Haaa soomaalida uun maaha in la jarjaro waa in ilma aala sacuud la jarjaraaa
@hassanmire14526 жыл бұрын
Ali Xaraare iyo Yasiin Duale, kaftanka siyaasadda waa barnaamij si fiican u shidan oo xiiso badan leh. Yaasiinow, qosolkaada barnaamijka aad iyo aad ayuu u qurxinayaa. Please, ha u joojin kuwa cambaareynaya qosolkaada.
Soomaaliya masiibada ku dhacday waxa laga daremayay fadhi xumadi cabdiwali iyo hadalkiisi marnaa . Runtii malin maalmaha ka mida wiixii jaajusa iyo wixii shisheye isu dhiibay dantii qaranka iyo umada sooomaliyedna god galiyay maalin maalmaha kamida insha allah wa laga jaraya .
@keyfmacalin15376 жыл бұрын
Wlh aad ayaaan u jeclahay kaftanka siyasada Walaalow maad nosoo badisaaan
@samowademohamed4046 жыл бұрын
Keyf Karshe hello
@yuuyu1146 жыл бұрын
Kaftanka leeyska Xanto Cali Doqon iyo Mr kixkixkix oo meeyda dhintay ku kixkxi leh waxba ma haaysaan
Cali Xaraare iyo Yaasiin Barnaamish kiina was mid aaad u hufan waxbadana oo qaldanaana wuu saxay ee aad tooshka Ku ifiseen wxaan idin leeyhay Guuuul iyo Gobonimo, howl adag asag adag ayaad Ummada Somaliyed uhaysaan waqtina Ku bixiseeen, Fadlan Daalimiinta iyo Dalaaliinta ee Doonaya Somaliya inay gabagabeeyan si fiiican ugu ifiya tooshka si ay bulshada Somaliyed ee samaha jecel u arkaaan dibindaab yadoooda. Anyway thanks
@nagmainaxaji48876 жыл бұрын
2008 kulahaa haaheey kuyeh yaasiiin 😂😂😂😂😂
@abshirmohamed40256 жыл бұрын
NABAD IYO NOLOL
@abdisamadmohamed53696 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh 18 ,8/5/ 2018
@qaranraadis44196 жыл бұрын
Xaqiiqa-dey tilmaameen ee yey xumaan kula noqon.....#NabadIyoNolol
@seinababdullahi55526 жыл бұрын
Kaftana ma wadaan nimimiye ayaad Arsaaqada ka doonateen ilaahay uga toobadkeena subxaanalaah adeer ha caytamin
@idilqalanjo6 жыл бұрын
Yaasiin walalo aan kula kaftamee qosolka badan iska kala yaree yaysan qanjahu ku dabcine
@moehussein24606 жыл бұрын
War ragan hala taageero
@mohaalu84556 жыл бұрын
Yaasiin kaligii hadii lasoo jaro oo vidio laga dhigo kawarama . Qodol.
@museyare25016 жыл бұрын
Second Iam
@sacdiyo-1daud5576 жыл бұрын
Nice barnaamij dhaxal gala
@ducaalea19186 жыл бұрын
Cali Xaraare taageeraya Ismail Calool oo Xabashidda share siinaya, ka soo horjeeda SL-- daciifnimo!
@warsanali636 жыл бұрын
Yasin waxa ubixiyay na camleeye
@crisaaqxiis30976 жыл бұрын
kaftankagii sxb dee kii makhayaduhu noqday caliyow.suxufi daa nin xayrana oo i ska hadlay hayska qaadanwuxu ku hadlayo umadana ha aafaynin fadlan
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo35366 жыл бұрын
waan idin salaamay hore usocda
@majabeofficial69396 жыл бұрын
horta kaftanka siyaasadu ma wuxu gaar u yahay somaliland iyaaga lagu bilaaba lagu dhameeya hargeisa waxan ku ogayn in xaga fanka ku horeeyso xaga siyaasadana ma somalilandba one ah
@mariama.k.46356 жыл бұрын
Ar cali igeya ar cali xaraare igeya 😁😁
@rahmasalim54576 жыл бұрын
Subxaanalah Xisbiyalahu Wanicmawakiil qabyaalad meesha ugu dabayso my God ninka Somaliland qabyaalad badanaa his so low
@طوبىللغرباء-ذ8و6 жыл бұрын
Laacaanood isaaqland qaran umataqaan adeer ee Qabiil bay utaqaane lasoco.
Ninkaas Somaliland we qabyaalad meesha ugu dabayso taagan waa xanuun san yahay waxaas ayaa raba inuu dad u taliyo his sick Subxaanalah waciyaada billah
@abdulhalimabdullahi99076 жыл бұрын
VİDEOGA DHAN WUXUU KA KOOBANYAHAY . haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haye,haa,haa,haa,haye,haa,haa,haa,haa,haye haye,haa,haa,haa,haahaa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haa,haye,haa,haa,haa,haye,haa,haa,haa,haa,haye haye,haa,haa,haa,haa
@osmanjama38316 жыл бұрын
✅😂
@deeqsownax46246 жыл бұрын
Ali xarere iyo yasiin barnaamijkiina waan jeclahay ama shacabku waa jecel yahiin waxanu ku jeclanay kaftan iyo marmarka qaar o aad waxyaabu run ah lahadashaan o bulshada u iftimisaan si wadaniyadu ku dhehan tahay laakin arinta wasiirka maliyada waxay u eg tahay mid aad rer sool waliba si khaaas ah rer laascoono xurguftii iyo calodii ay katabanayeen mamulka Somaliland inaad sii danqinaysid ee waxan kugula talin lahaa inaad dadka iskusii kicisid ma habooneyn umada somaliyed ninkii iskusoo dhaweyn lahaa ayaad tahay ee kataxadar waa igatalo shacabka aad ka dhalatay magac baad kuleedahay ee uga faaidayso dhanka wanaaga iyo isku soodhweyn tiisa
@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و6 жыл бұрын
General morgan wuu sosocda hawiye rahanweyn iyo idoor