Jaandheer Xiiso badan - hal saac

  Рет қаралды 62,409

CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL

CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL

Күн бұрын

ku soo dhawoow bogga youtubeka ee soo gudbiya ciyaar dhaqameedyada.

Пікірлер: 86
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 3 жыл бұрын
FIIRO GAAR AH: heestan waa mid horay channelka ugu jirtay, markan yadoo dhamaystiran oo saacad ah baan idiin soo geliyey saad uga bogataan.
@boocamechanel
@boocamechanel 3 жыл бұрын
zhp qaybtii kale ma hysaa adan folay iyo foodcade
@updirahmanahmeddirir5075
@updirahmanahmeddirir5075 3 жыл бұрын
Sxip qaybtii kale nooso gali
@unknownperson3272
@unknownperson3272 3 жыл бұрын
qaybtii kale soo gali sxp
@commentikuxoogle
@commentikuxoogle 2 жыл бұрын
gabadhu ma jamac siyaad baa?
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 2 жыл бұрын
@@commentikuxoogle jaaalle waa gabdh soomaaliyed
@fart132farah2
@fart132farah2 2 жыл бұрын
Waaaaaw ali naalayah guro Ali nuurka an ahay dhiiga ikacay Viiva ugadhayahan badane sool sanag iyo nugaal rraaga ku dobiya 🥰🐎🐎💪
@ismailabdirahman4477
@ismailabdirahman4477 3 жыл бұрын
Maalintii hujuun dhoco Nimaan hiilka kuu galin Hubka qaadan duullaan Hoy gala sidii dumar Hodankaa lagugu dhaarshee Inaad hibadaada siisaa Amase u hamadootaa Ma hal kuu bannaanbaa (AdaM fooley) Sawd yahan...💞
@malyuunmahamed3425
@malyuunmahamed3425 3 жыл бұрын
Food cad weye Ninka heesayaa
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
@@malyuunmahamed3425 ninka intaas lagu yidhi baa foodcadde ah kayidhi baa aadan fooley ah
@armaanyareofficial6113
@armaanyareofficial6113 2 жыл бұрын
Cawo mid baan cawaraya Yaan cuqdad I INA kala gaadhin Warninku wa si afeeftay
@cabdisemedcabdilaahi605
@cabdisemedcabdilaahi605 6 ай бұрын
Daba jiida iyo bohol Ilaa.damalaxagaraha Wxii aan diric ku gawracy mafohooda duuga ah Darka geela loo dhigy Miyan duqna kaaga shekyn 😂wiilka cali nuur waa qodobysty wlhi
@YaasiinCabdirsaaq-nx5lm
@YaasiinCabdirsaaq-nx5lm 6 ай бұрын
Habeenkii foodcade inaabtidii arooska keentay intay gaadhikusoo qaaday maxaase helay
@maansaawiaxmedcali158
@maansaawiaxmedcali158 3 жыл бұрын
Waxyaalaha sensitive ka ah ee qabyaaladaa lama soo geliyo baraha bulshada
@cumarmaxamuudmaxamed7888
@cumarmaxamuudmaxamed7888 3 жыл бұрын
Noo soo badi zxp
@taygarmoha2871
@taygarmoha2871 2 жыл бұрын
Ruuxaan asluub qabin Alifka diinta loo dhigin Aan imtixan school marin Oo sida awra baadiya Hda Aydaa mirood ku ah Hdaba waa amar iLaahay Walaal Waa aayatiin xumo
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Viva jandheer samsam sanaag
@Cayn1993
@Cayn1993 3 жыл бұрын
Dhegaha lagu dhuftay kaas ugaadhyan
@maxsmedaxmed-fq9hu
@maxsmedaxmed-fq9hu Жыл бұрын
war foodcade labaabiiyay
@rushdaa1840
@rushdaa1840 Жыл бұрын
Nacalaa Ugaadhyahanow maxaad ino gumaysen oo wiilka ugu jiibin weydeen. Ano UG ah wiilka bs ban ku haysta codkisa iyo midhihisa
@user-sj7nz5op3c
@user-sj7nz5op3c Жыл бұрын
Dhib maleh ilmader weye lkn waa ceeb jibtay jilciyen
@maxsmedaxmed-fq9hu
@maxsmedaxmed-fq9hu Жыл бұрын
cacda la amusa ugadhyahan waa gobe
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 6 ай бұрын
Aflagaaada huunno ka Badhqabo ma wanaagsanee, Thank you
@aliabdullahi7866
@aliabdullahi7866 7 ай бұрын
Labada nin isku sugaan ma aha Mise wa qabyaalada😂😂
@Cayn1993
@Cayn1993 3 жыл бұрын
Ku bahararsame ah iyo mid ugaadhyahana baala iska rifay 😂
@abdihakinmohamedbashir2252
@abdihakinmohamedbashir2252 3 жыл бұрын
Hhh wllo isharax baharasame mxa laga wadaa
@Cayn1993
@Cayn1993 3 жыл бұрын
@@abdihakinmohamedbashir2252 waa reer dhulbahante ka mida dee
@user-sj7nz5op3c
@user-sj7nz5op3c Жыл бұрын
Gunsanaa wuxu jiibta maxay u jilcinay afkiisa rasas ba ka dhacasa inanka likn dhaka dahab maxa weyede sidan wiilka ka giijiyadee😮 😂
@foosiyafaaraxmaxamed8996
@foosiyafaaraxmaxamed8996 9 ай бұрын
ali nalaye ali nuur aan ahy ❤❤viva ug ❤❤
@foosiyafaaraxmaxamed8996
@foosiyafaaraxmaxamed8996 9 ай бұрын
aadan foolay ❤❤ cisa iyo shkf❤ k
@heegoofficial6866
@heegoofficial6866 Жыл бұрын
Wagas baa nugal ugu danbaysay ninka foodcade ah 😂 jamac siyaad ninkas ba ka rebay reeerka xta😂
@roodaismail5738
@roodaismail5738 3 жыл бұрын
Horey usocda
@husseinyare2310
@husseinyare2310 3 жыл бұрын
ma aadan fooley iyo foodcad baa
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Haa
@jamacmohamud9887
@jamacmohamud9887 2 жыл бұрын
Adaan guul
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Aadan xasan nuur bileys aadan fooley saxagabagabaanu wada naal.
@maxsmedaxmed-fq9hu
@maxsmedaxmed-fq9hu Жыл бұрын
zxb lambarkiisa mahaysaa 😂
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 Жыл бұрын
@@maxsmedaxmed-fq9hu kk waa lguu heli kraa zxp lkin wax ma utuure nin ciyaarahaas kuhadla maahe
@adnahassan3109
@adnahassan3109 3 жыл бұрын
😍 👌 😎
@user-sj7nz5op3c
@user-sj7nz5op3c Жыл бұрын
Ninka baharasme cod macanaa yaa ii radiya😢
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 3 жыл бұрын
Kaw waa ninkii aadan foolay ciyaarahii gobolka sool
@abdiqaniabdilahiahmed8586
@abdiqaniabdilahiahmed8586 2 жыл бұрын
Wax waalahanoo kale baraha bulshadu ku xidhiidho waa ka mamnuuc sababtoo ah waa waxyaabaha qabyaaladda kaqayb qaata iyo inay Bulshadu isku Bukto
@motimacade1
@motimacade1 3 жыл бұрын
Cayaar
@kaysejama7365
@kaysejama7365 3 жыл бұрын
Wax walba haye aadan Foley heesihiza noz00 badi
@fadumojamac8494
@fadumojamac8494 2 жыл бұрын
Adan fooley hore usoco
@AxdiAxdi
@AxdiAxdi 2 жыл бұрын
Guul
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Yaasalam harati
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 2 жыл бұрын
Calan waxaa le xoolaha carfi waxaa le geedaha cabdiyow inadeer hadduu cilmigaagii kaayahay intaa wuu helay kan danbe Lakin ninka bahararsame jiibtay ka jilciyeene meeshu ma xero ugadhyahanba mise js kkkkkk Any way labo ninoo maansoyahamiina ishelay maansadu waa astaan dhulbahante leeyahay
@apdidheere6297
@apdidheere6297 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@abwaanmohadaud1152
@abwaanmohadaud1152 Жыл бұрын
ug weye 😂
@abdiqanisiciid9765
@abdiqanisiciid9765 2 жыл бұрын
Aadan foolay iyo food Cade waa laba nin oo kala ah ugaadh ahan iyo bahararsame
@lipansheik1337
@lipansheik1337 Жыл бұрын
Aadan foolay ninaan cidina ubabac dhigi karin weye alle ha dhawree
@niciimodiyaan
@niciimodiyaan Жыл бұрын
Jaaa
@NuurJamac-fz2qg
@NuurJamac-fz2qg Жыл бұрын
😂😂😂😂
@NuurJamac-fz2qg
@NuurJamac-fz2qg Жыл бұрын
❤❤
@osmanisse102
@osmanisse102 2 жыл бұрын
Warkaasbaa igusocda
@NuurJamac-fz2qg
@NuurJamac-fz2qg Жыл бұрын
Keede
@foosiyafaaraxmaxamed8996
@foosiyafaaraxmaxamed8996 2 жыл бұрын
𝕒𝕕𝕒𝕟 𝕗𝕠𝕠𝕝𝕖𝕪 𝕙𝕠𝕣𝕖 𝕦𝕤𝕠𝕔𝕒
@foosiyafaaraxmaxamed8996
@foosiyafaaraxmaxamed8996 2 жыл бұрын
Ali naalaye
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Viva sanaag maakhir
@miskiinalle9870
@miskiinalle9870 2 жыл бұрын
ANBADKAA ILAASHADA IINTIYO TURXAANTALEH🤣🤣
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Iidoor wagashe ban cawaya
@boocamechanel
@boocamechanel 3 жыл бұрын
Zhp qaybtii kale ma hysaa
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 2 жыл бұрын
Insha allah wan soo galindonaa haddaanu eebbe may dhan Mahadsanid
@zuhracaamir945
@zuhracaamir945 2 жыл бұрын
Maalintii dagaal dhacay dadka dir iyo daarood
@Garyaqaan78686
@Garyaqaan78686 3 жыл бұрын
Ciyaarta ninka ugaarhyahan ayaa siwacan loogu tumayaa, taas waxay noosheegeysaa in ugaarhyahanku hubka uu hoobalku ridayo ka xanaaqayaan.kk.
@ibraahimmahamed5278
@ibraahimmahamed5278 2 жыл бұрын
Waar ugaadhyahanku gob mahaaa kooda klia ujiibinayaan o u sacabinayaan halka wxa ka cad in lagaa badiyay kk
@rushdaa1840
@rushdaa1840 Жыл бұрын
Ano UG ah baba ciil iga qabtay maxay yihiin guntu u tegey kkk
@abdillahiisse8902
@abdillahiisse8902 Жыл бұрын
Waa jaamac siyaad waxa nin u savab tumaya iy nin u jaakidhaya . Waa deegaan jaamac meesha fooda la isku diray
@zaradiamondgaraad3836
@zaradiamondgaraad3836 2 жыл бұрын
Hhh
@clsamaadcllaahi4197
@clsamaadcllaahi4197 2 жыл бұрын
U
@halacsaleban5850
@halacsaleban5850 2 жыл бұрын
Hhhh
@sahmed2060
@sahmed2060 Жыл бұрын
labada nin is ku afsoomali maha is ku codna maha kalana midha qurxoon cidi waxale xoola carun waxale geeda l
@sagalhassan7677
@sagalhassan7677 3 жыл бұрын
Waar bahasha reer hawd cidi kagama dabo dhufato
@husseinyare2310
@husseinyare2310 3 жыл бұрын
sxb whatsapp kaaga iisheeg adoo mahadsan
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 3 жыл бұрын
Halkan waa public sxb, intagram iga soo qabo, 252xasan kuqor. Ama linkgan taabo instagram.com/invites/contact/?i=68yta5ogxbuk&
@husseinyare2310
@husseinyare2310 3 жыл бұрын
@@cabdidhaanteeyeofficial6520 ma lihii instagram sxb facebookga iisheeg hadaba
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 3 жыл бұрын
Bogga shacabka ku qor oo pagekaas igasoo messege garee
@maamuuseyare6154
@maamuuseyare6154 3 жыл бұрын
Wadsabkayga maxaa kaaga xidhan
@husseinyare2310
@husseinyare2310 3 жыл бұрын
@@maamuuseyare6154 sxb adiga maaha nin aan channelkan ku aqaaney baan la hadlayey
@maxsmedaxmed-fq9hu
@maxsmedaxmed-fq9hu Жыл бұрын
war wiilka ugaadhyahan wlhi ninka toos ayuu udalooliyay foodcade lama arag wlhi go.oyay war meesha baharsame jiibisa majoogto miyaq
@user-sj7nz5op3c
@user-sj7nz5op3c Жыл бұрын
Waa meel.ugadhyahn gunbay noqden😂😂
@maxsmedaxmed-fq9hu
@maxsmedaxmed-fq9hu Жыл бұрын
​​@@user-sj7nz5op3c manoqon wlr way ugaadhay dhako dahab
@jamacmohamud9887
@jamacmohamud9887 2 жыл бұрын
Adaan guul
@jamacmohamud9887
@jamacmohamud9887 2 жыл бұрын
Adaan guul
Hees jaandheer ah- dhalan-dhool iyo xasan quulle .
1:39:21
CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL
Рет қаралды 38 М.
Hees jaandheer ah  ragg nugaal iska helay .
48:27
CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL
Рет қаралды 36 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 12 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 100 МЛН
askartii garabcase lagu laayey 1977
28:54
Hodxamse
Рет қаралды 7 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
jandheer jawab ah warsame jamac xigasho nuurdhanto
10:07
DABSHID TV
Рет қаралды 56 М.
foodcade iyo fooley - cayaar jaandheer qaybtii labaad  #subscribe_like_comment
47:45
aflahar official channel
Рет қаралды 75 М.
Dhegay iyo Saalax-Jaandheer Aroos Deeganka Gooxdheere
45:21
Jaceyl indho male
Рет қаралды 3 М.
jaandheer xiiso leh nugaal abwaan guray jamac dhere
48:07
Shaafici Dhaanto🇱🇷
Рет қаралды 6 М.
Jhoothi kahati kasam 😂 #shorts #funnyshorts #tiktokvideo #comedy #trendingshorts
0:48
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
0:16
ASquare Crew
Рет қаралды 48 МЛН
🔥 Пожар! Спасается 😱 #shorts #aonecool
0:20
Egg roll trap part 1
1:01
_official_landlady
Рет қаралды 51 МЛН
Кто хочет мороженое из этого магазина? 💀
0:45