyadana halkaan ayaan ka salaamayaa
@user-py8bg3ql8i
@user-py8bg3ql8i 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Hambalyo qaalidaydii❤😇Inshaa allah 1M kuu rajaynayaa inaad gaadho😇❤Saaxiibo aan aad u jecelay Nasra iyo ismahaan Abid farxa xbbtiyaal🤲❤😇
@captannasirali4047
@captannasirali4047 3 жыл бұрын
Wan ogahay waxa tihiin sxbo aad isku jcl lkn waxan inad isku kentan waxaa ka qurux bad neyd inad si wada jir ah masakinta u qudisan aad hadiyad uga dhigtan wana rijeynaa insha alh 🥰🥰
@farhiodaahir193
@farhiodaahir193 3 жыл бұрын
Hailoobin nbiga scw wuxu dhahy wax isu hadiyeeya si aad isu jeclatan mrwalba muhiim mha sdaqadoda iney bnanka kenan
@ahmedclaahi9643
@ahmedclaahi9643 3 жыл бұрын
Jaceylka kan banaanka ma,ahan ee waa kan eey qalbiga iska jecel yihiin ilaah ha,isku daayo waa gabdho walaalaheena ah 🥺💞
@fathiaAhmed9
@fathiaAhmed9 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله حفيظك الله 💝💝
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo
@Haafturki
@Haafturki 3 жыл бұрын
Masha allaah wada jiro ee wada joogo noqdo saxb waligood isku kalsonaado oo cadawga iska ilaaliyo waan idiin jclhy 2badiinaba🥰🥰🥰💖💖💖💖🥰
@fadumoahmed8482
@fadumoahmed8482 3 жыл бұрын
M.a xapipty wlhi waaan ooyey farxd darteed faxadada waan ku farxaa kabadan waa u qalantaa xapipty ismahana waa qof qaaaaaaali ah oo daacad ah qalbigeeda sida oo jclyahay alaha siyo waan idin jeclhy wana ku farxa mar walbo aad wada joogtaan xapiipaatii love u ❤ nasro qurux and ismahaan qalbi wanaag
@hoodoayaan5163
@hoodoayaan5163 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@umumohamed8180
@umumohamed8180 3 жыл бұрын
Wlh bilh waa ooye si kastoo dacad u ah wali ma arag sxib ifahanto ama si dhab isku jeclano isha allh idinka haayo sisters❤❤💯
@princessajmalmohamed9711
@princessajmalmohamed9711 3 жыл бұрын
Srry abyo mcney wxan sxbtinimda wx k aqoon ba ku hley srry😭😭 Wa heli insha allaah sxb aad ku frxdo
@nafisafarah401
@nafisafarah401 3 жыл бұрын
Ismahan 2 waatana Yaaqey
@crronaldo7736
@crronaldo7736 3 жыл бұрын
Waad helaysaa sis iska sug
@bounamabilal4318
@bounamabilal4318 3 жыл бұрын
Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ahay taageeradaada{all congratulations my sister 🥇🏆} from Djibouti 🇩🇯
@ifrahoag8913
@ifrahoag8913 3 жыл бұрын
Masha Allah comments ma jecli lkn cawa farxda. La qeybsaneyna nasra iyo dariska xalasha ismahaan iyo mamiii mar kale alfa mabruuk
@anababdi3382
@anababdi3382 3 жыл бұрын
MashaAllah isimhan she has good personality
@nadarmaxedabdinadarmaxedab323
@nadarmaxedabdinadarmaxedab323 3 жыл бұрын
M.a allh kuxafido
@rayanahmedhussein6701
@rayanahmedhussein6701 3 жыл бұрын
M.A sxptinimada waa xariirka aduunka ugu wngzn wlhy wligiin wada jira queens👑👑🌹💎
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo please 🙏
@fredellallen4337
@fredellallen4337 3 жыл бұрын
You are a great person a hard worker with a pleasant smile keep up the work
@khadraabdirahman6333
@khadraabdirahman6333 3 жыл бұрын
Mnsha alaah alle hysu kiiin dyo xppty ismahan dahir qof dadnimo leh weye alle hydin xfdo mnsha alaah tabarakalah
@zahriinakuchannel6292
@zahriinakuchannel6292 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 illaahow nasrooy waa iga qoslisay ishaan marka hore ku fiiraa masha allah ismahaan waa sxbad wanaagsan
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo please 🙏
@qalbiuroon8645
@qalbiuroon8645 3 жыл бұрын
Ma shaa Allah ..i love your friendship and i envy it..love my sisters..nasra cadey, ismahan channell kedha ukala kici ayadhana..we stand with you mcnto
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo
@farhiamohamedabdi4293
@farhiamohamedabdi4293 3 жыл бұрын
Masha Allah sxb wey dhafna dhihi karaa ismhan dahir sxb qlbi wngsan @Nasra Abtidon sxb dhaqaleso wlhi sida laguhello sxb qalbi wngsan wey adgthy isah dadka alla ha idin dhinc marsho Axbabi guleyta idim Alle💯❤👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼
@sahroali2647
@sahroali2647 3 жыл бұрын
Ma'shaa'allah sxb qofkaas ookalaa ladhahaa ismahaan waxaa tahay qof qaaliya
@amish6567
@amish6567 3 жыл бұрын
Waaw Saxibtimo😍❤️Nasra ismahan
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo
@ruunanshuur9512
@ruunanshuur9512 3 жыл бұрын
ماشاء الله عليكم ربي يحفظكم الله يبارك فيكم 🥰
@nadarabdi2653
@nadarabdi2653 3 жыл бұрын
M.a cdy arabi wd ku fcnthy lkn afkaga somalia ina kadhigto ksi wacnaan laheed
@queenmumtaz1141
@queenmumtaz1141 3 жыл бұрын
@@ruunanshuur9512 wasax lakin dada aqonin jire nagadhaf nasro abtidon kaliged ma aqiriso somali hanolato plz plz plz plz plz nagadhaf carabiga dadka wekugudayden dhaman carabiga soqorayan plz
@deqocusmaan9222
@deqocusmaan9222 3 жыл бұрын
Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Kun iyo kowjer Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha allaha Masha
@sagalsimanofficial8558
@sagalsimanofficial8558 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo alle hakuudayo saxibadaa ismahan dahir masha Allah waligiin wadajira
@fardowsaarab9773
@fardowsaarab9773 3 жыл бұрын
Mashallah queen nasra 😍😍💋💋❤️
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal baqare sooboqo
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal baqare sooboqo
@khadarqeyz519
@khadarqeyz519 3 жыл бұрын
Plz sawirada meesha laGu zameyyO specially midka ugu danbeeYo plz nozo shega nasRa io saxibteeDa hadaNa maqleysaaN
@munaali4950
@munaali4950 3 жыл бұрын
Doza gift house inlagusameeyo ilathy kafiiri Facebook page koda
@nastibeauty6770
@nastibeauty6770 3 жыл бұрын
Nasro please abayo mcney wkau baryaa no so sheeg mesha lakusameeyo sawirdaan cml
@munaali4950
@munaali4950 3 жыл бұрын
@@nastibeauty6770 Xapiipty dowza gift house aya lagusameeya lambarkooda fb page koda kasofiiri
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo
@hamdohussein9853
@hamdohussein9853 3 жыл бұрын
wlhi markey tiray lama helo saxiib sidan kujecel waxanba arkay ilin dharkeyga qoysay Allah ha idiin xafido ❤❤❤❤
@hamdikasim
@hamdikasim 3 жыл бұрын
Masha Allah saxibtinimadaa lasheegayo waataan oo kaleeh. Allaha iskukeen dayo
@raaxoruuxi3296
@raaxoruuxi3296 3 жыл бұрын
waa kula qiirooday nasra cadey allah idinka yelo kuwiii sxbtinimadooda farxad ugu dhamaaato inshaaa'allah💖💖💖💋💋
@A.A.E93
@A.A.E93 3 жыл бұрын
Hambalyo Queen Nasra 1 million subscribe inaad gaarto waan rajeynaa wlshy.
@cfitaah5646
@cfitaah5646 3 жыл бұрын
M.a allah ha idin xafido walalahayga qaliga ah nasra iyo ismahan
@nuuraabdi4865
@nuuraabdi4865 3 жыл бұрын
Masha allah walaalo isjecel allah ha iskukeen daayo anaa laqiirooday haadiyayada saxiibadaa I love you my sister
@boqoradadalka7276
@boqoradadalka7276 3 жыл бұрын
Abaayo nasro miraayada ayaan rabaa ee xagee kahelaa mcnto
@nacimaomarmusa2477
@nacimaomarmusa2477 3 жыл бұрын
Nasro abyo wan ku jclhy frxad iigu nolada adiga cruurtada zeygada
@abdullahidahirsalad2452
@abdullahidahirsalad2452 3 жыл бұрын
👍 wonderful , masyaallah
@Modeeq
@Modeeq 3 жыл бұрын
Masha Allah Ismahan is an amazing friend
@rayanmaxamed8288
@rayanmaxamed8288 3 жыл бұрын
Malinkasta mopel topolaa like kugu saraa nasroy 😔mopel maad iigadid
@pilanpea9353
@pilanpea9353 3 жыл бұрын
Ana ku kadayo xppti😂
@sacduushaaden2215
@sacduushaaden2215 3 жыл бұрын
Wlh m.a wye sxb saaas ah hda lama helo nasraay ee alle ha idin xafido ismahan ilmo adeer nhy saas ay tahana mnta adiga ayaa iga dhow sxbka wngsn dheel dheel ma galo xbbtiiiii.
@cabdicasiisabdulkadir111
@cabdicasiisabdulkadir111 3 жыл бұрын
Masha Allah walalo isku faraxsan nasro Abtidoon iyo ismahaan Dahir saan iskugu faraxsanaada
@fadmamuxamed6941
@fadmamuxamed6941 3 жыл бұрын
Maasha allh illhey ha idin xifdiyo xbbti farxad iigu noolaada dhamaan tiin
@bilancadey222
@bilancadey222 3 жыл бұрын
😂😂😂 Nasro caawa qosolkaa iga dhameesay bee sxbey waxaas iga daaye hadiyadaha waa badanyihiin kis iiso xawil Masha allah sxbtinimo waarta ismahaan iyo nasra ee nasroy ismahaan dumaashida ka dhig qof saas u wanagsan ilma aa eedo u tahay hanoo dhashe😍😍😍
@amaalnuur3960
@amaalnuur3960 3 жыл бұрын
A ¹IQ 555inches 4
@najmoahmett5260
@najmoahmett5260 3 жыл бұрын
M.a aniga sxbty ilhy haido wan lehyh alx❤️
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo please 🙏
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 3 жыл бұрын
Saaxiib ku dhahaysa farxadaada markaan aniga sabab u noqodo ayaan u jeclahay. That’s so beautiful!🥰
@naciima_family
@naciima_family 3 жыл бұрын
Maasha Allah waa hadiyad qaali ah oo aad u wanaagsan illaaheey hakuu deeysto saaxiibtaa cadaw illaaheey idimatusiyo
@naimojamal1870
@naimojamal1870 3 жыл бұрын
Ala nasrooy giftiga love ka ah oo strawberry ku jiro inoo kala jabi oo sharaab nooga samee Insha allah midkale by ismahan ku kaynaysa oo ka fiican pls🤣🤣🤣
@munocadey4490
@munocadey4490 3 жыл бұрын
Intee ka soo sameysay sawirka biyaha abayo wan jecladay😍😍
@suheilaabdullaahi7351
@suheilaabdullaahi7351 3 жыл бұрын
Masha allah ilaah ha isku kin dayo kuwi janada ku kulma alle ha idinka dhigo adunka inta jogtana alle ma idin kala fogeyo sadaxole alle ha idinka qabto amiim
@fatumalarindamohamed5574
@fatumalarindamohamed5574 2 жыл бұрын
Masha Allah Ilinta Ceshinkari Waaya Wllhi Farxad Daradeed Adiyo Ismahaan Markaa Idin Daawanaayo Allah Haysukiin Daayo Waa Idin Jeclahay Nasra iyo Ismahaan ❤😘😘
@farhiaabdi8959
@farhiaabdi8959 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarka allah ❤️🥰😘
@Shaxshaxlow5194
@Shaxshaxlow5194 3 жыл бұрын
Hadaad daawaneysid adoo jiiftid like saar🤙
@drbaashimohamed7667
@drbaashimohamed7667 3 жыл бұрын
Waaaw m.a axsan sxb waan ku aqaan qaalbi wanga ismahan dahir hormar wacn wllashey
@samiraabdi7465
@samiraabdi7465 3 жыл бұрын
Mshlh allaha kudhafo ❤️❤️😍xbti bilaa okiyala ha kuqryx badanthy mshlh
@Aaamina12
@Aaamina12 3 жыл бұрын
Nasro ada u hadiyad jeceshahay😂😂
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo please 🙏
@kaltunkaafiya
@kaltunkaafiya 3 жыл бұрын
Amal Baqare sooboqo please 🙏
@cookkale.7255
@cookkale.7255 3 жыл бұрын
Waligey qof hadiyad iima sooguntin 🤷🏾🤷🏾👏asxaabteydu waa reer miyi dhamantood
@dahaboahmed2398
@dahaboahmed2398 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mallikamustafa7175
@mallikamustafa7175 3 жыл бұрын
@@dahaboahmed2398 🤣🤣🤣🤣
@Ladan-gs1zg
@Ladan-gs1zg 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@cookkale.7255
@cookkale.7255 2 жыл бұрын
@@Ladan-gs1zg ma wax lagu qoslaa marka waxaasu 😑😑😬
@Ladan-gs1zg
@Ladan-gs1zg 2 жыл бұрын
Hadiyad ree miyi ree magaal ma kala lahan qosolkana ka raali noqo
@rabiyaomar8028
@rabiyaomar8028 3 жыл бұрын
Masha llah abayo wakujecalah xbbti kigo mato😍😍😍😍😍😍🥰inola xbbti🥰400k Mashallah ila akudhafo 😍😍😍😍😍🥰🥰
@fadumoalikarshe1594
@fadumoalikarshe1594 3 жыл бұрын
Masha allah farxadada wan laa ilmeyay ad aya u jeclahay dadaka is jacel❤❤💯💯
@shankaroonaden2275
@shankaroonaden2275 3 жыл бұрын
Masha allaah Tabarkallaaah Saaxiibo is jecel Eebe Ha isu kindaayo ❤️
@ayaanguribila1836
@ayaanguribila1836 3 жыл бұрын
Mash’Allah allah haisu kiin daayo walol nolosha ku saxiibiya nasra abyo insh allh maradhow iyo 500k insh allh love you ♥️💎🌹💎
@Hawo_khalif
@Hawo_khalif 3 жыл бұрын
mansha allah my nasradeyda an jclahay my duma qali waxan ku rajeynaya hormar an horey lo garin mcnt congratulations
@nasramohamed7403
@nasramohamed7403 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha kuudaysto saaxiibtaada iyo adiga nabad iigunoolaada 🥰🥰🥰🥰🥰
@saynabmohamed8336
@saynabmohamed8336 3 жыл бұрын
Masha allh saxipo nolasha kumidoobeey runtii saxipo iskuqurxoonaatihiin waniskukiin jeclahy ilahay idin makalawado walshey nasra abdi doon and walshey ismahaan daahir farxad kunoolaada alpid🥰💓🏵️
@hibanuura4233
@hibanuura4233 3 жыл бұрын
Masha allh ilaahey aduun idinma kala dheereeya aaqirana janatul firdowsa kukulma 🤲🤲🤲
@maymuunsheybi1212
@maymuunsheybi1212 3 жыл бұрын
Mashallah maasha allaah allaah kuudaayo saaxiib kujecel ayaat heesataa maasha allaah
@sagalmohamud2857
@sagalmohamud2857 3 жыл бұрын
Mansha ALLAh Saxidaba Ismahaan wlhi aad ayay kuu jeceshahy ❤️ we love you
@jamha3683
@jamha3683 3 жыл бұрын
M.A .....labadan queens oo beeshan Habargidir waa 😍 💖 💓 💕 ♥ ❤ Big love girls ......n congrats
@ilyasmax
@ilyasmax 3 жыл бұрын
Masha allah wlashey saxiib wanaagsan aa allah ku siiyey ku mahdiya rabi
@saabiriinshiiqow486
@saabiriinshiiqow486 3 жыл бұрын
Masha Allah hanbalyo abyo nasro abtidoon saaxibtaada Allah ku xafido alaabtaan sidee ku helaa waa ka helay ii soo jwb huuno adga nh Allah ku barakeeyo
@iuulabdiiuulabdi114
@iuulabdiiuulabdi114 3 жыл бұрын
Massha Allaah Saxiiptino waa iskasidaa ismahaan cml 🥰 Guuleeysta Abdi one Love
@yasmiinquruxofficial1188
@yasmiinquruxofficial1188 3 жыл бұрын
Masha Allah wlh been inan ku daarto cid igu qasbeysa ma jirto o wlhi ah wan oyey ilintan wan ceshan wayey nasro iyo ismahan si qalbiyan ban idin jeclahy il nacab Allah ha idinka hayo😭😭😭😭😭
@aishamohamedahmed1894
@aishamohamedahmed1894 3 жыл бұрын
Nasraay adi iyo saaxiibtaaba allaha idin barakeeyo saaxiibka wanaagsan xitaa wuxuu sabab u noqdaa in naarta lagaa soo saaro oo janada lagu keeno waa tuu alle quraankiisa ku sheegay saaxiib ahlu naar ahaa oo uu u shafeeco qaaday saaxiibkii oo ahlu janno ahaa waana tan uu nabigu sheegay in labadii alle dartii u saaxiiba ey harsan doonaan harka alle maalin uuna har jirin saaxiibtinimadiina waxaad ku dadaashaan inaad kheyrkana isku kaalmeysataan saad illaa aakhiro isugu shafeecdaan ama aad jannadii alle u wadaagtaan anna waan idiin rajeynayaa wanaag oo idil allena ooga mahad celiya waa nimco eyna dad badan heysan inta xasadkana shartooda allaha idin ka qabto aamiin.
@umeymacadey5080
@umeymacadey5080 3 жыл бұрын
masha allah hambalyo hormarkaad gaartay Ayaan kuugu hambalyeenaa insha allah midkaan iyo mid kabadan Ayaan kuurajeynaa
@apdurazagisack7141
@apdurazagisack7141 2 жыл бұрын
Maasha Allaah walahi sxptinimo tii ugu weyneyd m.a
@mahadmoudkaireh1010
@mahadmoudkaireh1010 2 жыл бұрын
Masha Allah Keep going my sester
@roodocddy20
@roodocddy20 3 жыл бұрын
Masha allah habo hambalyo hormarka aad gartay wankugu hambalyeyna allah daris ayan ku jeclahay allah ku xafido sxbta qaliga ah waa mahadsantahay habo waa kula qiroday aniga adunyada Allah idinku xafido akhirana janada rabbi ha idinku kulansiyo ameen ya rbbi,❤❤❤❤💋💯
@eglanhaji9007
@eglanhaji9007 3 жыл бұрын
Macalin Anigaba waku jclhy allha kuxafido i.a mar un wakulmi donaa
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 133 М.
MAALINTEYDA 1aad IYO HOTELKA AAN  KA DAGAY ISTANBUL🇹🇷
21:29
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 114 М.
Little girl's dream of a giant teddy bear is about to come true #shorts
00:32
БИМ БАМ БУМ💥
00:14
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 3,8 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 84 МЛН
My Morning Routine iyo magalada alab aros kadonane ila socda
14:55
Nasro Hani Family
Рет қаралды 110 М.
CULUMADII IYO DADKII SOMALIDA OO U DUCEEYAY ISMACIIL HANIYAH #alhamdulillah
22:57
Muuqaalka Gabadheyda Manaal iyo Saameynta Uu Ku Yeeshay Bulshada😭
17:38
FURITANKII HADIYADI DHALASHADA 🎂HADIYADO QAALI AH
20:55
Riyaq Abdi
Рет қаралды 76 М.
Когда пытался заново изобрести велосипед
0:11
Короче, новости
Рет қаралды 8 МЛН
Best Summer Collection For Girls 🤪 Amazing dress #shorts #youtubeshorts
0:15
王子居然在家这样 #艾莎
0:38
落魄的王子
Рет қаралды 5 МЛН