Deg Deg Birhanu Jula''Somalia Annagaa Burburinnay Shalay Haddana Waannu Burburin''

  Рет қаралды 33,547

Kaaraamardha Tv

Kaaraamardha Tv

Күн бұрын

This video is about Deg Deg Birhanu Jula''Somalia Annagaa Burburinnay Shalay Haddana Waannu Burburin''

Пікірлер: 131
@Subeyriga
@Subeyriga Ай бұрын
SHANTA SOMALIYEED MA ILOOBIN IN HALGANKA SOMALIGALBEED INAANU DHAMAANIN OO GUMEYSI KU JIRAAN SOMALIGALBEED
@fatumaomar7963
@fatumaomar7963 Ай бұрын
I'll never forget what I witnessed in 1977 - Karamardha Massacre and am thankful you use the that name because what happened should never be forgotten. Please, educate the Somali people about what happened in Karamaraha because there was never any justice for the slaughter. Ethiopia needs a lesson, they are still targeting the native Somali pop. relentlessly. Berhanu Jula would not be speaking like this if he understood the '77 war. Somalis cannot ever get close to Ethiopians. Ethiopians still haven't paid a price for their actions, and are still yearning for more Somali territory.
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u Ай бұрын
1960 1977 MA ILOOBIN CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH QUSHAAASH ❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 Ай бұрын
Somalia Somalia 🇸🇴✅✊ guuul ✅
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf Ай бұрын
❤Mershal Burhaanu Jula Waa Runtii SOMALIA ETHIOPIA Burburisay SOMALIA ILAAHOW JABI 😊COME
@osmanarrale6467
@osmanarrale6467 Ай бұрын
ETHIOPIA in ey somalia 🇸🇴 bur burisay beentiisa ma ahan somalia na in ey siyaasintoodo ETHIOPIA jaceyl yihiina been ma ahan ka soo bilow 1973 ilaa dowladi dhexe inta ey ka dheceysay ilaa hada xumanta somalia 🇸🇴 ayey ka shaaqeeyaan ETHIOPIA 🇪🇹
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Ай бұрын
Soomaaliya marna ma guul dareeysato ilaaheey ayaa garabkooda ah
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye Ай бұрын
Waa runtii iyagaa naburburiyay laakii hadaan anaguna burburinaynaa
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Ай бұрын
Jabhadihii Qabiilka Ku dhisna ee Itoobiya Soo Raacay ayaa burburiyey lnatiijadini waa la haya ha fadhido Farow
@MedIbrahimidrissIbrahim
@MedIbrahimidrissIbrahim Ай бұрын
Hala kala qaybiyo Ethiopia oo Somalia 🇸🇴 haa aqonsato amxaro iyo tigrée
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Somalia Allaha leh❤
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Ай бұрын
Somalia waxaa Burburiyey Cabdillahi Yussuf Axmed oo 77 Somalia iswada jecel oo hal saf dagaal kaga jirta Itoobiya la soo saftey SSDF abuurey isla markaana waddada u xaadhey iney ku deydaan kuwo kale si waddanka loo burburiyo. Taarikhda adduunka waxay caddeyneysaa in dabadhilif iyo Basaas aakhirka si xun u dhintaan waayo Cabdillahi Yussuf baa tusaale muuqda ah. 6 sano ayaa lahu garaacaayey Jeel haddana habeen madow General Gabre ka masaafiriyey Baydhabo marki Ciidanki loo keeney Xamar lagu dubtey.
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
ABIY WAA OROMO GAAL AH OO URAYA. UF UF UF OROMO URTOOOY
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 27 күн бұрын
Anagaba eriteria anaga ethoibia ka goynay hadana anaga kala goynayna insha alah
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Ай бұрын
Inshaa allaah waxay noqondoonaan qalabkaas midey khaniimeysato somalida
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Ай бұрын
😂😂😂 inshaalaah
@cabdiugundhe7654
@cabdiugundhe7654 Ай бұрын
waa run oo nimayna aabihii ama awowgii ama ehelkiisa ayna dilin deegaanka soomalida lagama helayo
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Ай бұрын
Nin la’gumeysto Gob noqon waa! “ Hubka rida waa’intoo dhimanba weydaane “😊
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Ай бұрын
Afsomaliga hagaaji jabhad somali galbeed kaligeed ma dagaalamayn ee ciidamadii somalia ayaa dagaalamaayay
@mbulux2203
@mbulux2203 Ай бұрын
Xaafidu dhammaan tiin walaalayaal.waxaan jeclahay.dhiigiina.soomaalinimo xaafidu laah
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah Ай бұрын
Machaallah
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Ethiopian waa cadoow
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
ALLAAHU AKBAR XAQIIQ AYAA DILLAACAY WAA HADAL AAN AAD U JECLAA INEY MAQLAAN DOQONTA MUJAAHIDIINTA SHEEGTA EE DALKOOGII IYO DADKOOGIIBA DHIBTAA INTAA LE'EG U GEYSTEY EE ILLAA IMMINKA KU FAANAYA HADALKAA BURHANU JUULA WUXUU DAAWA U NOQONAYAA INTII HALGANKA BEENTA AH KU QALDAN TAY IYO INTII BUGTEY EE WAXBA KU QAADAN WAAYEY 33 SANO OO KA QASAARTAY,WUXUU DHIIRRI GELIN U YAHAY WADDANIYIINTA HALGANKA UGU JIRA IN DALKOODII UU SOO NOQDO DOQON ABAAGADHAA KU SHEEG DOQONKII LA SOO SIXRAY EE H,YOONIS EE SHEEGAYEY HABAR NUUS SABSAAB AHBAL ZAKARIYE NUUR SAAJIN DAAQADDA UGA CELIYA BAL INUU DOQONKU WAX GARTO ✋✋✋✋✋✋✋🪻🪻🪻🪻🪻🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶💯💯💯💯💯💯💯💯💯💌💌💌💌💌🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💐💐💐💐💐🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🪷🪷🪷🪷🪷🪷🪷🪷🪷🪷🪷🪷🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌺🌺🌺🌺🌺🪻🌺♥️♥️♥️♥️♥️♥️👍👍👍😂😂😂👍👍👍👍👍👍💕💕💕💕👎👎👎👎🌷🌷🌷☘️☘️☘️☘️☘️🥀🥀🥀😄😄😄😄😄🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸😭😭😭😭😭😭😭✌️✌️✌️✌️✌️😂😂😂😂😂😂😂💪💪💪💪💪💪💪🤙🤙🤙🤙🤣🤣🤣🤣🤣🌍🌍🌍🌍🍁🍁🍁🌏🌏🌏🌏😜😜😜😀😀🤠🤠🤠
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Ай бұрын
waa run warkiisu, laakiin waxay mar walba ka faaiideystan koox anaga naga mid ah oo qabiilku madax maray oo xeyransan
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 Ай бұрын
Anigoo Reer Somaliland Ah Ayaa Neceb Ethiopian ka, bal Cabdiraxmaanaw Hada Ayaad Leedahay Hadaanahay Deegaanka Soomaalida Waxa Noo Fiican Inaan Somalia Iyo Ethiopia Midna Aanaan Raacin , Markaa Maxaad Noogu Diidaysaa Anaga Gooni Isutaaga.
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 27 күн бұрын
Luguma didane ee waxa didanahay wa dhul iyo bad ayan ethoibia siinayna inta ethoibia siin lahayden kalaya u imada oo nugu warejiya hargaysa iyo bar bara anaga abal ku qabnee
@AliisackAli
@AliisackAli Ай бұрын
Avocado warkisa wu cadyahy gesi gull sxb
@abdiazizhamza5866
@abdiazizhamza5866 Ай бұрын
Hordhaca kaliyaa 10daqiiqo ah . War soo gaabi videoga barow
@nooralihaj9130
@nooralihaj9130 Ай бұрын
Waa.la hadashiishe.
@AhmedMohamed-bm3lb
@AhmedMohamed-bm3lb Ай бұрын
Onlf ilahow noo soo. Celi markii jaaniska ithopia kaga goi laheyn ayaa la joogaaa
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Ай бұрын
Inshaalaah
@mahadsabriye654
@mahadsabriye654 Ай бұрын
Avocado iyo ilkacase waad salaaman tihiin
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Ай бұрын
Xaniiyahz alle idin qaabay waxaan la yaabay waxa ay dhegeyssnayaan hadii la dhimanaayo dhareerka waa la iska duwaaye maxay tahay dulinimaani qolo isma duleyso hadsy is duleyssns rabbi wuu u siyaadiyaa iska duwaaye
@faisalsheikh5682
@faisalsheikh5682 Ай бұрын
Waa runtii jabahdihii eitoobiya soohubaynaysay daacd ayay uahaayeen taliskii itoobiya halka kuwii siyaad bare taageerayay rabaayad noqonwaayeen marnaba Labada shacab ayaa kaladuwanaa,
@mlkcali5058
@mlkcali5058 Ай бұрын
soomalida galbeed waa inay dhaqaaqan sida islaamku qabo waana ka xoroobaan
@Ikran-d7o
@Ikran-d7o Ай бұрын
🇪🇹 waa itobiyaan
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Y r my diry enemy
@Ikran-d7o
@Ikran-d7o Ай бұрын
Anaa Hadhey looma Hadlo geeljirow
@Sarta100
@Sarta100 Ай бұрын
Beesha ogaadeen waa insy wax ka qabtaan doqonka dayuuska ah ee xabashi inay gumaysato soomaali isku dayaya weliba asagoo ka yiri abiyeb keen 12,000 oo soomaaliya ciidanka qabsanaya ka mud ah waa xawayasn abiye kabaha u qaada soomaali laguma sheegi karo bal sayidkii iyo asaga xagay isu jiraan mindhaa cir iyo dhul war ninkaan dulliga ah is dhaafiya ogaadeen iyo soomaali ceebeyey qowmiyadaha itoobiyaa yaaban maxuu ahas dulligaan ayay leeyihiin soomaaliga ah ee abiye kaadidiisa caba. intuu dhulka soomaaliyeed ee galbeedka irromo qaadan waa jaahil wax magarad ah kursuli u cad orromobsoomasli xoog kuma qabsan karasn waa loo diyaar garoobay sida masar turki eratareeya jabuuti iyo ciidanka xooga dalka soomaaliyeed marka cagjar dulli waa ka shalayn doonaa meel walbana waa kagu bartolmaameysan doonaa waa cadaw gumaysi u shaqeeya jakabka cagjar sh. 2:20
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z Ай бұрын
Soomaaliyada ay burburiyeen itoobiya waa tiihore lkn tan amnigeeda ayay ilaaliyaan
@nazrafarah5342
@nazrafarah5342 Ай бұрын
Walalo waxaad tahay wiilsheenii waxaad sheegtaa runta
@Subeyriga
@Subeyriga Ай бұрын
ETHOPIA JIRI TANKEEDUBA WAA INTA AY SOMALI HESHIIS LAYIHIIN HADII DAGAAL DHEXMARO MAALMO KOOBAN AYAA ETHOPIA DHULKA LALA JARIDOONA
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
Mustafe Cagjarba xilligii uu Activistaha ahaa sadaas oo kale ayuu dhihijiray
@GudiCidgal
@GudiCidgal Ай бұрын
Anakuwaasbaankujira waxaadhaawac qabaa iLaa afartan sanosaaxiibaday waxdhinta iyo waxdhaawacmay
@Tamsim3358
@Tamsim3358 Ай бұрын
Dad liita oo 24/7 dad kale ka hadlayo oo cayeya yagu WAXBAYAHAY AH.🙄
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
WAXBA MA QARIN KARTAAN, WA LALA SOCDA IN MUSTAFA CAGJAR CIIDAMI LIYU POLICE, U MAGACAABI JIRAY EE DHAMAAN OGADEEN U DHASHAY UU WALIBA SII KORDHIYAY, AYU U DIYARINAYA SOMALIA AY CAGJAR IYO REERKISUNA DOONAYAN IN AY SHEEGTAAN SOMALI.
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Qoti uma jawabayo xasan
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Ай бұрын
Adoonkaas madoow waa ina gumeed axmaar ah oo nacala qabe ah ...
@MaxamedAli-v8c
@MaxamedAli-v8c Ай бұрын
Oromo tariikh malaha.𝚝𝚊𝚛𝚒𝚒𝚔𝚑𝚗𝚊 𝚖𝚊𝚊 𝚘𝚐𝚊𝚊
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 Ай бұрын
Somaliyey hada fursad baan Ethiopia ku hysanaa aan burburino dhulkenana aan ka soo ceshan karnaa
@zahrahajji2570
@zahrahajji2570 Ай бұрын
❤❤❤
@Dhuuso500
@Dhuuso500 Ай бұрын
Amxaarka shalay dhamaan maamul gobolyada waxay u ahaayeen jabhado uu soo wada fuulay maantana wuxuu rabaa in uu ku laayo umada waase hadii laga yeelo injirle waa lagaa horeeyaa
@lderow2192
@lderow2192 Ай бұрын
Wiki bidhiyaha ayey ku jirtaa nin ruush ah oo ka hadlaaya arintaa karaadiya soona saara uguna geeya qolalka oramada wxuu leeyahay hadii anan ka soogaari laheyan itoobiya waa la qabsan lahaa inkastoo shaciga aduunka usanu ogaleyan
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 Ай бұрын
Dhibaato badan bey gesteen
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 Ай бұрын
aderow xasan madharge soki shalay jabhadi onlf injirta kushegayay ma ahan o TPL F iyo🎉 cabdi iley ladhanteynayey ma ahan gormu dal difacay ilowsha dhawa ma umulba waxas odhan dadka somaliyed wa uduban yihin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 Ай бұрын
Waa runtii
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Ай бұрын
Basas
@Subeyriga
@Subeyriga Ай бұрын
CIIDANKA XOREYNDOONA SOMALIGALBEED OGAADEENIYA WAA CIIDANKA LIYUU BOLISKA AH SABABTA OO AH DHALINYARADA KU JIRA LIYUU BOLIS DHAMANTOD MA JIRO NIN AAN AWOOWGII IYO AABIHII AAANEY DILIN ETHOPIA
@saidali6971
@saidali6971 Ай бұрын
Avocado manta dhuusadi masi dayey mise wuu xajistay
@MohamedmuuseJilacow
@MohamedmuuseJilacow Ай бұрын
Haddii ay si dhab ah runta sheegaan muuqooda ayaa lagu diimaa markaa waa la doqon halaa raggaa wey nacas hadleen si ay ruuxooda u badbaadiyaan.
@HiboKodar-ul6fi
@HiboKodar-ul6fi Ай бұрын
War odayga oromka. Ah ee i saga iyo saxaradiisu is leegyihiin miyaa soomaaliya burburiyay haduuna ku dhicikarin soomaaliya sodon sano burbursantahay😂
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
ALLOOW IDIN XAFID WIILAL YARYAR OO CAQLI BADAN ALLAAH YACIZAKUM ADEERRA YAAL HALGANKA HA ILLAAWINA
@AbdiMohamed-hc8fm
@AbdiMohamed-hc8fm Ай бұрын
⁰0⁰0⁰ 11:03
@saleebanali2905
@saleebanali2905 Ай бұрын
BAGA HADAA LAGUARDIA XASUUQAYAA
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 Ай бұрын
Reer kaagoo dhan baa noocaasa oo amxaarka u gaardinaya..markaasad umad kale oo xora ku caydaan Ethiopia ayay ushaqeeyan
@abdiyare2025
@abdiyare2025 Ай бұрын
Waxa layiri hadaad dhimato marbay geeridu nolosha dhaanta m.mustafe cakjar I.m sorry
@KhadarCawil-r6c
@KhadarCawil-r6c Ай бұрын
Aleylehe manta ayey nimanki ogaden dantu runta u shegtey inan xamar waxba u oolin
@CabdiJaamac-f6t
@CabdiJaamac-f6t Ай бұрын
Oromo xashiish ah somali baa dadka dhigtay jabhadban usmaeynay simali above ban ubixinay liqada oromada anagaa u qornay oromo wa inan ku celinaa adoonnimadi wa inan amxaradii lahanjirtay how's geynaa orimi waa buunsho wa xadhish dhulkayaga inay shegtan wa caqku xumada oromada wa in dhaman dhulkena ka safayno daganadena ay ku soo fideen xikun dame wa inayan kaqaban itobiya
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Ай бұрын
.kuwa.xooga.lagu.haysto.eed.malahan.waayo.kuwii.xorta.ahaa.ayaa.dhamaan.tood.jaajuu.siin.isku.badalay..laakiin.alle.ka.quusan.meyno.insha.allah.soomaaliweyn.dhamaan.teed.wey.xorbey.saa.weyna.midoobeysaa.oromo.tuugsiga.dhulaka.soomaalida.ayaan.ku.ogeyn.shaqadaas.gorma.ayeey.katageen.waa.yaab
@flamingoshowchannel.1630
@flamingoshowchannel.1630 Ай бұрын
Adnaa burburisidee adigu isxore marka hore lahayste herbal ah maantaba wakaa welcome to your grave miskiin😂😂😂😂
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Iyaguu waa xoor ee adiga waa oog Thy saad utal
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Ай бұрын
Amma aanay geeliisii iyo lo'diisii layn majiro.
@Khdarcrashiir96Axmed
@Khdarcrashiir96Axmed Ай бұрын
ciidamada ethiopia riixayna waxyeelayninmajiro
@DiranehHassan-ie8hl
@DiranehHassan-ie8hl Ай бұрын
Masha Allah
@maxamednuur649
@maxamednuur649 Ай бұрын
Shaley waxad wax kashegeysey reer konfur galbeed lafta garen Mustafa cakjar iyo ogaaden kawaran maaata
@Ikran-d7o
@Ikran-d7o Ай бұрын
Horta cid Jinta ayey soomalidu ceydaa oromo waa rag gudaha somaiya ayaa jogitaankooda looga bananbaxey
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye Ай бұрын
Xagay joogeen oromo markaan dagaalamaynay ahmaaro 1977
@Mukhtarmukhtar-tt3wm
@Mukhtarmukhtar-tt3wm Ай бұрын
Kkkkkk
@Sudeysihasan
@Sudeysihasan Ай бұрын
Benaal🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
You never be peace Waad iscuune
@HindiHussein-s8n
@HindiHussein-s8n Ай бұрын
Nin habar koriseyn ayaa nin noqda
@kiinadan6786
@kiinadan6786 Ай бұрын
Ogaadeenoow naanaa waxba ma tarrayso dhulkiiba laydinka qaaday Jigjiga dusheeda 15 meter ayaa dadkaagii lagu laynayaa togii Marar ayaa laydinku duldhisanayaa oo waatan maatidii lagu laynayo beeraha dhexdooda! ONLF na wayba iga dhimatay!
@ForeveryoneShareone
@ForeveryoneShareone Ай бұрын
Burhano gooɓihii uu 77kii ka dagaalamay iyo wixii kala kulmay ha sheego.
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 Ай бұрын
ASC
@ahmedshaymohammed
@ahmedshaymohammed Ай бұрын
Aflagadadaa jojii meel jogtoo laguu duul istagii oromo waaca libixaa
@saleebanali2905
@saleebanali2905 Ай бұрын
BEENAALAYAAL CADHEER XASAN BAA BARYOORAMAYA OO BAAHAN GUUL ETHIOPA
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Orod meelahas aad. Ethiopianan nabad noqo mayso
@faysalmire7624
@faysalmire7624 Ай бұрын
Reerkan
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 Ай бұрын
😂waa yaab hadii itoobiya maanta somaali gumaysanayno
@mahamoudhussein903
@mahamoudhussein903 Ай бұрын
Bravo runbaad sheegteen. Raggii na laayey ayaan maanta la dabbaldegeynaa, nasiibdarro😢.
@alinoor6515
@alinoor6515 Ай бұрын
Ogaden guul ❤❤❤❤❤❤❤❤ eithiothia free
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d Ай бұрын
Oromo markaa maxasd waxusaari adaa kadarane
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
Birjeexa aad tiri Ciidamada Itoobiya ayey katayo badan yihiin waxad moog tahay Liyuu Booliskii AbiyAhmed iska soo eryey Xasan Sheekh na buun buunin caato ah ayaad u samaynaysaa
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
Sayidka ba is dhiben e wa maxay is dhib kan sahlan Ogaaden ka
@AhmadAlsomali
@AhmadAlsomali Ай бұрын
إيش اخبار صومالنمو 🇸🇴 #نفاق
@SafiaHussein-v4q
@SafiaHussein-v4q Ай бұрын
Beenlow waxba ma bur burin kartan mana dhisikartid gaal kufri ah
@abdirahmanhassen4130
@abdirahmanhassen4130 Ай бұрын
Ciidanka rageeni baabiyay ayay u dabal dagayaan
@Ahmed-u7w1f
@Ahmed-u7w1f Ай бұрын
Wariye beenta farahbadan dadka ka iskudirka shcabka somalida iyo itiopianka kada warna mataqanide oroomu ku waste jajuso
@khalidahmed799
@khalidahmed799 Ай бұрын
Raggu war ayey falanqaynayaan baan is laaha waxaaay dhusaday iyo qosolka isku daraysan kkk
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 Ай бұрын
777😂😂
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
@AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh Ай бұрын
Rember 77 kkkkkkkk
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Ай бұрын
Ha bur _biriyaan waa qashin somaalida
@baadhitaanadawararkaabdira8707
@baadhitaanadawararkaabdira8707 Ай бұрын
Somali Anagaa wasna
@mohamedahmed-dg9me
@mohamedahmed-dg9me Ай бұрын
Ceeb nin weyn baa tahay sidee wax jiran
@ja007mes5
@ja007mes5 Ай бұрын
Waa isaaq, isaaq malaho nin weyn 😂​@@mohamedahmed-dg9me
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 Ай бұрын
War qof wayn baabad uegtahaye war xumidaa
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 Ай бұрын
.nacalaa.adiga.iyo.itoobiya.ku.yaal.dameer
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Ай бұрын
Wa oromo
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w Ай бұрын
war ogaadeenku waa cawaan bal eeg danay iyo laftigaree buu wax kasheegayaa kii jigjiga kadagay ee caaysy jamhadii di uxoraaynta soomali galbeedna wuu anaanayaa cawaan walee ogaadeen waa doqon markii lalahaa been baan uhaaystay laakiin waarun waa cawaan doqon sh
@SomaliLand-p7t
@SomaliLand-p7t Ай бұрын
😂😂😂
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Been baad sheegtay Ogaden Ethiopian iskaa ceeliyay
@Abdurahim-p9h
@Abdurahim-p9h Ай бұрын
Been
@daljireali4783
@daljireali4783 Ай бұрын
Adiga ma qolyaha Oromada hadda ku biiray ayaad tahay?
@maryammb7064
@maryammb7064 Ай бұрын
​@@daljireali4783 waa ayagii oo agfka bartay 😢
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 Ай бұрын
Birhanu julu iyo abiy Ahmed iskama celin karan somali 40 sano dagaal ku kirtey ee ganbarkoo aftanaga haku fariisran birhanu julu SHEEKADII LAFTA NAGAA HANAGA DAAYO SOMALI MACABSATO INTUU GEESI SOMALI NOOLYAHEY ABIY IYO OROMO LAMIDA KAMA BAQNO BAROORTA HADAATO NAGAAGAHA KU FILAN HADA HALOO DAAYO DAGAALKA DUMARLAN
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Been maad sheegtay
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 27 күн бұрын
​@@superfun1819FREE OROMO
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 Ай бұрын
Faqash propaganda fake news
@superfun1819
@superfun1819 Ай бұрын
Dhaqle adiga xar batahay
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 27 күн бұрын
WAXA OROM KA AHOW
@shamsudiinfahiye7966
@shamsudiinfahiye7966 27 күн бұрын
Waxa orom ka ahow
How did Turkey change Somalia's fate?
23:42
TVNET X
Рет қаралды 440 М.
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 5 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,9 МЛН
Guddoomiye Shuute "Nin aan xukun toogasho ah ku xukunay ayaa saacado u xayirneen."
7:24
Somali National Television
Рет қаралды 119 М.
FAYSAL: 'CALAACALKA ITOOBIYA' | GO'AANKA DFS | EGYPT | TURKEY
28:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 127 М.
When u fight over the armrest
00:41
Adam W
Рет қаралды 5 МЛН