Dad qadiyad leh ma tihiin axmed madoobe oo jaajuus ah ayaa Ka doorateen dowladdii aad madaxda Ka aheydeen jamhuuriyadda soomaaliya itoobiya wey Iska dhicin kartaa ee bal idinku (OG) meel isku soo sheega 🇸🇴💪✌️
@nimoislawo214316 сағат бұрын
Umada somaliyeed guul guul guul
@II-vd4ih11 сағат бұрын
Guul dowladda Somalia 🇸🇴 ♥️
@ibrahimhassanhussein865415 сағат бұрын
Walee waa inoo cadaatay in aa tihiin ilmo ithopian ah. Hadana caloosaadayo hadiiba Axmed Madoowe Aa adkaade aad aaminsantihiin Rasganbone waxa kadagalamaye waa kenyan ithopian iyo cidamadii axmed tabacsanay . Hada dowlada shaxdeda wey ciyatar ithopia iyo kenyane si dublamasiyada baa dowlada Somaliyed uga adkatay . Bal hada Edeysane Axmed ha isdifaacyo.
@suusaanclcasiis10 сағат бұрын
Axmed waa adkaaday Xasan iyo xamsena meel kasta aygaa ku jabay
@American_patriot11010 сағат бұрын
Adi so qabo walal eedeysanaha anaga hanaga dhex feerin fadlan
@husseinaden75605 сағат бұрын
Ma runtaad diidantahay ,raaskaambooni waa jubaland nabad bay ahaydee maxaa loogu duulay ,dulmiga ma fiicno
@abdulqaderomer792616 сағат бұрын
Somali somalibaa leh no Ethiopia more
@nasriina1234515 сағат бұрын
Ethiopia 🇪🇹 bada loo saxiixay ka waran 😂
@haras214315 сағат бұрын
Ma adiga u saxiixy!!
@adamjyusuf29459 сағат бұрын
waa guul wayn maanta in somalia diido in ciidamada itoobiyanku aanay ku jirin ciidamada midawga africa
@habibamahad800911 сағат бұрын
Somalia 🇸🇴 Guul guul guul Guuleeysta ❤❤❤❤❤❤
@cirsankayeer746416 сағат бұрын
Guuul umada somaaliyed inshaa allaah
@FadumaAbdullahi-j9s4 сағат бұрын
😂🇸🇴😭💯 Waa War Farxad Badan 👍🤣🤣👍
@MohamedTako-m7m16 сағат бұрын
Tv ga qabyaaladiistayaasha iyo jaaajusiinta
@gaab5512 сағат бұрын
Indoor indoor dhalay
@WarikowCafe12 сағат бұрын
@@gaab55 dhaaf Isaaq. We love them.
@farduus_Сағат бұрын
War kani waa ethopian somaliga sidi uu uqoray eega 😂
@Khalif-f1v8 сағат бұрын
important Egyptian military forces guul my Somali people
Dagaalkii Doolow kadhacay ciidamada Itoobiya inay qayb weyn katahay DF keliyaata ma sheegin ee waa xaqiiqo jirta oo la og yahay ciidamada Dowladda Federalkana ayagaa laayey Jubbaland wax layiraahdo Doolow kadagaalamay ma jiraan
@farduus_Сағат бұрын
2030 somalia ayaa nabad ilaalin loo geena Ethiopia insha allah
@ayannur948022 минут бұрын
Madoowe ma ka hadal laakin Madaxwyne ma dhihin Hasan! Ceeb. baro xushmaynata Madaxda
@husseinaden75605 сағат бұрын
Avocado falanqeeye cajiib ah dhamaantiin salaan sare
@ahmedsharmake382510 сағат бұрын
Xassan hadu ku adkeeysto inu Ethiopia dalka ka saaro wa guul lkn waxaan ka baqi inuuu is badalo oo u ogolaado ineey sii joogaan odayga ku adkeeysi ma leh waa nin is badal badan
@MaxamuudMaxamed-sm3ub14 сағат бұрын
Ciidanka masar halki la geeni sawka mamul gobaldedi diday 😂😂😂
@yonismuse77276 сағат бұрын
Waxaan hayistaa toban kun oo doolar maku helayaa guriy
War inigu somali matihiine wararka somalida iska dhaara
@Abdisamad_dirir11 сағат бұрын
Maxaa Ankara laga doonay guurmu Ahmed Madoobe noqdey cadow Ethiopia ka xun?
@guleit895 сағат бұрын
Somalia ogadeenya maha walasaraya
@yabbturb-b312 сағат бұрын
Xasaan lama aminkaro 😂😂
@maxamedmaxamuud263310 сағат бұрын
Ogaadeen intuu joogo amxaara ma maqna,ilkacsse maahee kan kalow iigawaranmooryaantiishacabka dacaeaale ku xasuuqay
@abduwelidimbile418315 сағат бұрын
War heedhe ilakacase walala baranaamisha A/rhaman yuakamaqnan please 🤣🤣💯✅👌💯✅👌💯✅👍
@IHatemumafiq11 сағат бұрын
Daraadiin ayey Somalia dhibkaan u gashey dad faaiido leh ma tihiin Xeryihii qaxootiga caano booraha In la idinku celiyo ayaa ku qasbanahay hadaa reer Koonfur nahay, abaal dad leh ma aha
@selmanabd278211 сағат бұрын
Nabad illaalin ma haha ee waanabad ka illaan
@alirobleh122613 сағат бұрын
FARIID FARIID DHALAYE !!!!!!!!!!!!
@abdulwahidmohamud-s1n12 сағат бұрын
Baqtigii daaquut daarood waxuu ka buuxaa howd ee doonta ilma faqasheey
@ayannur948013 сағат бұрын
Ethopian ka way ka hadleen arintaan waxayna sheegee in Ethopia ka baxeeso oo ay waynaya saldhiga melitriga sidaad darteed ayey gacan saar la yeesheen. Mr Moodowe ! saab masar markay imato rajo ma laha Ethopia red sea access! ama saldhig marliteri. Madoowo maraqiisaka ku masharifuqi markay Masar la wareegto
Ciidamada iyo dagaaladan aad ka hadlaysaan inta Hold ii galisaan, maqaayadaan “coffe-ee” ma idinkaa furta waryaada? Awoowgiin la’gub
@fatimabarre93616 сағат бұрын
Aqliga ha shaqeeyo wax nabad ilaalin la dhaho ma jirto hadii somali la cawinayo cidamada somali ayaa la siin laha markastana wiil soomaliyeed ba dagalka ku dhinta ma arag ciidan ajnabi meel u ku dagalameen marka cidamada Ajaniibta waa (cidamada carqaldeenta nabada soomaliya
2006 oo kale ba hawiye kusoo socota😂 darood oo Ethiopia garab sanya 2025 hawiyow futa dhiigleh waa idiin dambeysa 😂
@fatimaahmed84069 сағат бұрын
Waa bukta walal Allaha ku caafiyo qabyalada is ka daa Somali nimo ayaa nagu filan
@abuubakarbashiir293614 сағат бұрын
Ninka cabdiraxmaan la yiraahdo wariye kaliya ma ahanee waa shactiroole aniga siyaasad ma jecli laakiin shactiradiisaa dhageystaa lol qoodhan lol
@saynab75032 сағат бұрын
Qadiyad ogaden ama kumade unbaa leh iyo somali nimo hadana somali waxa haya nabsiga ogadenia dhuubkaynu ugu wada jiraa namana dhaan taane weeye kuma farax sani somali sida ay tahy lkn gumaysiga auu reer galbeedku naas nuujinàyo darling badana kubixiyaan sanadksata oo halgamayaashu kudhamadan Mar walba hantidoda haduu is maamulka jiro xitaa ladhoco ganac satada somaliyed ama ogadenia somalina lakala cunayoo ay umidays nayn hadana caymooye iyo dhiibista ay ugacan galiyaan guays taha walalkod miyan ladhihi karin nabsigii walala hood baa haya aad oo wayn
@FarhandhagacadeFarhaan14 сағат бұрын
Ogaadeenow xishooda
@KhadarMaxamed-t1l7 сағат бұрын
Animals
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv15 сағат бұрын
Weilasha qoska ah aa Vila somaliya jooga jahwareer ka iyo colada rajo la aan ta dalka lageliyey micnahedu waa Masar Egypt reey kursiga igu ilaali weeyo aa Vila somaliya laga bilaabo cawa waxay noqotey Vila 1991 by by by by by
Walee cawa tacsi aya utalo carurti itoobiya waa kasa teexese adiga nagu hay itoobiya sharci ayey ku joogtay wana ku bexe adiga kalay ku aduunka sharciya shaqeya
@shaafimaxamed57615 сағат бұрын
Kkķkkk
@mohamoudahmed669416 сағат бұрын
HHHHHHH WAAR KII XASSAN AHAA MAXAA HAYSTA.😂😂😂. MARNA WARKA SUUQBACAAD HAQAATO MARNA KAN MUDULLOD IYO CARIISHOOD. WELIGII MALOO YEEDHINAYA.😅 IN ETHIOPIA BAXDO NINOWNA HARAJEYN
@ayannur948012 сағат бұрын
Af somali soo baro marka hore baro is loo xushmeeyo madax da Madaxwynne Hassan sheikh!
@KadarCaamir-w3t16 сағат бұрын
Ciidanka itoobiya way joogayaan inta shacabka somalidu isku haystaan qolo qolo iyo waxaan lagaran karin
@maxamuudmacalin-rj7rq12 сағат бұрын
Matihid wariye dhaxdhaxadah. Waxa THay cusuri ciilan
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv15 сағат бұрын
Ethiopian hada iney konfur qabsato oo mogdisho na haka dhigto meel lama degan ah oo laga mabnucey biliaadanka Wayo 34sano mogdisho iyo Hargeysa inan difaacano oo iyagana moriyamen kadhigtan dowlad nimada dalka socon meyso
@Ahmedali-gw7xm15 сағат бұрын
Mogadishu itoobiya iyadoo sidaaan ka awood badan beey qabsan waayeen maalin cad beeyna ka carareeen.
@Mirhan77711 сағат бұрын
@@Ahmedali-gw7xm kma cararin 😂 e maanta virus by idinku buufin
@Ahmedali-gw7xm10 сағат бұрын
@Mirhan777 🤣🤣🤣🤣😂🤣
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv15 сағат бұрын
Ethiopian hadii ay qorsheysato iney somaliya qabsato qashinkan badan na ka xaaqdo sidaas na hal dal lagu noqdo wan kuracayaa oo waliba askariga ugu horeyo ban noqon wayo dulinimo intaan kabadan waa magac 0 ah Intaa 0 dalkan ladhihiin Ethiopian ayey ku biireen somalidu ladhaho ayaa dhanto aa Ethiopian welcome awalba hal dal beynu aheen