Erya Erya - Hees Wadani Hobolada Kooxda Heegan Erayadii Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur 1977

  Рет қаралды 175,074

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

Erya Erya - Hees Wadani Hobolada Kooxda Heegan ee Booliiska Soomaaliyeed
Ereyadii Abwaan Cabdi Bashiir Indhabuur
Laxankii Timajilic 1977

Пікірлер: 87
@HusseinHC
@HusseinHC 7 ай бұрын
Aduun yadu markuu ilaahey dhisey aad miga simey nina asaagii in uu adoon sado umaa ma buurune my favorite song ❤️ 🎵 eryaa eryaa eryaa 25 December/2023 Illahow indhaha ii saar lions 🦁 of Africa 🌍 oo midobey 5 ta somaaliya......🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Insha allah ❤️
@lulabi8837
@lulabi8837 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 Жыл бұрын
LYRICS Adduunyada markuu Ilaaheen dhisee Aadmiga simee Ninna asaaggii Inuu addoonsado Uma abuurinnee Sidiinaa aargoostayaal Isticmaarkii shalay Nabaddii inkiray Edaad baddeen Ilmo hooriyoo, anfariirrayoo Oofaha ka jabisee Eryaa, Eryaa, Eryaa Iridaha kalana Aroortaan sugeynaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Mar haddaad ogtihiin Asluub iyo wanaag Inaannu ogolayn Imaan laawihii Ajashaada raba Looma arxamee Abaalkiisu waa Olol iyo dab iyo Afcas iyo rasaas Ibir lagaga siiyee Ilmo hooriyoo, anfariirrayoo Oofaha ka jabisee Taliskii asqaysnaa Saldhigii adkaa iyoo Haddaad (Goday) ka erideen Ka adkaatay maantee Eryaa, Eryaa, Eryaa Iridaha kalana Aroortaan sugeynaa
@abukarsh.abdirahman582
@abukarsh.abdirahman582 Жыл бұрын
27/10/2022, 10:05pm Waxaan ku dhagaysanaa Lubumbashi, DRC Congo. Illahow soomaali oo mid ah iyo wadankeenii as nabad ah aan kaa baryada. Amiin amiin
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin yaa rabbi 11/11/2022/dhagesanayaa waa subax jimco rabbi wadankena nabad ha inagu sooceliyo 😭🤲🤲
@fowsiabdiraashid662
@fowsiabdiraashid662 4 жыл бұрын
Hestan waxaa laqaadaye 77 markii xabshidi laga qabsadaye dhulkii ❤️🇸🇴👨🏻‍✈️👨🏻‍✈️👨🏻‍✈️👨🏻‍✈️👩🏽‍✈️👩🏽‍✈️👩🏽‍✈️alla somalia 🇸🇴 markaasa awood badenda yasalam
@waayojoog204
@waayojoog204 6 жыл бұрын
Haddii aanan qaldaneeyn , waa mirihii abwaankii weyna Gaashanle sare ABDI BASHIR INDHABUUR. AUN.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Ma khaldanid indho buur baa leh ereyada heestan waaberi maaha kooxdan heeseysaa waa hoobaladii onkon ee booliiska
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
@@osmansufi4066 waa HEEGA wll
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 2 жыл бұрын
Aun indho bur
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Abwaan Cabdi-Bashiir indha buur allaha unaxariisto Suugaan badan oo wadani ah ayuu uga tagay dadka SOOMAALIYEED
@cabdulqadirsaladcabdi9927
@cabdulqadirsaladcabdi9927 3 жыл бұрын
Iney awoodaas no soo noqoto waan sugeynaa ee ilaahey hanosoceliyo Amin
@abdinasirmohamed248
@abdinasirmohamed248 4 жыл бұрын
Kooxdu maaha Waaberi ee waa Heegan Ciidamada Boliiska ayaa lahaa, heesaha ugu badan uguna qiirada badan ee dagaalkii 77 ayay lahaayeen
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 жыл бұрын
Saxib heegan ma aha ee waa horseed kooxda c.x.d
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Waaberi weeye walaale.
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
erya erya waa gubaabin iyo niyad dhis aan caadi ahayn masha allah barigii aynu somaliyay midka ahayn
@abdirahmanali9649
@abdirahmanali9649 6 жыл бұрын
ERYA ERYA, IRIDAHA KALENA AROORTAAN SUGEYNAA, WAA MARKII SOOMAALI MID AHEYD ,SIYAAD BARE AUN, SHANTA SOMALIA INUU MEEL ISKUGU KEENO AYUU RABEY
@dahirxaji426
@dahirxaji426 2 жыл бұрын
Jannatu Fardowsa Allaaha ka waraabiyo Cabdi Indha Buur waddani dhab ah
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@sheekhmaxamadshaafi7563
@sheekhmaxamadshaafi7563 Ай бұрын
Eryaa eryaa Ethiopia dhulkeena damaaciyay from dhagbuur somali galpeed
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
AHUN ereyadii cabdi bashiir indhabuur kooxdii heegan booliska soomaaliyeed
@mohamettAfsame
@mohamettAfsame Жыл бұрын
Caawa janis wxan uhelay inaay heestaan iga soo horbaxdo yaraanti ayan maqli jiray❤❤❤
@drabdihakienhussien2994
@drabdihakienhussien2994 3 жыл бұрын
insha allah awoodas oo kale way yeelan doonta hooyada somaliyeed walaga yaaba inan mar uun arko insha allah
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 3 жыл бұрын
Allaa yacizakum taliskaa asqaysnaa saldhigii adkaa iyo hadaan goday ka erinay ka adkaanay maantee erya erya erya iridaha kalena aroortaan.
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 26 күн бұрын
Abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy 😢
@nazdalaan
@nazdalaan 10 ай бұрын
Chill in my spine, 🇸🇴
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 3 жыл бұрын
Abdi bashiir indha buur allah yaraxma
@nabadraadshe
@nabadraadshe 4 жыл бұрын
Waa kooxdii Heegan ee ciidankan Booloiska ee ma aha Waaberi.
@haykalmusa7296
@haykalmusa7296 5 жыл бұрын
Waaa Erayadiii Aun Abdi bashiir indho buur Iyo Laxankiii Timo jilic.... Aun
@user-qw5jh9bz6b
@user-qw5jh9bz6b 2 ай бұрын
Old is gold ❤ Somali weyin oo mid ina arko ii farxada intan dunida ka tagin malin maalmaha kamida majoogi dunidane😢
@garaadabdisalan2135
@garaadabdisalan2135 Ай бұрын
illaaah janadii ha geeyo geesiyaashii wacdaraha u dhigay cadawga injirleeyda ee taariikhda baalka dahabka ka galay waad u halganteen dhulkiina waxaadna noo hurteen naftiina, intaa noolnahay waa idiin soo duceenaynaa waxaana idiin balan qaadeenaa cadawga sidaa uga difaacdeen dhulka ayaa anagana uga sii diifaaci doonaa jiilba ba kasii jiil si walba oo aan u taakdaranahay itoobiya intaa xortaana sooma istaagi doonto inta ay heestaana waan ka saari doonaa markaa awood u yeelano.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Kenya Next Viva Soomaalia
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Maaha hoobaladii waaberi ee waa hoobaladii booliiska ee onkod ereyadii abwaan cabdi bashiir indho buur aun
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 3 жыл бұрын
Heestan waxaa qaadaya kooxda Ciidanka Booliska ee Heegan. Indhabuur wuxuu kale oo heeso u sameyn jirey kooxdii Danan ee Ururka Dhallinyarada. Onkod waxaa iska leh Ciidanka Asluubta.
@Janaale
@Janaale Жыл бұрын
HSM 🇸🇴 erya erya erya
@yoni2530
@yoni2530 3 жыл бұрын
Farmaajo erya erya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@gurayaden9712
@gurayaden9712 2 жыл бұрын
Ax waan qiirooday anoo shaqo ku jira dhagaysanayaa somali wayn malin uun way israaci halgankii 1977 in uu midho dhalo kama quusanayno 2022/1/8
@abdullahiahmed2409
@abdullahiahmed2409 2 жыл бұрын
Insha allah walaal aan u duceyno dalkeena
@hi-kj3ho
@hi-kj3ho Жыл бұрын
2022/8/27
@ibrahimabdi6786
@ibrahimabdi6786 Жыл бұрын
Erya erya argagaxisada
@axmedgaaciye8018
@axmedgaaciye8018 4 жыл бұрын
Aaxsan hees wadaniya waynoso nooqonaysa dawlani maadeni okale nabad iyo nolol ba sooside iska duulqata
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Soomaaliyey maanta ayaa nagala rabaa inaa Ethiopia iska dhicino
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Erya erya erya shabaabka wa sheydaame
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 6 ай бұрын
Shacabka Sscoow Guulwacan of Soomaaliya
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 жыл бұрын
Maalinti HA NOOLAATO"DHAGAX TUUR"WUXU AHA DAGAAL DHEXMARAY SOMALIDI(GUMEYSI_LAND DI)GUMEYSIGA GAASHAANKA U AHA IYO SOMALIDI XALASHA AHAYD😊😊
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 6 ай бұрын
Sool Sanaag Iyo Gobol CYn Buuhoodle Guulwacan
@Sunshine-id9tg
@Sunshine-id9tg Жыл бұрын
Eey erya muse juudan Guul 💙🤍🖤🫶🏽🐎✊🏾
@sacdiyaahmed2190
@sacdiyaahmed2190 2 жыл бұрын
Waabari ma aha waa kooxda heegan boliska somaliya
@drwarsameyusufabdi5767
@drwarsameyusufabdi5767 Жыл бұрын
Eriyaayay, eriyaayay, buriyaaayay, caayriyaay, racdeeyayay, racdeeyay, fogeeyay, fogeeyay, fogeeyay
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 3 жыл бұрын
Yaa salaam
@khaalidabdi7575
@khaalidabdi7575 Жыл бұрын
Kooxdii heegan ee police ka somaliyeed abwaan cabdi bashiir indho buur somalida qabiilka alle haka daweeyo
@abdifatah4651
@abdifatah4651 Жыл бұрын
Lyric ayaan rabaaa walalo yaal heestan igu saacido. Thanks
@faadumoabdi4506
@faadumoabdi4506 10 ай бұрын
Waba erayo fasiix ah wll uma bahna qoraalbee
@mohamedharawe2875
@mohamedharawe2875 3 жыл бұрын
Erya erya
@abdillehhussein3726
@abdillehhussein3726 11 ай бұрын
Maxaa looga saaray mar hadaad Godeey ka eriday.
@abdullaahiabukar7339
@abdullaahiabukar7339 Жыл бұрын
Erya erya erya erya erya erya erya erya juudanka.taliska.nugalan viva viva viva viva viva viva viva viva viva viva viva viva viva ssc laascaanoot Guuleysta guuleysta waligiinba jira ee joog ssc laascaanoot
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 7 ай бұрын
"Mar haddaad ogatahay Asluub iyo wanaag Inuusan oggolayn Imaan laawihii Ajashaada raba Looma arxamee."
@jamalskp7280
@jamalskp7280 11 ай бұрын
1977 kii fasalka 2aad ayaan ahaa hargaysa
@faadumoabdi4506
@faadumoabdi4506 11 ай бұрын
Meqa sana jirtaa hada wll ado dhib i arkeen😂
@jamalskp7280
@jamalskp7280 11 ай бұрын
@@faadumoabdi4506 alx 43
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 2 жыл бұрын
Best song
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 3 жыл бұрын
Runti waa in marlabaad latusiyaa awooda somaliyeed cadow walboo sooha weesto daris iyo kii iskudayo inuu soofara geliyo dadka iyo dhulka somaliyeed
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 5 жыл бұрын
war dadkaan tuulada hargeysa kayimaada waa jiranyihiin duli duli dhalay waaye sidaasaa laidiin gumeysanyaa ilaa qiyaamaha .. orda ethopia u cararra ethopia u ooya oo naagihiina u geey duli ibnu duli
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
@Carro Edeg Dahir mallina kaniisad dhisa malin Gaal laqabo keena uff alaya naclakum ....
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
@Carro Edeg Dahir adeer soomaliya waa haldal waa Inaad guurtaan hadaa soomali Nimo diidanyihiin
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 3 жыл бұрын
@@mohamedhassen733 Kkk SAAXIIB HADAN RER WAQOYI NAHAY WAXA SAA U HADAQAYA HA NO QABAN WAA WIXI DOWLAD LA'ANTA KU ABABAY!!! MADAXWEYNIHII U HOREYEY AUN C/RAxMAN TUUR WAA ASAGI KA TOWBAD KEENO KA NOQDEY DOWLADI CEYDIID EE SALBALLAARNA KA MID AHAA!! KOLKA NGO YADA AKHASLANO UMADU MA WADA AHE HA NOO QABANIN SUFAHADA SAXIB!! WAXA UN-KA KU XARRIIQAN MIDNIMADA SOMALIYA WAA MUQADAS!! ALLA MAHADI.
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 3 жыл бұрын
@@waarimeysidewanaag8847 ok saxiib waa sax ilahey inta duligaa hanaga qabto... anigu habar gidir sacad ayaan ahay..jooyadeyna waa maareexaan wagardhac abaheyna waxaa dhalay leylkase reer maxamed muumin...hoyadeyna waxaa dhalay reer khalaf.....intaas aan kuu sheegay sanadwalba labaa is dila.... cidna maanta colaad uma qabo cidna manecbi. Naceyb colaad 1988 ilaa hada ninkii uurka kusida maxuu raganimo usheeganayaa..... mareaxaan reer abtigey yaa ugu dil iyo balayo badan habar gidirna reer adeerkey ....hadana kii abtigey qoladii antigey dishay iyo kiwiii walaalkey dilay midna colaad uma hayo.
@guledhamud1567
@guledhamud1567 Жыл бұрын
ma adoo hawiye xuno oo wabiga lagaga talaabi jiray ah oo somali nimadaadu shaki ku jirto ayaad hargaysa wax ka sheegasa haysku kaaya dherariin somalida aad sheegaso anaa wasee laangabyahow
@Xuseenibrahim-ov9ly
@Xuseenibrahim-ov9ly 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 2 жыл бұрын
Nina asaagii eebahay inuu adoonsado uma uumin.
@artanabdi
@artanabdi 6 ай бұрын
🏃
@suguleadan1592
@suguleadan1592 6 күн бұрын
Suuggaantii la curiyay,laguna luuqeeyay intii uu socday dagaalkii lagu xorreeyay gobolka Soomaali Galbeed.
@mohamedhussein7381
@mohamedhussein7381 Жыл бұрын
8888iiiiii99oooooooo⁹oiiooo9999o⁸9
@aesse7702
@aesse7702 3 жыл бұрын
Xusuus heeshihii dagaalkii Xabashida ee 1977. Heesta qaar ayaa laga jaray. Shame on you! "Taliskii asqaysnaa Saldhiggii adkaa iyo Haddaad Godey ka erideen Ka adkaate maantee Erya erya erya eryaa Irridaha kalena aroortaan sugeynaa"
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 Жыл бұрын
Abwaankaan gobalkeebuu kaso jedaa aan faatixo usoo mariyee
@nuurhubane
@nuurhubane 8 ай бұрын
Mudug galkacyo waa hg sacad ree nimcaale AUN
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 6 ай бұрын
Laascaanood Free Maamulka Hargeysa
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Dadka wagi hore ee daacad badnayeen dhiga hadi ladadsho sala labaragco siuu uqarsomin
@hebosaban9121
@hebosaban9121 5 жыл бұрын
Afweny aya lagoo eryeey xouloyaho😂😂😂😂😂 SNM ma xasostan 😂😂😂😂😂😂 Somalilandar 👍😎
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 5 жыл бұрын
soomaliya ayaa dhulka leh waa guureysaan lasocda ....... hargeysa muqdishaa looga talinayaa adeer saa ula soco adna waxaa thaya maynoorati
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 5 жыл бұрын
hawiye baa kuu talinaaya ama daarood waayo soomaliya lasoco saxiib dhilo iyo jaad lee nooo keenteen
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 5 жыл бұрын
Been ayaa ku sheegtay gabaryaheey
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
@@mohamedhassen733 hargeysaa iskdaa afgoye maryaclsta mdax lgu jibyaa gaalda snka weyn wataan
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 4 жыл бұрын
@@mohamedhassen733 hawiye asga lo talayaa doqon is dila 30 qabil isku heysteen hadna qarx idin heysta mx tihiin isbardina iska fadhista
Daawo Taariikh Nololeedka Abwaan Cabdi Bashiir Indhobuur.
8:05
AFNAAN Oficail
Рет қаралды 31 М.
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 28 МЛН
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 15 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 132 МЛН
Oktoobareey
4:50
Hashim Awad
Рет қаралды 369 М.
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
Heestii:- CEEL- BUUR
10:35
Hal Abuur channel
Рет қаралды 46 М.
MAXAMED & FAADUMO - CULUSAA ALLAHAYOW
9:21
Jabuuti TV
Рет қаралды 466 М.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 104 М.
Rang Pi Liya Mama 😂 #shorts #tiktokvideo #funnyshorts #comedy #ytshorts
0:46
Sukhasan Ka Rahman Bhai
Рет қаралды 35 МЛН
Why Is He Unhappy…?
0:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 26 МЛН
Бабайка #юмор #рекомендации #прикол
0:32
МэдПринц 👑
Рет қаралды 1,9 МЛН