JABUUTI OO KU QASABTAY WAFDIGA FIRDHIYE IN AY DHAHAAN JABUUTI KAMA QEYB GALIN DAGAALKII LAASCAANOOD

  Рет қаралды 24,919

Aftahan Production

Aftahan Production

18 күн бұрын

Пікірлер: 147
@user-jo4ns8eo8r
@user-jo4ns8eo8r 16 күн бұрын
WAR FARDHIYE MUXU KADOONAY JABUUTI HABAAR QABAHA WAR FARDHIYE IGA BADALA WAX LA AQBALIKARO MA AHA WA UURKUTAALO
@mohamudhahmed4645
@mohamudhahmed4645 16 күн бұрын
The Minister of Information of SSC must resign immediately
@zuhurzeyn2376
@zuhurzeyn2376 15 күн бұрын
Absolutely 💯
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 16 күн бұрын
Firdhiyow maxaa jabuuti kadoontey geele ninka soomaali kanoolaan lad ahey sowmaahaan ee naftanookeeney ee inkaaran yaan lagusumeyn Lee
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 16 күн бұрын
MD firidhiye iyo wefetigiisa waxaa mishimaya oo jabuuti u diraya xasan dhiiqo hadii ay run noqoto hadalkaana in laga saxeexedo jabuuti kuma jirir xasuuqii sool oo firidhiye saxeexo wuxuu ku xada gudubeye dhalinyaradii iyo shacabkii laxasuuqaya waana lagula xisaabtamaya😟
@hodanc6255
@hodanc6255 11 күн бұрын
Xasan ma khasbi karo xata wuxu ku khaldan yahay marku calanka geyay xamer iyo 2 sano ku melgar ya calanka ka xiga maxase ku melgar mesha kenay
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 16 күн бұрын
walle balwaano wixi aad sheegeysay ba run noqday oo wakas firdhiye lagu khasbay inu jabuuti kasaaro inay jabuuti dagaalka kujirtay
@mulkiosman794
@mulkiosman794 16 күн бұрын
3daxdii urur samaale oo isla shirayay dagaalkii laascaano maantanah aan u jeedno meesheey kala taaganyihiin. Waxaan kabaqayaa firdhiye in janbal lootuuro bal waxbaan dhoowreeynaa
@CeeldaahirSchool-iw5ck
@CeeldaahirSchool-iw5ck 16 күн бұрын
Waa waa baqay suntan ayuu kabaqay
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 16 күн бұрын
SSSSCCC khatomo guuuuuul maansha Allhaa Agbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 16 күн бұрын
Waa runtaa Cabdulahi Balwaan.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 16 күн бұрын
sawiro iyo video ba laga wada duubtay firdhiye iyo weftigisa ee warkodu waxba kama jiro
@HamdkI
@HamdkI 16 күн бұрын
Sawir muxuu cid yeelaa qofwalba cawro waa leeyahay
@abdirisaqabdulahi6194
@abdirisaqabdulahi6194 16 күн бұрын
Ismaaciil yahuud Qandaraaska bur burinta Soomalia ayuu kaheeystaa Carabta Ethiopia iyo Kenya Waa yahuud waxaan hada in sha allaah soo bandhigeynaa Haragdaamda uu Soomalia Ku hayo iyoadoo Fransiis ku qoran ayaanu sugeynaa waana idiin aqrin doonaa waxaan is ku si ugu hadalnaa English Francais iyo Italino wax walba oo aanu helno soon in sha allah waanu soo bandhigeynaa
@seed3966
@seed3966 16 күн бұрын
Asc🫵🦻🦻 war midhaa maaha wasiirkii SSC ee war faafinta maaha kaasi waa yaabeee takale waxaaba buun buu in ah muuse bixii yaa labo maamul loo wada hadalsiinayaa maxaa looga baahanyahay kooxda gooni u goosadka ah in lasoo afjaro keliya yaa hadh san 🫵cadowga somaliyed ee wax bakhti afuufaaya waa lala socdaaa waana laga guuleysan in shaa allaah 🦻🦻🦻
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 15 күн бұрын
Thank you for all the times geele waa xabashi for really
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 16 күн бұрын
Caqli gal maahinba taasi. Arintaas odhan Firdhiye kaligiii go,aan kama qaadan karo ARINTAAS
@AbdiGuled-qd4vi
@AbdiGuled-qd4vi 16 күн бұрын
Bahamas ma ihi hadi maxabis la si dayo😮😮
@hindaofficilchanle2956
@hindaofficilchanle2956 16 күн бұрын
firidhiye haduu ganacasi rabo bad la aan maa hayase teeda kale weligoodo dhulubahante meele ka muuqan maayan narhaday keligii taliyaha jabuuti cafiyin😟
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 16 күн бұрын
ALAAHU AKBAR muxuu ka doonay munaafuq geele calaamadahoodii iyo hubkoodii iyo askartoodii waa la hayaaa
@ubahguled5047
@ubahguled5047 16 күн бұрын
Reer adeerkay markii horena iyagaa isu dhiibay Muuse juudaan. Hadana Ismaaciil horor haysu dhiibaan. Dhulbahante ganacsatadeedu Boosaaso iyo garacad bay kaganacsan karaan. Waligoodba walaalohood bay ka cararaan. But still, I love them waa reer talkay.
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 16 күн бұрын
Mahadsanid mudane ❤❤😮😢🎉
@medideabdi7397
@medideabdi7397 16 күн бұрын
Salama qowlan min rabi raxiim sharkoda ebo adaan ka osgalnay
@seed3966
@seed3966 16 күн бұрын
Asc SSC khaatumo waa dowlad xukuumad :// gadh soorka/// golaha shacabka/// iyo wax garadka war eeyna isku raacin socon maayaan lasoocda taas firdhiye shacabka ssc naf iyo maalba u dhinteyn 😎ismaaciil iyo xasan oo cadowtinimadoodii la ogaa dhalanteyd halaga dhigo marnaba suurto gal maaha 🦻🦻🦻🦻🦻🦻. I A I A
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 16 күн бұрын
war waxani waa xayawaan yaakayeelaya waxaa bal waakuwaase coda kayeesha baan arkaaynaa nacalada talaabaan kaqaadaynaa walaahay xayawaankan
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 16 күн бұрын
Waa.siyaasad.qabaw
@abdallajama6066
@abdallajama6066 16 күн бұрын
Hub iyo gaadiid inay bixiyeen shaki kuma jiro. Hadii eey u taanaasusho SSC arintaas dadkii la dilay inay ku dhinteen gari iyo magali.
@CeeldaahirSchool-iw5ck
@CeeldaahirSchool-iw5ck 16 күн бұрын
Maxbuus waxbakama qormaan
@laylosiciid781
@laylosiciid781 16 күн бұрын
Waan ka xumahay halgangii aad lasoo gashay dhulbahante Xoogaa hadii loo sheego wiilashii harti ku dhintay way ilaa wayaan
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 16 күн бұрын
WEXEEY REBEEN HA SUUBIYAAN SIDII OSBAHEYSIGODA HORE U BURBUREY AYEY UBURIDOOA HADUU ALLAH IDMO.
@abdirahmanali3512
@abdirahmanali3512 16 күн бұрын
A S C balwaanow mar hadii SSC ay tidhi jabuuti waxba nama yeelin ama geele ma laga yaabaa in ay mar dhow SSC aan ka maqlo ama yiraahdaan somaliland waa walaalahayo muuse bixi waxba nama yeelin xasuuqin wixii nagu dhacay laascaanood muuse ma.samayn siyaasi wax kasta ka filo ka filo mahadsanid
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 16 күн бұрын
Sun iyo SIXIRkii baa loo cusbooneysiinaa ssc
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 16 күн бұрын
Waa siyaasad la aan iyo fudayd waxuu Oran Lahaa ismaaciil wixii uu sameeyey Waa uu ka noqonayaa ayaa udhaantay
@abdirahmanmirre5836
@abdirahmanmirre5836 16 күн бұрын
C.balwaaaaan halgamaa. Waa Run warkaagu.
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 16 күн бұрын
Caabdullahi boowe dhulbahante jabut iddoor isagaa kaga badan kafaq kafac beydeganaayeen
@ayanlemohamed5956
@ayanlemohamed5956 16 күн бұрын
Qasab ahaa 😂 Dhubuq dhubuq dhabana hays. Ay leedahay
@abobasement346
@abobasement346 16 күн бұрын
Adiguh mah waxad so jerjertay warkah wasirkah pls hubsoh hadalkah wasirkah hanah dhaxmarsan shekadah yutubaraduh fayuskah ku radinayan kuwan ku camirayah fayuskah waa Argagixisadah snm waan lah soconah in aad ku noshihin fuyuskah
@user-sc6uw1px7g
@user-sc6uw1px7g 16 күн бұрын
Waryaa dameer Abgaal anagay wax naga goaan
@muheidinismailmose1083
@muheidinismailmose1083 16 күн бұрын
Asc, Dhulbahante waa majin Jaad ah iyo Waslad hilib ah
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 16 күн бұрын
Waa wax cad inuu jabuuti daglka Ku jirtay waana cadahy beena lama rabo
@user-pt1nb9us8i
@user-pt1nb9us8i 16 күн бұрын
❤❤❤
@khalifjama3925
@khalifjama3925 16 күн бұрын
Ragu waa shireen ka wars uga deg deg joojiya
@CeeldaahirSchool-iw5ck
@CeeldaahirSchool-iw5ck 16 күн бұрын
Maxbuus waxba kama. Qormaan
@user-nf5gn2ps5o
@user-nf5gn2ps5o 16 күн бұрын
Dhulbahante waa daad hunkuri xuun yaa magaca daarood nooga saaro😭
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 16 күн бұрын
Hunguri waa sababta uu u gumeeysanayey Qabiil iyaga lamid ah! Soomaali 1960 bay Dowlad dhibsatay, 91kiina way ku kala yaacdaye sidee bay ku dhacday in uu Qabiil kale dusha ka fuulo oo uu u dowladeeyo? Hunguri! From Gedo
@Yusufxasann
@Yusufxasann 16 күн бұрын
DOWLADDA DJABOUTI EE AAN WALAALAHA NAHAY WAXAA KA GO,AN SOO CELINTA MIDNIMADII SOMAALIYA. CIIDANKA LA DIYAARIYEY EE KONTONKA KUN KOR UDHAAFAYA CIDDII XABAD KU RIDDA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA ARGAGIXISO IYO CALOOSHOOD USHAQEYSTAYAAL. GUUL GUUL 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 16 күн бұрын
​@@YusufxasannSoomaaliya ma leh cadow ka weyn Ismaaciil Calooleey xitaa Axmaaro isagaa ka xun saa Diirka Soomaaliyeed buu Soomaali ku khatalayaaye! 50 kun oo hal beel ah yaay Ciidan qaran u arkaya, xaggeese laga keenayaa caqliga lagu maamulayo?!
@dilara-jj5yj
@dilara-jj5yj 15 күн бұрын
Hhhhhhh wllhi waaa run hunguri baaa asagood ka reebey
@hodanc6255
@hodanc6255 11 күн бұрын
​@@user-ex9qq4bs9ihunguri iyo naf ke muhimsan snm markay so gashay dadki ay laysay bayka mid ahayen kadib kalshale kadib madaxdub lascanod
@maxmudmaxamud
@maxmudmaxamud 16 күн бұрын
Japuti. Iyo somaliland iyo dawlada federaalka intuba qayb bay ka ahaayen laakiin. Geedi socodka siyasaded ee khaatumo maanta. Khatar buu ku suganyahay. Waxaa ugu yar ee uu sababi karaa kulanka japuuti kalsooni daro bulshada reer ssc iyo firdhiye.
@museosman8296
@museosman8296 16 күн бұрын
Cidaan horay baan u sheegay qadiyadaada hunguri ku bedelo waa foolxumo horay baa loo sheegay kkkkduulduulka cidaan waa lagu ogyahay
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 16 күн бұрын
Walal wadani soomaali wariye waxan codsaneynaa iin raga soomaali ismaa hukuikaraanee bacad ama kadib 34 sano kadib ismaail ha kuwareejiyaanoo soomaaliweeyn iileen intuu ismaail geele noolyahay Dawladdnimo soomaali layiraahadoo majiereysee kuwareejiyaa dalkan soomaali layiraahadoo
@farhiyohussein7338
@farhiyohussein7338 15 күн бұрын
👍👍👍👍👍👍
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 16 күн бұрын
war walaahay baanan uyeelaayn anagaa isku laaynaayna walaahay iga qor cabdilaahi balwaanoow car waa ninka siidaaya mqxaabiis ama jabuuti eedaayntaa kareeba talaabo ayaan kaqaadaaynaa walaahay
@hodanc6255
@hodanc6255 11 күн бұрын
Qof ad edaynayso maxa ka done marka hore
@mulkiosman794
@mulkiosman794 16 күн бұрын
Waxaa lashihi jiray dumar saaxiibtinimadoodu waa bishoo sadaxa hada siyaasadii baa ah bishoo sadaxa yacni sadax bilood waxbaan dhoowreeynaa
@mustafgabo6192
@mustafgabo6192 16 күн бұрын
12:47
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 16 күн бұрын
Subxaan allaah dadki danbiga ka galay xiligii dagaalka sool oo jabuuti kow ka ahayd ayaa madaxdi ssc khaatumo ka reebtay jabuuti.
@mohamedabdullahisaid2457
@mohamedabdullahisaid2457 16 күн бұрын
Firdhiye feera weyne waa xoolo aan siyaasad aqoon waa daganyahay
@CabdiraxmaanAwnuur-hx2dk
@CabdiraxmaanAwnuur-hx2dk 16 күн бұрын
Ssc khaatumo barmaaha Cid wax ka qaadi kartananajirto
@nuuraabdalla5927
@nuuraabdalla5927 16 күн бұрын
Inuu tago ayaaba qalad ahayd
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 15 күн бұрын
Xasan Somali 🇸🇴 jalus buu kayahay
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 16 күн бұрын
Geele.dadka.wuu.sxraa Lacagna.waa.siiyaa
@amalabz1469
@amalabz1469 16 күн бұрын
Horgal fardiya 😂 istakfral
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 16 күн бұрын
ismaacil horor hubka lascaanod lagu hasuuqay iyada soo dal dali jirtay ee reer ssc bay dulmi bay kutahay I shuhaadadi
@user-fs2hr4hg5j
@user-fs2hr4hg5j 16 күн бұрын
Anigu waxaan aamin sanahsy inladheho jabuuti kama qabgelin dagaalki hadiiba sharkeeda lntaa looga msgan gelayo
@farhiyaahmed5887
@farhiyaahmed5887 16 күн бұрын
Caqli ma jiro ssc
@faisaladan3102
@faisaladan3102 16 күн бұрын
cilmiga luguu dhin caqliga kaashadaa layiri iga gadan jamacada balwaan cilmi badan ayay taagerasha ayay ogyihin
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 16 күн бұрын
Ismaaciil.geele Soomaali Illaahay.haka.qabto Munaafaq.dadka.reer Jubuuti.cunaha.qabtay
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 16 күн бұрын
Ilaahow waad na dishaaye hanna doorin maanta taas ma fileyn what a shame
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 16 күн бұрын
Khatumo Geele horror haday amine lakala gadtay Suki dirayan majeerteen iyo dhulbahante iyo wa Libra dhulbahantey dhexdise
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 15 күн бұрын
DJ horta waan hubaa qof hartiya jabuuti ganacsi never ever matagayo tuulada waalan ee habarto ragii xiniinayah kasaartay 🤔⛔️⛔️⚠️⛔️🤠❌🤠🤠⛔️😡⁉️💀💀 never iska daaye!! Xitaa diyaarad kuma marayaan lkn asagu firdhiye haduu aado mala wuu sirxan yahay sxb maybe 🤔 only him and aakhrika wallahi way dili xoolihiisana way dhici hadaba ha odaado xidhiidhkana haw jaro xasana hajaro sida maamulada kale inta Dawulad Somali 🇸🇴 lahelayo ninba gobolkiisa
@jinnikafaag3828
@jinnikafaag3828 16 күн бұрын
DANTA KAAGA XIRAN CADOWGAAGA MAXAY TAHAY MADAXWEYNE FIRDHIYE MA CARUURBAA MISE WAA NIN WEYN AAD IYO AAD BAAN UGA YAABAY ANIGA OO SHAKHSI SHACABKA KA MID AH
@Man19699
@Man19699 16 күн бұрын
Waa kuwaa isku xaaray,wixii hogaanka ssc khaatumo loo doortay.Markuu orod Jabuuti ku tegay,ayaan gartay in kaadhka laga marsan doono hhh La hubsayoo goroyo haad bey noqotay😊 fudeyd,belo ku degtay !
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 15 күн бұрын
Naagtuna waa zinzibaar
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 15 күн бұрын
Why why firdhiye hala rido no doubt about
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 16 күн бұрын
اصلا اكبر خطا يذهب firdhiye جبيتوتي firdhiye waa nin Donoq Xooly were ufffff
@TripleA0825
@TripleA0825 16 күн бұрын
Dadku way islaayaan Djibouti 🇩🇯 ilaa 2023 January ayay Garaada mar ba casuumaad usoo diraysay hadeerna danteeda iyo jiri taankeeda ayay ka dhex arkeen Wayo iyaga hadda khatar ku jira in Canfar iyo Itoobiyaan qaatan dhulka ciise including 🇩🇯
@hodanc6255
@hodanc6255 11 күн бұрын
Muxu ka faida jabuti
@user-eu7hu5vm4f
@user-eu7hu5vm4f 15 күн бұрын
Balwaan ⁉️⁉️ xasan baa Somali godkan kuriday askartii madhiyey omg 😱
@Adsc1000
@Adsc1000 16 күн бұрын
Hadey ka calacali donan SSC jabuuti wad arki donta bawanow. Shacabka cisse ee wadanka Jabuuti wa dad wanagsan, balse mafiya ku habsatey🇩🇯
@faaraxowcilmi4112
@faaraxowcilmi4112 16 күн бұрын
Waa.yaab.waa.lama.arag.iyo.lama.maqal.dhulbahante.tuu.iskusamaynaayo
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 16 күн бұрын
Balwaan adaa is ku buuqay Nacasnimadaada haganki aad nagula jirty ka dib guusha dabaded Ha ceeboobin ssc waa kaa shisheeysaaye
@user-sf2oo1ln4v
@user-sf2oo1ln4v 16 күн бұрын
Dulbahante laba while weye mar horanba oga inay isbadalayan
@mustafgabo6192
@mustafgabo6192 16 күн бұрын
12
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 16 күн бұрын
Aar ssc khaatuma waa la khiyameyey
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 16 күн бұрын
Waa Canaan inuu geele horor hubka Iyo peepayaasha soorarasey bal gurmad ciidan baydireysey laakin siyaasadu saaxiib maleh
@Badahda
@Badahda 16 күн бұрын
Beeenaale
@HERSIGROUP
@HERSIGROUP 16 күн бұрын
Aftahan waa runtee walahi. Khatumo is being mentally diplomatically misled. Ssc will not accept anything that comes out of that Djibouti gathering that was clearly Mastermind by khadra haid!
@familytraditionalfoods
@familytraditionalfoods 16 күн бұрын
Waa been iyo waxa kama jiraan ninkan hadlaya miyuu iloobay maxaabiistii laqabqab tay miyuu iloobay haduu iloobay shacab ka khaatumo hadaanahay manu iloobin hubkii lagugaraacay maatadayada imaxastayad qashar kii iyo qoloftii qoryihii hubkii laladhacay laascaanood waalahayaa beenta iskadaaya Allah ayaa wax bixiya nimankan baqbaq lewaxaan ushaagayaa dabaqoodhidanbe qaadanmay no mana rabno dabqoodhi laguwaa sidiikuwii hore loowaayey kubiyo cab in uu sandab qoodhi dhulka yaga katalin kunanoolaandoonin Insha Allah dabaqoodhi nama matalo we are not for getting what they are doing for our family Maxaa loodiray nimanka waxaan samaynay ama Cumar maxaa lagadoonay???????
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 16 күн бұрын
Anakaa kamaskax weyn odayaasha duqoobey ee maskax meelka ah
@munayousuf8460
@munayousuf8460 16 күн бұрын
Balwaanow maabiistu iskuma jirto saraakisha marna ba lama siideynayo Muuse biixi na inuu aqbalo labo maamul sanka ayuu ugu daloola
@HaniQali-it5kf
@HaniQali-it5kf 16 күн бұрын
Cidamaba lagahayah oo calankoda ukubufsan yahayi calankoda ee dadkan dhulbahante qalbadeyi la yihin wayi namurjinayan hadhow hadi lasoweraranah tolayey ayeyleyihin marka kalanah lacagle usheg
@abdiahmeddirie1643
@abdiahmeddirie1643 16 күн бұрын
Ninkaad Dilin ninkaad Dagin layskama Didiyee waa laysu kala Daadiyaa
@beyourself7554
@beyourself7554 15 күн бұрын
Qalasyo ayaa jooga dhulka... odey iyo nin siyaasi dangaar wato lagama yeelayo
@CabdirixmaandaahirKordhi
@CabdirixmaandaahirKordhi 16 күн бұрын
Lacagabaalasiiy
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 16 күн бұрын
War dhulbahante Way sabaynaan😊
@khadraahmed2885
@khadraahmed2885 16 күн бұрын
Firdhiye maxa xassan ugeeyey Hassan sheeq waa eey eey dhaley
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 16 күн бұрын
SSC maamulkeedu aad buu ufudud yahay, halgankii na waa fashilmay😂😂😂😂😂
@Sahra-ye2hv
@Sahra-ye2hv 16 күн бұрын
Anakaa ubaahan maalgashi garaad boosaaso kismaayo laasqoray ceelaayo anakaa wada deked ah jabuuti baahi uma qabno
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 16 күн бұрын
Ma hubkii iyo ciidankii bey ankireen inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun taasi waa dadkaygii la laayey wax kale ayaan dhaafsaday ilaahow iimaanka nagu sug
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 15 күн бұрын
Mj👑🇸🇱💞ayaa ka la Dagaalameysay Isaaq adigana Cadkaaga ayaa ku Daafaceysay Balwaan👍🏻 Odaygan Ismaciil Sir ayuu wataa scc Waxey ku Noqon PALESTIN 🤣🤣🤣👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 yaa Caawini Doono Firdhiye 🔥🔥🔥 Waan arkeyna waan Fiirsaneyna 👀 👀 👀
@shidesomaliminerals3267
@shidesomaliminerals3267 16 күн бұрын
Markaa qaangaadhnimo maaha in arimo cadcad oo djibouti u geysatay dadka gobolka sool oo si buuxda u gacan siisay maamulka dhigyacabka muuse
@ifraaxmaxamed4717
@ifraaxmaxamed4717 16 күн бұрын
Haa fimaad kooda ayaa kujirta inay saas dhahaan waayo dal shisheeye oo cadaw ah ayey joogaan oo cadawga soomaali yeed oo dhan muqdisho xataa is maaciil cumar geele ayey ka dagi la dahay iyo soomaali oo dhan 😂ilaahay geelo uma daada sharkiisa ka qabo oo dib ugu celi isaga
@deeqagurey6525
@deeqagurey6525 16 күн бұрын
Hadey.qariyeen.iney.kujirtey.hadaanay.reer.sscaqbalimeeyno.warkaas
@mustafgabo6192
@mustafgabo6192 16 күн бұрын
Wexey u taal garaadada iyo shacabka qaatumo waxaan leyahay fadlan diidan kana soo har jesta walaahi meel xun baad gareysaan waa qayaano firdhiye yuusan qaldan lacag gun idinka dhigeysa dyl qaata intuu xasan tuugsade madaxweyne yahay xitaa haku biirina dowlada xasan munaafaqa uf firdhiye ma lacagbuu idin siistay reer qaatumo diida kana soo horjesta
@user-tu8nt7js1n
@user-tu8nt7js1n 16 күн бұрын
Annaka ssc waxan sugaynay in firdhiye jabuti weydiisto magdhow iyo raalligelin balse dafiraad maamulkayaga kama filayn
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 16 күн бұрын
HA BAWIN RAG BAA KI MAQAN DACWADA WAX CAD BAA LAHAUAA ADUUNKOO DHAN BAAHAYA MADFACA NOOCA UU YAHAU IYO MEESHA LAGA LEEYAHAY MA KUGU DHACAY MA IN SUNTII AAD SHEEGEYSEY MOYAAD RABTAA IN LA SIIYO MAXAA KU HELEY DABLEEY IYO SARKAALBA WAA DANBIILAYAAL
@abdirashidfarah2474
@abdirashidfarah2474 16 күн бұрын
Firdhiye hada ssc wey isku duuban yihiin amuu Kala firdhiyaa ssc
@jinnikafaag3828
@jinnikafaag3828 16 күн бұрын
CADOWGAAGA HADDAAD U TAGTO SOW KUMA DILI KARO HADDUU RABO WAX AAD KA FAA,IIDO ISKABA DAAYEE
@farahyusuf9335
@farahyusuf9335 16 күн бұрын
Wixii hadlaya hayska hadlaan labo mid firdhiye awood uma laha Kow waa inuusan maxaabiis fasaxi karin qof laascaanood oo jooga yar iyo weyn ka aqbalayana majiro Labo wasiirkani wuu iska hadlayaa jabuuti si toos ah baa loogu sheegay inay ka qayb qaadatey wayna sheegtay inay waxyaabo badan ka bixin doonto sidey u xaalmariso Sheeko kale oo socotaana majirto maxaabiis iska ilow lama fasaxayo
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 10 күн бұрын
Ciise haeiye isaaq wada socda baa darood ka siyaasad badan kama yeelij waxaana bakan ku qadayaa hadey dhacdo taas inaan ka baxayo.magaca darood waliba harti
'SIR LAGA HELAY CIIDANKA ISRAEL' | ICC | XOGTA DAAHSOON
15:12
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 22 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 79 МЛН
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 65 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 21 МЛН
CANADA oo Ka Hadashay Dhibaatada NORWAY loogu Gestay Fanaan OOMAAR
11:18
Ubaxle Media 24
Рет қаралды 1,6 М.
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 79 МЛН