sɪᴅᴇᴇ ᴋᴜ ʜᴇʟᴀᴀ ᴠɪsᴀʜᴀ ᴛᴜʀᴋᴇʏ? ǫᴀᴀʙ ғᴜᴅᴜᴅ ᴏᴏ ʀᴀǫɪɪs ᴀʜ.

  Рет қаралды 8,579

Abdirahman Traveler

Abdirahman Traveler

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
FADLAN LIKE 👍 & SUBSCRIBE!
@aniisoaduunyoaniisoaduunyo5839
@aniisoaduunyoaniisoaduunyo5839 2 жыл бұрын
Masha allh abti
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
Subscribe saar & like. Asxaabtada lawadaag.
@husseinaadanibrahim6264
@husseinaadanibrahim6264 2 жыл бұрын
Sxb waan Ku taager sanahay bro runta aad ka hadashey
@ayaancnasir5971
@ayaancnasir5971 Жыл бұрын
Walal qali tan garooowe see ku helaaa anaa rabeee
@RaxmoAbdullahi-r3c
@RaxmoAbdullahi-r3c 2 ай бұрын
Shukn wllky
@abdishakurmessi2872
@abdishakurmessi2872 Жыл бұрын
Legend❤️
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler Жыл бұрын
Subscribe saar legend!
@FalisAden-c2p
@FalisAden-c2p 10 ай бұрын
Mahsanid
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 10 ай бұрын
Ada mudan
@milgomedia8382
@milgomedia8382 Жыл бұрын
Mahadsanid
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler Жыл бұрын
Adaa mudan walaal. Channelka subscribe saar🥰
@husseinaadanibrahim6264
@husseinaadanibrahim6264 2 жыл бұрын
Bro waa Ku cusubahay KZbin kaga subscribe waan sarey bro
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@maxamedsky211
@maxamedsky211 Күн бұрын
Sxp wan weydinaa hadii waxbarasho kubaxayo wajib miyaa in student basoborka kuqoranthy wad mahsnthy
@amiirdeik25
@amiirdeik25 9 ай бұрын
Halkee kaala xiriiraa
@frime7
@frime7 11 ай бұрын
Alle hakaaaa ajriyo
@shukriamoha3293
@shukriamoha3293 2 жыл бұрын
Thanks 🙏
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
Ada mudan
@marian4718
@marian4718 5 ай бұрын
Wl hadaa kenya joogo o pasapor somli heesto kwrn pls warbixin noga so diyaari
@Hodan-k7s
@Hodan-k7s 27 күн бұрын
Wllo xagen kala so xiriira please
@yaasirciise-m7l
@yaasirciise-m7l Жыл бұрын
Wax so sameysa sida ugu fudud visaha dalka Romania lugu helo plzea zxp 😮😊
@kaderxopla2183
@kaderxopla2183 Жыл бұрын
Wll process wa adakyah arday baxay sidee ku baxa
@saynababdirashiidmuuse1791
@saynababdirashiidmuuse1791 Жыл бұрын
Aniga walalahay Waxan nahay 4 qof 2000 ayaa lanaga qaaday intanu visaba so bixin 16kun$ ayuu yidhi keena marku visihu idin so. Baxo hooyaday waaba la diyaar Lkn nooma so bixin 5 bilood ban jawaab sugayna
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler Жыл бұрын
Walale lacagtaas macquul ma ahan viso 5 bil lama sugo ee xoolihina doonta tan labaad muhiim ma ahan inaad aado Turkey hadadan caafimaad, waxbarsho & ganacsi u aadayn. Turkey kuma fiicna meel somaali degaan ka dhigan karto waayelkana uma fiicna. Qolada lacagta idinka qqdatay ilaahay ma yaqanan ee xoolihina doonta. Wbt
@caalamfilmsseries2344
@caalamfilmsseries2344 Жыл бұрын
Wll voya lambarka maqabaneyso mxaa sameeya
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler Жыл бұрын
Xafiiskooda ama Facebook page kooda raadi. Sidoo kale waydi xafiisyafooda kale EE MUqdisho ama Hargeysa
@ibrahimhussein8347
@ibrahimhussein8347 Жыл бұрын
@@AbdirahmanTraveler Voyada hadaadan dad ka aqaanin ama aadan lacag bixin visa ma heleysid.ku waan aad sheegtay ayagaaba tuuga ah.ninyoow nin war haaya ma tihid anoo account staement fiican la tagan shaqaana hay,ad caalami ushaqeeya ayaa wayay.waayo waan diiday inaa laaluush bixiya
@caalamfilmsseries2344
@caalamfilmsseries2344 Жыл бұрын
@@ibrahimhussein8347 zxp lambaradoda isii
@samar5559
@samar5559 Жыл бұрын
Brother xageen kaala soo xariiri karaa
@mohacity3285
@mohacity3285 Жыл бұрын
Sxb xage lagalaso xarira?
@xaawomirefaarax-ni6xy
@xaawomirefaarax-ni6xy 10 ай бұрын
Wll mcn maxaa sameeya Kenya joga waxbarasho uimid waa iskadhaafay Turki rabaa waxbarasho passpor somali iyo shahaado haysta somalia ah viso turki ah maheli karaah Safaarada kenya toos mautagi karaah mise agency yada aadaah
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 10 ай бұрын
Marka hore waa inaad haysata aqbalaada jamacada. Kadib raadi cuwaanka safaarada Turkey ee Nairobi ku taala adoo ka baaraya Internetka oo la xariir, iyaga ku sheegi doona nidaamka lamarayo balana ku qabandoona insha Allah.
@yaasmiinabdi3043
@yaasmiinabdi3043 7 ай бұрын
Walaal waad mahasantahy macluumaad turkeyga ku saabsan baan u baahanahay sanadkan dalxiisa baan doonayaa inaan turkey u imaado anigoo family ah, ma waxbaa is badalay sideen u helaa? Hargeisa joogaa
@user-jj7hp2bz1f
@user-jj7hp2bz1f 3 ай бұрын
asc wllo
@husseinaadanibrahim6264
@husseinaadanibrahim6264 2 жыл бұрын
Bro aniga waxaan rabaa inaa Ku aado bro passport Ethiopian visaha online malagu Dalbankara
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
Maya walal. Muqaalka madan dhamaysan waxa u baahan tahay inaad safarada Turkey ee Addis Ababa aado
@frime7
@frime7 11 ай бұрын
Walaal abdirhmn meel aan si private ah suaal kugu waydiyo alle hakaa raali noqdee😢
@LuluiAbdi
@LuluiAbdi 4 ай бұрын
Wll number lagala soo xiriiro soo dhig
@CfitaaxYare-gk5ml
@CfitaaxYare-gk5ml 11 ай бұрын
Wll hada meeqo ayaa lagu heli karaa visaha dalka turkia mana heesta wax shahaao ah wll talo ayaan karaba inteena lisku hubaa oon aa,daa wll jawaab?
@king_maxko
@king_maxko Ай бұрын
xagee. lagaala. soo. xidhiidhi. kara. dalka. in. aan. nimaadnaan. rabnaa
@ramlaahmed9932
@ramlaahmed9932 Жыл бұрын
Wllo rejected ayay isiiyen wax barshama waan ahay maxa xal ah waan ethiopia passport
@caalamfilmsseries2344
@caalamfilmsseries2344 Жыл бұрын
Wll lambaradoda isoo qor
@Dalmarry
@Dalmarry 2 ай бұрын
Hada ma sheshay
@dollowdollow984
@dollowdollow984 2 жыл бұрын
Wll ma heli kara visa canada
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
Muqaal an kaga hadlayo ayaa jira wlle isaga ku laabo
@maankacade1430
@maankacade1430 2 жыл бұрын
Sxbow Waxa Kaso Hadshaa sida Loo tagore Maleysia Sida Hotel Loo Booking Gareysto Iyo Sida tired keda Loo Jarto Tahnks
@AbdirahmanTraveler
@AbdirahmanTraveler 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay. Muqaal wan ka sameeyay sida loo helo tikid raqiis ah. Inta kale dhawaan baan soo wada.!
@HidayaMuse-sm9wg
@HidayaMuse-sm9wg 8 ай бұрын
Asc wll mcn
@HidayaMuse-sm9wg
@HidayaMuse-sm9wg 8 ай бұрын
what's.appkada
@HidayaMuse-sm9wg
@HidayaMuse-sm9wg 8 ай бұрын
iso dhig wll
@abdirahmanmader1319
@abdirahmanmader1319 6 ай бұрын
Wll snap ma leedahay waxan rabay visaha turkiga inaad si fcn ii fahan siiso
@adoontialle798
@adoontialle798 3 ай бұрын
Walal madama AA iga horaysay wax maku hagaagen plz isoo jawab
@KHAALIDPOI-pq5wh
@KHAALIDPOI-pq5wh Ай бұрын
@@adoontialle798adiga wax makuu hagaagen wllka
Shalay iyo maanta ee nolosha Soomaalida ku nool Turky
19:32
Xogmaal Media
Рет қаралды 30 М.
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 70 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 32 МЛН
Soomaalida iyo nolosha Turkiga - Xaafada Somalida ay ugu badanyihiin isha beydhabo
5:32
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 23 М.
QAABKA LAGU YIMAADO MALAYSIA IYO QIIMAHA INTABA KAFAIDEYSTA
13:06
XAALADDA XADKA GARIIGGA- #Greece #Turkey
20:12
HANOOLAATO
Рет қаралды 70 М.
Halkaan dadka soomaaliada ayaa lagu dhacaa voya visa
11:02
Abwaan Camaari
Рет қаралды 953
SIDEE LOO ISTICMAALA ALIBABA. MAANTA KADIB YAAN LAGU DHICIN!
32:14
Abdirahman Traveler
Рет қаралды 6 М.
Tahriibkii rafaadka badnaa ee Afrika ilaa wadanka Maraykanka.
30:13
Hereri Media
Рет қаралды 364 М.
XAALADA YURUB IYO SIDA UGU FUDUD EE LAGU IMAAN KARO 2024
7:44
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 27 М.
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН