Jabuuti oo looga soo Jawaabay Heestii Garowiyo kuwa Xintama waxa iga xiga Amxaar Xurmo igula nool.

  Рет қаралды 26,131

Qarri Jiqood

Qarri Jiqood

8 күн бұрын

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
QarriJiqood

Пікірлер: 70
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k 6 күн бұрын
Walala heey ka reer jabooti Mahadsanidiin❤
@nopenope2364
@nopenope2364 6 күн бұрын
Caadifad aya ku haysa haku biiran haday ku raban
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k 4 күн бұрын
​@@nopenope2364Yaa ka Hadleey saa wllo ma reer jabuuti mise reer somali land
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 6 күн бұрын
Riyo ayaa ku jirtaan walalahayoow cid idin xasiday malahan soomali oo dhan waa is dishay waana walalo alle ha idin cafiyo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 күн бұрын
Waa runtii sheekha walaahi subxaanalaah
@user-hk3ve4rh7x
@user-hk3ve4rh7x 6 күн бұрын
Waa ayaan daro kuhabsatay dadka waqooyiga qaarkood
@user-sf2bc6pl2y
@user-sf2bc6pl2y 4 күн бұрын
From mugadishu reer jaboti ilo ve❤❤❤❤❤❤
@fatia1138
@fatia1138 6 күн бұрын
Dadka meesha fadhiyaa xataa waa yaabanyihiin
@BarlinHashi
@BarlinHashi 4 күн бұрын
Subhanalaah weysuuxsanyihiin kuwaan dadmaaha
@yaakcon
@yaakcon 5 күн бұрын
War kan afka madoobaaday ee huurada leh waxa dhaama ma weydey? Bismilaah, war ninku af ku foolxumaa.
@DulmiDiid-tj6rz
@DulmiDiid-tj6rz 5 күн бұрын
Dhulbahante kaliya oo yur iska yiri buu ku leyahy somaali baa cadaw igu ah 😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedsharif3843
@mohamedsharif3843 2 сағат бұрын
Masha allah Walahi waan u malenayi in somali nimada idiilaga sarayi waayo waxaad tahin dad maskaxdooda lagu ciyar ciyarayo oo dhankii loo jido u jitamayo
@BarlinHashi
@BarlinHashi 4 күн бұрын
Inaalillaahi wa inaa illaah Rajucun
@Adou-k7o
@Adou-k7o 5 күн бұрын
Duqda ku dhashay ku darso amxaarka
@ozzylink
@ozzylink 6 күн бұрын
What does Jabouti citizens know about Xamar or Somaliwyne. None of them as ever been there. You will see them instead running around Isaaq cities. Jabouti 0.01 citizens shooting itself in the tiny foot
@luulabdullahimahmoud1143
@luulabdullahimahmoud1143 6 күн бұрын
GURIGIN GUBAY NIN AMXAAR WALAL KA DHIGTAY KUWAN HEESAYO BERINA WAXAY SHAXAD IYO LACAG U DONANAYAN XAMAR HEER WEJIYO BADAN SOMALI DID SI XUN U DHIMO
@user-tl1hm8nj8e
@user-tl1hm8nj8e 5 күн бұрын
Somali wiid ❤❤❤❤❤❤
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 6 күн бұрын
Djabi ❤❤❤❤
@abdelazizabdirahman8831
@abdelazizabdirahman8831 4 күн бұрын
Ok meeyey aqoonsiga
@saleebanali2905
@saleebanali2905 7 күн бұрын
WALAWEYN JABTOO DHULKII NABAD
@GudiGashaan
@GudiGashaan 6 күн бұрын
Wr kani sheekh maaha waa tuug imaanka allaha ka qadee
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 6 күн бұрын
Jabuuti magaca somalinimo lagama maro
@Moustapha97
@Moustapha97 4 күн бұрын
War qofkaas afka qarmuun ee afka taqashkaale xagaas ayu kasoo uraya wuxu cuqadadaysanaaa 🤮 wlhi ila eeg af qalooc. cadaw aw alle abuuray oo xamar ahayn majiro kulaha war wuxu gaal sanaa 🥺🥺
@Faizodiriye
@Faizodiriye 5 күн бұрын
Ala dadku kala naasbsanaa❤ jah
@abdelazizabdirahman8831
@abdelazizabdirahman8831 4 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@BarlinHashi
@BarlinHashi 4 күн бұрын
Ceeb idiin dhiman maleh
@abdelazizabdirahman8831
@abdelazizabdirahman8831 4 күн бұрын
War dadkan waa dhiban yihiin allow ugar gaar
@Captainjees
@Captainjees 6 күн бұрын
Amiin yarow wa ino tala wa ino garowe😂😂😂
@nopenope2364
@nopenope2364 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂 ilahay ban kugu dhaarshe bal jabuuti waxad ku tidhaahdan aan is biirno bal wa haday idinka yeelaan
@user-qq4ec4qc4r
@user-qq4ec4qc4r 4 сағат бұрын
Dad qaar ee reer hargeeso ah wey waasheen hala xiro kiiheysta alifay
@maxamedkhadar8561
@maxamedkhadar8561 5 күн бұрын
Xabashi iyo somali yaa muslimnida horqaatay yaanabi Maxamed scw lakulmay yaa as xaabtii soo dhaweeyay oo difaacay ?
@mejhoula
@mejhoula 4 күн бұрын
Tigreyna ayaa soo dhaweeyay nabiga waana dad muslimiina oo Eritrea dega amxaar ab ka ab waa gaal sooyaalka baadh walaal
@seeynabcali1657
@seeynabcali1657 6 күн бұрын
Amiin yare nin heesta ku faraxsan maha sorry amiinow 😂😂😂😂😂
@saleebanali2905
@saleebanali2905 7 күн бұрын
ALLOW JABII FAQASH IYO QADAADWEYN
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 6 күн бұрын
Hhhhhhh maxa Ku habarin dad walalhaya oo ad isku dhiig Iyo isku midab tihiin Shanta soomaali ha jiraan Hana joogan
@Hamdi_Sulub
@Hamdi_Sulub 5 күн бұрын
@@ubahhussein7382sax sister 🩸✌️
@user-nh2hm5be1d
@user-nh2hm5be1d 2 күн бұрын
Biijoolahaan ninka war ka qaadaa kasii xun
@Kitten4you
@Kitten4you 6 күн бұрын
Uf dayuus afku waq badan
@AbdilahiMohamed-zk9pd
@AbdilahiMohamed-zk9pd 6 күн бұрын
Reer waqooyi hees laguma gaadho
@2009noor1
@2009noor1 6 күн бұрын
War Etopia ayaa dashey SNM waa burburinta Somali oo Dan.
@user-rk2wp2dh7g
@user-rk2wp2dh7g 6 күн бұрын
Xabashigu gaaliyo islaam ba wuu leeyay laakiin xamar majooratigeeda ugu badan waxay la mid yihiin munaafaqii cabdillahi binu umaya ee nabiga dhibay
@seeynabcali1657
@seeynabcali1657 6 күн бұрын
Somaliga idilaya amxaarka iiga dhow war ninka yaa dilaya aniga cid qori o sidata maba arkee🤔
@FadumoKeenan
@FadumoKeenan 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂 kuwarn waxay la mid yahaiin. Naga. Ninkeedi. Ka tag to. So. Sinaysatay cml. Waaaa. Waxa uqdad qabo. Meel. Maabul gobaleed. An waligii aqoonsi. Helan. Waaayo. Waayo. Adunka. Waaaa og yahay somaliya inay. Tahay. Hal. Dowlad. Waxaana laga yaqan. Marki ad cawalow. Babanayso cadkee cadke. Cadoww ha jabo❤❤❤❤
@IqraBashir-qc6bj
@IqraBashir-qc6bj 6 күн бұрын
Soomaaliland cid neceb majirto ilaahey qalbi ga hauqaboojiyo mida kale Soomaali weyn waa midoobee mar uun
@farhiaali3873
@farhiaali3873 6 күн бұрын
Uf
@saleebanali2905
@saleebanali2905 6 күн бұрын
BILAASH BAAD U GADH CADAHAY ODAY MUUSE DIINTA KAMA BIXIN ODAY SOO BARO DIINTA
@GC21701
@GC21701 6 күн бұрын
Maxaa kaqaldan waxay wadaanba ma Axmaar bay nookeeneen
@star-ln1ke
@star-ln1ke 4 күн бұрын
Axmaar xun oo gaajo udhamaanaya hadana gabalkiisii dhacay citiraafka uu kusiin karo maxay tahay siiinow khaakho cusko 😂😂😂😂
@NimcoSiciid-te8ey
@NimcoSiciid-te8ey 6 күн бұрын
Kani muuna ogayn inuu leyaha laba magaalo 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@BarlinHashi
@BarlinHashi 4 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@CheerfulAgilityPuppy-wq2ix
@CheerfulAgilityPuppy-wq2ix 6 күн бұрын
Hoyga fanka lags badinwaa heeso waxan majabsa
@mohkibirdiid
@mohkibirdiid 6 күн бұрын
Talow kuwa comment in macalaa iyaga lala hadlayo uma haystaan comment ilmo ah ayay soo qorayaan 😂😂 *Maxay ka xumaanayaan *oo ay ka xanaaqayaan *aqoonsi waa xornimo *waa kaa xaasidkii ilmada *xunbada daadiyee maqlaay *Xornimo somaliland *ayay ka xanaaqayaan
@seeynabcali1657
@seeynabcali1657 6 күн бұрын
War ninka geeska naga xiga ali zaki miyaa 😂😂😂
@fatia1138
@fatia1138 6 күн бұрын
Kuwaan yaa luuqada nooga jara. Brainwashed in real life! 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎👎👎👎
@user-kg9dp1ix4t
@user-kg9dp1ix4t 6 күн бұрын
uu buuka abwanku d'huil somaliyeed kaa maabnuuca
@MahadbenAbdoulazize-b4f
@MahadbenAbdoulazize-b4f 5 күн бұрын
War ma sakhraan baad tahay. Kuwan ma jabuuti baa ? Coonyahaw ! Wecelka ah !
@Mohamedabdimalik72
@Mohamedabdimalik72 6 күн бұрын
Aga Aga war abwaankan maxaa kudhacay nin fican buu ahaan jiray markup riwaayadihii uu soiraan kasoo muuqan jiray e, waxay u egtahay inuu muuse katirsaday MONEY CAN CHANGE EVEN WHAT EVER CAN'T CHANGE,IT CAN CHANGE SIMPLE
@nopenope2364
@nopenope2364 6 күн бұрын
Caadifad jooji bal waxad ku tidhaahdan aan jabuuti isku biurno
@SowdaNur
@SowdaNur 4 күн бұрын
Dadku siifogaa alah caafiyo
@user-ti5hn8ls1i
@user-ti5hn8ls1i 6 күн бұрын
Amxaar niwas
@sudimcalinomar7578
@sudimcalinomar7578 6 күн бұрын
Tadne waa nasab oo aslkoda ku fanayaan tadne waa cawano oocadow iyo wallal makal karnayan 🤧🤧☠️
@nopenope2364
@nopenope2364 6 күн бұрын
😂😂😂 de wakaso car haku biiran
@sudimcalinomar7578
@sudimcalinomar7578 6 күн бұрын
Haka yawin taas wajika le is fiiqin ​@@nopenope2364
@saleebanali2905
@saleebanali2905 7 күн бұрын
GUUL SOMALILAND WEY U JAWAABEEN WAALIDII DAMEER XASAN SHEEKH
@ahmednuraden2814
@ahmednuraden2814 7 күн бұрын
Afqurun axmaar waad leedahay
@MohamedDeeq-jw1od
@MohamedDeeq-jw1od Күн бұрын
Waar sheeKhu muu baahsan yahay gormu nabigu ku gaLiyay subxanaLaha
Djib-Talent | Troupe Gourmade  - Dareen Somaliyeed
5:42
RTD WEB TV
Рет қаралды 134 М.
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 42 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 36 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 463 М.
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН
Kooxda Gurmad | Heesta Dareen Soomaliyeed
5:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 38 М.
NIMCAAN HILAAC  OO SI HEER SARE LOOGU SOO DHAWEEYEY MAGAALADA MOGDISHO 2024
15:53
Goodax Media Production
Рет қаралды 179 М.
JABHADII AWDAL OO LA QABTAY JABUUTI LAGA SAARAY
8:52
waridaad TV
Рет қаралды 19 М.
Full Debate: Biden and Trump in the First 2024 Presidential Debate | WSJ
1:38:19
The Wall Street Journal
Рет қаралды 17 МЛН
XIDIGAHA GEESKA DAD GOBI KUMA KALA DHIINTAAN OFFICIAL 26 JUNE 2024
4:11
Waqal Music Production
Рет қаралды 65 М.
The must-watch moments of the CNN Presidential Debate
35:29
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 42 МЛН