Jawabta xawadle oow ugu jawaabay habargidir

  Рет қаралды 81,879

Hanad hiran

Hanad hiran

Күн бұрын

Пікірлер: 635
@abdiroble2576
@abdiroble2576 5 жыл бұрын
Xawaadle iyo habargidir waa wallaalo Allah nabad ha dhax dhigo. Qulluubtooda Allaha is waafajiyo.. Aamiin
@ahmedm7221
@ahmedm7221 5 жыл бұрын
abdi roble hawaaraneey walaal ma galaan dadkaaas Waa runtiis hadalkan dad nabad rabo ma ahan dadkaas dad isla dhashayne ma ahan maxey gobolada kale u qasayaan hadee nabad rabaan mee meeshooda hagaajistaan majeerteen wey hagaajisteen puntland isaaaq sidoo kale Somaliland ogaden sido kale ddsi koonfur xamar waxey dhibka uga bixi weyday waa ayaga wax walbo waxey ku yihiiin mucaarad
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 2 жыл бұрын
@@ahmedm7221 alxm ilaahbaa iga dhalshey hg ooyinta iyo habaarka wota
@torafhuat8431
@torafhuat8431 5 жыл бұрын
Soomaaliya dhulkeeda 80% waa cidlo hadana dhul isku haystaan iney waalan tahay soomalidu.
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
maa araagtey.... iney somali walantahay
@mohamedhashi2917
@mohamedhashi2917 5 жыл бұрын
90% waa cidlo dhulku fikir khaldan baa nahelay
@ahmedm7221
@ahmedm7221 5 жыл бұрын
toraf huat ninkaan waxuu sheegayo Waa run
@S_Siman2188
@S_Siman2188 5 жыл бұрын
Ha wlhi wa runta ma Ethiopia iyo kenyan ayan dhulka ka celina mise anagi somali aheyn 😁😁🤣🤣
@ajaajo5670
@ajaajo5670 2 жыл бұрын
dad waalan wye wlhi somalida
@RM-vy3ey
@RM-vy3ey 5 жыл бұрын
Xawaadle laandhere Allah aya ka dhigay wa 12 lafoda wa dada nasba oo nolal iyo geri yaqaano Lkn moryantan wa is naqan aderyal Somalia wa is taaqan ee ciyalka xarnta kuso koray laafihin uu baqa viva Xawaadle 💪💪💪 Samtalisa Xawaadle laandhere
@dagannuur757
@dagannuur757 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk Maxaa kaa cabaadiyay?
@AHMED_JOKER11
@AHMED_JOKER11 2 жыл бұрын
Xawadle waati wabiga lagu shubaye ma waxabaa ka haray h.g adunka oo idil xitaa iskama celin karaa xawadle xoyahay
@user-amshingaani
@user-amshingaani Жыл бұрын
WAA GEESI CABSANEEYNIN OO KA SOO JEEDO XAWAADLE SI FIICAN U FIIRSADA SOMALIYEY
@cabdirisaaqbeyle8024
@cabdirisaaqbeyle8024 5 жыл бұрын
Viva hg waa laandheere dhalashadooda waa hubanti ee abtirsada
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
munafaqada meesha kala taag
@cookinginnimsstyle5562
@cookinginnimsstyle5562 5 жыл бұрын
Jubaland Girl hooyadaa aa garac ah doofaar yahay
@cookinginnimsstyle5562
@cookinginnimsstyle5562 5 жыл бұрын
Jubaland Girl tuugada tuugada dhashay e wada korka madow wa siduu aderkey nin gobeed u shegay wanila laynaa dofarayahay
@taalibxabiib6952
@taalibxabiib6952 5 жыл бұрын
@@cookinginnimsstyle5562 nimankan waxay qabaan cudur juudaanka nooca bahalka ah marka hadaan afka holac laga galin jooginaayaan
@cosobtayeeg3696
@cosobtayeeg3696 5 жыл бұрын
Hg waa ilmo Jini oo madhergaan hayaan iyo dhulqabsasho ayay ka fakeran aqiraba uma fakeran waa Xaraan Ku naxayal xaranta kunool xididi iyo xigalana tona anan aqoon war illahay kabaq dhulka walagayagi isagoo sidan uyala meeshii illaahay idinku beeray nasiibsada dadba AduunKan degan saxara nasiib uyeeshay inay degana illaahay bana uQoray wayna kuqnceen adinkase waad habarantahiin xoolaha dadkana iskama wanisan xaranta wad kala boobaysan inkarti Somalida baad qabtaan
@khalifaas1104
@khalifaas1104 5 жыл бұрын
Habargidir iyo xawadle waa walaalo labaduba waa somali dhab ah ALLOW somali isjecleysii
@hamzegalool102
@hamzegalool102 5 жыл бұрын
Habar Gidirey sxbayaal Xawaadle iska daaya ... please iska heshiiya dad walalo ahbaa tihiine.... Peace and love
@Adnaan98-ONIIL
@Adnaan98-ONIIL 5 жыл бұрын
Hamze galool habergidir only understand force. We will fight habergidir if they enter hiiraan.
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
Xamze Allahu ku sharfo siidad no sharaftey. isaaq rabi kor ha uu qado. i love somaliland walahi.
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 5 жыл бұрын
@@Adnaan98-ONIIL Habargidir hiiraan way dagan yihiin matabaan ya dagan
@Adnaan98-ONIIL
@Adnaan98-ONIIL 5 жыл бұрын
AHMEDEEQ Nur we don't want habergidir in hiiraan simple.
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 5 жыл бұрын
@@Adnaan98-ONIIL There are there it is their land nothing you can do about it, Let us peace Habargidir is easy to fight you need to know that Farmajo is using you fools to fight your brothers, if Mareexan & xawadle fight Habargidir you can't even still beat them,
@neimaali7760
@neimaali7760 2 жыл бұрын
Viva xawaadle weyn 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💋💪💪💪💪💪💪😘😘😘😘😘😘
@abdirahmanhussein9488
@abdirahmanhussein9488 5 жыл бұрын
Anigu labada qabiil midna ma ahi laakiin walaaalaha Habargedir ama Mudug inta degta dhibaatadiinnu way badatay Somali dhibka ka daaya oo Alle ka baqa xiniinyahiinnu waa Somali ku duul oo dil taana waa ceeb. La heshiiya xawaadle oo dhibka joojiya
@raghedanan3959
@raghedanan3959 5 жыл бұрын
Saaxiid Mudug dadka daga iyo Xawaadle isma gaaraan darisna maaha marka maxay tahay dhibka aad sheegtay ee aan kuhayo beesha xawaadle bal inoo sheeg? Geeleenu isma gaaro! Beelwaynta Habargidir isma hayaan xawaadle ee waa hal jilib oo Beesha Cayr ( Habar Aji) waxaanu ku baaqaynaa mar walbaa in colaada la joojiyo oo aan dhiiga Islaamka aan ladaadin. Ceeb weeye in aad qabiilo aan dambi lahayn aad dusha kasaartaa adoon waxba hubsan!
@happygrilbeautyofficial6532
@happygrilbeautyofficial6532 4 жыл бұрын
@@raghedanan3959 saxiix wll .waa runtada hubsimo hal ba lasiista.
@raghedanan3959
@raghedanan3959 4 жыл бұрын
Leyla Happy beauty salon walaashay ninkaan Waa fidno wade jecel in dad walaala ah is laayaan. Bal eeg muxuu Beesha Sacad ku maagayaa ninkaan! Cajaaib badanaa aduunkan nin baa hada kahor yiri “ Aduunoow cajabaa la yiri maxaan caynwalba u joogay “. Mahadsanid walaashiis...
@happygrilbeautyofficial6532
@happygrilbeautyofficial6532 4 жыл бұрын
@@raghedanan3959 walal hala yabiin anigu waxan is leyahay aqoon yarii baa u geysay .somali wey istaqana besha sacad waa dadka kaliya ee gumeysii Neceb ah. Allaha dhowro meshey ku sugan yihiin
@raghedanan3959
@raghedanan3959 4 жыл бұрын
Leyla Happy beauty salon AAMIIN walaashay ducadaada alow aqbal nooga dhig.
@cismaanaxmed2370
@cismaanaxmed2370 5 жыл бұрын
Dhul waa laheli laakiin walaal lama helo isku dulqaata ilaahayna ha soo hadeeyo walaalka qaldan Amiin .
@mahamudabdirahman5566
@mahamudabdirahman5566 5 жыл бұрын
Qabiil ku jira ilaa qiyaamaha
@jrahmanrahman7932
@jrahmanrahman7932 5 жыл бұрын
The next president will be xawadle Insallah ... much love from Darod clan
@wiilwaal23
@wiilwaal23 5 жыл бұрын
J Rahman Rahman. Fuck daarood. We don’t need love from daarood. Viva Hawiye
@jrahmanrahman7932
@jrahmanrahman7932 5 жыл бұрын
@@wiilwaal23you failed in long term ... we have puntland with and half north will back and Jubaland ... another region we will capture is the Gul mudug
@jrahmanrahman7932
@jrahmanrahman7932 5 жыл бұрын
Will waal is Darod hero 🤣 you don't have history ... as wiil waal kick oromo ... we will kick as he did any clan that stood front us
@tiktokworld1068
@tiktokworld1068 4 жыл бұрын
J Rahman Rahman honey will Waal was hawiye who lied to you
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
@@tiktokworld1068 hahaha wiil waal Jidwaaq absame he liberated jigjiga from oromos with his fellow brothers Ogaden warriors. Ma cid kale ood sheegato ayaad waydeen?? 1991 ayaa dagaal idiinku horaysay dadku waa hore ayuu kala baxay.
@maxamedkiiko8054
@maxamedkiiko8054 5 жыл бұрын
Wllhay somaalidu waa qudhun qudhun dhalay waayo idinkoo wllaalabaad is dhamayseen somaali naf male wala isaaq wala hawiye wala darood wala ciise naf male somali waar maydaan dad walaalaa ahyn maxad isku laynaysaan qof muslimaad xaqdaro ku dilaysaan itoopiya 25 qoomiyadooda isma haystaane maxaa inaga ina habaaray
@abdisalamduurow7083
@abdisalamduurow7083 5 ай бұрын
War noo soo badi videos kan oo kale
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 Жыл бұрын
Habargidir dhulkaaga ha ku deeqo xawaadle adna dhulkaaga waa la yaqaan ❤❤❤🎉🎉
@100ksubscribersyetnovideon3
@100ksubscribersyetnovideon3 5 жыл бұрын
Aniga waxaan ahay mudulood eex isma naqaan iyo xaq daro reerkan xawadle waa dad Nasab ah oo walaltinimada iyo darisnimada yaqaano habar gidiray edeb yeeshtay baalaayo dhibadan qaadi umada ilahay hakaa nabad gasho
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 5 жыл бұрын
Wlhi waxaaba la yaab leh habar gidir waxaan aamin sanahay in ay yihiin dad ayagu is difaayaca waayo somalia dhan ayaa cadaw ku noqotay dee ana cadawgeyga in aan la jihaado taas ilaahay ayaaba i farey ee aadane somalia ah kama sugaayo sorry. Somalia gaal is kama xoreeseen hadii habar gidir aysan jiri laheen waayo waa dad geesiyaal ah oo ayagu is difaacaya, gaalkaba iskama dili kartid ilaa uu faraha kula soo galo markaan. Lkn qof aan qof aan kugu diin aheen ama kugu dhaqan aheen maba is fahmi karaa' habar gidir xataa aduunka dhan ayaa laga bartay waayo waa dad aan gardaroob kii soo raadsadana abaalkiisa marsiiya. Waa macquul in ay qalad sameeyaan waa bashar kula mid ah lkn ma ahan in hal maahmaah oo af aadame ka soo baxdey habar gidir dhan lagu tilmaamo habar gidir hadii aad taqaan waa 4 laf oo ilsa dhalatay waana afarta iskugu dagaalka badan marka. Habar gidir ilaaahy ha deysto waa askarta afrika khaasatan cirifka ay ku noolyihiin ee baca cas waana kuwa badooda difaaya si aan looga guran maleyga lkn hadaad tahay walaalkay raba in uu u faideeyo gaal raba in uu lacah la.aan ku cuno barwaaqada badda ilaaahy iigu shubey dee taas ilaahay baa u baneeyay in ay iska celshaan walibana waan ku taageeraa waayo waxay difaacayaas badda somaliyoo dhan ileen dowlad somalia waligey kama soo naasa cadee hhhhh inta somliya uu ka helaayp madax weyne adan cade oo kale ah ma u ma leenaayo in ay degeyso waayo markaad tahay qof jazaar ah ilaaahay waa ku abaal marinaa marka anaga wax kale nama hayaan waa cuqubo aan iska galey kow. Iyo tan aan ka galnay xayawaanka waayo waan dhaqanaa waana racanaa si ka duwan sidii ilaahay nagu amray. Ninkii raba mudaaxaro fiican sh umar dhageeso naarta waxaa laga yaabaa in aad ka badbaado asc dhamaan muslimiinta meel kasta ay aduunka uga sugan yihiin qabiilka iska saara aakhiro jano ma lagi gelaayo waa iga waano intaasna
@leetali3714
@leetali3714 5 жыл бұрын
Viva habar gidir 💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿💪🏿😎😎😎😎😎😎😎😎😎
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 5 жыл бұрын
Ar Somali qabiil jeclaa commentiska ayaan aqrinayey wadanka wuxuu noogu dhismi la'yahay waa qabyaaladaan ina dilootay bal kawaran sida qabiilka aan ugu doodeyno qaranka aan ugu doodi lahayn. Allow naga so gaar wan miyir doorsoonayee
@maryanmohamed6311
@maryanmohamed6311 5 жыл бұрын
Caydiid garaad ilahaay hawnaxariisto iyo intii dhimatoo muslin ah dambigooda allaha dhaafo
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
walahi waan qosley waan fuurey. Ninka waa ninska careeysan. HG iyo Xawadle waa walalo. Cayr dhiibka ha dayo, xawadle na daadka daqsiinta yusaan ka xiran dhulka wala wada degi jiiren ebiidkeed. xawadle Allaha Kor uu qado allah uu bariney, Ayr tala xume na waxan dhihi laya moryaanimada daya. viva xawadle viva HG
@jeebjiib6729
@jeebjiib6729 5 жыл бұрын
Xawaadle iyo hbargidir waa gacan midig iyo bidix ee allaah mideeyo
@jamaalyare5268
@jamaalyare5268 4 жыл бұрын
Habar gidir waa awooda somalia looga baqo america iyo amxaaro eey wadankaan u diideen awood la celin karo maahan ,xawaadle raali ahaada waxaa tabeeysaan tartiib xaajo uga gala ragaas rag lagu qajajaceen karo maahan
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 5 жыл бұрын
Hg allow dhowr waa quwada Somalia looga baqo caayana ma af naqaaan
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 5 жыл бұрын
Anigu Labada qole xawaadle iyo ceyr maahi lkn ninkaan hadalkiisu waa isburiyay waayo laabaatan facna waa sheegayaa in uu toman fac tirsadana waa sheegtay
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 5 жыл бұрын
10 oday madax wayne ciise ayuu ka tirsadaa..2 fac xawaadle ka wadaa ku duugan dhulkaa..ma fahantay eboow dhako adag lahayde..
@robleyusuf2566
@robleyusuf2566 5 жыл бұрын
@@omarmohamoud5892 9bilood intaa duurka idin gelinay oo geedaha caleentooda cunteen sidii xoolaha ma iloowdeen
@omarmohamoud5892
@omarmohamoud5892 5 жыл бұрын
Horta fulay ayaad tahay, sida halkaan uga dhuumanaysid ood u leedahay labada qole ma ihi u leedahay..hadana aan banaanka kuu soo dhigay ayaad nolosha dhabta ah markaan isaga hor imaano iiga dhuumataa adiguna waad ogtahay..habargedir beledwayne centerka guryaha ku yiil sacad iyo majeerteen ayaa u badnaa..maanta halguri kuuguma yaal beledwayn waad ka carartay waana wada xaraashtay, jidka dheer ee hiiraan dhexmaro maritaankiis waxaa kuugu dambaysay 1994tii, dagaalkii hiiraan adoo somaali oo dhan wata xitaa xawaadle barkii kula socdaan ayaad soo duushay siyaasad ayaadna ku duulaysay caydiid watay, markii laguu midoobayna habeen gudcur ah ayaad ka carartay adna waad ogtahay somalina way og tahay. Somali wlhi cid aanan ku dhirbaaxin kaama seexato..kumanaan sano ayaan isla noolayn xabadeenuna waay istaqaan ogow.
@dablaazizi6451
@dablaazizi6451 4 жыл бұрын
@@omarmohamoud5892 sixir iyo balayo plus habar gidir odan aya kala tagtay xawadle wa fulay mar lagu wato iyo mar lagu dilo
@mohamedhaajibaari8723
@mohamedhaajibaari8723 3 жыл бұрын
@@robleyusuf2566 maxaa kadambey hee in meydka Habaaraney wabiga lagu guro. Ayagoo 270 meydkooda wabiga lagu guraa aa waxaa kaceli AUN Ugaas Khaliif Ugaas Rooble.
@wiilwaal23
@wiilwaal23 5 жыл бұрын
Xawaadle iyo HG waa walaalaalo alaa hashiishiiyo
@yohnk
@yohnk 5 жыл бұрын
Manta ma xawadlaa ibotaynaa halkaas ana isdhigay walee xawadloow tabartiina kubashta
@mohamedhaajibaari8723
@mohamedhaajibaari8723 3 жыл бұрын
Xawaadle meydkaada uu 1995 wabiga Beledweyne kuguray 😀😀😁😀😀😀😁😀.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 5 жыл бұрын
Qabiil waa qurun. Waxaan diiday dagaalkii Siyaad Barre lagu qaaday inaan qof Daarood oo Muslim oo walaalkeey ah inaan dhib u geeysto. Waxaan diiday dagaalkii Habargidir iyo Abgaal inaan dad Muslimiin ah aan dhib u geeysto. Waxaan ku soo koobaa hadalkeeyga "labadii Muslim ee dagaalanto kii la dilay iyo kii wax dilay waa ahlu naar ee Allaha weeyne haloo toobad keeno" wscww
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 5 жыл бұрын
Beesha Odaygi madarkicis Hiraab wuxuu dhalaay Axmed madarkicis oo Ceyr ah iyo ibrahim madarkicis oo Saruur ah iyo Saleban iyo Sacad Sacid madarkicis Hiraab waa maxamud Gorgarte Hawiye Waxey la dhashen maxamed Gorgarte iyo wadalan Gorgarte iyo Silcis Gorgarte iyo mursade Karanle iyo Gidir Karanle iyo kariye Karanle iyo Gugundhabe Hawiye iyo Xaskul Hawiye iyo Ajuran jambele Hawiye iyo Dir iriir Samale iyo Xawadle Rarane Hawiye Guul Dadku waa walaalo ee benta iska dhaafa ee Darood Yusan
@Name-dj9ck
@Name-dj9ck 3 жыл бұрын
Sacad waa ogaadeen Daarood dhanka aabba xawaaldlana waa Daarood waa dad isladhashy kkk
@mowlidwardiye8616
@mowlidwardiye8616 5 жыл бұрын
Afkaaas maa ceedid lagu shegaa MISE xawaadle baa dada sacad udhigma
@mohamedhaajibaari8723
@mohamedhaajibaari8723 3 жыл бұрын
Sacad waa kuwa ugu laangaab San HG, dhul xataa maleh qoys mj kamida aa gumeysto
@maxamedkiiko8054
@maxamedkiiko8054 5 жыл бұрын
Waxaan ahay wiil isaaqa oo garxajisa gaar ahaan habar yoonis wllhay habar gidar waa rag jira cid kastana way ogtay waar habar gidir gaadhi maysaan aan idiin shege runta viva habar gidir
@maligalmudug-media5249
@maligalmudug-media5249 5 жыл бұрын
Maxamed Kiiko Isaaqii nologa sheekeyn jiray ayaad tahay ninyohow!! Laangab HJ ah oo wax iga sheegaya ayaan arkay lakin caradii aan ka qaaday adiga ayaa iga kaafiyay😆 HY waa dad aaanu dhiiga isu shubno!!
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 5 жыл бұрын
Adiga oromo waata hargeysa qabsatey ee iska celi inteysan.kuqabsan
@somalihiphopartist1904
@somalihiphopartist1904 5 жыл бұрын
Maxamed kiiko adoo laamgaab eh xawaadle waxkasheeg qowdhan xun oo somali diid oo koonfur ey kadagi ladahay kuli wixii ree wuqooyi gaar ahaan kuwa aadsheegtay xamar waa laga sooceyrina. Teeda kale hg anaga waa isnaqaan sida dhul weynaheena looga difaacdo hanu qaldin laangaab yaasha adoo kale, car waakaasaahe hg dhul xawaadle lee yahay hal habeen hakuhoyoto laangaabta dhul boobka baratay 91. Hg waa qabiilka kali ee somali lagumeystay waxaane gumeystay boqor keenadiid kii majeeryeen.
@cabdullaahimaxamuud8567
@cabdullaahimaxamuud8567 2 жыл бұрын
farmaajaa ka dhax hadlaa doqonkaan. labada beel ee uu ka hadlay ' waa labada beel ee somali isugu dhaw
@husseinahmed7756
@husseinahmed7756 5 жыл бұрын
asc salaan kabacdi eebow faraa ii taagan waxaan idin waydiiyay hadalkaani ma runaa mooyo beereed iyo magan xawaadle mug xunay dhawaaqaan
@luqmaanoffical1342
@luqmaanoffical1342 4 жыл бұрын
ilaahow quluupteena izku fur Aamin
@cimraanwarsame5998
@cimraanwarsame5998 4 жыл бұрын
Habargidir wadkacabsataan
@fadumoyosephmohamed982
@fadumoyosephmohamed982 5 жыл бұрын
Somaliyey qabyaalad mafiicno qabiilna mnta meshas nadhigey magaceni qaranimadeni intaba wu diley wax wanaag lagu keni waaye xumaan laguma helaayo qabyaalada iska daaya miiska wada hdal dib uheshiisin wax halagu dhameyo dhiig marku daato oo maato lalaayo gogal i waan waan wax matareso aduun I aaqiro halaga firsado colaada ilaa media i wadankeni lesla dhex qaada joojiya Allah halaga cabsado qabriga qabiil makula galayo
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 5 жыл бұрын
Viva xawaadle !!!
@qaranbilenews1143
@qaranbilenews1143 5 жыл бұрын
War ilaah kabaqa ee walaalsyaal iska daahay qabiil dugsi malahee
@ahmedguled9567
@ahmedguled9567 5 жыл бұрын
reer quuli ayaa hada xawadle caayaya caku af hadeeyba maanta habargidir oo fool xun cayeey so xawadle adeer uga taga dhulkisa iyo giri giisa maxaad tahiin uf war baqti ayad tahiin walhi
@haashimbare4936
@haashimbare4936 5 жыл бұрын
Warheedhe adoo 70jir ah qabiil wado zero baatahay xawaadlena mameteshide jicibtaada findhixso
@shamsoibrahim6205
@shamsoibrahim6205 5 жыл бұрын
kan magaca Sacad muu cey iyo magacan jirin kaghigaya? way oo way war siirada Rasuul csws iyo asaxaabtisa baro. Sacad ibnu macaad iyo Sacad ibnu waqaas Ansaari Rasullilaah cs ( Sacdeyn ) tariikhdooda dhageyso lagaba yaabe dhiiga islaamka iney kaceliso qisadooda inshaa Allaah
@cabdirisaaqomar1665
@cabdirisaaqomar1665 5 жыл бұрын
Langabnimadu xanunkan bay ledahy maxaa calacal ka dhacay cayr xitaa uma dhamo wa jifo ka mid habar aji ma cayr oo dhan bay iska celin karaan xawadle tamar yare
@somalihiphopartist1904
@somalihiphopartist1904 5 жыл бұрын
Hhhhhhh xayawaan inaa tahay aa noosheegtay xawaadle dhan iska dhaafe cali madaxweyne xataa kumajira waa jufo cali maxamed ladhaho oo tagto maxaas oo kaqeylisiisay hg, hg calaacali oo nabaada rabnaa guryaa nagala gubey dhehe waa lagakeensay. Gaajo dhulraadis waaye lkn dhul xawaadle biya kamacabeyseen baacow.
@RM-vy3ey
@RM-vy3ey 5 жыл бұрын
Waar 1994 ma ilowday beled.weyn waxi ka racay. Ado habargidir dhaan ah oo waliba qabilo kale wato aya Xawaadle wax ka qadi waysay manta ma wax ka qade? Xawaadle 12 lafoda oo dhago melo badan ka dhaga Somalia sido kale Ethiopia mark ceyrka shegeyso Cali madax weyne Aya Ku filan mesha lesku hesto wax dhago maxamed cali oo ah jifo ka bxdo cali madax weyne ee Xawaadle laandhere Allah aya ka dhigay waxne kam cuneysan Ado ah habargidir oo isku kenken ah oo tuug iyo qaaiim ah wax heysan soo dheya bot laam rabe
@theblackkaiser3036
@theblackkaiser3036 5 жыл бұрын
Kkkkkkk waa laangaabyadii xawaadlaha ahaa oo kaada iska lisay markii xabadahii cabdulle xasan ku wada dhageen
@RM-vy3ey
@RM-vy3ey 5 жыл бұрын
@@theblackkaiser3036 Hhh habargidir aya ka laan gabsan wa qabilka Somalia qabilka gumeystay 100 sano majeerten Aya gumysan XL wa ragi Ku xurey tarkhda so bara inta XL wax ka shegin
@odaybahal7006
@odaybahal7006 5 жыл бұрын
Sxb soo xasuso xamar dadki laka dilay lacagtoda marki xawadle ka qadayay hadane ado bahi udhimanaha lakuso dajiyay hadsne waa laka raray
@omar-pile5412
@omar-pile5412 5 жыл бұрын
Waxan Ahay WiiL isaaqa oo Habar JeClaa Waar Habar Gidir waa Inan Gumeedka HawiyaHa Caamo Iyo Mooriyan WaLhi Runta Hadii La rabo somaaLi DagaaL kuma Kala Lipaysanyaan XawaadLe waa dad Isir Ahaan Iyo Dadnimo Ahaanpa Uga fiican Imay dhaLin Hadana Waxaan Aamin sanahy Inay yiHiin QabiiL sharaf Badan oo Nabada iyo Colaadapa wax ka yaqaan Habar gidir inta Aamin san Inay Gunta Koonfurta yihiin Like
@qalbisaliim4430
@qalbisaliim4430 5 жыл бұрын
Sax weeye wlhi waa mahadsan tahay dadku waa is yaqaanaa xawaadle waa dad Alle yaqaano cidaan la yiraahdo habargidir waa xaaraan raadis iyo dhul islaameed boob
@maxamedkiiko8054
@maxamedkiiko8054 5 жыл бұрын
Futo xun
@jubalandgirl2390
@jubalandgirl2390 5 жыл бұрын
war garaca xawaadle baad noo xayeesiin miyaa 😳 war garaca Marti mayaqaan waa xoolo dameer ah weligeey ma maqal habargidir oo loo martiyeeyay oo maato wax yeeshay lakin garaca xawaadle oo laangaab ka ah haweenka iyo caruurta laguma aamini karo
@aliyahjay8577
@aliyahjay8577 5 жыл бұрын
Omar Ashraf aabahaa iyo habar Jecel was laangaab yahow aan xoreeyay ma adaa hadlaayo najis yahow reer konfurta war reer kunfur alah kasuke Anaa u sareeyo wecelka xawaadle aan qabriga kasoo helay baan madfac kaaga soo dhigaa dhilaa ku dhashee laangaab orod soo dhaaf tukaraq konfurta waxba kuuma yaalaan neefyahow
@aliyahjay8577
@aliyahjay8577 5 жыл бұрын
Jubaland Girl Jubaland girl 🌹🌹🌹thanks sis
@Baariyo83
@Baariyo83 5 жыл бұрын
Wajigiisa aa laga garanayaa mooryaan nimadiisa dhaaro ama hadhaaran xawaadle goormuu geesi noqday inaad jidadka gashiin oo dadka safarkaa dishiin maahane ma waxkalaa taqaaniin
@cookinginnimsstyle5562
@cookinginnimsstyle5562 5 жыл бұрын
Nimankaa cadowga cagta cagta u saara cisi nooma dhaxeyee ciida nooga kaxeeya. 💪💪💪💪 habar gidir kor ku wasaqleey
@dalmarsheikhabdikarim8547
@dalmarsheikhabdikarim8547 5 жыл бұрын
Sharafey xawaadle yey heshiis la yahiin bal eeeg gaal jecel waa la dagaashan yahiin abgaal waa la dagaashan yahiin cayr weliba ceyr oo dhan maahan ee waa laf yar oo la dhaho habar Aji marka xawaadle xagee u roon hada waxay ka cabaadayaan habar aji ceyr bal ka waran ceyr oo dhan markaa bay dhahayaan habar gidir baa nagu soo duushay hg iyadaan dabka iska qaadan oo heshiis aheyn
@cookinginnimsstyle5562
@cookinginnimsstyle5562 5 жыл бұрын
Dalmar Sheikh Abdikarim inaga dad kuma xad gudubno marki nalagu so xadgudbo walahi ay ka tahay in wilasheena xad gudubka qataan waleysku dhamanee lee so waxoo roon in qof kastaba tabartisa aqonsadaa
@dalmarsheikhabdikarim8547
@dalmarsheikhabdikarim8547 5 жыл бұрын
@@cookinginnimsstyle5562 waa sax lkn waxa laysku heystaa horta maxay tahey yaasa is haysta hg beesha habar aji ceyr duuulaan kuma ahan beesha Cali madaxweyne ee Xawaadle waxa dagaalamayaa waa iyaga ee hg iyo xawaadle toona maahan waxa ay isku heystaan waa deegaan 60 sano in ka badan ay wada daganaayeen waa wiil iyo abtigiis habar aji cayr markii ay abaar dhacdo gobalka hiiraan ayey gudaha u galaan oo naqa wax ka soo daaqaan sidokale Cali madaxweyne Xawaadle sidokale gudaha ayey soo galaan ilaa guriceel ayey bari usoo dhaafaan waa ehel iyo walaal ee maahan 2 dowlad ee xaduud isku heysta
@cookinginnimsstyle5562
@cookinginnimsstyle5562 5 жыл бұрын
Dalmar Sheikh Abdikarim qofkaa abaal u gsho e dhulkaga so dajisay haduu abaal dhaan kugu noqdaan dhibkeda ay ledahay inshallah gacmahii ay wilashenaa kuso dajiyeen isla kuwii ay uga bixin donan idim alle
@dalmarsheikhabdikarim8547
@dalmarsheikhabdikarim8547 5 жыл бұрын
@@cookinginnimsstyle5562 hhhhhhhhh Wll waxaa kaa qaldan qaafiyada hadalka hg hiiraan cidna ma soo dajin ee meeshaa alle ku beeray qof kastoo isku dayda in ay hg ka jiba gaarto sidiii itoobiyaankii kaxandhaale ku soo duulay baa la figayn oo tiirka lagu xirin hg maahan sida Abgaal iyo Gaaljecel oo kale aad oga fiirso waxaa Dhuuso moodesay yaanu xaar kugu noqon
@maxamudsheikh2003
@maxamudsheikh2003 5 жыл бұрын
Dadka isdila waa reerbadiye xoolo dhaqato ah in lakala celiyo uunbaa haboon ee intii waxgarata ineey lakala safato waa halaag
@abdulkadirfarah7755
@abdulkadirfarah7755 5 жыл бұрын
Horta Waayo Xawaadle ma hawiyaa mase waa dadkale waxaan balankuqaaday in aan hiiraan kaatirtiro
@naima3847
@naima3847 5 жыл бұрын
Uraaye maxaa tiri kartaa naftaada xun u turo xawaadle afkaaga dheer kala bax waxyahoow jiran
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Xawadle is Hawiye
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
shut up you asshole
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 5 жыл бұрын
Ilaa.raas.kaboonaa.baqdigiina.yaa.ee.cadado.iyo.galkacyo.iyo.dhuso.mareeb.hishisii.ha.arag.maal.aad..lahen.bililiqadiis
@warsameapdulallahi1527
@warsameapdulallahi1527 5 жыл бұрын
Habargidir dagaal iyo colaad waa lagu yaqiina Wlhy Lkn dagaal joojiye walaatihiin waxan jeclahalay nabada Waayo nolosho waa nabad ayyaku macaantahy Fiiro gar ah Aniga Habargidir ma ahi
@inahashi3380
@inahashi3380 5 жыл бұрын
Meelwalbo habargidir laga cabada naga xishooda 😂😂
@mariamufs2023
@mariamufs2023 3 жыл бұрын
Xawaadle ma cabado wuu iska kiin caabiya dad ma xishodayaal aha tahin mar ba dad ku dhagan
@majdihassan647
@majdihassan647 Жыл бұрын
noo dul qaata ma qalbi xumin laakiin fudayd yar baa nagu jira.
@abdilahimidnimo6086
@abdilahimidnimo6086 5 жыл бұрын
Dagaal soo lagama fcnaa laheen .. dhibka waxa idin geeysanaayo wa jahli nimo e hadad noqo laheden kuwo iiman o alle siiyay sidaas io si u dhaw uma hadli lahen
@marianloran3705
@marianloran3705 5 жыл бұрын
Asc wallal nabad ba kafican dagal wax ad dilesa was qof muslin ah oo walalka ah oo Somali ah hadana gardarada alle majecla ee nabad wax ku doona oo dharta iyo fanka kada aallaah NAAABBAAD WAART ALLA AH hiidin dhexdhigo
@maligalmudug-media5249
@maligalmudug-media5249 5 жыл бұрын
waxaan maqli jiray illahow nin aan was ogeyn ha cadaabin iyo nin aan kuu furi doonin yuusan kuu rarir!! Matabaan iska daaye walahi balanteenu waa Beergadiid iyo Baledweyne, haadaad naxliga joojiweysaan!!
@mohamedhassanhaashi9495
@mohamedhassanhaashi9495 5 жыл бұрын
Kkk walee wabiga lagu jiir siin lee ileen dabal magaraneyside ceela kuso kortaye
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
jojiya adebdara aad wadaan ayr. ayr ralaxume, xarnajo hadu xawadle kugu hubeyo walahi waad edi doontan daadka amanka uugu dadaala. eysaan eheyn, sacaad xawadle ayu lasaan doona, markasaad mariixan dhulkisa uu qixi doontan. jojiya adeeb daraad ayrow, curaad gardaro wado lama arki jiiren. marka daad so gardareysatan, saleeban muxu sameyn doona. illahey ka cabsaada ee umaada islaka dhiibka ka daya
@maligalmudug-media5249
@maligalmudug-media5249 5 жыл бұрын
abdi abdi Adigu yaad tahay horta? Marka labaadna wax la aqrin karo soo qor
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
+Mali Galmudug-media Cayr moriyaaninada ha jojiso brother. Xawadle na dhulka ee walalohoda ka rixsaanaya ha joojiso. ilmo S-Siciid walahi xawadle uu la safana hada xawadle dhiibka iyo moriyaanimada laga deynwayo. Cayr talaxume daadka edeb ka yeesha, waax runta insheego aad weysen waxas yehey. Xawadle walaigaka qaban kara, ilmo siciid na waax laga didikaro , lkn sallah callah nebi, moriyaanimadu cayr hadaayo see cml
@maligalmudug-media5249
@maligalmudug-media5249 5 жыл бұрын
abdi abdi War sacad ama hayla jiro ama heyga jiro aniga ayuu ila dhashay ee adigu yaad tahay? Cayr iyo Sacad waa midig iyo bidix!! Midda kale walaahi aniga in aana dagaal Xawaadle HG kale usoo kaxeysaneyn! lakin adigu maxaad aheyd Somaliga ayaaba cadhiidi Kaga jiree?
@sheikhabdirisaaqali1045
@sheikhabdirisaaqali1045 5 жыл бұрын
Waxan ka soo jedah besha dir sure Waxan ku baqayah nabad Dad ku waah walaalo Wixi qaldan halsano Nabad ayah idin deeqdo
@khalidabdikarim1749
@khalidabdikarim1749 5 жыл бұрын
Habargidir barigi ugaaska xawaadle idinka celiye hadese hadaa joogi waysaan ugaaska hada joogo naxariis malahan ogaada
@dalmarsheikhabdikarim8547
@dalmarsheikhabdikarim8547 5 жыл бұрын
Horta waxaan la yaabay Xawaadle aqliga xun ee ku jira waxa la dagaa waa habar aji waxayna la daganaayeen in ka badan 60 sano marka in xawaadle dhaho naga guura oo baraagihiina iyo guryahiina nooga guura waa wax lala yaabo war dadku waa wada dhasheen waa wiil iyo abtigiis nabad wax ka roon waa la waayey
@kingofsomalia9915
@kingofsomalia9915 5 жыл бұрын
úf nagataga xayawaano aa tihiine war qabiilka xataa baraha bulshadaa shiit waan ka xumahy wallhi
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 жыл бұрын
Waa.moryaan.qabiil.ayuu.ku.qaraabtaa.haduu.soomalida.laayo.ogow.itopianka.iyo.kenyaati.ayaa.cabid.kaa.dhiganaaya.dhalinyarada.masaakinta.yey.ku.dhageysan.wuxuu.rabaa.hooyoyinka.soomaaliya.iney.maalinkasta.dugaan.wiilashoda.yurub.dhul.iyo.beero.iyo.guryo.ayaan.ku.leyahey.qof.i.yiri.ma.jirto.ka.bax.waaba.laisalaama.sidaas.ayey.cadaanku.madowga.uga.aqli.badan.yahey.wax.baro.dhulka.soomaali.oo.dhan.ayaa.leh.qofwalbana.meshuu.rabo.ayuu.degi.kara.aniga.waxaan.arkey.daf.ku.dhashey.ab.ka.an.baladweyne.inaad.ku.gurteen.wabiyada.marka.amxaaro.iney.idin.qabsato.oo.bunshada.iyo.cabiidka.u.noqotiin..aa.idin.roon.qabiil.u.mesha.la Soo.fadhistey.naarts.alaha.kaa.waraabiyo
@umuaishafarah1106
@umuaishafarah1106 5 жыл бұрын
Adigana waxa lagugu mahmahay xawadle aan waran karebin wacad kamarebo
@user-br1ys6xf6e
@user-br1ys6xf6e Жыл бұрын
Xawadle waa Tii in laga raacdeyey ee karan magan unoqotahy Abgal Cismaan hadoo aheyn xawadlada Hal laga ma arkin Abgal uducooye waa Tii Habargider cashar idin dhigay ee Naga aamos taariiqada wey qorantahy kkkkkk
@xalimoabdigulet4724
@xalimoabdigulet4724 5 жыл бұрын
Maxaa qaadi karta dumarka ayaa loo Soo diraa ha ooyin dad waa is yaqanaa Somali iyo habargidir
@wadanijaajuus6089
@wadanijaajuus6089 5 жыл бұрын
Xawaadle somali halke oo kaso galaa
@abdikadirabdulahi953
@abdikadirabdulahi953 5 жыл бұрын
Siilks hoyada ayu ka soo gala
@asadaksheyasadakshey3760
@asadaksheyasadakshey3760 3 жыл бұрын
Sil hoyada
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 8 ай бұрын
War umadu xagey usodaan wae qabyaalada an goormaa ka ilbaxeysaan war somali waa dad walaalo ah
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 5 жыл бұрын
xawaaad miyaanuu ahay odaygii la dul helay xabaasha dusheeda?
@allemagan987
@allemagan987 5 жыл бұрын
War soomaaliyeeyay nabad ku wada noolaada hadiikale walahi waxaa imaandoonta idinkoo isku duuban in la inka xaaqo oo quruumo kale imaadaan
@xaylecali7045
@xaylecali7045 5 жыл бұрын
Xawadle ooyinta dhaafa idinka ayaa dabadhilif u ahay oo jecelfarabadan u qabteyn h.gidir manta xamar na 1994 hubka ayay idinka dhigeen oo loma ooyan ayay idinka dhigan .h.gidir guusha ay ku faneyso idinka macuun u ahan jiray walahi ayan ku dhartay malintii ay idinla dagalen ninkii idin hogaminayay xasan hilaac hortayda lagu dilay hadana baladweyne ayay idinkaga daba yimiden ogada waxad gacmihina ku tacbten ayaa idin hayo .1994 h.gidir markay idinla dirirasay hub mawadan oo sacabooley ayay ahayd ciidamadii marekanka ayaa jogay haba idinlayane waxa an iloobi karineey idinku sameyen waxay ahayd in ay idin yirahdeen hawiye ma tihidiin idinkanawaad ogolateen waana idinka hada leh leelkase ayan la dhalanay .marka kowaad way idin xasjuqday oo xamar oo dhan ayay idinka sartay ,marka labad qabiilki laydinku yaqanay ayay idinka saartay dhulkiina asalka ahay ee baladweyne ayay 1 sano haysatay qabiil uu itaskudhacay somaliya ma jirto mjda kale wayba idin lafa dhantay darood ahan ayaa xamar laydunkugu dilayay .waxan xasuusta nin layirah duukiye sare ayay qabteen waxu yiri aniga waxan ahay SNA waxaa lagu yiri waa loodhasha SNA ugu danbeyn ilahah ha ifinka dulqado waa cancer h.gidir
@sevenscounty409
@sevenscounty409 5 жыл бұрын
waarya jajus xuun ba tahay oo balaayo ka sheqeysa. hadad fidno lugta la gashiid, xaskaga iyo ubadkaga ayeey so gari karta.
@salmanuur6397
@salmanuur6397 5 жыл бұрын
Xawaadle in uu hadlo uma banaano waayo. Ogaaden carurtodi iyo dumarkodi ay wabiga ku gureen waa tariiq waa dad ilmaha iyo dumarka dilo dadka wey isdiriraan laakin ayaga waa dad xun.
@shukriyassin6216
@shukriyassin6216 5 жыл бұрын
alla yaa raxma caydiid garaad marku dhintay maxa nacas fulay ah caac lasoo fariistay
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Shukri Yassin caydiid intuu ceebraadinayey waakan walaalkiis uu diley allah mahadaa hadana ceebraadineysiin yaahuuu
@qaranbilenews1143
@qaranbilenews1143 5 жыл бұрын
yes hawiye wuxuu gob ku yahay waa Habargidir,Soomaalina waxey dowlad ku noqdeen waa Habargidir waayo waxey katuuneen dicteetarkii dhiig yacabka ahaa oo Majeerteen guneeyey Isaaqna babeeeyey marka viva geesiyada Hiraab ee Habargidir
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Dagaladi idinkaba uhilinay kugarb aha helawa ugacan galiyay magaladoda jabuti udiden selogeyay baladweyne jabuti dikow malinta timaden dad dagal shaqo kulahen kudhintay dadki isaga isdilay qoriga intabadan ma aqon agma ahen suq aba dugsi dad xxafaded dagalba kujirin makareshinka basaborada gganacsata difac jabuti
@alkamalawarsame6541
@alkamalawarsame6541 5 жыл бұрын
Adeer oohin looma baahnee ceyr niman isku filan banaanka iskeen
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 5 жыл бұрын
Adikana.gobolo.adinka.badan.isku.dagaala.itopia.iyo.kenya.xududyedii.ayey.qaateen.iyo.badihii.dhilka.soomaaliya.waa.naga.badan.yahey.30sano.ayaad.isleyniisiin.yurub.dhil.iyo.guryo.aayaan.ku.leyahey.qof.iyiri.ma.jirto.dhilkaan.ma.lihid.qof.ninkaan.hadlaayo.cilmi.ma.qabo.wax.baro.moryaan.cilmi.la.aanta.ayaa.ku.geysey.qabiil.galada.ayaa.ka.sharaf.badan
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767 5 жыл бұрын
Habargidir waa halyeeyada soomaaliyeed oo xornimada aad ku hadleyso kusiiyey waa jisaartay markii siyaad bare lagaa celiyay cawaanyohow
@teamwaabuube1796
@teamwaabuube1796 4 жыл бұрын
Siyaad bare oo ceydid racdesana an ka rebay nacas yahoo nacasku dhalay aa feer feer ku hayay uac ka hor aa xuriyada ku siyey idhahee taariikhta soo baro dadka ka dila baxada ku dila muqdisho kaka qaday
@saladmohamed4056
@saladmohamed4056 5 жыл бұрын
Nacalaa sheydaan ku.yaale habaarane.badanaa qofku habargidiruu.ku.waashay ogow O'Day.h.gidir waa hiraabka booda
@toughnut3972
@toughnut3972 5 жыл бұрын
Waryaara hee oo ma habar gidir & habaraji miyaa isaga qaldamey odeyga mar qansan ma ciil habaraji ayuu soo gocdey tolow markuu mar qaamey waligiin cidan habaraji aheyn miyaad is leysen ceyr.. cid walba wey ogtahey cali madaxweyne oo xawadla ah & habaraji oo ceyra ah ayad is leysan habar gidir & ceyr kale iska dhaafe ayaanle oo labadinaba deris inla ah ayaan inuu idin heshiisiyo moyee aan waligii habaraji u hiilin..habarajina dhul & daaq ayad isku heyseen reer miyina dhul & daaq waligod ayey isku leynayeen marka ben baad ka sheegtey habir gidir & ceyrba waa ogtahey cidda aad is leysan iney tahey habaraji oo degaan wadaagtan taniyo dowladdii siyaad bare wad is dili jirteen beenale fowqal beenaale. Cidan ka war qabin been u sheeg..warkagu waa inankii yiri aabe kan yar iga celi kan weynan iska celinahe
@nasroadan2221
@nasroadan2221 5 жыл бұрын
Duqaan si fiican yuu u hadlay run buuna sheega ee somaley is jeclaada
@cismaanaxmed2370
@cismaanaxmed2370 5 жыл бұрын
Anigu midkiina ma I hi S/land baan ahay waxan idin odhan lahaa dad walaala ah.ayaad tihiin was kaa dhimay oo kugu dhimay ee ilaahay dushiina burcad ha isku mariyo muxibo iyo jacayl Alla ha isku kiin galiyo .
@cabdullaahimaxamuud8567
@cabdullaahimaxamuud8567 2 жыл бұрын
kkkk war dagaal ceyr iyo xawaadlaa ma jiro wlh . odaygaan farmaajaa lacag soo siiya. waxaan ognahay dagaal ayaanle ceyr iyo mareexaan oo gudaha dhulka xabashidu gumeysato iyo balanbal ka jira allaha kala qaboojiyo muslimka .
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767 5 жыл бұрын
Cawaan qabiileeyte Ahalu naar sheeydaan
@amiinxirsi6105
@amiinxirsi6105 5 жыл бұрын
Dagaaladii waxey ku soo aruureen faan xabad waa la nacay.
@MohamedAli-ky9lj
@MohamedAli-ky9lj 5 жыл бұрын
kkkkkkkkkl
@qaradd4265
@qaradd4265 5 жыл бұрын
war heedhahaya sanadkaan dhul in la isku qabsado maaha ee illahey ha idin kala.maslaxo.dad wada dhashaa tihiin ee isla daganaada
@nasrabilan6651
@nasrabilan6651 5 жыл бұрын
Mawaxu mesha la taganyahay habargidir ma wada dhalan xawadlana wa hal war heedhe hada laan gab tahay dadka ha cunin
@taalibxabiib6952
@taalibxabiib6952 5 жыл бұрын
habargidir runta inay arkaa wax ay uga qurux badanyihiin maleh
@galmuduggirl7900
@galmuduggirl7900 5 жыл бұрын
Adiga kaalay natus runta dameer yahow
@taalibxabiib6952
@taalibxabiib6952 5 жыл бұрын
@@galmuduggirl7900 walle mooryaanimo adinkoo ku jira ayaad dabar go'aysaan . meel kasta afka saara xareed baad ka helaysaan . dugaag dadeed bad tihiiin
@galmuduggirl7900
@galmuduggirl7900 5 жыл бұрын
taalib xabiib naag yahow aamu dhaqda ah maxaad iska dhicin kartaa jilib katirsan ceyr baa sidaa kaaga cabaadiyay war anaku hadaan habargidir nahay alah baa na badshay khatumasn dagnaa baan awoowe ka awoowe degnaa misna madaxda khatumo baan ka mid nahay somaliland madax baanu ku leenahay galmudug allah ka suke Anaa leh muqdisho aqalada dhaadheer hotelada maqaaxiga Masha allah Anaa leh business yada Anaa u badan gudaha iyo dibada bay iyo bakool waanu degnaa marko waanu degnaa jubaland waanu degnaa itoobiya waanu degnaa dhaqyahow wecel ka ah laga soo helay xabaasha dusheeda oo tuulada baladweyn oo halka jid ah. Ku xidhan oo lagaaga badan yahay waxa kaga badan mudulood ka kasoo helay xabaasha dusheeda gaaljecel jareerwene jilibka ceyr ka mid ah guundhabe xitaa baladweyn waa meel abaarsatay uf oo biyo dageen ah alah qurun weyna war aamu laangaab yahow xabaasha laga soo helay waa in hawiye shiraan laguugu daraa gabooye 4.5
@galmuduggirl7900
@galmuduggirl7900 5 жыл бұрын
taalib xabiib aamu naag yahow xabaasha dusheeda laga soo helay wecel baad awalba eheed ma habargidir baad la tartami kartaa neefyahow qudhmay habargidir aqal iskuma soo xidhin sida adoo kale tuulo yar oo layirahdo abaareey baladweyn oo iyadoo dhanba xaarka loda laga sameeyay ku oodan weliba kaaga badan yihiin hawiye markaasaad naq naq leedahay war habargidir beri horeey duushay ✈️ ma adaa habargidir gaari kara Masha allah laangaab yahow wecel ka ah habargidir duushay ✈️ kol hore laangaab wecel ah oo hal xaafad ku xareesan muxuu ka qaadi 🤣 viva habargidir 👑👑👑Masha allah xoolana allah baa nasiiyay Masha allah dadka ugu xoolaha badan somaliya baan ku jirnaa ✈️✈️✈️
@taalibxabiib6952
@taalibxabiib6952 5 жыл бұрын
@@galmuduggirl7900 hhhh horta khaatumo iyo soomaaliland midgaha ayaa idin dhaamo waayo kuraas bay ku leeyihiin jubbaland iskaba daa kursi barkii xitaa kuma leedihiin , baay iyo bakool iyo marko tuugonimo ayaad ku tagtay goortay noqotoba waa lagaa soo cayrin adoo dulaysan , galmudug 14 qabiil baa daga nin walbana xoogiisuu ku daganyahay hadaad u dhawaatana afkuu xabbad kaa galiyaa , xamar Hawiyenimo ayaa lagugu keenay , islahawiyihii baad qaniinyo ku bilawday sida dugaagii oo lagu nac wallhi , meeshaad istaagtaan foolxumo ayaa idiin taalla marka gabdhihiina Lama guursandoon illeen waxay dhalayaan tuug, mooryaan, ciyaal fay cali . puntland Siday afka idinkugu dhufatay ayaa abaalkiina ah. baraxlayda wasaqda badan ayaa laydin ku kuusay magaalada tuugnimo ayaad ku joogtaan . shame on u
@drdhuuxofficialchanel2559
@drdhuuxofficialchanel2559 5 жыл бұрын
gardaro ilaahey raali kama aho
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767
@z_a_h_h_m_s_aitogik1767 5 жыл бұрын
Qabiileyste qurun ah
@musedougu932
@musedougu932 5 жыл бұрын
Waalahi willi kuma Soo weerarin habargidir ee waxaa kusu weeraray caruurtooda yar , Malintii habargidir sii sax kuu Soo weerarto sidii daarodka loo weeraray Oo kalay , waalaahi dad kuu gurmado ayaa weene boonyow langab ah , intee taariikh kalee dahay , boonyow langab eh gacan abgal kusoo koray , aamuus lo, aad tihin
@bishaarcolow212
@bishaarcolow212 Жыл бұрын
Hh hadey hada tahay ader Xawaadle lee maqashay imisaa Xawaadle ladalatay wad hurdeysaa Xawaadle sa inow yeryahay kula noqotay murayad gashan tahay ufilaa waxad idin roned inadan wax barbaarinaha
@abdullahialasso1118
@abdullahialasso1118 5 жыл бұрын
habar gidir Haar ayaa udambeydoonto
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 5 жыл бұрын
Habar aji iyo cali madax wene Ninki laka adkaado waa laka tarxiila gobolada dhexe
@salmanuur6397
@salmanuur6397 5 жыл бұрын
dadkeni madhiban dadki Eylo ayaa naga qadateen sixirolayaal faal nin koda iyo naagtoda wey yaqaanin yaaho runti aniga ayaa aqaano tariqdina awoowe ka awoowe haddane yurub ayaa ini jooga
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 5 жыл бұрын
Salma nuur Naayaa af somali maad ku hadleysaa
@allahadoonkiisiiayaanahay27
@allahadoonkiisiiayaanahay27 5 жыл бұрын
Nin jaad cunaayo ayaa dadkaan eber ka dhigay markii ay run imaato waxaan hubaa in uu ninkaan been sheegaayo kow waxaa uu yiri xawaadle cery la dirirmaayo Cali madaxweyne ayaa la diriraayow war hedhe nin weyn aa tahay waa wiliba dhaaranaayo xawaadle waa lafta kaliyah ee markii ay qolo kale isqabtaan aan kala harin waa raganimo wadajirka hada firin dadkaan aad isku direyso dhulkaan adigana ku raaci maayo kuwa aad sheegtana raaci maayo naar ayaa isla galeysaan ogow taas dhulka Allaha ayaa leh wxiii la soo haraa waa ninkii nooleysto sheekadaan dadka dhaafa allaha ka baqa
@ossianindian6851
@ossianindian6851 5 жыл бұрын
Habargidirey intaas oo rer oo add ladagaashen maxa kula dagaasheen ood karabteen ?
@yusufkarami8309
@yusufkarami8309 5 жыл бұрын
xawaadle the king of dirwern
@farxanfahad2709
@farxanfahad2709 5 жыл бұрын
Iska celiya waa gangs somali ka dagi ladahay
@mohamedmumin5146
@mohamedmumin5146 5 жыл бұрын
Wabiga iska dhafe dab aya kugureyna qofkii talabtisa talaab an ahayn soqada cashar usan waligis arkin ama maqlin aya udhigeyna mesha wa kuwa usocararaye ma janadii ba logu shegay adeer gabadh batahay kow dheh naga xishoo dumarka lama xifaltano ee rag sodirso rag hadanan hayna welcome ban kulenahay adiga iyo ogadenka ad shegeyso sodhawada ogaden wu iyaqaan qabiiil an somali i aqan maba jirto marka cidii sixun u dhaqanta ana cashar ban sinaya
@hilaacciise7962
@hilaacciise7962 3 жыл бұрын
🇸🇴 Kaas hna deeqo aderow
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Ninkan oo kale in ladhageysto maahan waa dabshide
@abdoismail5251
@abdoismail5251 5 жыл бұрын
Kkk
@shukrisiciidyusuf6989
@shukrisiciidyusuf6989 4 жыл бұрын
waa ayan daro somali haysato
@luulabshir8752
@luulabshir8752 5 жыл бұрын
Illaabey bakalaqaboojiyo
@AHH25
@AHH25 5 жыл бұрын
Habar eji ayaa is heyaan xawaadle beeneele ayaa tahay habar gdr waa dad sharaf leh xawaadle daroood tahay waa aduunyo xawaadle u hanajabaayo Habar gdr
@salmanuur6397
@salmanuur6397 5 жыл бұрын
wllo. waxey qateen dadkeni madhibaanka iyo Eylo dadka ay ku badsanayaan aniga ayaa arkey ilmahi iyo dumar iyaga oo wabiga kuguraan. Ogaaden aniga ayaa ladhaqmey waa dadka adunka ugu xun. Gabar Abgal ayaa dhaqey ida aan tariqda ku maqley waa wacal Hawiye dhaxdoda ayaa daleen Ali madaxweyne ayaa dhaheen leekase ayaan nahey waa. Leekasehi habeen dhaweyda wiil faceka kujiro uu dhahaayey. Tumaaladi ayaa Leelkase nagaqadanayeen kaso bar Facebook.waad arkeysa
@dhrabdi9023
@dhrabdi9023 5 жыл бұрын
Kkkk allaha run badanaaa odaygaaan
@aali8892
@aali8892 5 жыл бұрын
Haaheey xawaadle jicibti uu ku quraacan jirey kuna casheyn jirey ayuu u xiisey yaab badanaa war xawaadle soow Ma ahan kii sagaalka bilood buuraha gaajada ugu dhimanayey markaan baladweyne kasaaray Ee jicibta ka dhigan jirey casho’quraac ‘iyo qadaba? Alla maxaa Dad qooqay? Awal Habaraji Ayaan kugu fiirsan jirey Ee waa noo tahay hadaan jicibti dib loogu laaban hhhhhh
@TIJAABISTV
@TIJAABISTV 5 жыл бұрын
Kaalay hada kasaar
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Mr Fanax ceeb u dhimo ceeb unbaa ka qaadey dagaal sowkii aad idinku iscunteen ilaa aad iska disheen tuugii u weynaa caydiid allah maxaa dagaal idinka raacay yaahuuuuuuu
@aali8892
@aali8892 5 жыл бұрын
Alahayowarligeygukiiisraacauuahaado Sy waryaa dulliyohow madaxda ha caayin adiga Ma waxaa tahay ragii hooyadood la kufsadey? Mise Waxaad tahay kuwa aan kahadlayey maad aragtid Ninkan weyn Ee hanjabaya Ee Video ga iska soo duubay’ waxaa weeye adeer laangaab walba oo cuqdadeeysan Habargidir kuwaalo bal adiga ceeb mexeey kaa tari’ Saqiirada ayaad goowracdaa somali weey is taqaanaa
@mohamedhaajibaari8723
@mohamedhaajibaari8723 2 жыл бұрын
@@aali8892 9 bilood maxaa kadambeey in iljeex fiigeyso ayagoo nool wabiga lagu guro. Anaa indhaha saaray March 95 ugaas khaliif Ugaas Rooble AUN aa kasoogaaray.
@qeysarsenal2701
@qeysarsenal2701 5 жыл бұрын
Xawadle gabdhahoda qur qurux ragoda maxaa helay gabdhaha iyaga maa isdhalo xawadlow waa la isyaqan hal laf oo ceyr katirsan habaraji ayaad ku qaladaan habargidir xawadloo dhan habar aji aya kufilan cery kale intaan lagarin
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 5 жыл бұрын
Qeys Arsenal Ishaad ka ridey xaqiiqda ina Adeer
@mohamedhaajibaari8723
@mohamedhaajibaari8723 4 жыл бұрын
Hg oo dhan waxaa kaadag maxamed cali hal jufo oo cali madaxweyne eh. Beledweyne aan joogay june 2017 mooriyaan sacad iyo saleebaan maxbuus eh saldhiga Beledweyne aan kuarkay dhahaa ceyr aa nawacday. Iska hadal wax mataro ee hadaa dhul Xawaadle biya kacabeysid orod 100 xuduud ey galgaduud lawadaagta hiiraan.
@farxanfahad2709
@farxanfahad2709 4 жыл бұрын
Hg waa cawaan xaraan isku racay oo dhul radis ah ninkii iska celiyo aya nabad ka helo
@najuuabbasa3418
@najuuabbasa3418 3 жыл бұрын
Hg ooo dhan maha waxa idinka cabaajiyy waa laf habar aji kamid ah
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 5 жыл бұрын
jugtiii kayeertay jiirqabxood kasoo jawaab joodaxoow
@mohamedhaajibaari8723
@mohamedhaajibaari8723 4 жыл бұрын
Uusoo kama jawaabin meydkoodana wubiga kugurin? Allaha unaxariiste ugaas Khaliif Ugaas Xasan aa badbaadi maogiye ciidanki fiigay wax kahari lahaat maleh.
@nasrabilan6651
@nasrabilan6651 5 жыл бұрын
Xawadla ma bootayna kkk maba wada dhagaysane qawarkan qablawaha eh war ma runta isku shegtan yadan dabr go'ine
@ibrahimmohamed5174
@ibrahimmohamed5174 5 жыл бұрын
dir meel sartay xawadle
@teamwaabuube1796
@teamwaabuube1796 4 жыл бұрын
Habargidir tii dadki laka dilay oo xawadle ka dilay baxadahii laku dilay xita laka qaday ma aheno 1993 iskooyska 4
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 104 МЛН
Fake watermelon by Secret Vlog
00:16
Secret Vlog
Рет қаралды 15 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Xawaadle ma Hawiye mise Daarood
3:08
LT7FU - لتعارفو
Рет қаралды 8 М.
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
Dulmi diid xawaadle 1988 gabaygaan waa taariiqi
9:58
dulmi diid
Рет қаралды 34 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 104 МЛН