ISRAAIL OO MEYDAD SOO FURATAY + XISBULLAH OO 100 GANTAAL KU GARAACDAY WAQOOYIGA ISRAAIL

  Рет қаралды 55,536

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 85
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 22 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@user-nc5jo3fs1v
@user-nc5jo3fs1v 22 күн бұрын
Alaha unaxaristo musliminta dhimatay amin
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 22 күн бұрын
Waxaasi.runmaaha.waa.beentii.yuhuuda.meydadbaan heley waa.ciyaar.aan.cusbeyn.hore.ayaan.udaaweney.kuma.jiraan.maxaabiista.lahyo❤❤❤❤❤❤
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 22 күн бұрын
Waa war beeyn ah,meydaadka waa Cidamadoida dagalka lagu dilay,
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 22 күн бұрын
Duqen badana Allah jabiyo ya rabi jabi yahuuda
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 22 күн бұрын
Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza qaza ee. Palestine 🇵🇸
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 22 күн бұрын
Ilaahoow guuleey. Xamaas xuuti xisbulaah iyo. Muqaawimada ciraq
@safiaabdulle3827
@safiaabdulle3827 22 күн бұрын
Falastin waxaan u rajeynayaa in Illahey guul siiyo yuhuudana Allaha cirib tiro halaag Allaha ku rido dhulka Allaha la jaro Aamiin yaa Rabbi
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 22 күн бұрын
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n 22 күн бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 22 күн бұрын
Anigu.waxan.qabaa.butin.wuxuu.sidan.u yeelsyaa.dadka.ruushka.ayuu.qancinayaa.❤❤❤❤❤❤
@yussufismael6314
@yussufismael6314 22 күн бұрын
Yahuuda qaza iyo yahuuda Somalia ugus alla ha baaba iyo aamin Amin
@DhuuxCabdi-w2j
@DhuuxCabdi-w2j 22 күн бұрын
Cadho alle hakudhacdo huhuuda iyo intataageertaba alle haguuleeyo muslimiinta aallaahu akbar
@user-Askapm6go2wk1y
@user-Askapm6go2wk1y 22 күн бұрын
Wararkaagu waa dhaadheeryihiin soo gaagaabin labo ama sadex ka dhig mahadsanid❤❤❤❤❤
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go 22 күн бұрын
Bakhtigooda iney bananka ka urursadan may naf u arkaan yuhuudu😅
@WiiloHussein-vg8vh
@WiiloHussein-vg8vh 22 күн бұрын
Ilaahayow Masibo kurid Yahud iyo xulafadisa Allow ugargaar Falastiin iyo Xamas ❤❤
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 22 күн бұрын
ASC UKREN XULUFADEDU WAA AF KU DIRIR EE CAKHIKH KEEN AMA AMUS SIDA RUUSHKA
@Mohamed-oi6oi
@Mohamed-oi6oi 22 күн бұрын
Maamulka HBN waxaan ka codsanaa inay wararka nooga dhigaan labadii saacba mar akhbaaraadka noola socodsiiyaan hadaad awoodaan saaxiibayaal waxaanan idiinku hambalyeeynayaa hor umarka warbaahineed eed gaarteen
@azizbarre4502
@azizbarre4502 22 күн бұрын
Very good and detailed news analysis.well done HBN
@Abducubeda
@Abducubeda 22 күн бұрын
Congratulation HBN ONLINE Keep going
@AhmeddahirMaxamed
@AhmeddahirMaxamed 22 күн бұрын
Asc wall lalahayga muslimiinta Waxbakamajiraan balanta yuhuuda Waxaa kadanbeeya reegalbeedka oo maraykanku uhoreeyo Xabada ninkasiinayaa waamaraykan iyo carab uu adeegsanayo burburka Qasa sababay
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 22 күн бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@dayibfarxaanxareed6301
@dayibfarxaanxareed6301 22 күн бұрын
Sxb qali 5milyan baan idiin rajanataa bahada hbn in sha allh
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 22 күн бұрын
Waan ku salaamay saxiib mowliid haaji
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 22 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega 💘 💞 💔 💘
@user-fu6of4pc8m
@user-fu6of4pc8m 22 күн бұрын
Asc walaalayaal muqaawamadu wayguuleysatay srael wayguuldaraysatay
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 22 күн бұрын
❤❤❤❤ ASC Wrx Wbr Dhamaan inta had lasocoto HBN❤❤❤❤❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 22 күн бұрын
Ilaahey ha. Jabiyo yuhuud iyo America reer galbeed alaha. Dhulka alaha. La goooyo
@AyaanleCumar-dv8vn
@AyaanleCumar-dv8vn 22 күн бұрын
Ilaahow kadulqaad dhibaatada qasa Iyo soomaaliyaba😢
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 22 күн бұрын
Nato yaa qabsaday gobolka ruushka ee ma yukren waase yaa raashiya oo dhulkeedii lahaysto 10 beri ruushku waa dadyawga ugu dagaalyahansan dunidayahuudu meel kasta way duqayn ruux qudha kama tagayso reefalastiin waa ummad allah uu aaminsan cid kalle maya
@user-mh2pk9cn3j
@user-mh2pk9cn3j 22 күн бұрын
Scw.Scw.Scw.Scw .❤❤❤❤❤❤❤
@Khadijo60
@Khadijo60 22 күн бұрын
Ducada hala badiyo Ilahey ayaa ka dul qaadi karo masiibada reer Gaza yaa rabi
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
@caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 22 күн бұрын
Al qasaam 🇵🇸 💪xamaas 💪🇵🇸 Abu mustafa Ali💪 🇵🇸 xuutiyiinta 💪 🇾🇪 Aallow guul
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 22 күн бұрын
bismillah asc horta muxu ku faanaa muxuse ku faanin wuxu barkan yahay fashil iyo fadeexo hadey damiir leyihin oo ay dareemi karaan damiirka waxa uu yahay wayo qaabka ey dagalka u garanayan caalimka oo dhan ayaa laga bartay waa kuwa dagalka u yaqaan in dumar iyo caruur lalaayo ey guul tahay ciidanka uu sheegaa waa kuwa kucabanaya iney gaza kudhiig baxeen ogow labadaan wasiir waa kuwa bini aadamka ugu fuleeysan nin hadaa aragto xaafadaha dumarka iyo caruurta gadaal ugu soo laabta oo dhibateya waxey cadeyn utahay in ey rag iska dhicin karin mowliid mahasanid
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 22 күн бұрын
Boqol kaan Gartaal ee Xisbullah Dhiirtii Bey Eber ka Dhiigen Dufkubaxa
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 22 күн бұрын
hhhhh waxay furtayyy majireeee waaa maydad iyaga askarteediiiii lallaaaaaayayyay maamlmahannn oo ay aduuyada been usheegaysayso
@YonisSiyaad
@YonisSiyaad 15 күн бұрын
Allah haguuleyo falstin iyo xusbulah iraan guul
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 22 күн бұрын
Mahadsanid
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 22 күн бұрын
Asc mowliid galab wanaagsan
@warsameabdi6914
@warsameabdi6914 22 күн бұрын
Ilaahaw. Masiibo ukeen yuhuud iyo maraykanka allaw dagaal sokeeye oo burburiya ka dhex qarxi maraykanka allaw badbaadi shacabka ree falastiin.oo xasuuqa lagu wado
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 22 күн бұрын
Halayaabin jarmalku.wuxuu.gaadhey.daafaha.moosko.wuuna.jabiyey.wuu.yaqaanaa.khuurada.waxaa.ka.dambeey as. Cadaab.❤❤❤❤❤
@abdiyare6794
@abdiyare6794 22 күн бұрын
Congratulations HBN TV 300k
@CabdiShire-mo9ge
@CabdiShire-mo9ge 22 күн бұрын
Guudatadaad miyaaf guul uqabtaa meydadadkpoda ha qaateen yeysan nnolol inkaqaadin
@AliAli-yl5rh
@AliAli-yl5rh 22 күн бұрын
Meydadka at sheegayaan maxaabiis maahee waa askartii furimaha looga laayey cadaabtii ilaahay haku fogeeyee
@warisroobo1759
@warisroobo1759 22 күн бұрын
CINWAANKA ISKA HAGAAJI,MEYDKA WEY SOO HELEENA DAGAAL KUMA SOO FURAN
@faaadumo
@faaadumo 22 күн бұрын
Ayagaa dilay meydadka
@osmanmohamed1994
@osmanmohamed1994 22 күн бұрын
Guuleysta.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 22 күн бұрын
Guul. Russia 🇷🇺
@bigphish1983
@bigphish1983 22 күн бұрын
😂😂😂 israel oo mayd so furatay😅😅
@sadam1318
@sadam1318 22 күн бұрын
ayadaa duqeyn ku dishay waxa ay furaneyso waa maxay
@gaashAhmedgaash
@gaashAhmedgaash 22 күн бұрын
Warka minutes soo koob zxb
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 22 күн бұрын
Hadii lasoo koobo maxaad ka fahmaysa soo kama fiicno in laguu tafatiro👀
@gaashAhmedgaash
@gaashAhmedgaash 22 күн бұрын
​@@qeysbadmaceeye.8.24 Waxan doonaya inanay waqti badani inagaga lumin
@JamaadXaajicabdi
@JamaadXaajicabdi 22 күн бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل
@delpierobaidoa394
@delpierobaidoa394 22 күн бұрын
ku salli rasulkena safarta badan
@Abdinoor51
@Abdinoor51 22 күн бұрын
Fool xumaa oo akhlaaq xumaa yuhuud, lacnatulaahi calaykum
@firstlady6086
@firstlady6086 22 күн бұрын
Meetka qaada
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 22 күн бұрын
Pelican ayaa Amray in shacabka labegsado
@yussufismael6314
@yussufismael6314 22 күн бұрын
Ruushka wuu fashilmey asaga iyo kooxdiisa gumaadka wadankii Ukraina
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw 22 күн бұрын
Ma hada aye gar gar siyan Gasa
@Abdiqaadirisaxaaq
@Abdiqaadirisaxaaq 22 күн бұрын
Alle ayaa la jira xamaasa cidan ma jabinkarto dad Alle lajiro
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 22 күн бұрын
Away taladii la soyay Ruush oo aan kaa sugeynay
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e 22 күн бұрын
Gantaalka xisbullaahi soo wax madilo ma daalo deegbaa
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 22 күн бұрын
Reer galbeedka ayaa dagaal kula jira ruushka lkn Ukraine waxba maaha sidaa darted ruushka waxa looga fadhiyaa in uu iska dhiciyo reer galbeedka caasimahoodana beegsato
@user-hy3hx8xg7s
@user-hy3hx8xg7s 22 күн бұрын
Nolaal ayaay ku helewayen makabay kufanayan maayd aay sohelen waa caab
@user-vt7cd9de6e
@user-vt7cd9de6e 22 күн бұрын
Maxaa nabad keenay yuhuudu siday uhadlayso waad aragteen ma beenta mataykankaad run moodaysaan waa qabar seexan iyo dunidoo weji qaldan la tusayo
@DeniseMiller-b3m
@DeniseMiller-b3m 6 күн бұрын
Young Dorothy Anderson Donna Garcia Donald
@NdnxdidhhNndhxydh
@NdnxdidhhNndhxydh 12 күн бұрын
Martin Karen Johnson Ronald Perez Edward
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 22 күн бұрын
Biden netanyaahu iyo blinkin wàa sadexda qof ee dunida ugu xun uguna been badan
@SheliaHicks-y7w
@SheliaHicks-y7w 12 күн бұрын
Lewis Linda Young Jason Miller Mark
@FuaadBarqad
@FuaadBarqad 22 күн бұрын
Mayd maxuu faaiido leeyahay way wareertay yuhuud
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 22 күн бұрын
Meyd muxutary
@HsusnhGajama
@HsusnhGajama Күн бұрын
Jones Mark Moore Donald Thomas Joseph
@ChrissyAllen-yu1mc
@ChrissyAllen-yu1mc 3 күн бұрын
Moore William Smith Mark Davis Barbara
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 22 күн бұрын
أللهم أنصر أخوأنتا في فلسطين وفى غزة
@DarrellHolmes-q3u
@DarrellHolmes-q3u 17 күн бұрын
Anderson Lisa Rodriguez Margaret Perez Larry
@aminadam2572
@aminadam2572 22 күн бұрын
Kkkkkkk
@TerryThera-g5s
@TerryThera-g5s 5 күн бұрын
Perez Elizabeth Clark Brenda Lopez Brenda
@AliceGutierrez-x4u
@AliceGutierrez-x4u 11 сағат бұрын
Moore Larry Wilson Laura Hall Richard
@NsnsisshMkkhzgsy
@NsnsisshMkkhzgsy 8 күн бұрын
Hernandez Linda Lewis Jennifer Young Jeffrey
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,6 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 36 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 5 МЛН
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 22 МЛН
فوق السلطة 405 - قرد عربي يحصد 85 مليون مشاهدة
24:31
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 664 М.
DHACDO FILAN WAA AH OO KALA 'QAYBISAY  ISRA DIBAD & GUDO'
16:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,6 МЛН