“Waa lay afduubay, inta jeer ee xabad laygu dhuftay ee aan sigtay na tiro malaha..." Maxamuud Xaashi

  Рет қаралды 8,135

Hargeisa HD

Hargeisa HD

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@Shukri20267
@Shukri20267 4 ай бұрын
Illaahay oo intaa Mahamud la weydiiyey yaa weydiiya Xirsi ha dhex fadhiistee Noolow Mahamuud
@Xirsishow
@Xirsishow 3 ай бұрын
Mansha alaah inantanini waa fariid
@Shukri20267
@Shukri20267 4 ай бұрын
Maansha Alaah Mahamud Xaashi hadalkiisu sida dadka qaarkii ma aha dad iska hadla.
@Galxoor91
@Galxoor91 4 ай бұрын
Masha allah suuban gabar wanaag dhaqan iyo kalsooni ka muuqato bay u eg'tahay.
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
56:47 walaalkay masuuliyada gabadhan ma qaadi karo, suuban qosol bay ku dhufatay Istareex.😂
@Shukri20267
@Shukri20267 4 ай бұрын
Waa runtii Ciidamadii afduubay kuwo aan ku jiray ayaan ka mid ahaa,laakiin damiirkaygu waa diiidanaa.
@Shukri20267
@Shukri20267 4 ай бұрын
Waa runtii waxaa uu ahaa Mayir welibana lagu dhibay oo mar ciidamada Boloisku ay xidheen iyagoo hunguri lagu maagayey.
@Shukri20267
@Shukri20267 4 ай бұрын
Maansha Allaah
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
Suubaneey adeer.😂
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 ай бұрын
Faan weynaa fulaygii qorigii s.n.m kala soo galay
@diicisxuun3789
@diicisxuun3789 4 ай бұрын
Tan wareysaneysaa weydiisay hadal adag Kaba weyn da'deedaas Waxse ayba moog tahay Inay damaqday waa hore Nabar helay dabiib wacan Wax yar buu dulxaadshee Sidey wax u dhaceen beri Haddii uu warrami laa Warku wuu is tari laayo Wuxuu socon lahaa wiig Kolkiise uu walaalkaa Weyne haw raxmado ee Kaa waabshey yoolkii Waxdaddii ku garab galay Waddadaad ku kulanteen Waxtarkeed ka sheekeeyo Weligaa ha sii deyn Mabda' wadaagta uunbaad Wax is tari karaysaanoo Wada socon karaysaane Qabiil waa hungiyo weyde Dhallintana ka waanshoo Haku waalanina dhaha Waddankana ka cidhib tira
@XuseenAwcabdi
@XuseenAwcabdi Ай бұрын
Allha kuqabto
@Shukri20267
@Shukri20267 4 ай бұрын
Laakiin Maxamud Xaashi waxa soo barbaariyey oo siyaasada soo geliyey oo Maayir u doortay kuwa uu maanta la tartamaya.
@alisuul
@alisuul 7 күн бұрын
Waakuwee Kuwa Soo Barbaariyeyee Uu La Tartamayo?
@Shukri20267
@Shukri20267 4 ай бұрын
Waxaan qiraya Mahamud Hashi in uu yahay Raga siyaaiyiinta ah ee Somaliland mowqifkiisuna cad yahay welibana S/land daacad ka ah.mana ihi jilibkiisa iyo Muuse Abokor midna
@Guuled-ox6yh
@Guuled-ox6yh 5 ай бұрын
Jokarka 🎉
@mcnncm1318
@mcnncm1318 4 ай бұрын
Waar adigu miyaad halgankii khiyaamin oo aanad xataa qorigii kala soo gelin jabhadii naciima jooker
@shabeel7467
@shabeel7467 4 ай бұрын
Kadaah waa fulay beenaale ah. Saddexaad jeer ayuu SNM ka baxsaday oo faqash isu dhiibay markaa faanka wuu yaqaanaa fulaygu. Hersi Huwan ayaa isna yidhi Tangi ayaa I jiidhay ZMLK kadaab beenaale, fulayaasha beenta dhuraya ayaa Mujaahid Mohamed zkahineoo taariikh dahab ah leh doonayaan in afkooda uraya ku taagaan.
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 27 МЛН
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 50 МЛН
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 7 МЛН
Maxamuud Xaashi Cabdi
36:17
MM Somali TV
Рет қаралды 7 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 148 М.
Maxamuud Xaashi oo ka hadlay Go'aankiisa.
32:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 122 М.