QAACI.flv . AAD U MACAAN GEESGUUD australia malbon

  Рет қаралды 378,889

shiino1000

shiino1000

13 жыл бұрын

QAACI.flv AAD U MACAAN GEESGUUD australia malbon

Пікірлер: 117
@filfilstudioproduction
@filfilstudioproduction 4 жыл бұрын
WAAAW WAA FANAANIIN AAD U CODMACAAN DHAN WALBABA KA DHISAN
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 2 жыл бұрын
Subxanka waar wiilka uhoreya inba cadi maha Aun maxmed nuur giriig kagba codmacn xqiiq woow👏👏👏👏👏
@kb7152
@kb7152 5 жыл бұрын
From Ethiopia here and I just 💘 Maryan Mursal so much especially with her song lai lai
@puntlandforce6504
@puntlandforce6504 5 жыл бұрын
K B fuck Ethiopia enemy
@mohamedabdimohamud6676
@mohamedabdimohamud6676 5 жыл бұрын
welcome bro
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 6 жыл бұрын
Wlhi qaacigan kama daalo mar walbo waan daawadaaa best waaye aqyaar cool ah waaye awoowe carab abdihakin saciid na kabanka ayow ka hadalsinayaaa mama maryan viva
@anzalmohamoud3820
@anzalmohamoud3820 6 жыл бұрын
Ex Jamaahiir baa meesha iga muuqda mama maryan mursal abdixakiin raaxeeye noolaada yaakheey. Axyaa qaaci. Reexeeye barteedii baa dhigtay heestii ahmed gacayte...... inaan wali ku jecelahay waydii dadkaba qaar
@ahmedaliwaqooyi8602
@ahmedaliwaqooyi8602 6 жыл бұрын
Wlhi wiilkaan maxamed nuur gariig kama dhaco Maryan hooyo qliya
@raiizabdalla8832
@raiizabdalla8832 5 жыл бұрын
Heesta koobad io maryan hesteda ahzan wllh💔😍😍
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Masha Allah, yarka cuudka tumayaa waa xariif.
@ahmedhussein660
@ahmedhussein660 4 жыл бұрын
Inan ka u horreeya heestii Maxamed Nuur Giriig halkeedii ayuu dhigay. Cod aad u macaan ayuu leeyay
@apdulahijama6
@apdulahijama6 2 жыл бұрын
Qaacigan ilaa 2016 Waan Dawanayay aad ayuu umaan yahay. alle khaatumada khayr ha noogu Khatimo.
@asiaali1869
@asiaali1869 6 жыл бұрын
hesta ugu horesa ninka qadya axsan cod runti🔥❤🎤👌💯
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 жыл бұрын
Anba waan kahelay yaa inoo soogooyo qeybta
@hamdaomer8153
@hamdaomer8153 7 жыл бұрын
abdihakima raxeeya wllkaya mcn alle ha ku xifdiyo
@shuabawil6122
@shuabawil6122 6 жыл бұрын
Hamda Omer Abdihakim raxeye fanankeni reer Australia 🇦🇺 Perth sanadaha mu imane ma moulpourne unba habenki 2013 sep Perth wu shiday I can't forget
@kalthumshaur1070
@kalthumshaur1070 4 жыл бұрын
Hamda Omer cxakiin waa inaderkeey war xage ku danbaysay lol
@abyaninanuur8253
@abyaninanuur8253 5 жыл бұрын
walaalyalo ninkaaan carab igu xiriiriye hadii uu noolyahay waba ku heestaa hh
@hanadabdi1932
@hanadabdi1932 5 жыл бұрын
Waykan wlo
@saadmustafaosman2442
@saadmustafaosman2442 8 жыл бұрын
Hhhhhhhh midba caadi u mirqaan tay shib ba ka so hadhay
@nimcomohammedjimale8531
@nimcomohammedjimale8531 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@jablibaax
@jablibaax 6 жыл бұрын
Inaan wali 💖💖 waydii dAdkaba qaarr
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 2 жыл бұрын
Wow nice love it!!! ❤🔥❤🔥😍
@ridwaaniid9397
@ridwaaniid9397 4 жыл бұрын
Maryan mursal maansha Allah maamo
@malaak1
@malaak1 13 жыл бұрын
sweet qaaci.well don to all the Artist
@khalaffaarax2909
@khalaffaarax2909 11 жыл бұрын
MAASHA ALAAH XAFLADU CAADI MAAHA LOOMA KALA HARINE. MAXAMED CARAB ISNA WAA FANAAN AAN CAADI AHAYNE, MAXAMED CARAB CAADI MAAHA , AWOOWE SXB ALA YAA CISAK ADNA. WAA ABDULAHI YARE WAA GARAN KADHAYE..
@Farrah23
@Farrah23 4 жыл бұрын
Who is this guy? His he still around? Very cute.
@Farrah23
@Farrah23 4 жыл бұрын
@@Ali01007 his looking for a second wife?
@khalidnaagtisa6619
@khalidnaagtisa6619 4 жыл бұрын
Garacyahow maa qanis baa tahay
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
barisamaad wuu badnaa Xasuus bay galeen fanaaninta qaliga
@somalihood5666
@somalihood5666 4 жыл бұрын
Wwww 2020 dawanayaa🥰🥰🥰
@salmaankaka3519
@salmaankaka3519 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk oo kaaley maryan wali ma ku guraysaa bismillahi oo miyaan gowsuhu ku daalin
@fatihfatooh1021
@fatihfatooh1021 8 жыл бұрын
Inaan weli ku jecelahay, waydii dadkaba qaar 5:52.
@rioafrica4883
@rioafrica4883 4 жыл бұрын
Viva walahi 2019
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 3 жыл бұрын
Cajiib ❤️
@sheegoow1211
@sheegoow1211 13 жыл бұрын
shiino1000 pls walaal gabadhan kaa codsatay in aad ka saarto maad u tix galisid codsigeeda maadama eey guursatay waana aan garanaya gabadha waa gabar wadaad ah mahadsanid
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 4 жыл бұрын
sturelia qaad maa yaallo heeee😀😀😀😀😀
@Somalioz2020
@Somalioz2020 12 жыл бұрын
plz respond the gilrz pledge...atleast re-edit da video n bring back
@amirsheikh691
@amirsheikh691 3 жыл бұрын
Yaa dhagaysan hayo 2020
@abdikadirahmed8083
@abdikadirahmed8083 8 жыл бұрын
alla yaa cizak, brotherkeygi carab
@hajjizeykol98
@hajjizeykol98 5 жыл бұрын
waaa gooorma........official year
@nontoxicwaste925
@nontoxicwaste925 5 жыл бұрын
2003
@jablibaax
@jablibaax 7 жыл бұрын
erayada?
@abdidoordie
@abdidoordie 13 жыл бұрын
@abdidoordie heyy if u havent see this yet or have seen it can u please take this video out i beg you please and can u reply as soon as possible :)
@abdidoordie
@abdidoordie 13 жыл бұрын
can u please remove the QAACI.flv video because there is some one in that video that wasn't expecting to be in the video and she is not comfortable by being on youtube hadaad somalian tahay iga saar waxaan ahay wadad hada xaas ah inuu illahey kuu naxariisto thank u
@majoramiin8112
@majoramiin8112 4 жыл бұрын
Hada ka toobad kentey cadi waye iska raxeyso sxb
@MohamedAAbdi-gg2rg
@MohamedAAbdi-gg2rg 4 жыл бұрын
😁
@gamasb8222
@gamasb8222 3 жыл бұрын
Waa runtaa in laga saaro weeye hadaadan raali ka aahayn. In la is ixtiraamo weeyaan
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Meeshaan Austrelia weeye 1995
@abdullsaniblack1758
@abdullsaniblack1758 4 жыл бұрын
Wow
@ahmedaliwaqooyi6053
@ahmedaliwaqooyi6053 5 жыл бұрын
Ragaan Rag tagay weeye wlhi
@cadeeywadamahad3717
@cadeeywadamahad3717 10 жыл бұрын
Inaba caadi matihid ina ali gaas♥♥ ii noolow my brother my life my world my bestfriend my eveything!!! Love you bro★★★★★★★★★★
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 4 ай бұрын
Aamiin 😄
@dekowshafi9783
@dekowshafi9783 3 жыл бұрын
Yaa salaam tani waa dhiig miirad
@fadumojama22
@fadumojama22 3 жыл бұрын
🌹🌹😍
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 жыл бұрын
Heesta hore magaceeda ama midhaheeda plz. Wlhi caadi maaha waa hees aad u macaaaaan
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 4 жыл бұрын
''Boodhari sidiisii''
@ahmedabdikarim8220
@ahmedabdikarim8220 4 жыл бұрын
Boodhari waxaa horey uqaaday M.nuur giriig ahu
@timmirolove1920
@timmirolove1920 8 жыл бұрын
can someone connect me with #CARAB...walalo he has a nice SWAG..I really like to know him@canada
@hamseganey4383
@hamseganey4383 8 жыл бұрын
+Timmiro Love walalo´´ ma eray Af ingiriiska kamid ah ba?
@wassupshidan9857
@wassupshidan9857 8 жыл бұрын
aniga isoo mar anaa kuu garanayee
@fatihfatooh1021
@fatihfatooh1021 8 жыл бұрын
Wllo, you can contact him here +61411282790.
@calawis140
@calawis140 6 жыл бұрын
just saw your comment let me know if u r still up for it
@fowsiyaqurux2748
@fowsiyaqurux2748 5 жыл бұрын
Lol
@hodansaalah973
@hodansaalah973 4 жыл бұрын
Hhh naagtu sidey inanka u eegeyso ka yapey
@enna097msp7
@enna097msp7 8 жыл бұрын
Xabadkaan caadi maha WAN KU heesata
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
Good boy
@malaak1
@malaak1 13 жыл бұрын
niceeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
@malaak1
@malaak1 12 жыл бұрын
tuneeeeeeeeeeeeeee
@maxamedcabdiraxmaan547
@maxamedcabdiraxmaan547 2 жыл бұрын
2022/6/17 habeen jimca ah daawanayaa
@murtichannel2343
@murtichannel2343 6 жыл бұрын
Weeh weeh waa kuwaa heeso
@ilovesomaligirls
@ilovesomaligirls 11 жыл бұрын
Kaftanba ha igga ahaatee, yarta qurruxleyda ee gaddal fadhida ma caqaart baa si degdega kuggu baxsatay mise heesta boog damaqday (oo xasuusbay gashay)? kkkkk
@Tiicey
@Tiicey 4 жыл бұрын
Inaba Caadi ma ahan meshii la rabey ayuu dhigey
@mohamuudabdulahi113
@mohamuudabdulahi113 4 жыл бұрын
Oh my xasuusa
@teamshaativlogs
@teamshaativlogs 6 жыл бұрын
Melbourne legends
@fadumojama22
@fadumojama22 Жыл бұрын
Manta wa Tuesday December 6-2022❤
@lebronjames3368
@lebronjames3368 3 жыл бұрын
ijaabo ayaan arkaa
@fatihfatooh1021
@fatihfatooh1021 8 жыл бұрын
Golo loo dhanyahay. kullan heer sarre ah iyo dad sar sarre. salaan baa idiin sidaaa.
@nimcoluky4657
@nimcoluky4657 5 жыл бұрын
Sidoo kale inagana salaan sare
@aziztualhubiderie730
@aziztualhubiderie730 5 жыл бұрын
Yarka heests hore qadayaa quruxlow weye
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 5 ай бұрын
hadana mid miskiina weeyaan ma aragtey byo
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 4 жыл бұрын
Xishooda oo fanka ciyaarta ka daaya caruureey
@zarazara665
@zarazara665 6 жыл бұрын
Heesta ugo horeysa magaceed pls?
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
queeni jay boodbari sidiisii, waxa lahaa Allah ha u NAXARIISTEE maxamed nuur giriig
@calawis140
@calawis140 6 жыл бұрын
queeni jay been been
@laylamohamud6594
@laylamohamud6594 8 жыл бұрын
Amal miyaa cida rabta in lagasaaro Video ga😡
@h.m.cchanel3230
@h.m.cchanel3230 5 жыл бұрын
Weee maryan mursal
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn Жыл бұрын
Bir dab ladhex galiya biyaa ka adag aba dhulax wenaday malaxdisa mudac dab lagaliyay
@ismadhibeabdiholland7287
@ismadhibeabdiholland7287 9 жыл бұрын
Hhhhhh
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 жыл бұрын
2:heestaas isheega iga dambeyow wiilkaasoo qaadayo
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 жыл бұрын
Shiine carab qeybtu qaadayo meel igu sheeg
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 жыл бұрын
Kan qaadaya Heesta Maxamed Nuur Giriig AUN wuu kufsaday Heesta lkn Kan waadaya Heesta Gacayte AUN Halkeeda ayuu dhigay
@liiahmed5085
@liiahmed5085 5 жыл бұрын
G
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 4 жыл бұрын
Cajiib yarka ugu horeeya ee shaadhka buluuga ah TOP WEEYE FANAAN BUU UQALMAA habka uu teenbada ularaacayo iyo music baa cajiiba HEESTII AUN MAXAMED NUUR GIRIIG boodhari sidisii.!!! Codkiisuna waa TOP dhawr jeer baan ku ceshay wuu isku yareeyey inuu dhamaystiray ahayd beydadka oo dhan, fanaankaba waa kaga cod fiicnaday.!! Cajiib cod , degenaan, dadkii oo dhan buu ruxay, xitaa ninkaa maryan midigta ka xiga aad buu umurqamay.!!! Bal isbarbar dhig heesta hore maxmed nuur giriig iyo inankan suu uqaaday, barteedu dhigay.!!!
@Somalioz2020
@Somalioz2020 12 жыл бұрын
Maryan ilaahaygii mudug kaa keenay u mahad naq...meel loo xiiso meeshaasi ka dheere
@eidleone4330
@eidleone4330 4 жыл бұрын
Xxxx yaa fanan abdinasir fanan sare hore u soco
@Latara297
@Latara297 6 жыл бұрын
WaaaaaaaAAAAAAAAAAW BALADKII AAAN KU DHASHAY
@suweydomohamedali7804
@suweydomohamedali7804 4 жыл бұрын
Heesta ugu horeysa wiilka kaqadaya manolyahay
@babariham2303
@babariham2303 4 жыл бұрын
Haaa we adiga manoshahay abayoo?
@babariham2303
@babariham2303 4 жыл бұрын
Haaa adnaa manoshahy abayooo???
@nevertolate288
@nevertolate288 7 жыл бұрын
bashaal time
@maymuungeelle5723
@maymuungeelle5723 6 жыл бұрын
Ayub M muse b
@suweydomohamedali7804
@suweydomohamedali7804 4 жыл бұрын
Fananka heesta uguhoreysa qadaya magaciis
@farxiyosimanfarxiyosiman882
@farxiyosimanfarxiyosiman882 2 жыл бұрын
Carab
@salwa0031
@salwa0031 12 жыл бұрын
lmfao well well she chill with them and now claiming 2be housewife and reforme wadada? hey halimo atleast u had fun so tell whoever married u to get with it! if not then come up with ur own counterpar qaaci video since u gaine some status in this video which the legend maryan is in it, used 2 ur own advantage instead of complaining! cmon u knew there was a cam n bount2youtube!news flash unless u where on heavy chew chew.cheers
@sabrin__lenabasta4229
@sabrin__lenabasta4229 7 жыл бұрын
Waaaaw
@farahduulduul4734
@farahduulduul4734 3 жыл бұрын
Woof Calayk " Bar wadnaha kutaalo igu baahdey weeye, boondhari sidisi barashada jacaylkana iyada igu beedhey "
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Balwada dadku mawada cuno yase ubadan muslimka kuwa wax baran iyo kuwa wax bartay cailo loshido shiisho yaubadan uijarta hoteelo aba qadamo logugeyo guryahoda qad maxa unaqana adukana muxu uyaqana qad
@abdurahmanaliyusuf7232
@abdurahmanaliyusuf7232 9 жыл бұрын
magacaaga kama jarin wadnaha jirkeega.innaba caadi ma aha
@ceynabocadowceynabo9736
@ceynabocadowceynabo9736 6 жыл бұрын
Abdurahman Ali Yus
@aidarusaidarus9234
@aidarusaidarus9234 6 жыл бұрын
Waryaa subcribe badan sxb mahaysatid maad gabadhan ka codsatay maad ka,saartid sxb habluhu waa sharafteeni walaasha uun kasoo qaad anigu ma aqaani lakin commentiga ayaan ka arkay mise Video waa qadimi weyan gabdhu inay noshahay ama adigu laftigagu inaad rawaxday garan maynee danbigisa iska saar
@user-ln3si5xy2w
@user-ln3si5xy2w 3 жыл бұрын
حبيبي اترك الغناء واهرب من هل اوساط واتلو القران ب هل صوت. انا كمان تركت كل الفحش وصرت نظيفه وبعرف ليش كنت تتضايق مني. بدك ياني صير امراءه وناضجه واتعلم الطبخ . واستقبلك ب العود والعنبر. وغزلنا يكون ربنا هو الوحيد يراقبنا. ونبعد عن كل الفضوليين. وخبرك كل شي واتخبى ب صدرك . واتفنن ب اثارتك.
QAACI-P4.avi Soo Dhaweyntii Maryan Mursal australia malbon
15:12
shiino1000
Рет қаралды 165 М.
Hees Xasan Wado sida dayaxa nuurka
4:31
Sahan 24
Рет қаралды 1 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
Каха и суп
00:39
К-Media
Рет қаралды 6 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 31 МЛН
SOO DHAWEYNTII FARTUUN CUMAR GG
22:38
shiino1000
Рет қаралды 16 М.
Anigoo Ku Raba  - Abdi Xakiin Xaashi  Raaxeeye NEW SONG
5:30
Madaale Productions
Рет қаралды 357 М.
GARTA  by Badacas ft Sallax
4:59
Madaale Productions
Рет қаралды 612 М.
HEESO QARAAMI XUL AH AAD U MACAAN BEST GEESGUUD
43:41
shiino1000
Рет қаралды 250 М.
shrf-QACI.vob GEESGUUD MEDIA
42:09
shiino1000
Рет қаралды 88 М.
maxamed kabanle cimrigiiba jaceel Qaaci FILFIL
6:51
filfil studio production
Рет қаралды 324 М.
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "GARANMAAYO WAXAY I GUBEE"
12:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 261 М.
Haku Daalin Jeedaal (Qaacis - Melbourne, Australia)
7:43
Bartamaha
Рет қаралды 479 М.
Badacas - Kii Noo Hagaagee Noqo loo Hanweynyahay
5:01
liban farah
Рет қаралды 430 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 178 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 609 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 610 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 472 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,4 МЛН