Hooyada iyo ogadenia bas.dhulka sitti ciisenia la dhaha.
@Seniorfolley2 ай бұрын
Maarkii 3aad aan so qoraayo Fariin waaye sanadkaan gudahiisa 2024 dda. Illahaaay amarkis heestan sii gar ah aya oguhalaay wahay wadaata Mashxaraad gar ah Dadka kunol Dowlada Dhaganeedka Itobiiya (DDSI) Waxan nirajeenaya Nabad iyo Dowladdimo ina xeshaan insha'Allah Madaxdda wa Aabiyadda oo kaale ee Somaliyeey Amar kaqadda inshllah I'm here once again to write you comment i personally i have so interesting this particular song surely so happy whenever i hear and the people of DDSI Region in Ethiopia be blessed insha'Allah and make sure your leaders must be respected do you know that If someone become a leader it's equal to like Asxabiis take care our brothers. Guuul 💪💪💪
@abdifitahmohamed38018 жыл бұрын
Masha Allah I love jig jiga by Cabdi fitah from muqdisho one love
@abdifatahharun31769 ай бұрын
2023 ayaan daawanayaa hadii aad soo gaadhey you are legend hada doontii xisbiga wn degnee ha lainu celiyo
@baidoadistricteducationoff55776 жыл бұрын
i love this song from baioda soomalia bay region
@mataanyare75822 жыл бұрын
Ninki heetan loo qaady hda wxa uu Mudo kusiman illaa io 2018 kujiraa xabsi o waa maxbuus, waligaa iska ilaali inad wax ku qiimeso muuqa kore io wxa kaamirooyinka ay duubayaan e qurxoon o kaliya🙏💯
@fatuushshafeec25362 жыл бұрын
Ilahy ha ka so dayo cadowga cmc baba hormarka iyo cadalaa wan ka xumahah
@UpdymaaligibnuapdalaJookanaa8 ай бұрын
@@fatuushshafeec2536illahay kama Soo daayo kuwuu xabsiga galiyay muu ka fiican yahay ayga aygu dhalay 😅
@jecliyaaciiltirayaashagees14008 жыл бұрын
alla quruxbadanaa bulshadayda ilaahay ha idin sii siyaadiyo horumarkaad gaadheen aamiin
Wooow Axsaan fanaan Abdi Nur Alaalee oon ku faano iyo Nimco Yassin oon ka dhicin nolaada
@bintisomaalchannel70698 жыл бұрын
I love nimco dareen
@ubahkacaan29988 жыл бұрын
waan idin salaamay dhamaan tiin guuleesta halkaan ka siiwada
@HassanAli-zd9zd7 жыл бұрын
ubah kacaan
@husseinhussein10968 жыл бұрын
dunida casriga ah waxaa wax laka xumaado ah in ee jiraaan dad gumeysi ku jiro hadana ku faraxsan gumeystaha heesto alloooow dalkeka iyo dadkeeka somaliyeeed mideey kana saar tafaraaruqa ku jiro iyo gumeystaha heesto
@abshirmohamed58995 жыл бұрын
@Mr motivator wa nin somali ah maxa kale gumaysiga iyo neceb dabadhifka
@ikraanabdullahi42048 жыл бұрын
l love u itobiy waa wadnkeyga aaan aaad u jeclhay noloow cadawgaag hoos
@hanadsamriye58888 жыл бұрын
+Ikraan Abdullahi somali weeye ethiopia cadawgeedu ee somaaliya in ay hoos marto marabtaan.
@ugaazahmedshire912 жыл бұрын
Iska jeclahay heskan 8 April 2022 ❤
@castoahmed51598 жыл бұрын
masha allah DDSI JIRO JOOGA
@MohamedAli-so1jv8 жыл бұрын
fanaantii hore la garay lafoole nimco yaassiin allaale fanaanta cusub wajiyo xun cidee lacag siiso waa haysaayaan.
@Maazim122 жыл бұрын
Shaydaan ileey walee fidno wuu ahaa
@munaloveddsi36567 жыл бұрын
wwww. beautiful. my. people ddsi viva x.d.sh.s.i only like I. love so much. Legends 😍😍😍😍😍
Big Love for DDSI....Gabadhan ilkacas laqadheyso magaceeed
@janadoonabdifatahturkj67856 жыл бұрын
yeeeh ddsi yeeh yartaas shabcaan e shidan fanaanad aan Aad u taageero si xad
@nasirhajijr73658 жыл бұрын
That's Why I love Ogadenis
@bakeeri805 Жыл бұрын
You csryz
@aaqilka51588 жыл бұрын
waaaaa murti Aan inaba caadi ahayn dhageysta oo ku raaxaysta bulshoy
@hanadsamriye58888 жыл бұрын
soomalidana mid baan u sheegi siiba somaliland adeer deee ama ONLF ta markey hargeysa tagaan waxaad u soo dhiibaysaan ethiopia, DDSI na markey horumarkeeda ka sheekayso waad caayey saan marka meel hala idinku yimaado hadiii kale ogaaden diid aad tihin
@sadaamhassan77957 жыл бұрын
.
@katimachannel53406 жыл бұрын
Soomaali magaartid ee afkaaga edeb uyeel
@ridwanabdu2245 жыл бұрын
xafso cabdi naya waa sax marka afka ka leexi wiilka dee
woowww💟 mansha Allah fananinta💕 somaliyed💓 thanks so much guys💜 nice song bilh I love this💔 song viva D.D.S.i I love wadnkayga 💔hooyo I can't wait go💞 back to Ethiopia walahi 💗💘💝💜💓💔💟💕💖👍👍
@abiibrahim-bw5ei Жыл бұрын
Xusuus dheere
@abdiqaniadowali85118 жыл бұрын
wa hes hikmad leh
@nuurmaxamed24367 жыл бұрын
woooooooooooooooooow inaba caadi maaha
@xamdixarako88738 жыл бұрын
ikran caraale iyo iskalaaji mnsha allah
@flower-vu6lp8 жыл бұрын
qabiil soomaaliyeed oo aan degin ayaa yar, dhulkaan
@abdifatahturkey753 жыл бұрын
VIVA DSSI LIKE TA SAAARA Berigii cabdi iley ayaan dhagaysan jirey 2017kii
@daahirali76528 жыл бұрын
dds i guulaysta
@abdulahiaxmed43892 жыл бұрын
Masha Allah
@fahmoafrah7948 жыл бұрын
allow u siyadi nabada
@zakirwali34828 жыл бұрын
aaadba icajbisay heestan runti waa hees qiimo badan wadaniyad ah wana waxjira waxa lagu hesay fanantu aadbana ugu mahadcelinya dhmn wana jacelhy wadanakyaga ddsi wana magaca aankufano
@Seniorfolley3 ай бұрын
Aniigo madax ahay kana miid ahay Madaxdda somaliya malaga yaaba ina shiir kaqebgalayo heestan lagu sodhaweeyo 😂😂😂
@jibriilshugar5198 жыл бұрын
Qaryagan Hadaad Tahay Halxidhalaha Garo Kiiiiiiiishka
@fuadabdi48097 жыл бұрын
ddsi ha nulaato dad isku kalsun ayan nahy kuna gadhny hormarka mashaa allaah
@shanbalqasedhaqanehasan48467 жыл бұрын
d.d.s.I one love horaa losoconayaa
@ahmedabdalakaarshe67387 жыл бұрын
Heesaha noocan ookale ah ee wadaniga ah waa in la dhiiri galiyaaaaaa Viva DDSI
@cabdinajiibnuur66908 жыл бұрын
manshaa allaa DDS from somalilnd
@kunkaroon5308 жыл бұрын
tnx huno anaguna waa idin jcl nahay
@tahirugaselmi69928 жыл бұрын
knaxoow naftaa waa horumar always development
@munaquruxwanaag20998 жыл бұрын
woow fanaant iin qaalia
@Khader3155 жыл бұрын
Masha Allah jigjiga my land💕💕
@cabdixakinmahamed2584 Жыл бұрын
Waayo waayo
@ahmedrabi49258 жыл бұрын
Viva O.N.L.F kanaxoow naarta kuwaar down ugly ethiopia iyo dabadhaqeeda