Barkintiisa ruuxaad ka jafayso boodhkoo. Hadday bari wax gaadhaan beerku kula xanuunsado Oo aad badhaadhiyo la rabtoo bad baadoo Isna baaba’ aagiyo baylahdaada jecelee Intuu baydda kaa jaray booran haddimo kuu qoday ba’anaa Allahow ba’anaa AHU Bashiir Sh Ibraahim.
@shaamuu2215 жыл бұрын
waaw Bashiir Ibraahim i missed seeing him wit his guitar playin in our house... I wish we cud bak 2 those tyms....... I also missed seein Xalimo Milaano, his wife nd him singin togetha....Allaha unaxariisto Xaliimo Muse Milaano. They looked really guud together
@liibaanliiburuuj5 жыл бұрын
10 years ago commented, reply plz
@mohamedmire76602 жыл бұрын
Marxuum/Bashiir Ibrahim Legend..Maxaa Rag Badan oo Legend Ahaa Hoos Ubatay!..Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin..Sc.
@AbdiPianoChannel2 жыл бұрын
Allah Yarxama Bashir Ibrahim. Caadi maaha. Heestan waxa dib ugu heesay Abdijanan 1991 in Toronto Canada 🇨🇦
nabadraadshe dad hore isu yaqaan iyo geelba waa isu ololaa waa lagu salaamya marka hore,mar labaad bashiir ibrahim waa fanaankii hormoodka u ahaa hobalda horseed waan xidigii keli ahaa ee jilay ruwaayadii wad jacayl iyo war la;aanta gabdhaha,waxaa la jilayeye,asli maxmed(liaahay ha u naxriistee),sureer axmed(istiqlaal),madiino salaad,sahar siyaad.
@micnamalahan13 жыл бұрын
waaw heeskaan anoo yar ayaan ka maqli jiray Abtigeey balse caawa ayey ii suuro gashay in aanba daawado ,, Mahadsanid hassanahmedw.
Hassanahmedw, credit goes to you regarding the identity of this singer. As you can see Dulqabe agreed as well. Hassanahmed you must have done a great excavation to bring out this golden & rare music video of Bashiir Ibraahin!!!
@abukarbadalgarad81897 жыл бұрын
alaah ha u naxariisto bashiir ibraaahim
@abdullahi198815 жыл бұрын
heestaan waxaan ku bartay 1993 cajalkii uugu horeeyay oo ay soo saaraan walaalaha CANADA uu waliba qaadayay c/janan waxaan ii xigay markuu ninkaasi ka qaaday japuuti
@AbdiPianoChannel2 жыл бұрын
Abdijanan waxa uu kuheesay heestan 1991 Toronto Canada. Cayaalka xaafada aa ahaa waqtigaas.
@qarjiijunior23942 жыл бұрын
Alle yaraxam
@thepestcontrol603115 жыл бұрын
I was 6 months old and they looted the archives when when I was just 14 years old. Unlucky me.............
Yaa xusuusta heestii uu hobolkan qaaday 1977, dagaalkii xoreynta Soomaali Galbeed " Kaaraha Gurguurto markuu xarigga Goosto, Geedaha burburiyo u Gala xaraabada sida bahalka Goodka ah. Miigguna hawada Galo, Gantaalihiisa waaweyn loo suro Garbaha, Goobaha dagaalka ku Gumaada cadaawaha" . Hassanahmed ma xusuusataa ?????
@cabdulaahicismaan27496 жыл бұрын
nabadraadshe
@cabdulaahicismaan27496 жыл бұрын
Riwaayad bore 1977
@nabadraadshe16 жыл бұрын
Togdhheer01, waxaad aqoon sal dheer u leedahay suugaanta Soomaaliyeed. Waxaan kuu hayaa xushmad walaal. Riwaayadda aad sheegtay sow ma aha "Wad jaceyl & war la'aanta hablaha"!!!!!!!!!!!!!!!!!