ITOOBIYA IYO KENYA OO BALANTA UGA BAXAY XASAN SHEEKH, MUXUU YAHAY GO'AANKA DF KADIB SAFARKII...

  Рет қаралды 26,460

Aftahan Production

Aftahan Production

Күн бұрын

Пікірлер: 140
@abdimahamud6165
@abdimahamud6165 12 күн бұрын
Very good journalism
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 11 күн бұрын
ahmed madoobe waa geesi geesi dhaly❤❤❤❤❤
@IsaaqXasan-o3q
@IsaaqXasan-o3q 10 күн бұрын
Wasaq 😂😂
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 12 күн бұрын
Ahmed madoobe is not easy maaha nin llagu soo orodo❤️❤️❤️❤️💪✈️
@CabaasSalaad-y4v
@CabaasSalaad-y4v 12 күн бұрын
Xasan shiikhow etoobiyo keyna wey kaa aqli badan yihiine ee xilka mw iskaga deg
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 12 күн бұрын
GUUUUUL AHMED MADOWBE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@seed3966
@seed3966 11 күн бұрын
Asc 🫵👮🏽‍♀️🫵 anigu waxaan u arkaa xasan iyo xamse horey bey u fashil meyn hadana qodax bey isku sii mudayaan itoopiyana haku xejiyo axmad madoobe 🌎✅✅✅
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 12 күн бұрын
Ninkii walaal kiis ka carara oo qabyaaladeeya oo qabiilo u kala saara taasaa u dan baysa xasan umada mid ka daacad san ALLAAH HA SIIYO AAMIN.
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 12 күн бұрын
Waxaa fcn intuu shisheeye baryaayo asagoo maamulgobalada uu la heshiiyo gacmaha la is qabsado dastuurkii hore lagu dhaqmo oo soomalia guul gaarto insha Alaah guul muslimiinta Alaaha badbaadiyo amiin
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 12 күн бұрын
Xasan dhiiqo intaa ha loo sheego Soomaali isagaa kala irdheeyaye.
@seed3966
@seed3966 11 күн бұрын
Asc salaaan sare thank you
@omarmohamed-nf9to
@omarmohamed-nf9to 12 күн бұрын
Hassan Sheikh waa masiibo ilaahay Somalia u soo diray Ilaahow Somaliya ka horqaado
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 12 күн бұрын
Xasan waa ceeboobay kuso calaacalka. Guul Ahmed ❤❤❤❤❤❤
@zaytum
@zaytum 12 күн бұрын
Guul Ahmed madoobe ❤❤❤
@Maxamedaadanxasan-s8b
@Maxamedaadanxasan-s8b 12 күн бұрын
Guuleyso cabdilaahi balwaan
@haynkajaanka6251
@haynkajaanka6251 12 күн бұрын
THANKS VERY MUCH MR BALWAAN ADEER KHER ALLAH HAKU SIIYO INSHA ALLAH
@NoorOmar-b9h
@NoorOmar-b9h 12 күн бұрын
Ahmed wa nin darood ah landhereere sadax wadan ka taliye marka hasaan pressure haiskukenin ku deh sxb balwan wankusalame salute u
@somalidaacadah9734
@somalidaacadah9734 12 күн бұрын
Maamooyinkii labarakiciyey habaar koodii AYAA XASAN LUGAHA HAYSA.
@hillowdiriye
@hillowdiriye 12 күн бұрын
Guul guul balwaan
@abduwelidimbile4183
@abduwelidimbile4183 12 күн бұрын
Balawaan walale Ruuxii waxasakuafal ma qeyama isuayeela beya dunida qayameyasa☝🏼☝🏼☝🏼💯✅💯✅
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 12 күн бұрын
AHMED NUR GUUUUUULLLLLL 💪💪💪💪💪💪💪💪JUBALAND ❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏
@DiiriyeCali44
@DiiriyeCali44 12 күн бұрын
💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍
@nasrodinm9000
@nasrodinm9000 11 күн бұрын
Alloow Somalia ka badbaadi, hogaamiye khariban.
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 12 күн бұрын
Guulayso axmed madoobe
@hillowdiriye
@hillowdiriye 12 күн бұрын
Madaxweynaha wadanka Waa axmedmadoowe sanadka soosocdaa insha alaahu
@seed3966
@seed3966 11 күн бұрын
Asc kkkk siyaasadiisu xasan m waa howtal hamag huntii
@AbdisamediMoumin
@AbdisamediMoumin 12 күн бұрын
O G🎉 💪 Ugaas ✍️🛡️⚔️ somali ☝️👈
@SowdoBiryar
@SowdoBiryar 12 күн бұрын
SOMALI RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴
@ayan123aadan5
@ayan123aadan5 12 күн бұрын
Soomalia sumcadeedii waadhuntay Aragan caqligooda Alaaha u soo celiyo amiin
@User2-y6u
@User2-y6u 12 күн бұрын
Xasan Waxa fashilinaya kooxdii Farmaajo fashilisay oon doonaynayn horumarka somaliya kooxda kal goynta somaliya u jooga muqdisho maareeye giuled iyo gruupka nacaybka D5 isku bahaystay
@burhanhussein3135
@burhanhussein3135 12 күн бұрын
Xassan wuxu yaqaana sida wax looxado oo kaliya, ajnabigana waa ogyihiin.
@hillowdiriye
@hillowdiriye 12 күн бұрын
X sh Maa ceeyrinkaro safiirka Kenya kuma dhaco
@ryusuf3409
@ryusuf3409 12 күн бұрын
Walalkaa ayaas lala fadhistaa intaaad ethiopia iyo kenya dabo ordeysid
@CarabDhayloos
@CarabDhayloos 12 күн бұрын
KINYIA IYO ETHIOPIA XASAN WAXAY U ARKEEN NIN MADAXA LAGAGA JIRO,WARQAD KADTA HA DIRO MA QIIMAYNAYAAN DAWLADAHA AFRICA 🌍
@MursalmaxamedBiixi
@MursalmaxamedBiixi 12 күн бұрын
Yeswaa muuqataa in odeyga ballantii looga baxay intuu kiinya iyo itoobiya oo cadaw ah la heshiinayo muu soomaalida la heshiiyo oo walaalihiis ah ninkaan dad baa waalay
@baddalawil3132
@baddalawil3132 12 күн бұрын
Guul Guul Guul Jubbaland
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 12 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍
@YoonisXirsi-v6w
@YoonisXirsi-v6w 12 күн бұрын
😮😮😮
@YoonisXirsi-v6w
@YoonisXirsi-v6w 12 күн бұрын
😊😊
@ahmedmussa9198
@ahmedmussa9198 12 күн бұрын
Walaahi Kenya iyo Ethiopia Xasan madaxweyne umaba haystaan
@nalababy3825
@nalababy3825 11 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 12 күн бұрын
Wallahi sacaad nin raag maa uu gadambeyniin ceydiid Illahey haa unaxristo . Xollahha rer xilowle, odeyasha calosha wax kaa fahman nagga dayya afminsharnimadda oo kuu taggerreysiin shaqsi oo Hoggard laccag nii siiyay inn aa kuu amusdiin bahdilka shacabka sacaad mogdishu kaa soccoda.
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 12 күн бұрын
Xassan Magafe talaabo kale ee uuqaadaayo majirta ee aan ka aheyn inuu Nairobi kenya iska xaadiriyo😂😂😂🙈
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 12 күн бұрын
Axmed moxamed islam laga adkan wayay Damal jadiid & xasan culusaw afka dhulka logu dhuftay
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 12 күн бұрын
Suldan C/ llahi Balwaan 2 qof ee xanuunsan dowladnimada waxeey ka dhigen Maqayad Xasan leyahay, Xamze na maqalka u fadhiya. Xasan shiekh inan lamini karin ayeey og yihiin
@ezzaddinbaomar440
@ezzaddinbaomar440 12 күн бұрын
MW Xasan Sheekh iyo Ali Balcad bàa Amxaarka lacag eey dhiibeyso dawllad carbeed ku doortay. Xasan Sheekh haddii lacag loo sheego dalka waa beecinayaa. Axmed Fiqina Masar iyo Eretreya buu xigsaday laakiin MW Xasan baa dooneyn maadaama uu lacag u jeedo eey bixineyso dawllad Carbeed oo àan Somalia horumar la rabin.
@SOMSHE-di7hq7xt6f
@SOMSHE-di7hq7xt6f 12 күн бұрын
Hassan sheikh waku dagdage ladagalanka Ahmed madhowe
@tariqabdulqadir8432
@tariqabdulqadir8432 12 күн бұрын
Yaa muhiim aah, gabarda saccaad iyo Carurta saccaad amma fiqi iyo odayal isku shegga rer xilowle oo sharftodii iyo akhiro kaa darsoday shillimadd😢
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 12 күн бұрын
XASAN DHIIQO XASAN MUNAFIQ XASAN TUUG XASAN XOOLH WEYE. 😂
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 12 күн бұрын
Xasan-baahane waa toys! Sida caruusadaha ciyaalku ugu ciyaaraan, Keenya iyo itoobiya ugu ciyaarayaan, Lax weliba shillalkay is dhigtaa lagu qalaa ! Madaxweynena uma haystaan, Isagaa is bahdiley ! Iyaguna waa sii bahdilayaan .
@ahmedbusuri4264
@ahmedbusuri4264 12 күн бұрын
Odaygu awalba qaadooluu ahaaye xiriirkana uma jarikaro Kenya maxaa Marka xal u ah O'day xasan?
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 12 күн бұрын
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan guul mw jubland ahmed mahamed islan ahmed cada wa geesi libax landheere ah waxa garab tagan dowlada kenya 🇰🇪 dowlada Ethiopia 🇪🇹 waxey yiradan hil iyo oh wana garab taganahay mw jubland ahmed mahamed islan ahmed madobe wa geesi libax landheere ah wu ka adkada dhar baxo kul bu ku dhufdey qac ba ka yartay daqadah ugu galiya damajid oo hogaminayo odeyga 70jrka eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada damajid wey fashil man wey jaban wlkn abdulahi balwan dowlada kenya 🇰🇪 iyo dowlada Ethiopia 🇪🇹 barida bey dhulka ugu dhufdey qac ba ka yartay odeygi 70jrka xasan gorgurde marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada damajid wey fashil man wey jaban
@mohamedjamaalibair6346
@mohamedjamaalibair6346 12 күн бұрын
xasan weli ma quusan miyaa, in aanu wax sharaf ah ku lahayn dawkadda jaarka ka ah somaaliya. guul wayn axmed madoobe
@YoonisXirsi-v6w
@YoonisXirsi-v6w 12 күн бұрын
😊😊😊😊😊🎉❤
@ahmeddjama3652
@ahmeddjama3652 12 күн бұрын
Dawlada somaliyeed ha burburin .adunka kale kasowaran oo isku dirka iska daah
@KowsarSiraaje-gd2vo
@KowsarSiraaje-gd2vo 10 күн бұрын
Ahmed guuuuul
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 12 күн бұрын
Hassan sheikh wuxuu Kenya ooga tanaazulay kursigii middowga Africa oo usharaxneeyd Marwo Fowzia
@MiskiAbdiaden
@MiskiAbdiaden 12 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 12 күн бұрын
Nin wadaniya inusan ahayn xasan sheekh ayey kiiniya ogtahay oo uusan soomaliya gudaheda xataa ka talin xasan sheekh
@KowsarSiraaje-gd2vo
@KowsarSiraaje-gd2vo 10 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 12 күн бұрын
Ahmed Nadoobe waa ka guuleystay Xasan iyo Xamse. (2 X ) waa Xasan iyo Xamse. Ahmed isu dhiiba Ahmed. Ahmed wuu idinka adkaaday ee isu dhiiba.
@wigorsougueh7678
@wigorsougueh7678 12 күн бұрын
Xassan sheikh waa nin bayac mushtar ka shaqeeya. Jaadka inta ka soo gasha ma iska dhaafi karaa waa mayaa.
@Ahmedisse77
@Ahmedisse77 12 күн бұрын
😂😂😂😂😂 C/llahi balwanow meeshan dowladnimo ma jirto tuuga aya haysata Kenya Ogaden aya ka taliyeen
@mohamedmohmud520
@mohamedmohmud520 12 күн бұрын
Abdullahi everyone understand even yesterday born child will never trust Hassan sheik
@Salugla
@Salugla 12 күн бұрын
War Xasan baa dirsaday Kenya iyo Itoobia si ay ula heshiisiiyaan Madoobe sidii caadada u ahaydna beentiisii buu akhrinayaa dayuurad baa soo dhuunatay ma reer Xamar buu na mooday
@AbdiqafarIlyaas
@AbdiqafarIlyaas 12 күн бұрын
Hhhhh
@User2-y6u
@User2-y6u 12 күн бұрын
Xasan cid aaminaysa ma leh Waa la bartay go aan kiisa iyo qab kiisaba halka zayid Axmed noor yahay geesi go aan adag guul zayid Axmed noor somaliya Waa qabaa il madaxweynaha xamar Waa fashiluu
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 12 күн бұрын
Xasan xaraash Kenya si adag ulama hadli karo waayo wuxuu xaastaa Kenyan Passport.
@bby6
@bby6 12 күн бұрын
Hassan munaafaq wa hogamiye kooxed brother
@aminali7491
@aminali7491 12 күн бұрын
Horta Axmed madobe maxkamadda gobaalka banaadir ma u yeeri kartaa. Waa su’aal?? Cabdulahi
@adenibrahim932
@adenibrahim932 12 күн бұрын
Nairobi tagtaanka dad lamadkaado been baadi sheegtay abyaaladeestay ilaahey aqoonin
@JamaMuhiyadin
@JamaMuhiyadin 11 күн бұрын
Waa cadaatay CC Ethiopia aad ayaan u aqaan xasan sh ayaa isu dhiibay
@mariamsidi3263
@mariamsidi3263 12 күн бұрын
MA NIN LANDHEERE AH BA SO XIRIKARA GARGURTE IYO QASHINKA LA SOCDA UUUUUUFFFFF
@IbrahimhashiIgal
@IbrahimhashiIgal 11 күн бұрын
Ahmed ma taageereen hadduu xasan ahaan lahaa mid danteena wada ama dalka daacad u ah
@ShukriHussein-k1q
@ShukriHussein-k1q 12 күн бұрын
War Ahmed modabe landhereee sanaaa😅
@AbdiqafarIlyaas
@AbdiqafarIlyaas 12 күн бұрын
Waxan waa been xasan sheekh ba hoos udiray axmed si loosoo heshisiyo😮😅😅
@ragehussein124
@ragehussein124 12 күн бұрын
Sirdoonada Kenya iyo ithiopia axmed madoobe wuxuu ku yiri xasan waa inuu meesha dhaafaa awalba anaga ayaa keenay axmed madoobe waxa kale uu ku yiri sirdoonada Kenya iyo ithiopia xasan waxa noo balan ah doorashada 2026 axmed madoobe maadaama la soo weeraray oo la yiri ha la soo xiro madobe go,aan adag ayuu ka gaaray xasan shekh mida kale madobe wuxuu yiri heshiis ma jiro balantu waa doorashada 2026
@calishaakir1
@calishaakir1 11 күн бұрын
XASAN BALANTII IYO HESHIISKII ITOOBIYA HAKA BAXO. ERETERIYA LUGAHA HA QABSADO
@AamaCade6
@AamaCade6 12 күн бұрын
Maamulka axmed maxamad islaam ee juballand waa madaxweyne ilaaliya dastuurka waana sharci inuu ushaqeeyo dadkiisa
@Geesiga1
@Geesiga1 12 күн бұрын
Xasan shiikh haduu naf leeyahay axmed madoobe hala heshiiyo, hana soo dhiso xukuumad aan ku dhisneyn nin jecleysi iyo saaxiibtinimo, wasiiro khibrad iyo karti leh ha u dhiibo xukuumada
@batulasmail8261
@batulasmail8261 12 күн бұрын
Xassan Maxaytahay balanta uu sheegayo ma gabarvuu shukaansanayeyba wadanvwalba Dano u gaar ah ayuu leeyahay cidna ooga tanasulayn 😢
@MohamedHambaliyo
@MohamedHambaliyo 12 күн бұрын
Axmed madowe Malay badi xamar kujiromiya walibax lertajifo
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 12 күн бұрын
Adeer ha calaa calin jaale daarood baa kenyo dagan iyo itobiya , xamar nalkaan udamineynaa dalka ma maamuli kartin
@AliMohajim
@AliMohajim 12 күн бұрын
Walee xasan sheekh madaxtinimo kama raacin tan Miinooyin uu isagu uxabaalay rag kale uun baa isaga midba la kacaysa
@aminaahmed9115
@aminaahmed9115 12 күн бұрын
Subxaanallah Madaxaweyne dadkiisa iyo dalkaba baabinaha yaa qimaynaya???No one 😂😂😂
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 12 күн бұрын
Balwaan daarood wuu go ey bada iyo bari uma talisiin
@xasanibrahim7757
@xasanibrahim7757 12 күн бұрын
anaga malihin arakti fok lawada dowlad. oo jaarka nahay marna malaga yaawo in ay ogo laadaan Somalia oo nawat ah mar kasto eeynu u iskudeyno hor mar ama wax qawad muuqda waxey sameeyaan car qaladeen kenya iyo Ethiopia
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 11 күн бұрын
🇸🇱🇸🇱👍👍♥️♥️♥️♥️👍👍👍👍👍👍🌺❤️💪💪☝️☝️☝️💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱👍👍♥️♥️
@hawahassan8872
@hawahassan8872 12 күн бұрын
Yes yes yes a m islaam aarka lamadoonto isagoon dankaaleheen dooni lamaraaco adigoon dabaal aqoon yes yeees kkkk kkk kkkkk
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 12 күн бұрын
waligiinba uyeedha dheh xamar uun baad katalisaa xasan xabaalo qotoow shacabka muqdisho uun baad barakicisaa xabalaha ka qodataa maydka canshuur kaqaadaa uun
@ragehussein124
@ragehussein124 12 күн бұрын
Ithiopia iyo Kenya xasan shekh madaxweyne uma yaqaanaan xasan shekh waxay u yaqaanaan ithiopia horay waxay u tiri xasan shekh anaga ayaa ilaalina ithiopia iyo Kenya Somalia inay dowlad ka jirto ma aaminsana ninka aan ogeyn hada ha ogaado mida kale xasan shekh dhulka asaga ayaa isku jiiday hab dhaqankisa MD farmaajo dowladaha dariska ah iyo ajnabi oo dhan meel ayuu ku xiray wana ka cabsoon jireen mida kale Kenya xasan shekh waxay u taqaanaa nin jaad wale ah xasan shekh jaadka inuu lacag saartay ayay og tahay marka jaad wale yaa qiimeynaya Kenya iyo ithiopia waxay og yihiin xasan inuu macno lahayn mabda,lahayn go,aan iyo balan lahayn xasan dhaqan madaxweyne malaha asaga ayaa is bahdilay sorry
@CabduqaadirAdan
@CabduqaadirAdan 12 күн бұрын
Xasan Shikh Asiga Qaadka Lacag Kuheeysta Boro Masamenkaro
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 12 күн бұрын
Xasan-baahane keenya Qaadwale ayay u arkaan, Uma arkaan madaxweyne kkkkkk
@adna-qv4bn
@adna-qv4bn 11 күн бұрын
Hawada/duulista waa in gacanta xamar laga saaro, hubkana cuunaqabateyn la saaraa
@adamfarah1952
@adamfarah1952 12 күн бұрын
Madaxweyne qadwalaa miyaa aargoosan kara
@CarabDhayloos
@CarabDhayloos 12 күн бұрын
KAMA JAWAABAYAAN WARQADA KINYIA,WAAY NIN MADAXWEYBE AH UMA EEKA,WAXAY U ARKAAN NIN MAAFIYO AH OO LACAG URURSI DOONYA,IYO BOOB SHACA SHACAS
@Salugla
@Salugla 12 күн бұрын
Waxba laga soo jawaabi maayo maxaa yeelay warqada waxaa loo qoray dadka Xamar ku nool oo ص iyo س kala Aqoon Itoobia waa cadow maalin walba masaajidka looga akhrin jiray warqaduna waa tii oo kale
@AbdiqafarIlyaas
@AbdiqafarIlyaas 12 күн бұрын
Aad io aad ree xamrka wala sixray😂
@ZAKYAREE
@ZAKYAREE 12 күн бұрын
Wa nin dalkiisa labaad tagy Ahmed madoobe
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 12 күн бұрын
Balwanow ,,, kheer Allah ku siiyee , XSHM. iyo XAMZA awood uma laha iney soo saaraan warqadda : ""Persona non Grata"" ; Wareegtadaas waxaa bixin karaa keliya Madaxweynaha Beesha 6aad ee H.E. jemis Swan , oo fadhigiisu yahay Xalane Cadeey .
@HusseinadamHashi-vr5hj
@HusseinadamHashi-vr5hj 12 күн бұрын
SAYID AXMED GUUL
@Ruun-finder
@Ruun-finder 12 күн бұрын
Madax wayne asbuucwalaba diyaarad saaran la arag 😂😂😂
@hawoabdullahi2784
@hawoabdullahi2784 11 күн бұрын
Xasan weeý udhamaaday doowladnimo
@bashebile1957
@bashebile1957 12 күн бұрын
Ma suubin Karo,wuxuu xade oo dhan baa yaala kenya
@sacdiyaomar1430
@sacdiyaomar1430 12 күн бұрын
Xassan sheikh jaadka iyo dawladnimada waxaa u muhiimsan jaadka lacagta ka soo geleysa waayoo isla markii la doortayba waxuu soo fasaxay mandooriyihii jaadka shaqada koowaad ee uu qabtay ayey aheyd
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j 12 күн бұрын
Kkkkkkk 😂😂😂kkkkkkk xasan dhiqo wuu fashilmay ee wadanka halagaqabto
@calishaakir1
@calishaakir1 11 күн бұрын
XASAN ISAGA AYAA YAQAAN BALAN KABAXA WAANA ABAALKIISA...!!!!
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
DegDeg Gaariga Suuga 40 Nin Oga Dhinteen Huwanta Buuhoodle
9:23
MADAL FURAN
Рет қаралды 10 М.
XOG CULUS:- AXMED MADOOBE OO FURIN CUSUB KU FURAY MADAXWEYNE XASAN SHEEKH,
10:06