Kacdoonka Shacabka oo xoogeestay, Sh shariif, xasan Ali Kheyre & CCW oo garab istaag Muujiyay, Shir.

  Рет қаралды 41,146

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 46
@Walalnm
@Walalnm Ай бұрын
KDS GUUL INSHALLAH SOMALIA 🇸🇴 ONE UNITY 🤝
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m Ай бұрын
Xasan wixiisu waa waali lacagta qaranka uu ka dhacay ayaa daroogeysay waxa uu ku hadlayo war uma hayo dhalanyaradu waa mustaqbalka dalka in niyada laga jebiyo ma aho xasan waxaa qalbigiisa ku jira lacag baadledahay waxaad rabto kuhadal miyaa
@user-gm9wg4ge7w
@user-gm9wg4ge7w Ай бұрын
KDS Mogadishu ka shaqeyn meyso. Dadka Muqdisho deganna shiid ma'aha. KDS waa argagiso la shaqeyn AL-Shabaab iyo Shabaab Kal kaal.
@Walalnm
@Walalnm Ай бұрын
@user-gm9wg4ge7w waxaa aad u hadlayso waa been i ahaanba khalad sababtoo ah waxaan u baahanahay nabad ka dhalata gobolkayaga oh dhan qabiil marabno jooji mugdisho maha gurigaga
@ayaanmaxamuud695
@ayaanmaxamuud695 Ай бұрын
9ججج،...............................،.........،​@@user-gg4fb9ju8m
@hosaynn2418
@hosaynn2418 Ай бұрын
Suldaanka tv jooji mucaaradka oo aad si toosa ugu raacday. Mucaaradka ayaa kadanbeeya kucidda dhalinyarada. Dhalinyarada shiitka ku heysta Muqdisho waa wax jira; malihi dhibaato majirto, haseyeeshee Sharif Sh. Axmad xaalkiisu waa xaasid siyaasadeed! Sharif dan Soomaaliyeed ma wadee waa kursi doon uusan heleyn! Sharif mucaarad ka liitaa majiro.
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 Ай бұрын
Masaajidka jumco kasto madaxweyne xasan o kaga hadlo siyaasada ,miyuu San aheen goob cibaado iyo Alla ka cabsi.
@mohamedhassan1469
@mohamedhassan1469 Ай бұрын
Masjudkaga isaga jir koleeley umadada somaliyeed waba umahayeee op an aheen biliqo habeysan oo dowlad ku sheega Xasan tuug
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Ай бұрын
Wadanka wa qani wana shiid ha doran abgal iyo elaay
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 Ай бұрын
Shiidka wa hooyo xun iyo abo xun aniga alxamdulilah ayeyo madax noo ah
@maxamedcisicabdi8764
@maxamedcisicabdi8764 Ай бұрын
Dhalinyaradii lagu xasuuqay xeebta liito mayeyna dhalinta Aheyn
@FadumaAbdisamed
@FadumaAbdisamed 29 күн бұрын
Xanawaxaatatahinilaakacasatieeaxanxilkaiskawwareein😊
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Asaga isu jawaaba duqa
@soraya.a7956
@soraya.a7956 Ай бұрын
Gormey dhalin yarada dhar ganayeen sowtat tahriib ku dhamadeen
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
xasan shiish dal iyo dad midna loogu iman maayo
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Khayre waa khaa,in dhibkaan oo dhan isagaa ka danbeeyey isagaa kaga horyimid qof iyo cod oo ahayd shaqaddii loo dhiibay si uu dalka ugaarsiiyo oo uu dawladiisii ku khiyaamay kuna biiray 10 qof oo qabiilkiisa ah isagoo waliba abaabulay jacfar iyo kuwa kale in qoryo la fariistaan sayidka hoostiisa maanta xasan baa samaynayee waa dhuunta cabsi awgeed.
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Ай бұрын
Xasan sh. Maxamuud, wax dhaama idiinkama arko. Waxaan qabnaa in Dib looga noqdo maamul goboleedyada waa in dalkan laga baabi'iyaa, haddaadan la sameyna wax ka daran ayaa dhici doona, maadaama aanan loo sineyn oo dad aanana deganeyn kismaayo ay maamulaan.
@CabdiRamaamxasan
@CabdiRamaamxasan 29 күн бұрын
Kkkkķkkkkkkkkkkkkkkkk
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
xasan waa nin tankiisa qofeed agaasimo waaxeed ka weyna mana laha awood madax weyne
@G4STV2858
@G4STV2858 12 күн бұрын
Maladhikara madaxweynaha Cadawga Somalia intajeer uu Somalia soohadalqaaday weliba badalo gef iyo deelqaaf ku ah iyo weliba Abiye oo duulimaadkiisa kusooqaatay jees jees Abiye Ahmed intajeer uu soo magac qaaday Xasan sheikh isaga halmar muusan qaadin Abiye magaciisa halka dhaliyarada Somaliyedna uu wuxuurabo kutilmaamay jeeb xanuun iyo AS
@soraya.a7956
@soraya.a7956 Ай бұрын
Ha daalin waan ku naqanaaye
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Xasan ayax waxba idiimareebin kaliya wuxuu garanayaa maxaan cunaa ' maxaan boobaa ' maxaan shubtaa oo lacaga 'maxaan dilaa oo dhigiisa Ku maydhaa
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Ай бұрын
Dhiiqo dhiiqo xasan dhiiqo wadanka ha laga qabto dhiiqo $$$$ xadoow tuuug
@jamacadan2200
@jamacadan2200 Ай бұрын
Wax xaq ah ma'aho waxaa kasocdo somaaliya ee dalka iyo dadka hala babdaadiyo somaaliya deg deg .
@user-hm9sl2gk5p
@user-hm9sl2gk5p Ай бұрын
war.balayadshegtan
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g Ай бұрын
Guul kds kaca oo tuugta iska Rida
@arafats.mohasalad5097
@arafats.mohasalad5097 Ай бұрын
KDS magacaa waa mid aan garan waayey waxaan u malayn jaran jaro weeye 👁
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa Ай бұрын
Dadka iyo dalka ma lagu aamini.karo maxaa yeelay badii itoobiyo ayaa qaadaneeso dhulkiina qaadaneeso dowlada ay siineeyso itoobiyo waa iney kacaan oo dalkiina gacan yaa ka baxaayo iney difaan dalka
@mohamedhassan1469
@mohamedhassan1469 Ай бұрын
Bananka ma u soobsxi karo wuu baqaaa
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 Ай бұрын
Dhallinyarey kac doon degdeg ah sameeya o dalka ka badbaadiya xasn xaraash qaran, war kaca o kaca o qabsada waddanka
@user-rk6mc6qh6x
@user-rk6mc6qh6x Ай бұрын
Saxib ilah ka cabso marna laga yaabo xamar kacdoon ka dhaco
@CaliCiid-k2k
@CaliCiid-k2k Ай бұрын
weriyeha kahordhicin iskahubi shrift waad taqaan
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 Ай бұрын
magaran karo xasan denbiyada uu ka gelayo shacabka soomaaliyeed waa aqoondaro weyn runtii
@mohamedhassan1469
@mohamedhassan1469 Ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Soomaaliyeey ninkan xasan ayax maha soomaali dhalada Xaqiiq sidoo kale aqligiisu waa kii dameeraha waraabuhu dameeraha mid kolkuu qabsado kuwii kali way daawada isagoo cunaaya xasan ayax waa dameer
@user-sp2zm7zi2o
@user-sp2zm7zi2o Ай бұрын
MW iskama dhihine ee ciidan uu isku halleynayo ayaa jira ayey ila tahay
@soraya.a7956
@soraya.a7956 Ай бұрын
Kuwaas hore ayey u kashif meen 😂 Dani kiilee maahoo
@QaliSharif-pf7jm
@QaliSharif-pf7jm Ай бұрын
Dadka somaliyed waxy garan wayen dalka in ay badbadiyan way fiirsanayan walahay wax badan o hadhowd la furdamin karin na lava dhaxlaya hadaydan manta ka tashan dhalinta somaliyed mustaqbal kodi meek xun buu.maraya
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Arintii dhalinyarada ka sheegay xasan sheikh ee ahayd waa tuugo, la shaqaysto alshabaab,iyo propangada wax ku helo ayaa waxa hadda qoraya journalada caalamka sumcad xuna ku reebtay dhalinyarada soomaaliyeed taas oo ah foolxumo wayn iyadoo la yeeshay waxaa sidaas yiri madaxwaynahooda tani waa ceeb qaranka soomaaliyeed ku dhacdey waana arin u baahan sharciga la horkeeno dawlada ninkaan waa madaxwayne waa in uu iscasilaa.
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
MADAXWEYNE XASSAN, HADDEY ILMAHIISA IYO ILMA ADEERTIIS, AY SEDDAXDA WAKHTI WAX CUNAAN, MUDANE MADAXWEYNE DHALLINYARADA MUQDISHO, QURAAC LA'AAN AYEY GURYAHOODA KA SOO BAXAAN, IYAGOO AAN MISNA HEYSAN MEEL AY U SHAQO TAGAAN.
@bashirjama1835
@bashirjama1835 Ай бұрын
Asc. Soomaaliyeey soo ma ahayn in uu madaxweyne ka dhex khudbeeyo Baarlamaan ama meel fagaare ah oo ay dadweynuhu u soo banaan baxaan? Waa maxay ninkaan masaajidka ka dhex khudbaynaya? Xamar baarlamaan ma leh miyaa?Tan kale Xassan Shiikh ma oga miyaa in ay XAARAAM iyo DAMBI tahay Masaajid looga dhex sheekeeyo siyaasad iyo Xan? War ninku ma leh miyaa wadaado wax u sheega?
@MariamAd22
@MariamAd22 Ай бұрын
Subxanallah warbeenta iska dhaafa dadku haddii argtiidooda ma, ahaan 😂😂😂ineey shacabku dalkooda siidas darted iska dhaaf beenabuurka reer muqdiisho iyo konfurta Somalia dagaal loogama bahana saxiib
@user-gm9wg4ge7w
@user-gm9wg4ge7w Ай бұрын
Beenlow. KDS-na waa la fahmay, meesha ay u scoto.
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Ай бұрын
Illaahay baanigu dhaarshe masuul lama odhankaro hadalkaa oo kale isaga oo Ku jeesjesaaya ayuu cay iyo alshabaab Ku sheegay tuug 'shaxaad xasan ayax illaahay
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow Ай бұрын
Adiga miyaa wada kacdooonka waaba yaabnaye
@mohamedhassan1469
@mohamedhassan1469 Ай бұрын
Masjudkaga isaga jir koleeley umadada somaliyeed waba umahayeee op an aheen biliqo habeysan oo dowlad ku sheega Xasan tuug
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 17 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 37 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 53 МЛН
FILMKII BALWADA WAA DILAAGA AADANAHA
25:02
Iidle Yare
Рет қаралды 641 М.