Kaftanka Siyaasadda oo aad u xiiso badan

  Рет қаралды 44,963

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Ай бұрын

Kaftanka Siyaasadda oo aad u xiiso badan

Пікірлер: 63
@abdulkadirali6971
@abdulkadirali6971 Ай бұрын
Xasan dalkii God dheer buu ku riday
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e Ай бұрын
Xurmadle xasan shiikh waxaan ilaah kaaga rajeeyneeynaa in aad marsadaxaad xukunka aad qabato inshh.alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤imaanayeen http
@Abubakarali-vh9xp
@Abubakarali-vh9xp Ай бұрын
Cali.waa.qabyaaliisti. mucaarad.ah
@AbdiHaybe-rg2lw
@AbdiHaybe-rg2lw Ай бұрын
laangaab.xun.oo.qabyaaladiista.ahbaatahy
@Abubakarali-vh9xp
@Abubakarali-vh9xp Ай бұрын
Cali.waa.qabyaaliisti. mucaarad.ah.oo.dad.gaar.ah.beeksado
@cilmisaney8311
@cilmisaney8311 Ай бұрын
Musuqa musaqa. Xaadoyo xoola daadwayen waaye
@khadijomohamed9596
@khadijomohamed9596 Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة كفنك صياصد
@lulanor9383
@lulanor9383 Ай бұрын
Ceeb waxa ah oday wayn oo geesaha xiran ayaa maxay carurta somaliyeed iga data taa oday jeego xiirir inta adaydaan cid kale waxba u sheegin bal afin sida raga u soo karta oo cad iga ah Subxanallaahallaah Alkaha adin tuso wanaga ku dheh an yahsy diin iyo dhaqankeed
@ibrahimhussein3134
@ibrahimhussein3134 Ай бұрын
waar caliyow inan mareekan imaado ayan rabaaye sidee ku imaadaane?
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Ай бұрын
Raashinki qolada gadaty miyaa kamid thy nio hhhhh
@idiriswarsamexirey9886
@idiriswarsamexirey9886 Ай бұрын
Hhhhh wa ayan daro, dal dhan oo ku jira, gacan. Dal lamida. Alaha naga saro bah dilkan.
@fartunabdulahi8449
@fartunabdulahi8449 Ай бұрын
Inra raashin shi sheeye laga doonayo maa la abuurto
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r Ай бұрын
Hawiye hunguri kuma fila😅😅😅😅😅😅😅
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 Ай бұрын
Nacablayaal dhinac ka raran
@abdiqanihassanelmi2362
@abdiqanihassanelmi2362 Ай бұрын
Dulmi badanaa Qabyaalad badana isku dirbadaa Naartu idin kuntay
@saidowgaab3846
@saidowgaab3846 Ай бұрын
Qabyaaladu waa sidaas cali xarare cuqdad ayaa haysa.
@yasinissewarsame4399
@yasinissewarsame4399 Ай бұрын
Mushuqmaasuq=sahlid xadid😂😂😂
@abdikarimnur1960
@abdikarimnur1960 Ай бұрын
Waa iska sidaas markaad xishoodka ka tagto oo aadan u aabayeeleynin waxa aad ku hadleyso in lagaa qorayo oo hadhoow lagu xisaabin doono. Xiisihi waad ka dishey kaftankii siyaasadda, akhyaar iska daaye carruurtii xitaa ma istaahilaan iney dhageystaan.Toloow Cali Xaraare ma laaluush ayuu ku doonayaa howshan 🙊
@boystar6670
@boystar6670 Ай бұрын
Run run uqoslay
@ahmedabdisalad7056
@ahmedabdisalad7056 Ай бұрын
Cayda majeerteenka ayuu cali ula baxay kaftanka siyaasada marmara ayuu ku qasaa waxyaalo kale
@user-ux9zf8np2u
@user-ux9zf8np2u Ай бұрын
Layaab maleh dal madaxweyne. Barlamkii. Wasiiradii. Uuhal nin yshay
@user-if2nz2ju2k
@user-if2nz2ju2k Ай бұрын
Gabar marher la aan uurqaaday weeye
@MohamedHassan-jt1xr
@MohamedHassan-jt1xr Ай бұрын
Caliyoow,waxaan kasugeyna mar inaad kaftanka siyaasada ku falan qeeyso,CEELKA JACEYLKA IYO WAXA GUNTIISA YAALO LAQARINAAYO
@user-gr4dz7ku4j
@user-gr4dz7ku4j Ай бұрын
ma daawano kaftanka siyaasada hadaan mustafa maartin ku jirin xalad malaha ku wa kale
@yusufgaban7460
@yusufgaban7460 Ай бұрын
Walee Somali God Dheer Bey Ku Dhacday,Waxaa Baa Madaxweyne Ku Tilmaameena, Alla Muxuu Gaajo Badan Soo Arkay Xasan Culusow, Kan Waa Na Ceebeeyey, Ceeb Allaha Asturo.
@mrdallace4499
@mrdallace4499 Ай бұрын
😂😂 cabaadkaada iska wade
@hanuuzhhappy8879
@hanuuzhhappy8879 Ай бұрын
8w
@HassanAli-xf4lg
@HassanAli-xf4lg Ай бұрын
Maxa cadeyn u haysa
@SomiSomi-sm7iy
@SomiSomi-sm7iy Ай бұрын
cali xaraare xagee buu ka keenay mid kan aan laba fahmeyn
@abdulazizd
@abdulazizd Ай бұрын
Inagumeed
@user-fy3fq2gh1s
@user-fy3fq2gh1s Ай бұрын
KOLEEY DAAROODAa TAHAY, WELIBA DHULBAH HANTE AH. WAXAA RABTO SHEEG, LAAKIIN YES WAA LA DHACAY, LAAKIIN SIDAAD UGU RAAXREYSANEEYSO AYAA XIISAD LEH. KUSOCO KOLEEY MMMM NON BAH HARARSAME AYAA TAHAY. MMM.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
😅😅😅😅walee inaadan beesheegin
@abdulkadirali6971
@abdulkadirali6971 Ай бұрын
Xasan dhiiqo waa bililiqo doon tuug ilahay go,ay
@maxamedsaid
@maxamedsaid Ай бұрын
Musuqu xasan waa u dhaqan ka darane ilaa xukuumadiisii hore shaqadaa kama weeynaado khajil la'aantaa u dheer dhiig iyo dhac waa meheradiisii .
@alijama6723
@alijama6723 Ай бұрын
In yaraankii deeyr iyo walaal soo dugsiya waayo uu madi deleel taagaan yahay damac yey reerkii dirkii odayga weeyiyo biyihii daahirka ahaa
@Abubakarali-vh9xp
@Abubakarali-vh9xp Ай бұрын
Cali.dandiisa.waa.in.dowlada LA.aamini.waayo.oo.lgu.kala.tako.
@idiriswarsamexirey9886
@idiriswarsamexirey9886 Ай бұрын
Hhhhh iga maqo ba sugaynaa.
@abdulmohamed327
@abdulmohamed327 Ай бұрын
Hebel Xaraaroow Kaftanka Sitaasada haka dilin sharafta, oo Been yaan lagugu baranin, oo Sawirka Senator Faroole iyo Madaxweyne Deni ha soo qaadanin hadaan ka hadleeynin, hadii aad leedahay Barnaamijka ku kala kacso si Dadka u fiirsadaan, u sheeg Dadka
@omaraden8391
@omaraden8391 Ай бұрын
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
@ibrahimhassanhussein8654
@ibrahimhassanhussein8654 Ай бұрын
Cali qabyaaladiiste adiga iyo Sh. Abdiraxmaan Bashiir magaranaayo cida qabrigiina qodeysa iyo meeshe idiin danbeyndoonto waayo wax aadan ogeyn unbaad inoosoogudbisin marka dadka baad danbiyada ka cimbaaraneysiin maalinta yowmal qoyaamo aniga waxaan ahay midkamida daawadayashiina Adiga waligaa xasan sheikh mashegtid waxa wanagsan oo uu sameeyo kaliya xumaantiisa unbaad shegtaa sida oo kale mstar Bashiirne Wanaaga jabuuti ma sheegyo waligiis xumaanta uun. Bal isfiiri sxb.
@jabiye8593
@jabiye8593 Ай бұрын
adigu ma xasan sheekh bad afhayen u tahay mise dhuuniyar buu kusiya ,mise qabyaalad bad ku taagereysa , intuu madaxweyna yahay wuxuu haleeyo waa lasheegi waana lacaayi.
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 Ай бұрын
Tuugadii aduunka markoodii horena ahaa mooryaantii isbaarudu u tiil,ayna ku jiraan qaar qayb ka ahaa dagaalki 1993 dhex maray moryaantii caydiid iyo maraykankii gurmadka u tagay somalia ragaan intooda badan waxay xirrir la leeyihiin argagaxisada al shabaab tuhunka ugu wayn wuxuu ku jiraa madaxwaynaha oo doorashadiisii ay ka caawiyeen argagaxisada iyo dalal kale.
@MahmudMahamad-zb7tx
@MahmudMahamad-zb7tx Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mohamedabdulkadirosman7860
@mohamedabdulkadirosman7860 Ай бұрын
😂 Shiinaha ayaa ka dambeeye 😂🏃
@dairali8025
@dairali8025 Ай бұрын
Laandheernimo meeshii ugu danbeysay youtube chanel fur mid ku camira soo wada dadka caadi ugusoo caaay 😂😂😂😂😂 ali harari wa ahaaday
@CMG0607
@CMG0607 Ай бұрын
Haa hey Mr dhex dhex aad 😂😂😂😂😂
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 Ай бұрын
Labo laan gaan oo ayagaba hoos kasii weeye sheekadooda.
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 Ай бұрын
Musuq maasuq waa midkii adiga Cali xaraare oo fadhiid Madaxii weenaaday oo ceere gaabo laga soo diray 1985 kolkii aad Muqdisho timid xiligaa labo sano oo school deg deg ah kadib nuur bidaar ayaa baasaboor lagaaga qaaday si daarood nimo ah darteed ayaa lagu ugu deeqay Kulyad saxaafadeed laguugu diray dal carbeed oo deeq waxbarasho tiro arkay Soomaaliyeed lagugu daray ardaydaana dhamaantood waxaa eey ahaayeen daarood adiga ayaa hoos kasoo lagugu soo bar baarshay sidaa darteed waxkeste cali xaraaroow musuq maasuqii lagugu bar baariyey ayaad nidaamka hada jira ku eedeenee sababtuna waxa eey kasoo jeedaan beesha Soomaali ugu tirada beden ee Hawiye ayeey kasoo jeedaan ayee kaa tahay balse ogoow ineey Doon ku keentay dalkaan ruufiyaan nimada beenta ah hadii aad deen weysaan halkii eey mareen Tutsi Rwanda inla idin marsiiyo ayaa kabaqayaa.
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 Ай бұрын
BEENAALE ALLE KU NAC MAXUU BEEN SHUBAYAA
@mohammedadawe6634
@mohammedadawe6634 Ай бұрын
Ali waa maxay Qofkan aad keentay, please kan nabadal, yasiin only
@Imaan92546
@Imaan92546 Ай бұрын
Walle in aan dadka u liidano waayo xagee lagu arkey dowlad ciidankeenii oo waliba dagaal ku jira rashinkoodii iyo badrolkii ay ku Isla dowlada xadeyso ey suuqa geysanayaan ar xassan shiiq iyo nagahisa gormey dhargayaan
@maxmuudcumar6814
@maxmuudcumar6814 Ай бұрын
Looters tuugada ayaa kutoosan
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 Ай бұрын
Amaan ninki rabo tug dil dac xarash qaran shisheye kalkal noqo ninki cay rabo nin dacad ah noqo nin ceeb ka salin ah noqo nin halyey qaran ah noqo
@user-bm4yo4xt4x
@user-bm4yo4xt4x Ай бұрын
Cali uma eeka nin dadku xiisyaan markuu waramay waxaad moodaa inuu makhad fadhiyo
@user-ml1sp7qx2r
@user-ml1sp7qx2r Ай бұрын
Cali waa run sheeg
@aliabukar4755
@aliabukar4755 Ай бұрын
Waa useless qabyaaladiista ah
@Ahmedhassan-zd1wp
@Ahmedhassan-zd1wp Ай бұрын
This is Horrible walaahi. Somalidu waxay Ku’maah’maahdaa NIN AAD TAQAAN KAAMA MAQNA! Hassan sheikh somali waataqaanay markaa Business as A usual!!!!
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg Ай бұрын
Hhhhhhhhhhhhh cali xaraare markaan dani miyaa udhaamiyay ileen warbaahitii jawaano aan cidi buuxi karin ayeey wataane berina sikale ayaad udhigi cali waayo weey dhaman intii laguu dhiibay
@saidowgaab3846
@saidowgaab3846 Ай бұрын
Beenlow ayaad tahay sxb wax qabadka maad ka hadashid.
@Abubakarali-vh9xp
@Abubakarali-vh9xp Ай бұрын
Cali.waa.qabyaaliisti. mucaarad.ah
@Abubakarali-vh9xp
@Abubakarali-vh9xp Ай бұрын
Cali.waa.qabyaaliisti. mucaarad.ah.oo.dad.gaar.ah.beeksado
IMTIXAAN ADUUN PART 17
29:17
Family Sagal Channel
Рет қаралды 24 М.
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 23 МЛН
Заметили?
00:11
Double Bubble
Рет қаралды 3,5 МЛН
Balloon Stepping Challenge: Barry Policeman Vs  Herobrine and His Friends
00:28
Galka Baarista: Xogta weerarkii Kulliyadda Jaalle Siyaad
21:10
VOA Somali
Рет қаралды 75 М.
RUWAAYAD MIYAA DAGAALKA ISRAA'IL & IRAAN? Xogta Daahsoon
1:04:22
Xogmaal Media
Рет қаралды 301 М.
Спас девушку от местного бандита | #shorts
0:59
diaansssss.filmss
Рет қаралды 3,8 МЛН
Cute 😱🐒🍭💞
0:11
Tuğkan Efe
Рет қаралды 6 МЛН