Jinka | Dadka Jinku Soo Dhex Galo Iskuna Shabaho | Sheekh Maxamed Ismaaciil

  Рет қаралды 52,233

Suldaan Media

Suldaan Media

3 жыл бұрын

#SuldaanMedia
Jinka | Dadka Jinku Soo Dhex Galo Iskuna Shabaho | Sheekh Maxamed Ismaaciil
✔ 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔
Mar walba waxanu diyaar u nahay in aan idiin soo gudbino khayrka iyo waxyaabaha faa`idada u leh guud ahaan bulshada somalida ah gaar ahaan inta ku xidhan hada channelkan iyo inta kale ee kusoo xidhmi doonta mustaqbalka insha allah.
✔ 𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗-𝗡𝗔𝗤.
Sidoo kale waxan mar walba u mahadnaqaynaa bulshada ku xidhan ee ka faa`daysata channelkeenan 𝗦𝗨𝗟𝗗𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗘𝗗𝗜𝗔 oo aah mid aynu khayrka ku wadaagno bulshada soo booqanaysa waxan ka codsanaynaa inay nagala qayb qaatan horumarinta Channelka si aynu dad badan khayrka u gaadhsiino dhiir galina noogu noqoto si aanu khayrka u sii wadno si ay taasi inoogu suuro gasho insha allah intiina aan wali channelka 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 saarin waxan ka codsanaynaa inay 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 gareeyaan insha allah bellkana yar ee jeleska ah ama gambleelka ay furtaan mar walba si aydun u heshaan muxaadarooyinka xulka ah ee anu idinla soo wadaagno ..
𝗦𝗜 𝗔𝗔𝗗 𝗡𝗢𝗢𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢𝗧𝗢 𝗧𝗔𝗟𝗔𝗔𝗕𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔𝗡 𝗤𝗔𝗔𝗗;-
✔ 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴 - saarO
✔ 🅻🅸🅺🅴 - garee muuqaalada
✔ 🆂🅷🅰🆁🅴 - garee lana wadaag asxaabta kale
º 🆂🆄🅱🆂🅲🆁🅸🅱🅴🆁 🅻🅸🅽🅺 -
✔ bit.ly/2OByfyQ
ª FACEBBOK PAGE
✔ / suldaanmedia
” TWITTER ACCOUNT
✔ / suldaanmedia

Пікірлер: 45
@ismDirir
@ismDirir 3 ай бұрын
Asc skeekh isamaciil waad ku u mahadinaynaa wakhti kaste tasfiirkaaga jazzaka allah khayr❤❤❤
@maxamedyare3346
@maxamedyare3346 Жыл бұрын
Masha allh sheq qer allh ku siyo
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
SHEEKH MAXAMED ISMAIL WAA XIJAAB ILAAHEY INA SIIYEY OO DHAMAAN QARANKA SOMALILAND DIFAAC U AH ILAAHEY HA KARAAMEEYO SHEEKH MAXAMED ISMAIL ILAAHEY HA XAFIDO WALAAHI WAAN JECELAHAY SHEEKH MAXAMED ISMAIL
@cismaancaliraage7948
@cismaancaliraage7948 3 жыл бұрын
masha allah ilahay hina fahmsiyo🤲🤲 amiin
@happi-kt1fb
@happi-kt1fb 3 жыл бұрын
Masha allah sh alle.cilmigaga hakuubarakeeyo aamiin yaarabi
@naciimasulayman4353
@naciimasulayman4353 3 жыл бұрын
Maansha allaah shiikh waxban baan kaa faaiidnay
@menhee7408
@menhee7408 7 ай бұрын
Sheydaanka waa cadwga bini aadamka
@hooyomcnallownoodaa944
@hooyomcnallownoodaa944 3 жыл бұрын
alle cimrigag harajiyo sheekh maxamed ismciil
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 4 ай бұрын
Masha alaah ilaahay haku xafido sheekh Mohamed
@teesto2005
@teesto2005 3 жыл бұрын
Masha'allah sheikh illaahey haku xafido
@aamiinyare6252
@aamiinyare6252 3 жыл бұрын
بارك الله فيك
@qayseraxmed6455
@qayseraxmed6455 3 жыл бұрын
wall xalqadan way naga so ragtay ❤️✔️
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Sorry wll raali ahaada xalqado kale oo badan way inoo soo socdaan insha allah
@jamaalcabdilaahi1110
@jamaalcabdilaahi1110 24 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiali9902
@abdiali9902 3 жыл бұрын
Asc maasha allah shiikha ilaahay ha barakeeyo cilmigan aniga iyo dadkeenuba aad iyo aad baynu ugu baahnayn xiligan lagu jiro dalkii iyo dadkiiba khuraafaad layaal waxaa ku shaqaysta ayaa weerar xun ku haya dadkuna aqoon uma laha
@laylasiyaad7820
@laylasiyaad7820 2 жыл бұрын
Bismillaahi masha allah jizaakallaahu kheyr yasheekh
@karingarfod9151
@karingarfod9151 3 жыл бұрын
Mashaa allah sh ducey sane thanks My Brother
@abusuheyba
@abusuheyba 3 жыл бұрын
masha allah
@ismDirir
@ismDirir 3 ай бұрын
جزاك الله خيرا🎉 اعوذ بالله من الشيطان الرجيم لا اءله الا الله و حده لا شريك له و له الحمد و هو على كل شىء قدير❤❤
@fahimesa735
@fahimesa735 2 жыл бұрын
Masha allah
@falaashgood8946
@falaashgood8946 3 жыл бұрын
Maxd kahadlaysa
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 6 ай бұрын
SHEEKH MAXAMED ISMAIL WAA SHEEKH REER SOMALILAND AH MA AHA SHEEKH FAQASH IYO HUURO HAWIYE WAA AWLIYO REER SOMALILAND AH OO AANU JECEL NAHAY
@falaashgood8946
@falaashgood8946 3 жыл бұрын
Uswaryaa naay
@falaashgood8946
@falaashgood8946 3 жыл бұрын
Eybaadtahee maxdkahadlaysa
@SadeMoha
@SadeMoha 2 жыл бұрын
Wll muxu ka sameyay sheekha
@cabdallaaxmad1350
@cabdallaaxmad1350 2 жыл бұрын
Dhilaa ku shashay xaraan ba athay diinta kuugu yar culimada afka qurmay haku taagin wax wax kuu sheega baa yar wax wax ku siiya baa badan baa layiri shikhan saladada gurigaaga iyo xolahaaga jinka ku weerara dawadiisa kuu haya wuxuxna ku takhasusay jinka iyo sixirka waxy qabtwan iyo dawada lagaa badbaadayo
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 2 жыл бұрын
Waxan zheeganaya falash isagaba doqona
@nabihailyass6495
@nabihailyass6495 Жыл бұрын
Machallah allah
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 4 ай бұрын
Plz sheikh xagee kahelaa number kiisa England 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿 jooga fadlan icaawiya
@MaxamedCismaan-pp5vm
@MaxamedCismaan-pp5vm 3 ай бұрын
60v
@abdisamedshali3870
@abdisamedshali3870 Жыл бұрын
Asc wll waxan raba ina sheekha sual wey dii yo
@falaashgood8946
@falaashgood8946 3 жыл бұрын
Iliveyoubabe♥️😝😘♥️💩💑
@SadeMoha
@SadeMoha 2 жыл бұрын
Maxa ka qaldan wll
@laylasiyaad7820
@laylasiyaad7820 2 жыл бұрын
Bismillaahi scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@buraalemohamed597
@buraalemohamed597 3 жыл бұрын
Shiikh hadanan ogayne hilibka ama anigoo aan ogayne xaaran aan cunay maxa xala sidee ducadayda loo aqbalaya
@SuldaanMedia
@SuldaanMedia 3 жыл бұрын
Wixi anad ogeyn danbi kama saarna walal laakin waxa muhiim ah inaad ku dedaasho wax xalaal ah inaad raadsato
@mrbeenorangeman1008
@mrbeenorangeman1008 3 жыл бұрын
Wadaadkan ma cilmiga intiisa sixirka khusaysa ayuu ku takhasusay mise waabuu sixiroole ahaan jiray?
@radwansaedjama3892
@radwansaedjama3892 3 жыл бұрын
My wu ku takhasusay
@cabdallaaxmad1350
@cabdallaaxmad1350 2 жыл бұрын
Sixir haku sheegin wixi ku dhalay was
@karingarfod9151
@karingarfod9151 3 жыл бұрын
Kkkkkk kkkkkk
@____umaymaqlbi__5066
@____umaymaqlbi__5066 Жыл бұрын
Mxd ku qosle war ma wx laku qoslo mau shegay
@nassiriabraham
@nassiriabraham 2 жыл бұрын
Waa maxay IBLIIS IBLIIS ka ma mid baa ? IBLIIS ka caruur ma leeyahay? IBLIIIS ma ciidama buu leeyahay? Ma dhici kartaa IBLIISKA sida inoo lagu soo gudbiyey inuusan ahayn? Su'aalahaan iyo su'aalo badan ayaa jiro haddii aad doonaysid in aad fahantid QURAANKA
Sida Loo Guursado Gabdhaha JInka | Sheekh Maxamed Ismaaciil
14:05
Suldaan Media
Рет қаралды 173 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
Jumping off balcony pulls her tooth! 🫣🦷
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 21 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 35 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
Khatarta Jinka iyo Sixirka || Q.2aad || Sh.Muxammad S.Ismaaciil
59:15
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 73 М.
Suratu baqara aya lagu aqriyey maxa soo baxay 😨 | sh dirir
12:51
Cizu diin MD
Рет қаралды 335 М.
Miyaanad ogayn QISADAN l Sh Maxamed Ismaaciil
40:18
diintakaliya
Рет қаралды 33 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН