KAAF IYO KALA DHEERI PART 27 ok FULL HD 2019

  Рет қаралды 862,373

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 2 500
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 4 жыл бұрын
Asxaabteyda Qaaliga Ah Filinka Waa Gabogabo 30 Xalqo Ayuu Ku Dhamaan Doonaa Cadaalad iyo Farxad Baa Soo Socoto. Abaal Baan idinkaga Haaynaa Daawashadiina La,aantiin Abaar Asxaabeey Farxad Ku Noolaada Yaa Rabi
@abdisalanmohamed4459
@abdisalanmohamed4459 4 жыл бұрын
OK ilhaan oo faraxsan aan arakno
@faizaahmed2427
@faizaahmed2427 4 жыл бұрын
Abukar mahdi waan qiyaasaaye kwrn 30 xalqo inay ku dhamaaneyso anyway thanks sidaa har iyo habeen inoogu hagar baxeysaan
@Najax101
@Najax101 4 жыл бұрын
Abukar mahdi❤La 'aantaa abaar😢😅
@simanqaali8758
@simanqaali8758 4 жыл бұрын
Thnkz Abukar mahdi had io jeer weynu ku taganahay
@amkawllqran2969
@amkawllqran2969 4 жыл бұрын
Abukar Mahdi war niyow mxaa qaldan ilhan xarago aan cadalad helin miyu dhamana mida xigta away dadkad leheden flimka qayb bay ka yhiin fadumina nastexo indho farax murtile io qar klon xsusan mee dee abukarow dhesha ciyarta ka daa wllo
@muusecabdi5234
@muusecabdi5234 4 жыл бұрын
Hadii adoo alle cafimad kusiiyey aad aragto qoraalkan allaha kuu siyaadiye like dhac igu sii
@dahabodahabocadey6081
@dahabodahabocadey6081 4 жыл бұрын
Horod badana dadkanu
@dahabodahabocadey6081
@dahabodahabocadey6081 4 жыл бұрын
Wa leyga so hor mareya baleyo leg ha idin sarte na dhafa
@muusecabdi5234
@muusecabdi5234 4 жыл бұрын
@@dahabodahabocadey6081 hhhhh hee abaayo se cml wa soo daahdee ilmaha intaa seexineysay aa soo orodnay ee bahasha noo saar yaqe
@munaindhoofficial234
@munaindhoofficial234 4 жыл бұрын
daadir lucky SUBSCRIBE wllo
@deeqtutors6288
@deeqtutors6288 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/oZ2uhnquYr-egK8
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 4 жыл бұрын
Inta nabi Muhamed scw jecel like ha ii saarto
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 4 жыл бұрын
asbaro waaka dhamatey sxb
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 4 жыл бұрын
@@beelobeeladaydi3154 hhhhhhh ma hubtaa sxb
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
shushu hanu Subscribe iisaar Blz abyo
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Abdifatah Yare subscribe iisaar Blz wll
@AbdifatahYareOfficial
@AbdifatahYareOfficial 4 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 haye wllo
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 жыл бұрын
masha Allah inta tageerto ilhaan xarago like isaar iyo inta naceb Bos Baas iyo Romiyow❤❤↩
@KakaKaka-tk7dv
@KakaKaka-tk7dv 4 жыл бұрын
inta hda ila firsanoso plz like
@yasminali74
@yasminali74 4 жыл бұрын
Gabadhii WiiL Ladhashay Ciil Ma Arkeyso Xaqiiqdii Allow No Xafid Wiilasheena❤
@safiyoxasan1350
@safiyoxasan1350 4 жыл бұрын
Aammin yaaa rabii walhi been maa ahan
@idminaxmed8680
@idminaxmed8680 4 жыл бұрын
Aamiin yaaa rabi allow no xafid wiilasheen
@fartuunxasan3485
@fartuunxasan3485 4 жыл бұрын
Aamiin
@najmoabdulqaadirnajmoabdul2668
@najmoabdulqaadirnajmoabdul2668 4 жыл бұрын
Aamiin yaa mu'minu
@intawaalanwalashoodmaxamed1852
@intawaalanwalashoodmaxamed1852 4 жыл бұрын
Aamiin illahey hano daayo wiilasheena
@bashka.hassan
@bashka.hassan 4 жыл бұрын
Wll Hadey Muslim Nimadu kugu weyn thy like.ta ha ila dhaafin 👍👍
@ikraaam1202
@ikraaam1202 4 жыл бұрын
Subxanallaah war mxaa kaa si ah🙄
@sawdamohamedwarsame6711
@sawdamohamedwarsame6711 4 жыл бұрын
Muslinimada haku qaraban dhimeee🙄🙄
@zahrahasan234
@zahrahasan234 4 жыл бұрын
Alah ha idin caafiyo somaliyey like kuwalaten
@fahimawarsame6044
@fahimawarsame6044 4 жыл бұрын
@@ikraaam1202 s
@daganhappy3820
@daganhappy3820 4 жыл бұрын
warfiri like maxu kuso kordhina
@sahrosiciid6391
@sahrosiciid6391 4 жыл бұрын
inta owlad la aan ah ilhey owlad hasiiyo inta hesataneh allaha u siyadiyo amiin amiiin 😢
@Naaneeycaddey
@Naaneeycaddey 4 жыл бұрын
Sahro dawo aaaaamiiìn
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Sahro dawo Subscribe iisaar Blz abyo
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Ikraan official subscribe iisaar Blz abyo
@nimcoshaandi3606
@nimcoshaandi3606 4 жыл бұрын
Aaamin aaamin
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
Sahro dawo aaamin xabiibti
@apdiaziiz4520
@apdiaziiz4520 4 жыл бұрын
Filmka ugu xiisaha badan Somalida inta taagerta filmka like Abukar mahdi iyo teamka Wad dadaasheen our hollywood 😎
@zainabsalat7155
@zainabsalat7155 4 жыл бұрын
Inta Maamo feeynuus la naxday like ii saar 😭😭
@zainabsalat7155
@zainabsalat7155 4 жыл бұрын
فاطمه محمدAsc wcs wr wbr
@aminaali100ali3
@aminaali100ali3 4 жыл бұрын
Me
@muhumedfood4151
@muhumedfood4151 3 жыл бұрын
Heretical
@sahroruun2600
@sahroruun2600 4 жыл бұрын
inta fahansan inee ilhaan wllkeed caawin doono una aari doono like ku muuji abowe ama abaayo😍
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Cawa murugo badan ayaan daremaya😭 Ilahayoow murugada iga dul qaad ameenta iigu dara wllayaaal 😭
@fawziyamohamed160
@fawziyamohamed160 4 жыл бұрын
AAAMiin wll mcn
@qalbinuura7874
@qalbinuura7874 4 жыл бұрын
Ilahey murugta farxad kagugu badalo
@fatxiyafatxiya8828
@fatxiyafatxiya8828 4 жыл бұрын
Walal ilaahey Hakaadulqaado adi iyo intee muslim ah oo murugeysan farxad allaha ugu beledo
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
badra Mustafe channel aamin ilaahey hakaadulqado wllo
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
@@fawziyamohamed160 😓😍mhdsanid wllo qali
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Police ka rufiyanka😡😡 ya ila nacy team ilhaan❤💪 Legend🤴 Abukar mahdi ❤ thank you
@fardowsomohamed8182
@fardowsomohamed8182 4 жыл бұрын
m
@xamdaarliyo6162
@xamdaarliyo6162 4 жыл бұрын
Me abayo
@sucadahmedfayr1096
@sucadahmedfayr1096 4 жыл бұрын
Kkkkkkk
@hanisoali9952
@hanisoali9952 4 жыл бұрын
aniga ciil mafeertaa xita we iqabataaa🔪🤺
@marwamaxamud8945
@marwamaxamud8945 4 жыл бұрын
aniga wl
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 жыл бұрын
Igatag illaha riyo kadhigee runaa modayay inta feynus jecel like
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Kowthar Alı Subscribe iisaar Blz abyo
@fantasticgirlsacdaabdi840
@fantasticgirlsacdaabdi840 4 жыл бұрын
Anig sidas umoday
@mohamudsaid5351
@mohamudsaid5351 4 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 q81mkp
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 haye abayo kusaray
@kowtharal8052
@kowtharal8052 4 жыл бұрын
abdi somaha wa naxay wlh
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 4 жыл бұрын
Murugta allaha naga wada Qaado. Qalbigana allaha inoo dajiyo. Aamin dheh wll
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
Jamal Mohamed aamin aamin wll
@yasminhaguf6842
@yasminhaguf6842 4 жыл бұрын
Jamal Mohamed Aamiin
@istaraweys2660
@istaraweys2660 4 жыл бұрын
aamiin yaa rabi
@amalmohamedali1691
@amalmohamedali1691 4 жыл бұрын
Jamal Mohamed ameen
@sihambashir4092
@sihambashir4092 4 жыл бұрын
Amiiiiiiiiin ya rab 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@drhd1043
@drhd1043 4 жыл бұрын
Booliiska ruufiyaanka inta neceb like ii saara
@fartunali965
@fartunali965 4 жыл бұрын
Tim faynuus sheikh dahir Like ta dhac iigu siiya
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Fartun Ali Subscribe iisaar Blz abyo
@fantasticgirlsacdaabdi840
@fantasticgirlsacdaabdi840 4 жыл бұрын
Anig kamid ah
@لولوقاعيو
@لولوقاعيو 4 жыл бұрын
wexey noqotey riyo dilkii feeyanuusa allaxamadulilaaha
@baxsanaxmed4159
@baxsanaxmed4159 4 жыл бұрын
Ar faynuus leen uxiisaa
@sacdiyioxasan4062
@sacdiyioxasan4062 4 жыл бұрын
Intakale lik toda uma baagnid
@falisnunow6893
@falisnunow6893 4 жыл бұрын
Inta nabigaa jcel scw swc igulla saliya like halle iii saro🙏🙏🙏
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
falis nunow scw ku saray Subscribe iisaar Blz
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Scw
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 eedo ana ku saaray ee adna isaar
@falisnunow6893
@falisnunow6893 4 жыл бұрын
Haa iku mash qulin hee
@maxamedkhalid3924
@maxamedkhalid3924 4 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@hafsaahmed9122
@hafsaahmed9122 4 жыл бұрын
14 October AlleH Ha U NaxriizTo JaanaTu Fardowza Alle Ha GeeYo InTii Ku DHimaaTeY Qaraaxii 😓😥
@khadrosaeed3190
@khadrosaeed3190 4 жыл бұрын
Amiin
@cumurcabdifahin3194
@cumurcabdifahin3194 4 жыл бұрын
Hafsa Ahmed
@sumayachannel1722
@sumayachannel1722 4 жыл бұрын
Asbaro iyo boosbaas amey lacagta didaan meeqa qofka aa is dhahday like isaara KZbin isoo booqda
@cabdiraxmanibraahin2740
@cabdiraxmanibraahin2740 4 жыл бұрын
kkk
@maryamadam8444
@maryamadam8444 4 жыл бұрын
أستغفر الله العظيم الذي لا إله إلّا هو الحي القيوم وأتوب إليه
@yoonis17
@yoonis17 4 жыл бұрын
Sheeko hadaa ka qosliyay like Saar plz Xariif baqiil ahaa ayaa soo iibsaday seddex tufaax ah kii 1aad markuu fiiqay bolol waaye wuu tuuray kii 2aadna sidoo kale bolol waaye wuu tuuray kii 3aad nalkuu dansaday wuu cunay kkkkķkk Hadan ku fiiriyaba bolol noqo kulaha😂
@nimcoshaandi3606
@nimcoshaandi3606 4 жыл бұрын
Asxan hhhhhh
@hajarabm2400
@hajarabm2400 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 nin caqli badan ahaa
@nimcoshaandi3606
@nimcoshaandi3606 4 жыл бұрын
Maysan aheyn wx lagu cuno gudcurka hhhhhhhhh
@rajiinahasan7832
@rajiinahasan7832 4 жыл бұрын
Kkkk
@hananwadaniofficial1287
@hananwadaniofficial1287 4 жыл бұрын
daacad media
@makhtaldhulun8577
@makhtaldhulun8577 4 жыл бұрын
Woooooow🤣🤣🤣🤣 Ilhaaan taageero Inta u ah like iisaara 👍👍👍
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Makhtal Dhulun ku saray Subscribe iisaar Blz
@makhtaldhulun8577
@makhtaldhulun8577 4 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 waan kuusaaray Facebooka iku soo darso ""Makhtal dhulun puntlander""
@YT-MAQUUSTE
@YT-MAQUUSTE 4 жыл бұрын
Riyo Kastoo leedahay rabbi haku rumeeyo wll❤😢 #SUBSCRIBE Dhac Dhac igu sii lacag ma ahane❤😭😭😭ifkaa lagu yahay walaal😢
@ogaalmedia3269
@ogaalmedia3269 4 жыл бұрын
Waan ku saaray walaalo
@TikTok-tp5jb
@TikTok-tp5jb 4 жыл бұрын
Waan ku saaray huuno isoo ducee
@nuunenuur8968
@nuunenuur8968 4 жыл бұрын
Soo duceeya waan ku saarayaa
@khadarabdirahman2374
@khadarabdirahman2374 4 жыл бұрын
waan saaray
@diaby3431
@diaby3431 4 жыл бұрын
horay usoco walaalo waa iga haysaa
@mohaaali1795
@mohaaali1795 4 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like saar 👍👈❤❤
@duniyaa8848
@duniyaa8848 4 жыл бұрын
Wll sicale kuraadso likta
@maryanahmed5165
@maryanahmed5165 4 жыл бұрын
Waaaw
@raxmarasmi7957
@raxmarasmi7957 4 жыл бұрын
H
@hindocali8517
@hindocali8517 4 жыл бұрын
Scw
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 4 жыл бұрын
Romeo lacagtuu nimanka ku kala shubtay in laga dhacayo inta og farta taaga
@samra2290
@samra2290 4 жыл бұрын
Naciima Nalka ani xataa sidaa ban u fahmy
@najmoabdulqaadirnajmoabdul2668
@najmoabdulqaadirnajmoabdul2668 4 жыл бұрын
Waa iska cadahay bini aadan maa aaminaad galo
@xawobare3883
@xawobare3883 4 жыл бұрын
Ha saas waye walagadhacay
@suleimanabdulkadirghedi3968
@suleimanabdulkadirghedi3968 4 жыл бұрын
Aniga waxaan aaminsanahay 40 millions is not money ku imaata easy
@mashaallhfarah3641
@mashaallhfarah3641 4 жыл бұрын
Kuligiiin wan idiiin jeclahay Somali maxamed (scw)
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
masha allh Farah Subscribe iisaar Blz
@halimaahmed6450
@halimaahmed6450 4 жыл бұрын
Scw
@haboonadan
@haboonadan 4 жыл бұрын
masha allh Farah scw scw scw
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 4 жыл бұрын
Walashay iga wayn ayaa isheegtay markii lasoo dhigay kaaf iyo kala dheeri baa lasoo dhigay markay dhahday ayan soo cararay waana ku fay alhmdulilaah hada hadan fiirsanaayo😂😥 Pls more duco dadkaygii😍💕
@leylocadey3509
@leylocadey3509 4 жыл бұрын
Isku mid aya nahay anekabo walshy ikaweyn aya eshgthy 😁😃🤣😂
@mosalah6123
@mosalah6123 4 жыл бұрын
Team abukar mahdi keep going
@ladancraxmaanladancraxmaan5906
@ladancraxmaanladancraxmaan5906 4 жыл бұрын
muna abayo ilaah haku caafiyo mcnto
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 4 жыл бұрын
@@leylocadey3509 sowmaaha😂😂
@munaaxmed7653
@munaaxmed7653 4 жыл бұрын
@@ladancraxmaanladancraxmaan5906 macan badan ameen abayo allah yacisak alpii
@indhoosofficial7535
@indhoosofficial7535 4 жыл бұрын
Wllhi walikey 20 like mahelin plz isara
@drsdiamondhayat8127
@drsdiamondhayat8127 4 жыл бұрын
Asxabey subscribe igu caawiya
@najamamahad2368
@najamamahad2368 4 жыл бұрын
Wll subscriber ii saar ana waan kuu saaray
@najamamahad2368
@najamamahad2368 4 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 iisaar wllshy Qli aan iscaawino soomaaliyeey
@drsdiamondhayat8127
@drsdiamondhayat8127 4 жыл бұрын
@@najamamahad2368 wankusaray iisar wlshy
@najamamahad2368
@najamamahad2368 4 жыл бұрын
@@drsdiamondhayat8127 kusaray wall❤❤❤❤❤❤❤❤qali
@qumaninaabdulahi4749
@qumaninaabdulahi4749 4 жыл бұрын
waaw cawa caadi ma ahan asxaabey cawa like isaar waa iga codsi
@xayaadahmed338
@xayaadahmed338 4 жыл бұрын
Waa bilaa like naayaa🐦🐒😞😞
@qumaninaabdulahi4749
@qumaninaabdulahi4749 4 жыл бұрын
@@xayaadahmed338 adigoo kale nayaa ima dhano xaywaan yahey edabta leheen aqlaaqda ka xun ciil miyaa ku haayo wasqad yahay
@fosiyoabdirahman1734
@fosiyoabdirahman1734 4 жыл бұрын
Yahuuuuuuuyaaaa
@makkadagan876
@makkadagan876 4 жыл бұрын
Inta ila kirahsatay ana ila nacday boliska rufiyanka ah like isar
@iqbalmed7055
@iqbalmed7055 4 жыл бұрын
AnI
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 4 жыл бұрын
Walige 100 like ma garin alle dartiis igu saara like😍🙏
@drsdiamondhayat8127
@drsdiamondhayat8127 4 жыл бұрын
Ana iisara asxaabey
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 4 жыл бұрын
maanka cadeey ku saray adna iisaar
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 4 жыл бұрын
Hayat Health & Life style wankusaray adna iisaar subscribe
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 4 жыл бұрын
Hilaac Studio ku saaray adna iisaar
@amishhoneyilyas9418
@amishhoneyilyas9418 4 жыл бұрын
Najah Kitchen & Beauty isooboqo abayoo aneh wankusoboqde
@safiaomarhasan5107
@safiaomarhasan5107 4 жыл бұрын
Waan isdhahay wey riyoone feynuus alhamdulillah
@ilwaadnuur7298
@ilwaadnuur7298 4 жыл бұрын
Intii xayisinka iska dhafisa like dhac igu sii 😂😂
@nadranuura2952
@nadranuura2952 4 жыл бұрын
abukar mahdi mahadsanid ya sugayay sideyda okale kaf iyo kala dheeri👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿
@suleeqacabdi4898
@suleeqacabdi4898 4 жыл бұрын
H orta like maxaykahellaan kahellaan
@yassincumar7832
@yassincumar7832 4 жыл бұрын
Waan jeclahy dadkayga meelkasta oo ay dunida ka joogaan (from Germany)
@deeqahussein2670
@deeqahussein2670 4 жыл бұрын
caway anaaa u horeeyo inta sugeysay like isara😍😍
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Deeqa Hussein Subscribe iisaar Blz
@mohamedfareenjo9510
@mohamedfareenjo9510 4 жыл бұрын
Deeqa Hussein
@MuslimTikTok
@MuslimTikTok 4 жыл бұрын
why watch bollywood,hollywood, when u have this great flim❤💪
@shuceybadam
@shuceybadam 4 жыл бұрын
Inta taagersan mama faynuus iyo Marisa like tu waaa dhankiina mahadsanidiin
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
shuceyb adam Subscribe iisaar Blz
@shuceybadam
@shuceybadam 4 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 diyaar wlle
@GareenMedia
@GareenMedia 4 жыл бұрын
Boss Baas gacan ayaan u taagay. He looks like a real gang! sxb ha iga xanaaqin, Kaabo laadarkii u horeeyey ee Soomaaliya ayaad tahay. You made history! The same is a Romeo Ilhaan, they are a good actors! I appropriate all of you walaalayaal. Keep up going.
@suzanmaxmed5409
@suzanmaxmed5409 4 жыл бұрын
Abukar mahadi We want ilhan to be win please team ilhan 💪💪😭😭😭walhi I can't wait Friday walhi I want ilhan to be win walhi 💪
@anassomali8754
@anassomali8754 4 жыл бұрын
Bis milaahi dadkaan meesha miyee jiiftaan Team ilhaan xarago farta taaga
@amkawllqran2969
@amkawllqran2969 4 жыл бұрын
war niyow in ladilan modaye waaba mhad ala hdaysan dhiman micnihi mamo faynuuz aysan ka bixin flimka klay somali mxamad oo dhan flimkan wa lawada riyaqay hal mar shamuug aa
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 4 жыл бұрын
Wlhi nin aan gabar la dhalan ciil kama baxo markey gabar kulah dhalato aad heysatid waxaa heysta boqorad ku jcl jcl xtaa hadii laga gursado waa mid mar walbo kugu faanto waxan aad oga qiroday ilhan xarago markey walalkeed oo dhawac aragtay sidu dareenkeda isku badalay rabiyow gabdhaheena somaliyaad no xafid💞💞💞💜💜💜💓💓💓💕💕💕💕💖💖💖💞💞💝💝💝💝💗💗💚💚💛💖💖💖💖💖💖
@hamdajama9286
@hamdajama9286 4 жыл бұрын
salmaan abdiaziiz hadii wiil waliba hablaha sidaa ugu faani lahaa way fiicnaan lahayd ❣️
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 4 жыл бұрын
@@hamdajama9286 haa wlhi abayo qali beenta mahan thanks👏💝💝💞
@najmoabdulqaadirnajmoabdul2668
@najmoabdulqaadirnajmoabdul2668 4 жыл бұрын
salmaan abdiaziiz aamiin walal
@salmaanabdiaziiz9001
@salmaanabdiaziiz9001 4 жыл бұрын
@@najmoabdulqaadirnajmoabdul2668 thanks wlshey qali💞💞💘
@hafsamohamed9764
@hafsamohamed9764 4 жыл бұрын
Ameen ya Allah
@Deks4669
@Deks4669 4 жыл бұрын
Mama feynuus walee waa ganjibo,,,Masha-Allah filinka ayada lee kuheystaa 💘
@bureeqahassan5107
@bureeqahassan5107 4 жыл бұрын
❤😉😊
@faraxbaari996
@faraxbaari996 4 жыл бұрын
Insha allah isbuuca danbo iyo codka askariga laga kenayo inta sugeso like isaara
@mulkinuura8120
@mulkinuura8120 4 жыл бұрын
Waa wllshino Maalmahan maqnayde like ta igu qabta wll Allah haydin barakeyo dhmntin
@drsdiamondhayat8127
@drsdiamondhayat8127 4 жыл бұрын
Subscribe iisar abyo
@faadumoingeer6211
@faadumoingeer6211 4 жыл бұрын
@@drsdiamondhayat8127 09876544321poiuytrewqlkjhgfdsamnbvcxz
@faadumoingeer6211
@faadumoingeer6211 4 жыл бұрын
, za
@keligeedfariid6308
@keligeedfariid6308 4 жыл бұрын
Farxada flimka dartii like tu waa free caawa😛
@drsdiamondhayat8127
@drsdiamondhayat8127 4 жыл бұрын
Cadeey subscribe igu caawi
@keligeedfariid6308
@keligeedfariid6308 4 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 hye
@feynuusshop4886
@feynuusshop4886 4 жыл бұрын
😂
@deeqtutors6288
@deeqtutors6288 4 жыл бұрын
KZbin: kzbin.info/door/zencAKZJw1HKA8zsQ9KQcA subscribe ii saar wlo mahadsanid ashwaaq hara
@Yahyekaldaweye
@Yahyekaldaweye 4 жыл бұрын
ilhaan xarago cidii ila taageersan like igu qabo
@fathihaji6352
@fathihaji6352 4 жыл бұрын
commenty inaa aqriyo waxaaan ku nacey like isaaar walaahi
@mahadcageey5348
@mahadcageey5348 4 жыл бұрын
Kkkkkk walayabay
@khayrohassan1286
@khayrohassan1286 4 жыл бұрын
😂😂👍Waa arkay
@khadrawayrax4177
@khadrawayrax4177 4 жыл бұрын
Hhh Haa walhy
@raxmaomar1654
@raxmaomar1654 4 жыл бұрын
fathi haji anaa hortaa nacey maxaa laga helaa
@umukhaalid2957
@umukhaalid2957 4 жыл бұрын
Wlhi beenta mahan
@mruun3542
@mruun3542 4 жыл бұрын
Ilhaan Xarago Saakooyinka Ayeey Ku Qurxoontahay Qalanjo Waaye Maansha Allaah ♥️♥️♥️♥️♥️
@ilhaansamaaraoffecial9920
@ilhaansamaaraoffecial9920 4 жыл бұрын
Cadeymaha waa isa soo tarmayan inta guusha sugeeso like saar 😍😅😅😅
@axadotawane7174
@axadotawane7174 4 жыл бұрын
😭😭😭
@aishahusseinali3056
@aishahusseinali3056 4 жыл бұрын
Rufyanka askarigaa waa nacy wlhi inta ila nacdy liketa ha isarto
@samiagarazho6333
@samiagarazho6333 4 жыл бұрын
Kaaf iyo kala dheeri inay gabogabo thy waan ka xumay😓
@binbakar5416
@binbakar5416 4 жыл бұрын
SubxaanAllah ummadii badankooda like bay raadinayaaan ilma adeerayaalow war baryada bdn iska daaaya
@Maasal123
@Maasal123 4 жыл бұрын
Wax iga calool jiliczan waa la wayay zomalidaN like u wadA paroranaYza farxadodA ka zhaqaynaYaaa uuN ilahaw farxadayada like hanOga dhigin
@ayuubbashiir3741
@ayuubbashiir3741 4 жыл бұрын
Kkkk like isaar tuugsi ayeeba noqotay mxaa yaab is daba yaaal
@Maasal123
@Maasal123 4 жыл бұрын
@@ayuubbashiir3741 haa wallahi wll aniga waapa yapanahy hal muqaal dawo ayaan iz dhahaya coment waan jecelahay akhri markaan iz idhaahna waapa dad wada tugzanaya alla yàp padaNa
@Zeynab-gs6tz
@Zeynab-gs6tz 4 жыл бұрын
First person aan ahy like dhac dhac igu siiya
@najaxjama4293
@najaxjama4293 4 жыл бұрын
Ana u horeyaa like to day wow
@hxxhx-x6497
@hxxhx-x6497 4 жыл бұрын
Mamo faynuus OmG😂😂 😂😂 👇
@ghyyggyyu4200
@ghyyggyyu4200 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@ghyyggyyu4200
@ghyyggyyu4200 4 жыл бұрын
Way dhacday iney qadan lacagti bosbas&asbaro YA ila arkay
@indhadeeqaabdi326
@indhadeeqaabdi326 4 жыл бұрын
Xaaska weyn hadaa tuug tuugto waa sharaf daro tan yar hadaad tuug tuugto waa sharaf iyo wanaag waa caqliga ragga soomaaliyeed balo idin hesho
@leylocadey3509
@leylocadey3509 4 жыл бұрын
Hhhh maila argthy abyo
@Naaneeycaddey
@Naaneeycaddey 4 жыл бұрын
waa doqomnimo dabaaalada
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 4 жыл бұрын
indha deeqa Abdi Tan koobaad jabkiisay ku qoslaysaa alow masoonqotay leedahay saasay kabaqaan mindhaa
@indhadeeqaabdi326
@indhadeeqaabdi326 4 жыл бұрын
@@naciimanalka7941 abaayo jab ma ahan ee waa ka daacad balada waligaa ma araktay nin labo xaas leh oo xaaskii weyn need raali gilinaayo Ani ma arkin
@MccIAlove
@MccIAlove 4 жыл бұрын
Ninka oridiis a xurmayn waaya midkaley wanaag haka sugiin nin ka Caruurtiisi uku curtay cidla kaga dhaqaaqay adna faaido kumalaha dumarka masakiinta maskaxda hakadiliina ragow
@nasriinofficial5785
@nasriinofficial5785 4 жыл бұрын
Baqeel xoolihisa beenlowa leh Rome lacagtisa asparo iyo boss bass aya kuyaaci doona
@Sharoobo
@Sharoobo 4 жыл бұрын
Adoo jiifa hada dawaneso like saar
@najaxali6266
@najaxali6266 4 жыл бұрын
Nasra Love 😂😂😂😂
@nimcomahamed4869
@nimcomahamed4869 4 жыл бұрын
Lkn wn fadhiyaa
@ramlahussein8850
@ramlahussein8850 4 жыл бұрын
Maamo faynuus americay jogta minisota la aanteed abaar filimka ❤❤❤❤maamo❤❤💋💋❤❤
@funnykids5667
@funnykids5667 4 жыл бұрын
😹😹😹😹Asbaro qofka ku qosla like me😹😹😹
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
aragsan cumar ku saray. Subscribe iisaar Blz abyo
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
aragsan cumar 🤣😂😹😹😂😂
@queensafaa6153
@queensafaa6153 4 жыл бұрын
Aasbaro asaga dhan tartiib uu u socdaa
@xidigtasomaliland9512
@xidigtasomaliland9512 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@funnykids5667
@funnykids5667 4 жыл бұрын
SAFA HENNA 😹😹😹😹😹😹sow maha
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 4 жыл бұрын
Inta kufaraxday feynuus inay nooshahay like igu qabta
@ahmedninileninile2326
@ahmedninileninile2326 4 жыл бұрын
At mama feynus kuyey ganjuuwo fakhool ganjuuwo Alla maxn qosleey kkkkkkkk
@zahraabdiwahid4933
@zahraabdiwahid4933 4 жыл бұрын
Inta sariirta korkeeda ku fiirsaneyza like
@zakahaji143
@zakahaji143 4 жыл бұрын
Zahra social kuwa fadhiya ku dar
@najamamahad2368
@najamamahad2368 4 жыл бұрын
❤❤❤ kaaf iyo kala dheeri filmkii u horeeyay ee soomaali jishay ee waN kahelo
@aadanosmaan4881
@aadanosmaan4881 4 жыл бұрын
Police kan rufiyaanka u ah yaa ilanacay wlhi ninkaas ciil ayaa iga haaayoh intii ila nacday like 😡😡😡Team ilhaan io Team faynuus Love you❤❤❤❤
@Abuukar143
@Abuukar143 4 жыл бұрын
Xafsa fiminka dhan ruufkan u nacay
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Africa intii Joogta Ee soo jeeda Halkan Taabo 👇
@amiiroahmed6937
@amiiroahmed6937 4 жыл бұрын
Saaray
@aminomohamed1904
@aminomohamed1904 4 жыл бұрын
Kir
@munodhaqane5786
@munodhaqane5786 4 жыл бұрын
Adooo wareegaaayo hdeee kusooo dhacday like👍Askariga Ruufiyaaanka ah aduuunka unacay😡😡😡
@hamzeabdifata7610
@hamzeabdifata7610 4 жыл бұрын
Caawa anaa uhoreeya intii jiif kudawanayso like isaara
@zureer5014
@zureer5014 4 жыл бұрын
caawa dHeH la Qabto Malihi😂filimka adoo DawanaYa HadaaD comments akhrinayzo like HaYla dhafin wan iDiN jeclaHaY💖 Alle HaYdiN jeclaado❤😍😍
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 4 жыл бұрын
jaasuus qowdhan
@zureer5014
@zureer5014 4 жыл бұрын
@@beelobeeladaydi3154 alla mxaan nacaY kaaz izH😠😠
@mamanasteexo6115
@mamanasteexo6115 4 жыл бұрын
Dhh😎😎😍🤨😣😅💝💖💞🖕🖲☺️☺️☺️😀😂🥰🤩🤔😗🤗😣😴😒😫😏😓😝😜😛🤐🤐🤐🤐🤐😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😜😶😮😣😑😜🤐🦊🐈🐈🐈🐈🦊🐂🦔🦔🐼
@drhd1043
@drhd1043 4 жыл бұрын
Yaa ila arkay inay xalqadani tahay tii ugu macaanayd like isaar hadaa ka heshay
@zackneck2978
@zackneck2978 4 жыл бұрын
KaaF io Kaladheri hollowoodka zomaLia🔥🔥
@abdiqanibarale8666
@abdiqanibarale8666 4 жыл бұрын
Ar yaaraheeee lik igu sooo codeeye inta Ani cml oo jif ku firsaneeso
@abdiqanibarale8666
@abdiqanibarale8666 4 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 mahadsanid
@kingsolo3843
@kingsolo3843 4 жыл бұрын
Subhanllah waad uhoresa islaha mxay tahye saan 😂😂😂😂😂202 comenti war bal liketa team ilhan tolow yeydishe ilhaan 😂😂😂😂👋
@deeqoabdullahi1898
@deeqoabdullahi1898 4 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 isar abyo an kusaree
@shugricabdi9182
@shugricabdi9182 4 жыл бұрын
Filimkan wa filim cajip ah✔✔ Hadanba laqapsaday siiba maamada markay suuxayso Oo jcylku galay hhh maama nayrus mise faynuus magaceeda ma sixi karo way iga qoslisaaa maamadaasi allow cimriga u dheeree🙏🙏🙏
@najahqurxinta9230
@najahqurxinta9230 4 жыл бұрын
shugri cabdi 🤣🤣😹🤣😂🤣🤣
@shugricabdi9182
@shugricabdi9182 4 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 😅😅😅😅
@fatimaawale8763
@fatimaawale8763 4 жыл бұрын
Faynuus sheikh daahir weeye
@suleimanabdulkadirghedi3968
@suleimanabdulkadirghedi3968 4 жыл бұрын
Ilhaan Xarago is super star the way she acted the movie, she made me cry
@sahraisse8540
@sahraisse8540 4 жыл бұрын
Walhi kaaf iyo kala dheere aad ayaan uga helaa waana u mahad celinaa fanaaniinta ku bohoobay oo ey ugu horeyso maama feynuus sheikh daahir
@ebyanofficial8963
@ebyanofficial8963 4 жыл бұрын
Qofki ugu horyey kaaf iyo kala dheeri😍😋
@sarahjama5040
@sarahjama5040 4 жыл бұрын
Aniga ugu horeyo like isaar walal qaali❤
@beelobeeladaydi3154
@beelobeeladaydi3154 4 жыл бұрын
labada hadalkods,mala maqlayo
@meymuunwaaaw1437
@meymuunwaaaw1437 4 жыл бұрын
Wlhi film ka mcn
@meymuunwaaaw1437
@meymuunwaaaw1437 4 жыл бұрын
Xle alihda ayn dugye
@meymuunwaaaw1437
@meymuunwaaaw1437 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@kawsarnalka
@kawsarnalka 4 жыл бұрын
Waan shidan yahay cawa
@hodanahmed6810
@hodanahmed6810 4 жыл бұрын
Qofki ugu horeeye ayaan ahay Cwa like ii saara plz weligay idin ma tuugin somali maxamed 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Hodan Ahmed ku saray Subscribe iisaar Blz abyo
@billaldhaqane7533
@billaldhaqane7533 4 жыл бұрын
Walahi filimkan heer waxu igaarsiyay aan sugi waayo inta laka gaaraayo jimcada waayo waxan uku xiranahay sida cashar online laku qaato okale
@sacduushmire3810
@sacduushmire3810 4 жыл бұрын
mama faynus cimri dheer iyo cibado suban mama l love u💋❤
@CRronaldo-zu4cp
@CRronaldo-zu4cp 4 жыл бұрын
👍
@bishaarakaabbe3135
@bishaarakaabbe3135 4 жыл бұрын
guuleso ilhan❤
@fardowsafilsan608
@fardowsafilsan608 4 жыл бұрын
Cwa flim-ka xiiso uu leeyahy👌
@zahrakhaliif9119
@zahrakhaliif9119 4 жыл бұрын
waxaan islahaa qofka ugu horreeya ayaa noqoneysaa saa 100 qof baa iga horeysa😂😂 waan idin jeclahay my peaple somali❤❤plze like ii saara wligy 50like ma heline😥
@zahrakhaliif9119
@zahrakhaliif9119 4 жыл бұрын
Najah waan kusaaray abyo subscribe iyo likeba
@ruwaydaabdirizakh8362
@ruwaydaabdirizakh8362 4 жыл бұрын
Team ilhan🥰 like isara
@iskufilancadey3428
@iskufilancadey3428 4 жыл бұрын
Naa ilhaan walalkaa xaguu jiray markey ku dilayen romiyow iyo naagtisa😭😭
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 4 жыл бұрын
Saxiix wlhi
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 4 жыл бұрын
Alahh muraadkaaga oo macsi lahayn haku siiyo ee wall iso booqda oo igu so biira jalaska Ama ganbaleelkana furta Wax idin qanciya ayaan idiin hayaaye
@caashocadeeycabdi4766
@caashocadeeycabdi4766 4 жыл бұрын
Aaamiin macaan
@caashocadeeycabdi4766
@caashocadeeycabdi4766 4 жыл бұрын
Waxa rabto wakusiyay adna duco
@zukaynachannel1
@zukaynachannel1 4 жыл бұрын
@@caashocadeeycabdi4766 hye xbbty alahh amuusrahaga dhan haku saqiro wax kaa farxiya rabi haku siiyo Waxaad sugayso alahh hakuugu bashiro Alahuma aamen
@caashocadeeycabdi4766
@caashocadeeycabdi4766 4 жыл бұрын
Aamiin macanto wajeclahay dadka iisoojawaabo misane iiduceeyo qofkasta oo qoraalkisa arko o.dalabkisu yahay sabkarab leke share wa usara faaiidadooda oo ana wax iga weyn aheyn adinkana wax niitareeso diyaarbaa unoqdaa adna thanks baaayo
@husseinkafi5187
@husseinkafi5187 4 жыл бұрын
Zukayna beauty and cooking waa kusaray adna isaar qaali dumar
@unknown-je3ql
@unknown-je3ql 4 жыл бұрын
Jecliyaa jabka romeo✊😂
@hodanesse5896
@hodanesse5896 4 жыл бұрын
Kaaf iyo kaladheri inuu dhamado manan jeclayn hdiba uu dhamaday qaladadka noosoo geliya
@naciimanalka7941
@naciimanalka7941 4 жыл бұрын
Hodan Eise wallhi qaladaadka ugu fiican weliba bosbass bahaluu uegyehee asagoo dad ueg aaa arkaynaa
@rumaysaomar4859
@rumaysaomar4859 4 жыл бұрын
Hey
@drzamzamsuldandiriye2819
@drzamzamsuldandiriye2819 4 жыл бұрын
heeeey mama shahshaleey is back💖 Timaaweyn maaxaa hystoo
@nimcomahamed4869
@nimcomahamed4869 4 жыл бұрын
Sodhacay lkn cwo like marbo
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Nimco Mahamed Subscribe iisaar Blz
@nimcomahamed4869
@nimcomahamed4869 4 жыл бұрын
Wn kusary siman sweat
@nazrahennabeuty7456
@nazrahennabeuty7456 4 жыл бұрын
inta sugay say ani cml like ta haila dhafin😜
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
nasra suusuu Subscribe iisaar Blz
@nazrahennabeuty7456
@nazrahennabeuty7456 4 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 ok qurxy
@nazrahennabeuty7456
@nazrahennabeuty7456 4 жыл бұрын
@@najahqurxinta9230 hye diyaar waye xbbt😁
@shamsowardheere3822
@shamsowardheere3822 4 жыл бұрын
nasra suusuu n
@nazrahennabeuty7456
@nazrahennabeuty7456 4 жыл бұрын
@@shamsowardheere3822 hee wll
@roodohappy4671
@roodohappy4671 4 жыл бұрын
Team ilhan like ta yan lala baqaylin ❤️🤣
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Roodo Rinji Rinji Subscribe iisaar Blz
@smhaofficial3986
@smhaofficial3986 4 жыл бұрын
Qofkii u horey ee daawadey ❤
@najma112
@najma112 4 жыл бұрын
Rufiyanka boliska ah romiyow ushaqeyo lee inta ncdy like isara
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 4 жыл бұрын
Saansaanta filinkaan Dhamaad Ayuu u.egyahay yaaaakhay Hanaga Dhameeynina 1000 Noogaarsiiya plz ilaa ilmaheey siidhaleen la.arko ayagoo siiguursaday oo sodohyaasha reeraha kusii xumaado. yaa iguraacsan ❤❤❤❤❤👍👍👍👍
@sacidoabdi8021
@sacidoabdi8021 4 жыл бұрын
Maamo faynuus in aad riyoonayso awalba waan ogaaa 🤣🤣🤣🤣
@simansweatychannel3822
@simansweatychannel3822 4 жыл бұрын
Sacido Abdi hhhhh Subscribe iisaar Blz abyo
@husseinkafi5187
@husseinkafi5187 4 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 waa kusaray adna isaar
@sacidoabdi8021
@sacidoabdi8021 4 жыл бұрын
@@simansweatychannel3822 qaaali subscribe waaba iitahy
@rashkayareofficial1159
@rashkayareofficial1159 4 жыл бұрын
Team kaaf iyo kala dheeri farxad iyo caafimaaad ku noolaaada inta iga dabeysa likte ya leyla dhaafin plz
KAAF IYO KALA DHEERI PART 28 FULL HD 2019
1:16:47
Abukar Mahdi
Рет қаралды 844 М.
XUJO PART 1 FULL HD 2020
1:01:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 988 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 94 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 931 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
KAAF IYO KALA DHEERI PART 29 FULL HD 2019
1:12:01
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,1 МЛН
KAAF IYO KALA DHEERI PART 31 FULL HD 2019
1:08:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,4 МЛН
KAAF IYO KALA DHEERI PART 33 DHAMAAD THE END  FULL HD 2019
1:40:49
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,3 МЛН
KAAF IYO KALA DHEERI PART 1 FULL HD 2019
50:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 701 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 26 FULL HD 2019
1:28:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 865 М.
Filmkii Qiyaano Part 1 | Rage Abdi | Qaali Ladan | Hassan Jabane |
27:35
XUJO PART 5 FULL HD 2020
1:05:48
Abukar Mahdi
Рет қаралды 725 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 12  FULL HD 2019
56:01
Abukar Mahdi
Рет қаралды 529 М.
大家都拉出了什么#小丑 #shorts
00:35
好人小丑
Рет қаралды 94 МЛН