Way igu dhacdaye Allaha iga suuliyo leeyahay tasbiixda,iyo istiqfaar ta kaalmaysanaa runtii waa wax ilaahay laga magangalo
@naimanalka7920 Жыл бұрын
Alla muuqaalkan mar aan ubaahna bu iso gaaray
@Bidhan153 Жыл бұрын
Sido kle wlhi😮
@MushtaqDahirАй бұрын
Walalayal iso duceyah qofbaan 3sano qalbiga ku hayah asina ilama sohadlo ana lama hadlo inan qofkaas heelo oo ilahey calaf igu daroh oo asina ila sohadlo 😢😢❤
@Caaisha-zc9oyАй бұрын
Abayo alle haku fududeeyo sidaad jeceshahay alle haku rumeyo maad la hadshid adi intaas dhan maxaa ugu aamusin thy walow anigaba hada hal isbuuc wada hadlin qofka jeclaa dagal dhaxdeena ka jiro awgeed
@MushtaqDahirАй бұрын
@@Caaisha-zc9oy Abayo wiilka qarabo anahy waligeyn xirir mana dhaxmariin marka wkacabsanah lama hadli kari oo uma sheegi karih
@kawsargaduudo95849 күн бұрын
Anaa kuugu sheegayee isoo qabo gabadho wax laqabo aan dhahee bal aan ajar shaqaystee ama aad kasamirtide @@MushtaqDahir
@shukrishiresiyad2623 Жыл бұрын
Wcs sheikh badbaado ajir iyo xasanaad rabi ha ka siiyo
@zihaamibraahim8 күн бұрын
Muraad baan leyahe iduceeya wllyaal❤
@samiirosetuni6929 Жыл бұрын
Asc aniga waxan 6 sano jeclahay qof an i aqon base ani wan kasa aniga iska deye adunko dhan aya kasaya marawo magicisa ina shego wayo walidkeyga iyo walahey wexe idhahan adiga into ku gena boqol dumar ka qurxon aya dhinac socdo mana firiyo lkn aniga 6 sano aya hawen iyo malin ka fikira xita san usku gursan lahen ilmaha dhalali lahen wax walbo aya ka fikira mar walbo waxan ku fikira san ku bixi lahay wadanko jogo ku adi lahay kala wadan aya jogna shiq badbaado channel waxan ka codsana hal doco isheg ina agtisa tago an isgursano aya rawa pls ilahey dartis hal doco iwo sheg an aqrista o tasne muradka bini adinka sodedejiso marbo hade fimilkeyga iwo shactarestan somaliyey idinkane yan lila yawin jacelka ceb mahin
Wllyalow waxa jiray nin an ficnen oo an kala tagnay meherkeyga wa ididay wn necbahay wlhi ayanti hore wn iloway hada mar kasta cabsi dhankisa bn daremaya aad bn u baqaya isagi un bn ka baqaya inu idhibateyo 😢😢😢 maxa sababay
anigaba taasa ii haystaa waa macalinkayga hore mahadka . jacayl an uu qabo mar kasta waa la ilmeyaa wllahi 😭😂
@ahlaamcdey8851 Жыл бұрын
Qof hduu niyada iga s dhaco wuba iso wacaa qofkas waxa niyada ku qabto weyba dhcaan wn la yaabaa
@ifrahismail1110 Жыл бұрын
Sidop klae wll marks qufka xasustabo wuu isoo wacaa supxanlah
@ahlaamcdey8851 Жыл бұрын
@@ifrahismail1110 wa wx cajiib
@nasroaden2469 Жыл бұрын
Sheekhu waxas oodhan anay iheestan halkee kalasooxiriiraa seese ugaabiyaa ninkayga xiriirkiisa anaa habeen iyo maalin katakana xata hada hurdo isagu imasoowaco anaa waca habeen iyo maalin hada wacida kajoojiyana waaba suurabay walalahay isoo duceeya in illaahay qalbiga iga reebo ninkas😢😢
@munaomar2230 Жыл бұрын
Ilahay Hadu Khayr Ku leyahay Haku so jediyo qali balse Is Mashquli More ad wacdo waa More u Kasi fogado Ka Yare callka sxbtada wac wanan Ka xumahay Qali 😢
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa ninkaaga inuu garto qiimahaaga isaga haduu ku garan waayo waxba ha isku jilcin raggu waay waa wuxuush iga qor arintaas anigaa ku iri oo ah rag waana ka xumahay dhibka kusoo gaaray
Sheikh badbaadu kuwa ka fudud ma haysaa kuwaasi waasi waa adag yihiine
@CabdiMaxamed-m4z25 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤
@farduuscali8281 Жыл бұрын
الله يحفظك شيخ نا فاضل
@NimcoMaxamuud-x7u Жыл бұрын
Allaah haku xifdiyo sheekh
@mssdhukuro3401 Жыл бұрын
Video yaasha dher so gaabi
@CabdiCabdoo-mx5os Жыл бұрын
Sheekhow gabar hada ka hor aan jeclaa laakin wax ila qaban weyday oo igu xumeysay baan 6 sano kabacdi si walaltinimo ah ban muraad ay iso teelatay wan ka caawiyay ka dib waxan ku riyooday iyadoo aan dhunkanayo si dareen xoog leh ay ku jirto iyaduna ay leedahay waxan ka xumahay sidi an ku dayacay ad ban uga xumahay barigii an kula fahmi waayay jacaylka ad ii qabtay aad markaa aad ban ugu faraxsana riyadaa, markaa dareenkaa iiga so waran wllal
@idil4561 Жыл бұрын
Weli hdd jecesha hy usheego wll
@fartunomar27626 ай бұрын
Walal only wiil u so donto marka rabo talo wa adi adiga alle ha ino ka daayo
@SabirinGeedi25 күн бұрын
Ducadi zowjaka wan ku fa iday alle haka rali noqdo😢
Asc sheekh Alaha ku xiftiyo amiin falan wiil xidhii naga dhexeyo omar ku doono iga maqnaad Mudo hadan igu sonoqda maxan ka yeelaa aniguna wan jecelahay aad
@queenalisha143 Жыл бұрын
Sheikh badbaado thbkz ❤❤
@QuruxsanInaahmed10 ай бұрын
Ani qof ayan aad uga fakaraa ma aqan sbbta😢
@CayuuniAhlaam Жыл бұрын
Mal malmahan lottery unban ka fakara sheeq iso duuceya 😢in uu illah no sahlo
@Ahmed-gb1xm Жыл бұрын
Hadu kheyr kuyahay
@ugbadabdirahman3837 Жыл бұрын
🤲🤲🥰🥰
@aaya576 Жыл бұрын
Allah no wada fududeeyo
@AnasHalan-xe8lh5 ай бұрын
4:46
@abdallaomar9542 Жыл бұрын
Wlhi aniga qofban xirir lenehe 3 soon isla socona Laga so bilabo billowgi Bishan Shawal ee kujurno jaceyl wxan uqaday 1000 jaceyl ah lagu dhufty yacni zaaaid ah ila ay ila noqoty in aysan ba Dan iga laheyn couse of jaceylkan uqaday ila an la il darnaday marki Ban udulqadan wayy ila an ushegy aysanna ifahmin wali markanbushegy Waley yara marsiyay Hdne sidi iyo si ku dhaw ban maraya wana ku duceytsa inu alle Iso jediyo Qalbigeda lkin anigaba 10ka dmbe Ee bishi ramadan Tahajud ban alle ka baryay inu adun io akhiro ba an isku helno Hdne uu alle Isken jecleysiyo Lkin aniga igu kobanyhy jaceylku💔😙
@sacdiyaaxmad4836 Жыл бұрын
Waad helaysaa wixii kheer ah oo aad Allah waydiisatay Insha Allah .
@mahamedabdule5055 Жыл бұрын
Shekhygi runta asd khdasha
@FardowsoMuze7 ай бұрын
Shikh wlhi qodobka 1ad sameyey wil xirir nga dhaxeyo an inta kafakaro waxan uso bandhigtay dhib bena ilhay iguma kene wlhi wu ila wal waly ilhda wu iwydiya dhibki mkbxday guriga kla aday wase bu idha mlgyba inu ijcelyahy😊
@xasantirogo2042 Жыл бұрын
Seek adigo iga rali aah waxn raba manta arin yabkeda wadata inad igaso jawabto vidiyogana wan ka sugaya had ayan ku bilabaya anigu waxan aahyi gabdh magacyigan waa maku nin ayan gursadyi hal gabdha ayan uu dahlyi 3sano ayan isqabna inta uu ii qabo bil imasiyo dareel kuma qabo wax aan ku qabo habyarte maa jiro aniga iyo rerkyigina wan ku colowunyi wayo qof walba wuxu idhi jiryi ninkan aan waxba ku hyin iska fuur ana wan jecla aad ayan uu jecla wanan uusamrayayi oo waxn islaha wayi hagagyisa lkn 3sano kadib wan dalyi samirkina uu iga dahmadyi lknsee jecelki aan uu qabyi waxba iskama badlin silastyi noqotab aniga waxn jogyi djbuti isgan wuxu tagyi ithobiya 10bilod markan suugyi uu soo laban wayayi wan is fuuryi isgan uu ma seehgin inan is fuurayo mari uu oogadyi inan warqad qatyi ayuu iso wacyi wuxuna ii dahyi kuma fuurin aanu maxan sameya seehk arinka ayan raba wax garab iga siya adiga ayan kawar suugaya bl
Sheq riyo in ad i fasirtit waxa ku riyoday ano cuto la cunayo dad an aqonin oo nago ah ano saxanka gacanta uso wado qoftagan gacanta ku qatay cuntati uso socday aneh kor u firshay oo dhahayo anawa u so socdaay maxa qoki ilama hadlin