Waxaan ahay will yaroo youtube soogaliya quraan iisooboqda
@ShaakirTube3 жыл бұрын
Masha Allah, Zaki yare guulayso, Talo ahaan marka aad Mobile ka ku duubaysid sida taaga ah ha ugu duubin ee dhinac u jiifi si shaashada oo dhan muuqaalkaagu uga muuqdo. keep going. Waan kusoo booqday waana ku dhiirrigelinayaa
Nio inaan ka shaqaysto ayaan Rabaa , kuna noolaadaan Rabaa Zhp , laakiin abadiyan inaan ku waaro maba rabee .
@umaamina18853 жыл бұрын
Waa wax jira in meel la mid ah dalkaaga hooyo aanay jirin balse waxad mooda in dadki somaliyeed laga so aryanayo dalkooda xataa magaloyinki nabada aha ayay ka so gurayaan markaad weydisana qof jawaab sax ah ku siinaya waa u yar yahay aanu dhisano una dhabar adeegno cidi no dhisi meyso illaahey dhulkeena allaha noo islaaxiyo dadka somaliyeed is fahan iyo Wanaag illaahey ha isu galiyo waa xaalad laga murugoodo in dalkii laga wada guurayo subxanallaah qeyr inshallah
@maryanjama29183 жыл бұрын
Masha Allah, talo wax tarle, baaraka laahu fiika wallaalkayo.
@IRIR-SAMAALE_1143 жыл бұрын
Soo.aalida in badan oo ka mid ah ma xishoodaan ee dalka iyo dadka turkiga ha qaribinina dhulkiina ayaa qabyaalad iyo qori ku soo burburiseen...Allihiin Alle ha duu yahay xishooda..dhulkiinana dhista oo lacagta geliya..
@KhadarSaamkader9711 ай бұрын
Masha alah walal xog fcn o an raadinayay ayan kafaiday ilahay hakubarakeeyo.walal waxan joogaa hargeisa waxan xareeyay waxwalba o layga baahnaa lacaq qabasho 305$ visa-na mahelin lacgna imay socelin.cadalad daradaa iga jahil saar meeshu wa hargeisa inaad isoo jawbta rajaynayaa🙏
@abdulfatahmahmud73863 жыл бұрын
Wll Asc waa cabdifatx maxmud oo jooga ethopia waxaan rabaa inaan yimaado dalka turki sababto ah dalka aan hada joogo laga mahelo inta badan waxbarashada diini iyo tan maadiga ah iyado tayeysan qaabkeen ugu imaan karaa?
@khadijamohamed74203 жыл бұрын
Maashaa allaahu walaal illaahey ha ku xifdiyo run sheeg baad tahay.
Wll lambarkaaga ii soo dir waraysi ayaan kula yeelan rabaa
@Cabdullaahixassan3 жыл бұрын
Mahadsanid wll qaali ah Alle haku dhowro Horey u soco
@hadsanhussein56433 жыл бұрын
Edo ilaahay haku xifdiyo waan kaagamahad celinayaa sida aad ugufaaiidaysodakaaga
@abdihirsi78503 жыл бұрын
Qof deganaasho turki heysto somali ku laabtay Kadib intu somali joogey ka dhacay permit Sidee ku helikaraa visa markala oo ku laabta turkey
@hamzamoktar51863 жыл бұрын
Mansha Allaha wada mahad san tahay huno
@rahmamahdi79893 жыл бұрын
Maasha allaah jannada gal illaahay idankii
@NasraCabdi-j3i Жыл бұрын
Asc wll waxan Raba inaan Turkiga imaado waliba inaan ka shaysto oo anaan waxa ka Barto wll igu soo cawi illhaya janda Haku geeyo wll mcne
@hibaaqmaxamedhibaaqmaxamed32593 жыл бұрын
Asc wlky aadban ku salamaya waxan doonaya inad iga jahilsarto qofka doonaya inu imado turkiga kdibana doonaya in wadamada yurubta uga sibaxo ama raba in loga dacwodo qofka sii kaxeeyo waxan rajaynaya inad sificn iga so jawabi doonta alle khyr haku siiye
@ShaakirTube3 жыл бұрын
Tahriib ta iyo Hawlaha ku saabsan walaal Channel kan kagama warramo, Waan kaa cudur daaranayaa, Sorry 🙏🏼
@omarhoone60363 жыл бұрын
Waxaan iska Cancel gareeyay Password kayga Canadian anigoo jeclaysaday Dalkayga hooyo inaan ku noolaado mana jirto sabab aan. Wadankayga wadan kale aan lahayn uga dooranayo Somalia aad ayàn ujeclahay 🇸🇴😘
Asc walle. Waxan walalaha kugu xiran . WanKaga mahadcelinayaa sida ad dadkada ucawiyna6sid .allah haka abal mariyo Su ashayda waxaytahay dalka turkida bangidoona malaga qadankaraa gurhaya sida av dadka wadanka udhashay uga qatan ookale mahadsanis . Asc
@dryahyeomar68703 жыл бұрын
Side aya u ha heli karaaa visa turkey
@nasrichannel99943 жыл бұрын
Wll ardayda ayaa viisaha waxbarashada lagaga qadaa lacag badan bal markaa wll ka waran arintaa se dowlada turkiga imisa ayay ku bixisaa viisaha waxbarashada
@cawobadancabdilahi69823 жыл бұрын
xagee ayaan kala so xiritaa wllo
@nasrichannel99943 жыл бұрын
@@cawobadancabdilahi6982 aniga mise shaakirtube
@ShaakirTube3 жыл бұрын
Waan soo wadaa wllo
@LaylaJaamac-rl6cn7 ай бұрын
Asc wll Waxan rabaa wll fiise turkiy
@Hornscope3 жыл бұрын
Iska tag maaha adoon lacag haysan, hadii kale meel xun baad ka dhacaysaa
Wll waan ku xiranahay chanalkaaga wll plz waxaan kaa codsanaya hadaad kasoobaxo soomaliya viza ilaa aan ka imaanayo turkiga qarshku waa intee wll qlli jawaab wcn mahadsanid
@Zara-pj2sq3 жыл бұрын
Waa warbixin aan ubaahna thanks
@aragsan76133 жыл бұрын
Waan ku salaamayaa walal aad bad ugu mahadsantahay warbixintan quruxda badan walal qayb 2aad hadaad Soo wado kusoo dar buufiska tahriib waxaan ahayn ma laga baxaa sida layman iib ah ama qaxoonti dadka qaadan plz kusoo dar arintaa mahadsanid wlaal
@zakijama34183 жыл бұрын
Asc Wllo waxan kuu weydinaa yasmin inaan kaheeli karo turkia inaa leyku sameyiinkaro cream iyo a labada body gaa ??shukran
@sayidiincasayr15543 жыл бұрын
Kheyr allaha kusiiyo sxb sida wngsan ee dadnimad ah kujirto oo aad noogu waranto
@logisticianmohamedalimoham3253 жыл бұрын
Wll Shakir waxa layirahdaa Mohamed oo ku nool Mogdishu, wiil aan guursan ban baan ahay, Waxana bartaa lugada Turkigana, waxaan rajaynaa inan Guursado gabar turkish ah Dhaqankana guurka Gabdhaha Turkish ka wax igaga sheeg💁🏼♂️.
Walsall talefankaaga ii soo for waxaan rabaan in an wax Qaas ah ku waydiiyo
@aishaibraahiim73662 жыл бұрын
Wll aniga xirfad cilaan baan aqaanaa sen ku imaadaa 500 ban hestaaye
@muztaphemuztaphe3 жыл бұрын
asc wllo warbixinku saabsan waxbarashada turkiga iyo si aad luqada ula qabsanaso maadama jamacadaha dawliga ay ku baxaan luqada turkiga mahadsanid wllo
@gulledjama18333 жыл бұрын
Asc walal muxu yahay farqiya udhaxeya istanpul iyo ankara
@farhanahmedmahamuud1823 жыл бұрын
asc walalkey wxn rba inan ku weydiyo mrka hore wxn joga mglda mugdisho wxn rba inan usoo guro Turkey wxn wta lbo cruura iyo xaas wxn rba inad iga cwiso imsa aya lgu iman kara qarsh ahn fesha meqo ayana lgu kireynaya guryaha Istanbul masa jiran dad uqasa oo lgala xaririkro sidan ku heli laha gurigi andagi laha insha Allah jwb wcn ayan ka sugaya masuul
@farhanahmedmahamuud1823 жыл бұрын
asc
@fadumanurgedi32743 жыл бұрын
Asc walaal waxaa iga dhacay cinqaabadii see ku cusbaysin karaa iga soo sii jawaab
@CaanoMaDaadshelyricsMohamed3 жыл бұрын
Wll Wxd IGa Jawaabta Marka Wax Barashada Dhamaysaysid Maa lagu soo CelinaYa mise xgaH AyaD ka wadanaysa Noloshada
@ShaakirTube3 жыл бұрын
Hadaad dan u joogeysid waa macquul inaad joogtid laakiin arday kuma joogaysid
@Najuumfantastic3 жыл бұрын
Asc dhaman dadka danenayo guri alab tala kiro ama iib ana idin hayo ankara weye mesha an jogo ilaso xirir InshaAllaah
@smartgirll16113 жыл бұрын
Anaa ubahan abyo qali intee kala soo xiriiraa
@Najuumfantastic3 жыл бұрын
@@smartgirll1611 isoqor telkada inshaAllaah
@nashadfilimschannel9333 жыл бұрын
Najmo abayo anaa ubahan WhatsApp isheg
@guuleedali96513 жыл бұрын
Dadka qaar waxay idhahdan markad scholarship turkiga ku tagto lacag aya lagu waydinaya maxa ka jira
@humanrights7713 жыл бұрын
Wallo ma iga cawinkartaa ima shaha turkiga
@haykakkeeyow29693 жыл бұрын
Asc wllo niyow dhawaanbaan turki kusoo socdaa marka airport turke markaan kasoo dago maxaan LA kulmikaraa wllo plz isheeg
@Qaaliquman6662 жыл бұрын
Walal ka waran qof lottery ku gulestay oo interview ga raba inu ku maro safarada mareykan ku kedahahay turkiga Side by Somalia uga so baxi karo ma ardaynimo passport ugu qoranaa misa in interview u halka ku galayo mahadsanid wll
@ShaakirTube2 жыл бұрын
Safaarad baan interview ku leeyahay sabab visa lagu bixiyo maaha, Sababta aad is leedahay shuruudeheeda waad buuxin kartaa un baad ku iman kartaa wllo
@Qaaliquman6662 жыл бұрын
@@ShaakirTube mahadsanid wll
@husseinhussein67773 жыл бұрын
Asc wll waxan ku weydina anigo jogno dalka maleysika Turki see ku iman karnaa hoyoo iyo 4 cadurteed
Asc wllow anii wxaan axay ardey jogo magalatha nairobi kenya wll wxaan rabaa inaan imatho turkiga oo aan wax kabarto marka wll sithee aan kuxeli karaa scholarship hada waxa kujiraa claska ugadambeya highschool (form four) waxan bogaya 2022march
@fayzaayanle84483 жыл бұрын
Asc wllo sidee shaqo abuur uga saman kara wllo iyo sida ugu fuduud
@abdikadirmohamedhajji70233 жыл бұрын
ustaad ugu horeyn wan ku salamay hadi guri ibsato ma iqamad daaim aya lagu sinayaa
@ShaakirTube3 жыл бұрын
Maya waa sannad ama labo
@ShaakirTube3 жыл бұрын
Waana la cusboonaysiiyaa markasta
@aragsanabdiaragsanabdi59353 жыл бұрын
Wall wad mahadsan tahy sad notixgaliso wall waxan turki u imanaya waxa ijoga sadex cuguk oo qalin indhaha layiri mana awodu inan harmar qalin wada galiyo sas darten waxan ra inan udago turki si an ugu helo dhaqtar
@somalione3 жыл бұрын
Wll Visa cafimda jaban waxd kla xirirtaa number kas 0634521564 wliba
@asmiitaabdik98693 жыл бұрын
@@somalione wllo ma visa yaal buu xareeya qofka lanbaka wata
@osmanmohdi25853 жыл бұрын
AzC wll MaGaCayGu waa osman moHdi jooga hargiesa waXaN Rabay in aaN turki aaDo waXaN jeCLaYstaY in aaN farsamada wax Ka soo barto oo aaN dalkayga wax uGu qabto HaDaBa sidee u imada Una Barta farsaMaDa
@Nasradahirali3 жыл бұрын
Wadankaan anigaa ku nool gaar ahaan Istanbul all most 3years sida dadka u sahlanayaan ma ahan waxkasta waad kala kulmi kartaa sabar iyo dulqaad bey rabtaa walalkeena aadbuu u mahadsanyahy Istanbul waa qaali warbixinadiisa waa sax 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 keep going
@hoodorage2643 жыл бұрын
Nasra hno inanku waraysto ayaan rabaay instagram ma ledahay