Xaqiiqda ayaa sax ah Somaliland way nagusoo duushay dhibato haday noogaystaan haqarinina si loola xisaabtamo
@MuxumadHassien18 күн бұрын
Viva nayu bolis
@MaxamedCaydiid-l8b18 күн бұрын
Xadkii ingiriiska waad taqaanaan, laakiin xadkii ingiriiska ee reserve area mataqaanaan waayo? KASOO JAWAABA.
@amirahassan-hw8ze18 күн бұрын
Ilma Futo Doofaar Walee ma guulaysanaysaan
@husseinaden756018 күн бұрын
Iidoor zandwinning bay ku yiraahdeen nagu dar itopia, wuxuu ku yiri somaliya oo mid ah ayaan la hadli doonaa,iidoor weligood way dacwoonayeen ee maanta qaylada ayey ku dareen
@SportsWithZiZI18 күн бұрын
Intan ku xasuuqay ayaan afuunka been kuu galiyay sidii inad wax dishay maada wax iska celin kara misan maamulkaaga kuugu talinaya😂
@AhmednaasirAbwanka18 күн бұрын
War wan idin salamay xabbasho weynacde idorka ilaahay nawu nacay
@Abdirahmanyousuf-mw5gz18 күн бұрын
CAGDHEER WAA CAGDHEER UUN SAMANE ARAB AYUU ALLAH UGA DHIGEY CIIDA DHAQAAQDEY CABSI CABSI DADKI DEEGANKA AHA EE ETHIOPIAN KA AHA AYAY SOMALILAND KA DHIGAYAAN
@aliisse339718 күн бұрын
War masaakiinta ha leeynina wax arab iyo cagdheer dagaalamaya ma jiraanee. Idinkoo dhan baa wax iska dhicin karin. Hubka iyo ciidanka sida looga cararo ayaad taqaanaan. Faan iyo bakh bakh baad taqaaanaan
@xamudcali77818 күн бұрын
Afqadhmuune cagdheer, ciidnka federalka waa lasoo dhaweeyay, general afagado car halkan dib uga agwareey ayuu ku yidhi buuryadkii ina cagjar,
@rock_diamond947517 күн бұрын
Hhhh
@haydar37818 күн бұрын
Ogaden mee Arab waydii 😊
@aamiiinaxmedibraahim18 күн бұрын
agaadeena waxa ciil baday reerka abar bawar
@muxiyadiinshxasan699818 күн бұрын
Mahubtaa
@Harunhassan13818 күн бұрын
Ogaadeentaba waxay darajeeyaan, fadhiga ayey uga kacaan laakin soomaalida kale ee deegaanka degan way u dowladeeyaan.
@hudaibrahim911118 күн бұрын
Waxay rabaan idoorku in ay umada dhan ee Somaliyed ee kirill 5 degan ay kakorbodan oo ay xabashi iyo oromo wadanka udhiiiban
@JamacdeeQAbdi18 күн бұрын
Laandheera yaal.
@fathiaabdilahi63018 күн бұрын
Dhibaataďu wey iska dhamaaneysaaye reerkaaga caadifad haku difaacin ma arab baa xuduuda ka soo talaabey nafaheena aynu cadaalada baro jaamacoow
Soomaaliyey isku xishooda oo is daaya cadowgiina u midooba ama maalin dhow waa la qaadan doonaadhulkiina
@xasandowa364018 күн бұрын
kan ma wariyaa mise cidiisa ayuu uhilinayaa kan waso wada baxee
@Abdirahmanyousuf-mw5gz18 күн бұрын
FADARAALKU WAA ODEYGEENI WUU INAWADA QABA NEW POLIS HIIL CAGDHEER MA DAWLADBA
@Harunhassan13818 күн бұрын
Baqbaqdii jubaland waa iska joojiseen haddana waa joojindoontaan tan dacawayale.
@Ahmed-ki3tb18 күн бұрын
Iidoorku waxay wadaan qorshe ay rabaan inay ingiriisku kala shaqeeyo in loogu soo daro dhulka ay ka degaan ethiopia oo la aqoo sado. Hadii xabashidu ay mudaahano samayso qorshaha wax bay ka wadaa hadiise ay cadaabto cid kasta oo khalkhal amni wada aragaanee
@hudaibrahim911118 күн бұрын
Hadayse idoor riyadoda ay Somali galbeed kaga korbodayan urumowdo maxadhicikara waa in ay riyadii itobiya na rumowdo
Nimankan ogaden iyo ciise iyo gerikombe ee somali galbeed kugadaaman waxay ilaaliyan dhqanka Somaliyed iyo islamka lakin idoor xaguu waxgayn
@cabdallejabir445918 күн бұрын
VIVA JAMAC GALAD IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤❤
@SaadoMaxamed-to2wg18 күн бұрын
waar baligubadle anaa jooga waxna kamajiraan
@SOMALIAUNEARTHED18 күн бұрын
jaamac waxaad qiratey in aad ciidaamo axmaaro ah dad soomaaliyeed usoo ka xaysatey oo ku faraxsantahey ciidamada bileyska iyo military waa isku mid in la xasuuqo shacabka soomaaliyeed
@TasliimMahamoud18 күн бұрын
War ILLAHAY KABAQA
@IfrahJama-d4n18 күн бұрын
Federal iyaa dalka ka talinaya no more new police
@gjama951118 күн бұрын
Ugaadenka Kililka shanaad Aad bay u Jecelyihiin In Hawoye iyo Isaaq Ciidamada Ethoipia la dagaalamaan !! waayaab !! Ugaadeenku waa Basaas Ethopian ah ayaan maqli jirey . walaahay waa Dhab arinkaasi . Somaliya ninkii lagu arko ee u dhashay kililka shanaad halaqabto waa Basaas'e
@fahdiabdilahi769218 күн бұрын
Maaweelada caruurta 😂
@Tamad-v9d18 күн бұрын
GUUL DDS GOBONIMO❤
@samir765718 күн бұрын
Dadkan mirqaanka been u sheega. Jaamacow u sheeg SNM ta fadlan iskadaaya ku dheh goamadaad gaadhaysaan idinko mirqaansan. Wa qoom shiekhoodu, shariifkoodu, dumarkoodu, dhalinyoodo wada khiyaali ku jira. Wa dad iyago so jeeda riyoonaya.
@Harunhassan13818 күн бұрын
Ogaadeentiina iyo kuwa kaleba waxaa idiingumeeysto Oromo, axmaaro iyo tigree.
@ashaahmed816918 күн бұрын
Subxaanalaa beentaa lagu sameeyaa meeshan ayaa lagu sameeyaa ee ha dhegeysanina
@CabdulahiXuseen-t9f18 күн бұрын
Hhhh waabeen waxasi anigaa jooga yoocalle
@goojocade262418 күн бұрын
Asc shar sheegu waa badan yahy ee yoocaale iyo sonaha dawacalay ma faradaraal baa jooga mise liu iyo shacabkeenii uuun
Ogaadn qocoontii xarahiin abaahaa Málaga dhagaxabuur ku noqo galanaaw. Qocooti baa waligiin ayuu al idinkadhig
@Hajidulmidiid18 күн бұрын
Kkkkk Jaamac gallad ina gumeednimadii lagu yaqaanay tadhase 0gaadeen ayuu bilaabay. Lagama yaabo inaad Isaaq dhul kaqabsataan hakayaabinina.
@WadoCad18 күн бұрын
War ilaahay kabaqa oo beenta iska daaya sidani si maahee xattaa been run u eeg sheegi maysaan.
@SiciidKajaahe18 күн бұрын
Aduunyada jamac beenale wax kabenbadan wakuwu nabigenu n n k shegay uuyiri falaysamini
@HassanBulale18 күн бұрын
Somali nacayb kii inagu batay see la yeelaa
@AbdeeqAbdilahi18 күн бұрын
cagdhereey benta iyo kuturi kuteenta aad isugu shekaynaysan way af gu deganka dds inay somali noqoto o mamul ugara yesho ana kuu donay 1960 kii dr cabdi majiid xuseen wuxu u doodayay iyo inta taytal uu ethiopia iyo dds ba kaso qabtay wad taqanan cida qaxootiga ahna wa la yaqan aniga manta waxa i haysata bar bari ninkii beertay gubtaa hadana wlhi bilhi tolahi hadaanu nin isaaqi naga hadhay maamul gooniya hawd raesf eariya inanu u god galo wa naga diyaare idinkuna diyaar ahada ta cirana isagoo madaxwayne madax banana oo fartuu doono qori kara haku mash quulin adoo axmaar ku dhabo asalda abaha wase
@adamhirqal298318 күн бұрын
Been waxaan ahayn ma sheegi taqaaniin?
@The_Observer000018 күн бұрын
Cagdheer kolna ha dhahan Itoobiya waa cadaw kolna futada hala galaan. Warkan aad sheegeysaana waa been. Sheekada waa la idin ku fahmay daarodow in aad weligiimba kabo qaad utihiin Amxaar iyo Tigree.
@hassanmkconnect177918 күн бұрын
Jama galanow waxaba Shaadhay dawladeed ha wareegaalaysan waynu is naqaanaa awlna waynu is Dili jir ay waligaa ma dawlad uun baad shaadhkeeda ku gabanaysaa dagaal adigu hore dawladii siyaad bare iyadoo ku hibaynaysa ayaan ku erya jiray maantana adiga oo Shaadhay am Xaar soo xidhan ayaan kaaga cabaadinayaa ee sidii nin u hadal ilaahay na iga arag aniguna idinka adki waxaad leedahay liyuu boolis ma habar aha digsiyada iyo daasadaha guranaaya ayaa liyuu bolus ah mise dawlad u Guryaha gubtaa inan gumeedyahow gaajo ku kor ka ahi