jaziirada layaabka suqatra - socotra -

  Рет қаралды 243,144

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 541
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 4 жыл бұрын
Almehra ama Carab Saalax waa Umada u badan Maalqabeen waa Umad aan Dagalamin waa Umad laga Nabadgalo waa Dad aan dhib badnayn waa Dad u badan Beecmushtar waa dad aan isku mashqulin Dawlad waa dad iskood u xamasha, Qabaailada Somaalida Dagaal kalama dhexeeyo waa Dad Aqlaaq badan waa dad kasooyo Dantooda, waa Dad aan ku Mashquulin Waxan Dantooda ahayn waa Dad Dagaal Neceb waa Umad Ixtiraam Badan Inta aan ka Arkay ma aha Umad Hirig hrig badan waa dad Nabadeed Mashallah Tabarakalaah. Ma Qori waa Dad Qalin.Allaha Barakeeyo Allmehra ama C/maxamud Saalax waa Dad( Magaalo) Runti.
@hamsesmart8010
@hamsesmart8010 5 жыл бұрын
Quranka iyo Music kala daa wllo 🙅🙋 Quran I like 💚
@abdirahman.xaaney
@abdirahman.xaaney 2 жыл бұрын
ma ahan music lkn waa dhawaq music ga shaabaho ... lkn in aa laga daayo ayaa aad u wanaagsan maamule ogaansho...
@namesi7611
@namesi7611 Жыл бұрын
999999999
@cumarcabdisalan4223
@cumarcabdisalan4223 Жыл бұрын
@@namesi7611 😂😂😂😂
@iqlassicid2241
@iqlassicid2241 Жыл бұрын
Quran
@saneymahamed8588
@saneymahamed8588 6 жыл бұрын
Waxa iskaleh lahanshaha jasirada wa Somalia lakin somalidu ma arkan waxa kamaqan ee ayaga isku jedo.
@salehnasser9910
@salehnasser9910 4 жыл бұрын
Yemen baa iska leh
@yabaal_Boodhle_Bidhiidh
@yabaal_Boodhle_Bidhiidh 4 жыл бұрын
Walahsy dad islama ayaa kunool matkaas waa dadkeenii uun
@boqorkasomalida8303
@boqorkasomalida8303 4 жыл бұрын
@@yabaal_Boodhle_Bidhiidh yeelkood nio ma dhulkayga ayey sheeganayaan
@tygamadka4698
@tygamadka4698 4 жыл бұрын
@@yabaal_Boodhle_Bidhiidh u
@mustafemaxamed6641
@mustafemaxamed6641 4 жыл бұрын
Soomaali baa xaq ulahayde waalagadhacay
@supermaajidmoha7081
@supermaajidmoha7081 5 жыл бұрын
Inshaa allaah markaan madaxweyne aan noqdo ayaan soo furan doonaa yaa igu raacsan
@ruqiyakooshin120
@ruqiyakooshin120 3 жыл бұрын
Aniga, guul insha Allah
@fadumayuusuf3222
@fadumayuusuf3222 3 жыл бұрын
Guul
@qaliifyare7175
@qaliifyare7175 2 жыл бұрын
Gaalo ma haysato walalkey super meshi ay gaalo xukunto ayaa la dhahaa furasho lkn suqatra sida ku muuqato waa muslimiin yaman ayayna xisaabsantahay yamana waa muslimiin kale diinteena kuma banaano in Muslim ku duulo Muslim kale
@abdelkareem1
@abdelkareem1 Жыл бұрын
Suqatra waa yemen waxaana dagan yamaniyiin
@axmedsayid9508
@axmedsayid9508 Жыл бұрын
@@abdelkareem1 riyadaada lee waaye Socotra somalia iskä Leh Ma 😂
@Nasiragge
@Nasiragge 5 жыл бұрын
Somalidu waa dadka keliya ee dunida ku nool oo dhulka ay lee yihiin layka qaadankaro Suqadara waa jasiirad dhulka Somalia ka tirsan wxna Talyanigiiii ku wareejiyey dad somaliyeed
@somking901
@somking901 7 жыл бұрын
Qur,aan ka inaad Music dul saarto wax maxaa ku qasbay adigoo codka qur,aanka saari karo?
@jpdmv3060
@jpdmv3060 6 жыл бұрын
Geedka Dhiiga Walalaha Wuxuu kuyaallaa Qayb Kamida Buuraha Gobolka Sool Mahdsanid sxb
@hassanabdirahman2171
@hassanabdirahman2171 6 жыл бұрын
Adoo nahadsan Walaal Ii tilmaan meesha uu kuyaalo geedkani
@mohamedfarax8656
@mohamedfarax8656 4 жыл бұрын
Eng Jaabur Dhamac ii tilmaam walaal ilaahy kheyr aha kusiiyo
@comeon4796
@comeon4796 3 жыл бұрын
Gobolka bari baa laga helaa geedahaas
@ubahdahraan4494
@ubahdahraan4494 4 жыл бұрын
Mashaa Laah ILAAHAY Soomaali wuxuu siiyay wuxuunan aadane kale uusan siin jasiiradaan inagaa leh oo wax kaloo kafiican baan leenahay balse waxad moodaa in nalaga indha saabay oo nalagu mashquuliyay un wax liita iyo colaad aan dhamaan.
@MedidrissIbrahim
@MedidrissIbrahim 6 ай бұрын
Mashallah suqatra hadiba aay islam yihin wa mahad ilahay ,hadi galo ahan lahan ahayen Ethiopiya bey inoso raci lahayen ❤eebow adaa mahad iskale
@Radioxaqiiqa
@Radioxaqiiqa 6 жыл бұрын
Quraankan iyo music is dhex soconaya subxanalaha
@mohamednoor2855
@mohamednoor2855 6 жыл бұрын
runtii waa barnaamijyo qiimo leh walaal allah s.w.c ha kaa jasaa'i siiyo aakhiro iyo aduunba insha allah
@mohamedbashirahmed8585
@mohamedbashirahmed8585 7 жыл бұрын
Wa runta lkn anaga aya iska leh
@ciiseileeye4989
@ciiseileeye4989 4 жыл бұрын
Mashallah waa Dad Nasab ah Almehra ama Carabta Maxamud Saalax, waa Umada kaliya ee Somaliyeed oo Dagan Min Gobol Ilaa Dagmo, oo Meel kasta oo ay Dagaan waxay ka Dagan yihiin Farasmagalada, Kismayo aad Farasmagalada iyaga Dan Xamar waa Sidoo Kalle Gaalkacyo waa Sidoo kale Garoowe Asal iyagabo loogu Imaaday, waa Dad aqlaaq badan ma ga'laan Dagaalada Somalidu isku dhamayso waxay ka yihiin Gaar Cid Dagaal kala dhaxeeyo Mugan malaho mana aho Dad Daf daf badan waa Dad ku shaqeeya hayso Gelin kusoo Gelima .
@AlAk-bm8dy
@AlAk-bm8dy Ай бұрын
Been badidaa subxaanalaah shisheeye wax suuban aad kusheegtay dadkaadiina wax xun aa kutilmaamday adoo kale intuu joogo soomali hore umasoconeyso
@sahradahir6317
@sahradahir6317 5 жыл бұрын
Asc waad mahadsantihiin walaalayaal noo soo galiya qaybo kale oo sidaa muhiim u ah. Maansha Allah.
@abdirahmanhussein8674
@abdirahmanhussein8674 7 жыл бұрын
mahadsanid wll qlia
@ahmedkhadarmitirurur2108
@ahmedkhadarmitirurur2108 7 жыл бұрын
Sxb socotra soomaali baa asal leheed ee taariidaa naga daba geey
@lilshenoyoo7188
@lilshenoyoo7188 4 жыл бұрын
Waa kanaalkeena 👍 macalin ayaatahay inshar😍
@cawilaxmedsalaadcawilkarim7671
@cawilaxmedsalaadcawilkarim7671 2 жыл бұрын
Masha alaah aad baan kaaga kaga mahad celinayaa sida wanagsan ee aad wax noogu kala dhigdhigto
@charlesabdi
@charlesabdi Жыл бұрын
Magaca waxa badalay carabta ee wa socodtara = oo ka dhigan socota ama kabaxday dhulka somalida.
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
Yemen waxay ujirtaa 350 kelometer Somalia waxay ujirtaa 80 kilometres,
@adna-qv4bn
@adna-qv4bn 4 жыл бұрын
Somali waa ladhacey, mana oga xataa
@Amir-Muse
@Amir-Muse Жыл бұрын
​@@adna-qv4bn ha wlhi inta burbur sanen oo qabyalad iyo qurun ku mashqul sanen aya nala dhacey
@siciidmaxamed5058
@siciidmaxamed5058 2 жыл бұрын
Maansa allaah waad.mahadsantey xogtaad noo soo gudbisay
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 жыл бұрын
Jasiiradaas Waxay udhowdahay Soomaaliya . British ayaa siiyey Yeman (Think so) British waa dadka wadamada kalaqaybiyeen oo iskudirey. Shugran
@samaalechannel8670
@samaalechannel8670 7 жыл бұрын
somaali baaleh shiishilis iyo soqotra
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 жыл бұрын
الجزيرة جزء من أرض الصومال وتقع مياهها الصومالية ودوليًا تحت مياه الصومال ولكن يعيش أشقاؤنا المهريون لذلك ليس لدينا مشكلة معهم
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Masoo marqaantay 😂😂
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 6 жыл бұрын
ogaansho aad ayaad umahad santihiin runti cilmi badan Ayaan idinka faa iidnay thanks a lot
@axmedjaamacaadam257
@axmedjaamacaadam257 5 жыл бұрын
Waaku mahadsan tahya barnaamijyada tayadaleh ee noo soo gudbiso Alle hakaa abaal mariyo FG: geedka aad ku sheegtay dhiiga walaaha ee lagu sheegay jasiiradan qudha wuxu ku yaalaa buuraleyda silsilada buuraleyda golis qaybo badanoo ka mida sida surud calmadow iyo dhowr meeloodookale oo kamida buuraleyda golis Sawirna waakasoo qaadi doonaa Insha Allaaah
@bakarbiixbootan8797
@bakarbiixbootan8797 7 жыл бұрын
Sxb runta ka hdl hadad wadamada carabta joogto mahan inaad tahay carab suqadra wa jazirad somalia ayledahay waxana xoog ku heysata yaman suqadtara waxey ka tir san tahay dhulka somali weyn ee maqan in laso dhiciyana lo bahan yahay
@mohamedshire5451
@mohamedshire5451 7 жыл бұрын
Bakar Biix Bootan somali afka un beyka hadlaan sxp horta marka hore adiga dowlad noqo markaaz sidad rabto u hadal
@israaxmed1763
@israaxmed1763 7 жыл бұрын
waxa lasugaya qofkii somali oo dhan kadhigi lahaa hal dawlad waanu iman doonaa inshaa allah waanan sugaynaa kuligayan
@deeqoahmed1771
@deeqoahmed1771 7 жыл бұрын
Bakar Biix Bootan suqatara yamanaa iskaleh meherigaana daga dhulkii carabtaa usoo dhacdeen markaa iska celin weydeen itoobiya iyo Kenya oo dhulkiinii heysta
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 6 жыл бұрын
Bakar Biix Bootan 😂 wankasoo dhacsanaynaa Carabta insha Allah Suqadra
@abdurrahmanalshaqi3868
@abdurrahmanalshaqi3868 6 жыл бұрын
Deeqo Ahmed oo sxb adiguba somali ayaa thy wxna lga rabaa inad adigu soo dhiciso
@reekowyarkashida4192
@reekowyarkashida4192 4 жыл бұрын
Hadaan madaxweene soomali nakhdo suqdara soomali lawareegi doonto insha alaaah
@amranyasin6840
@amranyasin6840 4 жыл бұрын
Waa dhul somali lkn inshaa allaah ilahey gacantena hakuso celiyo mardhow inshaa allaah
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 2 жыл бұрын
Waa dhul laynga boobay xitaa sharciyan hadii la eego waa dhul Somali leedahay insh’allah maalin ayaynu dib u furan
@yusufyare2324
@yusufyare2324 6 жыл бұрын
Suqadra waxaa leh somalia sxb lkn dad isku maqan anaa landhera ah iyo anaa landhera ah xee tarta sxb somalia wanka baxay sujuu ayan ahy
@osmankhalifsheikhh1609
@osmankhalifsheikhh1609 4 жыл бұрын
Hhhhh sujuu soomali lee waye
@عمارالمجاهد-ع1د
@عمارالمجاهد-ع1د Жыл бұрын
أبناء الصومال نحن نعتبركم إخوة لنا..... أن تقول أن تلك الجزيرة تنتمي لغير اليمن فهذا شئ خاطئ وتدخل نفسك في أكاذيب....تلك الأرض يمنية وشعبها الذي سكنها منذ قديم الزمان أصولهم يمنية....اصلحوا بلادكم التي تنتمي لكم ثابروا وابنوا بلادكم أيها الإخوة تحياتنا لكم من ارض اليمن ❤
@omarhoone6036
@omarhoone6036 5 жыл бұрын
Sababna Oo aad u sheegi waydey war Somalia ayaa leh mana oga somalida doqon wax magaratada
@daacad1420
@daacad1420 7 жыл бұрын
Quraanka music-ga kala saar sxb mahadsanid
@abdifatahmohamed4410
@abdifatahmohamed4410 6 жыл бұрын
Learn German with me.
@alibahmed1896
@alibahmed1896 6 жыл бұрын
👍
@ismaciilnor5433
@ismaciilnor5433 6 жыл бұрын
Learn German with me.
@somdaily5939
@somdaily5939 6 жыл бұрын
Learn German with me.
@mm4099
@mm4099 6 жыл бұрын
+Suhayb Bity side cml
@ahmedeeqnur4047
@ahmedeeqnur4047 6 жыл бұрын
Wa dhulka naga maqan 80 miles away from Somalia, aniga leh 375 kilometres wa dhulkeena
@kaligiiduul3351
@kaligiiduul3351 4 жыл бұрын
Mahadsanid bro Damaca beni'aadamka aya ah mid aad u bdn Af beni'aadam carry uun aya buuxisa
@bashiirahmedhalane2967
@bashiirahmedhalane2967 5 жыл бұрын
magaca saxda ah ee jasiirada waa kasoodara maadaama ay aad cimiladeedu aad uxumeed oo dabaylo badan laheed waana jasiirad geyiga soomaaliyeed ka mid ah laakiin la qaatay ee ninyahaw dadka ha u sheegin waxaadan garanayn
@natashaboss6902
@natashaboss6902 6 жыл бұрын
Muqal wanagzan jizaka alaah
@ayuubmaxamud2514
@ayuubmaxamud2514 4 жыл бұрын
Geedka dhiiga wallaha somalia wuu Ku yaalaa wxana Somali ahan loyaqanaa Dharkayn
@AbdulAli-ff8uf
@AbdulAli-ff8uf 6 жыл бұрын
Jaziirada waxaa leh Somali waana inlaxoreeyo madama somali manta ka awood badan tahay Yemen
@abdirahimmohamud559
@abdirahimmohamud559 4 жыл бұрын
ka awoow badan hadhihin sxb yemen iyo somalia waligod dad isjecel ahaayen xiligii lbada dal eeeawooda lahayena meesan isku qabsan waayo waa dad isir isku leh somalia iyo yemen
@Kowkabe_official
@Kowkabe_official 4 жыл бұрын
Subxanallah waxaas ayaa ika jira
@gamestart3659
@gamestart3659 4 жыл бұрын
Soomaaliya iyo Yemen waa labo dal oo walaala ah
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
@@abdirahimmohamud559 Waagii siyaad Barre xukumi jiray wuu u doodi jiray jasiiradaas ee walaalo ma ahanee meesha ka carar, haddey si nabad ah uga kici waydo jasiiradaas waa la xasuuqayaa
@babamahira4852
@babamahira4852 7 жыл бұрын
Aaad ayad u mahad san tahay dadalka aad nugu faideysid wax yalaha caqliga iyo aqoonta aan ka faidney ayad noso gudbisay
@mohameddeeeqocali1880
@mohameddeeeqocali1880 3 жыл бұрын
SOQOTRAA,Ogaden & NFD Waa Dhul Somaliyeed
@abuujahalmataqan3783
@abuujahalmataqan3783 3 жыл бұрын
Haa waa runtaa gashi
@احمدالعوبثاني-م5ش
@احمدالعوبثاني-م5ش Жыл бұрын
@@abuujahalmataqan3783 ارض ليس للصومال ولا يوجد اي صومالي انها تنتمي الى اليمن فقط
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 4 ай бұрын
​​@@احمدالعوبثاني-م5ش ما واجب صوماليين ساكن هناك بس هذا جزيرة حق صومال بس اعطوكم بريطانيا
@احمدالعوبثاني-م5ش
@احمدالعوبثاني-م5ش 4 ай бұрын
@@abdirahmanhusien6174 ولا البريطانيه عطت اليمن سقطره قبل البريطانيه تابعه لليمن
@Farashaash
@Farashaash 7 жыл бұрын
taas micnaheeda waa ANAGA AYA LEH... Mahaddsanid
@khadarmaxamuud882
@khadarmaxamuud882 5 жыл бұрын
Thanks walaal barmaamijka quruxda badan eed diyaarisay
@omarisse1286
@omarisse1286 6 жыл бұрын
Quraanka musica kareeb walal mahadsanid
@ahmedyacinabdiaden3908
@ahmedyacinabdiaden3908 2 жыл бұрын
Merci beaucoup
@abbeyahmed8212
@abbeyahmed8212 6 жыл бұрын
wa maxy musicgan quraanka la korsaarey ale ka baq aqi
@adamsboy2543
@adamsboy2543 17 күн бұрын
Yes, it belongs to Yemen
@Xabalsuge
@Xabalsuge 4 жыл бұрын
quranka iyo music ga kala saar bro.. mahadsanid
@kowsardabcad8810
@kowsardabcad8810 6 жыл бұрын
mnsha allaah waad mahasantahey wll
@ROPERTOBAGIO
@ROPERTOBAGIO 5 жыл бұрын
Coded '' Haziirada suqatra waxay istic maashaa dekadda XADARULMOD Oo ah meesha ugu dhow berriga'' ((( waa qirayaa aqoon yahan inaad tahay laakin waayo arag waxbaa kuu dhiman oo aan is lee yahay hadaad iska saarto cadka xun ee muslimiinta dilloodey waa gaadhi kadhaa ))). Qowlkaaga ayaan xugmiyay Quluubtaada ma,aha ogow.
@abdirahmanhussein8674
@abdirahmanhussein8674 7 жыл бұрын
hore u soco wligaa way ku qori taariikhdu
@mrymmohamed2764
@mrymmohamed2764 4 жыл бұрын
شكرا علي المعلومات المفيده
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 жыл бұрын
الجزيرة جزء من أرض الصومال وتقع مياهها الصومالية ودوليًا تحت مياه الصومال ولكن يعيش أشقاؤنا المهريون لذلك ليس لدينا مشكلة معهم
@abdimohamed1088
@abdimohamed1088 5 жыл бұрын
Waaw Cajiib Waxaan Aan Horey Ula Socon Thanks Walaalka Barnaamijkan Kasoo Shaqeyey
@FarahHersi-b8p
@FarahHersi-b8p 2 ай бұрын
Carab Saalax wA Maheri waana dadka iska leh jaziirada
@cabdiwaduud8467
@cabdiwaduud8467 4 жыл бұрын
Suqadara dhul illaahey Ogyahay Asal ahaan taariikh ahaan balse Xigmo Xeel dheer ka faa'iiday Reer Saba boqoradii balkhiisa ee Nabi Suleemaan CS Soo Af jaray Waxaan is leeyahay Sidaas Allaahu yaclam
@yuusuf2233
@yuusuf2233 4 жыл бұрын
Manshallaah wll khayr hel wll omar
@mohamedfarax8656
@mohamedfarax8656 4 жыл бұрын
Waa beentaa laascaanood ayuu kuyaalaa geedka ugu horeeya
@walalraajuucade1028
@walalraajuucade1028 3 жыл бұрын
Ogaasho waadkumahadsantahay diyaarinta muuqaalkaan🙏🙏
@Qorshelyrics
@Qorshelyrics 6 жыл бұрын
Saaxiib Music-ga iyo Qur'anka kala jooji ha isku dul qabine.
@muntazcw2874
@muntazcw2874 6 жыл бұрын
Waxaa daga maheri Ismail oo la dhashay darood waa walaheen hadii uu mar yahay walla somali walkiis adna waa walakaa
@cabdirahmannuur8898
@cabdirahmannuur8898 4 жыл бұрын
Sxb jasiiradaan waxaa iska leh somaliya British colony ayaa Yemen kuwareejisay sida ay somali galbeed iyo ndf ugu wareejisay oo kale ee adi waxaad wax usoo gudbineysid waa soomaali ee danaha shacabka soomaalida mar walba ilaali
@lamayaqan
@lamayaqan 6 жыл бұрын
shukran bro chanelkan wax badan an ka fahan nay kana oganey
@feisaldeqsane1980
@feisaldeqsane1980 5 жыл бұрын
Good wax badan ayaaan ka faiday cilmyan wax itaray Ku mhdsnd
@cfataxcaydiid8834
@cfataxcaydiid8834 7 жыл бұрын
شكرا اخي
@siihaye850
@siihaye850 3 жыл бұрын
Anigaaba ah wlahi carab maxamiud saalax
@cabdillaahidheere7140
@cabdillaahidheere7140 4 жыл бұрын
Masha allah nice place
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 Жыл бұрын
Maasha allah dadka xataa sideena ayey u labisznyihiin waana noo egyihiin jasiirada anaga ayaa u dhiw oo leh
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 6 жыл бұрын
Meheri Ismaaciil Iyo Daarood ismaaciil Labadan Waa Walaalo Hadaad Carabnimo kusiisay Meheribaa Kunoo Somaliyaba Walalkood ayaaku nool Ee Ku sii kkk Dhulkan Waa Dhul Somali mahadsanid.
@apdalladybala9293
@apdalladybala9293 5 жыл бұрын
Editor Omar Sollas
@mohamedyasinahmed8741
@mohamedyasinahmed8741 3 жыл бұрын
@@apdalladybala9293 Anniga Meheri iskaleh 💟
@caliabduraxmaancali1481
@caliabduraxmaancali1481 6 жыл бұрын
Mashallah waan qimiy waan tageraa wallhi
@abdiyonis3439
@abdiyonis3439 6 жыл бұрын
Sxb Quracan ka Marika adegsanesid ka ilali music ka fadilan wan ku salameye
@mantiyo2739
@mantiyo2739 5 жыл бұрын
Dad badan ayaa iska hadlaya maka barnamijka wllken aad ayuu judi ugi bixyay fadlan ciyaarta naga dhafa oo dhulkiina xoraysta kadibna wax soo ceshada قليلا ما تذكر ون
@frontendprodesigner4299
@frontendprodesigner4299 6 жыл бұрын
Dhulkena qaae kenya ayaa qadhatai qaae Ethiopia qadhatai qaar yemen aayaa qadhatai.. xaageen uso conaa yaa rabii
@hemazako
@hemazako 6 жыл бұрын
Quranka Music Ka. Ilaaali Wll
@cabdirisaqmohamed5306
@cabdirisaqmohamed5306 7 жыл бұрын
masha allah sxb oo barnaamij heer sare ah
@shankroonomar3018
@shankroonomar3018 5 жыл бұрын
Masha Allah jizakalaha kheeran
@ilamos9277
@ilamos9277 3 жыл бұрын
Jasiirada wa jasiirat somali ah waa dhuul somaliya laga heesto anaga ku sheegeno hadaad wadan carab ku noshahay caraba ismoday dhulka somali galbeed hadad ka hadili laheed waxad dhihi laheed dhulka somalia ee ethopia xooga ku hesato maxad u dafiri ood u ledahay cida iska leh masheegayo
@abdisamadjoe
@abdisamadjoe 7 жыл бұрын
Waad mhdsnthy sxp Allaha Adigana ku caawiyo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Kitaabka معجم البلدان
@XanjowYare
@XanjowYare Жыл бұрын
Anaa furan doona i.a Markaan imaan somaliya u noqdo
@sharifahmed5792
@sharifahmed5792 5 жыл бұрын
Masha allah
@madaryusuf5606
@madaryusuf5606 6 жыл бұрын
marka hore waadkumahadsantay soojeedinta muuqaalkan marka xigta waxay nahay dad dhanwalba laga xagtay oo dhulbadan lagahaystee carab jaziiradaa haynaga siin hana kusheegin inay carabi leedahay waayo waxay kamidtay qaalmaha iyo aaranka raacdadooda ayn ku jirno lana sugayno inta xiligu inoosamaanaayo xoolaheenana soodhacsanayno.
@ahmedabdiazizaden1457
@ahmedabdiazizaden1457 6 жыл бұрын
Asc omar ishar iskaleh soodyariisa mahad saniid
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 4 жыл бұрын
Suqadra somali caadiya ayaa dagan siwaaqroon iyo qabaaillo kle sida nintagay , waxaana lasheegaa in boqoradii beelaha daarood ee xilligii gumaysiga midkood inuu gumaystaha kagatay jaziiradaas
@omarshair6950
@omarshair6950 5 жыл бұрын
Masha Allah wll horumar wcn
@abdikaafiahmed5892
@abdikaafiahmed5892 6 жыл бұрын
waad mahadsantahay
@abdiibrahim2477
@abdiibrahim2477 7 жыл бұрын
Masha allah waa somali
@hamsedheere4212
@hamsedheere4212 7 жыл бұрын
shukran zxp
@soomaalijecel6679
@soomaalijecel6679 5 жыл бұрын
Ilaah kacabso sxb qur anka iyo musikada kalasaaar
@newlifemedia7118
@newlifemedia7118 4 жыл бұрын
Asc walal cumar an ku weydiiye suqatra jaziradan somali haday ledahay somali kuma noolo miyaa mxay tahay sababta?
@Abbas_playz
@Abbas_playz 4 жыл бұрын
Brother quranka music ha dhax galin plz
@ifyou8105
@ifyou8105 5 жыл бұрын
that is amzing bro you teach me a lot off thing about afirca bro
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 3 жыл бұрын
I cant believe in dhulkeena qaarna carab haysato qaarna hada kenya kudoodayso anaga leh😡 waxaaso dhan waxaa noogu wacan waa inaga iyo qabiil iyo wabyaalad uff😡
@farhan_taffo
@farhan_taffo 5 жыл бұрын
Shukran ustaad
@qidaaseray772
@qidaaseray772 7 жыл бұрын
so waxay u taagan tahay somalia contra waxay tagaan tahay wadanka markaa mac neehduu waa wadankiisomalia
@sabriinmohamed3352
@sabriinmohamed3352 7 жыл бұрын
haa waa run
@naimanura
@naimanura 6 жыл бұрын
Plz tell us where u get ur source. Thank you.
@barkhadmohamed2211
@barkhadmohamed2211 6 жыл бұрын
War dadka dagan jaziirada waa daarood walalahood sida carab saalax iyo meheri ismaciil waxay ladhasheen daarood ismaciil markaa sxp nimankan jaziirada dagan anaga ayaa raali ku ah korna waan kailashana waayo Waa dadkayagii
@Bskvka
@Bskvka 6 жыл бұрын
Barkhad Mohamed dad wax isku falaya miyaanad ahayn maxad carab aan ku dooneyn iskugu dhajisaa adigoo miidhan adoon ayay kuu yaqaanaan daarood carab meel ay iska galaan ma jiro ee sxaaib hurdada ka toos carab cid ku faantaa imika ma jirtee😂😂😂😂
@mohamedyasinahmed8741
@mohamedyasinahmed8741 3 жыл бұрын
@@Bskvka Annagaanba Idiin Baahnayn Meheri ibnu Xiidana Cid Umabaahana Viva Meheri 💟
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
Waxba Somali ha iska dhigin ee dhulkaas awoodii aad ku haysan lahaydeen ayaa la iska rabaa
@koshinabdulle
@koshinabdulle Жыл бұрын
@@Qoordheere77 hhhhhh yamanta iigu soo orod ma ahan Walee waxbaa iigamaqan aad ledahay bari oo dhan laydin kala waregin Mehrigana dad baqa iyagana ma ahan
@khadarmuhumed3217
@khadarmuhumed3217 3 жыл бұрын
walaalo waxen ku idci mark Yale jasirada Somalia rise yamen
@ahmeddaadevlogfation781
@ahmeddaadevlogfation781 5 жыл бұрын
Qurac hadaan arko dhulkaa anaa leh pro
@faisalmohamed4028
@faisalmohamed4028 2 жыл бұрын
Fadlan markaad aayadaha quraanka adeegsaneyso ka fagoow musiga, inkasto marwalbo musiga banaaneen.
Jasiirada Somalia ugu wayn 🇸🇴 largest island in Somalia 🏝️
15:26
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 291 М.
Halbowlayaasha aduunka  #OGAANSHO
10:21
OGAANSHO
Рет қаралды 272 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 61 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,8 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 47 МЛН
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
18:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 186 М.
Jasiirada aysan Soomaalidu booqan - Kooyame 🇸🇴🏝️ Bajuni Islands Somalia
18:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 412 М.
Calaamadaha Saacada ?  | Dhacdooyin wax badan muujinaayo
13:40
OGAANSHO
Рет қаралды 338 М.
SACADADIIN SAYLAC ISLAND VLOG 🏝
16:09
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 157 М.
Jasiirada Socotra | Jasiirad somaali leedahay mise yaman
8:32
Waaberi Media
Рет қаралды 89 М.
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 260 М.
Jasiiradaha Ceebaad. iyo Sacaadadiin..
12:34
Qays Qeyser
Рет қаралды 518 М.
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 232 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 61 МЛН