Gashaanle sare.Maxamed nuur shareeco ayaa alifay heestan. Military officer was all I wanted to become when I was a kid growing up Burao, Gashaanle sare was my favorite rank. I used to day dream about it. Gashaanle sare waxay ahayd darajada aan ku riyoon jiray.
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Still you have a time bro keep going Good luck 👍 your hope.
@mohamedahmedyusuf97175 жыл бұрын
Wa hees caalimi ah wa iskalaha abwaan nuur shireeco wa jaraal cidamada ayuu ahaa
aduunyo waa laga guurayaa qofba maalin bashiir allaha u naxariistee waxaan ku arkay addis ababa 2008
@AhmedAhmed-dv6hy5 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan maxamed nuur shareeco.
@macaashyare5 жыл бұрын
Codka iyo muusikada sideey isaga daba dhacayaan inaba caadi maha, Heestaan marar badan waxay i soo xusuusisaa xanuunka qaxootinimada iyo sidaan dalkeeni isaga duminay " dugsi dhaxanta laga galo miyaa layska dumiyaa " Soomaalida saw laguma sifeeyn karo inay yihiin doqomo aan calaf lahayn oo Ilaahay siiyey dal kan u wanaagsan, iyadoo weliba wax walba wadaaga, ayay iska gubeen gurigoodii oo silic iyo qaxootinimo ka doorteen!
@mahadcali53627 жыл бұрын
alha u naxaristo bashir Ibrahim cabdi
@mohamedahmedyusuf97175 жыл бұрын
Wa mirihi abwan nuur shireeco
@saidali47107 жыл бұрын
All ha unaxariisto dhamntood heestaan waxa lahaa abwan Cagabarad goodamo
@farahali62216 жыл бұрын
Heestaan Waxaa Allifey Allaha U Naxariistee Abwaan Yusuf Maradoon Cali.. Musikada waxaa Saaray Axmed Nuur Jaangow, Dhabcan Codka Waa Bashiir Ibraahim .Dhammaantood Allaha U Naxariisto.
heesta qofkii fahmaya wuu fahmay. waa siyaad barre oo hadlaya baa laga wadey heesta bashiir wuxuu ka tirsanaa kooxdii horseed ee xoogga dalka soomaaliyeed
@nuur32727 жыл бұрын
kaafaay ali walaal it is the opposite. waxay ka hadlaysaa dawladii la soo dooran jiray ee la iqlaabay...wakhtigii siyaayad bare heestani maxay ahayd madnuuc oo lama saari jirin waa siduu yidhi abwaanka sameeyay.