Kaamiro & Nal lama xiran karo ayey mareysaa hadii kale hayeey! war tanoo kale.

  Рет қаралды 21,139

Dulmi Diid Clips

Dulmi Diid Clips

Күн бұрын

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Kaamiro & Nal lama xiran karo ayey mareysaa hadii kale hayeey! war tanoo kale.
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com...
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com...
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 66
@Cabdixakiimmuusecige17
@Cabdixakiimmuusecige17 Күн бұрын
IFAHMA OO IDAREEMA 3K❤❤❤ Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaamaLeyla-sp5rb
@MaamaLeyla-sp5rb Күн бұрын
Xaasidiin waaye kuwas dhakinyarada dileysa ee shaqeysaneyzey subxaanalaah maxaa naar sugeysaa iyo cadaab ilaahey aduunka haku cadaabo alshabab akhirana haku cadaabo alle swt
@abdifataaxabdallah
@abdifataaxabdallah Күн бұрын
Ganacsi kaliya ma ahan guri kasta oo xamar ah in lagu xiro ayaa lagu sameeyey 600$ ah yaa ka bixi kara hadii cameradu wax tarayso may qabtaan kuwaas kuwa wax dilaya camero waxba ma tarto nabad la isku raacsan yahay ayaa nabad ah xildhibaanada iyo wasiirada iyo madaxda wax xadaysa cameradu ha qabato
@adammohamed5339
@adammohamed5339 7 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 19 сағат бұрын
Allow Daalimiintan Dalkeena ka Qabo Yaa Rabi
@abdiilmi8839
@abdiilmi8839 Күн бұрын
Assalamucaleykum sheikh waxaan waa shar diina shaqa kumaleh umadan alle hakaqabto shartoode
@hawohassan4630
@hawohassan4630 Күн бұрын
Amiiiiin amiiiin amiiiiiiiiiiiiiin khayr allaha kusiiyo yaa shekhuna
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 19 сағат бұрын
inaalillaahi wa inaa ilayhi raajicuun
@sadam1318
@sadam1318 18 сағат бұрын
waa masiibo la soo adegsaday waa qoom dhumay
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 20 сағат бұрын
Waa in shacabkj u midoobaan oo aan la joojinin kaamirooyinka way in sirdoonka la badiyaa oo shacabkuna is waardiyeeyayn
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi Күн бұрын
Waa lasoo direy sheq
@aliomarwehliye
@aliomarwehliye Күн бұрын
Dowlada ayada haku xirto darbiyada Hadey shacabka dhibaato uga imaaneyso markaas qof lagu Eedo karo majirto kuwaasi Waa balaayo Umada loosoo diray yuhuud iyo mareykan ayeey ushaqeeyaan ee diin shaqo Kuma Lagan
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 Күн бұрын
ilaahoow dilka sinwaar been kadhig
@husniproductions9363
@husniproductions9363 19 сағат бұрын
War sinwar mahe arintaan camerada kasohadal
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Күн бұрын
Waa arin aad u xun shaqsi dukaankiisa dhaxdiisa kaamiro ku xirtay aan banaanka ugu xirneen sabab loo dilaayo aniga wan fahmi laa ahay dukaanka lagaa dhaco ayaa u arkaa wlhi umadaan meel ayey u socotaa allow xumaantooda na mooti
@NaimaHaile
@NaimaHaile 15 сағат бұрын
War wa banaan aye u ku xirned dowlada aya ku qasabtay ,wilasha ladilay aqon aya u leyahay
@LuulNur-e6y
@LuulNur-e6y 11 сағат бұрын
Asl Sheikhow Xita Guryihi Aya lagu xiroya Hada,,
@User_19567
@User_19567 Күн бұрын
Rabiyow ka qabo shayadiin tan umadada kaharsan wayey
@isiri.2835
@isiri.2835 21 сағат бұрын
HOTELADA FISQIYU KA JIRA MAY QABTAAN IYO BALWALDA HADDAY DIIN LEEYIHIIN MUQAADARAAD .BAA.BUUXA IYO FISQI
@xiin1535
@xiin1535 10 сағат бұрын
Waa gangster
@goldensilver210
@goldensilver210 Күн бұрын
Xamar shaqo ka goni ah dalka ayaa ka socoto waxey u bahantahay in lafahmo horta
@fariida6236
@fariida6236 Күн бұрын
Itoobiya marki layiri iskaga baxa Somalia waxay soo kiciyaan shabaab si ay uga dhigtan marmarsiyo ay ku joogan Somalia waa iska cadahay
@abdirazakali333
@abdirazakali333 Күн бұрын
​@@fariida6236ETHIOPIA WAXKASTA AY ISKU DAYDO HADANA WAA CAASIMADII WADANKA ABNIGEEDANA WAA MUHIIM 15000KUN OO CIIDAN AH AYAA MUQDISHO DAGAN MAXAY KU MASHQUULSAN YIHIIN
@Shdvbwyromnqcapejlfizxk
@Shdvbwyromnqcapejlfizxk Күн бұрын
Dadka xmr waxku dhibtaye qabiladooda lama yaqaano miyaa, gobalada kale somaliya wxs kama dhacan wayo way iswada yaqanan qofki wx dila wa ina hebel
@osmanmohamed9339
@osmanmohamed9339 16 сағат бұрын
Adigaaba sheydaan ahee oo dat kale kusheegaaya danyeer dibkisa ma arko 😅
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz Күн бұрын
So kamera maxa kujira mama rer badia way.
@barniabdulle2966
@barniabdulle2966 21 сағат бұрын
Sx waa argagixin cad Allah hanaga Qabto Qawarijta insha Allah
@AbuuXaafid-d1t
@AbuuXaafid-d1t 19 сағат бұрын
Asc sheikh maxamed dulmi diid ALLAH hakaa raali noqdo shiiqoow lkn Somalia wax badan ayaa Ka socda wlhi tusaale aniga waxaan ahay wiil somaliyeed anigoo baabuureey iska ah kuna nool Somalia gaar ahaan hiiraan runtii qof cashab ah oo baabuurkiisa wax ku raadsada ayaan ahaa markana alshababka iyo dowladu weey isla jogeen hiiraan lkn dagaal shacab ayaa biloowday ana koley shacabka ayaan Ka mid ahaa awalbo dagaalkii ayaan Ka qeyb qaatay wlhi gaarigii meshiiyoow iiga baa ba ay alxm ane wan Ka bad baaday marka waxeey aheed 2022di micnaha 2;sano Ka hor markii aan xoreynay hiiraan runtii waxaan filaayay iyo waxa aan ilaa hada arkooyo wlhi aad beey ukala fogyihiin tusaale aniga markii hore wan iska shaqeysN jiray lkn hada shaqo iskaba daaye duruufta iheeysa hadii anan nafteeyda cadaab ALLE ooga baqeeyn 2sano qof bedal banuuni Ka sugaa cml Uma taagnaadeen wlhi shiiq marka umuuraha guud ahaan ALLAH SUBXAANSHU WATACAALAA hainoo saqiro insha'Allah
@Caliya7
@Caliya7 17 сағат бұрын
Illaahey umada nabad iyo nimco waarta hasiiyo, nabada ayaa umada deeqdee Yaa Allaah.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 Күн бұрын
Aamiin
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 13 сағат бұрын
WAA IN AAN KAAMIRADA LA JOOJIN DADKAAN HADLAYANA HADEY WIILASHOODA U NAXAYAAN KUWA LA IDIIN ADEEGSANAYO WAA WIILASHIINEE KALA BADBAADIYA WIILASHIINA OO QABIIL WALBA INTA U ADEEGTA CADOWGA HASOO GACAN GELIYEEN KII AAN QEYR LAHEENA RAG QEYRLEH OO ISLA BEESHAA HALOO DIRO OO JANO KU GASHA ISAGANA NAARTA U DIRTA
@SuldanmahamedMahdi-e5h
@SuldanmahamedMahdi-e5h Күн бұрын
Waa hooyo ay shabaab ka hadal siiyeen. Xariifkana uu usii gudbinayo.
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi Күн бұрын
Amiiin
@cirjiidh77
@cirjiidh77 11 сағат бұрын
Ninkaan waa shabaab nimankaas ayuu u shaqeeyaa meeqa bilood ayaa nabad aheyd muqdisho oo wixii dhacaba lasoo qabanayey maxakamadaha cadeymaha soo bandhigaan xagee laga keenaa habar wiilkeedii shabaab ah ayaad tusaale usoo qadanee Dulmiloow
@haredmedia1494
@haredmedia1494 17 сағат бұрын
Al-shabaab waa is cadeeyeen inay Diin wadin Eeyaha Naartana yihiin balse Soomaalida ayaa ah dad aan Alle ka baqin waxaana aaminsanahay in musiibo Alle nagu saladay yihiin Eeyaha Naarta ee nabadda u diiday dalkeena
@HusseinBeyre
@HusseinBeyre Күн бұрын
Sheekadaan. Sheeko shaashiyeed maahan iyo wax Aad Fahmi mi Karto bijiyada iska cun iyo xalwadad rag baa is haaye in dhahay ka fiirso kulee somali oo dhan ayaad cadow Ku tahy lkn waxaa Ku gabataa dulmi diid iyo magac been ah lkn faraciina aaba dad fican Rhee
@faizamohammed9135
@faizamohammed9135 Күн бұрын
Dawlad shacabka difaacda oo abnigooda ilaalisa ma jirto miyaa?
@mahamedabdille4489
@mahamedabdille4489 21 сағат бұрын
Yaa dheekh dowlada iyo alsgabaab waa hal waayo dowlada ayaa hire gareysay alshabaab look mansuur roobow waa wasiir iyo kuwakale oo badan
@matanmatan2199
@matanmatan2199 19 сағат бұрын
Caqli xumadu markay qaan gaarto waa iska sidan oo kale, doqon aan diinna aqoon dadnimo kalana lahayn duf ku bax.
@Khad-j1r
@Khad-j1r 10 сағат бұрын
wa dad halabay on la kaseyn mel ay u socdan wa la washay
@bashiirbashka2831
@bashiirbashka2831 Күн бұрын
Khawarijta al shabaab naxariis malahan
@fariida6236
@fariida6236 Күн бұрын
Waa itoobiya oo rabta inaysan ka bixin Somalia
@bashiirbashka2831
@bashiirbashka2831 13 сағат бұрын
Itoobiya iyo al shaydaan waa saaxiibo
@matanmatan2199
@matanmatan2199 19 сағат бұрын
Qod diin haduu ka qaawanyahay , adiga iyo kuwa kula mid ah ee jiidiinkooda bas ah u nool ayaa diin iyo dadnimaba ka qaawan.
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 21 сағат бұрын
Dowlad maaha mida hada joogta dambiile laqabtey oo laalush lagu soo daayey kuwa wax dilaya hadey ogyihin in la ciqaabayo.walee wey cabsan lahayen Dowlad askar teedi shacabki eber kasiyen
@ahmedissack4875
@ahmedissack4875 12 сағат бұрын
Shacabkoow kaamirada amaankaaga iyo tuuga kuxada iyo burcadka kudhacaaya iyo qaraxyada xitaa way kaabadbaadinaysa ama uguyaraan daalinki inlaga dabatago oo lasooqabto ayay sababeysaa
@A3v-w7q
@A3v-w7q Күн бұрын
Iskaga qaxa Xamar Xaar mel Emirates u dabada ku wata gargurte o la ogyahay in Qarax yada Emirates sameyan
@abassadan2541
@abassadan2541 Күн бұрын
😂😂
@fariida6236
@fariida6236 Күн бұрын
Waxaan waxa ka danbeeya itoobiya marki la dhahay isakaga bax Somalia waxay soo xoojisay alshabaab si ay uga dhigato marmarsiyo aysan uga bixin Somalia dadkeena Allah natuso xaqa nimankan waaxa loosoo diray in u noqdan gacan ay itoobiya ku baabi,iso dadka somaliyeed
@HassanHilal-b5i
@HassanHilal-b5i 20 сағат бұрын
Wad kahadasha shabab aqoon ma uledahay
@Shdvbwyromnqcapejlfizxk
@Shdvbwyromnqcapejlfizxk Күн бұрын
Horta dadka xamar dagan qabiilo ma qabaan miya? Ader ninka wax dilaya reer ba dhalay o calosha usoo buuxiya guri buna kaso kacaa aroortii, kan la dilayana reer ba dhalay, ee qofka dhibta geysanaya haybtiisaa ma lagu raadsado si reerkiisa ama qoladisa logala xisabtamo, Wlhi qabiilku mrkan oo kaluu faa'ido lee yhy kaamaradu wa maxay mxyse tari
@ylxdhr5359
@ylxdhr5359 16 сағат бұрын
Kuwan wax dilayo waa ilmihii umal iyo kuwa lamidka ah mida kale hadii kaamirada uusan xiran xitaa wahaabiyo marna deymaayaan
@Sagalisxaaq-s7g
@Sagalisxaaq-s7g 21 сағат бұрын
Qabyaalada uwacan taas no naxdin
@amnoali8348
@amnoali8348 Күн бұрын
اي الدولة 😂😂😂ارحم نفسك بس
@abassadan2541
@abassadan2541 Күн бұрын
What
@sacadyare8733
@sacadyare8733 22 сағат бұрын
Maxaad la qosli mrka
@HassanHilal-b5i
@HassanHilal-b5i 20 сағат бұрын
Waxad o gata iney shabab dowladu ey kaficantahay e aqon umalihid
@Mohamed-v6b5r
@Mohamed-v6b5r 13 сағат бұрын
Kkkkk. Horta sheekh somaliweyn hal su'aal kaliya Waxaad iiga warantaa koonfur somaliya ana moqdisho yaa la ilaaliya yaase laga ilaalinayaa. ? Yaa la dilayaa yaase wax dila????? Mar intaa iiga jawaab bilaa caleeg
@khadarelmi9787
@khadarelmi9787 23 сағат бұрын
Waar dowladu marka hore dadka nabadooda ha sugto intaanay camaro dadka ku amrin
@adonallah2302
@adonallah2302 20 сағат бұрын
2 Cadaw baa uma dii muqdisho dhameeyey itixaan Aan laqiyaasi karin baa ku socdo
@MedaliGire
@MedaliGire 17 сағат бұрын
Dadka Camerada ha xidhanina Leh wa argagixiso shacab matalayo wana dabiilayaal kuwas dadka dilayo in ay diin shaqo kulahey ma cidba ogey shacabku haka Caan furamaha ciidanka ha iska xadiriyan si ay kuwan iskaga dhiciyaan
@geenyodila9095
@geenyodila9095 11 сағат бұрын
Hadey shabab dowlada ahayn maxay meelaha fasqiga ka socdo u tagi waayen?dhowr wax oo isku jiro lacag ayey ka qaatan oo walayada ay dhahan mid waa taa teeda kale marka ragaas la qabto oona wax cad lagu hayo lama dilaayo nin dowlada ku jira aya fakinaya ader waa dowlada kuli sabab
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
FILO PART 132 THE END
21:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 117 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 27 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,9 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | XAALADDA SINWAR?
16:21
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 39 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 27 МЛН