Wahaabi iyo bidco maxay diinta ilaahay iyo micnaha ay xambaar san tahay ka og yihiin midna.
@mohamedabdi28503 ай бұрын
Suufiyo maxishoodayaal Nin Allaha iyo rasuulkiisa ka xishoon waayay yey dhawrayaan waa maya
@HASSANSUHUFI3 ай бұрын
Ninka gaaleysiiyo asagaa gaal ah
@mohamudmuhumed29533 ай бұрын
xabiyalahu wanicmal wakil
@faaidyusuf16952 ай бұрын
Ceeb kana xishoodaan waqood suufi cabdiyowe Cibaadada rabigay bay dheheen caadi wee yaane Makhluuqay cataw tuygayeen caawo layle
@husseindjama65723 ай бұрын
Suufiyada somaliya ka jirtaa waa shayaadiin baniaadmiga u eg. Diintana cadaw ku ah.
@moha.abdi71263 ай бұрын
Sh cabdikariim xassan xoosh sunta suufiyada.. Suufiya sanad sheegeysa meel laguso heli maayo xitaa axaadiithta been abuurka lagama karo
@Yasin-s8i3 ай бұрын
Suufiyadu here waxay gaareen heer ay ilaahnimo sheegtaan, marna ay ilaahay, rasuulka iyo saalixiintaba ku been abuurtaan. Sheekh maxed cabdiwahaabna culumadaas saalixiinta ah buu Ka mid yahay. Marka beentii hore uun bay mid kale kusii dareen.
@zola24873 ай бұрын
Nin rag wuxuu iskaga dhiciyo wayey ayaa ceytamo ee la imaado cilmi iyo diin hadii kale qubuurihiina iska caabuda inta seeftu idin la tageyso
@AliSicid3 ай бұрын
Shiico shico shiico beenbadan
@CusmaanCabdulahi-rn7wg3 ай бұрын
Subxaanalaah Dadkaan way ciilan yihiin walaahi saan haka dhimanina Qofdhintay inaad Aflagaadeysaan taasi Alle ayaa idinku jaraa
@AliSicid3 ай бұрын
Ilaahay kaliya baryaad been usamaysateen
@adancabaas85843 ай бұрын
حسبناالله ونعم الوكيل
@gureey31853 ай бұрын
Beenta iska dhaafa maxamad bin c/wahaab waa sheekh