Wlh sep 2022 habayn khamiis ah ban dhagaysan waan la qiiron heestaas garan maayo wax aan ku micneeeyo lakin maanta soomalidu waa gun jabtay inshallah gobanimadeenii iyo sharaftii somaliyeed waan soo ceshan doonaa qabyaalad iyo argagaxiso aan arxan lahayn iyo siyaasiyiin calooshood ushaqaystayaal ah baa 30 sano caalamka naga reebay alle hanaga saaree Kuwa jeesaskoodii Jiilka lagu gubaaayo Kuwaan loo jirnixinoo Rasaas lagu jaraayow 😭😭🙏🙏 🇸🇴🇸🇴👏👏👏💪✌️✌️✌️❤️ Soo samajeestaashii Guushu ay jeclaydow Jihaaad galaa 😭😭 Abwaankii sameyey iyo fanaaniinta qaadaya dhamaantood ilahay hauwada naxariisto
@abdinaafac82116 ай бұрын
Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy alla yarxam 😢
@drmohamedtahlil5254 Жыл бұрын
Abdi bashir indho buur waxa uu ahaa nin reer galkacyood ah oo gumaysi diid ah allah unaxaristo
@jamaabdihassan2688 ай бұрын
Geesiga jidka leh rabi ba la jaal ah ee jamahirta somalida jihaad gala allah unaxaristo dhamaantod dadki sharafta iyo gubanimadas nago simay wan kaxumahay in maanta caloshod ushaqeyste yaal qabyalad iyo wasaq dadkas waxay u dagalamayen lago ba biyo
@abdifatahhassanwarsame Жыл бұрын
Somaliy guul insha alh🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@shaaniqadarshaani56776 ай бұрын
Dadkaan ayeey eheed bugaag laga qoro allha unaxristo dhamaantod 😢
Heestaan lyrics ah haddii aad heysaan ii soo dira walaalayaal.
@daahiromar7178 Жыл бұрын
Waa xiligay soomaali isjecleyd ayna jirin qabyaalad io qurunkeeda Anagoo Guuleysanay Gormeen Arki donaa O Hal far ah Hal cadawna Leh 😢😢
@mohammedh11204 жыл бұрын
Abwaan Cabdi-Bashiir indhabuur allaah ha unaxariisto Abwaan Dhaxal uga tagay umadda SOOMAALIYEED
@AhmedAli-cb2iw2 жыл бұрын
Heesta marka maqlo waxa dareema ina kheyru masul an dalkiisa waxna tareyn ahay aad aya u ciiloda
@farhiaismail19842 жыл бұрын
Indho bur aun nin shiqal fanan ama abwaan noqday u horeyay shiqal culumada din wa sedex qof fanka ka galay dalmar yare dayax dal nurshe iyo abwaan indho bur