JOWHARAD- Ali kaban. New song

  Рет қаралды 262,037

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Original Lyrics JOWHARAD
jeexaygii midigeey
jamaal qurux wanaageey
jaleecadaan ku eegaa
jacayl igu abuurtoo
kaa joogi waayoo
jeegaan sideedii
wadnahaygaad jaratoo
qalbigaad dul joogtaa
Jowharadii aduunkaay
dhankaad iga jirta baa
ii jiidataayoo
jeedaaliyaa
_o0o_
Joogiyo muuq dheer
jaliil hibo ku siiyoo
Jiidhkaaga dahabka ah
Jaahaaga nuurka leh
Naftaydaa ku jamatoo
Sidaan kuugu jeel qabo
Jirkaa i dubaaxshoo
Kaa jiifi waayee
Jowharaddii aduunkaay
Dhankaad iga jirtaa baa
ii jiidataayoo
jeedaaliyaa wey
Jeedaaliyaa
...........................
Lyics by Ayaanle
Music and laxan Ali kaban
Madaale Studio 2009

Пікірлер: 54
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 2 жыл бұрын
2019 laga sobilabo Ilaa hada oo ah 2022 ayan dhegeysanaya adban uga helay 😍😍❤️❤️
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 15 жыл бұрын
To ALIKOM....Sax, waa nimca dareen qofka meesha fadhiya. heestana iyadaa lagu sagootinayaa....Saas ayaa loogu badiye sxiib.. nin nin u heesayana ma quruxbadana heestuna waxay ku socota gabar. abwaan Ayaanlena meeshiisii baa la dhigay oo gabagabada ah...sidaa ula soco salaama Madaale
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
Gacantii Waxaan soo xasuustay DAAUUD CALI MASXAF iyo XASAN GAREET Ragii Kabanka macalimiinta ku ahaa
@mhdinero
@mhdinero 15 жыл бұрын
Ali Kaban caleeyk caleeyk. waxaad lehaday gacan macaan xaga tumista gitaarka. Heestaan waa hees taabanaysa qalbiga qofkii dhagaysta. Fadlan Cali halkaas kasii wad fanka waana ku mahadsantahay.
@susaafricansun9143
@susaafricansun9143 11 жыл бұрын
this song makes me wanna pack my things and move too my country and live on love and laughter...wow
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 4 жыл бұрын
kabanka ama cuudka ayaan ahayn mid jabaq wacan soo gudbinaya
@parkuorkuopio
@parkuorkuopio 15 жыл бұрын
heesta caadi ma ahan walahi waa ay igu socotay go Ali kaban drmadaale thanks bro hees aan caadi aheyd waaya mirqaanka ka bax sii daa bahasha wwoowowoo
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
I love this song , waxa wada dhagaysanyna khadra saleban mohamud, alle haku sharfo ❤️
@suurisuuri3739
@suurisuuri3739 4 жыл бұрын
The first day oo aan dhagaysto heestan mcn waxana nogu tuuray macalinka suuganta abdirahman mahamed hassan 😍 farxad igu nolow long life 😍
@Ayub_Hassan
@Ayub_Hassan Жыл бұрын
Jawi macaan Ya ALI KABAN xasuus haben axad ah iyo gaafkii islaanta garanayaa garanaya 😂 Aduun tarikhdu waa 10/09/2023 1:13 PM
@sanbuqoboy
@sanbuqoboy 15 жыл бұрын
Ala ala ala ali baba runtii waa fanaan jira haba ahaade dambay ka soo baxay.
@msssuured6354
@msssuured6354 4 жыл бұрын
11 sano kasoo wareegateeh manooshahay huuno🤔
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 14 жыл бұрын
@xaawoluck09 ...Thank you walaal and thanks to all kaban lovers who watch my channel.
@icetay521
@icetay521 4 жыл бұрын
Wiilkan Cali kaban waa codmacaanyahay
@hassanallaalechannel155
@hassanallaalechannel155 6 жыл бұрын
naftaydaaa ku jamatooo thanks nice song wllhi wa kaban macaaan
@ayanwardhere9673
@ayanwardhere9673 2 жыл бұрын
Wonderful and sympathic lyrics that reveal one's love for a woman. Great gitar (oud) marvelous and cali kaban is one of a kind his born with talent.
@petermateer
@petermateer 15 жыл бұрын
Great sound as usual...guess I'd appreciate an English translation but the feel of the song still comes across well so it is not essential to enjoy it. Thanks.
@saqajaanwaalen700
@saqajaanwaalen700 11 жыл бұрын
the man got the kind of talent that comes along once every blue moon. I hope u stick around for a long time brother.
@somaliarchive790
@somaliarchive790 4 жыл бұрын
05.02.2020 yaa ila dawanaa
@dalla112
@dalla112 15 жыл бұрын
Wow waa hees Aad Umac Go A.kaban Aniga ma Marqaansan mase Nimco dareem waye qoftas shidan Koley>>aniga kaban ma jecli lakiin heestan wa qtar
@cirjeex6412
@cirjeex6412 4 жыл бұрын
War qoladan xagay ka baxeen? Wajiya xun baa fankii afduubtay oo na wareeriyay
@dawarig
@dawarig 15 жыл бұрын
mrMADAALE waad ku mahadsantahay heestan macaan, ma heysa heeso kale oo Ali kabaan qadaay. Ali Kabaan waa fanaan dhab ah, waa hees murtii leh. If you have more songs from Ali Kabaan upload walaal mahadsaniid.
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 4 жыл бұрын
Jowharadiiiii adunkay, Dhanka
@maxamdbashiir8903
@maxamdbashiir8903 5 жыл бұрын
Axsan yaa fanaan waa hees shidan
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 жыл бұрын
Waw I love this song ya salam he has natural voice masha Allah
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 14 жыл бұрын
@MrAbjad ..You looking at him... Ali Kaban..this is a new song and it was the first time it was recorded. Laxan, Music iyo Cod by CALI KABAN Ereyada : Ayaanle
@rashidnaleye2002
@rashidnaleye2002 4 жыл бұрын
Sagaley Ayaa I Martey Sxb
@GamiNasir
@GamiNasir 4 жыл бұрын
2020 With love
@bisadaayehassan3416
@bisadaayehassan3416 11 жыл бұрын
woooow waxaa saaaa heesa
@derekdonnelly3247
@derekdonnelly3247 2 жыл бұрын
I love this guy ❤
@johoamina79
@johoamina79 2 жыл бұрын
This is my name johorad
@qasaaye23
@qasaaye23 15 жыл бұрын
Great music, voice and song ,,,,,,,,,thanks
@drGacayte
@drGacayte 15 жыл бұрын
yaa salaam, this song is off the chains, nice work
@Cadeey87
@Cadeey87 15 жыл бұрын
Wow nice I love it, thnks for postin it.
@somaliqueen10
@somaliqueen10 12 жыл бұрын
woooow war ar man cali kaban iska ag fariista waa jeclahay heesahiisee lkn waan la iga yeeleyn kkkkk thanks @mrMADAALE
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 5 жыл бұрын
Hi
@ahmedxusen6714
@ahmedxusen6714 2 жыл бұрын
axmad xusen
@mustafmohamedhashi
@mustafmohamedhashi 10 жыл бұрын
axsan hees iyo kaban iswata
@ogadenqueen
@ogadenqueen 14 жыл бұрын
Love this song.....
@hassanallaalechannel155
@hassanallaalechannel155 6 жыл бұрын
jawaharadii duunidaay dhankaad iga jirtaan jeedaaliyaayooo
@iluvxamar
@iluvxamar 15 жыл бұрын
qaadka mesha kala kaca waqti idinla qeybsadee wax lagu faano mahan!! btw nyc song!
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 2 жыл бұрын
Waar ragani hadeer xagee ka dhaceen sxbayaal
@dhagax
@dhagax 15 жыл бұрын
Caadi ma aha ninkaan!
@makoahmed7381
@makoahmed7381 2 жыл бұрын
i think nimco dareen was in there
@xayaatunafsi
@xayaatunafsi 13 жыл бұрын
innaba caadi maaha
@grandchamp3
@grandchamp3 12 жыл бұрын
YEAH FRESH WAS BORNED BUT 2 ME IS KING I KNOW HIMKING
@Muzamil701
@Muzamil701 2 жыл бұрын
War ayaanle wan garanaayaa Sidee ku la xiriiraa
@naruro7594
@naruro7594 Жыл бұрын
Lk
@GouledXD
@GouledXD 12 жыл бұрын
Wow this guy looks quite a bit like an older me.
@khadraabdullahi4688
@khadraabdullahi4688 10 жыл бұрын
u wil never get
@libanfarah5892
@libanfarah5892 8 жыл бұрын
he will get
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
Good thanks
@ahmedisse629
@ahmedisse629 12 жыл бұрын
im gonna buy my own kaban really i like to have kaban bitch lol
Boholyow New Song Ali Kaban
7:16
Madaale Productions
Рет қаралды 266 М.
Somali Lyrics - Song - Jaalaleey - By Cabdi Diini
6:06
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 1,3 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 14 МЛН
SHARAF - Abdi Gacan  at his best  (HD)
5:43
Madaale Productions
Рет қаралды 98 М.
QAACI.flv . AAD U MACAAN  GEESGUUD australia malbon
14:53
shiino1000
Рет қаралды 381 М.
Qaaci | Hees | dhidigaba aduun baa BY : Shamsan Farah
8:22
Shamsan Farah
Рет қаралды 36 М.
Hani
9:24
Eid Jama Batalaale - Topic
Рет қаралды 26 М.
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 221 М.
Mays heli Karraa
10:16
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 48 М.
Jihaad - Abdi Gacan  ( love song ) new
6:05
Madaale Productions
Рет қаралды 134 М.
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН