Kaftanka Siyaasada 459, Xiriirka Muuse Biixi, Dani iyo Itoobiya "Xog Culus"

  Рет қаралды 42,516

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 9 ай бұрын
Waa sax Ethiopia kuma joojineeyso ficil beey u baahantahay
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 9 ай бұрын
Hali xaraare farmaaajo maad dhaliilijirin xasana sixun udhaliisha maxaa sababay wariye arinkaa aniga waa isugu kaymid farmajo iyo xasan waayo waxan rabaa in soomaliland somaliya ka godo from burco
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 9 ай бұрын
Khadra Xayd ayaa sixirtay xasan sheekh
@ashahibo7114
@ashahibo7114 9 ай бұрын
Aliow madaxweyne Hassan sh. caadi maha,illaa EMARADKA UU KAXOROBO, SOMALIA KHATAR BAY KU JIRTA😢😢😢
@sahraj3885
@sahraj3885 9 ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaa Illahey rajicuun Allah how naxariisto Marxuunka Jannatul Firdousa Allah ha geeyo Samir iyo Iiman Saadiqa Allah ha ka siiyo Qoyskiisa,Ehelkiisa,Qaraabada ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@YusufCalicadawe
@YusufCalicadawe 9 ай бұрын
Alahaunaxa riisto
@YusufCalicadawe
@YusufCalicadawe 9 ай бұрын
Samaroon maxaa umeel yaal ilay waxaa layidhi nin xoogle Ayay xaajo udhamaataaye
@moeawale4891
@moeawale4891 9 ай бұрын
Diyaar garow ayay ku jiraan
@fartundahir1380
@fartundahir1380 9 ай бұрын
@@YusufCalicadawesamaroon kaliya maahan waxay saamaynaysaah somaliya oo dhan
@luulsharib
@luulsharib 9 ай бұрын
Muxaadaro uma baahna Xaalka lagu jiro Hassan Sheekh umada Somalia haka xishoodo! Ha is casilo Emmarat faro ayay ka hayaan reer kiisa hostage uma aha Somalia 🇸🇴
@siradm
@siradm 9 ай бұрын
Kan kii Tigreega maaha dee, kuwani waa Soomaali, lagama lib helo, marka soo.soco dheh bal
@samatarnoor8892
@samatarnoor8892 8 ай бұрын
baaafin kaftanka S. 4.feb.2024
@SKk-q5h
@SKk-q5h 9 ай бұрын
Jabuuti Allah ha ku jeediyo xabashida
@abdulrazakahmed9203
@abdulrazakahmed9203 9 ай бұрын
Jabuuti qof magaciisa ma ahan Ee waa dal magaciisa oo dad badan oo muslimiin ah oo m miniin ah ay ku noolyihiin Ee ka digtoonoow waxaad ilaahey ka baryeyso ineey adiga kugu dhacaan ilaaheey waa caadil hadii aad dad aan waxba kaa galabsan balaayo u weydiiso waxaa suuragal ah in adiga kugu dhacdo.
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 9 ай бұрын
Professor mohamud abdulnur he brother omar gab
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 9 ай бұрын
Abby Ahmed isbidamin siyaasadeed ayuu wadaa asagoo helaayo garab qarsoon oo shasheeye Ah .. Lakin waxaan ka digaa in lasoo adeegsado liyuu boliska somaalida in lasoo adeegsado
@moeawale4891
@moeawale4891 9 ай бұрын
Aad iyo aad. Liyuu boolis iyo ogaadeen iyo wecela kale oo magaca soomaali sheegaya iyo qaar snm ta hargaisa ah ayaa la adeegsan doona wayoo Abiy ciidan xabashiya dhulkaa maraya ma mahaysto. Wlle aniga taas iga qor. Lkn 1500 soomaali si fiican loo tababaray oo la hubeeyay oo u badan degaanka u dhashay way iska celin karaane ha lagu dhaqaqo arrinka si dedega.
@falisadam4110
@falisadam4110 9 ай бұрын
Yaasiin ducaale ayaa ku fiican kaftanka siyaasada kuwa kale naga daay
@ashasalah2835
@ashasalah2835 9 ай бұрын
CALI XARARA AAN KU SAXO, WASIIR FIQI WUXU YIRI, ABEY HADDU KIRO DOONAYAY DOWLADDA AYU SI SHARCI AH U WEYDIISAN LAHA, ITOOBIYA OO SHACIGA CAALAMKA LA MARIN LAHA, SOMALILAND OO MAAMUL AYU DOONAYA IN U BOOBO, MAAMULKAS U OG YAHAY IN UUSAN SHARCIYAD HEYSAN.
@moeawale4891
@moeawale4891 9 ай бұрын
Su'aal horta dhaqashtii snm ta iyo faqashtii mid kee roon,?
@fartundahir1380
@fartundahir1380 9 ай бұрын
Xasan sheikh intuu Daarood iyo qabiiladii uu xukumayay uu kacararayay wuxuu madaxa lagalay meel uusan kabaxi karin. Wadankii Ethiopia kii wadanka karajo qaatay ee isaga baxay buu dib ugu soo ceshay
@korontosomalie2389
@korontosomalie2389 9 ай бұрын
Subxaana laah
@maryanhirsi4287
@maryanhirsi4287 9 ай бұрын
Nin yahoo waad xanuun santahay ee allaha ku caafiyo laba nin oo waa wayn
@ahmedmoalimosman139
@ahmedmoalimosman139 9 ай бұрын
Caliyow Dhalinyaradii ciidamada elatareeya Firxadkodii meel walba so gaareen caalamka ayago qaxooti ah Oo lafahooda laso baxsaday
@abdiahm9184
@abdiahm9184 9 ай бұрын
Warninhahow ali layiraahdaa waxaa kaaqalden farmaajo xasan dankamaleh
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 9 ай бұрын
Caloow maantaad cadaalad ugu dhowdahay
@Shukri20267
@Shukri20267 9 ай бұрын
Nin sagaaro heentaynaya haaban kari waayey oo hunguri waa shidee hed iga yaaban kana la mid ah
@ashahibo7114
@ashahibo7114 9 ай бұрын
Ma istidhi isaga waa Abey Ahmede,iyo Natinyahu waa isku mentality amase isku siyaassad.
@Qarandhise
@Qarandhise 9 ай бұрын
Daaroodnimad ma waxad ku badasheen waddani kkķkķk shalay iyo maanta
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 9 ай бұрын
Ali haraare waxaaa noo dagaalamaayo dulka iyo shacabka somaliyeed meel waliba ay joogaan
@SaciidYusuf-sf9lt
@SaciidYusuf-sf9lt 9 ай бұрын
Kkkkkkkk ìidoor wagaash iyo kufriga wacad allaw yaal
@caanaboore8422
@caanaboore8422 9 ай бұрын
Beebadana wasiir faarax cidaa garaneyn majirto
@ayansm7785
@ayansm7785 9 ай бұрын
Cunsiro awal ayaa eheed
@hodanyusuf6240
@hodanyusuf6240 9 ай бұрын
Muwdisho isma hayno darood banu ishayna
@hajii2033
@hajii2033 9 ай бұрын
somlia land guul guul ❤❤❤❤
@Onlybestfilm
@Onlybestfilm 9 ай бұрын
Ali dhareerle somalia adu kurdi aya ka tay
@Somfox1
@Somfox1 9 ай бұрын
Somaliland Muuse Biixi in uu bada bixiyo waa Khalad laakin waxa ka daran Xasan Sheekh oo boqol Heshiis la soo galay Xabashida , Imaaradka walina aan umada loo soo bandhigin wale
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 9 ай бұрын
SOMALILAND DAN BAA UGU JIRTA, DEKEDA MUQDISHO IYO AIRPORT KA MUQDISHOTURKI LOO SIIYEY!!!!!!.MAXAA MIDNA SAX KA DHIGAY, MIDNA QALAD????.
@moeawale4891
@moeawale4891 9 ай бұрын
Sax oo kii berbera UAE looga kireeya kamid yahay.
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 9 ай бұрын
hadaa dawlada xasan gurguurte waa u dhamaatay
@bigfamily44
@bigfamily44 9 ай бұрын
Ethiopian ku wax ma qabsaneysaa geshiis iyo jiro weeyi lughaya iyo saylacna maaha ee berbera
@luulsharib
@luulsharib 9 ай бұрын
Kaahin shabaab asagaa ah number one !!!
@MaxamedXasan-xx2se
@MaxamedXasan-xx2se 9 ай бұрын
Tòlaw cali xaraare xaguu kufambayn
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 9 ай бұрын
Sxb aan kula kaftamee nacamle la aan ma warami kartid miyaa?
@Somfox1
@Somfox1 9 ай бұрын
Oromo kaftan uma furna sida adoo kale Laftii Nagaa baad tahay kkkkkk
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 9 ай бұрын
Midakale Ethiopia qarsh mahaysato waa run lakiin waxadan ogeen somalia waxa mesha maagelinayo waa yahuuda o so mareeyso Emirates taas lasocda hassan shiek haka dego haduu wax qabaneeyn
@jeimoha3286
@jeimoha3286 9 ай бұрын
NINKAN CUDUR HASAN SH LA YI 16:06 DHAAHDAA KU DHACAY
@jamayusufelmi9630
@jamayusufelmi9630 9 ай бұрын
Warxumo tashiil waa kaa!!
@zahradurow9525
@zahradurow9525 9 ай бұрын
Asc walaal aaway ragii somaliyeey aa ahaa wax garat waayo arag aa. jacllaa dalkiisa iyo shacabkoda oo ahaa siyaasin mugla la sucda aduudka oo naga qabta ninkan ebsaday dalka waligay ma aan maqal madaxweyna kanokale xassan shiikh
@fartundahir1380
@fartundahir1380 9 ай бұрын
Marooko bay qabteen
@moeawale4891
@moeawale4891 9 ай бұрын
Waxan la yaabay wasiirki arimaha dibadu? Xasankani imisa shaqo ayuu qaban kara waa yaabe
@AbdiassisOmar-w3u
@AbdiassisOmar-w3u 9 ай бұрын
Sac gusle, masaajidka saw ma aheen halkuu nebi mohamed xaruntii gaashaandhigga u ahayd maha?
@fartundahir1380
@fartundahir1380 9 ай бұрын
Nabiga ha ku xadgudbin scw nin qabiil iyo siyaasad lee kahadlaya ala kacabsi xataa kama hadlo oo kuma soo daro somalida say diintoda iyo sharaf tooda u ilal San lahaayen in ay wax bartaan in ay wax tabcadaan midna kuma baraarujiyo dadka
@abdiahm9184
@abdiahm9184 9 ай бұрын
Isaaq waxay kuwaasheen faqash
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 9 ай бұрын
Ali Harare waxuu macaarid ku yahay Hassan Sheekh iyo ismail Omar Geelle. Mid baanse ku raacsanahay Ali Harare waa inuu president Hassan Sheekh ka hadlaa cadeecada qaranka😂
@sahraabdijama2426
@sahraabdijama2426 9 ай бұрын
War maxa umada loowaredrinaya xasan itoobiya wAli safiirkedi jaadki ayr itoobiya kuli xasan waa haystaaye yuu ladagaalamaya
@sacdiyahassan6498
@sacdiyahassan6498 9 ай бұрын
Yaab Nuxur maleh warkiinuu qeyr kiin dhulkaada bay uso tashanayaan idinkuna waad xaraabeysaneysaan
@SKk-q5h
@SKk-q5h 9 ай бұрын
Cirku Intuu ku jiro baa Aqoonsi kuu jiraa iska hadlow ina iidoor
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 9 ай бұрын
CAAAC!!!!.ISKU XAAR!!!.
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 maseer
@WowliidCabdi-by6wn
@WowliidCabdi-by6wn 9 ай бұрын
ISKA hadlow in higare
@SicidYusuf-l7k
@SicidYusuf-l7k 9 ай бұрын
A mad nur said wasn't kusalamay 11:03
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 9 ай бұрын
Daarood Tigray ayaa sabab u ahaa duulaankii 2006 Mogadishu itoobiya ku gashay.. hadii isaaq Oromo laascaano loogu duulo waa isir wareerkii daarood oo isaaq ku dhacay.. 😅😅😅😅😅😅😅😅
@hassanmaxamed4059
@hassanmaxamed4059 9 ай бұрын
Waali caadiya
@nuurtonalka2983
@nuurtonalka2983 9 ай бұрын
Ninkaan ilaaah Kama baqa miyaa been badanaa
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 9 ай бұрын
magac bilaash kuma baxo ALI QADHAADHE BEEN MARIN HABAABIN UMADA KU WADA
@MaxamadHabaysane
@MaxamadHabaysane 9 ай бұрын
Ku dars0 xasan waxu yiddhi bado konfur yan kusiina abiyow ee ka noqo somalland
@shamisali4599
@shamisali4599 9 ай бұрын
Oromo adiga KZbin kasta sas Ku soo qor 😂
@sheekhubaladka8744
@sheekhubaladka8744 9 ай бұрын
Calaw may iibsan barigee wado ay marto uun Bay samaysan oo sidaa ay taa berbera u maraan uùn Bay u mariye kadaa sidaa aad u tidhi maahee
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 9 ай бұрын
Waar kuwani waa Xaasidiin Waayo dheh cid kasta oo wax noqota waa ka xunyihin oo waa ku mucaarad Deni, Axmed Madoobe, Xasan Sheekh iyo Muuse biixi iyo geelle intaba waa la col
@munahussein9687
@munahussein9687 9 ай бұрын
Asc akhyarta
@SumayaMaxmad
@SumayaMaxmad 9 ай бұрын
Waysigan waa kucelis 8 unbad 9 kadhigtay taliye
@ShabeaanGabyow-nc3lc
@ShabeaanGabyow-nc3lc 9 ай бұрын
Ilayn faqashtu waa beenalayaal
@habibahussien6055
@habibahussien6055 9 ай бұрын
Cali xaraare maad noshegtit mashah laga dhisaayo guryaha maxaa loo qareyaa gobta
@josephahmett6768
@josephahmett6768 9 ай бұрын
War aaaway sir iyo Caad
@hajii2033
@hajii2033 9 ай бұрын
daarood beenale faqasha xasida
@1Alifarhan
@1Alifarhan 9 ай бұрын
Nacas kandoomka idoor ali Qaraar qaraar dhaley🤣🤣🤣
@AhmedHandule-b5p
@AhmedHandule-b5p 9 ай бұрын
Hoostaada eeg Xanaaqa,idin hayaa maaha Ethiopia waa Somaliland ,aqoonsigeeda Xikmad guurbaa idinku dhacay cadho daraadeed
@haweeyamaxamed3493
@haweeyamaxamed3493 9 ай бұрын
BEENAALE MAXAA RUNTA KUU DIIDAY QOF ISLAM AH MA TAHAY MISE ALLE AGTIISA BEENAALE KA QORAN TAHAY ALI QADHAADHE
@hodanyusuf6240
@hodanyusuf6240 9 ай бұрын
Fijqi isma uu saxexay muse horti
@ayaancagafeey
@ayaancagafeey 9 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/gIe8dqScn96MedUsi=eWYUJ8IaD8KAy-ji RAGII MAROCCO AADAY JAB BA HELAY🤣🤣
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 9 ай бұрын
Aniga ayan ban usonsocda
@memr7493
@memr7493 9 ай бұрын
Caliyoow cuqdada qabiilka iyo naceeybka Hawiye iska saar Hadii beri hore la gaa eryay VOA Hawiye male USA baa iska le Yabaroow haduu beri shaqa kaa eryayne waa shaqsi ee SXB cudada iska saar!!!!
@CarabCabdilaahi-c6r
@CarabCabdilaahi-c6r 9 ай бұрын
Adigaaba dagaal reernimo wada yaad waxusheegaysaa waxad katirsantahay dhagar qabayaalka somaliyeed
@hajii2033
@hajii2033 9 ай бұрын
faqsha beenale xasda
@bigfamily44
@bigfamily44 9 ай бұрын
Kani waa beenaale siduu wax ujecel yahay ayuu dhigaa
@suweyssheikhdon3057
@suweyssheikhdon3057 9 ай бұрын
Labada nin usuma muuqdaane nin baa nin uusan gaari kareyn gurguurte ma gaari karo farmaajo ee adiga ali ha ka tagin xaqiiqda oo khaainu wadan iyo wadani ha simin
@abdullahiomar5131
@abdullahiomar5131 9 ай бұрын
Cali Daacuunow
@mohamudmohamed1211
@mohamudmohamed1211 9 ай бұрын
Ali beenaale
@hajii2033
@hajii2033 9 ай бұрын
tuug tuug xasda faqasha daarood
@w410921
@w410921 9 ай бұрын
Beenale, maantana u danbaysay oo baarlamanka ingiriiska layska waydiinayay inay Somaliland citiraafaan. Daarood xanaaqsan
@omarwalawen2605
@omarwalawen2605 9 ай бұрын
Beenaale beenaale dhaley
@hajii2033
@hajii2033 9 ай бұрын
beenta jooji beenale
@w410921
@w410921 9 ай бұрын
Beenale, maantana u danbaysay oo baarlamanka ingiriiska layska waydiinayay inay Somaliland citiraafaan. Daarood xanaaqsan
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 9 ай бұрын
Ictiraaf raadso hadaad rabto laakiin nin kuleh gurigan awowgey baa lahaa baadna la hoos ordaysaane sida ninka asagaa ah oo itobiyan uu caqligiisu u shaqeynayo oo uu uga fikiraya caruurtiisa mustaqlbalka adna inaad ka fikirto maxaa kuu diiday!?qabyalad caqli aan ahayn horta ma lihin miya sida gaarigu shidaal ugu shaqeeyo ban anaguna qabyalad ugu shaqeynaa Ilahayban ku dhartaye somali cid ay ka yihiin inan aqoon waxbana igama galin waa niman somaliyed waxna wan ku raaci kara waxna waan ku diidi karaa adiguna sidoo kale ma aha sidii qof jaahil ah inad qabiilo dhan oo somaliyed afka jabsato qof dartiis
@moeawale4891
@moeawale4891 9 ай бұрын
Waa been aniga dhagaystay. Wax ictiraaf ku saabsan kama hadal ee khalkha nabad gal xumada meesha ka taagan ayuu sheegay.
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 83 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 11 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Kaftanka Siyaasadda "Jabuuti, Somalia iyo Somaliland
49:02
Xogmaal Media
Рет қаралды 10 М.
Ayuub Kaarlo "Shalay iyo Maanta"
18:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 4,7 М.
Dr Sam Kazibwe: Akalulu ka America kengedde! Obunkenke mu kooti e Kenya
1:03:01
SamKazibwe Dispatches
Рет қаралды 10 М.
Toos
SMS Somali TV
Рет қаралды 51
Dilkii Yahya Sinwar Kadib Qadiyada Falastiin Siday u Ekaan Doontaa?
58:16
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 83 МЛН