KAAF IYO KALA DHEERI PART 20 FULL HD 2019

  Рет қаралды 1,128,380

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Пікірлер: 2 300
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Caawa Waa Cabsi Cabsi Sheekada Kaligaa Ha Daawanin Waxyaalo Badan Aydaan Fileynin Baad Ku Arki Doontiin ilhaan Ciyaar Waa Galin Dambe Qof Walbood Aamintid Wuu Ku Qiyaanaa Laakiin Ha Niyad Jabin Waad Guuleysan Doontaa .Hal Mid Aan idiin Xusuusiyo Asxaabeey Balanteena Waxey Aheyd ilaa Xalqo 20 inaan idiin Wadno Kadib 2 Week Nasasho Galno Sidaa Darteed Caawa Aad Baan idinkugu Dheereynay Xalqadan.Marka Asxaabeey Waa inoo Bisha Dambe Jimcaha Dambe Ma Jiro. 6/9/2019 AYAA INOO BALAN AH Thanks Abaaaaaaal Weyn Ayaan idinkaga Hayaa Daawashadiina iyo Taageeradiina Wan idin Jeclahay La aantiin Abaaaar Noolaada Walaalaheey
@mariammumin6585
@mariammumin6585 5 жыл бұрын
Sido kale wll abukar waa ku jecelnahay mhdsnd in bdn aado weyn ayaa uga helay ruwayadaan runtii nin maskax Bbn ayaa tahay alle haku daayo maskaxdada one love
@amuunaddow5423
@amuunaddow5423 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢 waa hadsantihiin aad aad waliba
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 жыл бұрын
Iyaaaaa saas mxa waaye hee 2 weeks dhan wey badantahay abukarow but good job wll qaali
@zamiiragarad6729
@zamiiragarad6729 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 2 week dhanaa illahay hanabad ha iskugu keen celiyo Abukar Mahdi 😍😍
@mushtaaqaragsanmushtaaqara6920
@mushtaaqaragsanmushtaaqara6920 5 жыл бұрын
Abaal adaa nagu leh o wakhti iyo maal nagaliyey Abuukar Mahdi Alle raali haka noqdo wllo🙏🙏🙏
@indhozalma4347
@indhozalma4347 5 жыл бұрын
WalaalayaaaL Wxn ahy hooyo dareemeysa Xanuunkii Foosha Ee iso duceeya pls ala ducadiina ha ii aqbalee
@suadabdi8009
@suadabdi8009 5 жыл бұрын
Indho Zalma Ilaahy ha kuu fududeeyo Shrfy Danbi dhaafna ha kaga dhigo xanuunks😭😭😭😥
@mahadhersi9918
@mahadhersi9918 5 жыл бұрын
Indho Zalma mashaalaah qaaliyeey ilaah hakufududeeyo inshaalaah qaali
@amaani300
@amaani300 5 жыл бұрын
Alle haku fududeyo afar indhod o nabad eh alle ha kaa dhigo
@aliimohamed2777
@aliimohamed2777 5 жыл бұрын
Alle haku fududeeyo abyo
@umucisudiin1315
@umucisudiin1315 5 жыл бұрын
ala hakuu fududeyo olad salixna ala haku siyo o cafimad qaba
@simancabdulaahiomar1918
@simancabdulaahiomar1918 5 жыл бұрын
Remeo iyo nasteexo caawa godkooda ayaa biyo ugu sogalen wlhi ilhaan guul wacan xapipti inta ilhaan taageerto leikta isaara plz 👈👈👈👈😍😍😍😍
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Xbbti aadbaa u jacelay guusheeda
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Siman Cabdulaahi Omar ASC wll subscribe isar
@simancabdulaahiomar1918
@simancabdulaahiomar1918 5 жыл бұрын
@@fardowsaIsmail haye abyo
@kingkhadaroffice6392
@kingkhadaroffice6392 5 жыл бұрын
@@nimcoayaan3629 ofdjdejhdl
@kingkhadaroffice6392
@kingkhadaroffice6392 5 жыл бұрын
@@fardowsaIsmail g
@kassimabdimohame4381
@kassimabdimohame4381 5 жыл бұрын
🥺 dadkan waxa layaba dhayan inta nabiga jecl like isaaar🙄 inta quranka jecel like isaar o micnaha hadan like kusarin ma jecli cml miya🤷‍♂️🤔 Dinta ciyarta kadaya😊🙏🏾
@barwaqoyusef7376
@barwaqoyusef7376 5 жыл бұрын
Walaahay waa runtaa 👌waa Wali caafiya like ta ayay khalad kafahmeen
@ekdilekky3088
@ekdilekky3088 5 жыл бұрын
Like ee wax walba u sameenayan was dad attention raadis ah... noloshe ka dhaceen
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
Nebiga iyo quraanka maxaa laydinka siiyaa
@Mudan-
@Mudan- 5 жыл бұрын
Commenti akhriis waaxa unacay waaxas wayee daadkii ruwayadaa udhiigay xataa maa dhaahayaan waad mahaad santiihiin
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Kassim abdi like waad u qalanta kula mid ayan ahay wlhi waan kaso hor jeeda dadka midh like ma siiyo ma siin doono
@mahadmohamed2516
@mahadmohamed2516 5 жыл бұрын
Hadey muslinnimada ey kuguweyntahay like isara
@ekdilekky3088
@ekdilekky3088 5 жыл бұрын
Mahad Mohamed hadaa kuu saaran maxe ka tahay?
@mahadmohamed2516
@mahadmohamed2516 5 жыл бұрын
Sxb makufahmin
@abdulrahmanmire8450
@abdulrahmanmire8450 5 жыл бұрын
Waan ahay waana jclhy mana ahan inad like ku radsato
@nimohassan4219
@nimohassan4219 5 жыл бұрын
Walaahi caadi ma ahan xarago in badan waan sugaaye xaragada deedii inay dib usoo labato
@sacdiyanuur9700
@sacdiyanuur9700 5 жыл бұрын
Muslinimada wey igu weyntahay mana kuu saaraayo kawaranhee
@jiijaduceysan2422
@jiijaduceysan2422 5 жыл бұрын
🙏🏽🙏🏽ilhaan guuleyso❤❤🙏🏽💖❤team ilhaan hada tahay like dhac dhac igu sii
@Anas-ti7kq
@Anas-ti7kq 5 жыл бұрын
Subscribe iisaar wll Fadlan mahadsanid
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 5 жыл бұрын
Jiija subscribe isar
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Jiija Duceysan ASC wll subscribe isar
@fatimaismail405
@fatimaismail405 5 жыл бұрын
Hye
@ashrafalinorsahal8680
@ashrafalinorsahal8680 5 жыл бұрын
Inta nabiga jacel like ❤
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
Mohamud Subscribe Igu caawi Walal
@siniyomohamed1573
@siniyomohamed1573 5 жыл бұрын
Scw
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
@@siniyomohamed1573 SUBSCRIBE II SAAR WALAL
@ummalikchannel7154
@ummalikchannel7154 5 жыл бұрын
Subscribe ii Sara
@wardaa7186
@wardaa7186 5 жыл бұрын
Madhicikarto mayo mayo
@zuhuurm2479
@zuhuurm2479 5 жыл бұрын
Group ilhaan xarago like igu shaash saara plz love u ilhaan muc
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
Salaadohassan Dhageey max leg kusarna gulesan wiiiney 😭😭😭
@zuhuurm2479
@zuhuurm2479 5 жыл бұрын
Warda korontoo abayo ciyaar waa galin dambe guusheena waa noo danbeeysaa walasheey
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 жыл бұрын
Yes
@yaazhabdalla4478
@yaazhabdalla4478 4 жыл бұрын
uuu
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 жыл бұрын
Wlhy Mamo Feynuus Sheekh Daahir Waa Very Fany Filmka Hadeysan Ku jirin mamadaasi Iyo Tima weyne iyo Aasbaro intaas Ayaa igu Fanisan Yaa ila Arkey Asxaabey 😂😂😂👏👏👏👍👍😂😂
@safiyabarre1489
@safiyabarre1489 5 жыл бұрын
M
@safiyabarre1489
@safiyabarre1489 5 жыл бұрын
Sex and the city
@sabrinahabraham8341
@sabrinahabraham8341 5 жыл бұрын
Asbaro aso socodka dhibayo o jarenayo o dhalin yaro iska dhiga😂😂
@mahamedcabdiraxman6977
@mahamedcabdiraxman6977 4 жыл бұрын
Dhuusada asbaro waa qosol
@mahamedcabdiraxman6977
@mahamedcabdiraxman6977 4 жыл бұрын
Intii hooyo mcn jecel like ii saar
@jawaahirhussain2890
@jawaahirhussain2890 5 жыл бұрын
Qoraalkeyga ma aragtaa allah nuurka hakuu ziyaadiyo aamiin yaa Allah subscribe iisaar waa codsi
@halimacabdi9445
@halimacabdi9445 5 жыл бұрын
waa ku saray abaayo
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
no like u are lier
@khadraabiib989
@khadraabiib989 5 жыл бұрын
Amiin
@somalilanderdhaba6133
@somalilanderdhaba6133 5 жыл бұрын
Aamin wllo
@fatimaahmed3754
@fatimaahmed3754 5 жыл бұрын
Shanka Roon رز التالتاتا👺👺😴تلعب
@abdurrazzaq7441
@abdurrazzaq7441 5 жыл бұрын
hoyada hade ku noshahay alx soqor hade dhimatane allah unaxaristo soqor una ducey wa malin jimcr hada jeceshahay neh like isar mhdsnd
@nasraiimaan7964
@nasraiimaan7964 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto
@yurubciiro516
@yurubciiro516 5 жыл бұрын
Alx
@Dawlohassan
@Dawlohassan 5 жыл бұрын
Alx
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 жыл бұрын
Alxm Illaha mahadle
@abdishakuurck9067
@abdishakuurck9067 5 жыл бұрын
Alx
@salmaosmaan750
@salmaosmaan750 5 жыл бұрын
2:08 ilhaan laadar cml uso cotaa wlhi 💞😂😂😂😂😂😂 jecliyaaa guusha ilhaan inta markey ilhan dhibaneer ila oosay plz like isaar
@ibtisamtimeofficial42
@ibtisamtimeofficial42 5 жыл бұрын
salma walashey subscribe isaar qali
@salmaosmaan750
@salmaosmaan750 5 жыл бұрын
@@ibtisamtimeofficial42 abaayo macaan kuu saaray qaali hormar wacan qaali
@ibtisamtimeofficial42
@ibtisamtimeofficial42 5 жыл бұрын
@@salmaosmaan750 tnx walashey qer allaha kusiiyo
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
shayaadiinta
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 жыл бұрын
War aniga meshan cawa martiiban kahaaay iga xishoda ilen mar katii baan ahy haga ilhaan harago jaaw
@wllcaaqiltayyip2321
@wllcaaqiltayyip2321 5 жыл бұрын
Romeo madx suul jabkiisa inta kufrxsn liketa igu qpta pls
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 5 жыл бұрын
alla muradkada ku sahal wll plz likme 😢😢
@hodanhure7847
@hodanhure7847 5 жыл бұрын
Hhhhhh faynuus cadimahn wlh gabrta say waresiga Walan ugu qadyso kuqosly qosl iguma harin
@hanimahamud3784
@hanimahamud3784 5 жыл бұрын
Y
@monajama8260
@monajama8260 5 жыл бұрын
Payomafi cantahay
@monajama8260
@monajama8260 5 жыл бұрын
Gtd
@monajama8260
@monajama8260 5 жыл бұрын
Ddf
@qosoliyoqaraaxo3155
@qosoliyoqaraaxo3155 5 жыл бұрын
Inta ku farax san jabka nasteexo iyo Roomiyo like ta hada tol nahay
@nimcomahamed3611
@nimcomahamed3611 5 жыл бұрын
Mudug Broduction
@malyuunofficial5635
@malyuunofficial5635 5 жыл бұрын
Nolosha cusub oo ilhan inti ku faraxsan like dhac igu siya
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 5 жыл бұрын
ar marisa aawaya,rer yaaboow
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 5 жыл бұрын
rumiyoow fowsiyo ifka,lusheegtey
@malyuunofficial5635
@malyuunofficial5635 5 жыл бұрын
@@beelobeeladaydi3154 hhhhh wllhi marisa qosolke iga dhameysay
@malyuunofficial5635
@malyuunofficial5635 5 жыл бұрын
@@beelobeeladaydi3154 hhhhh
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Malyuun xbbti waan ku sarayaa wlhi lkn dadka ku qarbsanayaa nabiga usari maayo inta noolay
@ramlahassan8763
@ramlahassan8763 5 жыл бұрын
Wallaal Cimri dheeri allha ku siiyo wll like ii saar
@aliyetaaaliyetaa8128
@aliyetaaaliyetaa8128 5 жыл бұрын
Amin
@ekdilekky3088
@ekdilekky3088 5 жыл бұрын
Ramla Hassan tuugsi elaay aa lagu nacay
@munishabdi4403
@munishabdi4403 5 жыл бұрын
@@ekdilekky3088 yaaab eelay intee kugu tuugsan jirtay mise soomaliyo dhana tuugsato inta nocas uhadleysan hor mar ma arkeysaan
@ramlahassan8763
@ramlahassan8763 5 жыл бұрын
@@munishabdi4403 allaah huuno caqliga allah kuu barakeeyo
@ekdilekky3088
@ekdilekky3088 5 жыл бұрын
munish abdi hormakeyga iska daaye ma meel ku bugtan farta ku riixay? Lol Allaha noo kaalmeeyo huno like ya u ooyin
@khadiijoofficial8872
@khadiijoofficial8872 5 жыл бұрын
Hdaa hoyoo mcn jaceshahay like ii sara plz 💖🤩😍🤘
@farduusali2951
@farduusali2951 5 жыл бұрын
Waa In deg deg Loo Xidho Romi Waa Dilaa Weyn
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
@@farduusali2951 Subscribe igu caawi walal
@ruqiyowgfe6293
@ruqiyowgfe6293 5 жыл бұрын
Naa Khadiijo ileen waa adi 😆😆
@abdulrahmanmire8450
@abdulrahmanmire8450 5 жыл бұрын
Yaa hooyo neceb like markaad ku radsaneysan
@khadiijoofficial8872
@khadiijoofficial8872 5 жыл бұрын
@@abdulrahmanmire8450 Adi is weydii Nacas 😠👎
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 5 жыл бұрын
Inta rabin oo ka xun in la joojiyo kaaf yo kaladheeri sideydoo kale like ii saar siduu abukar mahdi u arko inaan jecelnahay filmka oo lasii wado
@samiyoabdulle1205
@samiyoabdulle1205 5 жыл бұрын
Maamo feynuus wlhi gacanaa utaagay mesha inta jogto ayada ugu jiliin fican cwa qosolka iga dhamaday
@munaabdillahi3328
@munaabdillahi3328 5 жыл бұрын
SAMIYO ABDI ABDULLE 😂😂😂😂waa run
@susuumoha6879
@susuumoha6879 5 жыл бұрын
SAMIYO ABDI ABDULLE way iga qoslisay faynuus😂😂
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
Sax waxaa film kaan ku jiro waxaa jilada sax ka ah Feynuus
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 жыл бұрын
Kkkkkkkk Alla hoyoo Mcn ar yaa ila arkeey mama faynuus iyo Marissa maxaaa ka qabsadaay
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Muna Abdillahi ASC wll subscribe isar
@farxiyoxuseen7711
@farxiyoxuseen7711 5 жыл бұрын
Allaahow hooyooyinkeen janada geey❤❤ hooyo hadad jeceshahay like isaar
@barwaqoyusef7376
@barwaqoyusef7376 5 жыл бұрын
Hooyo waan jeclahay lkn like Kuma siinayo😏
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 5 жыл бұрын
Aaaamiin yaa allah allow hooyo mcn janatul firdowsal gee oo nagu kulmi
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
l dont like hooyo bc she abused me
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 5 жыл бұрын
@@yusurmariinxiga4277 hooyo run ah maa ku abusetay wale taas haday run tahay waa dhib
@ekdilekky3088
@ekdilekky3088 5 жыл бұрын
Farxiyo Xuseen hadii aan saarin ma jecli hooyadey?
@aminazahra2167
@aminazahra2167 5 жыл бұрын
Marki jumca waye manta laku dhaho oo kaf io kaladhere kukuso dhoco like dhac dhac ikuso 😁😁😁
@marianmohammed376
@marianmohammed376 5 жыл бұрын
Inta sugeysay kaafi iyo kala dheeri liketa igu qabta
@warsanmediagroup8602
@warsanmediagroup8602 5 жыл бұрын
Adna subscribe igu qabo
@aishahabib7823
@aishahabib7823 5 жыл бұрын
Caawo ma dhantin hee
@meymunaali7850
@meymunaali7850 5 жыл бұрын
This is the best I have ever watched. I learnt great lessons.
@nimoritadiamond9501
@nimoritadiamond9501 5 жыл бұрын
Inta nairobi kenya ka daawanesa ☝️👍
@abdullahkidogo2824
@abdullahkidogo2824 5 жыл бұрын
Sido kale
@istahilchannel
@istahilchannel 5 жыл бұрын
inta isli ka dawaneysa 🌹
@abdullahkidogo2824
@abdullahkidogo2824 5 жыл бұрын
@@istahilchannel yes
@hafsaahmed9122
@hafsaahmed9122 5 жыл бұрын
InTa JiiF Ku DawaneYsa Like I Saara 😌
@sacdiyaibrahimali2348
@sacdiyaibrahimali2348 5 жыл бұрын
Hhhhh cadi maha faynus
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 5 жыл бұрын
Jiif lee ku dawadaa ilaheey amarkiis kaaf iyo kala dheeri 😂😂😂😂
@samsalat9155
@samsalat9155 5 жыл бұрын
Waligeey 100 like xata mahelin 😉 team ilhaan cawa liketa
@ibtisamtimeofficial42
@ibtisamtimeofficial42 5 жыл бұрын
somalis walashey subscribe isaar ina soboqo qali
@samsalat9155
@samsalat9155 5 жыл бұрын
umu shayma diyaar abayo
@ibtisamtimeofficial42
@ibtisamtimeofficial42 5 жыл бұрын
@@samsalat9155 tnx qali isoboqo qer allha kusiyo
@SahalDaljir
@SahalDaljir 5 жыл бұрын
somalis queen wll igu caawi sbacribe
@SahalDaljir
@SahalDaljir 5 жыл бұрын
umu shayma wll aigana haiga baqeylin wll
@hodan8182
@hodan8182 5 жыл бұрын
From Djibouti, ABOUBAKER MAHDI , Tanks for barnamiska .
@MM-pu3sf
@MM-pu3sf 5 жыл бұрын
Unversal waa tagtay walee in aanan cimamadeeda laheysan karin waxaanba ka helay sideey filimntii ajanibta aheyd filimaan ka macaan oo somali ah tayatoda sareeyso qarash la gelshay noogu soo bandhigteen keep going Unversal iyo all teamka sida fican uga qeyb qaatay 👏👏👏👏👏👏
@ifraaxcabdi4350
@ifraaxcabdi4350 5 жыл бұрын
walashin miiskin ahey 92somaliy ugu dabeysay ahay like hala isii inti uxistay bacadki somali iyo dacaski iyo batgii
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 5 жыл бұрын
ifraax cabdi wadankeenii waxyaabo badan baan ugu xiisney , beer geel iyo kuriskii canjeerada lagu cunaayey , iridii iska furneed nuskiilo baasto oo cida dhan isla cuneeso lol
@ifraaxcabdi4350
@ifraaxcabdi4350 5 жыл бұрын
@@saamiyainduo733 yes cuntada lesla cunayay ilmaha abted ufurtada
@ifraaxcabdi4350
@ifraaxcabdi4350 5 жыл бұрын
@@saamiyainduo733 sax aniga waxa raba ina iska dhigi50 kilo si narki wadanji tago beer geel iyo abkow dhandhab dig uga siiyo inshallah
@saamiyainduo733
@saamiyainduo733 5 жыл бұрын
@@ifraaxcabdi4350 hhhhh lol
@gabadhawanagajacel2494
@gabadhawanagajacel2494 5 жыл бұрын
Www ilhaan inta tageerto like dhac igu sii
@KAZUUVISUALS
@KAZUUVISUALS 5 жыл бұрын
Cakuye Subscribe Igu caawi Walal
@gabadhawanagajacel2494
@gabadhawanagajacel2494 5 жыл бұрын
Wn ku sare wll
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Cakuye qof kamaqan ASC wll subscribe isar
@gabadhawanagajacel2494
@gabadhawanagajacel2494 5 жыл бұрын
@@fardowsaIsmail wcs wll wn kusaraya
@shukrimusaley1781
@shukrimusaley1781 5 жыл бұрын
GUUSHA BULSHADA john x
@WacdiChannel55
@WacdiChannel55 5 жыл бұрын
inta ku faraxsan ilhan inee lugaheeda kusocotay like saar, team ilhn 👍👍👍
@fatimaapdirahman4469
@fatimaapdirahman4469 5 жыл бұрын
Anaa uhoreyo waan idin baryaa asxabey iso duceya si niyad ah murad baan leyahaye adinkana muradkiina oon Macsi leheen rabi haydin siiye 🤲
@ikraamqaali7330
@ikraamqaali7330 5 жыл бұрын
Naima Sheikh Allaha kusahlo muraadkaga Abayo
@ikramhassan6447
@ikramhassan6447 5 жыл бұрын
Aamiin adna muradkga ilaahay haku sahlo wllshey
@zahraabdulle5999
@zahraabdulle5999 5 жыл бұрын
Alla ha ku sahalo murdka ledahay mel fudud Alla ha ku so dhigo
@safiyoxasan1350
@safiyoxasan1350 5 жыл бұрын
Naima aallah ku sahlo wax walbaa oo qeer kugu jiiro aallah ku sahlo
@fayzhfayzh4601
@fayzhfayzh4601 5 жыл бұрын
Amiiin abaaaayo alllha kuu rumeyo waxa niyadada kujiro
@MccIAlove
@MccIAlove 5 жыл бұрын
Somaali muhammed alle janada ha inagu kulmiyo aamiin dhaha
@haalaabdihalim3852
@haalaabdihalim3852 5 жыл бұрын
amiin
@nimcoayaan3629
@nimcoayaan3629 5 жыл бұрын
Amiin amiin
@najma112
@najma112 5 жыл бұрын
Aamiin
@khadraabiib989
@khadraabiib989 5 жыл бұрын
Amiin
@ahmeddayibfarah8041
@ahmeddayibfarah8041 5 жыл бұрын
Aaaaamiiiiiiiiinnnnnnnnnnnn
@edebsanofficiall446
@edebsanofficiall446 5 жыл бұрын
Miskiintii o so habsantay caawa my team ilhaam guulaysta filmka meel xasaasi ayu marayaa fuynuus caadi maha kulaha wn idin la seexanayaa munya dirqi ku saaray khayr hele liketa wa xagiina 🧡🙏
@najuuadow4889
@najuuadow4889 5 жыл бұрын
Saan u sugaayey hurdo i qabaty 😩😩😧 Hada anuu hurdaaa firsanayaa kaaf iyo kala dheeri jaceyl le iga marosaa Like me hee team ilhaan❤
@habooncadeey91
@habooncadeey91 5 жыл бұрын
Faynuus inta jecel like dhac igu siya 🤣🤣😂😂😂
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Haboon Cadeey ASC wll subscribe isar
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
@@fardowsaIsmailnever
@topsecret9352
@topsecret9352 5 жыл бұрын
Waan necbahay
@naftauroon3919
@naftauroon3919 5 жыл бұрын
Mamo feynuus qosol igu dishay inta feynuus tageerto liketa igu qabta😁🤣❤
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 5 жыл бұрын
Loyarka romio waa nin culus jeylaani atooraha filinka in laga dhigo ayey eheed inkastuu nin xishood badan yahay waan salaamayaa isaga iyo asxaabtiisaba
@aasiacadeey6495
@aasiacadeey6495 5 жыл бұрын
6/9/2019 waan idin xiisi Dona mudada aad naga maqan tihin waxd motihiin iftiin waadna na mada daalisaan cashira badan oo raga qayanadooda in laga foojignaada ahna wan idinka korodhanay tnx abuukar Mahdi wlL
@adnohassan6921
@adnohassan6921 5 жыл бұрын
Walal melkasta oo aad jogto waxan kuu rjynayaa cimri iyo Caafimad gusha ilhan hadad mar ka dhraryso sidydoo kle I Likt☹☹😡
@zeinabali1035
@zeinabali1035 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@adnohassan6921
@adnohassan6921 5 жыл бұрын
@@zeinabali1035 zaynab Foosia iyo xulufadii romio is bahaysteen Lkn ilhaan Gusha waalasugynaa.😆😁
@raaxoxasanjimcale1488
@raaxoxasanjimcale1488 5 жыл бұрын
Kkkkkkk
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 5 жыл бұрын
Ani film kan wxa jecel oo dawada sayigeyga my every thin isaganan ku daba jcladay sas daraded hada wn dawadaa❣️💓😍
@iamnuuriy3441
@iamnuuriy3441 5 жыл бұрын
Inta caqa sugaysa aar goosigii illhaam farta 😘😅
@qaaliluularajadacalafkaans6649
@qaaliluularajadacalafkaans6649 5 жыл бұрын
Waligay like idinma waydiisan walaalayaal bal caawa suulka xogaa bal aan arko like ta wax laga helo alla walaalayaal ha idhaafina gaajada like ta waa cudure
@maahiraxmedcali6601
@maahiraxmedcali6601 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@allahisimmortal9614
@allahisimmortal9614 5 жыл бұрын
Inti nabiga jecel scw like saar
@kichakip2606
@kichakip2606 5 жыл бұрын
Faynus iyo Marisa caadi mahan waa actors culus waaaw
@azakidw9405
@azakidw9405 5 жыл бұрын
These episodes are nothing else but heading to the climax where the main characters spotting the light. Amusingly well performed to add word of advice, let Ilhan stay out of trouble and foucous on revenge while the police hunts the witness and Romeo plays innocent untill proven guilt.
@aishaahmed9558
@aishaahmed9558 5 жыл бұрын
ilhaan guuleyso abaaa romio io naagtiisa walaca ah xabsiga liinta halagu siiyoh tuugo iskaashatay waaye hadan dhaho Ceeb miyaa😂😂😂💔
@qatrahassan4929
@qatrahassan4929 5 жыл бұрын
😂😂😂😂👌
@souleimanahmed1258
@souleimanahmed1258 5 жыл бұрын
Roomiyo cawa siduu uu fikirayay ayu dhuubtay
@xafsaqueen8684
@xafsaqueen8684 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣👌
@zaamqueen9253
@zaamqueen9253 5 жыл бұрын
Mamo feynus wanka hela jilideda qosolke iga dhamesa mamo nolow intee nolali jirto ❤️❤️❤️❤️❤️
@suldanoahmed5188
@suldanoahmed5188 5 жыл бұрын
Zaam Queen wrsjh
@nasriinfaarah3898
@nasriinfaarah3898 5 жыл бұрын
Ruwaayad si aan caaadi ahyn loo agaasimay weeye waana waxyabo ka dhexdhaca bulshadeena👏👏👏👏
@XamdiKalgacalHamdihalgan
@XamdiKalgacalHamdihalgan 5 жыл бұрын
Dadkan ku dawarsada like isara yahu hadana ku qarabsanaya hal ki diinta war sida can lagu ma noqdo
@SahalDaljir
@SahalDaljir 5 жыл бұрын
Xamdi Kalgacal Hamdi halgan wll kuwaas way waasheen wayo subacribe la.aan ayaana keneyso inay sidaas sameyaan please aniga sidaas masameyn kari ee iisar kheyr allaha ku siiyee
@cmaxameddiirshdiirshe5633
@cmaxameddiirshdiirshe5633 5 жыл бұрын
hadaa somaliya uxiisty like saar I miss you somalia wlhi
@hawaali5209
@hawaali5209 5 жыл бұрын
alah u xistay miyad tirahada wan ku riyoda waalahi carafta hawadeni ficnayd ilahayow i calaf inaan tago
@fartunabdi9052
@fartunabdi9052 5 жыл бұрын
Faynuus caadi mahan wlh wankahelay
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 5 жыл бұрын
Wn iska kiin dhex arkaye meesha mad seexatan😒 Bal wn xanaqe like igu sasaba😍😁😁🙌
@farhiyadiamond4821
@farhiyadiamond4821 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😃😃😃😃
@abdullahicadde236
@abdullahicadde236 5 жыл бұрын
Oo wll ileen muraayad baad ahyd😹😹
@xusenjamac9243
@xusenjamac9243 5 жыл бұрын
Warsan idol walaahi waad iga gislisay farxad ayaan kuu rajaynayaa walashay qali
@hodanhure7847
@hodanhure7847 5 жыл бұрын
Qooosl igudishy huuuno kusary
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 5 жыл бұрын
Xusen Jamac sidoo kle wll qli😍
@امروانروان-ي2د
@امروانروان-ي2د 5 жыл бұрын
Ilhan quruxdeeda♥️ Bomiyo khayinimadisa👌 Asbaro gabnidiisa😂 Faynus hadalkeda cad😍 #like dhac dhac ku sii hadii kale Een Een😎
@nastehoserar5181
@nastehoserar5181 5 жыл бұрын
Abukar mahdi cabsi maahee waa qosol I like feynuus sidey munye iyo gabadha iskugu dirdo
@ranidedreamgal7103
@ranidedreamgal7103 5 жыл бұрын
Manta dalashatheyda waye somaliyey like isara❤
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
Koleey cawa waa jabki Romio sidaa umaleeynaayo xlda waa kacsanyahay intii xiiiseeyneeso KAAF iyo kala dheeri like ta isaaar wll mcn mhdsanid
@salmohooto2662
@salmohooto2662 5 жыл бұрын
Hadan nahay group ilhan wan gulaysaney cml like dhab kusii dee
@queennajmanalak1784
@queennajmanalak1784 5 жыл бұрын
Horata waa sax 2 week inada nasatan way ficnatahay laki waya nagu badan tahay wllhi laki nashosho wacan ban idi rajenaya insh allha
@ayuushahmed2259
@ayuushahmed2259 5 жыл бұрын
Jecliya Mama faynuus allhow cimrigaga dheere qosokey iga dhameysey
@kulmiyebarkadle4049
@kulmiyebarkadle4049 5 жыл бұрын
Ayuush Ahme hy
@nasraxilwaanimahamed3151
@nasraxilwaanimahamed3151 5 жыл бұрын
Inshallah wn sugaynaa hadii alle nagu simo inshallah
@sucdihusein8195
@sucdihusein8195 5 жыл бұрын
INTEE RASUUL KEENII SUUBANAA RAACDAY LIKE PLS
@improudtobesomalimohamed8696
@improudtobesomalimohamed8696 5 жыл бұрын
Please people always don’t forget to make dua for our country 🇸🇴.may Allah bring peace
@deeqogeedi136
@deeqogeedi136 5 жыл бұрын
Aamiin
@marwaqurux3812
@marwaqurux3812 5 жыл бұрын
Alla foosiYaaa😢😢😢😢xx wllh madaxa ixanuuny lagama yaawo inaan qof ku difaaco waji ama family😡😢😢😢😢😢😢😢foosiya iyo roomiyo xirataankoda lee sugi LA ahy team ilhan 🌼😘🙋
@marianali5416
@marianali5416 5 жыл бұрын
Maasha allaah musalsalkaan waa laga soo shaqeeyey. Waana ku mahadsan tihiin .
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 5 жыл бұрын
Qofkasta oo qoralkan arka alle cafimad iyo cimri dharar haku siiyo aakhirana janno
@halimacabdi9445
@halimacabdi9445 5 жыл бұрын
amiin
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 5 жыл бұрын
@@halimacabdi9445 💖😍
@salmanabdule9736
@salmanabdule9736 5 жыл бұрын
Wlhi mariso wey iga qoslisey kal iyo laab like igu boob alle ka cabso
@sahraahmed9287
@sahraahmed9287 5 жыл бұрын
Ilhan dont worry. You Will win over thiem all❤❤❤
@yaziinhaybemohamed6850
@yaziinhaybemohamed6850 5 жыл бұрын
😍😍😍
@sahraahmed9287
@sahraahmed9287 5 жыл бұрын
Wher is part 21?? Is it tonight??
@ashwaaqmohamed6486
@ashwaaqmohamed6486 5 жыл бұрын
Wllhi filin hindi wax lagama tuukaayo dadkeena oo dhiigeena ah filin hindi cmll noogu so jileen tnks yaaqay team abu bakar mahdi wllhi cawa waa farxay markaa argy ilhaan oo soconeyso guul wacn xubiyey
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Fayruus qofka kaliye iga qosliya filmka long life mamo😂😂😂😂😂 imisa jira tahay iyo shaah iso same oo halaso dhqoson shaxariyad mamodu
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 5 жыл бұрын
Muunye iyo xaaskisa naciima aanba ku heesta jecel jecel ayba igaliyeenba😂 Ilhaan xarago inay socotay waku faraxsanahay🥰
@abdirisakhjeesto8103
@abdirisakhjeesto8103 5 жыл бұрын
kula midaan ahay.... jclkaas ayaan ku heysta tallhi
@umusudeysumusudeys9170
@umusudeysumusudeys9170 5 жыл бұрын
Marunbey isuqaban
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 5 жыл бұрын
@@umusudeysumusudeys9170 Ma aqaan abayo
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
soomaaliyad soomaaliyad ASC wll subscribe isar
@Fawziamuuse
@Fawziamuuse 5 жыл бұрын
@@fardowsaIsmail Kuu saaray xbbty
@ifraahabdi6767
@ifraahabdi6767 5 жыл бұрын
Faynuus cadi mhn hadesan kujurin maba i ahan tageero maamo Feynuus❤👌👍
@zacimachannel5145
@zacimachannel5145 5 жыл бұрын
ilhaan inta tageersan plzzzzzz like ha ila dhaafin plzzz wlaalayàloo idin jecelahy😚
@mylovelife1633
@mylovelife1633 5 жыл бұрын
Somali aallah wasoo hadeeyey caydiii like labaryaa lagu badashay alxamdulilaah
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 5 жыл бұрын
Faynuus sh daahir mxy tidhi xaaji maxamudow cismanow wlhi wey iga qoslisey waxaasa jilaaya best one weeye wlhi 😂😂😂😂😂😂
@hamdahfiqi5670
@hamdahfiqi5670 5 жыл бұрын
Caawa anoo seexan raby baan arky inta ila midda like ii saara
@hamdihassan2824
@hamdihassan2824 5 жыл бұрын
I can't wait inta roomiyow xabsiga la dhigaayo Ilhaan guul
@kowtharal8052
@kowtharal8052 5 жыл бұрын
Wwww tiim ilhan xarago like isara❤
@yasinali4475
@yasinali4475 5 жыл бұрын
waaw good job mr mahdi waad ku mahadsantahay adiga, shaqaalaha universal iyo jilayaasha dhamaantiin sida wanaagsan aad ujilesaan filimkaan kaaf iyo kala dheeri mar labaad mahadsanidiin dhamaantiin
@shcybshcyb8229
@shcybshcyb8229 5 жыл бұрын
SOOMALIDU MARKA AY ISUGU TAGTO OO WADA TASHADAAN,WAX QABAD KOODA AAD BUU U WANAAGSANAADAA EE WADA TASHI AYAAN KU FIICANAHAY EE WADA TASHIGA,ISU TANAASULKA BADIYA,AJAANIB JACAYLKA JOOJIYA,WAX QABAD SOOMALI DHEXDEEDA AH BADIYA,ISUNA TANAASULA.👍
@chuchugirl8218
@chuchugirl8218 5 жыл бұрын
Mamo faynus kkkkk wnku haysta illahy hno ka daayo mamo😂😂😂😂
@Ikrancarale
@Ikrancarale 5 жыл бұрын
Wuuw awaay qaybtii kale I can’t wait asxbta subscribe igu qaabta baal aniga walaahega somaliyed
@dahraanhassan7540
@dahraanhassan7540 5 жыл бұрын
salaan sare kooxda kaaf iyo kal dheeri caawa aniga ugu horeyo
@hiboabdala4908
@hiboabdala4908 5 жыл бұрын
Waaaaaw ilhaan xarako cawa cadi maahan waad kabaxsaty xabiibti waxaansugi la ahay malintii roomiyoow ilinta kadhamaaneeso taariiq KU dhig ilhaan xarako
@mohamedsomane3081
@mohamedsomane3081 5 жыл бұрын
Romiyo aad baan u taageeraaa hore u soco guuulayso
@hodancumar2857
@hodancumar2857 5 жыл бұрын
jecliyaa jiritaanka ilhaan xarago guul abaayo markisto ka guleyso cadowgaga insha allah
@amiiracadey3256
@amiiracadey3256 5 жыл бұрын
Wll gacmahaga ilahay anoo dhoro
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Aamiin Amiira Thanks Walal
@hodanhure7847
@hodanhure7847 5 жыл бұрын
@@AbukarMahdi abtii WA nixiisi Donaa dhabti inshalh allh nabad nagugersiyo
@SahalDaljir
@SahalDaljir 5 жыл бұрын
Amiira Cadey Aamiin Aamiin wll subscribe igu caawi wll
@aishamohamed1522
@aishamohamed1522 5 жыл бұрын
1 view anaa labo ah liketa ii saara waa first night aan 2 noqdo
@umrahafumrahaf4509
@umrahafumrahaf4509 5 жыл бұрын
Masha allah kaaf iyo kala dheeri waan gaad gaadayi hada ayan jiifka ka daawanaa
@raxmaadam6283
@raxmaadam6283 5 жыл бұрын
Ar 2labo hawen nooga dhiga filimkaan wanagu socdaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤
@farxiyomaxamedqolif7758
@farxiyomaxamedqolif7758 5 жыл бұрын
inta ku faraxsan in ilhaan ka aar satoh dadki dhibaateyay like iisar
@fatahezi2999
@fatahezi2999 5 жыл бұрын
صراحه عجبني الله يحفظك الصومال امين
@gabdaaogushidangabdhaa545
@gabdaaogushidangabdhaa545 5 жыл бұрын
Intaa jcel romiyow in laxiro like isaro noh
@fathihaji6352
@fathihaji6352 5 жыл бұрын
inta ilhaaan ku frxsan rimiyow ooyintsna sugeyso like dhac kusiii
@asmoadam4461
@asmoadam4461 5 жыл бұрын
😂🤣🤣😂😂🤣mamo feynus waxey wali xasusan thy markii u asparo kaqadey sawirka hda markey munye guurigisa kli rabtey mago yaan lagu sawirin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ku laha walhi waan iska jclhy funny waye caadi maha 😍😘cimri dheer iyo cibado suban ku rajeyna mamo
@hodanmacalin1786
@hodanmacalin1786 5 жыл бұрын
Wlhi waa naxdin iyo shactaro ilahan wan kanaxay sorry feynus cadi ma ahan hhhhh guul idin rajeynayaa kulanti dambo xisa leh abukar mahdi 😍😍😍😍😍😍😍
@UMBUSHRAA
@UMBUSHRAA 5 жыл бұрын
Vote best actor and actress munye and mama feynuus
@queenofthemoney4020
@queenofthemoney4020 5 жыл бұрын
ilahan Atariisho Inaba Cadi Aahen keep going sister 👏👏👏👏
@fardowsaIsmail
@fardowsaIsmail 5 жыл бұрын
Queen of The MoneY ASC wll subscribe isar
@fartunali965
@fartunali965 5 жыл бұрын
San usoo ordaayay wan daalay Inta ila sugaygay kaaf iyo kala dheeri Like ta dhac iigu siiya
@nasraslbn9978
@nasraslbn9978 5 жыл бұрын
Xilqadan wad nagu raajisen inbadan shukran lkin ilhaan xarago sigaaran utageera
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 5 жыл бұрын
Ilhaan inay aarsato jecliyaa insha allah gaadhi donaa🥰❤
KAAF IYO KALA DHEERI PART 21 FULL HD 2019
1:01:44
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1 МЛН
Somali Short Film "Silac iyo Aarsi"
46:17
Xogmaal Media
Рет қаралды 176 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  16-01-2025 #somalia
30:20
Somalia Radio News
Рет қаралды 2,4 М.
XUJO PART 1 FULL HD 2020
1:01:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 995 М.
QISADA RAASHID IYO XAMDAAN QISO CABSI AH!!@sawdamqaalib
1:08:08
Sawda Qaalib
Рет қаралды 82 М.
QABYO 2 FULL AH
2:03:43
ABDUL ILAMOS HD
Рет қаралды 590 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 28 FULL HD 2019
1:16:47
Abukar Mahdi
Рет қаралды 846 М.
Ruwaayadii Duqdii waa la soo doonay.
34:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 533 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН