MY 🧕 SKIN CARE ROUTINE DAY TO NICHT.SIRTA WAJIGA BUCBUCA RUUMI

  Рет қаралды 40,455

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 72
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
As walalah i dawanyo plz ii Sara subcsrieb.like haiga xasidina Kuso dhawada my channel 👏👏
@sacdiyoabdi916
@sacdiyoabdi916 3 жыл бұрын
Abayo wan kusaray mansha Allah alle haku barakeeyo in lagu Saro wa qasab wayo waxba laga faidaa
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Wax garad bad tahay xabibiti thankes 😘
@moudtoukalehkadija5935
@moudtoukalehkadija5935 2 ай бұрын
Mashallah
@FaraxCawil-v8p
@FaraxCawil-v8p 7 ай бұрын
wllo qaali ani haaro tushtush baan leeyahy wanan yartahy yaraan bay igaga soo bexeene❤️❤️❤️❤️
@leilaahmed.6944
@leilaahmed.6944 Жыл бұрын
MashaAllah tabarakallah wax badhan aa kafaidi Abaayo ilahe dartisa kujeclahay holland barre wakhabna shukran
@adoontiiallah6682
@adoontiiallah6682 3 жыл бұрын
Maasha Allah tabaarakallah shukran walaal qaali
@safiyoahmed5864
@safiyoahmed5864 2 жыл бұрын
Masha allah xabiibti horay usoco ❤️❤️🌹🌹👑
@hananqurux9457
@hananqurux9457 2 жыл бұрын
Quruxey fifty cream ka so hadal waa ku wareray creamkas
@faizaali2327
@faizaali2327 2 жыл бұрын
Masha alaha abaayo hor mar wcn
@Iftiin501
@Iftiin501 3 жыл бұрын
Masha allah wll jazakala khair for sharing
@makoislaw
@makoislaw 3 жыл бұрын
Masha allaah beautiful horumar wacan xabibti
@حسابالدعم-ع2س
@حسابالدعم-ع2س 3 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله حبيبتي 💕💕🌼🌼
@samiyahmuuse1762
@samiyahmuuse1762 3 жыл бұрын
Manshaa Allah tabrka allah
@fadumosamra4127
@fadumosamra4127 3 жыл бұрын
QAALI WAAN KUSALAMAY MAASHALA ALLA 👏👏👏👏👏✋✋❤❤👍
@mohamednur2828
@mohamednur2828 3 жыл бұрын
Maashaa Allah shukran ukhtii
@ARFIHARIRschannel
@ARFIHARIRschannel 3 жыл бұрын
MashaAllah tabarakallaah beautiful horumar wacan xapiptii 👌
@ubaxsobrale9577
@ubaxsobrale9577 3 жыл бұрын
Masha allah tabaraka llaah quruxeey 🥰🥰🥰
@alhudachannel902
@alhudachannel902 3 жыл бұрын
Masha allah wall hore u soco
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 3 жыл бұрын
Masha allah ruumi wale aniga cajis aan la marsan wayay wax walbo wanso gada inaan marsada dhib igu ah howl uunba ku dadaala
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Markad xasuusta ha sugan 👏🥰
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Isla markaas marso xabibti
@nawaalaxmad3252
@nawaalaxmad3252 3 жыл бұрын
@@ruumichannel wa sidaas abaayo shukran
@uniquehooyo
@uniquehooyo 3 жыл бұрын
MashaAllah skin care waad is habeeysay JzkaAllah xabiibti for sharing 👍
@امنانتعبداللهمحمد
@امنانتعبداللهمحمد 3 жыл бұрын
Mash Allah wllo
@hoodoxusseen
@hoodoxusseen Жыл бұрын
Biyaha hakhasarin wlashayi
@mohmaedabdulaahi1868
@mohmaedabdulaahi1868 3 жыл бұрын
Manshaa alaah abaayo
@fadumahaji2231
@fadumahaji2231 3 жыл бұрын
MashaAllah so beautiful
@nasrineabdu7564
@nasrineabdu7564 3 жыл бұрын
Masha Allah
@nasrineabdu7564
@nasrineabdu7564 3 жыл бұрын
Snapka iskula jirna
@safiyosalaam9982
@safiyosalaam9982 3 жыл бұрын
Mashaa Allah walaal
@najmafaysal4522
@najmafaysal4522 3 жыл бұрын
Maanshalaah
@studiocirjiir
@studiocirjiir 3 жыл бұрын
masha alah walal horay usoco
@aminasuudi6280
@aminasuudi6280 3 жыл бұрын
Quruxeey masha allah hadan somalinahay waxa layskuqasaa wa tamerteena
@marwoayaan181
@marwoayaan181 3 жыл бұрын
Mnshaa
@CabdiraxmaanManka
@CabdiraxmaanManka 3 ай бұрын
Cewc
@OpulentMotivate
@OpulentMotivate 3 жыл бұрын
Masha alha tabarikalaah mahad sanid sida aad noodhira galisay qaali.
@MunaKitchen
@MunaKitchen 3 жыл бұрын
mashallah tabrkallah 👍
@fadumomacalin6843
@fadumomacalin6843 2 жыл бұрын
M.a❤❤❤❤
@bisharoaliomar2051
@bisharoaliomar2051 2 жыл бұрын
Asc wllo horta Hal suall iga jahil bixiya qof wlba arko farinteyda wxn idiin wydiinaya horta creamada danbi Miya sidena u kala garta kuwa danbiga ah iyo kuwa kle ani wnku wareeray horta shivanya iyo cream kle wn isticmalay hatana wxn isdhaha arme danbi kaso gara wn iska daye Wx aan isticmalo ma aqno
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Waxii ku Badalaya waa danbi lakin waxii is qurxin lama diidana
@bisharoaliomar2051
@bisharoaliomar2051 2 жыл бұрын
Shivanya iyo super dadka ma badalan Miya wx aan ibadalin ishg aan isku qurxiye
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
@@bisharoaliomar2051 wllo aniga badlad kuma arkin Only nuur bey isiyan shivani kaliya AYAN marsda wax kale kuma qaso
@haawomohamed8591
@haawomohamed8591 Жыл бұрын
Waan Marian jiray lkn joojiyey shavana marka iska daayo madow baa ka qaaday iyo qolof maxa talo abyo
@ayaanxaaji3600
@ayaanxaaji3600 3 жыл бұрын
Msha alh xabibti wa in aan fadhiga kakacnaa
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Sax qaali
@hanajimcaale1919
@hanajimcaale1919 3 жыл бұрын
Finanka maxaaa daweeya
@UmoMohamed
@UmoMohamed 3 жыл бұрын
Bismillah MashAllah MashAllah ❤️
@shamsamaxamuud8114
@shamsamaxamuud8114 3 жыл бұрын
Naa beenta iskada
@deeqoxiirey7421
@deeqoxiirey7421 2 жыл бұрын
Abayo xage Kala soxarirA Wan kubaha nahay
@nabihamohamed5377
@nabihamohamed5377 3 жыл бұрын
Asc abayo manshallah side ku helaa 7 wax oo isku jiro uk aya joga jzkl wlashey
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Dukamada somalida walal screen shot ka qado 😘
@ubahali2010
@ubahali2010 3 жыл бұрын
Ubah Ali
@salmosanyar7032
@salmosanyar7032 3 жыл бұрын
Walashay aan jeclahay nalawadag whathisup kaaga wlo si aanu suaalaha iyo afkaarta anukugulawadagno please nalasowadaag qali
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Walashay quruxeey isnpka igala so Ruun09
@nasroamiin5557
@nasroamiin5557 3 жыл бұрын
Abayo wadankee kunoshahay?
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Nederland abayo
@nmohamed1673
@nmohamed1673 3 жыл бұрын
Abaayo lanbarkaaga
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
@@nmohamed1673 isnap ka igala so hadal ruun09
@UmoMohamed
@UmoMohamed 3 жыл бұрын
Xabbti side ku helaa kremka aad gadi a raba?
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Snapka ruun09 igala so xirira abayo
@UmoMohamed
@UmoMohamed 3 жыл бұрын
@@ruumichannel xabbti sosialmeida ma is ticmaalo aan ka ahayn WhatsApp bas.
@zemzemibrahim4620
@zemzemibrahim4620 3 жыл бұрын
Abaayo qasilka iyo alaabta isku jirjirta iyo crramka aa adiga gadaysid see ku heli karaa
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
My isnpka igala so hadal wllo
@noloshuwaasamiriyodulqaad5052
@noloshuwaasamiriyodulqaad5052 3 жыл бұрын
Masha allah abaayo waad noo faaideesa marwalbo jazaakallahu qeyr qaali❤❤❤
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Waiyaaakii xabibiti
@faliseibrahim2721
@faliseibrahim2721 3 жыл бұрын
mansha Allah 😘 😘 😘 😘 😘 😘 😘 😘
@zakiasiman6508
@zakiasiman6508 3 жыл бұрын
Abyo faiza wax makudari kara
@ruumichannel
@ruumichannel 3 жыл бұрын
Ma ficana inad ku darto
@CabdiraxmaanManka
@CabdiraxmaanManka 3 ай бұрын
😂❤❤😂😂
@abdiahmed1885
@abdiahmed1885 3 жыл бұрын
Asc ruumi tim huda salaan sare
@marwoayaan181
@marwoayaan181 3 жыл бұрын
Asc wllo aniga wllo wuu idhigroorayaa wllo.qli
WAJIGA IYO JIRKA WAXA KU Nadiifiyo ILA ARK 😍 ( skin care )
19:50
morning skincare routine || maxaa ku dhaqda wajiga suwaxdi
24:23
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 11 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 122 МЛН
SKIN CARE IYO WAJIGA SALIDA WAXA U FCN .
18:13
Hamda Home Decor
Рет қаралды 25 М.
GURIGEYGA# DHAR#IYO IS DHAXYAL  BAN U NACAY TALDAN QADO
11:27
Ruumi Channel
Рет қаралды 15 М.
DAILY ROUTINE SOMALI MOM #my_rajo
21:42
MY RAJO
Рет қаралды 44 М.
Jadwalka guriga iska sax
8:33
MY RAJO
Рет қаралды 143 М.
Dumarow inta sidan u fakaresan Mel ma garesan Yabka Adunka
17:07
Ruumi Channel
Рет қаралды 9 М.
Maxa I Shaqeyay Aniga Dhaqalaha Qeyb Muhiim Ah
16:27
Ruumi Channel
Рет қаралды 18 М.
MANTA WAA INIGU NAFISA STORY
13:38
Ruumi Channel
Рет қаралды 11 М.
EID MUBARAK IYO CASUMAD ISKU DHACEYSE #my_rajo
12:54
MY RAJO
Рет қаралды 28 М.
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 11 МЛН