No video

Jibuuti iyo Somalaliya oo wakhti hore u'heshiyey Somaliland, uu fashiliyey Khadar Laan tirsan Ucid

  Рет қаралды 11,792

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@husseinmohamoud4227
@husseinmohamoud4227 Ай бұрын
Aad iyo aad ban idin salamaya saxfi Saciid cise iyo aqonyan khadar laan wad mahadsantihin 🎉🎉🎉
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Mansha alah xisbiga ucid iyo kulmiye no wadani marabno xisbi huwana aloow naga qabo
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 Ай бұрын
Wariye siicid ciise illeye geese garan guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 Ай бұрын
Thanks for both brothers
@abdirahmanahmed9794
@abdirahmanahmed9794 Ай бұрын
Aqoonyahanka khader lahaa waxaan leetahay Allaha ku kuu siyaadiyo garashada iyo indeed garadnimadda
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Waleegba somaliland waa la daba tagnaa somaliland, xasidnimo ,iyo dhaqali ahaanba ,xasidnimo aflixi mayo so,somaliland waxkast sameeya waxba ka qadi maysaan ,wanaag ayaa inooga kordhaya ,somaliland guul iyo gobonimo
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Guul soomaalilaan ilaahay cadawgeena hajebiyo mid dibadeed iyo mid gudeedba
@ahaiban1
@ahaiban1 Ай бұрын
Dawlada Federalka Itoobiya waa laga gardaran yahay oo Dawlada Federalka Somaliya ayaa gardarada ku wada Itoobiya, Somaliland iyo Dawlada Federalka Somaliya ayey wax ka dhaxeeyaan ee way ku soo diiran laadahay!!!.
@ukulm6841
@ukulm6841 Ай бұрын
Siciid ciise Ileeye halgamaa qaran oo bulshada reer soomaaliland laso cod sii ya had iyo jeer warar ka xaqiiq ku sa lay san arintaas oo waxay ku kasbadeen siciid ciise Ileeye iyo saa xiibadii quluubta muwaa diniinta reer somaliland.....guul guul somaliland.....
@user-xq2hf3ws4h
@user-xq2hf3ws4h Ай бұрын
Guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland guul Ethopia guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-is5us6uq9q
@user-is5us6uq9q Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhassanafgab8370
@mohamedhassanafgab8370 Ай бұрын
❤❤❤
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐬𝐱𝐛 𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐧 𝐬𝐚𝐥𝐚𝐦𝐚𝐲 𝐧𝐚𝐚
@OsmanFaisal-mu6sz
@OsmanFaisal-mu6sz Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@cabdiqaadirjaamac4559
@cabdiqaadirjaamac4559 Ай бұрын
Wllo shirkii 1991 shirkii jabuuti waa halkii sababta u,ahayd inay somaliyi iskaga hor timaado oo keentay somaliland lasoo noqoto gooni isku taageeda ee xataa hawiye la,isaga horkeeno waxay kashakiyeen inay snm iyo caydiid hoos ahaan ugu heshiiyeen in lakala tago oo caydiid aqoonsanayo
@abdirahmanahmed9794
@abdirahmanahmed9794 Ай бұрын
Waad ku mahadsan tahay wariye sida aad dadka iyo dalkaba u bad baadinayso
@user-of8ty4cu9v
@user-of8ty4cu9v Ай бұрын
Kkkkkk great
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 Ай бұрын
Xaqiiqatan Wax badanbay reer somaliland dulqaad iyo muujiyeen samir, iskana indha tireen cadawga hadoodilan ee dhex jooga siiba kuwa dibindaabyada cadawgu dalkooda iyo dadkoodaba ku hayo taageerada la garab taagan,, waxase iman doonta maalin Aan fogayn inay bulsho waynta reer somaliland ka dagaallanto xaqdarrada qaddiyaddooda lagu hayo iyo Cid kasta oo jiritaankooda qarannimo ka hor timaada oo ay si xun oon tudhaale lahayn u ciqaabi doonaan insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep,,
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Kkkkkkkkk dawadii ay qadanayeen
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 Ай бұрын
🖐🏽🖐🏽🇮🇷🇮🇷🇮🇷🖐🏽🖐🏽👍👍
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Dawadiiwayqadanayeen kiniinki siciid wuu naga qosliyay😂😂😂😂
@user-sl7cg9zn6t
@user-sl7cg9zn6t Ай бұрын
Waxaa khalada inaad.ku magacowdu xisbi waxa.aad wadani ku sheegeyso ee magac kale.ha.loo raadiyo
@mohamedamir7751
@mohamedamir7751 Ай бұрын
Somalia is a flailed state and it didn’t have real border with Ethiopia but part of Ethiopia yes. You will see soon or letter it will become part of Ethiopia and Republic of Somaliland has real borders with all countries including the flailed state Somalia Italia
@khaderahmed1255
@khaderahmed1255 Ай бұрын
WAXAA JIRA JABHADO XASAANAD LEH OO AYNU MARKASTA ISHA KU HAYNO DAD BADAN OO CUQAAL LEH AQOONYAHAN LEH DHALINYARO LEH OO AAD MOODO INEY INDHO IYO DHEGO LAAYI'IIN OO QADIYAD AAN TAN SOMALILAND AHAYN MAALINKAST LAGU HAGAYO OO NABADA IYO XASILOONIDA AAN HAYSANO LOOGA DHIGAYO XAABADII LAGU HURIN LAHAA WAAR AQLIGU HA SHAQEEYO XATAA HADUU WALALKAA YAHAY OO AANU WAX KUU DAN AH WADIN BALSE ISAGU UU KU FAA'IIDAYO HA KU DOORSAN WAXAAD WAX KU TAHAY WAA NABADAA
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Gurguurte iyo geele way waasheen😅
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
War cad waad cadaysay cadaawada jabuutay hada iyo xiligii horaba lkn dawladii soomaalilaan iyo xukuumadihii kala dambeeyay aya nasteex nooga dhigay jabuutay marka laga reebo cigaal oo indheer garad ahaa
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
SOCOIDOW UGU YEEDHA KOOXDA FILA WARDHIIGLEEY
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😂🎉🎉😢😢😮😮😅😅😅😊
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😢😮😮😅😢😮😮😅😅😅😅😊
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂🎉😢😢😮😮😅😅😅😊
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz Ай бұрын
𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐣𝐚𝐛𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐝𝐚𝐰 𝐠𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥
@iali8540
@iali8540 Ай бұрын
Shacabka Ree Somaliland iyo shacabka jabuuti waa Xigaal woxogaagan muranka siyaasada ahna way iska dhamaan doontaaye fidno abuurka joojiya Odaygan Siyaasada ka aradan ee Faysal Cali waraabana dalka halaga qabto.
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Faysal waa run sheeg shacabka jabuutina laga hadli maayo ina geele xumaantiisa waxba laga qabanayaa
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux Ай бұрын
horta waxa xaqiiq ah in somaliya is aaminikarin oo dawlad noqonkarin inta somaliland ka maqantahay ,taa waxaan ku xaqiiqsaday beri ayaa anoo Abu-dhabi jooga waa emaratka carabta ee ayaa waxaa ii waramay nin daarood ah oo aad ugu dhawaa siyad bare waxaanu ii sheegay in ay maalin wasiiro iyo aqoonyahan daarood ihi siyad bare usoo bandhigeen mashaariic ay ku sheegeen in horumar dhaqaale kujirto oo ay doonayeen inay siyaad bare ka dhaadhiciyaan halkay waxkale ks sugayeen ayuu siyaad bare ku yidhi wax isaaqi ma idinku jira oo ka qayb ah waxaad iila timaadeen markaasay yidhaahdeen maya markii ba siyaad waxuu ku yidhi beenaalayaa tuuga ayaad tihiine xafiiska iiga baxa,taasi oo ku cadayneysa in aanay somaliya is aaminikaraynin hadii aanay kudhexjirin somaliland waana ta ay lugaha inoo haystaan oo ah mid dantoodu kujirto hadiikale way iscunayaan oo iswada dilayaan mana heshiinkaran inta somaliland maqantahay oo waxay yidhaahdaan reer somaliya hadii madaxu ka maqanyahay jidhka intiisa kale ee afarta waxood mashaqeynayaan oo ah somaliland oo madaxii wax dhaqaajinayey ah iyo afarta waxood oo ah afarta somaliyeed ee kale.
@hassanbuni1725
@hassanbuni1725 Ай бұрын
Dirayska ha ceebayn faysal faaruqow ee soo xidho gambadii iyo diracii kuwasad ku qurxoon tahay
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Naa iska dhagayso idaacadu kininka qadanatseen bat ka sheekaynatsa inat dawadiinutay somaliland 😂😂😂😂kkkk
@Iphone20249
@Iphone20249 Ай бұрын
Waar
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Faysal waa wadan dadkiisa iyo dalkiisa u dacad ah, lama iibsan ,maga kabo qaade ,maha dayuus la soo kiraystay 😂
@user-mr6sp3yh7e
@user-mr6sp3yh7e Ай бұрын
Jidhka is gali faysal waa geesiye
DOOD ADAG XAALADA CEERIGAABO REER SOMALILAND IYO DADKA KASOO HORJEEDA
1:01:31
GEESKA AFRIKA &  SIYASADA MUUSE IS MAQIIQA KU DHEEHAN
1:11:12
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 11 М.
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 22 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 36 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 20 МЛН